Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. The only person wishing in this thread is you, a bit like that ictiraaf you use to wish for but gave up on.
  2. Meelkasta Jabhad ba ka dhalatay waqooyiga Somalia.
  3. “ Intii Muuse Biixi Xilka Hayey Dalka Waxaa Ka Guuray 1500 Qoys ..” Siyaasi Ramaax + [ Muuqaal ] http://salaanmedia.com/2019/09/intii-muuse-biixi-xilka-hayey-dalka-waxaa-ka-guuray-1500-qoys-siyaasi-ramaax-muuqaal/
  4. "Jabhadda Boorama way Jirtaa " Guddoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID
  5. Sland region. Other areas which Sland has 0 presence in Sanaag are peaceful.
  6. 5 died from east Burco community and one from Dararweyne community. Ceel-afweyn(Gebogebonews)-Wararka naga soo gaadhayaa Degaanka Xamilka oo ka tirsan degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ayaa Sheegaya Inuu halkaasi ka dhacay dagaal uu dhexeeya labadii beelood ee walalaha ahaa ee mudada dheer ku dagaalamayey degaanada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag waxaanu dalkaasi uu bilaamay abaaro salaadii casaar iyadoon laga soo sheegayo dhimasho iyo dhawaac labadaba. Degaanka Xamilka oo ka tirsan degmada ceel afwayn ayaa hadda waxa ku sii qul qulaaya ciidanka qaranka somaliland ee ku sugna degmada Ceel-afwayn ,Inta La Xaqiijiyey Dagalkaasi Waxa Ku Dhintay 6 Qof . Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Masle Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-Afweyn. GEBOGEBONEWS.COM
  7. kkkk wa sidaas. haada gidaar kale ba madaxa lala dhacaya oo ah Ethiopia aan ku birno markay riyaadi hore waxba ka socon wayday ee ictiraafka aha .
  8. Odaygan Ciirada leh ee Ethiopia ee 70jirka ah ee balaashle uu noqday Ethiopia, nacayb uu Soomaaliida uu qabo wa yaab.
  9. Another disappointing event for secessionists this year. DEG DEG XUKUUMADDA OO SHEEGTAY INA SALDHIIGI MILITARIGA EE IMARAADKA CARABTA LAGA LABTAY
  10. Wa sas.Reer Badhan hawl ficaan bay ka qabteen xogaha aqoonsii radiska ah ila laga bilaabo bishi June
  11. The land he controls currently has more natural resources than Djibouti as well. Lots of gold, emeralds etc in Sanaag mountains.
  12. You are delusional a bit like your belief in ictiraaf. Does this look like "a man in hiding" to you.
  13. He has gained lots of supporters and controls a bigger territory.