Prinz

Nomads
  • Content Count

    185
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Prinz

  1. Melo is a hero wacadale, lolz. I watched the first kaambiyo abbena goolka ay dhashteenba. Wan iska seexday to find out when I woke up that Brazil in laga macsiyeystey lolz. Sida maan u farxay lee dhulkaan isla dhici gaarey war ifka ilaahey Brazil ayan ogu necbanahay. Baxa dheh nacalaa nii dhalee...!!
  2. Ninka wey la nooleyd lagu ye..Subxanalah, Somali females...
  3. Sheekoyinkan caadi maaha walahi. 2di rakco an tukaday miyan muslin ku noqday ku lahaa lolz Islaan ayeydey ah ayaa hadda ka hor looga sheekeeyay janada iyo in ay kala daraja sareyso, dadka qaarkood meela sarsare la geynaayo nabiyaasha camal, markey sheekada intaas mareyso ayey intey soo booday tiri " Maandhoow janada mug hadaan lugta la helo darajo waxba igama gelin"..
  4. Waraa we're a cursed bunch of qabyaalad blinded morons. Lets be ruled by the karbaash guys aka El Shabab. Old days are gone n never would cum back.
  5. Wale waan ka qeyliyay. Tolow goormee af soomaali wax lagu baran doonaa mise English iyo Carabi ayaan u af duubnaaneynaa ebedkeen.
  6. Hoorray 4 the Kiwi's aka all the whites lolz, thats incredible. I want them to go thru. I dont hate Azzuri bt I want them to get a blow like England n France. Warada the whole WC is a mess. Ivory coast? Well, i told u earlier Madow teams wey is dhibooyaan mel ma tagaayaan.
  7. Lol Etos team the first to go home. Africans are useless as always. Soon to be followed by Nigeria, Ivory Coast, South Africa, Algeria, Australia, England and France. This tournament is a disappointment, many teams whose expectations were high failed.
  8. Nuune grazie sxb. Mustaqbalka wa in laguu magacaabaa Madaxa Akadamiyaha Af Soomaaliga, jagadaas isku diyaari adoo shanab catiir leh oo qaamuusyo ku raran ku lahaa lolz
  9. So happy to see the Joqoraa team aka France trounced. Baxa dheh filyi di sporco .
  10. Ina lilaah wa ina ileyhi rajicun, its been ages since i was in tears and today i couldnt hold them. JB Please remove the pics. Wa codsi, Adow was my cousin, teacher, mentor, hero, and it strikes me to see his bloodied dead body. May alah grant him jannat fardows. A martyr. Amen.
  11. Ilaahey wado ha u furo. Everywhere ayaan daadsannahay.
  12. Lucas + ngog + benitez + Yankees = You'll never win anything.
  13. Prinz

    Untitled.

    Me and my gun...!! Enjoy these random pix from home. http://www.somalina.com/somgallery/displayimage.php?album=lastup&cat=0&pos=6
  14. Chelsea see iigu sheegtay ugaas, ifka an ogu necbahay walahi dunno why. Foorta waaye horta sanadkaan lakin xee kuugu taal nasiib ma lihidin meelna ma gaareesiin as usual. Liverpool, yes big tym supporter since 2001, abaa hortey hada wax uga sheegto waa ku qaniinaa waa ogtahay nooh lol, tho beryahaan ey nagu jaran tahay, kukufitaankeena aa iska batay. Teeda kaleto madow meel laguma gaaro. Malouda, drogba, esien ,dufuri iyo abkoo gaari gacanlaa wadataayee, wax ku keena bal lol.
  15. What about Xaar-qalalay? a real man lolz...fufu is also funny, is he a SOLer?...we got an old man here we call Cali Niic, and he gets mad hada ugu yeerto. Faaq also waa jiraa, Xiin(always walks up n down). Naf-yar, a skinny fella i knoe. Weji-ul, a tempered man back in the days.
  16. Nice post. Technically it's the grandfathers name as our surnames, for instance Mohamed Warsame Kiimiko. Mohamed Saleman Tubeec. Mohamed Ahmad Kuluc, Aadan Hashi Ceyroow etc.
  17. Tuujiska: Adi baseball kaaga iyo hucky-gaaga iska fiirso baraada..& kii kale xoo ahaa american football o sidi lo' camal lesku herdinaayo. Black players xaa loo keenaa, meshaan basketball( majority playaz negros ) lama ciyaarooyee day.
  18. Salute to El Nino...a fantastic and decisive goal. Manchester fully tested. Still we got a long way to bounce back. YNWA.
  19. Your a girl, so the sooner the better. Intaadan bololin is qabo. And may u have a nice nin oo ku dhaqda. Amen.
  20. MMA: Great post, most of them are loanwords from Arabic, the closest language we can borrow from. Digaagad is purely arabic while they frown upon dooro, the real Somali one lol. When you reading a req-waqooyi website you come across a lot of words like Wasiiru daakhiliga/khaarijiga instead of wasiirka arrimaha dibadda/gudaha...baayac mushtar vs ganacsi..marsada vs dekedda, and a lot more. The southern dialect has fewer arabic loanwords. Another thing i noticed is some grammatical structures. For instance, you as a southerner said: Kama hadlooyo where a northener/midlander ( quite the standard form actually) would say kama hadlayo. These forms waa baxooyaa, waa cunooyaa instead of waan baxayaa, waan cunayaa or waan cunaayaa are found in the xamari dialect and are totally incorrect.
  21. Dye it with all the rainbow colours.
  22. Last year when we beat you with the 4 goals? as well as the otha top three ahaha...anyway its quite diff this season, we are shaky. Oz: awsume job for the blues hope you goin thru to the fynal. Chelsea is capable of beatin Barca for sure.