nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Axadle, 28/08/2013, by Admin, 16:57:39 Barre Hiraale oo 3 bilood kadib Shacabka Reer Kismaanyo kala Hadlay Meel Fagaare ah iyo Kismaayo oo Loo Furay Qaadkii iyo Shaneemooyinkii ay kooxda Alshabaab ee Raaskambooni xayyireen mudadii ay halkaa xooga ku heesteen dadka shacabkana ku qasbi jirey ineysan guryahooda ka soo bixin. Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaalada Kismaayo ayaa Saaka Waxaa isugu yimid Boqolaal dad ah ooTaageerayaal u ah Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale soo dhaweynayay is bedelka ka dhacay Magaalada Kismaayo oo Maalintii shalay ahayd ay dowlada federaalka gacan ku heynteeda kala wareegtay kooxda Raaskambooni taasoo sababtey shirkii Addis Ababa ka dhacey. Madaxweynaha Jubbaland Col. Barre Hiiraale oo uu weheliyo Xildhibaano ka soo jeeda Gedo iyo Golkhatumo ayaa garoonka dayuuradaha ee Kismaayo ka soo dagey saaka aroornimadii saacadu markey aheyd todobada subaxnimo, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay aqoonyahano u dhashey kana soo jeedo gobalada Bay iyo Bakool oo iyagu waayadan dambe rafiiq la ahaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale si uu ugala shaqeeyo maamul u sameynta Bay iyo Bakool. Xildhibaanada oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa ay sheegeyn in loo baahan yahay in dib loo soo celiyo xasiloonida isla markaana shacabka ay kaalin Mug leh ka qaataan sidii ay u Taageeri lahaayeen dowladooda cusub iyo madaxweynahooda. Dhanka kale Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale ayaa sheegay in ay cafinayaan dhamaan cid kasta oo La shaqayn jirtay maamulkii Alshabaab ee Raaskambooni ee uu hogaamiyaha ka ahaa Ahmed Madoobe kaa soo ka soo jeeda wadanka itoobiya. Si kastaba ha ahaatee Magaalada kismaanyo ayaa waxaa dib loo furay goobihii ganacsiga ee Kismaaoy oo idil, dadkuna soo dhaweeyeen is badalkaa dhakhsaha leh ee uu bilaabey Madaxwynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale. Waxaa galabta si xaraga leh magaalada dhaxdeeda ugu lugeenayey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale iyo xildhibaanadiisa maamulka Jubbaland iyagoon wax ilaalo ah aan la socon, taasoo dadka intooda badan ku tilmaameen dhoola tus iyo amniga durbaba uu ku soo dabbaaley Kismaayo madaxweynaha.
  2. Good points Lander, not just Saudis but Qataris as well, today the Arab League met in Cairo, and approved a military action, giving the West the go ahead, similar go ahead in Libya we have seen in the past, the West already arguing that the Arab nations justified military action and action will take place in the coming days, referring to today's Arab League, so any excuse is needed, even from the weak Arab League. Negotiations can't take place when the one's who want to sit down with the government are given millions of dollars not to do so.
  3. ^ It is easy to end the conflict, and it is being agreed by both parties in the conflict to come together and end the civil war, but who is against this, the West is not allowing that to happen for Syrians to sit down and resolve their difference. How many times we have heard that the Rebels were ready to sit down with the government, even inside Damascus, even the Rebels are tired of this long conflict, they thought a similar Libya will happen, but it dragged, Libya did not have an army, while Syria does have armed forced. What happen to the groups of oppositions who were planning to come to Damascus for talks, the head of the rebels who was supposed to take part in the talks was killed while trying to cross into Syria from Turkey for accepting the talks, the government was ready to share and listen to the concerns of the rebels. It is not wise to compare nations to other nations, in this case, Kosovo to Syria, or Libya to Syria, this is not Kosovo, this is a dangerous territory, the talk of Kosovo has being used by the West as an example to attack Syria, and the West Media has indeed planted Kosovo in the minds of many!
  4. lol Hummaag, that is 5000 BC word, Abbaas, waa saas xaalku, already done about 90 words in both the widget and the app one
  5. Laangaab waxid, don't insult the sister, she was and is Gaddafi soldier, and had achieved the Colonel STATUS, what have you achieved anyway ehlu naar, howz the garden going on anyway inaar
  6. Abbaas, wallaahi waan iska hilmaamey inaan kugu soo warceliyo, ramadaankii baa i helay dee iyo howla kale, laakin saan filayo adaa howshaa kala tuurey baan filayaa, bal wixii eray eed is leedahay wuu adagyahey is better inaad thread intaad furto oon ku update gareeno kadibna erayga ugu saxsan ama ugu dhaw aad halkaa ku tallaasho Disqus, in that way, many Nomads will take part translating erayada aad soo aruurisey ee u baahan turjubaan, ka warran fikradaas, inoo fur thread cusub kolkaa. EDIT: I added myself into your project, just registered! I will try some words translated today
  7. ^ Thank you The Zack, ma ahan eraya saas u sii adag, dadkiina waxaa laga kari la'yahay su'aal iyo jawaab, sax iyo khalad, subax iyo casar, maalin, cisho, anagoo heesano eraya u dhigma kuwaa, aawey hee dadkii hor marin lahaa Afkeena, ma dad baa joogo waxaaba la isku heestaa siyaasad dhar la'aan ah.
  8. ^^ Dirty work as being destroying the country, he was a rebel, supporting Western led mission, dirty work is still going on, and rebels are still destroying the country, have you ever heard of any news concerning Libya, no, you won't hear it from your Favorite Sky News & BBC Radio Scotland, the news in Libya is sad and hopeless, and no Western Media dares to report it as it will go against their logic, you check on the internet for news concerning Libya inaar.
  9. So you are welcoming the West to attack a country in civil war, what makes you think US Cruise Missiles will not cause massacres.
  10. Tallaabo;975086 wrote: But this time it is entirely justified. Justified because Assad used Chemical Weapons!
  11. Any prolonging of this fight will continue to cost more lives and suffering . Now that chemical weapons are involved somebody has to do something. If that somebody is the US than so be it. Lander, what makes you think a US action will not prolong the situation, in your own logic, you think a US action will reduce the suffering, Allow Amuuraha Sahal mar hadiiba xaalku noqdey in saas loo hadlo!
  12. ^^^ Aha, nothing is wrong if you equate me with women, women are the greatest of all human beings, they are very strong and not weak according to you.
  13. It is now on the horizon!
  14. - A link telling that the US "planned to launch chemical weapons on Syria and blame it on Assad's government" - There was not a single rebel fighter who died as a result of the chemical weapons attack - An email exchange of the use of Chemical Weapons in Syria to blame on Assad's government, emails hacked
  15. this document was drafted one month ago: Required Sorties and Weapons to Degrade Syrian Air Force
  16. John Kerry dining with the Assad Family in Damscus on 2009. and Today's picture of Kerry, preparing for his first dinner with Assad, an attack on Syria.
  17. - Warplanes and military transporters have begun arriving at Britain's Akrotiri airbase on Cyprus, less than 100 miles from the Syrian coast, in a sign of increasing preparations for a military strike against the Assad regime in Syria. - Residents near the British airfield, a sovereign base since 1960, also say activity there has been much higher than normal over the past 48 hours. - The Syrian Air Force is strong, and missiles fired from the sea is likely to be intercepted by the Syrian Army, they have enough interceptors at their disposal. - The French warplanes arrived in Jordan.
  18. US signals intent to take action against Syria, making its own conclusion that Assad used Chemical Weapons. The US, UK & France are joining to attack Syria within days, all warships now mobilized near the Mediterranean Sea. They agreed that they will do it without UN resolution, since Security Council resolution will be vetoed by Russia & China. A Kosovo case was used to legalize for an attack. This topic will be updated frequently.
  19. *Blessed;975022 wrote: ^Intan ka warran; " Weli weydiimahaygii jawaabtooda maan helin" Marka hore erayada aan madoobeeyay ayaan hagaagsaneyn, "weli" ma ahan ee waa "wali" mida kale hadii la adeegsadey "weydiimahaygi" in place of "su'aalaheygi" asoo qofkaa iska ilaalinayo inuu qoro AF Carabi asoo heli karo afkiisa maxaa ku kallifey qofkaa in uu adeegsado "jawaabtooda" oo Af Carabi ah, waa wax aan illaa hada la yaabanahey oo aan galin la'aey maankeyga, marka iska ilaali Af Carabi, marna adeegso Af Carabi waa lawwaaxatul lil bashari marjineyso masaakiinta!!
  20. Mar hadey Sheh caafimaad qabto waa abshir, igu salaan, waanba hilmaamey sheekadan, dee inaad adiga un soo faagto mooyaanee reer SOL carar bey waxanoo kale ka taaganyihiin, xataa PM messagyo fara badan baan helay oo dadka qaarkiis iga dalbanaya inaan siiyo qaab ay gabdhaha Jinka kula xiriiraan, wallaahi messageyo noocaas ayaan helay, kuwa kalena waxey u badnaayeen inaan Muslimka aafadan ka daayo, aafo maxey ah, dadku wey waasheen Hada ka dib sheekadan taxanaha ah qeeb qebeta aad uma dheereenayo si dadku u wada akhristaan waqti dheerna uga khasaarin. Gabadhii meeshii baan iska soo raacney, gacantii aan heestay ee bidixda aheydna wey i daashey waayo ayada gacanteeda midig waxaa ku yaaley hal far oo kaliya, ma hal far baan maanta dhan gacanta ku heysan karaa, markaan daaley baan dhahey walaal dhib malahan waanba isla soconaayee isii daa gacanta, ma waxaa ku dhibaya halka far ee calaacasheyda ka lalmada, mayaan dhahay walaal ee gacan qabsigaan aqoonin waligeyna gabadh gacmaha ma aanan qabsan, intey istaagtey ay saas ii fiirisey ayadoo yaaban bey igu tiri oo ma heblaayo iyo heblaayo iyo tii iyo taa soo adigii gacmaha qabsan jirey, markaasaan dhahay walaal qof kalaad i moodeysaa, qarxis yar baa meesha ka dhacey. Waxaan soconaba oon dhax jibaaxno magaalada dhaxdeeda baa waxaan ku soo baxney gidaar ama darbi weyn oo meel loo dhaafo laheyn, korna hadii loo koro aan la gaari karin, dhinacyada midig iyo bidixna hadii loo socdo aan la dhaafi karin meeshuu ku dhamaado, xaga samadana ay anoo arkayo isu badashey iftiin nal gaduudan ah oon laakin muuqanin wax feynuus ama mataramakis ama qorrax ama dayyax ama xidig, wax object ma jirin oo keenayo iftiinkan gaduudka ku dheehanyahay. Isla amrkiiba anoo fajacsan ayaan istaagey, kolkaan hareeraha eegayna waa gadaasheydee oon is leeyahay bal magaaladii aad dhax joogtey fiiri, meeshuba waa gidaar kale, horey iyo gadaal labada dhinac waa wada darbi waa weyn iyo samadii oo iftiin ka muuqda, markiiba maan la yaabinee waxaan dhahay xageen joognaa magaaladii un soo ma ahan, waxey igu tiri mayee waxan waa gurigeyga albaabkaas weyn ee hada kuu muuqdo waa baabkii aan hada ka soo galney, waxaan ugu jawaabey bidaa huurtayee waxa intaa la eg sidee buu gurigaaga ku noqdey, waxey iigu jawaabtey in gurigeeda ay ku noolyihiin 2 malyan oo qof oo Jinka ah. Xaaladu markey halka mareyso ayaan dib dib u gurtey, anoo fajac yar iyo gurasho gaad-gaatan igu jiro, waxaan ku dhahay anoo 10 meter gabadha u jiro "aawey alaabihii fadhigii iyo kuraastii gurigaaga yaaley haduu waxan makhluuqa intaa la eg yahay gurigaaga", waxey igu tiri hadii ay i tusto inaan indha-beelayo, isla markiiba waxaan ku iri indha beel dan kama lihiyee itus adiga unbaa hadhowna indhaha ii fiiqiyee. La soco qeebta Afaraad
  21. ^ That is the greatest landing of all times, it takes great skills to handle and control such a beast on a really dangerous Cross Wind Landing. That airport where the Plane was landing is the most dangerous airport in the world, they closed it anyway, planes landing there had to do a dangerous bend in order to land, you saw it the Pilot doing a hell of a quick turn. I am sure this is a great landing to you, recently in Dublin:
  22. ^^ lool, Cross Wind Landing, I meant this:
  23. ^^ Wariye, iyo Af Soomaali qoraalkiisaa dhibaya ismaba galaan ee kala saar yaa Laan-Dheer!
  24. ^^ Not really, in this situation, it is good against bad, the brother was with the rebels who destroyed the country, and still destroying it, the sister, was doing her duties!
  25. By Aimen Eljali. Tripoli, 25 August 2013: A young Libyan woman is reported to have stabbed her brother to death in Tripoli in a row over politics. Although the police will neither confirm nor deny the story, it is said that yesterday at around 11pm, a fight occurred involving the two at their home off Shara Omar Mukhtar. The 25-year old sister, who had been at the former Girls’ Military Academy at Suq Al-Thalat, is reported to be a Qaddafi supporter. Her brother, in his 30s, supported the revolution. Neither have been named as yet. A neighbour told the Libya Herald that their mother was unable to intervene between her daughter and son, who is said to have badly beaten his sister. He then left the house and returned an hour later and, as he sat down to eat, his angry sister stabbed him in the back with a knife. When asked why, she is said by the neighbour to have replied proudly that such a person whose hands “carried out dirty work deserved such a fate”. The two are said not to have got on for some time and had been in a number of fights before. It is claimed the brother used to constantly order his sister around, demanding she serve him without hesitation, and calling her an enemy of Libya, adding that she and her like had contributed to the present chaos in the country. Source