Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. http://www.thedailybeast.com//content/newsweek/2012/03/11/somalia-on-scene-in-baidoa-after-ethiopia-s-rout-of-al-shabab.html
  2. Xildhibaanadii Hargeysa idin fadhiyey mee? aawey the elders of Eastern Ceerigaabo? reerka 3 baarlamaan ayey ku jiraan ee waa maxay sidan? Isa soo sharax, si qeylidaada hal baarlamaan loogu dhex maqlo. Waraaqo la qor qoro meelna idinma geynaayaan.
  3. Taleexi mid aan kuu sheego, jufaysiga iska daa, ama reerka dhinac ka raac ama Taleex aad ama afkaada hayso. Jufadaas labo meelood ayaa laga maamulaa, Hargeysa iyo Garowe. Adigu is xisaabi baan ku iri, odeyga Garowe fadhiya iyo odeyaasha Madexweyne Shariif fariinta u direy waxba kuma kala duwana, ee kala saar saarka jooji. Intaas keliya fahan. Tooshkana waa kaa demiyey, awalba adigaa isku shidey. lol
  4. Xaaji Xunjuf;803425 wrote: Members ku abtirsada faroole LMAO:D:D :D Taleexi I meant.
  5. Taleexi;803411 wrote: It is all munaafaqnimo yaa Somalina. Additionally, Farole has nothing to do with Khaatumo any more except KH and PL be a good, neighborly regional states. Farole keliya ma ahan, the members ku abtirsada Faroole ee halkan jooga ayaad weerartaan xataa. Waryaa Ood, magacaas Ngonge keliya ayaa u fasaxan. Taleexa, sheekadiisa waa iska cadahay, inaan u sheego ayaan doonaayey keliya.
  6. Sheeko, so PL hogaamiyahooda markuu Khatumo ka hadlo waad xagxagataan laakiin odayaashooda markey isla sidiisa u hadlaan waad aamustaan miyaa, calaashaan waa jufo kale oo aadan rabin inaad wax ka sheegtaan? waan fahmey.
  7. Taleexi;803396 wrote: Somalina; Bayaannada cidaha iyaga ma iska indho tirtaa Cidaha ma Khatumo ayey ku daba xirtaan? sheekada ayaad badaleysaa, laakiin waa kaa diidey. Maxaad ka tiri topic-kan?
  8. Xildhibaano soo Garowe idinma fadhiyaan? Garaadkiina aawey, ex NSS Garaad Cali Ciid? ma idin hadli waayey?
  9. Jacaylbaro;803190 wrote: It is a pity Aideed is talking about Cadaalad, unity and Soomaalinimo ,,,,,, but Look at the UN envoy It's a pity you, a grown man are gossiping about a dead man. His gone, let dead the be. Caqli-lix-saac.net
  10. Xaaji Xunjuf;803377 wrote: Bisha 15ankeeda june 2012 baan xamar tagayaa for the first time since 1989 soo ducee awoow nice web page IA Kheyr awoowe. Nabad ku soo noqo.
  11. Xaafadeyda getting a make-over.
  12. Official page of Aden Adde International http://www.mogadishuairport.so/
  13. 'Liibaan';803002 wrote: It means Faroole cannot control his bad language, it become a habit for Faroole to insult and badmouth Khaatumo people. Markaa Odeyga Faroole Waa uu fatahaa sidii qasabad jabtay. Waa fahmey, thanks Liibaan. Waqtiga ha iskaga dhumin odaygaas, qiimo ha u yeelin hadalkiisa, taada iska wado.
  14. That makes sense, I got it now "webigoo butaaca beeraha waraabshoo" waaba heesteydii. Thanks burahadeer.
  15. Abwaan;802909 wrote: I am still trying to confirm if this is genuine...marka koowaad inay codkiisii tahay, tan labaad inaysan ahayn audio la isku kab-kabay. Haddiise arrintaani ay dhacday oo xaqiiq tahay, runtii wasiirka dhulka ayaa lala galay and waana ku fiican tahay in sidaan loo ceebeeyo laaluush qaateyaasha oo dhan, weliba xeelado kalena la isticmaalo. Adiga wax walba waa lagu marsiin karaa runtii. Beenta iyo musalsalka aad maqleyso miyaaba shaki ku geliyey? naga daa dee.
  16. Mukulaalow;802870 wrote: Lacagta Maadey bey ku dhacday war hala raadiyo Maadeey. :D
  17. Mustafe;802694 wrote: Xishood oo akhlaaq yeelo, dadka waaweyna ha aflagaadeynin. Tan labaad stop lying, where do you get the idea that this old man is "economic, financial, politic and international advisor"? And who does he advice exactly? Meeshan horta dadku miyay iska hadlaan for the sake of speaking and being heard? Waa ma gaarayso ama gaadhayso af Somaligaa kaa xune lol. :D
  18. :D Wixiina waa qashqashaad (yeah XX, it's q), wax kor soo kordhiya ama kaneeco idinka iyo tusbaxeena banaanka ha idinku cunto.
  19. Adiga dadka movie ga markey daawadaan kadibna dhaha 'atooraha muxuu u diley kaabo laadarka' aad ka mid tahay miyaa? Cinwaanka aqri kadibna wax fahan yaah.
  20. Aqriska miyaa idin dhibaayaa? maxaad halkan ka qabaneysaan? yaa idin yeerey, mise "girls" ayaad is moodaan?