Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Niman waaweyn oo xintamaya, aqas. Look at his wives, blah blah.
  2. Alqaeda spokesman is using Shabelle and Amin Nur as sources. Maxaa u soo dhejisey haddaadan ogeyn qaraxa wuxuu geystey? qoorta lee laga gooynaa dhallinyaro Soomaaliyeed, yaa raayey marka? lol@Dabageed.... you're desperate man indeed! looooooooooooool..... thanks for the laugh.
  3. I think the video is wonderful because It calls us all to action. It calls us to protect all children not just African children. It was very well done and I dont think it was a advertisement for the organization at all (I had a debate about it 2 hrs ago lol).
  4. Mukulaalow;801269 wrote: Last Ping Pong news said (Kala noqotay). Still waiting for the latest news update from Abdiwali Ping, And Shariif Pong. LOL.
  5. Mukulaalow;801169 wrote: Dadku waxay wax iska dhicin karaan markay heystaan nolosha asaasiga ah, dad cudur iyo gaajo dilootay goormay halgamaan, qofku wuxuu ka fakarayaa wuxuu ilmihiisa siin lahaa iyo siduu ku badbaadin lahaa reerkiisa, mida kale ee aanan ilaa iyo hadda fahmin waa Somalida Kenya wax badan ma dhaamaan somalida kunool Somaligalbeed hadana waxaan u ogol nahay inay systemka Kenya kamid noqdaan oo ay xuquuqdooda ku raadsadaan si sharci ah, laakiin markay noqoto kililka haddii aad soo hadal qaado war nabad aynu xuquudeena ku raadsano waa lagu caayayaa oo waxaa lagu leeyahay iley baa laaluush siiyay iyo waxaan loo joogin. Let these people start living. Waxa meesha ku baaba'ayo waa caruurteeni, taasna maba la arkayo. Haddaadan is abaabulin oo aadan ka shaqeyn horumarka deeganadaada, yaa kuu maqan oo aad sugeysaa? Somalida degan dhulka K5 ayagaa cadaw isu ah, ayaga is dila. Wixii ka dhacey Raas waa la wada arkey, marka maxaa Ethiopia la iskaga celiyaa? dad isku duuban meesha maba joogaan? ayagaaba isku maqan. Caqli xumada Soomaalida haysato meel walba ay joogaan, waa arrin aad looga naxo.
  6. Meel walba ma deganayd? Hodan, Hawl Wadaag, K4, Ubaxa Kacaanka waad ka mid ahayd?.
  7. e-card ii soo d!r awoowe and pics of the places you visit. Ku dabaalo Lido, ku dabaalo caashaqa. lol
  8. Waxaadan ogeynba miyaa jira awoowe? goormaad wadankaada tageysaa?
  9. lol@advantage. Too much huuhaa.
  10. Eng.Cadde;801369 wrote: actually reer khatumo were the main beneficiaries of siad barre.they lived like big boys.their only mistake was investing heavily in xamar instead of their degaans. Honesty is the best policy. p.s. Easy come easy go.
  11. Xaaji Xunjuf;801344 wrote: I listened to him today the good dr made some good points he said before we can talk even about unity or the dissolution of the union we need to first talk about what went wrong and its not going to be easy. Adeer si fiican u dhageyso.
  12. Saynab Labo Dhagax soo dhawoow. KK aawey? lol....
  13. Yes, and it started a while back. http://www.hiiraan.com/news2/2011/dec/rca_repatriates_5000_idps_to_their_native_villages_in_somalia.aspx http://www.irinnews.org/Report/94330/SOMALIA-Resettlement-of-drought-displaced-begins http://presstv.com/detail/212874.html http://www.qcharity.com/en/index.php?option=com_content&view=article&id=118:reconstructing-somalia--interview-&catid=1:news&Itemid=50
  14. LOL@isbaaro queen. Magaca waa ila heshay! reerka(lafta) aan ka soo jeedo ayaa loogu yeeraa magac la mid ah kaad iigu yeerto. Waa iska caadi dee markaa, I feel right at home.
  15. Yeah, and 1 more thing, Beledweyne dadkeeda dibada jooga ayaa u dhisey jaamacado, iskuulo, ganacsi u sameeyey, ceelal ka qodey, adigu deegaankaaga wax u qabo, dhaqan xumadaada, threadka Cadaado ayaad ku lahayd amey burcad badeed lacagteeda ku dhiseen deegaankooda, wax yar aan kuu sheego dadka maanta cabaadaaya oo aad adigu hogaamineyso, waa dad aan deeganadooda waxba u sameyn, calaacal uunbaad saf ugu jirtaan, no suprise. PL waxaad uga soo horjeedo waan ogaadey, siyaasad ma ahan waa cadiifad jufo ku hayso. Qofka xaasidka waxaa lagu gartaa inuu neceb yahay markuu arko qof kale oo deriskiisa ama walaalkiis ah oo hormar gaarey. Aad baan uga xumahay inaan gadaal kaa barto, waxaad tahay ayaa si fiican u cadaatey ee bal walaalow wax qabso. 2012 wax dhiso, la tartan facaa haddii kale wado cabaadkaaga meeshaad kula tageysid aan aragno. Good luck.
  16. NASSIR;800655 wrote: She wants an Ethiopian flag hoisted high in Beletwein posting pics of the city while it was under occupation. Don't turn me against my one of my favorite Sol contributor. huh? did I say that? quote me please. lol@under occupation...dude you are clueless and emotional as usual. No one in Beledweyn is under occupation, I know this because I communicate with relatives in the city on a weekly basis. Kindly don't speak for me, or pretend to know my opinion on Ethiopia. You were cheering for Yey in 2006 and today you're against PL. I don't remember you getting emotional when over 100 Somali nationals were blown up to pieces last October, I don't remember you condemning Alqaeda East Africa the way you condemn the TFG or PL or SL almost on a daily basis. You are a piece of work you know that. Spare me the fake crocodile tears and don't ever speak for me, af jooga looma adeego.
  17. Somalia;799796 wrote: Abdiweli had to do the same with "Dooxada Shabelle". Dooxada Shabelle doesn't represent the people of Hiiraan, no one elected them to speak for Hiiranians, you making it about the PM is hilarious joke say the least, if and when there is a maamul that's backed by the majority there is nothing Abdiweli or anyone else can say about it. Get your mind out of gutter Cusmaano.