GAAROODI

Nomads
  • Content Count

    620
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by GAAROODI

  1. Fail like all the rest........the sooner the better !
  2. thankful sp...looool ! "saxib no one cares about sool, the land is mine, you can move to mugdisho, or bosaso or disney land for that matter, but las canod is mine, do you know why its mine because my flag the red,white and green flys over it. i got my country back, not because i protested, or hid a bomb on the side of the road, i won my country back by killing every soldeir i saw, by straping their leggs with rope attached to two different cars and ripping them apart. I won my country by force, if you have the guts come, if not keep your mouth closed
  3. you remember those old people who after no one, cares about them start talking to get some attention, this is exactly what this old fool is like. No one gives a dame, so die a horrible death, and go to hell, because like those before you, you are now only history. furthermore, when it comes to the SNM they original intention from the top leadership was to change the government but not the country, once they saw how retarded somalia was, they decided to split and this was under cali mahdi.
  4. hey, were behind similar crimes against humans, thats why they are supporting one another. Yet they fail to understand that even if the courts dont get them, ultimately god will.
  5. ICT....i dont think so jacaylbaro...did you not read the article its due to mobile schools in rural areas and increased enrolment in government and private schools. not because of I.T. due to an interest in reading and writing and a general norm in wanting to learn.
  6. I heard that in two years due to massive plantations in erigavo Somaliland chat imports from Ethiopia are to stop. I heard this from a good friend of mine in Hargaisa. Is this true? Anyone heard of this.
  7. this jacaylbaro is in a bad mood these days, everything is a waste of time for him, looool ! chill out, lool ! 2010- mark my words 1 - alshabab will conquer mugdisho 2. Ahlal sunnah wal jamaca will head towards galkacyo 3. Riyalle will win another term in office in Somaliland 4. Somalia will head further into chaos, the number of terrorist attacks in puntland will increase 5. ethiopia and Kenya and the A.U. will move towards a pro Somaliland policy
  8. Jacaylbaro ... your from east burco,balideeg and other villages in eastern somaliland saxib, you have no idea of western or central somaliland.
  9. Saxib, Gaaroodi is a region that starts from Awr Barkadle on the way to berbera, deep into the heartlands of Ethiopia, it includes, Hargiasa, Salaxley and other cities hargaisa is part of the Gaaroodi it lays inside Somaliland and Ethiopia. The ONLf is a terrorist organisation, if they want to fight amhara let them, but when they bring the war to somalilanders they will get slapped for it. Weak as hell these little maurading rag tags. 4 is not enough.
  10. allah ha u naxaristo, it is very tragic. We lost a top man ! Salute..inshalah janada ilahay ayaad ku dambayn.
  11. you are writing about a port, that gets more then 2 vessels waiting to dock on a daily basis and now one vessel complains and you say its the government fault. stop trying to compare the powerful Somaliland with your little pirates den of a rubish bin.
  12. looooool, this is puntland politics the politics of women and children not the politics of men. This is a ship that has refused to pay the tax that every other vessel pays, piracy is when you go into the middle of the ocean and get a boat against its will. learn the difference mrs.genious ! these people are very weak, loooool ! what an funny little dude.
  13. It seems that the arab world is opening up to us, this is the king pin of the arab world. First it was U.A.E, then Kuwait now its Saudi Arabia. The African's support us, now all that is left is the arabs, they and Egypt and Sudan seems to be our last obstucle to what we want and this looks like it is going well.
  14. http://harowo.com/2009/12/26/madaxwaynaha-somaliland-oo-marti-qaad-ka-helay-boqortooyada-sucuudiga-a rabia-todobaadkana-lagu-wado-inuu-socdaal-ku-tago-dalkaas/ Madaxwaynaha Somaliland oo Marti Qaad Ka Helay Boqortooyada Sucuudiga Arabia, Todobaadkana Lagu Wado Inuu Socdaal Ku Tago Dalkaas. Hargeysa (Harowo) - Madaxwaynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay in uu marti qaad rasmi ah ka helay boqortooyada Sucuudi Arabiya, waxaana la filayaa in uu booqashadiisii ugu horaysay ku tago dalkaasi todobaadkan. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka boqortooyada Sucuudiga marti qaadka ay boqortooyadu u fidisay waxaa ka shaqeeyay wafti wasiiro ah oo ku sugan dalka Sucuudiga oo ka kooban ama kala ah Wasiirrada Madaxtooyada, Diinta iyo Awqaafta iyo Duulista iyo Hawada, oo gudashadii waajibaadka xajka u tagay dalka Sucuudiga, waxaana ku taageeray Ganacsadaha Carbeed ee Aljaabiri oo isagu suuro geliyay in xoolaha Somaliland ay tagaan dalkaas. Waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Somaliland ahi uu baaqasho ku tago dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya tan iyo intii ay Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideedii. Waxaanad moodaa in xidhiidhka Somaliland iyo Sucuudi Arabiya waji cusbi u furmayo tan iyo intii xoolaha Somaliland loo furay Sucuudiga. Wadanka Boqortooyada Sucuudiga ayaa ah wadanka ugu wayn mandaqadaas, isla markaana ah wadanka shidaalka ugu badan soo saara ama dunida u dhoofiya, door muhiim ahna ku leh golayaasha caalamka, isla markaana wax wayn ka tari kara qadiyada madaxbanaanida ama ictiraafka Somaliland haddii uu u soo jeesto. Dalalka Carabta ayaanu jirin xidhiidh fiican oo Somaliland la leedahay, hasa yeeshee wixii ka danbeeyay socdaalkii uu madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ku tagay dalka Isu-taga Imaaraatka carabta waxa si wayn isu soo tarayay xidhiidhka Somaliland iyo Carabta sanadkan dhamaanaya ayaa bilowgiisi Madaxweyne Rayaale marti qaad ka helay dawlada Kuwait, halkaas oo kulan guul ku dhamaaday uu la yeeshay xiligaa amiirka dalkaas. Warkan oo aanu ka soo xiganay wargeyska Maalmaha ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ma sheegin wax war ah oo dhinaca xukuumada somaliland ka soo baxay oo arintan ay kaga hadlayaan, hasa yeeshee waxa uu wargeysku intaa ku daray in Madaxweynuhu todobaadka soo socda safar ugu bixi doono dalka Sucuudiga, lana kulmi doono masuuliyiin dalkaas ka tirsan. Harowo Desk Hargeysa Somaliland.
  15. Its because of that miscalculation that somalia emploded, its because of that miscalculation he wanted to divide and rule, its because of that he bombed somaliland cities. the man was the stupidist S.O.B who ever lived. Its because of this man ********* that we are independent.
  16. Warar aanu ka helnay Magaalooyinka Awaare Iyo Rabasso ayaa waxay noo xaqiijiyeen in Deegaanka La Yidhaa Garagarada oo u dhaw Degmada Awaare Ee Gobolka Somalida ee Ethiopia ayaa waxa ka dhacay Dagaal ay iskaga hor yimaadeen Dadka deegaanka ee Xoola dhaqatada ah ee Beelaha Gaaroodi iyo Kooxaa nabad-diidka ee ONLF maalintii doraad. Dagaalkan ayaa waxa dadka xoolo dhaqatada ah ee deeganka weerar ku soo qaaday kooxo aad hubaysan oo ka tirsan Kooxda Nabad-diidka ah ee ONLF, dagaalkan ayaa ka dhacay Garagarada ee Degmada Awaare Waqooyi Bari kaga Beegan koonfurna kaga beegan deeganka Sugumaha ee Rabasso. Dagaalkan oo socday muddo Saacado ah ayaa sababay Dhimashada Hal Ruux iyo mid dhaawac fudud ah Dhinaca Dadka Deegaanka, halka Dhimashada Dhinaca kooxda nabad-diidka ah ay goobtii dagaalka kaga tageen Afar mayd ah iyo mid dhaawac ah oo nolol lagu qabtay , iyaga oo khasaaraa intii kale ee soo gaadhayna ay hore u sii qaateen markii ay jabeen lana ogayn inta uu gaadhsiisan yahay khasaarahaasi dimasho iyo dhawaac labadaba . Dhimashada ninka deegaanka ayaa naloogu sheegay magaciisa in la yidhaa Dhegasoog Seeraar. Mo Yusuf Hargeisa ToggaHerer
  17. your source is not impartial...forget las canod saxib stop dreaming about this town it is somaliland now. dirty tak tiks, hit and run and exploitions are not a mans war they are the weak mans war, if your have an army bring your army and we will see who wins.
  18. walahi, you made some points, but you have to also understand that unlike western europe democracy is not something that we have had for hundreds of years, we are new to this game. No democracy is perfect, western democracy is not perfect etheir however, we as somalilanders are making progress. Kulmiye is not a party for eastern burco, it has most of its supporters from northern hargaisa and gabiley. Udub is a confederation party with everyone, but Kulmiye has alot of its members from a wide spectrum of somaliland soceity. Ucid on the hand has supporters in southern hargaisa, borama and ergivao and berbera were they won in the last elections. its not perfect but we are making progress, many people might think that these parties are tribal, its because we are new to this game, in time we will see ucid,udub and kulmiye leadership change from one hand to another...continuesly and then people will realise its not about the chairmen but of policies.
  19. UCID----KULMIYE---- UDUB who are you supporting and why? I am supporting ether UCID or UDUB, my first choice is UCID if they dont win i would rather keep the same government UDUB. Why you ask. Ucid is the welfare and Justice party, its party of modernity, moderates, educated individuals who are patriots, who love there country, who want the following, - more women in government -more disenfranchised members of society in government - more accountability and transperancy - stronger welfare and taxation services - honoust politicians in government - tackle the high numbers of youth unemployment - create a realistic solution to soceital ills such as health problems and cultural ethics - more investment in schools and eduction this is there conference in london hilton hotel, the other day http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6803&Itemid=62 Xisbiga UCID oo shir ballaadhan ku yeeshay Hilton Hotel Olympia ee galbeedka London, Daawo PDF Print E-mail Written by UCID/UK Dec 25, 2009 at 01:36 PM SHIRWEYNE LAAMAHA YURUB IYO NORTH AMERICA EE XISBIGA UCID OO LAGAGA HADLAAYAY XAALADA DALKA IYO DOORASHOOYINKA OO KA DHACAY LONDON London,(Qarannews)-Xisbiga UCID ayaa xalay shir ballaadhan ku yeeshay Hilton Hotel Olympia ee galbeedka London ee wadanka Uk, Shirkaas oo ahaa mid aad loo so agaasimay oo ka koobna Khudbado, wada tashi iyo dood kooxeedyo {Group discussions } shirka waxa ka soo qeyb galay gudida fulinta, xubnaha UCID UK iyo wufuud ka tirsan xisbiga UCID oo kala yimid wadamada europe iyo North America UCID oo shirka kaga qeyb galay telecoferance, shirkaas waxa ka qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID/ Musharax Madaxweynaha Eng Faysal Ali Waraabe, oo socodaal hawl shaqo ah ku jooga wadanka Ingiriiska UK. Shirka waxa si habsami u xidhiidhinayey una hagayey Gudoomiye Europe, Mudane Saciid Cumer. Mahadnaq iyo soo dhawayn kadib waxa wuxuu si faahfaahsan u qeeqay ujeedada shirk iyo Agendihiisa. Ugu horeyn shirka waxa aayadu qoraana iyo wacdi diiniya ku furay Dr Abokor Egeh Fahiye oo ah xubin ka tirsan gudida fulinta xisbiga UCID. Hassan Maygaag Samater: oo ka hadlay shirka wuxuu si weyn uga hadlay marxaladaha Somaliland soo martay iyo halkay hada marayso, Hassan maygaag wuxuu tilmaamay xilka iyo masuuliyada looga baahan yahay qorba joogta Somaliland, rag, dumar iyo dhalinyaraba loogana baahan dadaal dheerada iyo wax qabad. Hassan Maygaag wuxuu si weyn u amaan Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe oo in badan ay soo wada shaqeyeen laga soo bilaabo xiligii nabadaynta beelaha Somaliland.waxaanu hadalkiisi ku soo gabagabeeyay wakan madaxwaynihii mustaqbalku caawa ina horfadhiya waxaananu u baahanahay isbadal degdeg ah. Saynab Saxardiid: Xidhiidhiyaha Yurub & UK. Saynab oo hadal ka soo jeedisay shirka waxay si weyn faahfaahsan ugu warrantay baahida ka jirta wadankii iyo sida luugu baahan yahay isbedel, si isbedelkaa loo helana waxay sheegtay in loo baahan yahay in la taagero xisbiga UCID xag dhaqaale iyo xag siyaasadeedba waxaanay halka ka sheegtay in xisbiga UCID isbedel dhaba keeni doono marka uu doorashada ku guulaysto. Kosar Aideed: Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga UCID UK, oo shirka ka soo jeedeyey hadal wuxu ku bilaabay hadal sodhaweyn ah oo u soo jeediyey Gudoomiyaha guud xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe iyo Dhamaan wufuuda xisbiga UCID ee iskaga yimid wadamo badan oo dibada ah iyo xubnaha xisbiga UCID UK. Kosar wuxuu sallaan, fariin iyo hambalyo, uu ka sida gudoomiyihii xisbiga UCID UK Ibrahim Rashiid u gudbiyey shirka, Ibrahim oo ay u suurtogeli waday in uu ka soo qeyb galo shirka, dhawac fudud oo ka gaadhay farah lugta awgeed. Kosaar Aideed wuxuu sheegay inay tahay maanta fursad wanaagsan iyo faraxad, inay maanta London kula kulmaan Gudoomiyihii xisbiga UCID. lana yeelano wada tashi iyo xog warran. Kosaar Aideed wuxuu sheegay in xisbiga UCID diyaar u yahay in hogaanka wadanka qabto isbel dhabana ku Samayn doono: xaga dhaqaalaha, Cafimaadka, waxbarashada, cadaalada, beeraha, xoolaha iyo dhamaan adeegyada bulshada, Xisbiga UCID wuxuu soo bandhigay document ka kooban 47 page oo ah qorshaha waxqabad ee X/UCID UK ku hagi doono dalka Inshallah. Fadumo Ahmed Abdi-Gole {Fadumo ingiriis}: Fadumo oo ah haweenay ka mid ah hawlwadeenadii UN ta ee ka hawlgali jiray Somaliland iyo Somalia mudo dheera ka soo shaqaysa gobolada iyo degmooyin badan oo ka mid ah Somaliland waxa weyna ka soo qabatay. Fadumo waxay sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay ka soo qeyb galka shirkan xisbiga UCID. waxaanay sheegtay inay Somaliland u rajaynayso in doorashadu si fiican uga dhacdo Somaliland la doortan dawlad masuul ah iyo madaxweyne daacada sida Eng Faysal Ali Waraabe. Fadumo shirka waxay ka akhriday qoraal uu soo dhiibay MP George Gallaway,oo ka mid ah MP Uk qoraalkaa u ku hambalyeynayo Somaliland. Mustafe A Aden, Xoghayaha Siyaasada ee X/UCID: Mudane Mustafe oo hadal shirka ka soo jeediyey wuxuu si ballaadhan uga warmay siyaasada iyo qorshah xisbiga ku hagi doono dalka markuu ku guleysto doorashada, waxaa kaloo Mustafe soo diyaariyey xidhiidhinayeyna workshop ama shaqo kooxeed iyo dood kooxeed { group Discussions} markii dambana uu shir weynaha u soo gudbiyey go'amadii ka soo baxay kooxaha, doodaas oo inta badan ku saabsanyd dhaqaalaha xisbiga UCID. Mohamed Ibrahim Aden, oo ah Xoghayaha Arrimaha Gudaha iyo xidhiidhka Gobalada X/UCID, oo shirka hadal ka soo jeeday wuxuu si qotodheer uga warramay marxaladaha Somaliland soo martay iyo xaalada adag ee ku jiro wadanku maanta. Mohamed wuxuu sheegay in Dalkeenu yahay dal khayraad badan leh oo isku filan, hase yeeshee waxa uu u baahan yahay hogaan iyo dawlad u adeega shacabka oo daacad ah , Xisbiga UCID wuxuu doonaya inuu wixii xumaa ee jiray maamul wanaagsan ku bedelo, xisbiga UCID hadii doorashada ku guuleysto wuxuu dhisi doona dawlad tayo leh oo kooban, ummada Somaliland ka dulqaada doono dhibaatada iyo baahida haysata. Waxaanu dadwaynaha madasha fadhiyay u iftiimay inay ku shaqeeyan aragtidooda iyo taageeradooda taasina tahay mid ku salaysan siyasadada xisbiga UCID,wuxuna halkaa ka cadeyay hadii aad codkina siinwaydaan Ucid siiya xisbiga KUKMIYE. Xisbiga UDUB wuu maali garanwaayay hashii maandeeq. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Faysal Cali Waraabe: oo shirka ka soo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxaanu si qotodheer uga warramay xaalada guud ee dalku uu ku sugan yahay imika, isaga oo sheegay in baahi aad u balaadhani ay ka jirto wadanka, isago tusaale u soo qaatay dhibaatoyinka ka jira caafimaadka, waxbarashada, cadaalada iyo dhamaan adeegyada bulshada. Gudoomiyaha X/UCID Eng Faysal wuxuu soo bandhiga oo si ballaadhan ugu waramay qorshaha siyaasadeed iyo waxqabad ee X/UCID ku hagi doono dalka markay ku guulaystaan doorashada. Eng Faysal wuxuu soo bandhigay in xisbiga UCID keeni doono ama sameyn doono maamul wanaag: Dhisid dawlad kooban oo tayo leh, dib u habayn hayadaha xukuumada, abuuista haayado dawladeed oo cusub iyo xoojinta kuwii hore u jirey, abuurista iyo xoojinta ururada bulshada { Non state actors }, Dib u habaynta iyo dhameystirka qawaaniinta dalka. Gudoomiyaha xisbiga UCID wuxuu ka waramay dhibaatooyin ka haysta ciidamada qarran, iyo sida xisbiga UCID sameyn doonan, tayeynta ciidamada dalka, markay ku guuleystaan doorashada. Gudoomiyaha X/UCID wuxuu amaan u soo jeediyey Mudane Nasir Mohamed Esse, oo ah gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee qaarada europe & America oo shirka fadhiyey hadal qiimo lehna ka soo jeediyey. Gudoomiyaha xisbiga UCID wuxuu hambalyo iyo gubaabo u soo jeediyey dhamaan xubnaha xisbiga UCID iyo taageerayasha xisbiga UCID ee qurbo jooga ah gaar ahaan UCID UK, waxaanu ka mahad celiyey sida diiran ee luugu soo dhaweeyey wadankan ingiriiska UK. Dadka kale shirka ka hadlay waxa ka mid ahaa: Sa'ad Mohamed Qawdhan Gudoomiyah dhallinyarada UCID UK, Marwo Khadiija Bandre oo ka tirsan gudida fulinta X/UCID. khader Hussein Abdi Xoghayaha Arrimaha bulshada, Nasir Mohamed Esse gudoomiyaha beesha gabooye qaarada europe and Amrica, Mohamed Idle oo ah Gudida fulinta xisbiga UCID UK, kaltuun Ibrahim Mooge gudoomiyah haweenka UCID UK , Mustafe Ismail Ahmed gudoomiyaha UCID London. UCID UK
  20. we are plain and simple, the future "Libensrum" look it up, thats puntland is for Somaliland. the same with Somalia, Ethiopia and Djibouti. All they are is future living space for the growing mass populations of somalilanders. while you wait for it to rain oil and gas and somalia falls further into oblivion all it takes is the world to reach a level of dissatisfaction with somalia to recognise somaliland. If any of you read the TFG charter it clearly says that Somaliland is not included in the government but the issue of Somaliland will be examined once the TFG government in Somalia conducts a fair and free election in the whole of southern somalia. If the government can no achieve that within 5 years of holding office, the issue of Somaliland will be discussed by the world community and possible recognition will be granted if the security council unanimously dicides. - England will say yes, former territory -U.S.A will say yes due to the growing threat of terrorism, and a potential military all in the greater middle east - China will say yes due to oil or obstain - russia will probably obstation all these factors hint one thing, in a few years given the current climate, the republic of Somaliland will be an independent recognised state then, the games will begin.
  21. crocodile tears from the the devil himself. Good luck pirate-land alshabab is commin, god be with you. We on the hand will just wait at the border and when they come run them over with the tank battalions. your cumamads wont save you when you cross the border of Somaliland.
  22. Cabdillaahi Yuusuf oo Somaliland iyo Puntland ugu Baaqay inay sii Diyaarsadaan Awood ay Iskaga Difaacaan Al-shabaab “Muqdisho inay qabsanayaan aniga shaki ahi igagama jiro… Puntland iyo Somaliland waxaan kula talin lahaa inay ka diyaargaroobaan oo ay yeeshaan awood ay isku difaaci karaan marka Muqdisho laga soo faaruqo” Con. Cabdillaahi Yuusuf Axmed London (Jam)- Hoggaamiyihii hore ee dawladdii Mbeghati Con. Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo hadda magangalyo siyaasadeed ku jooga dalka Yemen, ayaa markii u horreysay tan intii xilka laga qaaday ka hadlay khatarta kooxaha Islaamiyiinta ahi ku hayaan Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, isaga oo dawladda Somaliland iyo Maamulka Puntland ugu baaqay in ay samaystaan awood adag oo ay kaga hortagi karaan kooxda Al-shabaab. Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo hadda safar caafimaad u jooga magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa waraysi uu siiyey shalay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da, waxa uu hoosta ka xarriiqay in aannu wax shaki ahi kaga jirin in kooxda Al-shabaab si dhakhso ah gacanta ugu dhigayaan magaalada Muqdisho, kana takhalusi doonaan dawladda uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee isaga xilka [soomaaliya] kala wareegay. “Waxay keeni karaan Puntland inay burburiyaan, haatana waa bilow ficilka iyo dilalka ay wadaan, ula jeedadoodu waxa weeye markay Muqdisho ka soo faaruqaan ee dawladda Sheekh Shariif burburiyaan Puntland iyo Somaliland ayey ku soo socdaan, aniguna waxaan kula talin lahaa labadaa qolo inay ka diyaargaroobaan oo ay yeeshaan awood ay isku difaaci karaan marka Muqdisho laga soo faaruqo, Muqdisho inay qabsanayaan aniga wax shaki ahi igagama jiro, Koonfur inteedii kalena waabay haysaan. Markaa ma waxay kula tahay inay intaa ku kaaftoomayaan oo ku joogsanayaan, Puntland iyo Somaliland baanu qabsanaynaa ayey yidhaahdeen, Jabuuti baanu qabsanaynaa ayey yidhaahdeen, Itoobiya iyo Kiiniya ayaanu markaa weeraraynaa bay yidhaahdeen, waa wax ay si cad u sheegeen ilaa ay Maraykan iyo Ruushka qabsanayaana in aanay dagaalka joojinayn waa loo jeedaaye,” ayuu yidhi Cabdillaahi Yuusuf oo ka jawaabayey su’aal laga waydiiyey sida uu u arko qaraxyada iyo weerarada sida isdabajooga ah beryahan uga dhacayey degaannada Maamul-gobolleedka Puntland iyo halista ay u keeni karaan. Waxa kale oo Cabdillaahi Yuusuf ka hadlay aragtidiisa ku wajahan awoodda kooxda Al-shabaab iyo sida keliya ee lagaga takhalusi karo oo uu ku tilmaamay xoog lagu muquuniyo, “Anigu ilaa maalintii la i dhaarinayey ee 14 October 2004-tii adduunka iyo Soomaalidaba codsiyo isdabajoog ah ayaan u jeedinayey, waxaana ka hadlayeyna dhab ayey ahaayeen, waan arkayey xaaladdu inay sii xumaanayso oo sii baaba’ayso, waxaanan arkayey haddaan waxaa awood lagaga hortegin in aanay dib-u-heshiina oggolayn, soomaaliya inay xasishana oggolayn, Soomaaliya waxay doonayaan uun inay ka dhigtaan meel ay ciidammadooda ku tababartaan oo ka duulaan, dawladna ma rabaan, islaamnimada ay sheeganayaana haddaanay been sheegayn anigu ma ictiraafsani.” “Horta nimankaasi oo ajanebi badani ku jiro intay joogaan Soomaaliya, oo Al-qaacida ay ka qaadanayaan awaamirta, wixii wax gacanteena ka baxsan oo khatar ah oo gacanta Al-qaacida ku jira ayaan u arkaa anigu oo ay tahay, in kale oo waxay doonayaan ma awood bay doonayaan? Ma wax kale ayey doonayaan? Garanmaayee oo iyaguna diin ku gabbanaya oo qaska wax ka wadaa way jiraan. Tan iyo waagii burburku dhacay 1991-kii iyaga ayuun baa is dhaldhalayey oo kolba magac la baxayey ee waa isla wixii, waqtigaana inqilaab ayey nagu sameeyeen, saddex bilood ayaanu dagaalamaynay oo aanu isku baaba’nay, markii dambe waanu ka soo saarnay Puntland. Waxan kale waa wax ay ku shaqaysanayaane horta mushkilada jirtaa Shabaab weeye, Shabaabna shan farood iyo calaacal inta la isula tago in waddanka laga saaro oo la baabiiyo maahee Soomaaliya weligeed xasilimayso, waxaanan u arkaa in gobonimadii, sharaftii iyo jiritaankii ummadda Soomaaliyeed waxa hortaagani inay nimankaa yihiin,” ayuu yidhi Cabdillaahi Yuusuf.
  23. what my friend was implying is that countries are not simply recognised over night, it takes time. You have to develop your infrustructure, governmental institution, democratic, legal,policing etc institution then and only then can you be recognised on the other hand. 700 million dollar investment to expand the capacity of berbera to 10 fold is an achievement. compared with the muppets who are waiting on a company worth 10 million to find oil for them and give them oil. looooooooooooool, dreamers.