-
Content Count
213,136 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah kuriday maanta G/sare C/naasir Xoosh oo ahaa sarkaalkii dilay Abaanduulihii Ciidanka Badda Soomaaliyeed Siciid Aadan yuusuf Siciid Mariino. Maxkamada ayaa sarkaalkan ku xukuntay sidoo kale in darajadii uu ciidanka kulahaa laga xayuubiyo. Maxkamada ayaa sheegtay markii ay aragtay marag muujinta iyo cadaymihii la horkeenay Maxkamada ay u cadaatay in uu G/sare C/naasir Xoosh si ulakac ah uu udilay Abaanduulaha. Go,aanka ka soo baxay Maxkamada waxaa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute. Halkan hoose ka dhagayso codka Gudoomiyaha Maxkamada. mmmmmmmmmmmmmmm
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Maxkamadda Ciidanka Qalabka ayaa goordhow riday Xukun Toogasho ah kadib markii lasoo afjaray kiista toogashada bareerka ah ee uu geystay Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh oo ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya. Maxkamada ayaa Xukunka ku riday Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh, waxa ayna sheegtay inuu qirtay in falka dilka ah uu u geystay si kutalo gal ah. Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh ayaa lagu eedeeyay in uu dil bareer ah u geystay Taliye ku-xigeenkii hore ee Ciidamada Badda Sareeyo Guutto Siciid Aadan Yuusuf Mariino. Maxkamadu waxa ay sidoo kale sheegtay in gacan ku dhiigle C/naasir Xoosh ay u dhamaatay dhageysiga dacwada oo horay u dhacday. Eedeysanaha ayaa heysto fursad kale oo uu ku dalban karo Rafcaan, hadii uusan ku qanacsaney xukunka Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Somaliya. Xasan Cali Nuur Shuute, Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa warbaahinta u aqriyay xukunka lagu riday Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh. Sidoo kale, Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh, ayaa taliye ku-xigeenkii badda Saciid Mariino ku dhex dilay Xafiiskisa 18-kii Bishii lasoo dhaafay. Geesta kale, taliye ku-xigeenkii badda ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray dhowr xabadood oo looga dhuftay qeybaha sare ee Jirkiisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sawir: Gaashaanle Sare ka tirsan dowlada Federaalka oo lagu riday Xukun dil ah + Warbixin appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - An outspoken and prominent traditional elder has passed away in a Mogadishu hospital late Monday night. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - A outspoken and prominent traditional elder has passed away in a Mogadishu hospital late Monday night. Source: Hiiraan Online
-
The African Union (AU) has deployed its election observers in Djibouti, for the legislative elections scheduled to take place on Friday in the Horn of African nation. The Chairperson of the AU Commission, Moussa Faki Mahamat, has deployed the AU election observation mission (AUEOM) led by Anicet-Georges Dologuele, former Prime Minister of the Central African Republic (CAR), according to a statement from the pan-African bloc on Monday. The mission is composed of 38 members, including, ambassadors accredited to the AU in Addis Ababa, pan-African parliamentarians, heads of institutions in charge of elections and members of organizations of the African civil society. The Members of the observation mission are drawn from 22 African countries, including, Benin, Burkina Faso, Burundi, Cameroon, Congo, Ivory Coast, Ethiopia, Gabon, Guinea, Madagascar, Mali, Mauritius, Mauritania, Central African Republic, Republic Democratic Congo, Rwanda, Senegal, Seychelles, Somalia, Chad, Togo and Tunisia. The main purpose of the mission is to make an honest, independent and impartial observation and assessment of the organization and conduct of these elections. The mission will meet with the political, administrative and judicial authorities of the country, the institutions in charge of elections, the national actors involved in the electoral process and the representatives of the international community in order to be aware of the arrangements made to ensure a free and credible elections in the country. The AU mission will deploy its observers to all the regions and districts of the country. The mission will present its preliminary report at a press conference on Feb. 26, highlighting its observations and recommendations to the political authorities and other stakeholders, according to the statement. Source: – Xinhua The post AU deploys election observers in Djibouti appeared first on Caasimada Online.
-
Egypt’s Foreign Ministry says it accepts Ethiopia’s request to delay a meeting about a dam that Ethiopia is building on the Blue Nile River, after Addis Ababa declared a state of emergency amid the worst anti-government protests in decades. The meeting, which was to discuss contentious issues over the dam, which Egypt fears could reduce its share of the Nile waters, was to include Sudan and take place in Khartoum on Feb. 24-25. Foreign Ministry’s spokesman Ahmed Abu Zeid said on Sunday that Egypt understands “the circumstances that might have led Ethiopia to request delaying the meeting,” which Cairo hopes will be rescheduled soon. Ethiopia and Sudan will benefit from the construction of so-called Renaissance Dam, while Egypt will see its share of the river reduced, at least temporarily. Source: AP The post Egypt accepts delay of Ethiopia dam meeting as protests rage appeared first on Caasimada Online.
-
MOGADISHU (HOL) - A well known outspoken traditional elder, Ahmed Diriye Ali died in Mogadishu after long Illness. The elder passed on at Erdogan Hospital in Mogadishu where.... Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Kadib magacaabista Taliyeyaasha Ciidanka Boliiska, Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta, hadaba maxay soo kordhin karaan raggan cusub, maxayna kaga duwan yihiin Taliyeyaashii hore. Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya iyo Hay’adda Booliska ma aysan laheyn Taliyeyaal mudo ku dhow Afar bilood, kadib markii xilalkii hal kol laga wada qaaday Sambaloolshe iyo Saacid, 29-kii October 2017-kii. Xilka qaadista labadaasi Taliye ayaa soo da dejisay kadib markii Muqdisho bil gudaheed ay ka dhaceen laba Qarax oo kala ahaa midkii Zoobe iyo kii kale ee Hotel Naasa-hablood oo Madaxtooyada Soomaaliya wax ka yar u jira. Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed, wuxuu hada ahaa Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska, waa sargaal guun ku ah hanaanka ciidmada Booliska wuxuu daganaa London oo uu maamule ka ahaa shirkada lagu magacaabo cooperative. Saddex sano ka hor ayaa shaqadaasi uu ka tagay si uu wax ugu biiriyo Booliska Soomaaliya oo mudooyinkan uu la shaqeynayay, Dadka falan qeeya Siyaasadda ayaa qaba sarkaalkan inuu ka hoos shaqeynayay markii hore laba Taliye oo isaga ka sareysay, balse isaga oo taas ka duulaya laga filan karo inuu la yimaado isbedel iyo horey u socod. Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa kahor inta aan xilkan loo magacaabin ahaa La Taliyaha dhinaca arrimaha Ciidamada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), sidoo kale horey ayuu u soo qabtay hoggaanka Nabad Sugidda iyo Asluubta. Bashiir Goobe ayaa dadka ka hadla arrimaha ciidamada waxa ay aaminsan yihiin in marki horeba ay qalad aheyd in xilka qaadis lagu sameeyo, hadana uu ka soo bixi karo shaqadan uu horey hoggaankeeda u soo qabtay, horey ayuu Gen. Goobe ugu guuleystay dib u dhiska Xabsiga dhexe, kor u qaadista xuquuqda Maxaabiista. Dowladda Soomaaliya ayaa sanad wax ka yar waxa ay shaqada ka ceyrisay Gen. Bashiir Goobe Taliyaha Asluubta, ku dhowaad sanad kadib shaqadii ayaa loogu soo celiyay, Taliyihii Ciidanka Asluubta S/Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa 9-kii April 2017-kii xilkan kala wareegay Bashiir Goobe oo xilkan dib loogu soo celiyay markale. Taliyaha Asluubta ayaa xilligii xilka qaadista lagu sameynayay ku guda jiray howlihiisa shaqo, sidoo kale wuxuu u diyaar garoobayay xuska Maalinta Ciidanka Asluubta oo ku beegsan Khamiista soo socota, 22-ka bishan. Taliyaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Xuseen Cismaan Xuseen ayaa hada ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka, sidoo kale wuxuu ka tirsan yahay Baarlamaanka Soomaaliya. Dadka qaar ayaa qaba Dowladda in ay isaga dhex yaacsan tahay Siyaasadda iyo Amniga, waxayna sheegeen in aragti ahaan aysan qabin qof aanan in mudo ah ku soo jirin in arrimaha Ciidamada in loo magacaabo Taliye amni. Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Gen. Tuuryare oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay magacaabista Taliyeyaashan in ay tahay talaabo ay horey u qaaday Dowladda Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in ay ka fursad fiican yihiin Taliyeyaashii hore. Dowladda Federaalka ayaa looga bartay in aysan wargelin xubnaha ay xilka qaadista ku sameyneyso, mar qurana ay ogaadaan in xilka laga qaaday iyaga oo ku guda jira howlahooda shaqo, taasi oo nabar iyo naxdin ku noqioneysa masuulka xilka qaadista lagu sameeyay, Dowladda marka ay masuulka u magacaabeyso xilka waa ay ku wargelisaa, sida muuqata. Aan dib u laabano Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa sheegay xilka qaadistii horey loogu sameeyay inaan lagu soo wargelin, un keliya uu u soo sheegay qof jooga Mareykanka, kadibna uu soo wacay Wasiirka Warfaafinta, sidaasina loogu xaqiijiyay, waqtigaasina wuxuu ku guda jiray Howl uu Ra’iisul Wasaaraha u xilsaaray, maalinkaasina uu doonayay inuu horgeeyo Golaha Wasiirada. Wasiirkii Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, wuxuu sheegay xilka qaadistii lagu sameeyay inuu ka maqlay oo keliya Idaacadaha, xilligaasina uu u diyaarinayay Booqasho Madaxweynaha uu ku tagayay degaanada Puntland iyo Galmudug. W/D- Abdirashiid Ali Dubbad Gacal Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog& Xaqiiq: Maxay soo kordhin karaan Taliyeyaasha cusub ee degdega lagu magacaabay ? (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Tartanka kooxaha heerka saddexaad ee caasimadda Puntland ee Garowe, ayaa galabta ka furmidoona garoonka Mir-awaare ee magaalada Garowe.Waxaa tartankaan ka qeybgalidoona 16 koox oo uu qiimayn uu ku sameeyay maamulka ciyaaraha gobolka Nugaal. Guddoomiyaha ciyaaraha gobolka Nugaal, Siciid Maxamed Cabdi, oo dhawaan xilkaan loo magacaabay ayaa tartankaan qabanaya markii ugu horeysay.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa shaki badan uu ka dhashay kulan dhexmaray Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Danjiraha Imaaraadka ee Somalia Al-Othmaani. Kulanka labada mas’uul oo qaatay wakhti kooban ayaa la xaqiijiyay in lagu dhameystiraayay kulan qabyo u ahaa Jawaari iyo Al-Othmaani ka hor inta uusan Guddoomiye Jawaari u bixin fasaxa kalfadhiga baarlamaanka ee hadda gabagabada ah. Kulanka qabyatirka labada mas’uul ayaa salka ku hayay qorsho ku aadan sida dowlada hadda jirta loogu dhex abuuri lahaa Xubno daacad u ah dowlada Imaaraadka balse ka tirsan garabka Damul-Jadiid. Xubnaha uu Danjire Al-Othmaani usoo bandhigay Guddoomiye Jawaari ayaan horay uga soo dhexmuuqan dowladii hore ee uu Hogaaminaayay Xasan Sheekh Maxamuud. Xubnahaan oo tirro ahaan ka kooban ilaa Siddeed xubnood ayaa la doonayaa in lagu buuxiyo Kuraas muhiim ah oo ka tirsan Xukuumada sida Wasaaradaha ku magacaaban Kheyraadka. Sidoo kale, Kuraasta uu sida aadka ah u doondoonaayo Al-Othmaani ayaa ah Agaasimayaasha ilaa Afar Wasaaradood iyo Waaxyo dhowr ah oo ay Imaaraadku u arkaan ahmiyad gaara. Xubnahaan ayaa sidoo kale la doonayaa in laga soo kala sooco beelo dhowr ah, iyadoo ahmiyada ugu weyn ay noqoneyso aaminaanshiyaha danaha Imaaraadka Carabta. Jawaari ayaa bilihii ugu danbeeyay u janjeeray dhanka dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga, waxa ayna talaabada ceynkaasi ah dareen gaara ku abuurtay Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha dalka. Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Kheyre ayaa aad uga didsan Siyaasada dowlada Imaaraadka Carabta iyo xiriir hoosaadka kala dhexeeya Guddoomiye Jawaari. Geesta kale, shakiga ugu weyn ayaa ah in Jawaari uu Xukuumada kala safto dowlada Imaaraadka oo caqabado Siyaasadeed u maleegeysa Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Kulan dhexmaray Jawaari iyo danjiraha Imaaraadka oo shaki badan dhaliyay appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Shirka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Somalia ee shalay ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Nabad sugidda, Booliska iyo Asluubta, hadaba wax ka ogow taariikh kooban oo ku saabsan Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo markale loo magacaabay Taliyaha ciidanka Asluubta. Waxbarashada Madaniga Taariikhda dhanka waxbarashada ee Madaniga ah, Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu Jaamacadda heerka koowaad ka qaatay Culuumta Bulshada Taqasuska (Social Work) iyo isla heerka koowaad ee Jaamacadda oo uu ka diyaariyay Culumta Siyaasadda, sidoo kale Waxbarashada heerka labaad ee Jaamacadda (Master degree) ka sameeyay Culuumta Amniga iyo Nabadgelyada (Master in Peace and Security Study) wuuxu kaloo u sharxanyaahy in uu qaato shahaadada PHD oo la xiriirta arrimaha amniga iyo xasalinta. Waxbarashada Amniga Haddii aan eegno dhanka Waxbarashada ciidanka wuxu wax barashadiisa sargaalnimo ku soo qatay Dalka Jarmalki Federaaliga ee Galbeed (West Germany) Isagoo Waxbarashada abaandulka ciidamada iyo dugsiga sare ee dagaalka ku soo qaatay (SCUOLA Di GUERRA) ee dalka Talyaniga, wuxuu kaloo waxbarashada Amniga, dambi-baarista iyo hogaaminta ciidamada ku soo qaatay Dalalka Faransiska, (Interpol) Sacudiga, South Africa iyo kuwa kale. Dhanka Shaqada Haddii aan wax yar oo kooban ka sheegno taariikhda dhanka shaqo, Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac wuxuu ka soo shaqeeyay ciidanka booliska muddo dheer Ilaa uu ka gaaray xilka Taliye ku-xigeenkaciidanka booliska Soomaaliyeed, sidoo kale Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. Wuxu kale uu soo noqday Wasiir ku-xigenka Wasaaradda Adeega Bulshada Xukumadii 10 Wasir ka koobneed, wuxuu dhowr mar so noqday Xildhibaan ka tirsan Baarmanaanka Federaalka Soomaaliya, waxa uu horey u soo noqday Garsoore heer Caalami ah oo Kubbada Kollayga (FIBA Referee) iyo Garossore Caalami ah ee Kubbada Cagta (FIFA Referee) Isagoo mudadaas ka soo noqday Macalin soo saaray Garsoorayaal badan oo Soomaali ah, wuxuu kaloo soo noqday xubin Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliya iyo guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta. Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu kaloo soo noqday Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, NISA iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana uu ugu dambeyn ahaa La-taliyaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee dhanka Ciidanka Xoogga dalka, waxaana maanta markale si rasmi ah loogu magacaabay Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, isagoo ahaa shaqsigii xabsiga Dhexe ee Xamar ka hirgeliyay in maxaabiista loo qabto tartamo isboorti oo lagu dhiiri gelinayo iyo inay helaan adeegyo waxbarasho oo dhameystiran. Sidoo kale waxa uu Xabsiga dhexe ee Xamar ka hirgeliyay Warshad sameysa agabyo kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Waa kuma Taliyaha ciidamada Asluubta Sareeyo Guud Bashiir Goobe (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
-
Security officers in Nairobi were Monday evening piecing together details of a plot to bomb the city, and cordoned off a room in a prime city hotel where the would-be terrorists booked a room since the Friday of February 9 this year. Source: Hiiraan Online
-
A United Nations long-range weather forecast for the Horn of Africa foresees no end to drought in eastern Kenya. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada Somaliya ayaa shalay magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Nabad Suggida Somaliya, Booliska iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyed. Taliyaha NISA waxaa loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somalia. Taliyaha Boolisk Somalia ayaa waxaa loo magacaabay Generaal Bashiir Axmed Maxamed. Taliyaha Asluubta Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa loo magacaabay. Seddexdaan Taliye oo dusha laga saaray mas’uuliyad aad u culus ayaa waxaa horyaal caqabado aad u badan oo qaarkood ay xalintooda kusoo fashilmeen Taliyayaashii ka horeeyay. Inta badan Taliyayaasha horay usoo hayay xilkan ee laga qaaday ayaa u muuqday kuwo danahooda ka fakiraayay, hase ahaatee waxaa kuwaan laga doonayaa inay ka fiirsadaan waxyaabaha xilka looga qaaday kuwii hore. Haddaba Seddexda Taliye ee lagu magacaabay fadhiga degdega ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa laga doonayaa xal u helida Caqabadaha soo socda ee cuuryaamiyay maamuladii hore ee xilka laga qaaday: 1-Hirgalinta Hadaf rasmi ah oo lagu xaqiijiyo amniga Somalia, gaar ahaan Gobolka Banaadir. 2-Dib usoo nooleynta sharciyada lagu hagaayay Saraakiisha iyo ciidamada ku guda jira shaqada. 3-Kala sareysiinta dadka lagu liiday qabiilka iyo kuwa Aqoonta leh ee aan la qiimeyn iyo Saraakiisha dulman. 4-Bixinta xuquuqda ciidamada iyo shaqaalaha isku dhigay rasaasta cadowga ee al-Shabaab. 5-Mideynta labada Hay’adood ee NISA iyo Booliska oo wadaaga shaqooyinka amniga. 6-La dagaalanka Saraakiisha ka dhex tirsan Hay;adaha ee saaxiibka u ah Musuqa iyo aafeynta rajada Hay’adaha iyo ciidamadooda. 7-Sameynta sharciyo rasmi ah oo lagu qaato Xuquuqda inta badan ay musuqayeen Taliyayaashii hore. 8-Dajinta istiraatiijiyad sanad leh oo ay ku howlgalayaan Taliyayaasha iyo Saraakiisha ka hoos shaqeysa. 9-Nabadeynta dalka iyo ciribtirka al-Shabaab. Taliyaha Hay’adda NISA iyo Booliska oo aan horay usoo marin xilal sidaa u weyn ayaa laga doonayaa inay meesha ka saran dhammaan waxyaabaha ay ku weynkaraan xilkooda sida kuwii ka horeeyay. Geesta kale, waxa ay dadku isha ku hayaan waxqabadka ay yeelan doonaan labada Taliye ee la magacaabay, wallow ay u muuqdaan kuwo aan ka gadmin shacabka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso: 9 caqabadood oo xalintooda laga sugaayo 3-da taliye ciidan ee la magacaabay appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiim Warsame oo ka tirsan baarlamaanka maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku qaldan tahay in canshuur dheeraad ah ay saarto ganacsatada gobolka Banaadir Xildhibaanka waxa uu sheegay in dowladda dhexdeeda uu ka jiro boob sidaas daraadeedna ay tahay inay ganacstada ka deyso cadaadiska ay saareyso, waxa uu hoosta ka xarriiqay in haddii uu sii socdo cadaadiska lagu hayo ganacsatada gobolka Banaadir ay u furi doonaan dekadda Ceel-macaan. Xildhibaanka oo caawa wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa waxa uu yiri “Ganacsatada sida hadda socota haddii culeyska laga badiyo annaga oo ah Hirshabeelle ganacstada Xamar waxaan u furi doonnaa dekadaha Ceel-macaan iyo Cadalle si ay ula soo degaan badeecaddooda ayna ugu shaqeystaan, maxaa yeelay ganacsatada waan u naxeynaa”. Hadalka Xildhibaanka ayaa imaanaya xilli uu muran ka dhaxeeyo ganacsatada Gobolka Banaadir iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya, kaasi oo salka ku haya arrinta canshuur kordhinta oo ay soo rogtay wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post HirShabelle oo dekad u fureysa ganacsatada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (Caasimada Online) – Wadahadaladii Magaalada Nairobi ugu socday xubno ka kala socda Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Jabhadda ONLF ayaa hakad ku yimid, waxaana sabab looga dhigay Qalalaasaha ka taagan dalkaasi. Afhayeenka ONLF C/qaadir Shiikh Xasan Hirmooge ayaa sheegay in guddiga wadahadalka wada ay labada dhinac u jeediyeen sidii loo hakin lahaa, illaa inta ay wax iska badalayaan Xiisadaha kasoo cusboonaaday Itoobiya. Dhinacyada wadahadalka u furay ayaa laga dalbaday in aysan ku dhaqaaqin waxyaabo dhaawici kara wadahadalka hordhaca ah ee bilawday, dibna la isugu soo laaban doono kolka ay wax iska badalaan Xaaladda Itoobiya. Afhayeen Hirmooge ayaa xusay in labada dhinac ay isla qaateen Mas’uuliyadda ka saaran daminta Xiisadaha ka taagan Itoobiya, wadahadalkoodana ay ka daran tahay Marxaladda Siyaasadeed ee dalka uu wajahayo. Wararka ayaa sheegaya in hakinta wadahadalka uu ka yimid dhanka Dowlad Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, maadaama ay ka baqayaan in rabshada ku kooban Qoomiyadaha Oromada iyo Amraaxadda uu soo gaaro dhulka Ismaamulka Soomaalida uu maamulo. Wadahadalada u dhaxeeya Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF ayaa ka furmay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya, waxaana lagu wadaa in labada dhinac ay ku dhameeyaan Colaad sanado soo jiitameysay oo ka dhaxeysay. Inkastoo wadahadalka uu furmay, socdayna mudooyinkaan, hadana ma jiro qodobo la taaban karo oo ay labada dhinac ku heshiiyeen kahor hakinta wadahadalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wadahadalladii ONLF iyo Itoobiya ee Nairobi oo hakad galay appeared first on Caasimada Online.
-
Hanti qaran ama hay’ad qaran in ay shakhsiyaad dantooda wataa si gaar ugu tarki falaani, waa mid baal marsan sharciga iyo dastuurka Somaliland iyo ka caalamigaba. Isla markaana ka hor imanaysa qarannimada ay reer Somaliland uga fadhiyaan xukuumadda Muse Bixi. Sidaasi daraaddeed in qaladkaa la saxaana waa mid looga fadhiyo Madaxweynaha Somaliland, golayaasha sharci dejinta, hoggaanka xisbiyada qaranka iyo hay’adaha ay khusayso. Haddii kale waxa loo arkayaa in Madaxweynaha, hoggaanka xisbiyada iyo madaxda golayaasha sharci dejintuba ay qayb ka yihiin boobka hantida qaranka ee loo samaystay shirkaddaasi Dubai laga diiwaan gashaday. Muse Bixi iyo xukuumaddiisa cusubi waxa ay marba marka ka danbaysa ku joogsanaysaa dhuxul dab ah oo danbas huwan. Taasi waxan u jeedaa hawlaha culayska badan ee sidii boogta kolba midi dillaacayso. Shalay waxa xal loo raadinayey dagaalka sokeeye ee beelaha bariga ka dhex holcaya, ee aan weli xal loo hayn. Hoos haddii loogu dhaadhacana la leeyahay dawladdii hore ee Siiraanyo ayaa dagaalkaa ka danbeysey amma isku hubaysay. Oday dhaqameedyadii iyo siyaasiyiintii xalka raadin lahaana ay noqdeen kuwo la kala safta amma dabka holcaya xaabada ku sii shida. Dagaalka u dhexeeya ciidammada Somaliland iyo Puntland ayaa iyaduna ah mid la kowsatay xukuumadda cusub ee Muse Bixi. Taa lafteedana waxa la leeyahay, waa carqalad ay abuureen siyaasiyiintii hore ee dawladdii Siiraanyo. Ujeedkuna uu yahay in lagu jaha-wareeriyo maamulka cusub ee aan weli kursiga sida fiican ugu fadhiisan. Sicir bararka, nolosha qaaliga noqotay iyo dhaqaala xumada uu Muse Bixi dhaxlay ayaa iyaduna ah mushkilad aan si dhib yar xal loogu heli karin. Mar uu Muuse isku dayey in uu sicir-bararka wax ka qabtana…… gidaarka ayuu ka soo go’ay, oo waxa ka socon weydey talooyin loo keenay, isla markaana xaalka cirka ku sii shareeray. Arrimahaasi oo dhan waxa iyana ka sii wada daran oo isku fuuqsaday shirkadda Dubai laga furtay, ee haddana lagu sheegay mid dalka faa’iido u leh. Ceebta ugu weyna waxa sameeyey mas’uulyiintii hore ee dawladdii Siilaanyo ee isku qoray in ay yihiin mulkiilayaasha shirkadda ku ah. Ee haddana lagu andacoonayo ama ku adkaysana in ay shirkaddaasi xalaal tahay oo qaranka Somaliland leeyahay. Balse la arkayo in qaranimadii ay dad si privet ah u xalaashadeen, magacoodana ku diiwaan geliyeen shirkaddaasi. Xeer iyo sharci ay cuskadeenna aanu jirin. Marka uu Wasiirka Arrimaha Dibadda waa Dr. Sacad-e , uu leeyahay waa shirkad qaran, ee uu haddana leeyahay hebel iyo heblaayo ayaan ku sii qorray, waxa ay u eg tahay laba aan is qaban. Waxana ka sii daran sida sharciga baal marsan ee ay shakhiyaadka uu ka midka yahay uuni ay taladaasi u gaadheen. Balse aan golayaashii sharci dejinta la soo marin. Hanti qaran ama hay’ad qaran in ay shakhsiyaad dantooda wataa si gaar ugu tarki falaani, waa mid baal marsan sharciga iyo dastuurka Somaliland iyo ka caalamigaba. Isla markaana ka hor imanaysa qarannimada ay reer Somaliland uga fadhiyaan xukuumadda Muse Bixi. Sidaasi daraaddeed in qaladkaa la saxaana waa mid looga fadhiyo Madaxweynaha Somaliland, golayaasha sharci dejinta, hoggaanka xisbiyada qaranka iyo hay’adaha ay khusayso. Haddii kale waxa loo arkayaa in Madaxweynaha, hoggaanka xisbiyada iyo madaxda golayaasha sharci dejintuba ay qayb ka yihiin boobka hantida qaranka ee loo samaystay shirkaddaasi Dubai laga diiwaan gashaday. Isku soo wada duub oo waxa aan shaki ku jirin in Muse Bixi uu dhulka isku dhigayo baahida uu maanta qabo, ee ay ugu horreyso kharash la’aanta uu dhaxlay khasnado faaruq ah iyo dhibaatooyinkaa aan hore u soo sheegnay. Tallaabada uu kaga bixi karaana ay tahay in uu qaato mawqif cad oo uu ka daba tago hantidii qaranka ee la dhacay, si ay dawladdiisu u bad-baaddo. Waayo, mar haddii wasaaradihii, wakaaladihii iyo hay’aadkii dawladdu ay wada fara madhan yihiin, hantidii qarankana la feentay, oo aan waxba lagaga tegin dalkii. Tallaabo kale oo u bannaani ma jirto. Ugu danbayn waxan Muse leehay, ” Musow DP World lacagta ay Berbera ka qaadataa waxa ay tagtaa Dubai waxbana kama ogid, xisaabta la mariyo Accountka Shirkadda Dubai laga furtay waxba kama ogid kamana ogaan kartid. Oo haddii aad amarto in laguu keeno xisaabta account-yada dibadda lagu furtay magacyada Somaliland, waxa laguu soo samayn warqado been ah oo dillaaliini samaysay. Dad ilbax ku ah arrimahan oo kuu soo ogaan kara amma agtaada ka dhawina ma jiraan ama ma haysatid. In aad miskiinnimo iyo dhulka is dhig aad shirkaddan wax kaga sugtana haba sheegin. Balse inta aanay xeedho iyo fandhaal kala dhicin, dirso Audit soo ogaada wax walba oo ay ka mid yihiin shirkaddaasi iyo hantida Somaliland laga dhacay ee dibadda la dhigtay “. Ahmedweli Goth Qaran News
-
Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali. Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa kamid ahaa Nabadoonada sida weeyn caanka uga ahaa Dalka Soomaaliya. Nabadoonka ayaa Xanuunsanaa baryihii ugu dambeeysay iyada oo ugu dambeeyna caawa uu geeriyooday. Nabadoonka ayaa ku dhintay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Faah Faahinta kala soco Wararkeena soo socdo Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Muqdisho ku Geeriyooday appeared first on Puntland Post.
-
By Ahmed Abdi President of Somaliland received the UN Deputy Special Representative and Humanitarian Coordinator for Somalia and Somaliland at presidential Palace in Hargeisa on Monday. In the meeting, Muse Bihi Abdi discussed with the UN delegation led by Peter de Clercq for various issues including the recurrent droughts in Somaliland. President Abdi requested from the UN team to increase its financial support and assist in reducing unemployment, its developmental programs reach the Northern parts of Somaliland and other forms of infrastructure. The chairman of the Disaster Preparedness and Food Storage agency, Faisal Ali Sheikh and a number of the cabinet were present at the meeting. Peter de Clercq congratulated President Abdi for his victory in the election and said that he welcomed all the issues discussed in the meeting. The UN Deputy Special Representative encouraged president Abdi to continue encouraging the youth.
-
The objective of this policy paper is to advise the Ministry of Finance, Federal Government of Somalia on the current constraints to domestic revenue collection in Somalia and then to suggest Source: Hiiraan Online
-
Hodan Ahmedan was sexually assaulted two days prior to this photograph being taken, on her way to the open air lavatories. Most women claim cases of sexual and gender-based violence (SGBV) are on the rise. They blame gangs of young men who operate in the area photographs by Alice Rowsome Tens of thousands of people have been displaced as a direct result of the Horn of Africa’s ongoing unprecedented drought. But it is women and young mothers who are bearing the brunt Alice Rowsome Hargeisa Friday 17 February 2017 20:18 GMT146 comments The Independent Online Somaliland “Two days ago four men came, grabbed me and started raping me. Most women and girls in the camp have been assaulted or raped by gangs,” begins Hodan Ahmedan, 23, sitting in her makeshift shelter where she has lived since she arrived from drought-ridden eastern Somaliland to a camp for internally displaced in Maxamed Mooge, Hargeisa. Cases of sexual and gender-based violence (SGBV) are rife here. A lack of police presence, inadequate lighting, an absence of sanitary facilities and an increase in the number of female-only households has rendered this camp an ideal ground for SGBV. “The ground is really hard here so we can’t dig to make lavatories. This means we have to go outside and because there is no privacy in the open, we only go once it gets dark,” explains Hodan “and by the time it is dark enough for us to go, it also becomes very dangerous as many gangs operate here. These are the circumstances in which I was raped.” “It happens to all of us, all the time,” concludes Sahra Hussein, one of the oldest residents in the camp. Somaliland, an arid and internationally unrecognised state in the Horn of Africa, is suffering from one of the worst droughts in years, aggravated by one of the strongest El Niño events on record, which has led to the displacement of tens of thousands of Somali rural pastoralists communities. Triggered by weak winds and warm water in the Pacific Ocean, the El Niño climate cycle, is according to a new study published by the American Meteorological Society, being worsened by climate change. The study claims that “anthropogenic warming contributed substantially to the very warm 2015/2016 El Niño” and as a consequence is intensifying the cyclical droughts in Somaliland to unprecedented levels. Hargeisa, the capital, has been the main the destination for most climate-forced refugees and according to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR), is now home to 85,000 internally displaced persons (IDPs). But life here is a far cry from the relief most had hoped for, the situation proving even worse for women refugees. When women arrive in the capital they find themselves cast to the margins, in hostile environments with few employment opportunities. While men have found it possible to find jobs in the city, the multitude of dangers the drought has exposed women to – from sexual assaults, to illegal land grabbing, to lack of sanitary facilities – clearly demonstrates that it is the women who are bearing the brunt of the drought and its consequences. Amina Abdul Hussein sits with her three-year-old daughter Sabrin inside their makeshift tent “I arrived here two months ago. The drought killed my animals. But the lack of water has affected us in many other ways. Just before coming here, I went into labour but I had no water and so I lost my baby. I became very weak and could not stop bleeding,” explains Amina Abdul Hussein, mother of three, inside her makeshift shelter away from the sun’s glare, in a camp for internally displaced in Maxameda. Many women in the camp report they have suffered from miscarriages because of the drought and a recent study in Global Environmental Change found that reduced rainfall and high heat has resulted in low birth rates, stemming from the increased likelihood of miscarriages. “In the very early stages of intra-uterine development, climate change has the potential to significantly impact birth outcomes,” said Kathryn Grace, professor of geography at the University of Utah and lead author of the study. “As soon as my husband saw me in this state [having miscarried a child], he left. I came to Hargeisa and ended up here,” continues Amina. In order to survive, she, like the other women in the camp, picks up stones and sell them at market. They claim to make about 60,000 SOS (approximately £5.60) per ton but as Amina emphasises, “it is difficult work. I suffered many complications following my miscarriage and carrying heavy loads puts me in a lot of pain”. The money is used to pay rent and buy food. The women explain that the land they stay on is privately owned and recount frequent visits by violent landlords. “If we don’t pay, they set our shelters on fire,” explains Amina, “so many have here have been burnt”. This camp, like most of the country, receives no humanitarian support from the international community or the government. Nima Berashe, 45, explains that although various agencies have come to ask questions and assess the situation, “they have never come back”. Dacar stands among the remains of his livestock But women are not the only ones bearing the brunt of the drought. The elderly and their grandchildren, too weak to flee, have also been left to die in the rural areas of Somaliland. The last remaining donkey lies, close to starvation underneath a tree “He is the last of our animals,” sighs Dacar Yusuf Galaydh, 75, as he stands over his donkey, which is lying close to starvation head sunk to the ground. When one of his animals passes away, Dacar carries their limp bodies from his home out to a field. The harshest drought to have the racked the Horn of Africa in two decades has killed off all of his cattle, sheep and goats. “Even our donkeys have died, this is the last one,” he claims. “We’ve had droughts here in the past but I don’t remember one as bad as this one. And look at my age!” says Dacar as he marches towards the dry community well. “We have no water left. Until recently we were still able to walk for a couple hours with our donkeys to fetch water but now there is no water anywhere and we don’t even have donkeys to carry the water back,” says Dacar, “we are facing an emergency.” As aid from the government and humanitarian agencies fails to arrive, those left in the village, he explains, are now relying on water extracted from the roots of old cacti. Hatto Hussain’s livelihood has all but disappeared because of the drought Hatto Hussain, 65, says she used to own 200 goats and cows and would live off the income generated by the sale of milk and meat. “I have one cow left, the rest have died. We have nothing.” Livestock production is the backbone of Somaliland’s economy with around 60 per cent of the population practicing some form of pastoralism. With no income, the community’s food supplies have dwindled to alarming levels. “We have calculated that we have enough food for the next five days and that’s only with one meal a day,” Hatto says. Many of her grandchildren, she explains, are suffering from stomach cramps. They are lucky, she claims, none have suffered complications yet, but Dacar adds that with no water or food he expects a crisis in the coming days. “We urgently need water and food, or we will die.” As most Somalilanders have had their very way of life ripped away from them by the drought – and the lack of national and international support – it is the women and most vulnerable who are bearing the brunt.