juma-nne

Nomads
  • Content Count

    253
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by juma-nne

  1. War Kumee "Duufaan" what happened you started a thread and went hiding. Mise waxaad ahayd yaryarkan qurbaha lagusoo taba baray?
  2. I will apreciate any information and advice about LSAT as am about to take on one soon. THANK YOU
  3. The history is repeating itself. You known kids never leave a mad man alone in Somalia but after a while when he got angry they end up crying. These is how the people used to characterize the conflict between SSC people and the former British protected tribes. Is the mad man getting angry and kids will cry again Horta murtidani waxay kamid ahayd kaftanka iyo dacaayadihii ay isdhaafsan jireen ragii hore ee dhaqan yaqaanka ahaa, ee ogaa inay oodu ab kadhowdahaiy. Hase yeeshee jwaabteedii sidanay ahayd. Caruurtu waa kuwii kora, balse nin waalan oo miyirsaday xagee lagu arkay?
  4. Xiinow wallee waad ihgayaabise. Adigoo og waxa meesha kule'eday inaad aniga igu riixdaa wa shay xaarana ah. waxaad uriyaaqaysid waa geerida walaalkaye anba iga waanay ahayd ee toolow colka jooja!
  5. It starts that way, Sacad. It's this resident today. Tomorrow, it may be a resident you and your deluded ones care and love. Cakku caqli Wallee inaanay halkaa galbeed usoodaahfayn hase yeeshee Garoowe ayaan ubaqyaa Xiinow ee tolow colka jooja
  6. Reerkee baqtiga loo qaybiyey, gabayyo badan baan hayyaaye'e Reerkan cagaha wax kadeyay dee xiinow waa kusidee oday wax garad ah yaan kumoodayee?
  7. War wixii dhacay dhace ee haatan let us start aonother round of Face saving You Know here, ragu waa isdilaae isma bahdilo. Bal haatan bal raqda hala iska dul qaado. Horta yaa haya gabaygii hasha baqtiday reerka looqaybiye?
  8. Is Laascanood turning into another Mogadishu? And who is at lose here is it Somaliland administration or the Innocent Residents?
  9. Qarax culus oo lagu dhaawacay Guddoomiyaha Gobolka Sool oo keenay dhimasho iyo dhaawaca dad kale January 28th, 2010 Comments Off Laascaanood (Hargeysa)- Mid ka mid ah ilaaladii Guddoomiyaha Gobolka Sool Saalax Askar Xuseen ayaa dhintay, Guddoomiyaha iyo afar qof oo kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii maanta Laascaanood lagula beegsaday Bam nooca meesha fog laga hago ah. Siday sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood, Guddoomiyaha Gobolka Sool Saalax Askar Xuseen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Ilaaladiisa, ayaa Bambo nooca meesha fog laga hago ah oo Gurigiisa la ag-dhigay lagu qarxiyay abbaaro 11:15 subaxnimo ee saacadda Afrikada bari, waxaana halkaa ku dhintay mid ka mid ah Ilaaladiisa, halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo kale oo uu ku jiro Guddoomiyuhu. Guddoomiyaha, Darawalkii Gaadhiga u waday, mid ka mid ah Ilaaladiisa iyo laba qof oo kale oo shacab ah oo goobta ka ag-dhawaa ayaa ku dhaawacmay qaraxaas, kuwaas oo gelinkii dambe ee maanta dhaawacooda la keenay Cusbatalka guud ee Burco, halkaas oo lagu dawaynayo. Guddoomiye Saalax ayaa la sheegay in dhaawac culus uu ka gaadhay Wejiga, Madaxa dhiniciisa dambe ee Qadaadka iyo lugaha. Sidoo kale, waxa uu warku sheegay in Darawalkii gaadhiga u waday iyo gabadh ka mid ah daka shacabka ah ee dhaawacmay uu dhaawacoodu culus yahay. Dhawaanahan waxa isa soo tarayay Qaraxyada lagu ugaadhsanayo Madaxda iyo Masuuliyiinta Ciidanka Booliska ee Gobolka Sool iyo Madaxda kale, kuwaas oo badankoodu ka dhacay Magaalada Laascaanood. Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com
  10. was not talking to you Mr. Pretender ,,, War maxaa kudhacay xoghayaha borobagandada Udub Mr. JB.Beryahan qofkiikii lahadla ba " Mr. Pretender" yaa kasoo hadhay . Nimankii Udub(ururka Dibudhaca Uskagaynta iyo Burburinta) Cadho, hinaase iyo cagojuglayn ayaa kasoo hadhay. Waxaiy u egtahay hadii riyaale hinaase la xanaaqo waa inay la wadaxanaaqan
  11. Akra,(Qarannews)-Wefti ka kooban Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda arrimaha debedda Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) iyo Maareeyaha Dekadda Berbera Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-Xoor) ayaa maanta oo ay bishu tahay 21/01/2010 gaadhay magaaladda Accra ee caasimadda dalka Ghana. Sida la sheegaayo weftigu waxa ay booqasho laba maalmood gaadhaysa ay ku joogi doonaan dalka Ghana. Waxa kale oo weftigu booqasho ku tagi doonaan dekadda Mombasa ee dalka Kiiniya. Booqashadan weftigan ayaa lala xidhiidhinayaa in ay ku lug leedahay sidii loo hormarin lahaa dekadda Berbera si ay u kordhiso adeega ay siiso isticmaalayaasha dekadda oo ku soo kordheen dadkii ka ganacsan jirey xoolaha nool oo dhawaan ay dowladda Sucuudigu ka qaaday xayiraadii. Wararka waftigaasi waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wrarkeena danbe ee kala soco shabakada qarannews The Irony in this is that the local investors are prohibited from investing in their own backyards (calling it Commercial regulation) Just ganging up with foreign mafias and share the Loot.
  12. Since when you became a fan of Indhodeero ??,,, Pretender.com No one is calling their demise unlike you sxb ..... it is a matter of regulating the commercial here. Looks like you are closee to that Riyaale kitchen. . the Irony in your statement of regulating the commercial tells alot about your moral and ethical standard. Those sentiments are way past due . War shicibku doorashay iidin kafadhiyaan?
  13. He honestly stated the truth. Of course the Ceseding intention was not born during the strugle but came up after the victory. As he clearly stated the other partners in strugle in the south went ahead and build a governemnt without consultation with SNM. This was an insult added into an injury and the people rose to their feet and asked for Unconditional cessation.
  14. http://oodweynenews.com/display_page.php?articleid=14069 It seems that the whole maxjar Issue has turned into Kujiq Sii. However Indha deero Company overcame the obstacles During Siyaad Barres Times and I am sure Riyaale's Kitchen ministers cant succeed Either. To those who are calling for Indhadeero Demise here at SOL Have trully shown their unnesesary envy ( Xaasidnimo)
  15. and here MR JB was telling us that competition is allowed. What abt Those who paraded the news About the Arab Investor? Anyways Indhadeero group should have read the political climate before investing $4million. That Money Could have earned them more if invested in other Apreciative places.
  16. http://www.standardmedia.co.ke/InsidePage.php?id=2000001069&cid=4&
  17. It's telling that the original Saudi investor sees enough return on investment in less than 3 months to embark on the building of another quarantine center. While this is a much needed boon to the overall Somaliland economy, it remains to be seen how wisely the administration uses the quadrupling tax revenue. I doubt if this inflow of revenue would be well managed. The administartion is suffering from widespread coruption.
  18. great progress. What about the local exporters like indadeero group have they been displaced?
  19. The last and more important one should be happening soon under the eyes of the whole world. With the Develping Guurti Showdown I doubt if things are as spicy as you put. Anyways lets pray hat it comes to a desirable end.
  20. lets see the outcome of his visits to washington. Walee odayga habarta wax loosaar.ma waxad kamid tahay kuwan kuhadaaqa Donald Payne is the Number one enemy of Somaliland
  21. War JB bal xanta hargaysa wax nooga iftiimi. Some are claiming that Siilanyo has been summoned by American intelegnece for questioning about his apointment of Al-shabaab sypathiser as the head of KULMIYE youth wing
  22. Its true accoring to Haatu Faarax Macalin is less of a heavyweight among kenyan Somalis Politicians. Interestingly enough I dont see Mr. Indhabuur who is supposedly Somaliland representative in Kenya. It looks like this is a campaign project by CAWIL TUUG and have managed to sideline the KIRGIT( Indhabuur). Lets just wait and see but its a KUDOS for CAWIL TUUG he manged to brainwash many especially in this crucial election times. NB: WHY BYPASS BURCO??
  23. by Xaaji X Juma Nne dee so mujaheed maha I agree Abdiraxmaan Tuur was an SNM leader but dont forget he ended up Pro;Somaliweyn. All in All I was not refering to Late Abdirahmaan Tuur but after reading the article I couldnt Believe what That Ucid Guy was saying in reference to Tuur taking the war to Mogadishu.
  24. waxaanu nagafogeeye dagaalkii, oo ugeeye Muqdisho isaga uu isticmaaley khibradiisii xaga siyaasadeed :confused: :confused: ] What a moron.
  25. Ilaahay hakala qaboojiyo, Intii dhimateyna alle haunaxaariisto. To ; Garoodi, Xaaji X, Red Sea and Dcaysane. War ilmadeerayaal sidan si isugudhaama. Waxan aad wadaan dhaqan muslin iyo mid soomaliyeed toona maaha. Dad muslin ah oo fidmo isugayse in lagu farxo maaha. ogaada "bawdyo rag maalinba mid baa qaawan" Intaasina waa iga waano