Prinz

Nomads
  • Content Count

    185
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Prinz

  1. Aamir is still my fav Indian actor, and yep both that song and the movie with Madhuri caadi maaha, Dil was the first Hindi to be dubbed Somali in the early 90's.
  2. Prinz

    Italian?

    Originally posted by nuune: looooooooooooooooooo l@Prince, wallaahi dat was funny loool@xaliima xaaqo aboosto torobo kiyaakaro isturuko iskaabulo iskoronyo Waraa moolto fitamiina aa tahay wallaahi sheekadii istakiinka aan soo xasuustey MMA lool, aniga waxaan ugu jeclaa arbiitarayaasha soomaalida, gacanaa u taagey see wax yeelaayaan LOL Nuune maamada used to work for the Italian embassy and I am kinda influenced by the lingo marka meshaas ayaan karaamada ka keenay.....Canjeex glad you had a laugh there ugaas.
  3. Prinz

    Italian?

    Originally posted by -MARX-: If you are from Italy Prince, how many Somali people are there? I am not from Italy sir, but as with our availability everywhere across the globe, there are tons of Somalis there.
  4. Prinz

    Italian?

    Originally posted by Valenteenah: I love everything Italian, but I have never made the effort to learn the language. Someone say something to me in Italian! Sei una bella donna e mi piace la tua bianca faccia!
  5. Prinz

    Italian?

    Originally posted by Kool_Kat: Barbaratooy ma'u ekid, sheekadaada booyaasooyinka xataa waaka badisaa aftalyaani... Ani kuma hadli ee hooyadeey aan labadoo kadafay...IOnglese mi dà mal di testa, halahaas ha'iiga ekaato afkeyga hooyo waxaan eheen...Kuwesto kuwaa madax xanuun umasoo taagnaan kari... Loolz @ booyeesooyinka wa ka badisaa, calashaan i mean xoogaa waa qajajacsan karaa but nt perfect yet, laakin the main obstacle is even if your good at it, it does nothing practically as most of our peeps speak eitha English or Somali, so your stuck there unless your in Italy...and yep its true hadiiba labadaas taqaano baraabaro waaye madax xanuun kama bixi karno dheh lolzB2
  6. Prinz

    Italian?

    Adding to Nuune's list, : aarbiitaro kaambiyo koontrabiyeedi kashawito kalkaliyooni kuunto alwaax ansalooti via liberia afisyooni buulatiknkio barxada wardhiigleey maanabooliyo kaamba amxaaro fiyoore rosso teyaatar nasunaale bilaajo liido baar nowe jento jiiragaroob isbartiibo shiirkole ofishaale bangaariyo tre dishe dilwandi baruuko del burukiyeeri shanlo del baalbayeeri rooseeto istiraasho cali uraaye sakabuundo iskaalmiinto isteerso salbatooyo ooliyo burushaato baarakuulo bareekiyo bur saliid borobiyo boortakiyaabe boolbire breegaato rooso dotoor dufle dotoreesa caasha dheer biinso dantiiste raajito rajabeeto rajisiino saboosto boorsa kaaldo kushuneeto kaalafooto okusiyooni non beerdaro ankee soreela shineemo shoobaro bilyeeti istimtaale dopo lix saac sakatuuro feebaro fiinaa wiito jaceel weekiyo torobo xanuun malaato raajo ari carbeed teetano feera tiibisho xiito xiito xaar malaay tujeeto tiiba talyaani aasbariin caana booro darandoori mi disbiyaajo atariisho booyeeso koontaro bambiiro faastalaashiko moolto fitamiin boosa kaane laasatiibo nanac luubaani sakuuro salbatiibo taraafiko tooko bi tooko xaliima xaaqo aboosto torobo kiyaakaro isturuko iskaabulo iskoronyo sansiyeeri del kaneeco malaariyo qalaf jalaf duwe bastaardo foolyadi kaane faaja-faajo weekiyo dal fatuuto loolz nuune rooxaanti aa iigu kicisay waraa.
  7. Prinz

    Italian?

    Originally posted by Jacaylbaro: AYUTOOOOOOOOOOOOOOO ............ Ayuuto miyaad ku jirtaa? lolz as for the word in italian af it means 'help'.
  8. Prinz

    Italian?

    Kool kat, haa abaayo posso la parlare abbastanza ma non sono ancora perfetto, laaki weli waa baranooyaa, adi waa ka wadataa an u malenayaa since the girlz rather liked it.
  9. Prinz

    Italian?

    LOOOOOOOL @ Nuune, sharoobo kataabiyos iyo canbuulo ku lahaa, shii cabduqaadir & shufeerkiisoow!...wa lahi canbuula mareenkaa i xanuunooyo saa u qoslaaye lee...lmao, sxb if you gt all those italian derived wordz in our lingua then your rageedii orijinaale d'oro aa tahay.
  10. Prinz

    Italian?

    Salaam guyz ! Wonder if anyone of you speaks italian?...the beautiful language that is associated with us more than any other besides arabic, though its dying away nowadays almost wholly among Somalis, only a tiny proportion of our older generation might grab it...ciao e mi rispotate !
  11. Xidigo* halkeed joogtay na markaad heesta maqashay? Heesta waxay ka mid tahay kuwa ugu macaan ee qaaddo boqorada codka, waxana sameeyay miraheeda Abwaan Xuseen F. Aw Dubbad ( A.U.N) : Shimbir yahow ma duushaa Ma dabeyla raacdaa Dadka maw adeegtaa Oo ma u dadaashaa Dalanbaabin baan ahay Daalaa dhacaayee Kala qaad dibnaha oo Dal yaqaan ma tahayoo Degmadii fogaatiyo Meeshii laguu diro Dowgeed ma garataa
  12. THE HAKA^ Waad mahadsan tahay sxb, heesta waxaa qaada Cabdoo Ow Cumar, oo hada ku nool Dalka South Africa...miraheedana waxaa isla leh abwaan Cabdalla Nuuradiin ( A.U.N ...lakin waxaa dib ka soo casriyeeyay Shimaali A. Shimaali.
  13. Loolzz jalaato raqay, jalaato tip top aa niiga dambeesay...kushineeto aa illowdeen waraada...maxaa liigu riixay...weero ( though it's been after the civil war)...ciyaal towfiiq & ciyaal xamar jadiid aa koontoro isku ahaa nooh..... Faarax-Brawn...I'm 21 now, and I'm still ciyaal Geed jaceyl, Wardhiigleey...though aan tira badnaa, Xamar Jadiid, zona Carwo Iidko, Biya degga iyo Baar Caasha aan isaga badnaa...see waaye adi yaakheey :cool:
  14. Xamar got a never dying history in all Somali race, 95% if not more, of the fanaaniin/abwaaniin ma jiro nin aan Xamar soo marin. I really miss it.
  15. After silac iyo rafaad, and a tiring search on the net I found my long time baadi. :cool: here are the classic songs: Heesta Dhambaal... http://www.geocities.com/bafto2/igadhawr.ram Shimbiryahow ma duushaa....http://www.acidplanet.com/components/embedfile.asp ?asset=1170383&T=9842 Ii baashaala... Dadka horay u marayoo..danihiina haybshoo...qabri yaanu idin hodin.... :cool:
  16. Ciid wanaagsan dhammaan ummada Soomaaliyeed scattered all over the world. Dammaashaadka daawada...ciidda u dabaal dega....I think by Habboon Abdilahi & hobolada waaberi..heestaas yaa maqlay beryahaan? :confused:
  17. loolzz @ Geeljire, waraa raaxeeyaha baska ma ahan nooh, rati qooqan ha kugu fariistee lolzz
  18. Ahahahaha....you killed the poor fellow, man.
  19. Iga tag aa lagu yiri abaaba, qaraami classic songs ayaan ku dhaartaa, Magool's, Ilma Mooge, Tubeec, Dhuule, Kuluc, Xasan Diirie, Hiba Nuura, Maryan..music-gii Saciid Xarawo iyo, ani alaabahaas aanba ku heestaa, heesta hadeesan lahayn kaban, turumbo tiiba talyaani, iyo durbaan gadaal ka yeeraayo hore leen uga sii socdaa, specially heesaha jugta waayadan dambe dibada lagu soo casriyeey isma arki karno walahi, rag waa ragii hore hadalna waa koodi ay soomalida dhahaan, nin walba intuu Europe, North America tago, ceer iska qaato, ayuu caac iska soo leeyahay aasaa lagu leeyahay waa fanaan
  20. Oodweyne^ You guys always label the truth teller as a hater, I honestly love S.Land, and It's not nonsense you go ask anyone who works or got anything to do with the printing press companies there, I even know the ladro who vandalised, robbed, and moved it to Hargeysa in person.
  21. Ma ogtahay in Madbacadda maanta soo saarto jaraaidka Hargeysa ee Haatuf iyo Jamhuuriya in ay tahay madbacaddii Qaranka ee Muqdisho oo lasoo fujistay, eesan aheen mid ee soo gateen reer Somaliland :cool:
  22. Prinz

    Ethiopian Music

    Waa nin aan heesaha Soomaalida wax ka aqoon. Sxb meel baad nooga dhacday..the national band, Waaberi was the greatest music band in East Africa, libaaxyada geeska afrika bay ahaayeen xaga fanka, and very prominent and leading across the continent, their music work is still unbeatable.
  23. Miskiin ^ Abaa haa sidaas waaye, adaa xaga fanka qatarisaana ku eh nooh. Just go check askarmotors.com/music.htm heeso badan oo qaaci ah ayaa jiro oo gidi la wada yiraahdo Raaxeeye, hadaa xaga qaraamiga ku fara dhuudhuuban tahay.
  24. ilaayo next generation aa? Shiikh Cabdu qaadir iyo shufeerkiisoow :confused: Adi heesaha wax ma ka taqaantid miyaa mukulaal ku qaniintee?