MR ORGILAQE

Nomads
  • Content Count

    1,316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MR ORGILAQE

  1. Jumatatu we unafikiri ni pekeyako mswahili hapa?. As for your comment on my spin you seem to be veruy Touchy! DID that feel much closer to home!Too close close for comfort maybe?.
  2. i can see you girls all getting a BIIIG head now!!!.
  3. Caaqil LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Now that is FUNNY!!!!!!! As for my brother who suggested i might be basing my DEFEATISM comment along tribal lines. Brother That comment came as a result of serious study on the Somali "psyche" As a result one thing is clear We always try to bash those that try to do something positive even if their success would literaly become our success While we are doing so We never come up with an alternative suggestion We never try to hail our successes simply because it isnt me or us!!(mentality) We simply enjoy sitting in the sidelines happily criticising without the courage to step up to the plate. That is the reason i came up with my comment Brother i want you to look at our people and tell me if i am wrong!!!!!
  4. Again the"defeatism" mentality rears it's ugly head!!!
  5. If you are going to make things up at least try to make up something closer to the truth that was the funniest LIE i ever read.They call themwselves Journalists by insulting an entire tribe.Say what you might but i never saw any website that raised the issue of SAMSAM Duale that actually tried to paint the entire tribes of Somaliland by Name as being those that have a culture of raping little girls.On the contrary the praised the Human rights groups in Hargeisa and the people of Hargesia for doing their best to oppose this.They made sure to differentiate between the few individuals that were responsible for the hineous acts and the majority of the people of Somaliland who are descent God fearing Muslims who themselves are against this kind of Shameful acts.The Puntland administration made the same point in it's press conferences and so did all the pro Puntland websites.To be honest I am glad to see the true difference between Puntland and Somaliland finally coming out!
  6. Rahima i agree with you Puntland is based along the Tribal/clan beorders and has never said otherwise.It does not seek to claim teritories or people of other clans who do not wish to be part of it.S/land on the hand wants to subjugate the people of Sool and Sanaag who do not share their vision and are not part of their clan into accepting By force if necessary their vision.They also want to annexe the teritories the clans of Sool and Sanaag by force even though the people there have made it perfectly clear that they wish to remain SOMALI and part of SOmalia and that they wish to be part of the administration of their brethen in Puntland.They are Puntland so who is the agressor here!
  7. I just confirms that S'land is only a clan based Administration and nothing to do with Inclusiveness!.Now are we suprised that the people have no wish to be part of their cland administration?.
  8. May Allah give him Health and if his day has come May Allah give him Jannah
  9. Maqaalada Akhristayaasha Ma Marqaansanyahay Maamulka Somaliland Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed ha ahaato. Sidii horay loo sheegay waxaa boggagga internetka laga arkayey meydad iyo maxaabiis Soomaaliyeed oo ka kala socday “maamul-gobollo†Soomaaliyeed. Saraakiisha ka kala dhimatay labada dhinac waxay u dhowdahay in wax lagu soo baray canshuurtii laga qaadi jiray xaabo iyo caws ay hooyooyin Soomaaliyeed dhabarka kusoo qaadi jireen ama nin ceesaantiisii, dibi ama tulud geel ah seylad keensaday. Bal adigu isweydii sida Zenawi u arko ragga halkaas la waray? Ina Sanweyne waxa laga hayaa: gari Eebbahay bey taqaan. Dhowr waxyaalood dartood waxaa laga raayey maamulka Daahir Riyaale: 1. Runtii ma ogi cidda xabbadda bilowday dagaalkii Ari-cadeeye laakiin waxaan fahmi karnaa sababta ka dambeysa ciidamada is horfadhiya oo haddii aanan khaldaneyn lala xiriiriyey xudduuddii Ingiriisku sameeyey. Horta markii dad muslim ahi isqabtaan oo arrin ku murmaan waxaa loo celiyaa Ilaah iyo Rasuulkiisa (SCW) micnaha Islaamka. Marka haddii arrintii Ingiriisku sameeyey la isku qabto waa in loo ceshaa Ingiriiska; sida muuqata Ingiriisku wuu ka warwareegay inuu si cad u yiraahdo ama u taageero xudduud beenaadkaas. Marka ilaa hadda, Ingiriis oo dhibkaas dhigay iyo Maraykan oo adduunka horbooda midna ma taageerin maamulka Daahir Riyaale. 2. Daahir Riyaale waxaa soo maray fursad uu ku qaadi karay weerar isagoo marmarsiinyo heystay kaddib markii lagu dili lahaa Laascaanood. Sidoo kale waxaa maamulkaas soo maray fursad ah iyadoo C/hi uu Puntland keliya heysto ayaa waxaa ku furmay dagaal sokeeye. Ciidamada ay ugu yeeraan “******teenya†qaarkood oo mucaarad ah ayaa ugu tagay “Somaliland†laakiin maamulka Hargeysa kama faa’iideysan fursadaas. 3. Waxaa kaloo hadda garabka Somaliland ka baxay Itoobiya oo isu muujisay inay garab taagneyd maamulka Daahir Riyaale. Waxaan arkayey sida Itoobiya u maaweelinaysay inuusan maamulka Daahir Riyaale weerarin C/hi markii uu nuglaa; iyadoo maamulka Hargeysa ku hafisay wufuud iyo ka hadal ganacsi dhexmara Adisababa iyo Hargeysa ilaa maamulka Riyaale uu is mahadiyey oo uu galay inuu ka hadlo la dagaalanka “argagixisada†iyagoo is leh waxaad helaysaan soo-dhoweynta Zenawi; sida la sheegana dad xornimo-doon ahna xabsiyada dhigay, qaarna Itoobiya u gudbiyey. 4. Haddii C/hi dhibaatadii la ogaa ka dabaashay; oo mucaaradkiisii la heshiiyey, sidee maamulka Daahir Riyaale ku keenay inuu hadda ka hadlo weerar ama ciidan xuduud-soo-dhoob? Maaddaama C/hi heysto waayo-arginimo Itoobiya ah oo ku aaddan laga soo bilaabo 1978 ilaa hadda; maxaase Somaliland u keentay Daahir Riyaale oo haysta waayo-aragnimo dhowr sano ah oo keliya? Haddii hogaamiyayaasha SNM la keeni lahaa waxaa dhici karta in qaarkood heystaan waayo-aragnimo ah laga soo bilaabo 1982 ilaa hadda; marka farqiga dhowrkaas sano ah waxaa lagu dhaafi karay caqli ama karti kale. Marka C/hi oo guulahaas la arkay hadda ka soo hooyey Soomaaliya sidee Daahir Riyaale ula jaanqaadi karaa? 5. Maalmahaan waxaad saxaafadda Somaliland qaarkood ka maqleysaa iyagoo leh si isir ah ayaa Somaliland loo soo weerarayaa! Horta isirka Ilaahay baa sameeyey ee Ingiriis ma samayn inkastoo Soomaalidu si qaab daran u isticmaashay. Marka haddii dastuurkii Soomaaliyeedba lagu saleeyey qaab qabiil, la yaab ma leh in la arko Soomaali oo qaab qabiil isagu hiilinaysa. Waqtigaan xaadirkaa, habarwacashadu waa waxyaalaha ciidan iyo cood lagu helo waana arrin kornaylka anfacaysa. 6. Horta siyaasaddu waa turubka oo kale marka qofka haddii turubka laga badsho waa inuu iska baandheeyaa ee dani kuma jirto inuu guuldarradiisa dheereeyo si dadku usii fiirsado isagoo gabaahiir looga tagayo. Caqligu wuxuu keenayaa in maamulka Hargeysa ay iska sugaan wuxuu kornaylku Xamar kala kulmo. Haddii uu halkaas dharbaaxo kala kulmo waxaa dhici karta in Riyaale isna tabartiisa geysan karo laakiin ilaa hadda taasi ma muuqato ee waxaa muuqata in kornaylku uu hogaamiye kasta oo Xamar ka yimid oo qaarkood colaad xun kala dhaxaysay, markuu mid qaabbiloba la arkayo iyagoo qoslaya ama leh ninku waa mujaahid; marka waxay ku fiicnayd in maamulka Riyaale kaadsado. 7. Sidaan horay u soo sheegay waxaa jiray mar ciidamada Puntland kala qaybsanaayeen. Joogitaanka C/hi Puntland joogay waxaa dhibaato ku qabay ciidanka Puntland! Sababtu waa iyadoo ay isaga waardiyeyn jireen ciidan aan ka yarayn kii Puntland ee Ari-caddeeye ka qayb galay; maanta ciidankaas wuxuu awoodaa inuu dagaal galo. 8. C/hi oo ay hor safinyihiin gammaan badan oo uu ka xulanayo faraskii uu heensaha saaran lahaa (ra’iisul wasaare). Soow ma dhici karto in kornaylku dhaho: faraskeyga Bullaale Berberuu u socdaayoo biyo waa ka WALLAAHI? Markii C/hi nimankan la kulmay, muxuu Cismaan Caato u faraxsanaa; muxuuse Muuse Suudi uu hal mar isu rogay isagoo qanacsan? Kolley xaqiiqda ma ogi laakiin waxaan is iri ma waxaa jirta shuruud lakala dhigtay oo leh: in C/hina uusan ciidamo shisheeye waddanka keenin, nimankaasina Xamar kala baxaan maleyshiyadooda oo ka dhinac dagaalaan kuwa Puntland ee jooga Ari-cadeeye dabadeedna haddey Burco, Hargeysa ama Berbera galaan aan loo qabsan cidday dilaan ama haweentay kufsadaan ama jiingadday fuqsadaan. Miyaan ********ta iyo jirridu ahayn ciidamo shisheeye? Iyagaa ah shisheeyaha koowaad. Waxaa fiicnaanlahayd in la helo fannaannaddii weydiin lahayd meesha Sayid C/hi u socdo micnaha “Sayid Maxamed baan iri: waa adiga seefta haystee, sengaha dheer ku joogoo, saaran Dhoodi-meere xaggee baad u socotaa? 9. Cinwaankaan maqaalka siiyey waxaa ka weecin kara maamulka Somaliland haddii Riyaale uu dhaho waxaan nacayey anoo madaxweynaa inaan la dagaalo nin maamul goboleed heysta; isagoo ku sii daraya waxaan rabay inaan mucaaradkii Cadde Muuse iyo isaga heshiisiiyo dabadeedna aan sugo intuu madaxweyne Koonfureed noqonayo si aan u la dagaalo isagoo dhiggey ah marka maantana ayuu ii dhigmaa anna maantaan dagaal ku qaadi karaa! Hadday arrintu saas noqoto waxaa dhacaysa in Riyaale soo derriyey xeer cusub oo dagaal oon horay loo aqoon. Waxaa caadi ahayd in labada qof ee seefaha isu qaataa aysan dhabarka iskaga dhufan jirin iyagoo is gaadaya ee si ka-fool-ka-fool ah loo dagaali jiray laakiin weligeed waxaa jiray qaacidada dagaalka ee ah “Al-xarbu khudcah/khadiicah†oo ah dagaalku waa xeeladâ€. Waan ogahay in badan oo ka mid ah dadka reer Somaliland aysan raalli ka ahayn kala-goynta Soomaaliya, marka waxaan maamulka Riyaale iyo dadka arrintaas u ol’oleeyaba ka codsanayaa in daba-orodka arrinta xudduudda laga waantoobo. Haddii Cabdi-qays u arkayey Jibuuti dhul Soomaaliyeed; sidoo kalana Ina Gahayr Harar u arkayey; Barkhad-casna uusan Ingiriisba maqli karin iska daa inuu xariiqdaas raacee; Salaan Carrabeeyna lahaa: · Ma hambeyn dhulkii tan iyo Hiiraane. Isagoon raacayn sharci Ingiriis ee aamminsan wixii uu cududiisa ku helo ilaa Hoosingoowba ha ahaatee. Shacabkaas Soomaaliyeed uma baahna dagaal dame iyo dhib. Bal suurayso dadkii labada kooxood ka dhintay oo Ilaahay horti istaagay? Ka warran markuu Allaah weydiiyo maxaad isku disheen, maxay oran? Ka warran kii dhaha xaq Ingiriis ii gooyey baan dabosocday?! F.G. Markaan faaqidayo fursadihii Riyaale lumiyey waxaan ka hadlayaa caqliga hogaamiye-maamuleed ama kooxeed ee micnaha maahan inaan ka hadlayo arrin diin ahaan ama shariciyada dadku degsaday sax ku ahayd. Waayo-aragnimada Amxaarada loo leeyahay waxaan ka wadaa khiyaamo. Qore: Cabdulwaaxid Khaliif cabdulwaxid@hotmail.com
  10. Rahima i see your point but whatever happened to giving the man a chance till he proves to be untrustworthy.He seems to be making the right moves he seems to be getting the warlords checked.That is our aim for the moment.Lets get peace first then we can worry about politics later
  11. Rahima sis it is not their developments that i object to it is the constant mentioning of the colonial masters as if we are not indipendent nation.The dehumanising of the people as a "colony" that object to.I want to see them beeing proud as Somalis refering themselves as say for example "north Somalia" or soemthing like that i just can't stand the Name Britain being mentioned in the same word as Somalia.This brings back the memories of our fathers struggles against the colonialists and their sacrifice which is being bashed!!!.What did they die for if we are still identifying ourselves as "colony".
  12. And who are we blamimg? We destroyed our country no one els whatever the reasons! Ethiopia is at the moment the strongest country in the horn doesnt need to conquer somalia to do that we are already pawns.So the only route is use them till we are able to stand on our own two feet!!
  13. Here we go again.Have you been there recently maty.Go see for yourself
  14. India Some more Vindaloo is in Order now.I am no longer going to talk to you I'll instead talk to your masters The Brits.Just go on and shake your hand "namaste namaste"
  15. India you must have had a great deal of Vindalooo chilli you seem to be taken in by the propoganda of Radio Somaliland.I wonder since you seem to be doing a great deal of advertsing for them how much are they paying you AS for Lascanood please dont insult the people of that region by calling the the mouthpiece of anyone!!!.They stood up to the British as they are the legendary DARWIISH and if it wasnt their heroic actions you'll all be Christians by now!!!.ANd if you doubt what i am saying just look at how much you are kissing British *** some 50 years later!!!!!.If you fancy going there and kissing their *** please dont mention the name of the Legendary Darwiish and dont you dare call the people of Lascaanood *** KISSERS like you!!!.They make up their own mind and they have said time and time again They are SOMALIA are you deaf well if you are we SOMALIA will cure you the way we did 60 years ago when your ears were blocked by the shit coming out of The British asses you were kissing
  16. I second that bro please publish the link or links here so we can go through them all.
  17. Thanks for the correction I was in a rush when I wrote that article.Yes you are right it was Ask not what your country can do for you but what you can do for your country
  18. And you dont think this is politically motivated.Read between the lines Man!!.You must be very hungry due to the fast!!Dont read the ingredients just read the names of the dishes and what they stand for!!
  19. thank you very much for the link bro.I enjoyed it
  20. I agree but in the words of J Kennedd "ask not what your country can do for you but what your country can do for you" so what can we do for our country?.I propose that we the young os Somalia with our shared knowledge encompassing the whole globe should start liasing with one another regrding the business opportunities that exist especially attracting investments to our motherland.Use whatever contact ou have or if you have an idea post it here so we can add our ideas onto it and complete the puzzle.
  21. I already have what i want that is one Recognised SOMALIA you are the one dreaming Pal!!ALL i have to do is Make SOMALIA Great and in the process make you GREAT as well.I have my dreams and yjey are starting to take shape now.Like it or not The new government is YOurs too!!!
  22. Cabdulqaadir Shariif Oo ku guuleystay abaalmarinta geesiga sannadka 2004 ee Sweden. Xaflad ballaaran ayaa lagu qabtay tiyaatarka weyn ee magaalada Gothenburg(Stads Teater ee waddanka Sweden. Xafladdaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen wargeyska maalinlaha ah ee Göteborgs Posten, tiyaatarka magaalada iyo hayadda bixisa abaalmarintaas oo lagu magacaabo Minnesfonden oo ah sanduuq gaar ah oo la aasaasay wixii ka dambeeyay oktober 1998 markaasoo ahayd markii 63 dhalinyaro ah ay ku dhinteen dab kii ugu xumaa ee soo mara taariikhda casriga ee Sweden. Xafladdaas waxaa ka soo qayb galay madax sare oo ka socotay dowladda, maamulka gobolka iyo marti sharaf kaleba.waxaana halkaas lagu guddoonsiiyay sagaal qof abaalmarinta lagu magacaabo Vardagshjälte Stipendiet ( abaalmarinta geesiga sannadka). Sagaalkaas qof siddeed ka mid ahi waxay ahaayeen Swedish halka qofka sagaalaadna uu ahaa Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa oo ah sharciyaqaan soomaali ah oo deggan magaalada Gothenburg ee dalka Sweden xubinna ka ah guddiga hoggaminta ee ururka u dooda xuquuqda caruurta ee dalkan Sweden oo magaciisa marka la soo gaabiyo loo yaqaano BRIS ( Barnens Rätt I Samhället) oo micnihiisu yahay xuquuqda ayy caruurtu ku leeyihiin mujtamaca. Qofka la siinayo abaalmarintan ayaa waxaa lagu qiimeeyaa inuu yahay qofka u istaaga inuu caawiyo qof dhibaateysan isagoo aysan ujeeddadiisu ahayn inuu magac,maamuus ama hanti kuraadsado howsha uu qabanayo, isla markaana aan u eegin dadka uu caawinayo midabkooda afkooda jinsiyaddooda ama diintoodaba dadkaasoo noqon kara kuwa la yaqaano oo caan ah ama dad iska caadi ah. Cabdulqaadir Shariif ayaa xafiis ku yaala xaafadda Hjällbo ka qabta howl talo siin ku saabsan dhinaca sharciyada isaga oo dadka ajnabiga ah ka caawiyo inuu tuso meesha ama hayadda ay kala xiriiri lahaayeen xallinta baaidooda marka arrin ay la soo gudboonaato. Waxyaabahaas oo ay ka mid yihiin arrimo xagga xafiiska socialka ku saabsan iyo sharciyada socialka( Socialtjänstlagen), xagga sharciyada deganaanshaha dalka iyo magangelyada (asyl frågor) iyo dalabka dhalashada dalkan ( Medborgarskap) Cabdulqaadir waa sharciyaqaan sharciyada ku soo bartay Somalia wuxuuna ka qalin jebiyay kulliyaddii sharciyada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, muddadii uu Sweden degganaana wax ka bartay shuruucda Sweden.Howlaha uu bulshada u qabtona waa bilaash Cabdulqaadir Shariif iyo asxaabtiisa kale ee ay isla shaqeeyaan ayaa waxay beryahan ku howlan yihiin sidii ay hayadda socdaalka ee dalka Sweden iyo xukuumadaba uga dhaadhicin lahaayeen in waqtiga aysan ku qasbin qaxootiga soomaaliyeed ee sharciyada loo diiday inay qasabugu laabtaan dalka isla markaan la siiyo sharci deganaansho buuxda ama loo oggolaado in loo sii dheereeyo sharciyada ka dhacay. Sidoo kale abaalmarintaas ka dib waxaa Cabdulqaadir Shariif abaalmarin kale oo mahadcelin iyo hambalyo ah guddoonsiiyay Madaxa shirkadda guryaha Hjällbo wuxuuna ku yiri anigoo ku hadlaya magaca dhamaan shaqaalaha shirkadda waxaad naga guddoontaa hambalyadan waxaana kaaga mahad celinaya sida hagar laaanta ah ee aad ugu kacday caawinta dadka deggan xaafaddeena iyo xaafadaha kale ee magaalada waxaana maanta reer Hjällbo aan ugu faani karnaa xaafadaha kale inaan anaga nasiib u yeelanay inuu xafiiskiinu ka furnaado xaafaddeena oo aad halkan ka howl gashaan. Cid walba oo doonaysa inay la xiriirto cabdulqaadir Shariif waxay kala xiriiri karaan xafiiskiisa Hjällbo oo ku yaal Bergsgårdsgärdet 72 ka soo horjeedka Rimi ama emailka shekuna2000@yahoo.se. Waxaa SomaliTalk soo gaarsiiyay: Abukar Xaaji
  23. Dharbaaxo the federal system was agreed via the only form of referendum tat we could possibley have at this point in our hisetory with the participation of our elders and i do mean ALL the ELDERS.We cant hold a referendum now due to logistical and financial reasons.Are you saying that because we cant hold a referendum we shoudnt have a government? because that is what is going to happen.Are you saying that just because you are not a mechanic you shouldnt use your jumpstart leads to kickstart your car after it stalls in the middle of nowhere?.That is what i read into your statement and I dont agree with it.Rome was not built in DAY and yes there are a lot of things that need to be sorted before we can claim our system is perfect but in order to get there we need to take this imperfect system as you put it and finetune it into a perfection itself.it wont happen if you stay in the sidelines it needs each and everyone of us to take part and help mould it into perfection so bro I do like your arguments and they make sense but whatever view we each hold and i am glad we have different views because the day we are all of the same view that is the day of our downfall however whatever happens let us become each others right hand and left hand front guard and back flank guard.Let us argue until we get it right not with guns not by bloodshed but by peaceful means.This warlords messed up our country let us use them to get what we want out of them then retire them!!.We can then have something in place to inherit or maybe our children can inherit.Destruction never leaves anything for our children to inherit only progression and that can only be achieved if we do the hard work now so our children can rest later.