Akash

Nomads
  • Content Count

    272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Akash

  1. Slide pictures of Awdal State of Somalia event in toronto 17-12-2011 " frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Soo Dhawanytii Madaxweyne Garyaqaan Rashiid Aw Nuur Xirsi iyo Toronto [AOL]Toronto,Canada,17-12-2011 Waxaa Magaalada toronto ee dalka Canada lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamul goboleedka Awdal State of Soomalia Mudane Garyaqaan Rashiid Aw Nuur Xirsi iyo Wafti uu hogaaminayay, Madaxweyne Rashiid Aw nuur xirsi ayaa kala hadlay Jaaliyada reer Awdal State sidii loo sii hore marin lahaa talaabooyinka wanaagsan ee uu maamulkiisu ku talaabsaday mudada kooban ee u dhisnaa isla markaana dowladu ugu wareegi lahad gudaha dalka. Waxayna dhamaan jaaliyada reer Awdal state kala hadleen sidii loo garab istaagi lahaa maamulka Awdal State kulanka halkaasi ka dhacay waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Jaaliyada, sida aqoonyahano, culumaadiin, dhalinyar iyo waayeel waxaa kale ka soo qayb galay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada toronto. www.awdalonline.com
  3. Dhashiina ha cuninee Noo Mudda Calankii Midnimo.. Hees ka mid heesihii Xaflada Awdal State ee toronto laga qaaday & fanaanintii qaranka
  4. http://soundcloud.com/radio-ogaal/dooda-ogaal-radio-awdal DOOD OGAAL RADIO AWDAL STATE/url]
  5. Awdal State spreading its Wings and moving in the right direction
  6. the most viewed picture in Awdal today!
  7. JB, the deadline is almost finish How is the Sitaution in Gabiley and Wajaale i heard that people were evucated out of their homes.
  8. SNM clan Militia Shoot Protesters at Borama Tahriir Square Know as Khayrida.
  9. Calankii SNMta oo Borama Lagu Gubey...Kii Awdalstate Goobo Badana Magaalad laga taagey. dadka Mudahaaraday Waxay ku Dhawaaqayeen Awdalstate Ha Noolaato... Jabhadda SNM Dooni mayno. " frameborder="0" allowfullscreen>
  10. http://www.subulahanews.com/2011/12/08/dhagayso-mudahraadka-tacshiirada-rasaasta-oo-aan-kala-joogsi-lahayn-dhagaysi/#
  11. http://www.subulahanews.com/2011/12/08/dhagayso-mudahraadka-tacshiirada-rasaasta-oo-aan-kala-joogsi-lahayn-dhagaysi/#
  12. Mudaharaadkii Ugu Balaadhnaa ee Abid Ka Dhaca Boorama oo Maanta Lagu Taageeray Gooni Isku Taaga Awdal State Maleyshiyada SNM, Ayaa Rasaas aan loo Aabo Yeelin Oogta Kaga Qaaday Kumanaan Isugu Jira Dhalinyaro, Waxgarad, Hawaweyn iyo Odaayaal ka dib Markii Mudaharaadkii Abid Ugu Weynaa ee Ka Dhaca Magaalada Boorama ku Shaaciyeen Inay Taageersan Yihiin Awdal State, Kano Soo Horjeedaan maamulka Somali diidka ah ee SNM [somaliland]
  13. Mudaharadka Looga oo horjeedo Joogitaanka SNMta ee deeganada Awdalstate
  14. Breaking News | Xabad Iyo Mudahaarad Balaadhan oo Caawa Ka Bilaamay Magaalada Boorama + Awdalstate oo Calankeedi Lala Soo Baxay Borama-(Awdalstate)- Wararka Boorama Ka Imanaya Saacadahan Aan Joogno Ayaa Noo Xaqiijiyay Inuu Mudaharaad Balaadhan oo lagu taageerayo Maamul goboleedka Awdalstate isla Markaani Looga soo Horjeedo Xadhiga Siyaasiyin Reer Awdal oo Shalay Ka Hadlay Warbaahinta Caalamka oo Loo Taxaabay Saldhiga Magalaadasi. Wararku Waxay Inta ku darayaan Ina Dhawaqa Xabada Laga Maqlayo Meelo Badan oo ka mida Magaalada Boorama iyo Nawaaxigeedaba sidoo kalena waxa aan cidi hor joogsan kari weyday xooga mudaharaadayaasha oo jidka wadnaha u Magaalada Borama Tuban iyagoo Lulaya Calanka Awdalstate. Wararka Ka soo Kordha Kala Soco Awdalstate Media
  15. Awdalpress.com, Caawa cabbaaro 7dii fiidnimo ee wakhtiga Afrikada bari ayaa xabsiga la dhigay siyaasi ka tirsan shakhsiyaadka magaca ku leh magaalada Borama oo magaciisa la yidhaa Maxamed Jaamac ******. Haddaba mar ay shabakadda awdalpress.com khadka telefoonka ku waraysatay nin ka mid ah ganacsatada magaalada, oo naga codsaday in magiciisa aan la shaacin. Ayaa waxa uu sheegay in muwaaddinkan lagu xidhay hadal uu yidhi, kaasi oo ahaa in ay Al Jasiiradii Xamar ka bilaabantay Gebilay. Wararka kale ee xillagan aan helayno ayaa iyaguna sheegaya in ay rasaasi ka dhacayso meel la noogu sheegay in ay u dhawdahay guriga Badhasaabka magaalada. Xafiiska Poliska ee uu muwaaddinkani ku xidhan yahayna waxa la sheegayaa in ay hor tuban yihiin dadweyne aad u tiro badan. Isla markaasina ay shacabka magaaladu xilligan raxan raxan u marayaan suuqa iyaga oo qaylyaya Waxa kale oo ilo xog ogaal ahi ay sheegayaan in meelo badan laga taagay calanka Awdal State. Taasi oo lagu muujinayo rabitaanka Awdal State iyo sida aanu maamulka Somaliland marna u dhawrayn xuquuqda muwaaddiniinta reer Awdal. Waxana dadweynaha kacdoonka wada amma sara kacay ay dalbanayaan in raggii dhagaraha galay iyo kuwa ka dambeeyaba sida ugu dhakhso badan gacantooda loogu soo wareejiyo http://awdalpress.com/index/?p=11008 Read More
  16. We are talking on here Dadqalatadii SNM ee Seemaal dadka ku Xasuuqay not the qudhmis party on Ottawa
  17. A_Khadar;763519 wrote: When spoke against snm, he is just a Suldan of Dilaa but when for snm, he is Awal Sultaan.. XX caadi maaha.. Suldaan Saleebaan Waa Suldaanka Ugu Facaweyn Deeganada Awdalstate And he is well respect in Awdal
  18. its all begin Aden Siiro bloody warlord criminal ololihisii Baro Kicinta ee shacbiga CEELBARDAALE jul 2009
  19. Che -Guevara;763512 wrote: Do we need to arrest JB as well...lool JB waa gacan yaraha Muuse Biixi ee Hargeisa..
  20. the mastermind behind killing in Seemaal still a large if Siilaanyo want to bring back the situation normal he must act now before it's too late..suspected criminals should be arrested such as Nuux taani,Aden Siiro,Ina Aw Saciid and Muuse biix.