A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Guul to all somalis everywhere specially to Khatumates.. As I am travelling to NYC by that weekend of Jan 12th Insha'lah, I am sadden that I will miss the 1st annual celebration of Khatumo. Congrats to the hard work.
  2. Part2 - continue Dhoofkii Jarmal Waxa ay noo joogtay Maxammad Nuur iyo Sheekh Ismaaciil oo socdaalkii Banaadir ee ay hawshii warqaddii Cadan laga qaaday u tageen ka soo laabtay. Waa iyagii muddo ka dib Cadan ku soo noqday, dabadeedna Bebera u soo dhoofay. Waa tii dabadeed uu Maxammad Nuur mar kale Cadan ku soo laabtay. Halkaa ayuu ka sii wadayaa, oo waxa uu yiri: "Markii aan laba bilood Cadan joogay ayaa nin aannu saaxiib ahayni i yiri ”Carwada(1) baxaysa qaaddinnimo u raac!” Markaas ayaan ku iri ”anigu ma jecli in aan Carwada raaco”. Markaas ayuu yiri; ”iska raac ceeb ma ahee, sannad kaliya ayaad maqnaanaysaaye!” Markaa ayaan iri; "waa tahay" oo carwadii soo raacay oo carruurtii u dhigay [Qur’aanka]. Markii aannu siddeed bilood joognay ayaa ninkii madaxda ahaa yiri;”iminka dhaxan ayaa imanaysa [xilliga qaboobaha] ee iska noqda sannadka dambe ayaad soo noqon doontaane.” Markaana waxa aannu joognay meesa Iswiikow [Zwickau] la yiraahdo. Dabadeed aniga iyo ninkii noo madaxda ahaa ayaa is qoonsannay, kolkaana waa aan isaga haray. Markaana ma aanan doonayn in aan dhulkaan fariisto [ku negaado]. Waxaa aan doonayay in aan carwo kale oo Walandiis [Holland] fadhiday u tago. Warqad ayaan u qoray, kolkaas ayaa kii madaxda noo ahaa isaguna malaha warqad u qoray oo yiri; ”ninkaasi si xun buu igu falay.” Markaa ayay jawaab ii soo celin waayeen, dee waxa ay ahaayeen niman ay isaga isku qolo yihiin. Markaa ayaan anigu wax aan qabto garan waayay. Waxa aan ahaa nin aan afkana aqoonin, dadkana aan wax ka aqoonin. Markaas ayaan shuqul doontay, aniga oo aan afna aqoonin warqadna haysanin. Kolkaa ayaa askartii i tiri; “haddii aadan warqad haysanin shuqul heli maysid.” Markaa ayaan Baarliin aaday oo inta qunsulkii Turkiga u tegay ku iri; “ anigu waxa aan ahay nin Muslim ah oo Soomaali ah”. Adigu markaas ayaan xaalkaygii oo dhanba u sheegay. Markaa ayuu i yiri; “iska tag, anigu kuma aqaanne!” Dabadeed ayaan haddana kii Ingiriiska u tegay oo ku iri; “anigu waxa aan ahay nin Soomaaliyeed oo Ingiriis raaciyadiis ah.” Kolkaas ayuu igu yiri; “kuma aqaan in aad Ingiriis raaciyadiis tahay iyo in kale, balse orod oo waxa aad u tagtaa qunsulka Hamburg jooga.” READ
  3. Taariikhdu waa Tolleey oo loo ma kala Tago Jawaab Sooyaal: Ina Cabdalla Xasan Ma Sheekh Buu Ahaa Mise …? Part 1. Aniga oo waayadan qalabka u sitay barasho qoto dheer oo afkeenna iyo taariikhdeenna ku saabsan ayaa waxaa isa soo tarayay akhriskayga iyo baarbaariddayda cilmiyaysan ee labadaa la xiriirta. Meelaha aan sida gaarka ah isha ugu hayo waxaa safka hore kaga jira taariikhda baahsan ee ay ka tageen Sayid Maxammad Cabdille Xasan iyo dhaqdhaqaaqii Daraawiishta (1899-1921). Wax badan oo ay shisheeye iyo sokeeyaba ka qoreen akhriyay, waxna ii laaban oo fari kama qodna. Sidaa oo kale, wax badani ii kordhe waxna ii laaban. Intaa haddii aan sii dhaafo,waxa aan maalin dhoweyd nasiib u yeeshay in aan gacanta ku dhigo mid ka mid ah (ama kii ugu dambeeyay) buugaagta ilaa hadda laga qoray taariikhdii Sayid Maxammad Cabdille Xasan iyo Daraawiish; waa buugga la magac baxay Sooyaal: Ina Cabdalla Xasan Ma Sheekh Buu Ahaa Mise …? READ
  4. WDN Interveiw with Prof. Lidwien (Ladan) Kapteijns: Author of Clan Cleansing in Somalia Dec 27, 2012 Lidwein Kapteijns Editor's Note: WardheerNews has been afforded the rare opportunity to conduct the first interview with Professor Lidwien Kapteijns, author of the recently debuted book, Clan Cleansing in Somalia, The Ruinous Legacy of 1991 . Lidwien Kapteijns is a professor of history at Wellesley College. Dr. Kapteijns is the author of many papers, research and books. Professor Kapteijns's previous research includes the study of Somali popular song texts of the period 1955-1985 and her consequent book Women’s Voices in a Man’s world is based on that research. Her new book uses poetry in the public sphere that specifically condemns the actions of that period to contextualize the events of 1991-92. Professor Kapteijns has done extensive research, which contributes to the Somali scholarship, filling the gap that exists on the history of the Somali civil war. This book, Clan Cleansing in Somalia is a page-turner with heavy details of the events that have paved the way for Somalia to be in constant chaos for the past twenty years. It will no doubt bring back memories that many have buried away to move forward with their lives. Witnessing a country that is still divided along clan lines, we hope this book is the beginning of the dialogue needed to come to terms with the violence that has transpired in the homeland. This interview was conducted by Abdelkarim A. Hassan for wardheerNews. READ - INTERVIEW
  5. Lol@Che, "he was touchy".. That is sad indeed if he done some wrong with the little kids.. Dugsi wasn't fun at all though I wasn't get beaten that manytimes but I still recall getting sticks to beat us from as far as Goofafka Daynile. Darn it that was hard and long days of no food and little water.
  6. Jacaylbaro;900606 wrote: There is a Disarmament, Demobilization and Reintegration programs going on right now. Hope they will benefit from it. I would have them open mental illness and Khat intoxicating rehab centers for triangle community than disarmament.
  7. Help, is Guadian a nation? First nation to recognize the clan nation! Celeberation around the world!
  8. Xaaji Xunjuf;899936 wrote: Dont really care much about that Really? come again awoowe..
  9. Awoowe, wax fahan. The treat was going towards your millitia.
  10. Successionists are so desperated walahi.. The prof talked many issues accross the board, but all they can hear is about "reer waqooyi".. War help raadsada walli dhaaf baad ku jirtaane..
  11. Jacaylbaro;899919 wrote: ^ ^ Before he went to Xamar ?? ........... I agree with you I don't think you read the caption if that image, this event was just Saturday night Dec 15th 2012, one night ago, here in MN. Sheeko habar kuuley da that successionists entertain themselves ma shaqeynayso. I doubted what pro-seccessinoists reported from him is even accurate..bring some audio/video of him saying that..
  12. Jacaylbaro;899810 wrote: ´´ Hadday fooli timaado, gudo qarsiimo hadhay. Runta ayaan idiin sheegayaaye waan soo qalbi jabay, anigoon baarlamaankii ka soo fasax qaadan ayaan tigidh iska soo goostay oo aan Maraykan imid. Siyaasiyiinta Somalia markasta way iga sheeko qarsanayeen, waxaanay igu odhanayeen, adigu reer Waqooyi baad tahoo, waad maqan tihiine aanu yara faqnee naga bax´´ ´´ Reer Somaliland wax badan bay qabsadeen, horumar laxaad lehna way sameeyeen. Haddii aan wanaagooda la qirin, waxa hubaal ah in aanay waxba hagaagayn´´ http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4652&catid=34&Itemid=53 Bacaaaaaac from pro-successionists.. Here is the man's pic holding blue flag from Saturday night event where he talked about Somalia's unity!
  13. Xaaji Xunjuf;899674 wrote: President Geele shall remain the President of Djibouti Ma ictiraafkii buu soo wadaa? The big belly *** must go!
  14. Somalia;899409 wrote: Mashallah, this is good progress, Sayid International Airport is open for business mashallah, waa guul for Khaatumo State of Somalia. Indeed.. Was going to tease u, but thought someone else might not like it..
  15. And what are your points about these out of the context lines? I hope you're not insinuating that he welcomes SL and bashes p/l. If that is where you're heading with this, I will recommend you to seek an urgent help..
  16. Fake numbers and made up sums never add up!
  17. Waa arkaa ee bal sirta tolka ha fashilin bal...
  18. The project and its useless elections are in big sham! Horta wax kasta oo khalad ah oo meeshaa ka dhaco why ictiraafka loola xiriiriyaa? Election was corrupted, so recognition is damaged! Damn Ictiraaf bay ku waalatay tani..
  19. Oba, you know alot of detailed info.. Kooyame na warkeeda yaa ku soo taraarixiyey? Bah ayeeyooyinkaa?
  20. XX I like how you jump of the cliff when all exits are closed down.
  21. N.O.R.F;897914 wrote: Its your choice. I was trying to appeal to your Somalinimo side. Ignore Apo for now, you're right. Somalis regardless of knowing each other talk to each other.. I still recall in Adis Ababa, new comers in town who lost or knew nobody brought to us to stay the night with us by just somalino until they found their place or people they knew.. It was back in early 90s when somalis were fewer in Adis Ababa..
  22. Haloo xisaabsho dhowrkii sano ee SSC marka khatumo is older than 1 year.. It should be 4 years now.. Welcome baby Khatumo. Happy BD. I am expecting to be closely look at its achievements than mere celeberation of its birth!