-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Puntland oo been abuur ku tilmaantey warkii ka soo baxay Somaliland ee ‘raali gelinta’ Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle oo saxaafadda kula hadley Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa sheegey in aysan jirin xiriir dhex marey Madaxweyne Cabdiweli & Siilaanyo, sida Madaxweynaha Somaliland sheegtay, ma jirto teleefon Madaxweynaha Puntland u direy waa war aan sal iyo baar lahayn ayuu yiri. Wasiirka ayaa sheegay in uu caddeynaayo in Puntland sida caadada u ahayd ay diyaar u tahay nabadgelyo iyo deris la noolaansho laakiin erayo aysan oran aysan ahayn in lagu been abuurto. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka horsheegay labada gole ee Somaliland, in Madaxweynaha Puntland uu la soo xiriirey kana raaligeliyey eedeymo Puntland horey ugu jeedisey Somaliland oo ahaa in ay taageeraan al-Shabaab-ka sil-siladda Buuraha Golis. Horseed Media News Desk http://horseedmedia.net/2015/03/28/puntland-oo-been-abuur-ku-tilmaantey-warkii-ka-soo-baxay-somaliland-ee-raali-gelinta/
-
Very embarrassing scandal senile Siilaanyo tried to impersonate this community in a desperate attempt to get support from them after they withdrawn support from his party. Beesha Daami oo ka mudaharaadey been abuur xukumada siilanyo & Kulmiye kula kacday https://www.youtube.com/watch?v=V7QqZQ1gpQc https://qarannews.com/daawosuldaan-daakir-oo-sheegay-in-markii-xukumada-siilanyo-kulmiye-lumiyeen-taageeradii-beesha-gabooye-ka-been-abuureenmudaharaad-gilgilay-xaafada-daami-iyo-wuxu-daaranaa/
-
He tried to open a party in Somaliland just few years ago but he was rejected because he was apparently a CIA snitch, his not a real pro Somalia unionist, he is opportunistic.
-
Mooge Senile Siilaanyo has always been a weak person even in the past. Not surprised he is now begging Ismaaciil Cumar Geele after getting snubbed by Culusow lol.
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Codsi U Diray Madaxweynaha Jabuuti Hargeysa(Ramaas)March-12-2015-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay in uu Madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ka dalbado in uu dhexdhexaadiyo ismariwaaga wadahadalada burburay ee Somaliland iyo Somaliya. Xogo wargeyska Waaheen helay ayaa sheegaya in Madaxwayne Siilaanyo codsigiisa u gudbiyay Madaxwayne Geele isla markaana uu sheegay in Somaliya ka leexatay hanaankii wadahadalka labada dhinac u socday,Mudane Siilaanyo ayaa la sheegayaa in Geele uu waydiistay in uu dawlda Somaliya ee uu hogaaminayo Xasan Sheekh ku qanciyo in raga kasoo jeeda Somaliland uu ka reebo wadahadalka,isla markaana beelaha Waqooyi oo dhinac ah iyo Koonfurta oo dhinac ah loo wadahadlo mar haddii labo dal oo isku biiray ahaayeen ayuu ku dooday Madaxwayne Siilaanyo. Warkan ayaa kusoo beegmaysa xili Raysalwasaaraha Somaliya oo hogaaminaya wafti wasiirka Arimaha Dibada Dr.Hadliye oo kasoo jeeda Awdal Iyo wasiirka duulista Iyo Hawada Cali Jaamac Jangali oo kasoo jeeda gobolka Sool ku sugan yihiin dalka Jabuuti. Lama sheegin in Madaxwayne Geele codsiga Madaxwayne Siilaanyo kala hadli doono Raysalwasaaraha Somaliya iyo inkale lama oga qaabka loo soo afjari doono ismariwaaga labada dhinac ee Somaliya Iyo Somaliland oo dhinac walbaba rajaynayo guul ay dadkiisu ku qancaan. Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya ayaa heshiis hore ugu gaadhay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle soo dhex gali karo marka loo baahdo.ad - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-La-Sheegay-Inuu-Codsi-U-Diray-Madaxweynaha-Jabuuti.html#sthash.cRRReVS9.dpuf
-
He is in hiding nowadays after senile Siilaanyo made a blunder after blunder, it is a lost cause.
-
Indeed... with the current incompetent admin and the EC failure to hold elections on time it will be harder to sell the " we're democratic" line to the west.
-
Stop lowering the quality of SOL. Keep it clean.
-
Canadians SMH.
-
According to the electoral commission registration of voters will start in July when the elections were suppose to happen in June. What a shame. Doorashada Somaliland oo dib loo dhigay Magaalada Hargeysa , gudiga doorashada Somaliland ayaa maanta rasmi ahaan ugu dhawaaqay in diiwaangelinta codbixayaasha oo sharci u ah si doorasho u dhacda ay ka bilaabayaan dabayaaqada July 2015. http://www.bbc.co.uk/somali/war/2015/03/150309_somaliland
-
I don't think skinny Somali laborers exist it is rare kkkk but the Bantu Somali community do have plenty and work very good. Kuwait paid it.
-
War Deg Deg Ah Ciidamada u Daacada Suldan Wabar Ayaa Saaka Afduubtay Hal Askari oo ka Tirsan Cidanka Somaliland Quljeed:-Camuudnews- warar ka rasmiga ah ee aan ka helayno deegaanka jirjir ayaa sheegaya in saaka subaxii ay afduubeen ciidamada daacada u ah suldan wabar hal askari kaasi oo ku sii socday deegaanka quljeed oo booqasho ku tagayay meel u dhaw qulijed oo ay deganaayeen walidiintiisa isaga oo fasax ku tagayay degmada qulijeed Askarigan ayaa saarnaa gaadhi jaad ah kaasi oo ku sii jeeday deganada quljeed iyo boon askarigan ayaa ku labisnaa dirayska Somaliland isaga iyo qorigiisiba ay kala dageen ciidamada u daacada ah suldan wabar ee la magac baxay kacdoonka gobolada galbeedka Askarigan oo magaciisa la yidhaah XUSEEN RAYAALE WALAAD oo ka tirsana ciidmada bariga ee degan tuulada TUKARAQ askarigan ayaa fasax ku imiday magalada borama isaga oo booqanayay walidiintiisa ayaa laga la dagay gaadhi uu sarnaa http://camuudnews.net/archives/2015/03/59044
-
There is not much competition when it comes to construction companies in this current admin, they are hand picked. The Chinese do have good construction companies but obviously they will charge more expensive than the Ethiopian companies which have cheaper Ethiopian laborers.
-
Seems like this movement will be around for longtime, won't be something easy to fix. Apparently Suldaan Wabar and his group refused bribes from senile Siilaanyo.
-
It seems the login issue is fixed. Thanks admin.
-
Degdeg:- Aag Cusub oo Jabhada Galbeedku Ka Furteen Deeganka Magaalada Boon – Daawo http://harowo.com/archives/33845
-
No but he has no choice, he has to leave due to huge pressure from everywhere, he is very unpopular with most communities of Somaliland apart from his own constituency. There are better, younger candidates. Anything is better than senile Siilaanyo honestly. Here is a list of the main things he has failed in his time. 1.Foreign policy > So called Somaliland -Somalia talks = waste of time and he got slapped hard. 2. Security > open insurgency in Awdal and Sool 3. The so called oil exploration > They left after threats from locals because Siilaanyo tried to sideline them. 4.Creating further division in Sland and many more the list is endless.
-
Actually it is his fault for being too naive, it didn't start with Culusow only but originally with Sheikh Sharif that is when the so called "talks" began. I am aware that Culusow has his own problems with federalism taking by storm first Jubbaland and secondly south west but surprisingly even with those problems he played beggar Siilaanyo big time that is the shame in it. Any Somalilander that thinks a Somaliland and Mogadishu alliance can work is also naive and needs to get their head checked, we're not in the 90s anymore and we have different interests politically speaking, so it can't work. Time to put this senile old useless man in the dustbin of history, what a wasted precious 5 years.
-
kkkk what a novice senile Siilaanyo thought you can deal with the Mogadishu government in a honest manner. It backfired on him big time. Shirkii Waddahadalada Somaliland iyo Somaliya oo Burburay Hargeysa (Waaheen) Shirkii Waddahadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa Burburay ka dib markii Labbada Dhinac ay kala Istaageen Labba Go’aan oo adag. http://waaheen.com/?p=41183
-
<cite> @Che -Guevara said:</cite> Threats? Hehe You would be surprised, they think war criminal Siilaanyo is their daddy.
-
<cite> @Odey said:</cite> did Siilaanyo threaten you or ilmo Siilaanyo? His children.
-
kkkk a huge karbash on war criminal Siilaanyo happened in this thread. Few blind supporters of Siilaanyo sent me private messages trying to make threats.