Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,254
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The self-declared republic of Somaliland has passed a law against rape for the first time. Source: Hiiraan Online
  2. The Somali Community in Zambia has donated 35 trucks to the government which will be used for garbage collection. Source: Hiiraan Online
  3. The self-declared republic of Somaliland has passed a law against rape for the first time. In the past, the victim could be forced to marry the rapist and the families would support such a resolution to hide the shame attached to rape. Rapists now stand to face at least 30 years in prison. Somaliland’s speaker of parliament, Bashe Mohamed Farah, told the BBC that rape cases have risen and he hoped the new law would help stop that trend. “Nowadays we have seen even people carrying out gang rapes,” he said. “The main emphasis of the new act is to completely stop rape. The new law has come in after years of lobbying by children and women’s rights advocates. Faisa Ali Yusuf of the Women’s Agenda Forum told the BBC they’ve been waiting for such legislation for a very long time. The BBC’s Anne Soy explains that this comes within the context of the self-declared republic being keen to be seen internationally as a viable democracy with functioning institutions. It declared itself independent from the rest of Somalia in 1991 but is not internationally recognised as a country. Our correspondent says there is still no law against rape in Somalia. BBC
  4. Mogadishu (HOL) - An Iranian Naval Commander has said that piracy off the coast of Somalia is being fuelled by certain powers to undermine the economy of Iran. Source: Hiiraan Online
  5. BEIJING — One of the BBC’s top journalists, Carrie Gracie, has resigned from her China post over what she called a “secretive and illegal” pay structure that had her male peers making 50 percent more than her. In an open letter published Sunday evening, Gracie, who served as China editor, said the public broadcaster faced a “crisis of trust” because it routinely paid men more than women for the same work. “The BBC belongs to you, the licence fee payer. I believe you have a right to know that it is breaking equality law and resisting pressure for a fair and transparent pay structure,” she wrote. The BBC’s superb China editor steps down over equal pay after discovering she is paid 50% less than male counterparts @bbccarrie #istandwithcarriehttps://t.co/SirBYwRPjR — Katty Kay (@KattyKayBBC) January 7, 2018 Gracie’s resignation comes after the BBC went public with a list of its highest-paid employees — and the vast majority were men. The disclosures saw some of the BBC’s biggest stars, including Gracie, calling publicly for pay equity using the hashtag “#BBCWomen.” The BBC conducted an audit, only to determine there was no gap — a finding Gracie contests. In the letter, Gracie said the BBC has four international editors, two male and two female. She said she learned last summer that the two men earned 50 percent more than the two women. “Despite the BBC’s public insistence that my appointment demonstrated its commitment to gender equality, and despite my own insistence that equality was a condition of taking up the post, my managers had yet again judged that women’s work was worth much less than men’s,” she wrote. Gracie asked for parity, but did not get it. So, she is leaving the China post and returning to the newsroom, where she “expects to be paid equally.” “Enough is enough. The rise of China is one of the biggest stories of our time and one of the hardest to tell. I cannot do it justice while battling my bosses and a byzantine complaints process,” she wrote. Journalists in both Britain and China applauded her and expressed solidarity using the hashtag “#IStandWithCarrie.” Worked as @BBCCarrie’s producer for 3 years. She’s the best of the BBC: talented, hard working, & always asking tough questions. #bbcwomen for #equalpayhttps://t.co/mQnZ6y0NxW — Maria Byrne (@byrnemaria) January 7, 2018 Gracie closed her letter by calling on all companies — not just the BBC — to pay women what they are worth. “We are by no means the only workplace with hidden pay discrimination and the pressure for transparency is only growing. I hope rival news organisations will not use this letter as a stick with which to beat the BBC, but instead reflect on their own equality issues,” she wrote. Source: – Washingtonpost The post A top BBC editor found out male peers were earning 50 percent more. So she resigned. appeared first on Caasimada Online.
  6. Garoowe (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Hogaamiyaha maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si wada jir ah u daah-furay Garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe. Daah-furka ayaa waxaa ka qeybgalay Madax ka kala socota Dowladda Federaalka Somalia ,Puntland, Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale oo intooda badan bogaadiyay hanaanka loo diyaariyay munaasabada. Waxaa ku sugnaa goobta ay ka dhaceysay daah-furka wafdi ka yimid dalalka Jabouti iyo Ethiopia oo marti galin ka helay Hogaamiyaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas. Garoonka diyaaradaha Garowe ayaa loogu magac daray Jeneraal Maxamad Abshir Hammaan, waxa uuna aad uga quruxbadan yahay Garoomada kale ee ku yaala dalka. Farmaajo ayaa shalay gaaray magaalada garoowe halkaas oo ay uga bilaabatay Booqasho maalmo qaadan doonto oo uu ku marayo deegaano ka tirsan Dowladda Goboleedyada Puntland iyo Galmudug. The post Sawirro: Sidee ayey Farmaajo & Gaas u daah-fureen Garoonka diyaaradaha cusub ee Janaraal Maxamed Abshir appeared first on Caasimada Online.
  7. Magaalada Tuko raq waxaa gacanta ku dhigay subaxnimadii horre ee maanta Ciidamo ka amar qaadanaya maamulka Somaliland oo ku hubaysan noocyadda kala duwan ee dabaabaadka dagaalka, Iyadoona halkaas laga baacsadey ciidamo ka tirsan Dowladda Puntland. Ciidanka Somaliland ayaa qiyaastii 4 KM meel ka durugsan Tuko-Raq oo ka xigta dhinaca Tuulada Geed-Qaboobe dhigtey bar kantarool halka ciidanka Puntland ee saaka laga qabsadey Tuko-Raq fariisimo ka samaysteen qiyaastii meel 6 KM u jirta Tuko-Raq. Jawiga goobtu wuxuu u muuqday saansaan dagaal wallow aysan jirin gurmadyo xoog leh oo ay halkaas geysay Dowladda Puntland marka laga reebo ciidamada kumaandoosta Danab oo ahaa kuwa saaka dagaalku dhexmarey ciidanka Somaliland ee qabsadey Tuulada Tuko raq. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomadda Puntland Axmed Cismaan Cilmi (Axmed Karaash) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne iyo Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee baarlamanka Puntland Xuseen Xaaji Yaasiin oo gaarey jiida ay isku horfadhiyaan Puntland iyo Somaliland ayaa ku hawlan abaabulka dhaq dhaqaaq ciidan oo ay Puntland doonayso inay isaga difaacdo Somaliland. Xaalada ay ku sugan yihiin ciidanka Puntland ayaa u muuqata mid jawiyo badan oo dayac xoog leh uu ka jiro marka loo eego gurmadka iyo taakulada u tagtey tan iyo intii ka dambeysay dagaalkii saaka dhexmarey ciidamada Somaliland, kuwaas oo laga qabsadey saldhigii ay ku lahaayeen Tuko raq, Islamarkaana ma jiraan adeegyo raashin, gogol iyo caafimaad oo ay halkaas gaarsiisay Xukuumadda Puntland. Qisooyinka la yaabka leh ee Puntland kasoo wajahay duulaanka Somaliland ku qabsatey Tuko raq waxaa ka mid ah Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay oo maanta halkaas u direy gawaaridii ilaalada u ahayd inay ka qeybgalaan difaaca ciidamada Puntland Iyadoona taas bedelkeeda uu doortey Mudane Camay isaga oo bilaa ilaalo ah inuu kaga haro magaalada Garowe. Puntland waxaa dagaal laba dhinac ah kaga furun yahay buuraha Bariga, halkaas oo ay ciidamadu mudo sanado badan ah kula dagaalamayeen xoogag ka tirsan ururada Al-shabaab iyo Daacish, inkastoo Puntland ay inta badan ka gacan saraysay ururadaas, hadana waxaa khuburadda Mileteriga ee Puntland jooga ay marwalba ka digayeen in Ciidamada daraawiish-da aysan lahayn cududii ay amniga xuduudaha ku hanan lahaayeen, taas oo ay bedelkoodii galeen ciidamo ay maalgeliyaan wadamada Maraykanka iyo Imaaraadka. Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa markii uu xukunka qabtay isku dayey in uu Dib u habayn (Reform) ku samaayo Ciidamada Daraawiishta Puntland, qorshahaas oo fashil ku dhamaaday sida ay Puntland Post u sheegeen ilo xog – ogaal ah, Waxayna Ciidamadii mar ahaan jiray Ciidamado goboleedka ugu xoogan Soomaaliya ay ku dambeeyeey kuwo aan lahayn cudud isku duuban. PUNTLAND POST Aaga Tuka-Raq The post Warbixintii ugu dambaysay deegaan Tukaraq appeared first on Puntland Post.
  8. DEG_DEG:- Madaxweynaha dowladda Puntkand ayaa gabi ahaan joojiyay xafladii 8-da Januray oo uu ugu dabaal dagi lahaa sannad guuradiisii 4-aad ee kasoo wareegtay markii xilka loo doortay. Warar ay Puntlandi heshay ayaa sheegaya inuu Madaxweynuhu xaalad dagaal ujoojiyay dabaal degaas oo caawo lagu waday inuu ka dhaco xarunta madaxtooyada. Madaxweynuhu wuxuu si degdeg ah guddi ugu magacaabay arrintii ka dhacday Tukaraq. Madaxweyne Gaas waxaa kale oo la filayaa inuu ka baaqdo safar maalinta berrito la qorsheynayo inuu madaxweyne Farmaajo ugu ambo baxo Qardho iyo Bosaso, sababo la xiriira xaaladahaan soo korordhay. Puntlandi.com Garowe
  9. MOGADISHU, Jan. 8 (Xinhua) -- Military forces from Somalia's Somaliland Monday took control of a town under the region of Puntland following a fierce fight. Source: Hiiraan Online
  10. SAN DIEGO >> The Trump administration faces a Monday deadline on whether to extend protections that would allow nearly 200,000 Salvadorans to stay in the U.S. legally. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) - African Union Mission in Somalia (AMISOM) said it will intensify training and mentoring of Somali police this year ahead of AU troop exit. Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu – Once, in the 1960s and 70s, it was known as the “Pearl of the Indian Ocean.” That was before decades of armed conflict and instability drove visitors away from Mogadishu, the capital of Somalia, leaving a once-thriving tourism a distant memory. Source: Hiiraan Online
  13. Dowlada Puntland ayaa Ciidamo dheeraada u diray Deegaanada ay saaka Sida gaadmada ah kusoo galeen Maleeshiyaad lagasoo abaabulay Laascaanood si ay khal khal u galiyaan Booqashada uu Madaxweyne Farmaajo ku joogo Deegaanada Puntland. Warsidaha Puntlandi oo dhowaan la xiriiray Deegaanada Tukaraq, Dad goob joogayaal ah ayaa noo sheegay ay Maleeshiyaadku saaka kusoo waabariisteen Tukaraq, Dadka Deegaanka oo tan iyo Shalay u dabaal dagayay Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ayaa guryaha qaar waxay luleen Calanka Baluuga iyo Sawirkab Madaxweyne Farmaajo, Nasiib daraso Malishiyaadkii Magaalada soo galay ayaa rifitaan iyo jeex jeexid ku bilaabay waxayna cabdi galiyeen Dadweynihii. Dowlada Puntland ayaa maanta waxay Ciidan u direen Deegaanka, iyadoo duhurnamadii maanta ay labada Ciidan Xabado isku tuur tuureen. Xaalada Deegaanka hada Way degan tahay laakiin Sargaal Ciidanka ka tirsan wuxuu Puntlandi u sheegay in Dagaal saacad walba bilaabannkaro ayna isu diyaariyeen. Wixii soo kordha kala soco Puntlandi Puntlandi Garowe
  14. MOGADISHU, Jan. 8 (Xinhua) — Military forces from Somalia’s Somaliland Monday took control of a town under the region of Puntland following a fierce fight. Residents of Tukaraq town in Sool region said Somaliland and Puntland forces clashed Monday as Somalia’s president Mohamed Abdullahi Farmajo made his maiden visit to Puntland. “There was an intense fight between Puntland and Somaliland forces early Monday causing fear among residents. Somaliland forces are now in control,” a witness told Xinhua. Puntland Defense Forces and Somaliland soldiers clashed with heavy weapons against each other in Takaraq town, about 90 km from Garowe which is an administrative capital of Puntland. No casualties were reported during the heavy clash between the two warring sides at the border town. The clash came as President Farmajo visited Puntland region Sunday for a weeklong tour, the first since he was elected to office February last year. Both Puntland and Somaliland have been in contest over Sool and Sanag regions with each side claiming control. Puntland parliament threatened force in November against Somaliland if elections took place in Sool during the presidential poll. The polls however went on uninterrupted in most areas of Sool. MOGADISHU, Jan. 8 (Xinhua) — Military forces from Somalia’s Somaliland Monday took control of a town under the region of Puntland following a fierce fight. Residents of Tukaraq town in Sool region said Somaliland and Puntland forces clashed Monday as Somalia’s president Mohamed Abdullahi Farmajo made his maiden visit to Puntland.
  15. HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO QUDBADA MADAXWEYNE FARMAAJO Madaxweyne Farmaajo - My Recording HALKAAN KA DEHEGAYSO CODKA MADAXWEYNE FARMAAJO. Madaxweyne Gaas. - My Recording
  16. The marginalised Boni community in terror-prone Basuba has accused teachers of using "non-existent" insecurity to turn down jobs. Source: Hiiraan Online
  17. Garoowe (Caasimadda Online) – Dowlad goboleedka Puntland oo qoraal ka soo saaray dagaal ay Somaliland kula wareegeen deegaanka Tukaraq oo ka tirsan Sool waxaa sheegeen in dagaalkaas la doonayo in lagu carqaladeeyo booqashada madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku joogo magaalada Garoowe. Puntland waxaa ay qoraalkaasi ku sheegay in ay ka jawaabi-doonto wixii dhacay iyada oo shacabkeeda ku war-gelisay in ay u diyaar-garoobaan difaaca dhulkooda. Ugu dambeymntii, Puntland dowladda Soomaaliya, beesha caalamka iyo dalalka dariska ku war-gelisay in aanay mas’uul ka noqon-doonin khasaaraha iyo cawaaqib xumida ka dhalan karta. Akhriso, Qoraalka: Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Puntland: Dagaalka Tukaraq waxaa lagu carqaladeynayaa booqashada Madaxweyne Farmaajo appeared first on Caasimada Online.
  18. The online ad was pretty blunt: "Dominate [sic] male police officer seeks fun, discreet, sub playmate -- m4w." Source: Hiiraan Online
  19. BEIJING — One of the BBC’s top journalists, Carrie Gracie, has resigned from her China post over what she called a “secretive and illegal” pay structure that had her male peers making 50 percent more than her. Source: Hiiraan Online
  20. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si wada jir ah maanta oo Isniin ah u Daah-furay garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha Puntland, C/wali Maxamed Cali Gaas oo ugu horeyn ka hadlay Munaasabada daah furka Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ayaa sheegay in mudo ay ku taamayeen iney helaan Garoon caalami ah oo laga hirgeliyo Garowe oo hadda caasimad u ah maamulka Puntland,islamarkaana ku suurta gashay isku tashi dadweynaha iyo Dowlad Goboleedka Puntland ah. Wuxuu madaxweynaha Puntland Mr. Gaas uu sheegay in Dowladda Federaalka looga baahan yahay dhameystirka Garoonka iyo iney daboosho baahida loo qabo adeega tababarada,qalabka iyo baahiyaha kale ay qabaan shaqaalaha Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Madaxweynihii hore Puntland Mudane Cabddiraxmaan Maxamed Faroole oo Munaasabadda hadal ka jeediiyey ayaa sheegay in mudadii Xukuumaddisa uu dadaal dheer u galay hirgelinta Garoonkaan Cusub. Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo soo xiray Munaasabada ayaa sheegay in marka hore maamulka Puntland uga mahad celinayaan horumarka dhanka dumuqraadiyada ay ku tallaabasadeen,wuxuuna ku amaanay dadaalka ay geliyeen sidii loo heli lahaa Garoon caalami ah oo la jaan qaada Garoomada kale ee caalamka oo laga hirgeliyo magaalada Garowe. Waa Garoonkii labaad oo laga hirgeliyo Puntland,waxaana Garoonka diyaaradaha Garowe ee maanta xariga uu ka jaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo loogu magacdaray Generaal Abshir Maxamed Muuse oo qeyb ka ahaa saraakiishii Ciidamada Puntland. The post Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo daah-furay Garoonka Cusub ee Diyaaradaha Garoowe. appeared first on Puntland Post.
  21. Dowlad goboleedka Puntland oo qoraal ka soo saaray dagaal ay Somaliland kula wareegeen deegaanka Tukaraq oo ka tirsan Sool waxaa sheegeen in dagaalkaas la doonayo in lagu carqaladeeyo booqashada madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku joogo magaalada Garoowe. Puntland waxaa ay qoraalkaasi ku sheegay in ay ka jawaabi-doonto wixii dhacay iyada oo shacabkeeda ku war-gelisay in ay u diyaar-garoobaan difaaca dhulkooda. Ugu dambeymntii, Puntland dowladda Soomaaliya, beesha caalamka iyo dalalka dariska ku war-gelisay in aanay mas’uul ka noqon-doonin khasaaraha iyo cawaaqib xumida ka dhalan karta. Akhriso, Qoraalka: Source
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay koox kaliya aysan Soomaaliya isku koobi karin oo keligeed og meesha loo guurayo. Isagoo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayey wasiirka cusub ee arrimaha gudaha ayuu farriin cad u diray hoggaanka dowladda Federaalka ee madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre isagoo sheegay in loo baahan yahay talo wadaag iyo isu dulqaadasho, wuxuuna adeegsaday ereyada Wadaad iyo Qarandumis. Wasii Juxa ayaa farriintiisa ugu danbeysay ee xil ka tegistiisa ka dhigay in koox kaliya iyo shaqsi kaliya aanay xaalada dalka waxba ka qaban karin. “Intii burburka inagu dhacay sanadihii u dambeeyay waxa ugu weyn ee na soo maray waa Wadaad kaa fikir duwan oo kugu dhufta Shabadda Cadaabta ama Madax ka fikir duwan tahay oo kugu dhufata shabadda Mucaaradnimada ama Qaran-dumis” ayuu yiri Cabdi Faarax Juxa oo dhowaan xilka laga qaaday. Waxaa uu sheegay in koox kaliya iyo shaqsi kaliya aanay xaalada dalka wax ka qaban karin, isla markaana loo baahan yahay in dood caafimaad oo dhab ah laga yeesho xaaladaha jira, iyadoo aan la eegin dan shaqsiyeed ama dan kooxeed, balse si Soomaalinimo loo baahan yahay in loo gaaro xalka. “Intii Burburka inagu dhacay sanadihii u dambeeyay waxa ugu weyn ee na soo maray waa Wadaad kaa fikir duwan oo kugu dhufta Shabadda Cadaabta ama Madax ka fikir duwan tahay oo kugu dhufata shabadda Mucaaradnimada ama qaran dumis”ayuu yiri Cabdi Faarax Juxa. 4-tii bishan ayay aheyd markii wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xilka looga qaaday Cabdi Faarax Juxa oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Gudaha, waxaana hadal kooban uu bartiisa uu ku qoray markii xilka laga qaaday ku sheegay inuu ka maqlay idaacadaha. Dhageyso Khudbaddii Juxa ka jeediyay munaasabaddii uu xilka ku wareejinayay:- https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/01/10000000_331878857327738_6223328515786276864_n_ALLConverter.mp3The post Juxa ” Dalka wuxuu soo maray Wadaad kaa fikir duwan oo kugu dhufta Shabadda Cadaabta ama Madax ka fikir duwan tahay oo kugu dhufata shabadda qaran dumis” appeared first on Caasimada Online.
  23. Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guri-barwaaqo ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Inkasta oo wasiirku aanu ka hadal khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay deegaanka tukaraq ee dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland, ayaa haddana waxa uu dawladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay ku kacday falal colaad abuur ah gudaha Somaliland, isagoona sharci darro ku tilmaamay socdaalkii wasiirka qorshaynta Soomaaliya uu ku yimid magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland waxa uu sheegay in ciidanka Somaliland aanay diyaar u ahayn inay ku xad-gudbaad xuduudaha dalalka deriska hase ahaatee ay mar walba heeggan u yihiiin inay qarankooda difaacdaan, waa sida hadalka u dhigaye. Dhinaca kale, wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guri Barwaaqo waxa uu dalalka deriska ah iyo bulshada caalamka ugu baaqay in ay la socdaan waxa uu ku sheegay dhaq-dhaqaaqyada colaadeed ee ay soomaaliya ka wado labada xad xuduud. Dagaal maanta ka dhacay deegaankaas waxaa la wareegay ciidamo ka socda Somaliland, deegaanka oo ka tirsan Sool waxaa mar walbo ku dagaala beelo iyo maamullo kala taabacsan Somaliland iyo Puntland. Goobjoog News Source