Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. This friend of mine has been talking about last two month how he is gana camp out in front of Best Buy store to get an IPhone. He is really getting my last nerve. I also can not stand people who download strange ring tones in their phones. Can we just use this darn thing just the purpose that Alexander Graham Bell had in mind when he invented it. just to talk.
  2. wax la barto dad baa ugu fiican, wax lagu talo xumoodana guur
  3. lol@xiin. tanaaba ka daran. gabdhii hooyadeed haruurka tunto iyaduna haadin tay barataa
  4. Hadiii foolu timaado gudo qarsi dhimay
  5. Ducaysane

    cilan

    Dharka gacmaha ku dhaq.
  6. CHE Posted: Or you and I could get together but I will be self-serving adiga hal wax lee ka fakertaa
  7. Waa dabayl badan tahay xeebtiye, soo dharka kaama bitinayso.?
  8. Miyaad ka kaluumaysan lahayd?
  9. Singing is what Hassan does the best, I think He should stick to that. I know him personally, intellectual debate is not his forte. but then again what he said was true.
  10. Allow yaa bogiyo beerka kaa galoo Busto kula huwada. LOL
  11. Cismaan caatona waa sii daayeen int ay qabteen. 9 askari oo masaakiin ahna waa gawraceen. way to go Alshabaab. These kids are confused.
  12. xiinow muqdisho ayey u malayn doonaan markii xamar la dhoho. Sayid Mahamed was ahead of his generation. One of my favorite books is "qaamuuskii gabayada Sayidka" If it was not AW Jaamac iyo Idaajaa a lot of his poems and history would have been lost. Thanks to them. Naakhuudayaal iyo kufraad, nabiyo moodeene Nacaluhu kuwuu fuulay baad, daba nashlaysaane Nasab haddii aad tihiin gaaladaad, nici lahaydeene
  13. Sayid Mahamed was a somali hero. We should all appreciate what he has done for us regardless of our qabiil differences. ninkii rag ah oo wax riixi kariyo rigada ha la geeyo reer xamar ]
  14. LOL@abdiladiif.. gabadha waan iskala kaftamayaaye.
  15. KoolKat, Sawirka Avitorka kuugu dhagsan oo 40 jirka u eg ma adigaa?
  16. Sakhar, Saaxiib, sharmuud adiga kaama wado. waxaan ka wadaa gabaygii aad soo tirisay iyo midkaan aan meesha ku qorey waa isku hal gabay oo Sayid maxamed baa tiriyey. Raali iga noqo hadii aad si kale u qaadatey. ....I am out on this thread.
  17. Xiin adeer deelqaaf kuma jiro laakiin qaar baa sheeko u eg. laakiin meeshaada ka wad. Sakhar: Nimaan sharaxa diineed shayna ka suulin hadii aad u sheegtana shaqfadloo aan garanayn adiga ad shiikh tahay asaguna sharmuuud yahay oo kula shidaayoon ileen waa shido iyo hoog BY Sayid maxamed
  18. Waryaa Emporer adigaaba maqiiqane noqdaye . war nimanka isku daa. Reer Bari iyo Reer galbeed aan aragno midkii gabay ku badiya. Gabay waa ra'da iyo wowga iyo raacdo iyo daale Ninba in uu u roon yahay is mood rugaha D... aan ruugaansho ruuga Cabdilaa rayfo wada yaale. By raage ugaas.
  19. Gabayadiinu waa deel qaaf miiran (laakiin aniga waad iga fiican tihiin). so far no one score a point. Score: Xiin 0 A&T 0
  20. Sakhar, Adeer gabaygii Sayid maxamed baad la shir timid. wax aad adigu aliftey baa la rabaa.
  21. Saaxiib waa hagaag, waa kaa haray. dee maad qaadatid magacii aan kuu bixiyey. KHAYR_ALASII.
  22. War la'aan baa ku haysa. islaan 60 jir ah ayaa ninkeedii maalin dhow ku carisay, Muxuu Honey iyo sweati iigu yeeri waayey.
  23. I like your name, adigan iga koreeya ayaan sheegayaa. Afka un miyaad romantic ka tahay.
  24. War magaca ha nooga cayaarin. waryaa magac baan kuu hayaa: KHAYR-ALASII. tolkaan iyo tusbaxa aad ku wareegeysid iska dhaaf.