Akash

Nomads
  • Content Count

    272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Akash

  1. go'aanka ay ka qaateen Madaxda Awdal State waa mid shacabkii ku diirsaday Gudaha iyo Dibadda In laga wada shaqeeyo Nabada dan ayaa ugu jirta bulshada Labada dhinac ee deegaanku ka dhaxeeyo
  2. SNM tactics whenever they lose battlefield they call peace how many years sheikh Aden Siiro was preaching that SNM militia as mujahideen saviours
  3. SNM Jaah wareer ayaa ku dhacay arintani waxay i xasuusineysaa weerarkii Qaawanaa ee ay Ku Qaadeen Tuulada Seemaal ee degmada Baki Maamulka Villa Morgan waa iney xuduudahooga ku eekaadaan
  4. Aaliyyah;776027 wrote: Lovely. Laakin sadexda xidig waxaan rajaynaya in ay u taaganyihiin SSC, Awdal, iyo maakhir oo haduu alle idmo mar labaad ku midoobi doona bartii gol Khaatumo. Ameen yaa rab agree wíth you Lakiin midnimo la'aanted wax hagagi kara ma jirto kuwa ka maqan laftooda waa in loogu Baaqo
  5. Soo Noqoy Jacaylkii http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=-RJc79mJMlE" frameborder="0" allowfullscreen>
  6. Madaxweynaha Awdal state oo Fariin Muhiim ah u diray Shacabweynaha Reer Awdalstate War saxaafadeed uu maanta Magaalada muqdisho kasoo saaray Madaxweynaha Maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee Awdalstate ayuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Gobolka Awdal. Madaxweyne rashiid Aw Nuur ayaa ugu baaqay shacb weynaha kala duwan ee ku nool Magaalooyinka Gobollada Awdal,Gibiley iyo Selel inay si wadajir ah uga hortagaan Bannaanbaxyada sharci darrada ah oo ay ku qasbayaan Maamulka SNM ee uu horjoogaha ka yahay Siilaanyo. Madaxweynaha Awdalstate ayaa ugu baaqay dadweynaha Reer Awdalstate inay si degdeg ah ugu dhawaaqaan bannaanbax nabadeed oo ay uga soo horjeedaan falalka caburinta ah ee uu wado Maamulka la baxay Somaliland. waxa uu kula dardaarmay madaxweynuhu dadweynaha Reer Awdalstate inaysan marnaba hakad gelin dadaalkooda ku saabsan inay iska difaacaan cid kasta ee caqabad ku ah ammaankooda,Horumarkooda iyo Midnimadooda. Ugu dambeyntii warsaxaafadeedka kasoo baxay Madaxweynaha Awdalstate ee Soomaaliya ayaa digniin culus loogu jeediyay Maamulka Siilaanyo inuu faraha kala baxo dadweynaha Awdalstate ee ka tashanaya aayahooda www.awdalstate.com .
  7. R/Wasaaraha soomaaliya oo Maanta muqdisho ku qaabilay Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Awdal state ee Somalia R/Wasaaraha Somalia Dr Cabdiweli maxamed gaas aya amaanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha awdalstate ee Somalia Mudane rashiid aw Nuur Xersi,kuwaasoo uu kamid ahaa wasiirka arrimaha dibadda awdalstate mudane xasan Riiraash,waxaana goobjoog ka ahaa qaabilaada R/wasaaraha uu u sameeyay wafdiga Awdalstate Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ay kamid yihiin W Dowlaha wasaaradda arrimaha Dibadda xaamid Cali Maasheeye,Diplomaasiyiin iyo madax kale. R/wasaaraha iyo wafdiga awdalstate ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa mideynta iyo isu keenidda Dadweynaha Soomaaliyeed. Sidii Dowladda Federaalka ah ay uga tagaeeri laheyd Maamulka Awdalstate Dhinacyada Dhaqaalaha,Siyaasadda,Amniga iyo arrimaah Bulshada. Wasiirka arrimaha Dibadda awdalstate Col.Xasan riiraash oo wareysi siiyay Shabakadda Awdalnation isagoo ku sugan Muqdishbo ayaa sheegay inuu si aad ah uga mahadcelinayo R/wasaaraha qaabilaadda uu u sameeyay wafdiga Awdalstate ee Somaaliya waxa uuna hoosta ka xariiqay Wasiirku inay qorsheynayaan inay kulammo la qaataan Madaxweynaha iyo madaxda kale ee qaranka soomaaliyeed.
  8. Congratulations, Khaatumo State of Somalia and Awdal State must work togther for the uniting the whole nation, Khaatumo will end the SNM Drama 20 years ayaa lagu jiray wey duushay iyo wey dhaqaaqday. Khaatuma ayaa soo Khatimiysa.
  9. recently they attacked innocents people Seemaal district in Awdal and now at Buuhoodle SNM aggression must be stop it.
  10. SNM aggression on SSC State people is crime against humanity they have to stop it
  11. The People of Awdal State Support their President and the preparation is underway the whole goverment will be replaced
  12. Idaacadda Radio Muqdisho ayaa sheegtay in amaanka Madaxweyne Rashiid si weyn loo adkeeyay ,iyadoo dhinaca kalena xustay in garoonka Muqdisho ay uga hortageen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Samad Macalin Xasan ,Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Xaamud Cali Maasheeye . Madaxweyne Rashiid iyo Wasiir Xasan Raariish waxaa amaankooda la wareegay Ciidamadda AMISOM waxaana la dejiyay Madaxtooyadda Villa Somalia. Wargeyska afka dheer ee Waaheen oo ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay “Madaxweynaha Maamulka Awdal State oo ka degay Muqdisho iyo UN-ka oo galbinayay”Halkaan ka akhri http://waaheen.com/?p=27875 UN-ka oo la sheegay inay saluugsan yihiin siyaasadda Maamulka Siilaanyo ayaa ku hoowlan sidii Goboladda ay degaan Dhulbahantaha iyo Gadabuursiga looga hergelin lahaa Maamul goboleedyo salbaraan oo siyaasad ahaan ku shaqeeya nidaamka Federalka. Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cali Khaliif Galeydh iyo Cabdi Kariim Jaamac ayey Ciidamadda Melleteriga Ethiopia xoog ku dhex mariyeen goboladda Somaliland iyagoo la sheegay inay ku ilaalinayaan degaanka Taleex oo shirweynahii Khatumo2 ka socdo. Si kastaba ha ahaatee,waa markii ugu horeeysay ee Madaxweynaha Awdal State lagu qaado diyaarad UN-ka leeyahay,waxaana tani ka marqaati kaceeysaa in beesha Caalamka iyo Dowladda Federalka Somalia aqoonsatay Awdal State source, www.awdalnation.com
  13. 'Liibaan';772883 wrote: HAMBALYO: DARWIISH STATE HAS ARRIVED ! Ergooyinkii Shirka Khaatumo oo isku raacay in Maamul Cusub la dhiso iyo Shir Saxaafadeed Maanta La qabtay oo lagu sheegay in maamul Cusub lagu Dhawaaqayo (Taleex, Jan 10, 2012 Ceegaag Online) Waxaa Maanta Gelinkii Hore Maalintii 2aad ay Kulan ku yeesheen Darayda Khaatumo Ergooyinka Shirka Khaatumo2 waxa ayna Ergooyinkani soo Saareen Qodobo wax ku ool ah ay kamid tahay in ay dhamaan ergooyinku isku raaceen in Shacabka SSC ay Yeeshaan Maamul Ka Taliya arimha iyo masiiirka Umadda Waxaana Maanta gelinkii Danbe Shir jaraa'id Qabtay Afhayeenka Gudiga qaban qaabada Shirka ahna Gudoomiyaha Saaxafadda Shirka Mudane Aadan C/laahi Shuuriye iyo Mudane Saleebaan Waji Xaad oo ah Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gudiga Dhaqalaha Shirka Khaatumo2, waxaaana Qodobadii Shirku u ahaayeen Sidan. Warsaxaafadeed Shirka Khaatumo 2 Taleex. Ergooyinka Shirka Khaatumo 2 ayaa maalintii 2aad ka dooday Ajendaha Shirka Khaatumo 2 waxaa saaka hawlohoodii kasii watay Madasha Shirka Dhamaan Ergooyinka Gudaha iyo Qurba Joogta. Dood dheer iyo Falanqayn kadib waxay ergooyinkii Codeeyeen Go'aamo aad Muhiim ugu ah Masiirka Deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa Ergooyinku Fadhigii saaka Ugu Codeeyeen Deegamada SSC in loo sameeyo maamul Goboleed u gaar ah oo masuul ka ah Aayaha Deegamada Shacabka Soomaliyeed ee ku Nool goboladda SSC. Qodobkan iyo Go'aamo kale oo muhiim ah oo maanta ergooyinku isla qaateen ayaa Beri lasoo hor dhigi doona Shirwaynaha. Waxaa maanta Madasha Shirka Berdaha Khaatumo ka Muuqday dabaal Deg iyo rayn rayn iyadoo Jidadka magaalada ay marayeen Tiro badan oo Baabuur ah oo ruxaya Calanka Somalia. Xafiiska Saxaafadda ee Shirwaynaha Khaatumo 2. Maxamed Cismaan Cabdinuur Taleex. Hambalyo Shacabka SSC Shirka taariikhiga ah ee ay ku qabsadeen Magaalada Taleex Waa mid meelo baddan Laga Soo Dhaweeyay including Awdal State of Somalia... Somalia ha Noolaato
  14. <img src="http://camuudnews.com/wp-content/uploads/2012/01/muqdisho7.gif/img] http://camuudnews.com/wp-content/uploads/2012/01/muqdisho12.gif" alt="" />
  15. Waraysiga madaxweyne Rashiid aw nuur xirsi ee madaarka Muqdisho http://sunatimes.com/playaudio.php?id=511
  16. those are people of Awdal state they are disrciminated they must be given priority for the jobs insead they bring other workers some where else
  17. maamul goboleedka Awdal state of Somalia Waxa u ka kooban yahay 3 gobol,Gabiley, Awdal iyo Salel marka dastuurku waa u ogolanayaa
  18. Dagaallada oo ka bilowday Islaan adhi la joogtay oo maanta subaxnimadii niman dablay ahi qoorta ka jareen, its very concert it's not the first time that they have killed innocent peopple by Somaliland forces in Awdal regions. Reer Awdal State waa in ay xuduudaha hooga Soo xidhaan.
  19. http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1278&catid=66&Itemid=117
  20. Dagaal goos goos ah oo hubka culus la adeegsanayo oo ka socda buuraha gubanka Awdalpress – Seemaal – Sida warar xog ogaal ahi sheegayaan, waxa shabakadda wararka awdalpress.com soo gaadhaya in dagaal goos goos ahi ka dhex socdo buuraha gubanka iyo inta ku xeeran, waxana isaga hor yimid maleeshiya beeleed ka soo ruqaansaday xeeb iyo kuwa bariga Dilla oo isku dhinac ah iyo ciidammada Millatariga Somaliland. Illaa iyo immigana waxa isa soo tararaya wararka sheegaya in dad dhaawac ah iyo kuwo maxaabiix ahba loo qaaday cusbitaallada Gebilay iyo Hargeysa. Dhawacaasina sida uu yahay weli wax tafaasiil ah lagama bixin. Dagaallada oo ka bilowday Islaan adhi la joogtay oo maanta subaxnimadii niman dablay ahi qoorta ka jareen, kaddibna goobtii laga maqlay rasaas, ayaa jabhadda buuraha ee xeebtu gurmad ku yimaaddeen goobtii rasaastu ka dhacday, halkaana waxa ay foodda is dareen ciidammada Somaliland oo ku sugnaa goobahaasi iyo malleeshiyaadkan hubaysan. Muddo markii uu dagaalku socday ayaa Jabhadda beesha Dilla oo gurmad ahi ay yimaaddeen, qaybna ka noqdeen dagaalkii, waxana illaa iyo immiga socda dagaal laga cabsi qabo in dad badani ku naf waayaan, oo u dhexeeya ciidammada Somaliland iyo maleeshiyaadkaasi. Waxa wararku intaa ku darayaan, in weli dhaawac uu yaallo buuraha. Dhinaca dawladdana wax weli war ah oo arrintaa ku saabsani kama soo baxin. Awdalpress.com
  21. B_A_L_L_E_R_Z;766638 wrote: Maanshalla Viva the OTTAWA community They are not from Awdal State, llol