-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
She is free to make songs praising Mogadishu or telling them the reality which they did get angry from. That is beside the point, she is HAG from Mogadishu, she's not Somalilander.
-
AUN MOGADISHU, Somalia (AP) - At least 71 people have been killed and more than 300 wounded in ongoing fighting between rival militias in the Somali city of Kismayo, the World Health Organization said Thursday.The clashes in the southern port city have displaced many and "continues to have a profound impact on civilians and humanitarian aid work" in the region, the United Nations health agency said. Many of the victims suffered fractures, head and chest injuries. Nearly 40 patients had to be operated on, according to WHO. Kismayo is currently the scene of intense, sporadic battles as rival militias fight for control of the strategic city. Somalia's central government accuses Kenyan troops stationed in Kismayo of backing one militia against others and wants the African Union -under whose auspices the Kenyans are deployed - to send a neutral force there. Somalia's government has filed a complaint with the African Union in which it charges that the conduct of Kenyan troops in Kismayo is undermining military efforts against the Islamic militants of al-Shabab. Kenyan troops are accused of backing the Raskamboni brigade, a militia that helped them push al-Shabab out of Kismayo. The Raskamboni brigade is led by Ahmed Madobe, a key power broker around Kismayo who is not supported by Somalia's central government in the capital. Madobe's militia is fighting a group led by former warlord Barre Hirale. Somalia's foreign ministry complained in a letter to the African Union this week that Kenyan troops in Kismayo had scuttled plans to have a united force there that is led by a Somali commander. Because of this, the letter said, "various clan factions" had formed, undermining peace and security in the wider Jubba region. The letter said the conflict in Kismayo had given al-Shabab an "unwarranted lull at a critical time" and that momentum gathered against the militants "has come to a halt." Kismayo is important for Kenya, which seeks a friendly buffer zone near its border with Somalia - one of the main reasons it sent troops to Somalia to fight al-Shabab in late 2011. But the rival militias now at war there appear to be interested in the economic engine of Kismayo. Its port generates large and reliable income, and has been the export point of Somali-made charcoal made illegal by the U.N. http://abcnews.go.com/International/wireStory/71-killed-300-wounded-somalia-fighting-19576586
-
June 24, 2013 Putland oo ay kusoo badanayaan dhalinyarada Tahriib doonka ah iyo Barlamaanka oo ka hadlay • News Report • Putland oo ay kusoo badanayaa dadka tahriibta ah ee doonaya in ay gaaraan wadanka sacuudiga iyadoona dhibaato badan falalka tahriibta ay kasoo gaartay dhalinyaro nolol doon ah. udanayaasha Barlamanka Puntland oo fadhigoodi 30-aad u socdo ayaa maanta 24 June,2013 waxay ka doodeen tahriibta dhalinyarada oo waayadan danbe soo badanaysay iyo qaabkii dowladu uga hortagi lahayd. Dhibaatooyinkii ka dhacay dalka oo sababay in dalka dibadiisa nolol wanaagsan ay u doontaan dhalinyaradu ayaa mudanayaasha qaarkood ka soo shekeyeen ,halka kuwo kalena u sababeeyeen shaqo la'aan ka jirta dalka. Inkastoo aan go'aan laga gaarin rasmi ah oo dib loo dhigay berito haddana waxa la soo jeediyay in la xiro xafiisyada wax tahriibiya iyo ganaaxida doonyaha dadka u daadgureeya dhanka Yemen. Agaasimaha PDRC Prof.Shuuke oo ka hor hadalyay boqolaal dhalinyaro ah jaamacada PSU August,2012 ayaa sheegay in dalka ay ka jiraan shaqooyin badan balse loo baahanyahay inay abuuraan farsamadii iyo xirfadii ay u shaqaysan lahayen dhalintu. ''Intaad maqaaxi London ku taal ka shaqayn lahayd ,waxa lagu qaatay adoo dalkaaga jooga inaad ka shaqaysid mid ku taal,xirfdaha gacanta ayaa ah kuwo ugu munaacifaadka badan dhalinyarada balse Somalidu waa ay ka faantaa,qof kasta dowladda ama hayada ma heli karo hadaynu sidaa wax u doono'' ayuu yiri Shuuke. Dhankiisa ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole oo ka hadlay tahriibta dhalinta April,2013 waxa uu u sababeeyey dhalinyaro ka horeyso oo meel qurxoon sawiro ku soo gashay inay kuwa dalka jooga ku daydeen balse markii ay tagaan la kulmaan xaqiiqo ka duwan muuqaalkii ay sawiranayeen. Puntland ayaa waxa ka socda wacyigelino kala duwan oo dhalinta looga jeedinayo tahriibta taasi oo loo maro khataro badan oo iskugu jira jirdil ,kufsi ,dil ,iyo qafaalasho bilaabmatay sanadahan danbe. Xigasho,Garoweonline . http://www.sagalradio.org/articles/2013/06/24/putland-oo-ay-kusoo-badanayaan-dhalinyrada-tahriib-doonka-ah-iyo-barlamaanka-oo-ka-hadlay#.UdV8AUHVDX9
-
Ikran Caraale isn't even from Somaliland, she is HAG. Who cares who she sings for. She is only trying to make HAG gangs happy after this song which she composed for Mogadishu that upset HAG gangs. " frameborder="0" allowfullscreen> ...
-
It is all a game to you, but to Gabbal and his kins it is one of the the worst time of their lives.
-
Mogadishu youth are dying for Al shabab and in the Indian ocean trying to escape, what is this kid chatting about. Get your kids out of Al shabab, Somaliland youth have a good peaceful life alhamdullilah and they are getting jobs left and right. Indaha ku qabowso oo ka nax. Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Xafiis La Magacbaxay Shaqadoon+Sawiro. Hargeysa(Ramaasnews) July 01, 2013-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa saaka Xadhiga ka jaray Xafiiska lamagac baxay xafiiska Shaqodoonka Dhalinyarada, oo ay samaysay iska kaashadeen wasaarada Qorshaynta iyo wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Madaxwayne-Silanyo-Oo-Maanta-Xadhiga-Ka-Jaray-Xafiis-Oo-La-Magacbaxay-Shaqadoon-Sawiro.html#sthash.OfL70CVw.dpuf
-
A shocking report of the level of oppression in Mogadishu districts against non HAG groups has been published on 24, June, 2013 by MOGADISHU DISTRICT ASSESSMENTS. In Xamarweyne district HAG are forcing themselves on the local minority Benadiri women in marriage and sidelining Benadiris in the Administration, despite them making up the majority in the district. Xamarweyne D691 wrote: The district has never been under the control of Al Shabaab, and it enjoys a relative degree of security. It is also a key business center. Xamarweyne is mostly inhabited by the Banaadiri clans (Shashi, Bandhabow, Camudi, Baajuuni) or coastal people, although the district administration is mainly made up of the Cadaado sub-clan of HAG. It hosts some IDPs, although significantly less in comparison to other districts; it holds an estimated 10 IDP camps in total. The district hosts the main fish and vegetable markets in Mogadishu. Government structures, such as the Central Bank of Somalia, and some government ministries are housed here. The DC, who has been a DC since the time of Siyad Barre, although in other districts, cooperates with the SNG, and his militia was integrated in the Somali National Police Force. Additionally, there has been a lot of intermarriage between the Banaadiri women and HAG men, "not always voluntarily" and, in return, these minority clans receive protection from the HAG. There are some a small number of organizations operating in the district, with focus laid on waste disposal, sanitation and HIV/AIDS awareness. In this district inhabited mainly by Bantus, Benadiris and other groups they are sidelined by HAG in the administration even though they make up the majority. WAABERI D691 wrote: Waaberi, one of the most populated districts in Mogadishu, and has never been under full control of AS. The Turkish Government has committed to rehabilitate the Polytechnic in an attempt to make it functional again. It is estimated that the majority of inhabitants are from the non-Somali ethnic minorities – the Benaadiri – including Jareer, Arabs, Braves and minority of other clans . Regardless, the Karaan HAG sub-clan dominates the higher levels of the district administration structure . The largest source of revenue for the district remains the Mogadishu Airport. The districts’s location remains also strategic due to the main route to the Presidential Palace running through it. This report sheds to light the horrible oppression happening against non HAG groups behind the curtain in Mogadishu districts. Click here to view the full assessment for the other districts. MOGADISHU DISTRICT ASSESSMENTS http://www.atmosphericsunlimited.com/blog/2013/06/mogadishu-district-assessments/
-
War heedhe ii dhafa habar wadaagtay Aaliyyah, ha fogayniina ee, our war is with ex Italian Somalia.
-
WAR DEDEG AH : Col, Cabaas Gureey iyo ciidan uu kasoo watay Gedo oo ku soo wajahan Kismaayo. Col, Cabaas Ibrahim Gureey ayaa wareysi uu bixiyey xilli uu ku sii jeedo magaalada Kismaayo waxaa uu sheegay inay isaga iyo ciidanka uu wato dagaal ku yihiin magaaladaasi oo maalmo ka hor ciidan taageersan isaga laga soo saaray. Halka isagana lagu xiray xero ciidan oo Dhoobleey ku taal. Col, Cabaas ayaa waxaa uu sheegay inuu aad uga warqabo xaalka Kismaayo oo uu wax badan ka qaban gaaro haddii ay ciidankaasi halkaasi gaaraan. Waxaana uu sidoo kale sheegay in ciidanka Kenya dalka ka saari doonaan. “Ciidanka Kenya iyo ururka la socdaba dalka kama sii shaqeyn doonaan waxaana ku sii jeednaa sidii aan dalka uga saari laheydn. Dagaal toos ah ayaan la geli doonaa marka aan gaaro magaalada Kismaayo” ayuu yiri Col, Cabaas Ibrahim Gureey. Sarkaalkan ayaa waxaa uu sheegay in fowdada Kismaayo ka jirto ay ugu weyn yihiin Janaraal uu sheegay inuu Kenyan yahay kaasi oo ka danbeeyey xitaa xariga Col, Cabaas dhawaan loo geystay. Isagoona xitaa magaca sarkaalka Kenya ka ah ee uu hadda u socdo dagaalkiisa sheegi waayey magaciisa kuna tilmaamay mid ku adeg sheegidtiisa. ” Magac adeg ayuu leeyahay waase Generaal Kenyan ah oo ogaa maalintii la isoo xirayey. Fowdada isagaa qeyb ka ah waxaana rajeynayaa inaan dagaal dalka uga wada saarno Kenya iyo wixii la socdaba” . Dhinaca kale waxa uu sheegay inaysan isla socon Col, Barre Hiiraale oo isagana magaalada laga soo saaray isagoona sheegay inuu xitaa aqoon meel uu Barre Hiiraale ku sugan yahay. Laakin waxa uu sheegay inay ka siman yihiin in magaalada labadooda ciidanba xoog looga soo saaray. ” Barre Hiiraale ma aqaan meel uu joogo. Waana mid aan dadka ula simanahay meesha uu joogo . Waxaanse sheegayaa inan isla socon oo hadda uusan ila joogin. Lamana aan hadlin Barre . Waana maqlayey inuu meelaha duurka ah joogo” ayuu yiri Col, Cabaas Ibrahim Gureey. Col, Cabaas Ibrahim Gureey ayaa ah sarkaal in badan dagaalo kusoo galay deegaanada Jubooyinka iyo Gedo waxaana uu aad u kala yaqaan dhulka hadda lagu muran yahay ee Jubooyinka iyo Gedo. Waxaa ciidankiisa ay joogaan iminka duleedka Kismaayo, halka isagana uu iminka ciidan intii hore ka badan uu kasoo wato gobolka Gedo. Xilligii Maxkamadaha Col, Cabaas waxaa uu ahaa hogaamiyaha kaliya oo aysan maxkamadaha dagaal la gelin kaasi oo isaga iyo ciidankiisaba deegaan ka sameystay magaalada Beerxaani. Iyaddoo mar wadahadal ay la galeen Col, Cabaas kooxdii maxkamadaha oo ay kusoo dhaweeyeen Kismaayo, haddana uu habeen oo madow isaga iyo ciidankiisaba ka baxeen kismaayo. Taasi oo subixii wax la yaab ah ku noqotay maamulkii Maxkamadaha. Lama yaqaan xaalka Kismaayo sida uu ku danbeyn doono maadaama hadda ciidamo badan kusoo wajahan yihiin Kismaayo kuwaasi oo kala imaanaya Gedo iyo Muqdisho, ujeedkoodana uu yahay inay magaalada kala wareegaan maamulka hadda gacanta ku haya Kismaayo ee garabka ka helaya Kenya. http://horufadhi.com/2013/07/02/war-dedeg-ah-col-cabaas-gureey-iyo-ciidan-uu-kasoo-watay-gedo-oo-ku-soo-wajahan-kismaayo/
-
aero;965834 wrote: and British Somaliland united with their southern brethren . There is nothing to celebrate about that, the unity is dead.
-
But there is no unity today, it died in 1991 and Somalia is under foreign occupation. There is not much to celebrate, other than of course the day Italian Somalia took independence from their Italian rulers.
-
Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Xafiis La Magacbaxay Shaqadoon+Sawiro. Hargeysa(Ramaasnews) July 01, 2013-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa saaka Xadhiga ka jaray Xafiiska lamagac baxay xafiiska Shaqodoonka Dhalinyarada, oo ay samaysay iska kaashadeen wasaarada Qorshaynta iyo wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Madaxwayne-Silanyo-Oo-Maanta-Xadhiga-Ka-Jaray-Xafiis-Oo-La-Magacbaxay-Shaqadoon-Sawiro.html#sthash.OfL70CVw.dpuf
-
Shirkad Kaluumaysi oo Maydh Somaliland laga hirgalinaayo laguna qiyaasay in ay 5 milyan oo Dollar ku kici doonto. Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay Bariga magaaladda London maalintii Sabtida 29.6.13 laguna daah-furaayey shirkad lamagac baxday PONTUS MARINE LIMITED oo warshad kaluunka ah ka hirgalinaysa Maydh,kulankaas oo uu daadihinaayey Cabdiraxmaan Cawil, waxa ugu horeyn lagu furay Aayado Quraana,kadibna intii aan barmaamijka loo galin waxa hadalo isugu jira sharikada iyo muhiimada ay leedahay soo jeediyey odayaal reer Somaliland ah oo kulanka kasoo qaybgalay aadna madahnaq ugu soo jeediyey Maalqabeen Maxamed Yuusuf fikirkan wacan ee uu keenay iyo dhamaan dadka hawsha la wada oo dhan.Waxa kale oo ay carabaabeen in ay tahay fursad qaali ah oo dhamaan shacabka reer Somaliland ka faa’ideysan donaan. sharikadani waxa ay tahay shirkad ganacsi una furan dadka reer Somaliland inay ka qayb qataan ayaad hadaladoodii ka mid ahaa. Pontus Marine Limited oo hab ganacsigeedu uu yahay mid qayb ama (Share) laga gali karo ah; ayaa shalay lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday hool ka yaala Jaamacada Queen Mary oo ku yaala Bariga Caasimada London. Xog-hayaha shirkada Pontus Marine Limited oo sharaxaad ka bixiyey waxa uu soo bandhigay Mr Maxamed Yuusuf oo hore u lahaa Shirkada Invicta Capital Limited ayaa sheegay in shirkadan cusub ay timid kadib hawlgalo baadhitaan ah oo lasameeyey taaso muujisay in ay jirto fursad ah in wax soosaarka kaluumaysiga ee dhanka “dekedda Maydh ee Sanaag ku taala iyo dekedda Barbara oo ku taala gobolka Saaxil ee Jamhuuriyada Soomaaliland” uu yahay mid midho dhalin kara. Shirkada ayaa hawlgalkeeda kowaad ka bilaabi doonta dekedda Maydh ee gobolka Sanaag iyada oo shirkadu ay isticmaalayso dakad ku sii meel gaadh ah oo nooca biyaha dul sabeeya (Pontoon) inta la wado hawshay dayactirka dekedda rasmiga ah ee Maydh. Mudane Maxamed Yuusuf ayaa isagoo ka hadlaya fursadan cusub ayaa yidhi “ In kasta oo ay hada businesskan cusub uu saldhig ku leeyahay Jamhuuriyada Soomaaliland, wuxuu mustaqbalka u sii talaabi doona xeeba kale ee dalka Soomaaliya”. Shirkada ayaa go’aansatay in ay kalumaysiga ka bilowdo gacanka Caden (Gulf of Aden) oo ay labad dakadood ee Maydh iyo Barbara ay ku yaalaan; sababta oo ah biyaha gobolkaas ama gacankaa ayaa aad qani ugu ah cayayaanka badda ee lagu magaacbo phytoplankton iyo zooplankton oo labada noocba ay u yihiin quud ama raashin u ah kaluunka taasoo soo jiidaysa ama hoy u noqonaysa ilaa iyo 600 oo nooc oo Kaluunka ah; siiba tiro aad u saraysa oo ah kuwa ah aadka u qiimo badan sida kaluunada loo yaqaan (Tuna, Lobster, Cuttlefish, Shirimps, Sharks) iyo qaar kale oo badan.kuwaas oo aad aduunka looga jecel yahay qaalina ah. http://salaanmedia.com/?p=10359 http://oodweynenews.com/2013/07/shirkad-kaluumaysi-oo-maydh-somaliland-laga-hirgalinaayo-laguna-qiyaasay-in-ay-5-milyan-oo-dollar-ku-kici-doonto/
-
The day Italian Somalia took independence from their Italian rulers. Happy independence day.
-
Your house is burning, why should others join you? We have no time for haters trying to drag us down to their misery of being occupied by Uganda, Kenya, Burundi .At this rate even those who consider themselves as part of Somalia want to escape that place. Realism. We're not greedy people and are content with our Somaliland, I suggest you grow some self esteem and be content with your "Somalia".
-
Don't give yourself a heart attack kiddo. No one is interested in Jowhar, koonfurian bananas iyo waxan aad sheegaysiid. We're content with our Somaliland. I am happy with my 689 km coastline of Somaliland.
-
Mafia NP. Mad_Mullah;965633 wrote: I mean why wasn't the launch in Hargeisa A business should be launched within the country. They could even do a double-launch through Skype or something. They wanted to attract major investors in here, they already discussed it in back home. Enabling quality opportunity for all.
-
Hargeysa is not a coastal settlement, it makes sense to open the headquarters in the coastal areas. Gaadhaye Maydh to Berbera is 242 km. Maydh is located in north central Sanaag while Berbera is located in central Sahil region, it is quite a distance.