Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Somalia;858478 wrote: Abdiweli is now corrupt, yaa allah, I feel sorry for you. According to UN Report , Abdiweli is corrupt !
  2. Somalia;858470 wrote: Faroole got those 3 seats for the real people of the region, the once with heart, I wonder what Khaliif the Thief will do now! Don't worry about what Dr. Ali Khaliif will do now, worry about Faroole fool (the pirate) and the C/Wali the corrupt.
  3. oba hiloowlow;858453 wrote: Madaxweyne Sheikh Shariif Insha Allah, MadaxWeyne Sheikh Shariif Sh. Axmed mar labaad ayuu guuleesanyaa hogaanka dalkeena Soomaalia.
  4. Halkan Ka Dhageyso Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Cambaareenaya Gudiga Farsamada http://horufadhi.com/canbaraynta-dhagayso/
  5. Guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada baarlamanka cusub ee Somalia ayaa beeniyey kuna Tilmaamay waxba kama jiraana liis Magacyo ah oo ay ku qoran yihiin magacayada 202 xildhibaan oo la baahiyey . Guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada baarlamanka cusub ee Somalia ayaa beeniyey kuna Tilmaamay waxba kama jiraana liis Magacyo ah oo ay ku qoran yihiin magacayada 202 xildhibaan oo la baahiyey. Liiska warbahinta lagu Faafiyay ayaa la sheegay in ay Wataan koox gudiga Farsamada ka mid ah kuwasoo ku dhex darsaday xubno laga horey looga reebay waxaana la shegayaa in 11 kamid ah xubnihii ku guulaystay Imtixaankii lagu marayay kamid noqoshada Xildhibaanadana laga reebay luguna badala kuwo been abuur ah . Guddigu ayaa kasoo horjeestay Liiskaaan kuna sheegay in uu yahay mid been abuur ah oo aan waxba ka jirin, iyagana aysan baahinin, waxayna intaa ku dareen liiska saxda ah ee xildhibaanada cusub ay baahin doonaan maanta inta ilaa hadda loo soo gudbiyey ee ka soo baxday shuruudaha lagu xiray. Warar isa soo taraya ayaa shegaya in liiska xalay la faafiyey ay ka dambeeyeen inuu dibeda u soo baxo qaar ka mid ah xubnaha guudiga farsamada kuwaso arimo siyaasadeed ka fulinayey Gudiga dhexdiisa laguna dhaliilay guddigaas qaabka shaqada loo diray ku wadaan, waxaana lagu tilmaay in ay yihiin shaqsiyaad donaya in ay abuuran qas iyo jaha wareer . Wararka ayaa sheegaya in arintani ay Buq ka dhex dhalisay Xubnaha Guddiga Farsamada waxaana la filayaa in maaanta ay kulan la yeshaan Beesha caalamka Gaar ahaan Mahiga iyo Xubnaha Midawga afrika ka jooga Muqdisho lana soo saaro liiska layku wada racsan yahay .
  6. Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa manata kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka kaasoo ay kaga hadleen arrimo dhowr ah. Kulanka odayaasha beelaha Soomaaliyeed ey maanta Muqdisho ku yeeshaan ayaa waxaa ay kaga hadleen khilaafka u dhaxeeya odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, iyagoona si kulul u cambaareeyay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo ay ku sheegeen inuu dib ugu soo celiyay liiska xubno ay soo xuleen odayaasha. Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka odayaasha dhaqanka oo ugu horeyn saxaafada la hadlay ayaa wuxuu sheegay inaysan aqbaleyn in shaqsi ay keensadaan odayaasha dhaqanka meesha laga saaro shaqsi masuuliyiinta dowladda ay keensadaana booska la gelsho. Ugaas C/laahi Ugaas Xaashi Faracade oo isna kamid ah odayaasha dhaqanka ayaa guddiga farsamada ku eedeeyay inay meesha ka saareen xubno nadiif ah oo ay soo xuleen. Si Kastaba ha ahaateee waxaa beryahan isa soo taraya eedaymaha loo jeedinayo guddiga farsamada ee soo xulinta baarlamaanka kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo aan ka turjumay danta iyo qaranimada soomaliyed, kana amar qaata Sharif Hasan iyo c/wali gaas. Ismail Ahmed Ismail “Haradigeed”
  7. Che -Guevara;857659 wrote: You have unhealthy obsession with granpa-bit disturbing Nothing new, many secessionists have unhealthy obsession with SSC/KHaatumo State and KHaatumo leaders like Galeydh. Why don't some people mind their own business, seriously? Prof Galeydh is from Somalia, and now he is visiting his capital Mogadishu.
  8. General Duke;857528 wrote: But Xaglatosiyo was the man who was shunned so badly he started sleeping with the enemy. Look the bones you & A_Khadar have been parading were killed according to you by the SNM militia. Now Xaglatosiye is working with the same militia.. Yes, everywhere in Somalia , there is a civil war, and the conflict between Somaliland vs. SSC/KHaatumo is not different. Insha Allah, it will be solved peacefully. Xaglatoosiye visited the second capital of Somalia Hergeisa. If Somali warlords can go on pilgrimage to Addis Ababa monthly, what is wrong with going to Hargeisa. XT can visit all somali towns Borame, Hargeisa, Burco, Garaqo, Las Qorey, Baladweyne, Mogadishu, Kismayo, etc
  9. Eid Al-Fitr To Begin Sunday: Egyptian Astronomy Institute Ahram Online, Thursday 16 Aug 2012 First day of Islamic Eid Al-Fitr holiday will fall on Sunday, according to officials from Egypt's National Research Institute of Astronomy and Geophysics Hatem Oda, head of Egypt's National Research Institute of Astronomy and Geophysics (NRIAG), has declared that Saturday will be the last day of the Islamic holy month of Ramadan, meaning that the first day of the Eid Al-Fitr holiday will fall on Sunday. According to Islamic tradition, the Eid begins when the new moon can be spotted with the naked eye, indicating the end of the Islamic month of Ramadan, which is either 29 or 30 days long. Ramadan this year is 30 days long, according to the NRIAG ____________________________ Eid Likely To Fall On Sunday For a 5-day Break: Astronomer Astronomical calculations show that Eid Al Fitr will fall on Sunday 19th August, said a noted astronomy expert in the UAE. Astronomy researcher and General Superviser of the Sharjah Planetarium Ibrahim Jarwan insisted that calculations show the crescent moon marking the beginning of the month of Shawwal will rise on Friday 17th August at 7.54pm. As the moonrise takes place 65 minutes after the sunset on that day, it will be impossible to see it because it will not be there on the horizon. The ideal time to watch the crescent moon ranges between 10 to 30 minutes after the sunset on a day, explained Al Jarwan. Thus Saturday will be the 30th day that completes the month of Ramadan, and the crescent will be visible on the horizon 17 minutes after the sunset, he added. If Eid Al Fitr falls on Sunday, people in the UAE will enjoy a 5-day Eid holiday starting from Friday and ending on Tuesday. Work will, then, resume on Wednesday.
  10. Turkiga oo Garab Taagan Sh. Shariif Dowlada Turkiga oo Taageertay MadaxWeyne Sheikh Shariif Sheikh Ahmed Xili loolanka madaxweynenimo uu sii kululaalanayo ayaa madaxweynaha DKMG ah maanta waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, waxana uu ka gudoomiye dhambaal ka yimid Ra’isulwasaaraha Turkiga Rajob Tayib Erdogan. Inkasta oo war saxaafadeed laga soo saaray kulanka madaxweynaha iyo safiirka uu ku qornaa luuqad dublamaasiyadeed sida aad hoosba ku arki doontaan, hadane KismaayoNews waxa ay fahamsantahay in dhambaalka madaxda Turkiga ka yimid uu ahaa mid taageero aan kala har lahayn uu Turkiga u muujiyey madaxweynaha DKMG ah, iyadoo illo wareedyo madaxtooyada ay sheegeen in madaxda Turkiga ay sheegeen in wax kasta oo suurogal ah ay samayn doonaan sidii Sheekh Shariif mar kale loosoo dooran lahaa. Hoos ka akhri war saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda. Maadaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Cemalettin Kani Torun. Danjire Cemalettin Kani Torun ayaa madaxweyne Shariif guddoonsiiyay dhambaal uu uga siday madaxweynaha iyo R/wasaaraha dalka Turkiga oo ku amaanay madaxweynaha guulaha ay dowladdu ka gaartay siyaasadda iyo ammaanka. Mr. Torun ayaa sheegay in dowladda Turkigu ay Soomaaliya ugu hambalyeyneyso ansixinta dastuurka iyo ka gudbidda marxaladda KMG ah. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa dowladda Turkiga uga mahad celiyay taageerada ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale wuxuu madaxweynuhu u sheegay danjiraha Turkiga in Soomaaliya ay xusuusnaan doonto xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada dhinac iyo gurmadkii ay u fidiyeen dadkii Soomaaliyeed ee ay saameysay abaartii ka dhacday waddanka sanadkii hore. KismaayoNews.com
  11. General Duke;857522 wrote: Adeer calm down, you seem to be confused and ill prepared for this political spinning. Khatuumo’s failure has resulted in Xagla going to Garowe first, he was welcomed and then Hargaysa without setting a foot in Taleex which is between those two Cities. Adeer why did you change your mind on the “great savior” Xaglatosiye, why are your websites calling him Cadowtosiye now? Also did you forget that Xaglatosiye’s boys at Kashale.com taped bafoon Galayr on the telephone attacking not only Faroole and the admin but the people of Puntland. A man who cannot even respect his in-laws is the one you hero worship. Give us a break lad. Adeer, its evident that clan is what motivates you. For example the Khaatumo you support claims, the whole of SSC yet is made up of your sub clan and no one else. This fallacy you support wholeheartedly, because of your utter blindness to sub clan nonsense. Thus it’s quite easy to deduce that your new found hate for Xaglatosiye is driven by sub, sub, sub clan and nothing else. Even Xagla is pissed because he feels his own former supporters betrayed him for sub clan reasons. His oponents were from a bigger sub groups I guess... As for Ali Khalif Galayr a man who insults his own in-laws. Not much of a person really to waste my time on... You need to mind your business, and don't get mad, if KHaatumo/SSC people don't want anything to do with Warlord Faroole and his piracy business.
  12. Somalia;857519 wrote: Liibaan cuqdada xagee baa ka keentey, it is engulfing many people of the region, no one has divided you, you divided yourself and till this day you are divided. Mr. Puntland, It is you who is suffering from Cuqdad and cadaawad. You insult KHaatumo people everytime in this forums, your hate for KHaatumo people has no limit. Alhamdulilaah, KHaatumo people are united today, and your warlord Faroole is sad, he can't stand to see United KHaatumo State of Somalia.
  13. General Duke;857510 wrote: Who is stopping from selecting their MP's? No one can stop Khaatumo Garaado to select all KHaatumo MPs. but Warlord Faroole is trying to interfere with the process. alhamdulilaah he failed now.
  14. General Duke;857513 wrote: Liibaan, we are not talking about Tuur or Abdullahi. You was a supporter of Xaglatosiye a few months ago and now are insulting him. Stop the lies, I never insulted Adeer Xaglatoosiye, I still think the first president of SSC/KHaatumo Xaglatoosiye is good man. But, I admit Xaglatoosiye made mistake by not accepting the decision of the majority of KHaatumo people. Even your idol AUN Abdulahi Yusuf made big mistake by inviting the Ethiopian troops inside Somalia. Acording to Faroole and many Puntlanders Xagalatoosiye and all SSC/KHaatumo supporters are enemies and argagaxiso. General Duke;857513 wrote: Clan is like an onion lad, you are just peeling layers, now you are dividing your own sub clan. Disgusting..Also this is not 1994 & 2001, its blody 2012 and you should have learned from the past... The only one who is trying very hard to divide KHaatumo people and Somali people in general is Faroole, and he failed. Alhamdulilaah, KHaatumo people are united now.
  15. General Duke;857508 wrote: Yup, the same Liibaan who used to paste pictures of Xaglatosiye at parties is now attacking him.. ..When did he become enemy number one? XaglaToosiye is internal Khaatumo issue, you need to understand Xaglatoosiye is one man like Abdulahi Yusuf or Jama Cali Jama.
  16. General Duke;857426 wrote: Liibaan yesterday you told us how great Xagla was. You sold the man to all of us as the second coming. Today you are telling us he is a traitor who is addicted to Qad. Make sense lad... Also you sound ad desperate as Galayr who can not libeate LA and yet wants to attack Garowe... The first president of SSC/KHaatumo State of Somalia XaglaToosiye did a lot of good things for KHaatumo People. Xaglatoosiye issue with the current KHaatumo President is not new to Somalis politics. Tuur in 1994 and Abdulahi in 2001, both didn't accept the decision of the majority.
  17. A_Khadar;857503 wrote: GD is attacking Khatumo's and XX is defending.. That is the irony of GD's kinship... Waa la is bartay. awal la isma aqoon.
  18. Mooge;857488 wrote: mahiga's meeting was closed doors and no media was allowed. nice try to fabricate something he never said. loool. ssc elders are deadlocked in dividing the 5 mps because of galeyr who wants to be mp but some elders are totally against that. The elders/Garaado of SSC-KHaatumo State will select all SSC MPs, like Somali regions/clans.
  19. Agustine Mahiga” Waa Khalad Wayn In Lafarageliyo Xubnaha Beesha KHaatumo http://www.boocameonline.com/2012/08/16/agustine-mahigawaa-la-la-xisaab-tamayaa-cida-fara-galisey-xubnaha-ay-soo-xusheen-beelaha-dhul-bahante/ Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan. Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta. Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga. ” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in nsiyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah. Boocame Online
  20. Shirkii Garaadada/ Madaxda Dhaqanka KHaatumo Iyo Mahiga oo Guulku Dhamaaday Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan. Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta. Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga. ” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in siyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah.
  21. Agustine Mahiga: "Markii Horeba Khalad Ayey Ahayd In Xildhibaanada Beelaha KHaatumo State La Fargeliyo!" Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan. Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta. Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga. ” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in nsiyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah. Horufadhi.com
  22. A_Khadar;857108 wrote: Can you write one line without Galeydh? You're suffering from Galeydhopia. All Faroole supporters are suffering from KHaatumoPhobia/SSCphobia. Yesterday, they were against Xaglo, and today they are against Indhosheel, Karaash, Biindhe, Dr. Ali Galeydh, Dr. Ali Ciise, Dr. Abdukariim and KHaatumo traditional leaders.
  23. Allah haa u naxariisto, dhamaan dadka shacabka ah ee Siilaanyo iyo maleeshiyadiisu ku laayeen dhulkoodii. Samir iyo iimaan dhamaan eheladii iyo qarabadii dadkii ku naftooda ku waayey dagaaladii SL kusoo qaaday Buhoodle Iyo Cayn. Gacan ka xaqdaran baa heshay Waa nasiib darro, in wali 22 sano kadib dagaalo sokeeye ka socdaan dalkeena Soomaalia.
  24. oba hiloowlow;856731 wrote: MashAllah Alloow dhoowr reer Khaatumo! Allow dhow reer Khaatumo Iyo dhamaan Ummada Soomaaliya, amiin