Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dowladda Hoose ee Caasimadda Garoowe iyo shirkadda dhismaha TTN ayaa maanta oo Jimce ah kala saxiixday heshiis ku saabsan mashruuca Biya-saarka Garoowe. Qoraal ka soo baxay Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayay ku shaacisay in ay Shirkadda TTN la saxiixatay Heshiiska dhismaha wejiga kowaad ee mashruuca Biya-saarka Garoowe, oo uu maalgelinayo World Bank, islamarkaana ay fulinayso Dowladda Hoose ee Garoowe. “Dawladda Hoose ee Garoowe iyo Shirkadda TTN ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixaday heshiis dhismo la xiriira wejiga koowaad ee Mashruuca Biyasaarka magaalada, iyadoo shirkadda dhismaha ee TTN ay noqotay fuliyaha mashruucan muhiimka ah. Maalgelinta mashruucan waxaa bixinaaya Bangiga Adduunka (World Bank), waxaana fulinaysa Dawladda Hoose ee Garoowe” siday shaacisay Dowladda Hoose. Duqa Caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuure ayaa isago ku sugan dalka Mareykanka, waxa uu dhawaan shaaciyay bilaabidda dhismaha wejiga kowaad ee mashruuca Biya-saarka Garoowe, oo ay fulinayso Dowladda Hoose ee Garoowe. PUNTLAND POST The post Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Shirkadda TTN oo kala saxiixday Mashruuca Biya-saarka Garoowe appeared first on Puntland Post.
  2. Mogadishu (HOL) — Somali Foreign Minister Abdulsalam Abdillahi Omer has called for restraint and diplomatic engagement between India and Pakistan as tensions escalate between the two nuclear-armed neighbors. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa bilaabay socdaallo rasmi ah oo uu ku marayo dowlad goboleedyada dalka, isaga oo xal u raadinaya is-mari waaga ka taagan doorashada dalka. Ujeeddada safaradan ayaa ah inuu madaxda maamul goboleedyada uga dhaadhiciyo muhiimadda ay leedahay ka qeyb-galka shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Swan ayaa safarkiisa ka bilaabay Galmudug, halkaas oo uu Talaadadii kulan kula yeeshay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye. Arbacadiina wuxuu gaaray Koonfur Galbeed, isagoo la kulmay Madaxweynaha maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka. Intii uu socday wadahadalka, danjiraha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la gaaro doorasho heshiis lagu yahay, iyo in la helo wada-hadal qaran oo mideeya dhammaan saamileyda siyaasadeed iyo bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu si gaar ah u muujiyay muhiimadda midnimo iyo wadahadal loo dhan yahay oo dhex mara hoggaamiyeyaasha dalka. Danjire Swan ayaa lagu wadaa inuu todobaadkan sii wado safarkiisa isagoo tegi doona Puntland iyo Jubbaland. Waxaa la filayaa inuu booqdo magaalada Garowe maalmaha Sabtida ama Axadda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, si uu uga wada hadlo ka qeybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Ergaygu wuxuu sidoo kale caddeeyay in beesha caalamka ay taageersan tahay dadaalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan qabashada madal qaran oo mideysa aragtida Soomaaliyeed, lagana hortago khataraha ay kooxaha xagjirka ahi ku hayaan dalka.
  4. MOGADISHU, Somalia – Somalia and Taiwan have imposed reciprocal travel bans on each other’s citizens, Somali officials said Wednesday, in a sharp escalation of a diplomatic dispute linked to Taiwan’s expanding engagement with Somaliland—a self-declared republic in northern Somalia. The Somali government announced the measure days before Taiwan’s foreign minister was scheduled to visit Somaliland, intensifying a standoff over sovereignty and international recognition in the Horn of Africa. Ahmed Moalim Fiqi, Somalia’s former foreign minister who was in office when the decision was made, told the Associated Press that Taiwan’s decision to open “unauthorized offices” on Somali territory prompted the move, calling it a “blatant violation of Somalia’s sovereignty and territorial integrity.” “These offices were established without the federal government’s consent and contradict Somalia’s long-standing policy of protecting its unity and independence,“ Fiqi said. “This unacceptable action undermines diplomatic norms and state legitimacy.” Taiwan-Somaliland relations The travel bans mark a setback for Taiwan’s strategy to expand its African diplomatic presence. Since 2020, Taiwan has cultivated ties with Somaliland, which declared independence from Somalia in 1991 but remains unrecognized by any UN member state. Despite the lack of formal recognition, Taiwan and Somaliland have exchanged representative offices and signed cooperation agreements in health, education, and infrastructure areas. These moves have angered Mogadishu, which views them as an affront to Somali sovereignty. Somaliland’s foreign minister, Abdirahman Dahir Adan, condemned the Somali government’s decision, calling it “regrettable“ and “dangerous.“ Speaking to The New York Times by phone, Addan added, “Airspace and travel controls should not be used as political weapons.” A senior Somaliland official, who requested anonymity due to the sensitivity of the issue, confirmed that the travel ban was imposed just five days ahead of Taiwanese Foreign Minister Lin Chia-lung’s anticipated visit to Hargeisa, Somaliland’s capital. The now-postponed trip to Somaliland was part of Minister Lin’s broader tour of Africa, which last week included a visit to Eswatini—the only African nation that officially recognizes Taiwan. The Somali government reportedly viewed the planned visit to Somaliland as a provocative act that could strengthen the region’s push for international recognition. Sources familiar with the matter told Caasimada Online that Somalia considered the timing of the visit “strategic and politically sensitive.” Beijing, which claims Taiwan as part of its territory and opposes any form of official engagement with it, has consistently pressured governments around the world to isolate the island diplomatically. Somalia maintains a “One China“ policy and does not recognize Taiwan as an independent state. Wider regional implications This is not Somalia’s first time using travel restrictions to assert its territorial claims. In 2024, the federal government denied entry to an Ethiopian delegation amid growing tensions over a controversial port agreement between Ethiopia and Somaliland. That deal, signed in January 2024, granted Ethiopia access to the Red Sea via Somaliland’s Berbera Port. Mogadishu condemned the agreement as a breach of Somalia’s sovereignty, further straining relations with Addis Ababa. While Somaliland operates with its own institutions and government, Somalia continues to assert its authority over the region and rejects any international recognition of its independence.
  5. Hargeysa (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay go’aanka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan, iyada oo arrintaasi ku sheegtay mid aan sharciyad ku fadhiyin isla markaana farogelin ku ah arrimaha gudaha Somaliland. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in Somaliland ay si cad uga soo horjeedo xayiraaddaas, taas oo dhacday 22-kii Abriil 2025. Sidoo kale, waxa lagu adkeeyay in Soomaaliya aysan wax awood ah ku lahayn maamulka hawada Somaliland, maadaama ay Somaliland si madax-bannaan u maamusho hawadeeda. Wasaaraddu waxay intaa ku dartay in tallaabadaasi ay halis ku tahay xasilloonida gobolka iyo nabad ku wada noolaanshaha, iyadoo lagu tilmaamay isku day siyaasadeed oo lagu faragelinayo madax-bannaanida Somaliland. “Xidhiidhka Somaliland la leedahay Taiwan waxa uu ku dhisan yahay is-ixtiraam iyo mabaadi’da xeerarka caalamiga ah,” ayaa lagu caddeeyay qoraalka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland. Waxa kale oo lagu yiri qoraalka “Isku day kasta oo lagu diiddan yahay dookha siyaasadeed ee Somaliland, gaar ahaan dhanka siyaasadda arrimaha dibadda, lama aqbali karo.” Dhanka kale, Dowladda Taiwan ayaa iyaduna si adag uga jawaabtay xayiraadda, iyadoo ku tilmaantay mid ay Soomaaliya ku qaaday cadaadis uga yimid Shiinaha. Taiwan ayaa sidoo kale tallaabo la mid ah qaaday, iyadoo mamnuucday dadka wata baasaboorka Soomaaliya inay soo galaan dhulkeeda. Shiinaha ayaa si weyn u taageeray go’aanka Soomaaliya, isagoo u arkay inuu muujinayo in Soomaaliya ay garab taagan tahay siyaasadda midnimada Shiinaha. Xiriirka sii xoogaysanaya ee Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa sii xoojinaya cadaadiska ay labada dhinac saarayaan cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan, taas oo ay u arkaan mid khatar ku ah midnimadooda siyaasadeed iyo madax-bannaanidooda.
  6. Two US lawmakers sent a letter to the Somalian ambassador on Thursday urging his country to reverse its decision to bar Taiwan passport holders. Representatives Tom Tiffany and Andy Ogles sent a letter to Somalia’s ambassador to the US, Dahir Hassan Abdi, expressing concern about Mogadishu’s decision to declare Taiwan passports invalid. The lawmakers said this decision was issued at China’s insistence. The representatives warned that this action could lead to “severe retaliatory consequences” for Somalia and Somali citizens in the US, including those holding “Temporary Protected Status.” They said retaliatory measures include revoking this status and repatriating them to Somalia. They said other diplomatic measures in the US arsenal include an immediate suspension of all US visa issuances to Somali nationals, a refusal to recognize Somali passports for entry into or transit through the US, and a freeze on future bilateral aid. The lawmakers said this could also result in the shutdown of Somalia’s embassy in Washington, the expulsion of its personnel, and potentially even a complete break in diplomatic ties between the US and Somalia. “After all, if the Somali government insists on acting as little more than a branch office of the Chinese Communist Party, there is no reason for the United States to continue to pretend that it is independent, legitimate, or worthy of U.S. recognition,” said the representatives. They closed by calling on Mogadishu to avoid these possible consequences by “immediately reversing its arbitrary and misguided edict regarding the validity of Taiwanese passports.” The Somali Civil Aviation Authority issued a notice on April 22 stating that, starting April 30, all passports and related travel documents issued by Taiwan or its affiliated institutions would be invalid for entry into, exit from, or transit through Somalia. It said its decision was based on Somalia’s adherence to the “one China” principle under UN Resolution 2758. On Tuesday, the Ministry of Foreign Affairs protested the move, accusing Somalia of “acting under China’s instigation.” It also condemned Somalia’s interpretation of UN Resolution 2758 and linking it to the “one China” principle, which it said is an attempt to create the illusion that Taiwan is subordinate to China. Source Taiwan News Qaran News
  7. Morocco got their TotalEnergies CAF U20 Africa Cup of Nations, Egypt 2025, campaign off to a winning start with a dramatic 3-2 victory over Kenya in Group B on Thursday night at the 30 June Stadium in Cairo. Source: Hiiraan Online
  8. Dhusamareb (HOL) — The United Nations Secretary-General’s Special Representative for Somalia, James Swan, visited Dhusamareb on Tuesday and is expecting to visit Puntland and Jubbaland later this week. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) — Heavy rains and flash floods since mid-April have swept across parts of Somalia, affecting more than 45,000 people and claiming at least four lives, according to a new situation report by the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA). Source: Hiiraan Online
  10. The United States is stepping up pressure on India and Pakistan to avoid conflict in Kashmir after a tourist massacre in an Indian-administered area of the divided territory last week. Source: Hiiraan Online
  11. Africa must adapt to the rapidly changing global landscape so as not to be left behind the rest of the world, Education Minister Professor Berhanu Nega said. Source: Hiiraan Online
  12. The fatal shooting of an opposition MP in Kenya appears to have been a targeted killing, police have said. Source: Hiiraan Online
  13. The rescue act is on for Manchester United and Tottenham. Source: Hiiraan Online
  14. In politics, timing often says more than any speech ever could. And today, the timing of renewed regional manoeuvres speaks volumes — and none of it is reassuring for those clinging to the old order. Over the past few months, credible reports suggest that the United States is giving serious thought to recognising Somaliland. That is no small development. It is the result of more than thirty years of peacebuilding, statecraft, and quiet resilience. Somaliland did not arrive on the global stage with fanfare — we built ourselves up steadily, against the odds. And now, finally, the world is starting to pay attention. The UAE has deepened its partnership with Somaliland, pouring investment into Berbera Port and backing new trade corridors to Ethiopia and beyond. Western allies are showing renewed strategic interest. This growing momentum, quiet but undeniable, is making certain actors nervous. Not only in Mogadishu, but also in Beijing, and most notably, in Djibouti. Djibouti has made no secret of its opposition to Somaliland’s recognition. It views a strong, recognised Somaliland as a direct threat to its economic and strategic dominance. Their concerns are clear: • They fear the United States could expand its military footprint in Berbera, reducing Djibouti’s strategic value. • Even more critically, they fear Ethiopia — landlocked and increasingly seeking alternatives — could shift significant trade volumes from Djibouti to Berbera. Both outcomes are not only possible — they are increasingly likely. And for Djibouti, they represent an existential challenge. Recent moves by Egypt and Djibouti to reaffirm exclusive Red Sea control must be understood in this context. Egypt’s growing presence in Djibouti’s ports, and their unified rejection of external actors seeking maritime influence, are clearly designed to counter Ethiopia’s sea access ambitions — and, by extension, to constrain Somaliland’s growing importance as a regional gateway. While others focus on reinforcing old monopolies and exclusionary systems, Somaliland continues to build. Our leadership has prioritised peace, unity, and open engagement with international partners. From Berbera’s expansion to strengthening our ties with democratic allies like Taiwan, Somaliland is charting a future defined by stability and opportunity. Let’s be clear: Somaliland is not Somalia. We are not part of the dysfunction in Mogadishu, and we refuse to be drawn into crises we did not cause and do not benefit from. The louder our detractors shout — whether from Djibouti, Mogadishu, or Beijing — the clearer it becomes why Somaliland deserves its rightful place among the community of nations. Recognition is not something that can be stopped with political manoeuvring or whispered promises behind closed doors. The world is shifting. People are watching. Somaliland’s record — peace, democracy, and resilience — speaks louder than any campaign of disruption around us. The Red Sea’s future is being reshaped — and for Ethiopia, the urgency to secure alternative sea access has never been greater. For Somaliland, the opportunity to cement its strategic relevance has never been clearer. The question is not whether the future will change. It is whether Somaliland will continue to lead that change — with the same steady, determined spirit that built our peace from the ground up. We are moving forward. With or without the approval of those clinging to the past, we know who we are. It is the people of Somaliland — through their resilience, patience, and unwavering commitment to peace — who have built this progress. Others may try to block it, but history will remember who chose to build a future, and who chose to stand in the way. The writer is a former representative of the of Republic of Somaliland to the United Arab Emirates and to Kenya. Egypt’s growing presence in Djibouti’s ports, and their unified rejection of external actors seeking maritime influence, are clearly designed to counter Ethiopia’s sea access ambitions — and, by extension, to constrain Somaliland’s growing importance as a regional gateway. While others focus on reinforcing old monopolies and exclusionary systems, Somaliland continues to build. Our leadership has prioritised peace, unity, and open engagement with international partners. From Berbera’s expansion to strengthening our ties with democratic allies like Taiwan, Somaliland is charting a future defined by stability and opportunity. Let’s be clear: Somaliland is not Somalia. We are not part of the dysfunction in Mogadishu, and we refuse to be drawn into crises we did not cause and do not benefit from. The louder our detractors shout — whether from Djibouti, Mogadishu, or Beijing — the clearer it becomes why Somaliland deserves its rightful place among the community of nations. Recognition is not something that can be stopped with political manoeuvring or whispered promises behind closed doors. The world is shifting. People are watching. Somaliland’s record — peace, democracy, and resilience — speaks louder than any campaign of disruption around us. The Red Sea’s future is being reshaped — and for Ethiopia, the urgency to secure alternative sea access has never been greater. For Somaliland, the opportunity to cement its strategic relevance has never been clearer. The question is not whether the future will change. It is whether Somaliland will continue to lead that change — with the same steady, determined spirit that built our peace from the ground up. We are moving forward. With or without the approval of those clinging to the past, we know who we are. It is the people of Somaliland — through their resilience, patience, and unwavering commitment to peace — who have built this prog ress. Others may try to block it, but history will remember who chose to build a future, and who chose to stand in the way. Bashe Omar The writer is a former representative of the of Republic of Somaliland to the United Arab Emirates and to Kenya. Start Qaran News
  15. Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale lagu soo dhaweeyayay Magaalada Algiers ee caasimadda wadanka Algeria. Wefdiga guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Algiers kusoo dhoweeyay dhigiisa guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadanka Algeria Ibrahim Boughali iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka wadankaas oo uu wehliyo safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya wadanka Algeria Danjire Yuusuf Axmed Xasan ( Yusuf Jeego). Guddoomiye Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb geli doona shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanada Carabta oo maalmaha soo socda si rasmi ah u furmi doona Algeria, halkaas oo uu ka jeedin doono khudbad uu kaga hadli doono muhiimada uu lee yahay Shirka oo sanadkan looga hadli doono arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin. Sidoo kale, guddoomiya Aqalka hoose ee Baarlamaanka dalka ayaa inta uu joogo wadanka Algeria waxa uu la kulmi doonaa madaxda ugu sareysa dalkan Algeria oo sanadkan shirka marti gelinaya, asigoo sidoo kale kulamo gaar gaar ah la qaadan doona guddoomiyaasha baarlamaanadda shirka ka qeyb galaya. PUNTLAND POST The post Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay dalka Algeria appeared first on Puntland Post.
  16. Dadka waxa ugu qiimo badan qofka nabada iyo walaalimada ka hawl gala ama wax ka qora hadaba baaqan nabadeed waxa la qoray muo aad u dheer waxana uu qoraagu ku boorinaayay nabad iyo walaalnimo taasi oo aakhirkii lagu guulaystay. Halkan guji si aad u akhrisaid baaqani hir galay Qaran News
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Sagaal bilood kadib afduubkii labo muwaadin oo u dhashay Koonfur Kuuriya, muuqaal cusub ayaa Axaddii, April 28, lagu baahiyay internet-ka, kaasoo muujinaya labada qof oo wali nool balse ku sugan xaalad cabsi leh gudaha Soomaaliya. Muuqaalkan oo soconaya saddex daqiiqo ayaa lagu arkayaa samafale David Ian Lee iyo sodohdiis Hiwi Sokk Cheon, kuwaasoo la afduubtay 12-kii Agoosto 2024 iyadoo rag hubeysan ay ka kaxeysteen gurigooda ku yaalla tuulada Odda ee u dhow xuduudda Kenya iyo Itoobiya. Lee, oo si cad u muujinaya walaac iyo daal nafsi ah, ayaa ugu baaqay dowladda Koonfur Kuuriya in ay si degdeg ah u farageliso si loo badbaadiyo isaga iyo Cheon. “Maalmuhu aad bay u dheeraadeen, waxaana wajahnaa cabsi joogto ah iyo hubanti la’aan. Waxaan ku jirnaa xaalad halis ah oo aan difaac lahayn. Waxaan nahay dad aan waxba galabsan oo lagu dhex riday dagaal aanu waxba ka ogeyn,” ayuu yiri Lee, iyadoo Cheon ay fadhido dhinaciisa, wajigeedana laga dareemayo baqdin aad u weyn. Lee ayaa hadalkiisa sii raaciyay: “Fadlan ha naga tegin. Ha sugin in xaaladdu kasii darto. Waxaan idinka codsaneynaa inaad si dhaqso leh u dhaqaaqdaan oo aad noo soo celisaan si nabad ah. Si aad ah ayaan uga walaacsanahay amnigeenna iyo badqabkeenna.” Mas’uuliyiinta ammaanka Kenya ayaa aaminsan in muuqaalka, oo la tuhunsan yahay in ay baahiyeen kooxda Al-Shabaab, uu ujeedkiisu yahay cadaadis saaridda dowladda Koonfur Kuuriya si ay ula furto wadahadal. Afduubkan ayaa horseeday baaritaan weyn oo iskaashi ah sanadkii hore, taasoo keentay in la xiro siddeed eedeysane, oo ay ku jiraan lix Itoobiyaan ah. Eedeysanayaashan ayaa wali xiran, iyadoo baaritaannada weli socdaan. Safaaradda Koonfur Kuuriya ee magaalada Nairobi weli ma aysan bixin war rasmi ah oo ku saabsan fiidiyowga la baahiyay. Dhinaca kale, saraakiisha Kenya ayaa sheegay in la adkeeyay roondooyinka ammaanka ee ka socda xadka, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira dhaq-dhaqaaqa kooxaha hubeysan ee ka tallaabaya xuduudda.
  18. Abu Dhabi (Caasimada Online) – Warbaahinta dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in saraakiisha ammaanka ay garoon diyaaradeed ku qabteen malaayiin rasaas oo si sharci-darro ah loogu waday ciidamada Suudaan, balse militariga Suudaan ayaa warbixintaas ku tilmaamay mid gebi ahaanba been abuur ah. Ciidamada qalabka sida ee Suudaan ayaa muddo dheer ku eedeynayay Imaaraadka inuu hub siiyo Ciidanka Taageerada Degdegga ah (RSF), oo ah koox sida militariga u tababaran oo ay colaadda sokeeye ee labo sano jirsatay ku loollamayaan. Eedeymahan, oo horey ay u xaqiijiyeen khubarada Qaramada Midoobay, ayaa mar kale la baarayaa. Imaaraadka Carabta ayaa si cad u beeniyay dhammaan eedeymahaas. Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka (WAM) ayaa sheegtay in “ku dhowaad shan milyan oo xabbadood oo ah nooca 7.54 x 62 mm ee Goryunov” laga helay diyaarad gaar loo leeyahay oo ku sugnayd garoon diyaaradeed, iyadoo la xiray dhowr qof oo lala xiriirinayo arrintaas. WAM waxay intaas ku dartay in shirqoolka keenista hubka ay ku lug lahaayeen dad ay ka mid yihiin taliyihii hore ee sirdoonka Suudaan, Salah Gosh, oo Mareykanka uu cunaqabatayn kusoo rogay sanadkii 2023, sababo la xiriira carqaladeynta geeddi-socodkii dimuqraadiyadda Suudaan. “Eedeysanayaasha waxaa la qabtay xilli baaritaan lagu samaynayay xabbado saarnaa diyaarad gaar ah oo ku jirtay mid ka mid ah garoomada dalka,” ayaa lagu yiri warbixin ka soo baxday WAM, iyadoo aan la shaacin magaca garoonka, jidkii ay diyaaraddu soo martay, ama magacyada dadka la xiray. WAM ayaa sidoo kale sheegtay in heshiiska guud ee la tuhunsan yahay oo lagu qiyaasay malaayiin doollar, uu ka koobnaa “qoryaha Kalashnikov, xabbado, qoryo waaweyn iyo bam gacmeedyo,” waxaana lagu qariyay magaca heshiis sonkor lagu soo dhoofinayo oo la sheegay inuu ku dhacay is-afgarad lala yeeshay Kornayl Othman al-Zubeir oo ka tirsan ciidamada Suudaan. Reuters ma aysan awoodin inay la xiriirto Salah Gosh iyo Othman al-Zubeir si ay uga jawaabaan eedeymaha loo jeediyay. Ciidamada Suudaan ayaa warbixintaas si cad u diiday, iyagoo sheegay inay marar hore gacanta ku dhigeen hub ay sheegeen inuu kasoo galay Imaaraadka. “Markii dowladda Suudaan ay muujisay kaalinta ay Imaaraadku ku leeyihiin dambiyada ay RSF u geystaan shacabka, iyadoo si toos ah u taageeraysa maleeshiyaadkan, haddana Imaaraadka wuxuu isku dayayaa inuu indhaha shacabka ka jeediyo xaqiiqda isagoo sameynaya eedeymo been abuur ah,” ayuu yiri afhayeenka ciidanka, Sarreeye Guuto Nabil Cabdalla oo la hadlay Reuters. Suudaan ayaa sidoo kale dacwad u gudbisay Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah (ICJ), iyadoo ku eedaysay Imaaraadka inuu gacan ka siiyay RSF inay xasuuq ka geystaan Galbeedka Darfur — eedeymo Imaaraadka uu si adag u beeniyay. Maxkamaddu waxay la filayaa inay Isniinta soo socota go’aan horudhac ah ka gaarto dacwaddaas. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in ciidamada Suudaan weli isticmaalayaan bankiyada Imaaraadka si ay u maamulaan dhaqaalahooda, inkastoo xiriirka labada dal uu meel xasaasi ah marayo. Lama hayo warar hore oo muujinaya in hub Imaaraadka laga soo dhoofiyay. Dagaalka Suudaan oo ka dhashay loollan awoodeed oo u dhexeeya ciidamada iyo RSF, ayaa sababay burbur baahsan, iyadoo ay ku dhinteen tobannaan kun oo qof, in ka badan 13 milyan oo kalena ay barakaceen. Inkasta oo ciidamada dowladda ay dib ula wareegeen inta badan caasimadda Khartuum iyo bartamaha dalka, haddana dagaallo culus ayaa weli ka socda Waqooyiga Darfur. Bishii April, weerar ay RSF ku qaadeen xerada barakacayaasha ee Zamzam — oo duruufo adag iyo macaluul haysato — ayaa sababay barakaca boqollaal kun oo qof.
  19. Garoowe (Caasimada Online) – Maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa isdhaafsaday 26 maxbuus, iyaga oo aan cid saddexaad ku lug lahayn, arrintaasoo muujinaysa isbeddel ku yimid xiriirka labada dhinac, kuwaas oo horey ay u dhexmareen khilaafyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa bartiisa Facebook ku shaaciyay isdhaafsigaas, isagoo sheegay in “berri ay ka muhiimsan tahay shalay,” taasoo muujinaysa baahida loo qabo in laga gudbo khilaafyadii hore loona jeesto mustaqbal iskaashi. Wasiir Juxa ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in labada maamul iska kaashadaan la dagaallanka kooxaha xagjirka ah iyo ka faa’iidaysiga fursadaha horumarineed ee gobolka ka jira. Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa rumeysan in isku soo dhowaanshahan uu la xiriiro dareen wadaag ah oo ka dhashay aqoonsigii dowladda federaalka ah siisay maamulka SSC-Khaatumo, taasoo dhalisay caro labadaba ka soo yeertay Puntland iyo Somaliland. Falanqeeyeyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa u arka isdhaafsiga maxaabiista mid ka tarjumaya isbahaysi siyaasadeed oo cusub, kaasoo laga yaabo inuu saameyn ku yeesho doorashooyinka soo socda iyo saami qeybsiga awoodda siyaasadeed ee heer federaal. Aqoonsiga SSC-Khaatumo ayaa sababay hoos u dhac ku yimid saamiga siyaasadeed ee Puntland, gaar ahaan tirada xildhibaannada beelaha waqooyi, taasoo keeni karta in Puntland raadiso isbahaysi cusub oo ay la sameyso xildhibaannada laga soo doorto gobollada waqooyi ee doorashadooda lagu qabto Muqdisho. Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa la rumeysan yahay inuu weli xiiseynayo inuu ka qeyb galo doorashada madaxtinimada Soomaaliya, isagoo horey ugu jiray musharraxiintii ugu sarreysay ee wareegga labaad gaadhay doorashadii 2022.
  20. AQM-ne7RBVdAeR26DbNhEIp76QwCFtZrHLF2uaInXs5P4CMLC48ELyk7VUvvDit0uPsu3I8kVOfZsztnmAqD5_mv Qaran News
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa shaaciyay in uu dib eegis dhameystiran ku sameyn doono habka dalacsiinta ciidamada qalabka sida, si meesha looga saaro eexda iyo saameynta qabiilka. Wasiirka ayaa tilmaamay in la doonayo nidaam cadaalad ku dhisan oo lagu hago sare u qaadista darajooyinka ciidamada, taas oo uu sheegay in ay ka shaqeyn doonto Dowladda Federaalka Soomaaliya. Axmed Macalim Fiqi, oo maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, ayaa caddeeyay in dalacsiinta dambe ee ciidamada aysan noqon doonin kuwo lagu saleeyo waji aqoon ama qaraabo kiil, balse ay noqon doonaan kuwa lagu saleynayo mudnaan shaqo iyo aqoon ciidanimo. Tani, ayuu sheegay, ay qeyb ka tahay dadaallada lagu hagaajinayo tayada iyo sumcadda ciidamada qaranka. “Waxaan joojin doonaa dhaqanka ah in Xildhibaano ama Wasiiro ay u tagaan Madaxweynaha si ay ugu codsadaan in askari qabiil ahaan ay u yaqaanaan loo dalacsiiyo,” ayuu yiri Wasiir Fiqi. Wuxuu intaas ku daray in ciddii isku dayda inay carqaladeyso shaqada Wasaaradda lala xisaabtami doono, iyadoo loo marayo hannaan sharci ah oo cad. Wasiirka cusub ayaa sidoo kale ka hadlay baahiyaha aas-aasiga ah ee ciidamada, isagoo xusay in cunto tayo leh, shidaal joogto ah iyo adeegyada loojistikada ay yihiin waxyaabaha uu mudnaanta siin doono. Wuxuu sheegay in ciidamada ay heli doonaan agabkooda meel kasta oo ay joogaan, si ay shaqadooda u gutaan iyagoo hufan. Fiqi oo horey usoo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo kan Arrimaha Dibadda, ayaa sheegay inuu khibraddiisa kaga faa’iideyn doono sidii uu isbedel muuqda ugu sameyn lahaa Wasaaradda Gaashaandhigga. Wuxuu ballan-qaaday inuu xoojin doono xiriirka u dhexeeya hoggaanka ciidanka iyo wasaaradda. Wasiirka ayaa muujiyay in la jooggo waqtigii la hagaajin lahaa kalsoonida shacabka ee ku aaddan ciidamada qaranka, isagoo carabka ku dhuftay in ciidamada la horumarin doono si ay u noqdaan kuwo matala qaran mid ah, kana madax bannaan saameyn kasta oo qabiil ku saleysan.
  22. Intra-clan feuding in Somalia results from the criminalisation of (sub) clan identities. Garowe (PP Editorial) — Inter-clan feuding is one of the characteristics that anthropologists seized upon when writing about pre-independence Somalia. Known as aano qabiil (revenge killing), its more dangerous variant, intra-clan feuding, is far more difficult to contain in parts of Somalia where hybrid justice systems allow the coexistence of customary law and the Somali Penal Code. Last week, Ali Haji Warsame, the former Education Minister of Puntland State of Somalia, and now the Director of Hiil Institute, a think tank, fervently spoke out against intra-clan feuding in North Mudug. “A sub-clan in the Mudug decided not to accept blood money if any of its members falls victim to murder based on sub-clan identity. Now people are wary of killing anyone from that sub-clan because potential murderers know the sub-clan will not accept blood money to settle the case,” Warsame said. He added that many people have emigrated from Mudug due to intra-clan feuding. Ali Haji Warsame: “A sub-clan in the Mudug decided not to accept blood money if any of its members falls victim to murder based on sub-clan identity.” The Puntland State government seems indifferent to the crisis of intra-clan feuding that fuels insecurity in parts of North Mudug. What is more, armed sub-clan militias resort to vandalism. They destroy cables belonging to Golis Telecom. The Puntland State Interior Ministry has not issued any statement on vandalism, which damages the property of a leading Puntland telecommunications company that employs many people and delivers key telecommunications and financial services. When will Puntland State President Said Abdullahi Deni address the intra-clan feuding that is forcing many people to emigrate from the Puntland State of Somalia? Intra-clan feuding in Puntland can no longer be swept under the rug. The fear of clan-mediated vendetta and organised vandalism is causing emigration from Puntland to other parts of Somalia or abroad. Intra-clan feuding in Puntland poses a dire security threat, not less dire than that posed by transnational terrorists such as Daesh and Al-Shabaab. If a sub-clan hands over the suspect accused of murder, the victim’s sub-clan is less likely to resort to revenge killing that costs the life of a citizen whose (sub)clan identity has been criminalised. The customary law was devised to serve people in the countryside whose lives have not been touched by modernity. Its coexistence with the Somali Penal Code must come to an end in order to break the cycle of intra-clan feuding in Puntland State of Somalia. © Puntland Post, 2025 The post Criminalisation of Clan-based Identities Fuels Intra-Clan Feuding in Somalia appeared first on Puntland Post.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gaaray go’aan hadda kadib badbaado u noqon kara ciidanka xoogga, waxaana lasoo xiray ciidan ka cararay dagaalka Al-Shabaab. Cutubyo ka tirsan guutada 18-aad ee Gorgor ee ciidanka xoogga dalka ayaa xabsiga la dhigay, iyadoo la reysteeyey qaar kamid ah saraakiishii guutadaas. Ciidanka Muqdisho looga yeeray ee lagu xiray Gaashaandhigga ayaa ka soo cararay dagaalkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaaday deegaanka Wargaadhi, halkaas oo lagu laayey ciidamadii deegaanka oo aad u dagaalamay. Gaashaanle Dhexe Xasan Ciraaqi oo hoggaamiya guutadaas ayaa marar badan lagu eedeeyey maamul xumo iyo bitiyari dagaal, guutada 18-aad ee Gorgor, mar waxay ahayeen ciidanka ugu awooda badan xoogga dalka, balse hadda waxaa heysa maamul xumo daran oo sababtay in lasoo xiro. Xasan Ciraaqi ayaa la sheegay in maalintaas uusan joogin goobta dagaalka, balse saraakiishii ka hooseysay ayaa ku guul dareysatay in ciidanka ay dagaal geliyaan, waxaana dhamaantood looga yeeray Muqdisho, kadibna waa la reysteeyey. Tallabada uu qaaday Taliyaha Xoogga ayaa loo arkaa mid badbaado u noqon karta ciidanka oo maalmihii dambe dagaalami diiday, taasi oo fududeysay in Shabaab ay laayaan ciidanka, markii ay ka cararaan difaacooda. Qorshaha cusub ee Jeneraal Odawaa ayaa dalka ka badbaadi kara inay Shabaab qabsadaan, maadaama ciidamada oo aan dagaalameyn ay sababtay in kooxdu qabsato dhul aad u balaaran oo mar hore laga xoreeyey. Qaar kamid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa si adag uga dagaamay Wargaadhi, waxaana la xiray dhamaan ciidamadii qaranka ee dagaalkaas ka soo cararay.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shir jaraa’id qabtay ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu ka soo baxay dagaalka oo siyaasadda dalka uu qaribayo, isagoo sheegay in la bilaabay dagaalka laga ganacsado. “Madaxweynaha waa soo baneeyey furimaha, dagaalkii wuxuu noqday mid laga ganacsado, Aadan-yabaal oo ugu dambeysay waa laga soo saaray ciidankii, guul darro maamul oo ku talagal ah ayaa dhacday,” ayuu yiri CC Shakuur. Wuxuu dhaliilay qaabka loo maamulo ciidanka qaranka, isagoo sheegay in taliska xoogga lagu heysto maamulka ciidanka, taasina ay keentay jaha wareer iyo niyad jab ciidan. “Qaladaadka dagaalka waxaa kamid ah in ciidanku seddax sano dagaal ku jiray, waa mamnuuc in askarigu lix bilood ka badan uu dagaal ku jiro oo furinta uu ku maqnaado, sirdoonka iyo sahayda ciidanka waa mid aad u liidata, taasi oo beylah ka dhigtay noloshii askarteena qiimaha badan,” ayuu yiri Warsame. CC Shakuur ayaa sidoo kale sheegay in Shabaab ay heystaan diyaaradaha wax basaasa ee yar yar, halka ciidankeena aysan heysan, taasi oo keentay dayacaad badan. “Musuq iyo maamul xumada jirta waxay gaartay heer darajada lagu bixiyo saaxiibtinimo iyo xiriir ama Xildhibaan cod looga bedelanayo, ugu dambeyntii waa kan ciidankii Madaxweynuhu kasoo saaray furimaha,” ayuu hadalkiisa ku sii daray CC Shakuur. Wuxuu intaas ku sii daray in Shabaab ay diyaar garoobayaan oo ciidan badan ay dhisanayaan, “xitaa hub casri ah ayey heleen, halka ciidankeena la dayacay oo halgankoodii laga dhex ganacsanayo,” ayuu yiri. Hoos ka daawo