Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. bari baa waxaa london iiga yimid kuwo yar yar oon ilmo adeer nahay. marka liis dheer bay wateen meelaha ay rabaan in aan geeyo. 1. California 2 Disney land 3. Miami beach 4. New york 5. Las Vages waxay u moodeen meelo sida london iskugu dhow.
  2. maanta shaqo ma leh miyaa xiin, maad gabdha (Val) magaalada timid mall of America gaysid. hadii ay ku yeeshana qodba siraysatid.
  3. Xiinow gabdhaha maad aviatorkooda u daysid.
  4. MSDD: sorry to lower the tone and be the female version of ducaysane.. Ala yaa MS DD iga ceshada, gabdh baan rabaa in aan meesha ka guursadee iga qalee, noooh. Tee ayahd midii london ka timid oo Minneapolis joogtey.
  5. Cooking is part time job for me. It takes me 4 hours to cook anything. MDD, yes He was cousin.
  6. MDD, your maid was lucky, she used to take week-end off eeeeh. Somalia that I grow up had only friday off.
  7. Aniga iga qor cade uusey baa ku soo noqon. ciduhu wax waa isku darsadeen laakiin rag baa u maamula. reer garoowe waxaa la oran caasumad baad haysataan. reer gaalkacyana soomaali oo dhan baad xukuntaa. yaa soo haray marka, reeer boosaaso leeee noooooh
  8. Xiin, Adeer ilkojeer qolo ma ahane. Ilkojiir taliye gaas iyo waxa noocaas ah buu ku fiican yahay. dawlad jirta un buu la shaqaysan karaa.
  9. IlkoJiir wuxuu madexweyne noqon marka Obama noqdo maraykan. dream on dream on
  10. Zafir, anigaa raba in qoladeyda ka baxo qaaraan dartiise, qolo fiiccan oo aan dadka leyn ma taqaan. aniga iyo xiin Hooyaalayeey baan ka adagnahaye, wiilasha fiic fiican oo james Brown iyo P Diddi raga leh dhagaysta gabdha ha soo dhaweeyeen.
  11. ^ waa markii odaga ay naftu ka dhici lahayd.
  12. Cabdiyo, awal bay ku cuslaayeen, markaas baad lee dahay xargo ku sii xir. gabdha dhabarka ha jabin.
  13. Gadiid waa lagaa faqay saaxiib. number qalad ah baa lagu siiyey.
  14. waxaas lugaha dhaadheer miyaa Hot ah. actually her sister is better looking. she is finally making sense in this commercial.
  15. What exactly is Paris Hilton famous for? I know her Gramba was Hilton but what did she did for herself that made her famous?
  16. Ducaysane

    Youtube

    Lol@DD in real live i am not like that thou. keyboadka gadaashiisaan ka booteeyaa. gabdhaha qaar baa wiilkii xishoodka badnaa iigu yeera.
  17. Ducaysane

    Youtube

    Sheh posted: the guy doesn't need any more than what's already running through his mind. Ina abti i have innocent mind, xagee baad iga aragtey. kuwan yar yar baan hadalada mar mar ku qaloociyaa.
  18. Ducaysane

    Youtube

    LOl@Che, Can you carbon coppy your X rated emails to Faarax Brown too.
  19. come on Faarax, meesha aviator soo laguma sharaxayn. loool
  20. Afro Girl, it is your turn to explain your aviator.
  21. ^ norf, Hilib baad khaliijka u diidaysaa.. adiguna casiirkooda ayaad intaas ku soo le ekaatey.