Akash

Nomads
  • Content Count

    272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Akash

  1. Thankful;720618 wrote: Interesting how many paid men in military uniforms are needed to intimidate. The youth with Awdal Flag are more concerned with their future. Sawirkani mid cusub maahaa.. dadka maanta salaadii hore la soo ururiyay tiro badan ma ay ahayn....
  2. Breaking News | Mudaharaad Balaadhan oo Looga soo Horjeedo Maalinta Xasuusta Maamuul Gobaleedka Snm ayaa Borama ka Dhacay + Khasaare Naf iyo Maalba lehMaalinta Xuska Maamul Gobaleedka SNM ayaa waxa lagu soo waramaya inay Dadweynaha Awdalstate ee Magaalada Borama Hawada U direen iyadoo lawaayay dad baaxad leh oo isagu soo baxa khayriyada Boorama laakin badalkeedu lagu soo bandhigay Madashaasi Mudaharaad balaadhan oo laga soo horjeedo Maalinta Xuska SNMta.Waxa wararku inta ku darayaan inay dadweynahu *kaliya 15 min kadib markii ay socoto Xuska SNMtu oo ay la so baxeen Calanka Awdalstate kuna dhawaaqeen eryo lagu taageerayo awdal state isla markana lidi ku ah maamul gobaleedka SNM ee ku wiiqmay Degaanada awdal state tani iyo markii dadweynuhu maqleen ku *dhawaaqida awdalstate ee dibada.Markuu Mudaharaadku bilaamay ayaa wax kale oo dabali******yada cuna bariiska awdalstate *hadana ugu shaqeeya SNMtu iyo SNM badan oo la soo duldhigay Magaalada Borama bilaabeen inay xabad ku furaan waxana wararku inta ku darayaan inay ila hada Naftood hurayaashi awdalstate ee ka dhiidhiyay Maamulka SNMta *saddex ka mid ah ayaa dhawaac ka soo gaadhay xabada SNMtu hoos ugu dhigtay waxana sidoo kale xabsiga loo taxaabay ila iyo 17 dhalinyaro iyo wax garad isku jira.*Wararka oo *inta ka faahfaahsan kala soco awdalstate muuqaalo iyo maqaal naga sug *insha allahawdalstate desk www.awdalstate.com
  3. Cabdiraxman Saylici oo Borama uga baaqday in lagu foodhyo iyo dareenka reer Borama qabaan (Borama,Saylacnews) Waftigan Borama yimid ee ay horkacayso Marwada Cabdiraxman Saylici waxay kusoo beegmeen murano iyo shaqaaqado ka jira Borama waana sababta ay waftigu goor habeen ah usoo galeen Borama. http://harawo.org/?p=5515
  4. Xaji, Xunjuf, waa in maxkamad la hor keeno nimankan u talin jirey ururkii gacankudhiiglaha ahaa ee SNM. SIDA SIILANYO, INA BIIXI, DHEGAWEYNE, INA KAAHIN , TOLWAA, INA XAASHI, CABDILLAHI DIRAWAL, CALIGUREY, IYO mujriinta kale ee degan Hargeisa.
  5. it's school graduation ceremony, kaliya iney calanka ku sawiran miyeey ka rabaan....
  6. SNM crimes against my people SNM forces did all that and more. Your immoral acts were never mentioned in the speeches but I remember and will always remember. Awdal baan ku dhaartee Waan xasuusanahey oon xasuusnaan waligey. I remember the carnage in Borama. I remember the looting in Awdal. I remember the cries of the babies and their mothers. I remember the suffering of the old men and women in Dila. I remember your burning the farms and the houses in Qalooc and the mosques which you destroyed with heavy artillery. I remember your stories of how you could not differentiate between the mosques in the villages and the Afweyne mansion in Mogadishu. I remember what you did in Zeila. I remember how you treated the innocent people of the villages of Awdal State. I remember your coming with the Ethiopian soldiers and I remember your laughing with them. I remember the enjoyment on your faces while rampaging in the streets of Borama. I remember all that and will always remember and tell the world your shameless acts. http://douksie.blogspot.com/2007/05/snm-crimes-against-my-people.html
  7. Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Xalay Xoog Kusoo Galay Degmada Allaybaday Lana baxay Dad Badan kuwo kalena Dhaawacay http://www.cadceed.com/2011/05/ciidamo-itoobiyaan-ah-oo-xalay-xoog-kusoo-galay-degmada-allaybaday-lana-baxay-dad-badan-kuwo-kalena-dhaawacay.html
  8. Daawo Warbin Universal TV Ka Diyaarisay Xafladihii Iska Dabo Dhacay ee London Iyo Sweden <a href="http://"">
  9. April 21 - (alnuur)-Proud to be the direct descendants of the Awdal (Adal) empire inhabitants, we are happy to announce that from now on we are Awdal state; an autonomous state of Somalia, and we will revive our civilization and bring it back to the track from which it was derailed by the SNM forces. The Awdal state that already emerged around the World will be an autonomous, democratic , compassionate and civilized state of the Federal Somali Government. Certaintly when we achieve our goal, gone will be the days when the Awdalites were the naked needles that sewed other people???s clothe; gone will be the days when our destiny was in unfriendly hands and gone will be the days when we believed blindly in the so called Somaliland nationalism. We believe strongly that a nation is a nation when the basic right of every individual is guaranteed but when the state in whose bosom the individual is supposed to feel secure is turned into a clannish spear to tear the flesh of the former rival clans, then it becomes the responsibility of every group to protect its citizens. Awdalites are no exceptions. By breaching the terms of the ceasefire treaties with the Awdalites, the SNM derailed our state and played poker with our people. The Awdal region joined unwillingly to Hargaisa Administration on 1991. The only fruits of the self declared independence became a nightmare: the loss of sovereignty, denial of basic rights of the individual, naked nepotism, intentional underdevelopment by taxing the people without ever spending a penny for the Awdalite welfare. The streets of Hargaisa sucked and absorbed that revenue. ?? We cann???t fill the bag whose bottom lies at Burco and whose rim touches Loyi???ado ??? a distance of more than Six hundred kilometers-!??, an awdalite complained once. Awdal became the true stepchild of the so called Somaliland. A single project was not carried out in Awdal since the self declared independence. The virtual nonexistence of any infrastructure in Awdal, its neglected landscape that was denuded of both flora and fauna, and the abject poverty of its citizens speak poetically for the kind of union that we were duped into. In addition, the Awdalites carried the brunt of the wars against Siyad Barre regimes of ex-Somalia. As a result the ex-SNM???s troop shelled, gunned and burned all towns and villages in Awdal. On 4th Febraury 1991, the Silaanyo militia killed in two days more than nine hundred civilians, including two hundred children, at Borama. While all this was going on, most Somalis were ignorant of the plight of these people and no one reported their continual suffering. Moreover, the Awdalites shared with the rest of the northern part the brutal oppression of SNM. On top of all these calmities, the SNM, spearheading an entire division of Mengistu???s troop, slaughtered nine hundred innocent people in Borama, Dila, lughaya and Zeila on February 4th, 1991. And when the SNM had occupied, with the ???generous?? assistance of these troops and had inherited the ammunation dumps in the north of somalia, the first step they took was a deliberate clan-cleansing of the non-Isack clans from their homes at Gebiley, Hargeisa, Arabsiyo, Eiragavo and Ainabo. To humilate farther the clans in the north, they hijacked their elders and took them first to Harar (Ethiopia) in April 1991 and later to Burao where they were intimidated to sign a ???compulsary declaration of independence?? that has been concocted directly by ???Is****s??. violating directly the sovereignty of the Somali state, were directing that so-called conference at Burao. Thus, by carrying out these repugnant deeds that are contrary to whatever values or culture we shared as Somlis since the millennium, the SNM dealt a mortal blow to any bonds of brotherhood and sisterhood we shared. Now, if Somalia disintegrates, the Awdalites, who has been the victims of the so called Somaliland nationalism, cannot be blamed. History is our testimony that we have persevered despite all kinds of oppression and that we have striven to keep northern Somalis together(Is***is) and as a nation and but that earned us only scron and a threat to our very survival. We cannot be part of another tribe guided by the whims of crazy clannish zealots; nor shall we be part of unrecognized dream kept together by coercion, and we will never accept again to be the underdogs waiting at the offal. We understand fully that the decisions we have taken are not light but God has ordained that we become the guardians of the Somali nation. after seeing half of a million of its people starved to death and millions of others obliged to go through all kinds of humiliation, Somalia is not the same any more and is preparing for federal system. Therefore, by solemnly declaring our autonomousness, we are confident that the Somali people will support us for they understand fully the conditions and circumstances that abliged us to undertake this historic decision. Henceforth, we are the Awdal State ??? the heart of the GA******SI clan ??? and our boundaries are those of the Awdal region of the ex-Somalia. Signed by the Preparatory Committee of Awdal State. www.alnuur.com
  10. Haa, Thankful, Calanka ilaa dooxii waaheen ayaa laga taagay..
  11. Xafladii Awdal State ee Sweden. " frameborder="0" allowfullscreen>
  12. Shir jara'id oo uu maanta qabtay, Farhan Aden Warsame Kana hadlay AwdalState iyo maamulka SNM,
  13. Hogaanka snm oo udiray Gobolka Awdal Basasiin Farabadan kuna Dardaaray Ayjeesha inay bulshada cadadis saraan Hoganka snm ta hargaysa oo usoo diray kolanyo babuur gashaman ah kuna dardaray gulwadayasha shacabka xidh xidha inay cadadis farabadan saraan bulshada reer awdal waxa kalooy si hoosa ugu sheegeen in ninka kahortaga dhadhaqaqa awdal state in mushaarka loo kordhin doono lana dalacsiin doono waxaa kale oo aay balan qadeen in aay boliska magalada borama soo birinayaan siinayaana babuur farabadan si aay uga hortagaan dhalinyarta xaq udirir ka ah ee gadoodsan koxdani somali diidka snm iyo canasiirta la shaqaysa ee aay mushaarka siiyaan ayaa waxay dhin aan la qiyasi karin ku hayaan bulshada awdal state oo aay dulaan ku yihiin labatankii sano ee udanbaysayba sidoo kale wararka naga soo gadhaya xoogaga awdal state ayaa iyaguna balan qaaday inay ugaadhsan doonan canasiirta la beesha ah ee u adeega danaha snm ta hargaysa xogaga xaqudirirka awdal state ayaa waxaay ku jiraan is abaabul aay kaga hortagayaan talabo kasta oo aay qadaan canasiirta somali diidka ah iyo kuwa lashaqeeyaba waxanay wacad kumareen in kuwa dulaanka ku ah bulshadooda iyo dagankooda aay udhigi doonaan cashir lama ilawaana sarkaal u hadlay xogaga xaq udirirka awdal state oo magaciisa kusoo gabiyay nasir ayaa sheegay in anay din ugu dulqadan doonin in dhalinyarta awdal state jeelasha borama lagu ururiyo waliba in tii ladoono lagu haysta kadibna sawiro iyo qoralo laga diyaarioyo sidii waxay dilal gaysteen isu soo wada duuboo malmaha inagu soo aadan ayaan lasugayaa in aay xoogaga xaq udirirka awdal state aay howgal ka fuliyaan magalada borama hawlgalkaas oo lagu nafaynayo cadawga bulshada xogaga awdal state ayaa waxay sheegeen inay ugu baqayaan canasiirta xidhan shaadhka snm ta hargaysaa aay kabaxaan dhalanteedka una adegan bulshadooda iyo dagankooda waxa kale oo aay sheegeen kuwa qadan waya amawiirtooda ee ka wantoobi waaya dhibataynta bulshada iyo xadhiga dhalinyarta awdal state inay kasuulin doonan kana nadiifin doonaan dagankooda anay ku qaban doonaan gacan bira waxaan sugnaba waa mamlaha soo socda iyo daganada awdal state siciid hufane Borama office. www.awdalstate.com
  14. The Creation of Awdal State of Somalia in the North has Put the Last Nail on the Coffin with regard to the One Clan Based Secession of Somaliland: Awdal, Somalia, the Celebrations of the newly created Awdal State of Somalia are underway throughout Somalia and the Awdalites diaspora and other Somalis everywhere around the globe. The Awdalites in Somalia and their diaspora have resolved to create their own Regional State in Somalia and be part of united Somalia. Thus, the Awdalites have effectively shunned the one clan based secession agenda, so called Somaliland. Meanwhile, Awdal State of Somalia becomes the latest addition in the already existed dozen or so Regional Adminstrations in Somalia, and particularly the fourth in the northern regions of Somalia along side with Puntland, SSC, and one clan based so called Somaliland. This positive development will definitely facilitate peace, prosperity, faster reconciliation on the somalia political deadlock, and chart a way out of the prolonged civil war in Somalia. The only obstacle to peace and reconciliation that is to watch for will be, if the one clan based secessionist so called Somaliland attempts to object the resolve of the Awdalites and gamble to use force against them, as they tried on the other neighboring regional administration of Sool, Sanaag, and Cayn of Somalia (SSC). The bloody armed conflict the secessionists initiated in the SSC regions has caused thousands who are killed, wounded, and displaced. The SSC Regional Administration and the SSC people are warmly and whole heartedly congratulate the Somali Awdalites and wish them and their Awdal State of Somalia the best of luck and to succeed in their legitimate endeavors. Hiirad Keenadeed" <miyirqab@gmail.com.
  15. Amma diid amma doon -- Kani galbay ku kale mooyee April 5 - (alnuur)-Xaflada ku dhawaaqida AWDALSTATE ee Minisota oo u dhacday Meeqaamkii ugu sareeyay ee maamul goboleedada guud ahaan Somalia ayaa waxaa ka soo qayb galay idaacadaha waawayn ee dunida oo ay ugu horayso idaacada VOA. Inaga oo ka sugayna awdalstate.com dhawaan inay soo gudbino iyadoo video ah balse marka hore nala dhagaysta sidii ay idaacada afka soomaaliga ee VOA du u dhigtay ku dhawaaqida AWDALSTATE. Si aad u dhagaysato fadlan guji lifaaqa bidixa ee u dambeeya ee cinwaankiisu yahay " Kani Galbay ku kale mooyee www.alnuur.com
  16. Soo noqoy jacaylkii ha noolaato Somalia.. :D:D
  17. Saalax;708784 wrote: ^^^ Speak for yourself. Awdal is part and parcel of Somaliland. AwdalState qudhmista waa laga Sifeynayaa!
  18. Prof, Xaamud Maasheeye oo qudbad qiimo leh ka Jeediyay Xafaladii AwdalState ee Minnesota. Minneapolis (Saylac.com) Munaasibada Awdal State ee magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka oo ay ka soo qayb galeen dadweyne Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay boqolaal qof ayaa waxa ka hadlay aqoonyahano kala duwan oo iskugu jira reer Awdal iyo Soomaalida kaleba . Prof Xaamud Cali Masheye ayaa kazoo jeediyey khudbad aad loola dhacay waxanu si qoto dheer ugu dheeraaday in Awdal State ay tahay dawlad goboleed Soomaaliyeed oo aan hoostagin dawlada Somaliland . Prof Xamud Cali Masheye waxa uu yidhi “ Hadii umada soomaaliyeed aragto dadweyne Somaliyeed oo la dulmaayo waxa waajib ku ah inay u gurmadaan garabka joogsadaan dadkaa la dulmaayo. Isagoo ula jeeday gobolada Awdal State ee uu kazoo jeedo. Prof Xamud Cali Masheye oo ka tirsan gudiga qabanqaabada Awdal State ee Gobolka Minnesota ee cariga marykanka ayaa waxa uu sheegay in ujeedada Awdal State ay tahay in gobolada awdal, Selel iyo Gabilay ay noqdaan Ismaamul Goboleed Soomaaliyeed oo ka madax bananaan Ismaamulkii burburey ee la baxay Somaliland. Munaasibadan oo ay kasoo qayb galeen Mudanayaal ka tirsan Senetka Maraykana gobolka Minnisota, Diblomaasiyiin reer galbeed ah iyo Aqoonyahaniin Soomaaliyeed iyo waliba Fananiinta qaranka Somaliyeed sida Fanaanada astaanka qaranka Somaliyeed ee Saado Cali Warsame ayaa waxa laga soo jeediyey heeso Wadani ah oo dadkii goobta joogay ku abuuray somalinimo iyo isjacayl aan horey looga arag gobolka Minnesota ee Cariga maraykanka. Khariidada Awdal State oo loo bandhigay dimlomaasiyiintii shisheeye ee kasoo qayb gashay xaflada wanqasha Awdal State ayaanu idiin soo gudbin doonaa waxa kale oo aad naga fishaan video iyo waliba sawiro ay saylac.com idiinka soo diyaarisey munaasibada Xaflada . Sidoo kale waxaad toos uga daawan kartaan Universal Tv, VOA, Somalimediatv, SomtvMinneapolis, King 5 News TV Seattle , iyo Tvyada localka ah ee Midwest USA. http://harawo.org/?p=4963