-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Baran :Taliyihii Ciidamada Millateriga Somaliland ee gobolka Badhan (Sanaag) Guray Cismaan Saalax iyo Ciidankiisii ayaa ka baxay Somaliland, waxayna ku biireen Puntland. Sidoo kale Guddoomiyihii degmada Badhan Cabdalle Cabdi Faatax iyo Tiyihii ciidamada Badda ee Degmada Laasqoray Mr.Casaanyo ayaa iyana ku biiray Puntland. Xerada ciidamada Somaliland ee Badhan ayana laga taagay calanka Puntland. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac 'Deperani' oo arintaasi ka hadlay ayaa yidhi; "Ugu danbeyn waxaan ku guuleysanay in Taliyihii Ciidamada Somaliland ee aaga Badhan Gurey Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii ay kusoo wareegaan Puntland". Dhawaan ayay ahayd markii ciidamo katirsan somaliland ay ku biiraan Puntland Wixii intaa kasoo kordha waxaan idinku soo Gudbin doonaa wararkayaga dambe
-
Several Sland region soldiers were killed after the new governor appointed for Badhan by Sland tried to enter Hadaaftimo. The governor's car was also captured. Dagaal Culus Oo Ciidanka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Ku Dhex Maraya Deegaanka Hadaftimo+Khasaare Jira Dagaal Culus Oo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Ku Dhex Maraya Deegaanka Hadaftimo+Khasaare Jira HADHWANAAG.CA Dagaal Culus Oo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Ku Dhex Maraya Deegaanka Hadaftimo+Khasaare Jira
-
It is not even that hard to make rubbish collection points and buy bins from Alibaba .
-
Remember when secessionists here use to say stuff like "we will capture him" "he can't enter Somaliland region". They have been truly humbled.