Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Saturday, May 25th, 2013 | Xukuumadda Somaliland Oo La Filayo Inay Ka Baxdo Wada Hadalada Ay La Bilowday Somaliya Iyo Sababaha Loo Aanaynayo May 25, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii ay uga bixi lahayd wada hadalka ay la bilowday dawladda Somaliya, ka dib markii ay dawladda Somaliya jebisay qaar ka mid ah qodobadii lagu heshiiyay. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahi, haddana warar uu Geeska Afrika ka helayo ilo xogogaal ah ayaa tibaaxaya, suurtogalnimada inay Somaliland dhawaan ku dhawaaqdo inay ka baxday wada hadaladii ay la lahayd dawladda Somaliya, iyadoo daba socota hadal uu Madaxweynaha Somaliya ku beegay 22 guuradii ka soo wareegtay madaxbanaanida Somaliland oo uu qadiyadda Somaliland ku sifeeyay dareen caadifadeed. Dhawaaqan Madaxweynaha Somaliya, wuxuu toos uga hor imanayaa mid ka mid ah qodobadii ay labada dawladood ku kala saxeexdeen Turkiga oo dhigayay in laga dheeraado luuqad kasta oo dhaawacaysa wada halada Somaliland iyo Somaliya. Sidaas darteed, waxa la sheegay inay dawladda Somaliland xidhiidho la samaysay qaar ka mid ah dawladaha sida weyn ugu lug lahaa wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo uu Geeska Afrika isku dayay inuu mawduucan wax ka weydiiyo ayaanay u suurtogelin.Dad badan ayaa aaminsan in Madaxweynaha Somaliya, uu qaaday olole diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Somaliland tan iyo wixii ka dambeeyay shirkii Turkiga oo natiijadii ka soo baxday ay dood ka dhex abuurtay Baarlamaanka dalkiisa. Xasan Sheekh Maxamuud, arrimaha uu ku talaabsaday wixii ka dambeeyay shirkii Turkiga waxa ka mid ah qorshaha uu ku doonayo inuu kula wareego hawada, taas oo ay Somaliland kaga jawaabtay inay duulimaadyada qaramada midoobay ka mamnuucday garoomadeeda. Cadceednews Hargeysa Source:Geeska Afrika http://www.cadceed.com/2013/05/xukuumadda-somaliland-oo-la-filayo-inay-ka-baxdo-wada-hadalada-ay-la-bilowday-somaliya-iyo-sababaha-loo-aanaynayo-2.html
  2. HAG Getting desperate . How many times have we heard, this minister visited there yet we never see any changes. Just go back to Mogadishu hiding behind Ugandan tanks.
  3. nuune;954594 wrote: Haye, sheekada ma waxey mareysaa taangigeyga aa ka weyn kaaga lol
  4. I am talking about in geographic terms. Much of the south is cursed.
  5. Don't lump the entire Somali ethnic together. Djibouti,Somaliland and Puntland are doing well. The curse is Mogadishu.
  6. NGONE, I am just observing the strange mentality and jungle nature of the southerners. But do continue people, it is highly entertaining, like watching a game in the Savannah.
  7. And those people who need Uganda, Burundi, Sierra Leone , IGAD etc to mediate between them want us to share a country with them? Bunch of clowns. No wonder south Somalia hasn't seen peace for over 22 years, learn to reconcile within yourselves.
  8. Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Jen: Fartaag: ”Xasan Sheekh Wax Haka qabto Madaafiicda ku Dhacaysa Madaxtooyada Yuusan usoo Hanqaltaagin Kismayo(Dhageyso)Muqdisho (Allssc.com)Madaxweyne kuxigeenka Jubaland mudane: Generaal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo wareysi siiyey qaar ka mida warbaahinta soomalida ayaa aad ugu nuux nuuxsadey waxyaabaha ka jira iyo sida wax uga dhaceen maamul goboleedkii ay dhawaan u sameeyeen gobolada Jubooyinka. Jen; Fartaag wuxuu ku eedeeyey Xasn Sheekh inuu isagu soo direy dadka guryaha kismaayo ku jira ee idaacadaha wacaya kadibna madaxweynaha sheeganayo uu isagu bada ka soo geshey kadib markuu muqdisho doonyo kasoo saarey. uuna uga danlahaa in magalada kismaayo uu ka rido dagaalo dhiigbadani ku daado. Jen: Fartaag wuxuu kaloo xusey hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa maamul u sameynta Jubaland looma dhama, taas oo uu weydiiyey intuusan jubaland ka hadlin haloo dhamaado maamulka muqdishadu uu joogo ee uu ka arimiyo 16-kii degmo ay ka koobneydba ay heystaan dagaal oogayaashii hore u heystey ayna isaga isku jifada yihiin. Halkan Hoose Ka Dhagayso http://allssc.com/64156-2/ Halkan Hoose Mobile Kaaga Uga Dhagayso Mobile http://allssc.com/2013/05/madaxweyne-kuxigeenka-jubaland-jen-faraag-xasan-sheekh-wax-haka-qabto-madaafiicda-ku-dhacaysa-madaxtooyada-yuusan-usoo-hanqaltaagin-kismayodhageyso/
  9. Somaliland was built by its people not UN. Don't mistake it for Mogadishu protected by Ugandans and Burundians.
  10. DurdurNews May 23, 2013 Ahmed Siilaanyo Oo Ku Sii Adkaystay Go’aankii Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka. Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.” Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay.
  11. Ok he's a business minded man. Why give out the video for free when you can cash in. Properly build several villas for yourself in Somalia and purchase a Humvee.
  12. Who owns the video that is about to be purchased for $200k, Somali gangs in Toronto?
  13. I congratulate this Somaliland brother. Good on him. Somalilanders are increasingly claiming the ladder of local politics in UK.
  14. I don't hate Somalis(I am one).The term "ethnic" draws more viewers to threads usually that is why . Check the title again, of Somaliland origin. That is more correct, as this man hails from Somaliland.
  15. He is from Somaliland. We don't want Somalia to be associated with him.Somali is a broad term and can mean someone from Djibouti, Somaliland, Ethiopia etc. ;956 wrote: " Cllr Mohamed was born in Kenya's rift valley to Somaliland parents ". http://www.southwark.gov.uk/news/article/1251/southwark_announces_its_new_mayor http://moderngov.southwark.gov.uk/mgUserInfo.aspx?UID=156
  16. Xafaadda Southwark ee Magaalada London ayaa ku dhawaaqday Maayar cusub oo Somaliland Kasoo Jeeda. http://oodweynenews.com/2013/05/xaafadda-southwark-ee-magaalada-london-ayaa-ku-dhawaaqday-maayar-cusub-oo-somali-ah/
  17. Southwark announces its new mayor Published 23 May 2013 Cllr Abdul Mohamed was announced as the new Mayor of Southwark at Council Assembly last night. Cllr Mohamed was Deputy Mayor last year, and replaces outgoing Mayor Cllr Althea Smith. Cllr Mohamed was born in Kenya's rift valley to Somaliland parents. His grandfather had immigrated to Kenya as a soldier with the King's African Rifles camel corp.He is married to Caroline McDonald, an Australian, and they have one son Farah Mohamed (16) They have lived in Peckham for 25 years.Cllr Mohamed graduated from Leeds University in Yorkshire where he trained with the former National Coal Board as a mining engineer. He then left to work as a mining engineer in Africa, where he spent some time in the Copper belt in Zambia. He has also worked in inner city regeneration since the late 80s. He has worked for several London boroughs carrying out regeneration work, including Haringey and Lambeth Council, on various large inner city estates such as Broadwater Farm and the Angel town estate. He has been an active trade union member, being shop steward (UNISON) for his Public Service workplace. He has been one of the Faraday ward councillors since May 2002. Cllr Mohamed, a previous Cabinet member, has been a Chair of the Walworth Community Council and the Democracy Commission and has served on the New Deal for Communities and Creation Trust Boards.The new Mayor is a keen cyclist who champions cycling in Southwark. In his new role he has committed to making less use of the Mayoral car and more use of public transport and his bicycle. Cllr Mohamed said:"It is an honour for me to be elected Mayor and I am really looking forward to representing Southwark in this important role. As Deputy Mayor I was fortunate enough to meet many local people who never failed to impress me with their sense of community and compassion for the most vulnerable in society."They are the epitome of the fairer future philosophy this council subscribes to. I hope that I can continue to work with everyone in Southwark to celebrate the love we share for a corner of London that is forever England while also being home to the nations of the world." At the Annual Meeting of Council Assembly on 22 May 2013, the new Mayor announced that his chosen charity for the year will be the Evelina Children's Hospital.Cllr Sunil Chopra, ward councillor for Nunhead, was appointed as Deputy Mayor. http://www.southwark.gov.uk/news/article/1251/southwark_announces_its_new_mayor http://moderngov.southwark.gov.uk/mgUserInfo.aspx?UID=156
  18. Dr_Osman;953940 wrote: The first ever tractor i've seen used in Somalia. [/img]
  19. Well he is a hero, for he is the SNM chairman under his reign that Somaliland was finally liberated. The good things he did for Somaliland outweighs the few mistakes.
  20. No it won't. It will hurt Mogadishu interests hence the cries from your minister Ciilmooge . You will not be allowed to have a say in our air space, and the message is being made clear to the International Community.
  21. Tuur? He was not even involved in Somaliland politics after his presidency ended. Don't mistake the home coming of 2003 as rejoining politics, he was just retiring in his own land.
  22. Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho. Hargeysa(Ramaas) May23, 2013 - Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay. Ramaasnews Desk Hargeisa. Xig.: Geeska http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Sheegay-Inaan-La-Qaadi-Doonin-Xayiraadda-Ay-Somaliland-Saartay-Diyaaradaha-Qaramada-Midoobay-Illaa-Heshiis-La-Gaadho.html
  23. Al shababi boy is angry that his Afgan masters are leaving him in south Somalia .