Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Taleexi;855016 wrote: Waa sheeko fiican hadday Khaatumo isku raacday raggan. Qaar aanan ku dareen baa jira balse waa inaan tixgeliyaa doonista madaxdhaqameedka xilligan kala guurka. Inaadeer Taleexi, Waa runtaa waa war wanaagsan oo lagu farxo, hadii Shacabka Iyo Issimada Khaatumo si midaysan oo wada jir ah ee isku raaceen ragan inay noqdaan wakiilada KHaatumo State ee Barlamaanka Somalia. Waana Ku raacsanahay in la tixgaliyo oo la qadariyo doonista iyo rabitaanka shacabka iyo Madaxdhaqameedka KHaatumo State.
  2. RealTaleex.com http://www.realtaleex.com/2012/08/06/beesha-******-oo-magacaabay-xubnaha-ugu-mid-noqdaya-barlamaanka-somaliya/ Beelaha Jubaland/Azania ayaa waxay heleen 13 xubnood oo uga mid noqdo barlamaanka Cusub ee Somaliya yeelan doonta, iyadoo warar ay sheegayaan in beelahan ay gudbiyeen xubnihiin uga mid noqon lahaan Barlamaanka. Inkastoo ay jiraan doodo ka dhashay magacaabista xubnaha qaar ayaa haddana inta badan dadka beelaha Jubaland waxa ay sheegeen inay ku qanacsan yihiin sida loo magacaabay Xubnahan. Magacyada xubnaha beelaha Jubaland uga mid noqonayo Barlamanka soosocdo waxaa kamid ah: 1- Professor Maxamed Cabdi Gaandhi. 2- Cabdi Rashiid Xidig 3- Maxamed Axmed Cumar Jees. 4- Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe). 5- Cabdi Maxamed Tarax. 6- Bare Ugaas Geedi 7- C/wahaab Ugaas Xuseen 8- Maxamed Ismaaciil 9- General Muuse Xasan 10- Faadumo Ciise Ali 11- Xiiroow Iidle 12- In Jaamac Caamir. 13- Cabdi Moowliid Ugu danbayntii ayaa waxaa lagasoo xigtay gudiga farsamada Xildhibaanada cusub inay soo gudbeen in ku dhow 70% inta kalena la filayo onay soo gudbaan ilaa beri oo ah Talaadada hadii ilaahay dimo.
  3. Waxgaradka Beesha Maakhir Oo Kabiyo Diiday Soo Xulista Faroole Ee Xildhibaanadooda eeGolaha Baarlamaanka Ay Kuyeelan Doonaan Waxgaradka beesha Maakhir ayaa maanta shir jaraaid oo ay qabteen kaga biyo diiday soo xulista xubnaha baarlamaanka ay kuyeelan doonaan beeshaasi iyagoona sheegay inaysan waxna uxulin karin madaxweynaha maamulka puntland ee faroole. iyagoona sheegay inay iyagu soo xulayaan xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee hada lasoo xulayo iyagoona sida ugu dhakhsaha badan usoo xulayo xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.
  4. 'Liibaan';854852 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> Mahiga oo Sheegay Sababta Keentay Khilaafka Inay Tahay Xulida Xildhibaanada Gobolada KHaatumo State ee Barlamaanka Soomaaliya RealTaleex.com http://www.realtaleex.com/2012/08/06/mahigasababta-keentay-khilaafka-madaxda-somalia-waa-baarlamaanka-***********/ Mahiga: "Sababta Keentay Khilaafka Madaxda Somalia waa Yaa Xulaya Xildhibaanada KHaatumo? Ma Issimada KHaatumo, mise Faroole" Ergayga Jamciyadda Quruumaha ka dhexaysa u qaabilsan Soomaaliya Amb. Augustine Mahiga oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa Sheegay Sababta Keentay Khilaafka Madaxda Somalia Inay Tahay Xulida Xildhibaanada KHaatumo State ee Barlamaanka Soomaaliya. Hadaba waxaa shirkaasi dhalaanteedka ahaa iskaga soo baxay madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka biya diiday kawada hadalka arintan indha sarcaadka ah ee Faroole ka soo yeedhay. Kadib markii uu soo dhamaaday shirkii Shimbirayohow heesa ayaa waxaa halkaasi saxaafada kula hadlay Mr.Mahiga oo ah Ergayga qaabilsan arimaha Soomaaliya waxaana kamid ahaa hadaladiisii ” Shirka Nairobi Ka Socda Arrinta Kowaad ee Laga Hadlay ee Khilaafka Keentay Waa Yaa Xulaya Xildhibaanada Khaatumo ( Ma Issimada Khaatumo, mise Faroole oo rabo inuu asagu xulu Xildhibaanada KHaatumo”, Isku soo wada duuboo guuldarada siyaasadda Soomaaliya ka soo wajahday maamulka Ex-Puntland ayaa gayaysiisay Faroole inuu u hanqal taago xubno Isimadii lahaa shaw sabayanayaan taasoo uu kala kulmay fadeexad iyo sharafdhicii ugu danbeeyay ee uu ku hor kufo masraxa siyaasada Soomaaliya.
  5. MP Abdulkareem Hassan Jamaac wih KHaatumo Traditional Leaders - Mogadishu, Somalia
  6. MoonLight1;854986 wrote: Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa. Dr. Ali Khaliif Galaydh, Dr.Abdulkareem Hassan Jamaac, C/Waaxid Abdullaahi Jaamac and other KHaatumo MPs are KHaatumo People's Representatives in Somali Parliament. In 2000, Prof. Cali Khaliif was a Somali MP in Arta Government before he became the Prime Minister of Somalia.
  7. Garaad Abdulahi Garaad Soofe from Buuhoodle, MP Abdulkareem Hassan Jamaac from Buuhoodle, and the Turkish Ambassador in Mogadishu Somalia
  8. xiinfaniin;854978 wrote: war ma la hubaa? Haa, waa la hubaa, Garaadada KHaatumo ayaa si wadajir ah u soo wada saaray liiska Xildhibaanada beelaha KHaatumo
  9. Golaha Garaadada/Madax Dhaqameedka KHaatumo State Ayaa Shaaciyay Magacyadii Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda KHaatumo State Madaxdhaqameedka Beelaha KHaatumo State ayaa si rasmi ah u magacaabay xubnihii u matali lahaa deeganada Khaatumo dawladda dhexe e Soomaaliya. Kulamo isdabajoog ah iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha dhaqanku oo kaashanaya gudida G10 ayaa ugu danbeyntii soo saaray liiska la isku waafaqay ee xildhibaanada Beelaha Khaatumo u matali doona dawladda qaran ee Soomaaliya, kaasoo lagu wado in dhawaan ay u gudbiyaan gudiyada ku shaqada leh. hadaba halkan ka akhriso magacyada. 1: Ali Khaliif Galaydh. 2: Abdulkareem Hassan Jamaac. 3. Ikhyaar Maxamuud Axmed. 4: Ziyaad Maxamuud Shirre. 5: Xaaji Abdi Maxamed Ali. 6: Caydiid Saleebaan Xaashi. 7: C/Waaxid Abdullaahi Jaamac. 8: Yuusuf Ahmed Nuur. Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay dhamaan ogolaadeen juffooyinkoodii iyo weliba Garadada markaasi aan qaybta ka ahayn gudida xulitaanka Barlamaanka Khaatumo ee isku dhafan, ayagoo dhamaantood loo tixgeliyey aqoontooda iyo kartidooda. halkani Riix Si’aad Wararkaasi Oo Dhan Ugala Socoto Horufadhi.com Garaad Abdulahi Garaad Soofe from Buuhoodle, MP Abdulkareem Hassan Jamaac from Buuhoodle, and Turkish Ambassador in Mogadishu Somalia
  10. Abwaan;854878 wrote: Thanks for the video Liban...Xariif Xasan also lost today, what a cunning man. ...looking forward to the communique. You welcome Abwaan, Shariif xasan lost big time.
  11. Golaha Garaadada/Madax Dhaqameedka KHaatumo State Ayaa Shaaciyay Magacyadii Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda KHaatumo State Madaxdhaqameedka Beelaha KHaatumo State ayaa si rasmi ah u magacaabay xubnihii u matali lahaa deeganada Khaatumo dawladda dhexe e Soomaaliya. Kulamo isdabajoog ah iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha dhaqanku oo kaashanaya gudida G10 ayaa ugu danbeyntii soo saaray liiska la isku waafaqay ee xildhibaanada Beelaha Khaatumo u matali doona dawladda qaran ee Soomaaliya, kaasoo lagu wado in dhawaan ay u gudbiyaan gudiyada ku shaqada leh. hadaba halkan ka akhriso magacyada. 1. Dr. Ali Khaliif Galaydh, Former PM 2. Dr. Abdulkareem Hassan Jamaac, Former Minister 3. Ikhyaar Maxamuud Axmed. 4. Ziyaad Maxamuud Shirre. 5. Xaaji Abdi Maxamed Ali. 6. Caydiid Saleebaan Xaashi. 7. C/Waaxid Abdullaahi Jaamac. 8. Yuusuf Ahmed Nuur. Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay dhamaan ogolaadeen juffooyinkoodii iyo weliba Garadada markaasi aan qaybta ka ahayn gudida xulitaanka Barlamaanka Khaatumo ee isku dhafan, ayagoo dhamaantood loo tixgeliyey aqoontooda iyo kartidooda. halkani Riix Si’aad Wararkaasi Oo Dhan Ugala Socoto Horufadhi.com
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> http://laasqoray.org/?p=6296 Iyadoo magaalada Muqdisho shalay lagu ansixiyey Dastuurka Jajuubka ah ee Mahiiga Allifay, ayaa ergada halkaa ku sugan waxa soo food saartay arrin caga juglayn iyo gacan ku qabasho ah, arrintuna waxay daarran tahay sidii loo soo xuli lahaa xubnaha baarlammaanka KMG uga mid noqonaya beel walba. Arrintan oo Mahiiga laftiisu ka qayliyey, ayaa waxa ugu cad cad caga juglaynta iyo afduubka beelaha qaar lagu hayo, Madaxweynaha Puntland, C/Raxmaan Faroole oo isagu la soo taagan dadka u geliya baarlammaanka Gobollada Sanaag, Haylaan, Sool, iwm, in kuwa isagu raalli ka yahay uu geysto, isagoo isticmaalaya isimmada gobolladaas qaar ka mida oo u dhega nugul Faroole. Arrintan ayaa hore waxa ugu fashilmay isku day noocaas oo kale ah AHN Cabdullaahi Yuusuf, ka dib markii Shirkii Embaghathi ee 2004-tii sidaa si la mida uu ugu gooddiyey inuu isagu magcaabayo xubnaha baarlammaanka gobolladaas, hase ahaatee dad ka soo jeeda gobolladaas ayaa jilibka u dhigay isagoo loo sheegay inuu ku ekaado magcaabidda xubnaha beeshiisa Puntland/Reer Bari oo qudha. Waxa ayaan darra ah iyadoo gobollada Maakhir sidii hoogayaashu hore ugu horkici jireen loo xooray 5 kursi, oo weliba laba ka mida hore Qarammada Midoobey u qoondaysay xildhibaannadii ka soo horjeestay damacii C/lahi Yuusuf ee 2004-tii. Maantana tiibaa taagan, waxa ku sugan magaalada Muqdisho Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, Cabdullaahi Cali Ciid, Ina Cartan iyo isimmo kale oo beesha Maakhir ka soo jeeda. Sida la xaqiijiyey mid walba wuxuu gudbistay liis xildhibaanno isagu soo xushay, waxayna noqotay riwaayadaha ugu qosolka badan ee laga maadaysto golayaasha dawladda tamarta daran ee KMG. Waxa xusid mudan in Faroole oo isbiday awood, inuu sidii oday C/Cabdullaahi rabo inuu duudsiyo ummaddaa xaqeeda, isagoo raba inuu u yeedhiyo isagu kuwa uu rabo, halka uu si cad dagaal hoose ugu wado dadka wax ku oolka ah ee gobolladaas ka soo jeeda, ahaana kuwii u heellanaa difaacidda iyo aaya soorka ummaddaa ay metelaan. Mid ka mida Suldaammada meesha jooga ayaa laga soo sheegay, ‘Xildhibaannada ugu cadcad ee shacabku rabaan, qaar waxa diiddan Madaxda dalka…” wuxu k wadey, Faroole, Shariif, Sakiin, Cabdiweli iyo boqorkooda Mahiiga. Sida la wada ogyahay waxa soo baxaya in isimmada beesha goobta u jooga ay noqdeen kuwa jeebka ugu jiro shakhsiyaad qayrkooda, kuwaasoo ah kuwa dib iyo horaba u curyaamiyey horumarka iyo aaya ka tashiga gobolladaas. Waxa durba la isla dha isku haystoex marayaa in shantii kursi la isku haysto. Waxgradka gobollada Sanaag, Haylaan iyo Bari ayaa hore uga digay in wax isdaba marin ah lagu sameeyo xulidda xubnaha baarlammaanka u gelaya DKMG, iyadoo laga amba qaadayo in karti, hufnaan, iyo aqoon wax lagu soo xulo. Arrintaa ayaa madmadow badani hadheeyey illaa iyo hadda. Wixii ka soo kordha arrintan kala soco Laasqoray Online, codkaaga fadlan ka dhiibo arrintan.
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Mahiga oo Sheegay Sababta Keentay Khilaafka Inay Tahay Xulida Xildhibaanada Gobolada KHaatumo State ee Barlamaanka Soomaaliya
  14. Golaha Sare Dhaqanka Ee Maamulka Khaatumo State Oo Eedayn Usoo Jeediyay Maamulka Puntland Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Qaar kamid ah Madaxda Iyo Odayaasha Dhaqanka Ee mamulka Khaatumo Magaalada Moqdisho ayay kaga Hadlayeeen fara galin la sheegay in madax waynaha maamulka puntland Faroole uu fara galin ku hayo Sooxulida Xubnaha uga qayb galaya maamulka khaatumo xildhibanada dawlada soomaliya Kulankaas oo ay ka sooqayb galeen masuuliyiin aad utiro badan oo isugu jira Golaha G10 Golaha madax tooyada Golaha dhaqan iyo xubno wasiiro inadhawalaba kusugnaa magaalada moqdho ee caasimada dalak Somaliya Ugu horayn Waxaa kulankaasi kahadlay Garaad Jaamac garaad Ismacaiil oo kamid ah odayaasha dhaqanka Ee maamulka khaatumo waxa uu ugu horayn caalamka ugu baaqay inay ilgaara ku eegaan fara galinta ba,an ee faroole ku hayo Sooxulida Xildhibadanada Beesha islamrkaan ay xor uyihiin iyaga aanayna udulqadanayn cidkasto oo fara galin kusamaysa Sidoo kale waxaa iyaguna Gobtaas ka hadlay Ugaas cabdilaahi Ciise iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo iyaguna kahadlay arinta fara galinta iyagoo sheegay in dastuurka ay ku qoran tahay ina odayaasha dhaqanka ay iagu xor u yihiin cida ay beesha umatalaysa ay iyagu awood u leeyihiin inay soo xulaan. Ugu dambayntii waxaa kulankaas soo afmeeray Madaxwayne Cabdi Nuur Biindhe oo isagu kamid ah golaha madah Tooyada maamulka khaatumo, isagoo sheegay ka maamul ahaan inaan udul qadanayn faragalinta qaawan.
  15. Libaax-Sankataabte;854226 wrote: Abdiweli, Farmaajo and others are distant underdogs according to latest maneuverings. Sheikh Shariif has lots of cash and is making big promises to various "rival clans". A big chunk of the expected “new” Parliament is already “in the bag for him” according to reliable sources. He is also making strategic alliance with Shariif Xasan. There are still few weeks left and many things can change, but the current political setup in Mogadishu heavily favors the famous Quran teacher. Still unknown are the underhand influences of Mahiga, Musaveni and the US, but the week belongs to the good teacher for he has not wasted a minute. It is getting quite exciting. We shall see where the next week ends. ta ta oba hiloowlow;854710 wrote: Prepare your self for another 5 years with shariif President Shariif is in a very good position to win re-election in 2012, and serve second term.
  16. oba hiloowlow;854701 wrote: lool xulufadda gaas is constisting of his own subclan while shariif is supported by the khatumities, abdi rashid xiddigs people etc, aala sheikh is not easy to mess with :D I agree with you Oba , Aaala Sheikh are the most powerful political group in Somalia. Sheikh Shariif has the support of almost all Somali regions and clans, Mogadishu, KHaatumo, Hiiraan, Awdal, Galmudug, Gedo, Jubaland, Bay&Bakol, etc
  17. Sheikh Shariif Sheikh Ahmed To Be Re-Elected President of Somalia in 2012 Mogadishu, Somalia Sheekh Shariif Wuxuu Taageero Weyn Ka Heystaa Xildhibaanada Reer KHaatumo ee La Filayo Inay Baarlamaanka Cusub ee Soo Galaan RBC Radio Raxanreeb: Maxaa La Isku Qabtay??? Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo saaka si caro leh kaga soo baxay shir ay magaalada Nairobi ku lahaayeen kooxda saxiixayaasha qariirada roadmap-ka oo socday illaa xalay. Madaxweyne Shariif ayaa goordhow markii uu ka soo degay garoonka magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay taageerayaashiisa oo caleemo qoyan iyo calamo lulayey kuwaasoo kaga hortagay qeybta VIP-da ee garoonka. Wariyaha Raxanreeb oo garoonka ku sugan ayaa soo sheegaya in madaxweynaha uu la hadli doono warbaahinta ka hor intaan loo kexeynin xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Maxaa la isku qabtay?? Kadib shirkii kooxda saxiixayaasha ay la yeesheen shalay xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa kooxda saxiixayaasha oo ka kooban lixda nin ee kala ah Sheekh Shariif, C/weli Gaas, Shariif Xasan, C/raxmaan Faroole, Maxamed Axmed Caalin iyo C/qaadir Macalin Nuur waxay shir albaabada ay u sxuirteen ku lahaayeen hotel ku yaalla magaalada Nairobi. Ilo wareedyo ku dhow shirka ayaa Raxanreeb u sheegay in shirka kooxdan ay lahaayeen lagu lafaguray arimaha doorashada iyo xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo lixda nin ay si weyn isugu qabteen. Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif Axmed uu ka xanaaqay kadib markii madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole uu soo jeediyey in xildhibaanada Beesha KHaatumo ee ka imaaneysa deegaanka Khaatumo State lagala tashado maamulka Garowe isla markaana aan la qori karin xildhibaanada ay keensadeen siyaasiyiinta reer Khaatumo taasoo Shariifku uu ka booday. Sheekh Shariif wuxuu taageero wanaagsan ka heystaa xildhibaanada reer Khaatumo ee la filayo inay baarlamaanka cusub galaan, waxaana xusid mudan in ergooyinkii ansixinta dastuurka iyo odayaal dhaqameedkii ku shiray Muqdisho ee qeybta Khaatumo aysan horey u soo marin Faroole. Arintaasi waxaa ku xigay dalab kale oo ka soo yeeray Shariif Xasan oo ahaa in doorashada madaxweynaha la soo hormariyo kadibna tan afhayeenka baarlamaanka, arintaasoo Madaxweyne Shariif uu u arkay mid isaga loogu dan leeyahay uuna si weyn u diiday. Shariif Xasan ayaa dalabkaasi u keenay si uu u ciyaaro ciyaarta LABADA FARAS oo haddii uu tan madaxweynaha wax ka waayo si uu tan baarlamaanka uga qeybgalo!!!. Sida ay ogaatay Raxanreeb saaka Waaberigii ayaa ka hor intuusan madaxweyne Shariif ka soo bixin shirka, wakiilka Qaramada Midoobay Augustine Mahiga iyo xubno ka socday IGAD waxay isku dayeen inay Sheekh Shariif ku qanciyaan inuusan shirka ka bixin hase yeeshee isku daygaasi wuu fashilmay ,waxaana saacado kadib Sheekh Shariif uu u soo duulay Muqdisho oo lagu soo dhoweeyay. Madasha shirka ee Nairobi waxaa haatan isugu haray shanta kale ee saxiixayaasha oo uu wehlinayo Mahiga inkastoo wararka ay sheegayaan in Mahiga uu Muqdisho ku soo fool leeyahay si uu markale ula kulmo Sheekh Shariif. Waa khilaafkii ugu adkaa ee soo kala dhexgala lixda saxiixayaasha siyaasadda Soomaalida waqtigan horbooda waxayna arintan timid xilli kaliya 15 casho ay ka harsan tahay doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka. La soco Faahfaahin kale RBC Radio
  18. Sheekh Shariif Wuxuu Taageero Weyn Ka Heystaa Xildhibaanada Reer KHaatumo ee La Filayo Inay Baarlamaanka Cusub ee Soo Galaan RBC Radio Raxanreeb: Maxaa La Isku Qabtay??? Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo saaka si caro leh kaga soo baxay shir ay magaalada Nairobi ku lahaayeen kooxda saxiixayaasha qariirada roadmap-ka oo socday illaa xalay. Madaxweyne Shariif ayaa goordhow markii uu ka soo degay garoonka magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay taageerayaashiisa oo caleemo qoyan iyo calamo lulayey kuwaasoo kaga hortagay qeybta VIP-da ee garoonka. Wariyaha Raxanreeb oo garoonka ku sugan ayaa soo sheegaya in madaxweynaha uu la hadli doono warbaahinta ka hor intaan loo kexeynin xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Maxaa la isku qabtay?? Kadib shirkii kooxda saxiixayaasha ay la yeesheen shalay xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa kooxda saxiixayaasha oo ka kooban lixda nin ee kala ah Sheekh Shariif, C/weli Gaas, Shariif Xasan, C/raxmaan Faroole, Maxamed Axmed Caalin iyo C/qaadir Macalin Nuur waxay shir albaabada ay u sxuirteen ku lahaayeen hotel ku yaalla magaalada Nairobi. Ilo wareedyo ku dhow shirka ayaa Raxanreeb u sheegay in shirka kooxdan ay lahaayeen lagu lafaguray arimaha doorashada iyo xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo lixda nin ay si weyn isugu qabteen. Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif Axmed uu ka xanaaqay kadib markii madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole uu soo jeediyey in xildhibaanada Beesha KHaatumo ee ka imaaneysa deegaanka Khaatumo State lagala tashado maamulka Garowe isla markaana aan la qori karin xildhibaanada ay keensadeen siyaasiyiinta reer Khaatumo taasoo Shariifku uu ka booday. Sheekh Shariif wuxuu taageero wanaagsan ka heystaa xildhibaanada reer Khaatumo ee la filayo inay baarlamaanka cusub galaan, waxaana xusid mudan in ergooyinkii ansixinta dastuurka iyo odayaal dhaqameedkii ku shiray Muqdisho ee qeybta Khaatumo aysan horey u soo marin Faroole. Arintaasi waxaa ku xigay dalab kale oo ka soo yeeray Shariif Xasan oo ahaa in doorashada madaxweynaha la soo hormariyo kadibna tan afhayeenka baarlamaanka, arintaasoo Madaxweyne Shariif uu u arkay mid isaga loogu dan leeyahay uuna si weyn u diiday. Shariif Xasan ayaa dalabkaasi u keenay si uu u ciyaaro ciyaarta LABADA FARAS oo haddii uu tan madaxweynaha wax ka waayo si uu tan baarlamaanka uga qeybgalo!!!. Sida ay ogaatay Raxanreeb saaka Waaberigii ayaa ka hor intuusan madaxweyne Shariif ka soo bixin shirka, wakiilka Qaramada Midoobay Augustine Mahiga iyo xubno ka socday IGAD waxay isku dayeen inay Sheekh Shariif ku qanciyaan inuusan shirka ka bixin hase yeeshee isku daygaasi wuu fashilmay ,waxaana saacado kadib Sheekh Shariif uu u soo duulay Muqdisho oo lagu soo dhoweeyay. Madasha shirka ee Nairobi waxaa haatan isugu haray shanta kale ee saxiixayaasha oo uu wehlinayo Mahiga inkastoo wararka ay sheegayaan in Mahiga uu Muqdisho ku soo fool leeyahay si uu markale ula kulmo Sheekh Shariif. Waa khilaafkii ugu adkaa ee soo kala dhexgala lixda saxiixayaasha siyaasadda Soomaalida waqtigan horbooda waxayna arintan timid xilli kaliya 15 casho ay ka harsan tahay doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka. La soco Faahfaahin kale RBC Radio
  19. Mogadishu, Somalia RBC Radio Raxanreeb: Maxaa La Isku Qabtay??? Sheekh Shariif Wuxuu Taageero Weyn Ka Heystaa Xildhibaanada Reer KHaatumo ee La Filayo Inay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliaya Soo Galaan Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo saaka si caro leh kaga soo baxay shir ay magaalada Nairobi ku lahaayeen kooxda saxiixayaasha qariirada roadmap-ka oo socday illaa xalay. Madaxweyne Shariif ayaa goordhow markii uu ka soo degay garoonka magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay taageerayaashiisa oo caleemo qoyan iyo calamo lulayey kuwaasoo kaga hortagay qeybta VIP-da ee garoonka. Wariyaha Raxanreeb oo garoonka ku sugan ayaa soo sheegaya in madaxweynaha uu la hadli doono warbaahinta ka hor intaan loo kexeynin xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Maxaa la isku qabtay?? Kadib shirkii kooxda saxiixayaasha ay la yeesheen shalay xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa kooxda saxiixayaasha oo ka kooban lixda nin ee kala ah Sheekh Shariif, C/weli Gaas, Shariif Xasan, C/raxmaan Faroole, Maxamed Axmed Caalin iyo C/qaadir Macalin Nuur waxay shir albaabada ay u sxuirteen ku lahaayeen hotel ku yaalla magaalada Nairobi. Ilo wareedyo ku dhow shirka ayaa Raxanreeb u sheegay in shirka kooxdan ay lahaayeen lagu lafaguray arimaha doorashada iyo xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo lixda nin ay si weyn isugu qabteen. Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif Axmed uu ka xanaaqay kadib markii madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole uu soo jeediyey in xildhibaanada Beesha KHaatumo ee ka imaaneysa deegaanka Khaatumo State lagala tashado maamulka Garowe isla markaana aan la qori karin xildhibaanada ay keensadeen siyaasiyiinta reer Khaatumo taasoo Shariifku uu ka booday. Sheekh Shariif wuxuu taageero wanaagsan ka heystaa xildhibaanada reer Khaatumo ee la filayo inay baarlamaanka cusub galaan, waxaana xusid mudan in ergooyinkii ansixinta dastuurka iyo odayaal dhaqameedkii ku shiray Muqdisho ee qeybta Khaatumo aysan horey u soo marin Faroole. Arintaasi waxaa ku xigay dalab kale oo ka soo yeeray Shariif Xasan oo ahaa in doorashada madaxweynaha la soo hormariyo kadibna tan afhayeenka baarlamaanka, arintaasoo Madaxweyne Shariif uu u arkay mid isaga loogu dan leeyahay uuna si weyn u diiday. Shariif Xasan ayaa dalabkaasi u keenay si uu u ciyaaro ciyaarta LABADA FARAS oo haddii uu tan madaxweynaha wax ka waayo si uu tan baarlamaanka uga qeybgalo!!!. Sida ay ogaatay Raxanreeb saaka Waaberigii ayaa ka hor intuusan madaxweyne Shariif ka soo bixin shirka, wakiilka Qaramada Midoobay Augustine Mahiga iyo xubno ka socday IGAD waxay isku dayeen inay Sheekh Shariif ku qanciyaan inuusan shirka ka bixin hase yeeshee isku daygaasi wuu fashilmay ,waxaana saacado kadib Sheekh Shariif uu u soo duulay Muqdisho oo lagu soo dhoweeyay. Madasha shirka ee Nairobi waxaa haatan isugu haray shanta kale ee saxiixayaasha oo uu wehlinayo Mahiga inkastoo wararka ay sheegayaan in Mahiga uu Muqdisho ku soo fool leeyahay si uu markale ula kulmo Sheekh Shariif. Waa khilaafkii ugu adkaa ee soo kala dhexgala lixda saxiixayaasha siyaasadda Soomaalida waqtigan horbooda waxayna arintan timid xilli kaliya 15 casho ay ka harsan tahay doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka. La soco Faahfaahin kale RBC Radio
  20. Mogadishu, Somalia Golaha Sare Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Dowlada Soomaaliya Iyo Beesha Calamkana Codsi Udiray, Sidoo Kalana Oo Digniin Udiray Faroole Inuu Faraha Kala Baxo Arrimaha Gobolada KHaatumo Masuulinta Maamulka Khaatumo Ee ku Sugan Maglada Muqdisho ayaa Codsi Ujeedieyy Beesha Calamka Taasi ku Adan inuu faroole faraha kala baxo arimaha Khaatumo isla markaasina talaabo ak qadaan. Madaxda Maamulka G10-ka Ee maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya ayaa waxay Kulan ay ku yesheen Magaalada Muqdisho ee casimada Dalka Soomaaliya ay ka Codsadeen Xafiiska QM ee Arimaha Soomaaliya Ee muqdisho. Kulan kani Oo ay Goob Joog Ka ahayeen madaxda maamulkha khaatumo Ee Ku sugan magalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen Inuu faroole Doonayo inuu Buburiyo dastuurka iyo Dowlada,waxayna Dignin Adag Udireen Inuu faroole arimaha maamulka khaatumo faraha kala baxo. Kulan kani Ayaa waxa Ku Sugnaa madaxweynaha 3-aad ee mamaulka khaatumo Cabdi Nuur Bindhe Qaaje iyo masuulinta G10-ka Ee mamulka khaatumo iyagoona sheegay inuu Horgale Faroole Doonayo Inuu Cur yaamiyo Horu marka Dastuurka Iyo doorashoyinka
  21. Maamul Goboleedka KHaatumo State Oo Ka Digay Fara Gelin Lagu Hayo Qaabka Loosoo Xulayo Xildhibaanada Kasoo Jeeda Gobolada KHaatumo ee Baarlamaanka Soomaaliya Cusub Mugdisho: Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen masuuliyiin iyo sidoo kale waxgarad aqoonyahano kasoo jeeda deegaanada maamulka Khaatuma State ayaa waxa ay kaga hadleen qaabka looso xulayo xubnaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah xubnaha maanta kulanka yeeshay oo goobta ka hadlay ayaa wuxuu sheegay in fara gelin cad lagu hayo soo xulitaanka xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya,islamarkaana ay ka digayaan dhibaato ka dhalata arintaasi, Wuxuu sheegay inay wanaagsan tahay in odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed loo madaxbaneeysiiyo qaabka loosoo xulayo baarlamaanka cusub. Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Cabdi Nuur Cilmi kaasi oo sheegay in faragelinta lagu hayo soo xulista baarlamaanka ay carqaladeynayso hanaanka geedi socodka ee Road-mapka loona baahan yahay in laga digtoonaado waxyaabaha qaar. Sikastaba ha ahaatee waxaa maalmahan soo baxayay warar sheegaya in faragelin lagu hayo qaabka loosoo xulayo xubnaha baarlamaanka cusub.
  22. Warlord Faroole Interference In KHaatumo State Affairs Lasanod Online. Sunday, August 05, 2012 Press Release:- It has come to the attention of the Khaatumo Forum for Foreign Affairs that the President of Puntland, Mr Abdirahman Faroole, is casting himself, not uncharacteristically for the first time, as the self-appointed overall arbiter of the affairs of the Khaatumo people, even if they belong to a different clan, region and have their own TFG -recognised state of Somalia. Much as it is incomprehensible, what Mr Farole is demanding is something akin to a presidential prerogative to choose, through his agents, some of the MPs for the Khatumo State of Somalia and thereby press his absurd claim that the SSC regions are part of his Puntland fiefdom. Needless to say, what Mr. Faroole is doing, and again not for the first time, is to blatantly ride roughshod over the on-going due selection process which is in the hands not of politicians but traditional leaders duly selected by their communities. In this regard, the selected Khatumo traditional leaders, enjoying the full endorsement of their people at every level, including the Diaspora, had been among the first to take their place at the deliberations taking place in Mogadishu and had received praise for their positive contribution to the progress of the proceedings by arbitrating or resolving disputes that arose among other traditional leaders regarding the distribution of parliamentary seats. This eleventh- hour intervention from Presdient Faroole, to impose his illegitimate demand, through whatever backdoor, on other Somali clans and regions, for which he has no business, amounts to political warlordism of the past which has no place in the current process where what counts is the free will of the people and their rights to choose their parliamentary representatives through their chosen traditional leaders. If President Faroole were to be allowed to have his illegitimate way, which is blatantly contrary to the whole bases for the selection of clan MPs, it would have serious consequences for the legitimacy and credibility of the whole process. Its victim will not only be the denial of the inalienable rights of the Khatumo people to choose their MPs through their chosen traditional leaders but the whole process for which your office and the international community had invested so much. Typically, a Pandora box will be opened as other leaders or groups exploit this precedent and ask for similar prerogatives. Lately, Presidnet faroole has been throwing tantrums, objecting to one aspect or other of the roadmap as the end of the transition approaches. Quite evidently, he is showing trepidation as Somalia enters a new era which he sees it detrimental to his hitherto disproportionate and rarely unquestioned say on Somalia 's affairs and seems determined to have his way to the end even if he has to scuttle the process. He should not be allowed to do this and it is time that you Mr Ambassador, as the SRSG for Somalia , and also the international community told him in no uncertain terms that he should confine himself to his elected role as president of Puntland and mind his own business when it comes to other clans, regions and their internal affairs. Osman Hassan KHaatumo Forum for Foreign Affairs, KHaatumo State Of SOmalia
  23. MadaxWeyne Sheikh Shariif Iyo Hillary Clinton oo Kullan Xasaasi Ah Ku Qaatay Nairobi Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Xoghayaha arrimaha dibadda ee Dowladda Maraykanka Hillary Clinton. Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Nairobi kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibadda ee Dowladda Maraykanka Hillary Calinton, iyadoo kala hadashay xaaladaha Soomaaliya iyo arrimaha Road-map-ka Mrs. Clinton ayaa waxa ay sheegtay in meel wanaagsan uu marayo arrimaha arrimaha Road-map-ka, waxaana ay tibaaxday in loo baahan yahay in meeshiisa laga sii wado si dalka SOomaaliya uu ugu baxo xaaladda uu iminka marayo. Kullanka oo ahaa mid albaabada u xiran ayaa Wasiiradda arrimaha dibadda ee Dowladda Maraykanka waxa ay dhinaca kale kusoo dhaweysay ansixinta Dastuurka oo ay sheegtay inay tahay tallaabo hore loo qaaday, waxaana ay tilmaamtay in Maraykanka oo garab taagan yahay Soomaaliya. Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa kullanka kaddib isagoo ay garab taagan yihiin Saxiixayaasha Road-map-ka waxa uu shir jaraa’id u qabtay Warbaahita, waxaana uu xusay in kullanka uu la qaatay Xogahayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka uu ahaa mid guul kusoo dhamaaday. Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa beeniyay wararka sheegay in Madaxda dowladda ay musuq maasuq ku wadaan soo xulidda barlamanka cusub, isagoo tilmaamay in lagama maarmaan ay tahay in laga wada shaqeeyo cadaaladda.
  24. MadaxWeyne Sheikh Shariif Iyo Hillary Clinton oo Kullan Xasaasi Ah Ku Qaatay Nairobi Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Xoghayaha arrimaha dibadda ee Dowladda Maraykanka Hillary Clinton. Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Nairobi kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibadda ee Dowladda Maraykanka Hillary Calinton, iyadoo kala hadashay xaaladaha Soomaaliya iyo arrimaha Road-map-ka Mrs. Clinton ayaa waxa ay sheegtay in meel wanaagsan uu marayo arrimaha arrimaha Road-map-ka, waxaana ay tibaaxday in loo baahan yahay in meeshiisa laga sii wado si dalka SOomaaliya uu ugu baxo xaaladda uu iminka marayo. Kullanka oo ahaa mid albaabada u xiran ayaa Wasiiradda arrimaha dibadda ee Dowladda Maraykanka waxa ay dhinaca kale kusoo dhaweysay ansixinta Dastuurka oo ay sheegtay inay tahay tallaabo hore loo qaaday, waxaana ay tilmaamtay in Maraykanka oo garab taagan yahay Soomaaliya. Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa kullanka kaddib isagoo ay garab taagan yihiin Saxiixayaasha Road-map-ka waxa uu shir jaraa’id u qabtay Warbaahita, waxaana uu xusay in kullanka uu la qaatay Xogahayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka uu ahaa mid guul kusoo dhamaaday. Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa beeniyay wararka sheegay in Madaxda dowladda ay musuq maasuq ku wadaan soo xulidda barlamanka cusub, isagoo tilmaamay in lagama maarmaan ay tahay in laga wada shaqeeyo cadaaladda.