Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,014
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Eritrean President Isaias Afwerki’s visit to Cairo last week was a sign of how the crises in the Middle East and the conflict over Nile waters shape alliances in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  2. The Galmudug state flag was hoisted in its designated capital, Dhusamareeb for the first time since the inception of the state in 2014. Galmudug and Ahlu Sunna Waljama’a (ASWJ) leaders on Thursday concluded the final reconciliation process for central regions in Somalia. Abdisamed Moalim Mohamed, the chairman of mediation team to spoke the media on Thursday morning and said sides are engaging the final talks on reconciliation and to move forward for the unification the administrations. “Today we started the final reconciliation process of Galmudug and Ahlusuna, the sides are happy to solve their rifts through dialogue and work together for the betterment of Galmudug,” said Mohamud. In a ceremony held Dhusamareeb town, the sides pledged to bury the hatchet. The President, Ahmed Duale Haaf and ASWJ leader, Sheikh Mohamed Shakir shook hands at the ceremony. Speaking at the event, Sheikh Shakir welcomed the new dawn for Galmudug saying it is better for the sides to forget the past and jointly work for the development of Galmudug state. He called on residents of Galmudug state to collaborate with their administration. For his part, President Haaf termed the deal a historic step forward. The celebrated event was attended by the President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo; The Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Michael Keating; as well as leaders of regional other regional states. In 2014, Ahlu Sunna Waljama’a (ASWJ) boycotted the state formation conference in Adado town following dissatisfaction with the process. Since that time AWSJ declared to be a self-ruling state in Dhusamareeb town and its surroundings. Somali government had several times brokered talks between AWSJ and Galmudug state through the talks collapsed following conditions brought by AWSJ. Somali President Mohammed Abdullahi Farmajo announced that ASWJ troops will be integrated into the Somali National Army. ASWJ commands as many as 5,000 troops. AWSJ which is moderate Sufi paramilitary group that has engaged fighting with AlSshabaab in Several towns in central and Southern Somalia. The post Galmudug State flag hoisted in Dhusamareeb for the first time since its inception- appeared first on Caasimada Online.
  3. Garowe (Puntlandi) Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah Isimada Puntland, ayaa isagoo maanta qorigiisa garabka kusita wuxuu warbaahinta kula hadlay jiida hore ee Tukaraq, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada difaaca Puntland oo u diyaarsan xoraynta gobolka Sool. Garaadka Saleebaan ayaa digniin xoogan ujeediyay ciidanka Dhulbahante ee dhulkooda dagaalka lagu galinayo, wuxuuna sheegay markaan inayan Puntland joogsandoonin illaa iyo xaqiijiso xuduudkeeda. “Anigaa dadka meeshaan ugu joogo ugu tabar waadna iijeedaan inuu qoriga dhabarka iisaaran yahay, waxaan kaloo idiin sheegayaa caado qaatayaasha uu kamid yahay Cali Khaliif inay ku dhimandoonaan Tukaraq,” ayuu yidhi. “Dagaalku wuu bilaabanayaa, ciidanka Puntlandna ma istaagidoonaa illaa ay gaaraan xaduudka Burco, haddaad moodaysaan in Tukaraq loo socdo, arrintaas maskaxdiina ka saara.” Ayuu yidhi Garaad Saleebaaan. Halkana hoose ka dhegayso codka Garaadka. Garaad Saleebaan Puntlandi.com
  4. Dhuusamareeb (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka mideynta kadib ku baaqay in si dhaqsi leh lagu dhaqan galiyo dhammaan qodobyadii ay kala saxiixdeen Galmudug iyo Ahlusunna. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan gelinta heshiiska mideynta Galmudug. Madaxweynaha ayaa baaqan ka sheegay munaasabada mideynta labada dhinac, waxa uuna dhaqan gelinta heshiiska uga mahad celiyey saaxiibada caalamka, gaar ahaan dowlada Djibouti iyo Hogaanka sare ee IGAD oo kaalin mug leh ka qaatay isku soo dhawaanshiyaha Galmudug iyo Ahlusuna. Isagoona sidoo kale bogaadiyey biseylka siyaasadeed iyo isu-tanaasulka ay muujiyeen Hogaamiye Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Waxa uu yiri “Maanta waa maalin reer Galmudug ay ka baxayaan kala qeybsanaanta iyo colaadaha ka jirta gobolladan. Waa guul u soo hoyatay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.” Farmaajo ayaa xusay kaalinta qiimaha badan ee dhisitaanka iyo marti gelinta Dowlad Goboleedka Galmudug ay ka qaateen shacabka iyo wax-garadka magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ahayd. “ Heshiiskan waa bilow wanaagsan, waxaase waajib ah in cid kasta laga qanciyo tabashadooda, heshiiskana horay loo sii amba qaado. Bulshada Galmudug maanta ma xamili karaan in ay isugu darsamaan culeys dhanka nolasha ah iyo mid colaadeed.”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Munaasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada, Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadam, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Taabit Cabdi Maxamed, Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating, danjireyaasha wadama Jabuuti iyo Kenya, Wakiillada Urur Goboleedka IGAD iyo Midowga Afrika ee Soomaaliya, xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda, Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda. Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo waxa uu kormeer ku tagay Xerada Taliska Ciidanka 21aad ee Xoogga Dalka, halkas oo ay ku sugnaayeen ciidammo horey uga tirsanaa maamulka Ahlu Sunna balse haatan lagu wareejiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidankan ayaa faray in ay u istaagaan gudashada waajibaadka qaranka, qeybna ka noqodaan dagaalka lagaga sifeynayo Alshabaab deegaannada kale ee ay kaga harsanyihiin dalka. The post Sawirro: Farmaajo oo amray dhaqan gelinta Heshiiska mideynta Galmudug & Ahlusunna appeared first on Caasimada Online.
  5. A Somali general was shot in the head and killed in the capital Mogadishu on Thursday and a colonel who was his deputy has been arrested for the murder, senior army sources said. Source: Hiiraan Online
  6. CHICAGO, Jan. 17, 2018 — The Joyce Foundation announced today that two art collaborations – the Ordway Center for the Performing Arts and Rosy Simas Danse Source: Hiiraan Online
  7. HARGEISA–Somaliland President, Musa Bihi Abdi arrives home after wrapping up three day official working visit to Ethiopia. The president met with Ethiopia’s Prime Minister, HE Hailamariam Desalegn and Foreign Minister, Dr. Workneh. Civil Aviation Authority Manager, Abdi Mohamed Rodol and Police Commissioner, Abdilahi Fadal Iman greeted the president upon arriving at Egal airport. The minister for education and science, Hon. Faraton who accompanied the president’s delegation has spoken to local media at the VIP lounge. The minister has said that the trip was all ended in success as far as the president’s visit to Ethiopia is concerned. Mr. Faraton said that issues that were discussed between Somaliland leader and Ethiopian PM were security collaboration, trade, economic infrastructure, the expansion of Berbera port and the realization of Berbera corridor which is vital for linking Ethiopia to Somaliland. The two countries have agreed to cooperate in the areas of education as Ethiopia will provide scholarships to students from Somaliland. Minister of foreign affairs, interior, trade and education were with the president on his visit to Ethiopia.
  8. Popular Somaliland-born British Olympic champion, Mo Farah and President of Somaliland, Musa Bihi met in Addis Ababa on Thursday during his two day official state visit to Ethiopia. The President and Mo Farah held talks aimed at encouraging youth on sports and to provide his experience in athletics to Somaliland youth. The president and the Olympic champion made a short run as a sign of urging youth to show their sports talents in the country.
  9. Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ku xigeenkii ciidanka badda, Janaraal Siciid Mariino goor dhaw lagu dilay gudaha dekada Muqdisho. Waxa dilka gaystay korneyl ka tirsan miltariga oo ay is af dhaafeen. Wixii faahfaahin kala socda Puntlandi
  10. Shacabka degmada Tukaraq ee gobolka Sool, ayaa si adag uga jawaabay hadal kasoo yeeray Horgal Saleebaan Koore oo maamulka Hargeysa ugu magacaaban wasiirka biyaha, kaasoo maalintii shalay warbaahinta ka sheegay Tukaraq iyo Taleex in ay raacsan yihiin maamulka Hargeysa. Shacabku waxay sheegeen horgalkaan inuu ahaa raggii colaada dhex dhigay beesha uu kasoo jeedo ee Nuur Axmed kadibna u bariis doontay maamulka Hargeysa oo uu haatan katirsan yahay. Dadka reer Tukaraq ayaa raali galin kasiiyay Puntland iyo shacabkeeda gefka iyo aflagaadada kasoo yeeray Horgal Saleebaan koore waxayna xasuusiyeen in shacabku yihiin shacab aan waligood la gumaysaysan “Dagaal run ah ayaanu galidoonaa, Tukaraqna uma soconee waxaan u soconaa meeshii aanu lahaan jirtaynay,” ayuu yidhi mid kamid ah dadka degaanka. Halkaan hoose ka dhegayso . Cabdikariin Saalax Puntlandi.com
  11. Washington-(Caasimadda Online)-Waaxda Difaaca Mareynkanka ayaa iska fogeysay eeydeymaha ah inay Ciidamo cusub oo Mareynkan ah oo ilaaliya Xuduuda dalkaasi geysay. Arrintan ayaa ka dambeysay kaib markii Dowladda Turkiga ay si carro leh leh uga hadashay Qorshaha Mareynkanka ee la xiriira Ciidamo Mareynkanka ah oo tababara dagaalyahaaniinta kurdishka Suuriya ay geysay xadka u dhaxeeya Suuriya iyo Ciraaq. Bayaan ay Waaxda Gaashaandhiga Mareynkanka soo saartay ayaa lagu sheegay inay Washington taa bedelkeeda ay tababarayso Ciidamo suga amniga gudaha dalka Suuriya si xaaladda caadiga ah loogu soo celiyo dalkaasi oo dagaalo ku habsaday., kumanaan kun ayaa ku barakacay dagaalada. Waxayna intaa raacisay in talaabadaasi ay qaaday Dowladda Mareynkanka ay tahay mid lagama maarmaan si mar kale kooxda xaqjirka Daacish dib uga soo laabanin deegaanada laga xoreeyay ee Suuriya. Dhanka kale Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareynkanka Rex Tillerson, oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda California ayaa meesha ka saaray walwalka dowladda Turkiga ay amnigeeda uga qabto Ciidamada cusub ee Mareykanku geynayo xuduuda Suuriya oo tirdoodu gaarayso 30kun Askari. Laakin Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Erdogan oo ka hadlayay Ciidamada ay Dowladda Mareynkanku qorsheynayso inay halkaa geyso kuwo argagixiso ah oo ka dhan ah nabadda iyo amniga mandiqadaasi iyo waliba midnimada kurdiyiinta ee magaalada Cafareyn oo ku taal baadiyaha dhanka Waqooyi ee magaalada Halab Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Gaashaandhiga Mareynkanka oo Beeniyay in ay Ciidamo cusub Udireen Suuriya appeared first on Caasimada Online.
  12. PENTAGON — With the Islamic State’s so-called caliphate almost completely retaken in Iraq and Syria, many American leaders are concerned the group might try to create a new hub elsewhere. Source: Hiiraan Online
  13. Qurbe joog u dhashay Puntland oo ku nool dalka Switzerland ayaa lacag dhan $13,000 ( Saddex iyo Toban) kun oo dollar ku wareejiyay guddiga dhismaha Airport-ka Garoowe, waxayna qeyb ka noqonaysaa lacagtani qaaraan muddo loo aruurinayay koronto galinta Garoonka Diyaaradaha Gen Mohamed Abshir (Hammaan) oo dhawaan uu xariga ka jarey Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya. Deeqda ka timid Jaaliyadda Puntland ee dalka Switzerland oo noqonaysa middii ugu horeysay oo dadka dibada ku nool ay kaga qaybgalayaan dhismaha Airport-ka Garowe waxaa si weyn ugu mahadceliyay Xubnaha Guddiga Qaaraan uruurinta koronta galinta Garoonka cusub ee magaalada Garowe. Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa hoos idinku soo gudbinaysa qaar ka mid ah sawirada guddiga oo lasoo gaarsiiyay qaaraanka uga yimid Jaaliyadda ku nool Switzerland. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Jaaliyadda dalka Switzerland oo $13,000 ugu deeqday Airport-ka Garowe appeared first on Puntland Post.
  14. A De Montfort University Leicester (DMU) student has spoken about her incredible journey as a refugee from Somalia to the United Nations Headquarters in New York, where she represented DMU at a summit to launch the university’s involvement in the Together campaign to help refugees. Source: Hiiraan Online
  15. NAIROBI, Jan 17 (Thomson Reuters Foundation) - Cuts in food rations for 1.5 million refugees in east Africa, due to funding shortages, could increase school dropouts, crime and malnutrition, a United Nations official said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU, Jan. 18 (Xinhua) -- Somali army Thursday captured a town in the southern region and killed at least seven Al-Shabaab militants, including four senior commanders, an officer said Thursday. Source: Hiiraan Online
  17. Garoowe ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulkaasi ayaa waxaa ay uga hadleen dagaalkii Ciidamada Soomaaliland ay kula wareegeen deegaanka Tukaraq ee g/ Sool. Waxaana Xildhibaanada Baarlamaanku ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah maamuulkaasi Soomaaliland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin faragalin uu sheegay in Soomaaliland ay ka wado deegaano ka tirsan Puntland, Waxaana uu hoosta ka xariiqay in ka Maamul ahaan ay jawaab adag ka bixin doonaan weerarkaasi. Puntland ayaa Ciidamo dheeraad ah geysay aaga dagaalka ee deegaanka Tukaraq, waxaana labada dhinac ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan deegaano ka tirsan g/ Sool. Source: Radio Shabelle
  18. Dhusamareeb (HOL) - The Galmudug state flag was hoisted in its designated capital, Dhusamareeb for the first time since the inception of the state in 2014. Source: Hiiraan Online
  19. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo kale oo la xiriira amniga dalka. Ugu horreyn, Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey Wasiir Maxmaed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirka cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha oo usbuucii hore safar shaqo ku maqnaa. Wasiirka Amniga iyo Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga ayaa ka warbixiyey xaalada amniga dalka oo ay sheegeen in howlgalo lagu sugayo amniga ay si xowli ah u socdaan islamarkaasna lagu guuleystey Labaatan (20) maleeshiyad Al-Shabaab ah in la soo qab-qabtay. Sidoo kale Wasiirka Amniga ayaa ka warbixiyay kormeer uu 17-kii Janaayo ee 2018 ku tagey degmada Balcad si’uu ugu kuur galo xaalada amaan ee deegaankaasi, una dhiiri geliyo ciidamada sugaya amniga dalka . Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa golaha warbixin kasiiyey shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka dhacay dalka Turkiga oo ay labada dal soo kala saxiixdeen heshiisyo muhiim u ah koboca dhaqaalaha Soomaaliya oo Turkigu ay diyaar u yihiin in badeecooyinka Soomaaliya loo suuq geyn doono dalkooda, iyadoo labada dal ay kawada shaqeynayaan sidii canshuur dhaaf loogu sameyn lahaa badeecooyinka laga dhoofiyo Soomaaliya. Wasiir Maareeye ayaa xiriiriye u noqonaya labada guddi si loo dar-dargeliyo dhaqan gelinta heshiisyadaas oo 1-da ilaa 4-ta Feberaayo la sameyndoono carwo lagu soo bandhigo badeecadaha Soomaaliya. Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda ayaa kawarbixiyey xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran India oo 43 ka mid ah xabsiga laga soo daayey oo dawladda Federaalku ay u diyaarineyso diyaarad lagu sooqaado si ay u yimaadaan dalkoodii hooyo. Sidoo kalena maxaabiista harsan ayaa la soodeyndoonaa bisha Febraayo. Dawladda ayaa ku dadaaleysa sidii muwaadiniinteeda ugu gurman laheyd. Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ayaa ka faah-faahin ka bixiyay xaalada saadka iyo qiimeynta ciidanka, waxuuna tilmaamy inay u diyaar-garoobeen howlgalada kooxada argagaxisada ah looga si feynayo dalka, sdioo kalena waxuu sheegey inay meel fiican u marayaan in la soo gabo gabeyn doono dagaalka Alshabaab. Wasiirka Haweenka & Xaquuqul Insaanka ayaa ka warbixisay xulista Guddiga Madaxabannaan ee Xaquuqul Insaanka iyo heerarkii uu soomaray oo guddi 19 xubnood ah ay soo xuleen iyadoo araajidii soo dalbatay ay ahaayeen 615, kadibna xulis lagu sameeyey lagana soo reebay 74 xubnood iyadoo ay goob joog ahaayeen xubno ka socda G/Shacabka iyo Aqalka Sare, Bulshada Rayidka ah iyo beesha caalamka oo ay kormeerayeen sida daah furnaanta ah ee ay xulistu u socotay. Ka dib 45 ayaa u soo gudbay heerka xulashada oo xog-wareysi lala yeeshay lagana soo xulay xubnihii noqon lahaa Guddiga Xaquuqul Insaanka oo marka ay soo dhameystiranto la horkeeni doono golaha wasiirada kulamadooda dmbe si loo ansixiyo. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa golaha wasiirada uga warbixiyey sharciga Shaqaalaha Rayidka ah oo uu sheegay in wax-kabedelkii wasiiradu horey u codsadeen lagu soosameeyey, lagalana tashaday khubaro sharciyaqaano ah. Dood dheerka dib Golaha Wasiirada ayaa si’aqlabiyad ah u ansixiyey sharciga Shaqaalaha Rayidka ah. Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta ayaa golaha siiyey warbixin ku aadan soo celinta adeega .SO oo dhowaan lagu soo wareejindoono gacanta dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay guddi heer sare ah oo loo xilsaaray ay dadaalo farabadan ka dib in ay ku guuleysteen in la isla oggolaaday in dhowaan la soo wareejiyo adeegaas oo muhiim u ah dalka. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa golaha siiyey warbixin ku aadan Tubta Siyaasada loo dhanyahay oo Guddi Hoosaadka G/Wasiirada ay muddo ka soo shaqeynayeen. Khubaro ka socota Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey tubta Siyaasada loo dhanyahay oo qeexeysa waqtiyeynta la rabo in la soo gabo-gabeeyey hawlaha xasaasiga ah ee siyaasada dalka, si loo qabto doorashooyin hal cod iyo hal qof ah sanadka 2020ka. GolahaWasiirada ayaa dood dheer ka dib ansixiyey Tubta Siyaasada loo dhanyahay oo muhiim u ah geedi socodka doorashooyinka dalka ee 2020ka. Xigasho sonna Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Shirkii Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimodhowr ah oo ay kamidtahay Shariciga Shaqaalaha Rayidka iyo qodobadii lagasoosaaray appeared first on Caasimada Online.
  20. Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo kale oo la xiriira amniga dalka. Ugu horreyn, Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey Wasiir Maxmaed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirka cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha oo usbuucii hore safar shaqo ku maqnaa. Wasiirka Amniga iyo Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga ayaa ka warbixiyey xaalada amniga dalka oo ay sheegeen in howlgalo lagu sugayo amniga ay si xowli ah u socdaan islamarkaasna lagu guuleystey Labaatan (20) maleeshiyad Al-Shabaab ah in la soo qab-qabtay. Sidoo kale Wasiirka Amniga ayaa ka warbixiyay kormeer uu 17-kii Janaayo ee 2018 ku tagey degmada Balcad si’uu ugu kuur galo xaalada amaan ee deegaankaasi, una dhiiri geliyo ciidamada sugaya amniga dalka . Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa golaha warbixin kasiiyey shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka dhacay dalka Turkiga oo ay labada dal soo kala saxiixdeen heshiisyo muhiim u ah koboca dhaqaalaha Soomaaliya oo Turkigu ay diyaar u yihiin in badeecooyinka Soomaaliya loo suuq geyn doono dalkooda, iyadoo labada dal ay kawada shaqeynayaan sidii canshuur dhaaf loogu sameyn lahaa badeecooyinka laga dhoofiyo Soomaaliya. Wasiir Maareeye ayaa xiriiriye u noqonaya labada guddi si loo dar-dargeliyo dhaqan gelinta heshiisyadaas oo 1-da ilaa 4-ta Feberaayo la sameyndoono carwo lagu soo bandhigo badeecadaha Soomaaliya. Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda ayaa kawarbixiyey xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran India oo 43 ka mid ah xabsiga laga soo daayey oo dawladda Federaalku ay u diyaarineyso diyaarad lagu sooqaado si ay u yimaadaan dalkoodii hooyo. Sidoo kalena maxaabiista harsan ayaa la soodeyndoonaa bisha Febraayo. Dawladda ayaa ku dadaaleysa sidii muwaadiniinteeda ugu gurman laheyd. Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ayaa ka faah-faahin ka bixiyay xaalada saadka iyo qiimeynta ciidanka, waxuuna tilmaamy inay u diyaar-garoobeen howlgalada kooxada argagaxisada ah looga si feynayo dalka, sdioo kalena waxuu sheegey inay meel fiican u marayaan in la soo gabo gabeyn doono dagaalka Alshabaab. Wasiirka Haweenka & Xaquuqul Insaanka ayaa ka warbixisay xulista Guddiga Madaxabannaan ee Xaquuqul Insaanka iyo heerarkii uu soomaray oo guddi 19 xubnood ah ay soo xuleen iyadoo araajidii soo dalbatay ay ahaayeen 615, kadibna xulis lagu sameeyey lagana soo reebay 74 xubnood iyadoo ay goob joog ahaayeen xubno ka socda G/Shacabka iyo Aqalka Sare, Bulshada Rayidka ah iyo beesha caalamka oo ay kormeerayeen sida daah furnaanta ah ee ay xulistu u socotay. Ka dib 45 ayaa u soo gudbay heerka xulashada oo xog-wareysi lala yeeshay lagana soo xulay xubnihii noqon lahaa Guddiga Xaquuqul Insaanka oo marka ay soo dhameystiranto la horkeeni doono golaha wasiirada kulamadooda dmbe si loo ansixiyo. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa golaha wasiirada uga warbixiyey sharciga Shaqaalaha Rayidka ah oo uu sheegay in wax-kabedelkii wasiiradu horey u codsadeen lagu soosameeyey, lagalana tashaday khubaro sharciyaqaano ah. Dood dheerka dib Golaha Wasiirada ayaa si’aqlabiyad ah u ansixiyey sharciga Shaqaalaha Rayidka ah. Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta ayaa golaha siiyey warbixin ku aadan soo celinta adeega .SO oo dhowaan lagu soo wareejindoono gacanta dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay guddi heer sare ah oo loo xilsaaray ay dadaalo farabadan ka dib in ay ku guuleysteen in la isla oggolaaday in dhowaan la soo wareejiyo adeegaas oo muhiim u ah dalka. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa golaha siiyey warbixin ku aadan Tubta Siyaasada loo dhanyahay oo Guddi Hoosaadka G/Wasiirada ay muddo ka soo shaqeynayeen. Khubaro ka socota Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey tubta Siyaasada loo dhanyahay oo qeexeysa waqtiyeynta la rabo in la soo gabo-gabeeyey hawlaha xasaasiga ah ee siyaasada dalka, si loo qabto doorashooyin hal cod iyo hal qof ah sanadka 2020ka. GolahaWasiirada ayaa dood dheer ka dib ansixiyey Tubta Siyaasada loo dhanyahay oo muhiim u ah geedi socodka doorashooyinka dalka ee 2020ka. PUNTLAND POST The post Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay, loogana hadlay arrimo kale. appeared first on Puntland Post.
  21. Mogadishu (HOL) - The Somali government on Wednesday said it will investigate the allegations of forced eviction and destruction of Internal Displacement Persons reportedly took place late last year in KM13 on the outskirt of Somali capital. Source: Hiiraan Online
  22. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Gudaha Dekada magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow lagu dhex dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Badda Soomaaliya, sida ay inoo sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka. Sarkaalka la dilay oo maamulayay qeyb ka mid ah Dekeda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Saciid Mariin, kaasi oo si weyn looga garanayay gudaha Dekeda Muqdisho. Sarkaalkan ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyay nin isaga ku xigeen u ahaa, iyada oo ilaa hadda aanan si dhab ah loo ogeyn sababta ka dambeysay dilkiisa. Ciidanka ammaanka gudaha Dekeda Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gacan ku dhiiglaha dilka geystay, waxaana laga dhigay Dareeska iyo Hubkii uu watay, iyada oo garba duub loo xiray, kadibna Gaari lagu kaxeeyay. Hay’adaha ammaanka ayaa ninkan ula dhaqaaday mid ka mid ah saldhigyada baarista, halkaasi oo lagu weydiinayo su’aalo ku saabsan sababta ka dambeysay inuu dilkan geysto. Allaha u naxariistee Marxuum Saciid Mariino ayaa meydkiisa waxaa halkaasi ka qaaday saraakiisha caafimaadka iyo qaar ka tirsan eheladiisa oo goobta soo gaaray. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sarkaal Ciidanka Badda ah oo lagu toogtay Dekada magaalada Muqdisho iyo askarigii dilka gaystay oo gacanta lagudhigay. appeared first on Caasimada Online.
  23. INAA LILAAHI WA INAA ILEHI RAAJUCUUN Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabkada Puntlandi waxay iyagoo ka tiiranyeysan tacsi u dirayaan Fanaan Farxaan Xidig oo hooyadii Xasno Cumar Cigale ay ku geeriyootay shalay Magaalada Boorame ee Gobalka Awdal. Haddaba, annagoo ka murugeysan,geerida naxdinta leh, waxaanu Marxuumada Allaah uga baryeynaa dembi dhaaf iyo naxariis, qoyskii, ehelladii iyo asxaabtii ay ka baxdeyna in Ebbe Samir iyo iimaan ka siiyo – Aamiin.