Xidigo

Nomads
  • Content Count

    561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xidigo

  1. ^^ Ayaa ku yidhi Awdal fakeland ayay ka tirsan tahay. Anaga Awdal waxay noo xisaabsan tahay SOOMAALIA. Khadiija Balwo waligeed kuma riyoon in clanland wadan looga dhigi doono. Haday maanta kumaqlayso meel aan ogahay ayay kaa maroojin lahayd
  2. Originally posted by Ibtihal: Caano Geel: People in Somaliland are very proud of them. Khadiijo Balwo iyo Cabdi Sinimoo ayaa Somali fankeeda billaabay from Awdal region waxay ahaayeen Soomaali ka socota Somaaliya and not Somaliland. http://books.google. com/books?id=2Nu918t YMB8C&pg=PA172&dq=wh o+started+somali+son gs+khadija+balwo&ei= QYbXSZSXIYHWNITqoYYI
  3. I have nothing to lose. I am already dhex yar.
  4. ^^ I thought inaad gabadhaada u bixisay Ilays already JB, Magac yadii reer Hargaysa la bixi jireen u bixi dee. Sida Xarakaad, istaahil, istareex, iyo Yurub
  5. Waa cunugii sideedaad. Congrats JB
  6. ^^ Why not waryaa? I am sure you wouldn't say that if YOUR friend says she is thinking about building a house in Burco. Originally posted by -Serenity-: Speaking of Borama, Xigigo, is it true that Borama is an earthquake prone zone? And you get minor tremors on a regular basis? Some1 I was asking about building property there warned me against it. Yes, it is. Actually, a major earthquake occurred in Borama in 1984. But nothing major since then
  7. Originally posted by -MARX-: in Borama, they dig a deep hole in the ground! use it to relief themselves and when its nearing its full capacity, they use a stone to block it! War yaa waa inanka clanlander/Burundiga ah, Boorama faraha ka qaad baad ku idhi oo beenta intaaa leeg eed ka sheegayso jooji. kolayba intaan ka arkay Hargeysa boqol kiiba way dhaantaaye.
  8. Xidigo

    Welcome back!

    ^^ Markaa NG anaa ka saxsanaa maaaha? Kolayba Xamar kama fogi
  9. Xidigo

    Welcome back!

    ^^ Originally posted by NGONGE: Che, don't believe her. Foosiya always reports false news. Axamedoow Inaar maad iga daysid magaacaa faalsada ah ee aad iigu yeerayso. FYI Magacaygu waa Xidigo, and if you want my real name, My name is Jamiila Jeesto Che, Warku waa war la hubo huuno.
  10. Xidigo

    Welcome back!

    Originally posted by Kool_Kat: Alle-Ubaahane is back? Ma i bari kartaa pls? Magaciisa aa nacabsiisay sidii biyo tahliil ah! Who is next, Fanisha (sp)? loool@ biyo tahliil ah Inabti ha ina xasuusing wadaadadii candhuuftooda caruuta waraabing jiray. Fanisha is also is back.
  11. To SOL Yaa Alle-ubaahne Where is Lazy G? haha haha
  12. Originally posted by Heliostropolis: Marka, Viva Somalia, Viva Puntland ! Viva Somalia Indeed!
  13. Abdiwahid sh. Osman Qalinle Somali-land kaliya kama hadlaayo meesha, gabi ahaan Somalia iyo law geeda ayuu ka hadlayaa. Somali land Iyo wax faalku caayay sanka naga mariyaan caawiyo bariba. :rolleyes: Soomalidu waxay tiraa, Ma daale isagaa dan u daali.
  14. ^^ Don't be a hater. NG's next trip will be to Sugarland
  15. Originally posted by Che -Guevara: Like two whores fighting over who pleases their pimp better, what pity!
  16. Originally posted by Che -Guevara: ^Why, Sijuis are cuddle and lovable Really? oo ma midbaa been kuu sheegtay.How can you be so sure they are lovable and cuddly? Kuwa qodxa ah na waan arkey hada, kuwa qabiilku dhuuxa iyo lafaha ka galyna waan arkey iyagoo aan somalia waligood arag.
  17. ^^Thank the lord you are not Sijiu Haha haha ...Just kidding!
  18. You sometimes come across as some one who has a multiple personality.
  19. NG is going to somalia? Haha haha, dhuxun ku reeb haku soo qaniino. FYI waqooyi galbeed isn't anything like YOUR Arabland.
  20. Minister of State, Foreign & Commonwealth Office Lord Malloch-Brown: First and foremost, the leaders of Somalia and Somaliland must sit down to try to resolve their differences. Thank you for saying that sir. NO recognition for the Basaas aka Riyaale Dabdashlf (which happened to be my closest adeer) and the SNM gang criminals.
  21. Originally posted by Shabelle: Insha Allah, they're tribal and apartheid-induced political strategy will never be recognized. Aamiin to that! And Inshalaa one day all the SNM gang criminals will be brought to justice. :mad: I can also tell you that, with the help of Awdelites who are lobbying day in and out in Washington, Clanland will never be recognized.
  22. Originally posted by Nephissa: quote:Originally posted by Xidigo*: quote: Originally posted by Nephissa: Aliyah adiga cayaalkaan 5 jirka hadii lagu dhex geeyo waa ku rifaayaan har cad! Adiga maxaa Aaliya lagaa siiyaa baryahan? Aaliya let me know hadaad hiilin u baahan tahay Hadii kale iska celi haha haha Xidigo, gabadha abbaayadeed ka ween aan ahay, ayadaba waa ogtahay inaan jeclahay.. Laakin adi, cayaalkaan oo kale aa u hadli jirtay 6bil markaa jirtay xitaa, waa kaa muuqataa wallee! Ala waa runtaa, kaa yaree ilkaha la' ee bidixda labaad waa anigoo Saylac jooga Xaawa Taako elementry. :cool: Waa fariido yar yar dee! Waxan ku idhi ha wallaal walaal layne jooji waxaad Aaliya u hoos galinayso.