Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. waa meeqa mitir gabdhu. (gabdhii dheerayd iyo ninkii gaabnaa ee is aroosey baa ugu doo dacay. Up and down) This guy I know from Hargasa, He pronounces 13, Like Teedhiin, Foodhiin
  2. Mid qaduuc ah oo minneapolis jooga ayaa wuxuu kaga yimid Kenya six cunig oo uu dhalay iyo hooyadood. marka bishii wuxuu u diraa $50. waraaq buu marka u qoraa: KU: naagteyda Ka: Ahmed Naayaa waan ku salaamay. $50kii doolar oo aan idiin soo direy ma hesheen. hadii aadnaan helin ii soo sheeg aan nimanka lacagteydii ka doontee.
  3. Kaare dille, What do you mean "idinkana" aniga yaad igu dartey. mida labaad nimankaas hada in la sugo ma ahane. ma qof laga dilaa hada ku jira. Sidii ay xagaa iyo Hargaysa u qabteen iskuma aanan fiicnayn nimankaas. Horta bal Garoowe ha laga xukumo.
  4. Norf & Paragon, KK iyo Tuujiye luuqadoodii baad ku cayaarooysaan
  5. Yam Yam was one of those PPle I wanted to meet, and I finally met him in Ohio. Mid yaroo Soomali ah baa jiirtey Odaga asagoo jidka gooynaya. She did not have driver licinse and insurance both. Yaa laascaanood ku celiya.
  6. Ayeeydey baa bari inta Jarmalka aadey ii keentey shaar. marka shaarku shaar gabdheed buu ahaa. waxaan ku iri ayeeyo shaarkaanu waa shaar gabdheed. Markaasey waxay tiri. "War shaarka qaado waryaa. Yaa gabadh shaar ugu talagaley" LOOL Waxa gabdh shaar ka yar qabta oo Minneapolis taagan haday maanta arki lahayd.
  7. Meel un ku ekow ninyohow. magac badal badanidaa.
  8. Enjoy. Godkii aakhiree lagugu riday jeer uunbaan galiye Naxariis gu weynbaan Rabigay kuu galiinsaday Aw Yuusuf gabaygii ahaa guur aan ka laaado Gabdhihii markaa joogay eed diiday gogoshooda Gefefkiyo tilmaamihii cadaa iid ku gali waydey Hadaad maanta goob joogi layd kama gidaadeene Geeraarka adigoon maqlayn kaagi garab yaala Cimrigiyo gabdhaha aan wakhtigan isku soo gaadhay Aniguna intaan uga gabaday geed aan ka idhaahdo Gablan iyo inaan ubad dhalaa wey gudboon tahaye Madaxayga guudkaad cirada galayax moodaaye Gabowgii waxaa iiga hadhay dhowr guyoo kale Guumays waxa iga dhigoo doobka igu gaaxshay Een dumar qaar uga gabaday geed aan ka idhaahdo Guduud iyo adoon qurux hurayn gaari aad xulatay Beri hore gayaan iyo kufbaa wada gudboonaaye Geelana midii qaayibtaa loo gunayn jiraye Intii aan bacow gaadan laa golo ku joog fiican Mar haday gar dhalad wada noqdeen guur aan ka la’aado Caadadii la gooyaaba waa geeri iyo ceebe Guudkii badnaa iyo tintii gelefka aad mooday Ee guur ninkii doonayaa muuqa garanaayey Garoob iyo midii reerle iyo taan la guri gaysan Gamboolay haday wada noqdeen guur aan ka la’aado Gaabsiga xishoodkiyo midaan edebtu soo gaadhin Ee maro guntiimaysatee gibilka qaar muuqdo Ee naasku inuu giigsan yahay wiilka gelinsiisa Markay wada gabraartaan intaan goyn lahaa madaxa Ana geeshku ii bixi lahaa guur aan ka la’aado Goobatada habaynkii gudeen goor walbaba joogsan Gasiiriyo midii aan Jimcaha geedka laga waayin Ee ina-rag kii nini wataa raaco gacanteeda Marna tii aan gaagixin hadii gorofka loo qaado Intay gaadhi iga raaci layd guur aan ka la’aado Geerashkiyo midii xeer taqaan qaadka gurigiisa Gogoshiyo falaasyadii midii kala dhex gowdiida Ee jaa’ifada loo guree lagu habayn guuro Ee labo gundoodoo nin kale galan galcaynaysa Intay galab rag kale ii keeni layd guur aan ka la’aado Garab rarato, meel kuma gabada, guura bahaleeya Sida igadh gandaalkeed la sido niman ku gaaf meera Gurashada sigaarkiyo shaxaad gees walba u baydha Markaa googo’ kii siinayaba gacalsatee raaca Waabaayaday gurubsataa taasuyee guur aan ka la’aado Ta cidiyaha aan gurin tintana gaabisee madhisa Goodaado beer dheer aan cunin dheefta gurigooda Gidaarada habaynkoo badh tegey wiil garbaha haysa Gorayada surwaalka leh midaan ruux u garan waayey Xidin-xiitadaa aan gam’ayn guur aan ka la la’aado Gunuus badan had iyo jeer gurxama deriska guul-guula Garba qaawan wiinbaar gashada gogol ma loo doona Gagabsiga yar mooyee marnaba guurka ma xusuusta Dhaylada midaa loo gadee awlal kaga goysa Xuurtaa aan hamuun goynahayn guur aan ka la’aado Ta aqoonta loo gado baree garasho loo yeelo Cilmigaa asaageedu gayo tii la garansiiyo Gargaariyo markii reer tashigi gacal ka eegaayey Hadii ay quraarado gashoo gaalo la ciyaarto Gablan bay adoogeed ka tahay laguma goohaane Cadho waalid bay galabsatee guur aan ka la’aado Garoob maal leh oo dhawr sacaad waabka soo gelisay Oo guri cariishiyo dukaan ganacsatee haysa Caanaha gadhoodhka ah ninkay gelin dhexaad siiso Noloshiisa anigow garlay guul ka dhigataaye Intii lay guhaadayn lahaa guur aan ka la’aado Mida guursatee guriga lee gabanadii tuurta Ee baladka gaashgaashisee gaatin soconaysa Ee goor qaboona ah baxdee godadka fiidmeerta Guuguulka waa lagu yaqaan raro-gubyood ka ahe Intay ubadka gaasiri lahayd guur aan ka la’aado Ta gugeedu weyn yajay asee gaanisada dheesha Een da’deed la gooshinee gurbaysnimo kufaanaysa Googoradda bowdada ka maqan xaluska giirgiiran Waa cudur nasoo galay asii aan la garanayne Gimrigeedii taa gabawartana guur aan ka la’aado Ta jacaylka gaadada u sudhan meel walbaba gaysa Ee dhawr nin guubaabisee laxawga gaadhsiisa Adaan gooni kuu ahay waxay kugu garaacdaaba Markaad labada ******* gaftay kaa xamaan guran e Dumaashiday intaan gocon lahaa guur aan ka la’aado Midda ganaca weyn lee ibtilo aasha loo galiyey Ee nabar la gaadhsiiyey iyo garac lasoo dhooftay Ee gabanka aabihiina tidhi waygu gacan saydhay Indha gudhay dhafoorada gotaad taa ku garataaye Ceebteedu ima soo gashee guur aan ka la’aado Guunyada middii aabaheed lagu galiimaysto Waxay gocato taan waayinoo gaajo wali taaban Ee gacanta maal ugu jiroo gaadhi dheer wadata Nin qudhaad u gaar tahay yaan ruuxna galinayne Intaan gaws libaax gali lahaa guur aan ka la’aado Guddoonkaygii goortaan intaa gacan-togaaleeyay Oon waliba soo gaabiyoo qaar u gali waayey Gogol iyo sariir aan lahayn gaari raaliyo ah Inaan galangalceeyaa tashiga iiga gow yidhiye Maxaa kula gudboonaan lahaa taniba waa goor e
  9. oo kaaley Nepth ma la qabaa. He is very lucky. Nepth salaan sare (as my friend A&T would say)
  10. Ala ninka Ngonga maam maam xumaa.
  11. Ala maxaad Nepthiyeeey faantey. Kabo maas ah adigoo sita iyo labo maraykaan ah oo meel lahaynoo amxaar kugu modoobeeyey Markaan moodher kugu soo raree meherad kuu yeelay Military markaan kaa dhigaad micheal noqoteene. Midkale na wuxuu yiri: Qari iyo Jiqood waadigii jaahil ku ahaaye.
  12. This talk about changing wives reminds me one of my friends who once told me. ( He was wrong by the way) Woman is like a computer, if you purchase one today, there will be better one in the market next month.
  13. In kastoo uu kacaandiid ahaa, (haye hada qaylo bilaaba) hadana markaan maqlo gabaygan hadraawi, waan jiriirihoodaa. Adigoon cirka u bixin ama boodin leexada ama badaha waaweyn nafta aan ku biibey Paris adoon tagin ama Bonn ka sheekeyn Barashada dalkaagaa laga yara bogtaayo Baryo la isku hawlaa.
  14. Sayid Mahamed Was the best.
  15. Gabdhihii hore waa dhib badnaayeen. kuwan maraykanka ku korey, waxaad oran un ABAAYO MACAAN HOOYADEY BAS LEE KAA JECLAHAY NOOOH. markaas bay ku oran "SAY WALAAHAY" waa gabdho dhib yar.
  16. Soccer is boring. Do they have run when they score a goal? ......American football is real man's game.
  17. good to see that Siyad Barre's legacy still a live and kicking in the North. all main political actors in the north worked for Siyad Barre. Silanyo: Minister of Trade Abdirahman Tuur: Ambasodor Cigaal: chember of commerce Riyaale: secrat Service ducaale: Ambasodor Qaybe: minisete of forieng affairs. Saleebaan gaal: minister of Planning .... the list long. Siilaanyo is the worest of all, in 1988 when he ordered SNM gangs to invade Hargaysa, he was not man enough to join them. He flew to london to save his a*s.
  18. A&T waa laga badeley magacaas.... MAQIIQANE is his new name.
  19. Gymka waxaan ku nacay biraha culayskooda ... My body is naturally build. thank god I dont have to spend a lot of time in the gym. I can walk my shirt off and looks good. I am xaaax... Faanka waan ku dheereeyaa ee ha la iska keyn ilaaliyo.
  20. Faaraxow. kani in uu Bush ka daraadaan u meleyn. siduu cadaan iskaga dhig u lee yahay.
  21. politics waxba ha aadin. niman isla weynoo in ay ayaga kaligood wax kala garanayaan isu qabaa jooga. anaa dunida kaligey leh baa koofil eersaye Kashkisaba ma gelin wiil yar baa keebka ku qabane Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado.
  22. Leave Mr. A&T folks alone. He entertains us for free. as matter of fact, he would have made a lot of money if he would have chosen comedian as provision. for those of you who like cheesy topics, you have Jacayl Bro.
  23. It is beyond me why would any body is against an agreement that millions of people would benefit from. Is it because some of you here (northerners) want status quo to remain in the South, so you would have a case for independence? I think this agreement is positive step forward; of course, this is good first step of a long and possibly treacherous compromise voyage. The translation of the agreement is kind of murky but we have to start somewhere and this is good starting point.
  24. waraa JB, Do they still name "SHUUN" gabdhaha in Hargaysa?
  25. I think Kadafi had a point, when He said Obama has inferiority complex.