-
Content Count
212,105 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
HOR-DHAC Annagoo tixgelineyna baahida weyn ee loo qabo ilaalilnta, maareeynta iyo in si joogta ah looga faaiideysto kheyraadka kalluunka badda. Annagoo aqoonsan muhiimadda ay leedahay in Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalku ay heshiis ka gaaraan dakhliga Kalluumeysiga. Markaan aragnay baahida loo qabo in ilihii dhaqalaha dalka dib loo soo nooleeyo si ay dowladda ugu suurta-gasho in ay ku fillaato bixinta kharashyada sugidda amniga iyo dib-u-dhiska waddanka oo ay ugu muhiimsan yahiin Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Markaan aragnay baahida loo qabo in si caddaalad ah oo daahfuran loo maamulo dakhliga kalluumeysiga. Markaan aragnay qodobka 52aad ee Dastuurka Ku-meel Gaarka ah oo qeexaaya in awoodaha iyo dakhliga kheyraadka ay ka wada xaajoonayaan Dowaladda Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda. Markaan aragnay qodobka 14aad ee Sharciga Kallumeysiga Soomaaliya ee soo baxay 2014 kuna saabsan rukhsadaha kallumeysiga. Markaan tixgelinnay danta guud ee Dalka iyo Dadka waxaan ku heshiinay qodoboda soo socda: QODOBADA HESHIISKA Qodobka 1aad DHINACYADA HESHIISKA Waxaa heshiiskaan wada gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Benaadir Qodobka 2aad BIXINTI RUKHSADAHA a) Bixinta rukhsadaha kalluumeysiga wixii ka sarreeya 24 Nautical Miles ee Aagga Dhaqaale ee (EEZ) waxaa u xilsaaran Dowladda Feedraalka ah oo ay masuul uga tahay Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda. b) Bixinta rukhsadaha wixii ku eg 24 nautical miles waxaa u xilsaaraan Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. c) Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Federaalka waxay wakiillo ku yeelaneeysa caasimadaha Dowlad Goboleedyada si ay u fududeeyaan soo gudbinta macluumaadka la xariira bixinta rukhsadaha kalluumeysiga iyadoo la tixgelinayo habraacyada u degsan rukhsad bixinta waafaqsan Sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya. d) Qiimaha curaarta ee rukhsad bixinta kallumeysiga waxaa lagu saleynaayaa nooca kalluunka iyo muddada ruqsadda oo uu codsaduhu soo weydiistay iyadoo la tixgelinaayo tartanka sayladaha ee qiimaha bixinta rukhsadaha. e) Habraaca qiimaha rukhsad bixinta iyo macluumaadka codsiga kaluumeysiga waxaa loo raacaayaa heerka caalamiga ah ee codsiga rukhsadaha kalluumeysiga (International Standard of Application for Fishing Licences) ee ku lifaaqan heshiiskan. Qodobka 3aad HAYADDA KALLUUMEYSIGA SOMAALIYEED Waxaa la abuurayaa Hayadda Kallumeysiga Soomaaliyeed (Somali Fisheries Authority) oo masuul ka ah ilaalinta kalluymeysiga Soomaaliyeed. Hayaddaas waxaa Guddoominaaya Wasiirka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Federaalka waxaana xubna ka ah wasiirada kallumeysiga dowladaha xubinta ka ah Dowladda Federalka. Xilka iyo wajibaadka Hayadda Kallummeysiga Soomaaliyeed waxa soo saraya Guddiga Aminga Qaranka oo ka kooban Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Raisul Wasaaraha Xukumada Federaalka Soomaaliya, Madaxweynayaasha dawladda xubinta ka dawladda federaalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir. Qodobka 4aad KEEYDINTA IYO MAAMULIDDA DAKHLIGA KA SOO XAROODA KALLUUMEYSIGA IYO KHEEYRAADKA BADDA Dakhliga ka soo xarooda rukhsadaha kaluumeysiga waxaa lagu keydinayaa xisaab (Account) gaar ah oo laga furi doono Bangiga Dhexe ee Soomaaliyqa. Qodobka 5aad QEEYBSIGA IYO UJEEDDOOYINKA LOO ISTICMAALAYO DAKHLIGA Qeeybsiga iyo ujeedooyinka isticmaalka dakhliga ka soo xarooda kaluumeysiga waxaa go’aan ka gaaraaya guddi ka kooban madaxweynaha Dowladda Federaalka, Raisul Wasaaraha Xukuumadda iyo Madaweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyadoo mudnaan gaar ah la siin doono arrimaha amniga iyo dib-u-dhiska dalka. Qodobka 6aad HABKA MAAMULKA XISAABTA a) Hannaanka maamulka xisaabta dakhliga kalluumeeysiga ee ka furan Bandhiga Dhexe ee Somaliya waxaa loo racaaya hannaanka maaliyadeed ee dalka u degsan ee loo yaqaan habmaamulka xisaabaadka (Public Financial Management). b) Waxaa xisaabta lacag looga saari karaa amarka Guddiga Madaxda fulinta Dowladda Federaalka ah iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir iyadoo amarka lacag bixinta uu dekreeto ku soo saaraayo Raisal Wasaaraha Xukuuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya. c) Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Federaalka oo u xilsaaran soo xeraynta dakhliga iyo bixinta kharashaadka, waa in ay si daah furan oo waafaqsan hab-xisaabeedka Sharciga waafaqsan u maamusho dakliga ka soo xarooda kalluumeysiga. d) Maamul-goboleedyada xubnaha ka ah Dawladda Federaalku waa in ay leeyihiin Hab-xisaabeedka Maamulka Maaliyadda oo daah-furan. Qodobka 7aad WAX KA BEDDELKA HESHIISKA Heshiiskan wax lagama beddeli karo illaa ay ku heshiiyaan dhinacyada Heshiiskan. Qodobka 8aad MUDDADA HESHIISKA Heshiiskan waxaa uu dhaqan gal yahay ilaa iyo inta ay Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubinta ka ah Dowladda iyo Maamulka Gobolka Banaadir ka gaaraayaan heshiis dhameeystiran ee qeybsiga dakhliga ka soo xarooda kalluumeysiga. Qodobka 9aad DHAQAN GALKA HESHIISKAAN Heshiiskaan waxa uu dhaqan gelaayaa marka ay wada saxiixaan dhinacyada heshiiska.
-
Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo looga hadlayey arrimaha Amniga Qaranka waxaa shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo halka kulankii looga hadlayey Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay uu shir-guddoomiyey Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre. Waxaa sidoo kale shirka ka soo qeyb galay Raiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow). Shirka wuxuu soo dhaweeyey Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Benaadir oo ah kulankii ugu horreeyey. Shirkan wuxuu dabasocday shirarkii joogtada ahaa ee Golaha Amniga Qaranka yeelan jiray. Goluhu wuxuu bogaadinayaa booqashada taariikhiga ahayd ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku maray Gobollada dalka, gaar ahaan deegannada Puntland iyo Galmudug. Wuxuu kaloo shirku bogaadinayaa dhammeystirka Heshiiskii Maamulka Galmudug iyo Ahlu-Sunna-Wal_jamaaca. Shirkan waxaa diiradda lagu saaray qodobada soo socda: 1. Arrimaha Amniga Qaranka 2. Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay 2020 3. Qeybsiga Kheyraadka Dalka (Khaasatan Kalluunka). 4. Amniga Qaranka Goluhu markii uu dhageystay talooyinka ay soo jediyeen Guddiga Farsamada Amniga Qaranka, tixgeliyeenna aragtiyaha iyo talooyinka ku saabsan amniga dalka, Golahu waxay isku raaceen qodobada hoos ku xusan. 1.1. In ay Dolwad-goboleedyadu dar-dar geliyaan daraaseynta tirada iyo tayada Ciidamada Booliskooda oo ay ka mid yihiin Daraawiishtu, kaddibna la isku dhafo si waafaqsan Hannaanka Boolisaynta cusub (New policing Model) iyo qaab-dhismeedka Amniga Qaranka. 1.2. Dowladda Federaalku waxay ka caawineysaa Ciidamada Booliska Dowlad-goboleedyada oo ay ku jiraan Daraawiishta ( Hub, Saanad, Agab Ciidan, Raashin, Dawo, Gunno, Tababar iyo Tayeyn), ee kala qeyb qaadan doona Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) hawlgallada ciidan ee lagula dagaallamayo argagixisada. 1.3. Ciidamada Booliska ee dowlad-goboleedyada oo ay ku jiraan Daraawiishtu waxa ay ka mid yihiin Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee hoos-yimaada kana hawl-gala heer dowlad goboleed, waxayna ka qeyb-qaadanayaan hawgallada ciidan ee wadanka lagu xoreynayo ayagoo kaligood ah ama kaashanaya Ciidamada Xoogga Dalka (CXDS) iyo AMISOM. 1.4. In la magacaabo lana howl-geliyo guddiga isku dhafka ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS). 1.5. Guddiga Farsamada ee Amniga Qaranka oo ka kooban heer Federaal iyo mid Gobol, waxaa la go’aamiyey in ay kulmaan saddexdii asbuucba hal mar, waxayna xog dhammeystiran la wadaagayaan Madaxweynaha JFS iyo Madaxdooda. 1.6. In Xafiiska Amniga Qaranka qorsheeyo una helo miisaaniyad lagu hawl-geliyo xafiisyada amniga ee Dowlad-goboleedyada. 1.7. in la dadajiyo dhameystirk ciidamada DANAB sida ku xusan qaab-dhismeedka Amniga Qaranka. Ciidamada Danab waa in la isugu dhafaa si heer qaran ah tababarka kahor. 1. Arrimaha Siyaasadda 2.1. Waxay Xukuumadda Federaalka soo bandhigtay qorshaha Tubta Siyaasadda ee loo dhanyahay ee 2020-ka, taasoo dood iyo falanqayn dheer kadib la isla gartay in ay fulinteeda kawada qayb qaataan Dawladda Federaalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Benaadir. 2.2. Waxaa lagu heshiiyey in la magacaabo guddi farsamo oo ka kooban toban (10) xubnood oo kasoo tala bixin doona Arrimaha Federaalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa si rasmi ah wareegto ugu soo saari doona xubnaha guddiga farsamada iyo waajibaadkooda shaqo. 2.3. Iyadoo la tixgalinayo shaqada baaxadda leh ee ay soo qabatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Arrimaha Sharciga Doorashooyinka, lagana duulayo baahida loo qabo in la kala xusho Noocyada Doorashada ee jiri kara, si loo diyaariyo Sharciga doorashooyinka ee lagama maarmaanka u ah taabagalinta Doorashooyinka qof iyo cod ee 2020-ka, waxaa Gudiyada Farsamada la farayaa inay si dhaqsa ah usoo gudbiyaan nidaam doorashada uu dalku qaadanayo muddo aan ka badnayn Afar (4) todobaad. 2.4. Shirku wuxuu soo dhaweeyey isla markaasna bogaadiyey horumarka laga sameeyey arrimaha wadatashiga Doorashooyinka ee Guddiga Madax-bannaan ee doorashooyinku ka sameeyey qaybo badan oo Gobollada iyo Degmooyinka dalka kamid ah. 2.5. Waxaa la isku raacay in Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinku soo dhammeystiro degaanada ugu dhiman wadatashiga dadwaynaha ee arrimaha doorashooyinka. 2.6. Shir-waynuhu wuxuu hoosta-ka-xariiqay ahmiyadda ay leedahay qabsoomidda Doorasho qof iyo cod ah ee 2020-ka sida loogu talagalay. Sidaa darteedna waxaa lagama maarmaan ah in Guddiga Doorashooyinka la siiyo taageerada ay u baahanyihiin Siyaasad iyo Dhaqaala ahaanba. 2.7. Markey madaxdu dhagaysatay war-bixintii Wasiirka Wasaaradda Dastuurka uu ku faahfaahiyey horumarka laga sameeyey Tubta dib-u-eegista Dastuurka ku meelgaarka ah, Waxaa la isla qaatay in hawlaha dib-u-eegista Dastuurka ku meelgaarka ah lagusoo gabogabeeyo sannadka 2018-ka, iyadoo qodabadda dib-u-eegista loo kala hormarinayo siday u kala muhiimsan yihiin. 1. Arrimaha Wadaagista Khayraadka 3.1. Markii shirku dhagaystay war-bixintii Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda lana tixgaliyey baahida deg-degga ah ee loo qabo ka faa’ifaysiga Khayraadka badda: Waxaa la isla qaatay in la saxiixo Heshiis ku-meel gaar ah oo ku saabsan qaybsiga dakhliga kasoo xarooda Kalluumaysiga inta laga soo dhamaystirayo heshiiska guud ee qaybsiga khayraadka dalka. Madaxda qaranku waxay isku raaceen in shirka soo socda lagu qabto magaalada Baydhabo 28-ka bisha Maarso, 2018 loogana heshiiyo qaybsiga khayraadka oo dhammaystiran, iyo hannaanka doorasho ee uu dalku qaadanayo sannadka 2020-ka. Madaxda qaranku waxaa kale oo ay isku raaceen in la dardar geliyo go’aan ka gaarista arriaha masiiriga ah ee horyaalla sida, awood qaybsiga, hannaanka garsoorka federaaliga ah, midaynta hannaanka dakhliga, nidaamka dawladeed ee dalku yeelanayo iyo maqaamka caasimadda Muqdisho.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa waxa uu weli kasoo baxayaa muran Siyaasadeedka ka dhashay weerarkii dhawaan lagu qaaday Hooyga Gudoomiyaha gudiga dastuurka ee Baarlamanka Somalia Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. Dowlada Somalia ayaa Seddexdii maalin ee ugu danbeysay ku howlaneed soo afmeerida tuhunka ka dhashay weerarka, waxaana soo baxaaya in Safiirka Imaaraadka ee Somalia oo kamid ahaa dadka lagu eedeynaayo weerarka uu iska fogeeyay. Safaarada Imaaraadka ayaa iska fogeyneysa ku lug lahaanshiyaha weerarka waxaana sidoo kale weli taagan tuhuno kusoo biya shubtay shaqsiyaad ka tirsan dowlada oo loo badinaayo in ujeedooyin kale ay ka lahaayen weerarka. Warar hoose ayaa weli sheegaya in dowlada qudheeda ay garwaaqsan tahay in weerarka ay ka danbeeyen shaqsiyaad iyada qeyb ka ah, gaar ahaan dhanka Hay’adaha amaanka, wallow ay u muuqato mid carada madaxa ka ceshaneysa. Xogo iminka nasoo gaaray ayaa sheegaya in Gudoomiyaha gudiga dastuurka ee Baarlamanka Somalia Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, ay wada kulmayaan Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Somalia oo ay kawada hadli doonaan baaritaanka Kiiska weerarka. Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ayaa ku jahwareersan, waxa ayna iminka xooga saarayaan sida Cabdiqeybdiid ay ugu qancin lahaayen natiijada kasoo baxday barista oo ah mid aan sidaa usii buuxin. Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa maalmo un ka hor markii Cabdiqeybdiid uu sheegay inuu qaadi doono talaabo maadaama aanu weli helin natiijo uu ku qancikaro. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Halkee ayuu muddo kadib marayaa kiiska baaritaanka Qeybdiid appeared first on Caasimada Online.
-
Hargaysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo Kan Maamulka Somaliland ayaa kulankoodii uhoreeyay ku yeelanaya Magaalada Jabuuti ee Caasimada dalka Jabuuti. Wasiirka arimaha Dibedda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo Warbaahinta maanta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa faahfaahiyay dib ujaan qaadida Wadahadalada Somaliya iyo Somaliland oo Sanadihii danbe hakad kujiray kadib markii ay isbadalo dhaceen. Sacad Cali Shire ayaa Sheegay in Wadahadalada si rasmi ah uga furmayaan Dalka Swizerland balse uu jiro kulan kaa ka horeeya oo labada Madaxweyne ay ku qaadanayaan Dalka Jabuuti, Ma sheegin xiliga rasmi ahaan ay furmayaan Wadahadalada iyo marka ay is arkayaan labada Madaxweyne. Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sidoo kale soo hadal qaaday waxa keenay in laga soo wareejiyo Waahhadalka Dalka Turkiga maadaama ay taalay Gogoshii ugu danbeysay, Waxa uu sheegay in Turkida aysan dhex dhexaad ka eheyn Wadahadalka ayna aaminsanyihiin Somaliweyn, Taas ayuu ku micneeyay waxa keenay in laga soo Wareejiyo. Dowladda Somaliya ayuu sheegay iney dhankeeda ka timid dalabka ah inuu bilowdo furitaanka Wadahadalka oo dhowr jeer oo hore uu qabsoomay aysan ka soo bixin qodobo wax ku ool ah. Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi oo ah labada Madaxweyne ee kala hogaamineysa labada dhinac ayaa ah kuwo Xilka Madaxweynenimo ku cusub, Waxeyna badaleen; Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Siilaanyo oo horay ukala hogaaminayay labada dhinac. The post Wadahadaladii Somalia iyo Somaliland oo ka dhacaya dal cusub appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Ugandha ayaa shaaca ka qaaday in shaqo ka ertin lagu sameeyay Afar sarkaal oo ka tirsan dowladda, kadib markii lagu helay Musuq-maasuq baahsan. Dowlada Ugandha ayaa sheegtay in Saraakiishaasi ay ka been abuurteen tirada qaxooti ay diiwaangeliyeen, waxaana kamid ah ragga la xiray Madaxa arrimaha qaxootiga Apollo Kazungu iyo seddax kale oo ku xigeenadiisa ah. Dowladu waxa ay sheegtay inay baaris ku samayn doonto saraakiil kale oo ka tirsan Hay’adda Qaramada midoobay oo laga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin kiiska musuqa. Dowlada Uganda ayaa hadda martigelisa qaxooti gaaraya ilaa 1.4 milyan, taas oo noqoneysa tiradii ugu badneed in ay soo gashay sanadkii 2016ka. Waxayna qaxootidaan kasoo barakaceen wadamada Koonfurta Suudan iyo Congo. Eedeyntaan ayaa shaki galinaysa tirada la sheegay. Ilaa iyo hadda waxaa Uganda lagu ammaanaa in ay tahay waddanka ugu wanaagsan adduunka markii loo eego martigelinta qaxootiga. Dhinaca kale, Dowlada Ugandha ayaa tilmaantay in Saraakiishaasi ay ku heyso cadeymo Dukumiinti ah oo ka kaafinkara kiiska musuqa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Saraakiil lagu helay musuq yaab leh oo shaqada laga eryey appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaan dhowr jeer tegey tuulada Caliyaale oo qiyaastii 15 u jirta Muqdisho. Waddada Balac ayay ku taallaa inta u dhexeysa Ceel Cirfiid iyo Garas Bintow. Waxaan raadinayay Cabdullaahi Bashiir oo wiilkiisu uu ka mid yahay maxaabbiis markaas ku jirtay xabsi Ethiopia in ka badan 10 sano, ehelkooduna uu u haysto in ay dagaalkii ku dhinteen. Inkasta oo qof yaqaan aan ka waayay tuulada markii aan dhowr jeer tegey, haddana waxay igu noqotay wax aanan ku qanci karin. Caliyaale oo xafiiskeyga sidaa ugu dhow in aan soo saari waayo maxbuuska aabbihiis waxay igu noqotay xujo igu taagan. Waxaa kale oo aan ku qanci waayay in tuulo sidaa u yar ay dadkoodu is aqoon waayaan. Mar kasta waan ka fekeri jiray kiiskan. In ay meel wax ka khaldan yihiin ayaan dareemay. Xaggee wax ka khaldan yihiin ayay su’aashu noqotay? Waxyaabo badan ayaa madaxeyga ku soo dhacay oo aanan hadda wakhti kaaga lumineyn. Sida maanta oo kale ayaan maalin Jimco ah la sheekeysanayay dhallinyaro aan saaxiibbo nahay. Waxaa ka mid ahaa Allah ha u naxariistee Cabdulqaadir Cali Iidle oo aan Raadiyo Muqdisho ka wada shaqeyno. Inta sheekadu ay socoto waxaa maskaxdeyda qeyb ka mid ah ku taagan arrinta maxaabbiista kiisaskooda oo marba mid i hor imaanayaa. Mar qura ayaan soo xusuustay magaca Cabdullaahi marka uu joogo Caliyaale in laga yaabo in uu noqdo Cabdulle. Si ka culus qiyaas ayaa wax ii sheegeen in ninka aan la’ahay ee reer Caliyaale aanuu ahayn Cabdullaahi Bashiir ee noqon uu ahaan karo Cabdulle Bashiir. Waan sugi waayay Sabti iyo maalin shaqo. Isla markii ayaan dhaqaajiyay. Daqiiqado yar ka dibna waxaan tegey Caliyaale. Sida aan ku tababbartay magaalada marka aad raadineyso dadka asalka ah ee laga yaabo in ay muddo dheer joogeen, dadka oo dhanna la macaamila waxaa ka mid ah dadka xirfaduhu ay u furan yihiin sida macallinka Quraanka, Imaamka Masjidka, makhaayadlaha, Timo Jaraha iyo kaariga suuqa baabuurta. Naar Weyne Waxaan u tegey nin kabo tolaya ama goommiiste ah, waxaan xusuustaa farsamo gacanta ah oo uu dhulka fadhiyay in uu ka shaqeynayay agtiisana ay yaalleen taayarro baabuur oo qaarkood uu jarjaran yihiin. Waan ag fariistay. Markii shaqadii uu markaa gacanta ku hayay uu ka soo jeestay ayaan weydiiyay ma taqaan Cabdulle Bashiir oo reer Caliyaale ah? Wuu ii sheegay in uu yaqaan laakiin uu maanta ku maqan yahay tuulo la yiraa Naar Weyne oo lagu duceysanayo. Naar Weyne wuxuu iigu tilmaamay in uu waddada ka baxsan yahay laakiin uu la siman yahay Caliyaale. Waxaan weydiiyay wiil uu dhalay oo dagaalkii 1977 ku dhintay in uu jiro. Nacam, ayay noqotay jawaabtu. Wuu xaqiijiyay arrintaas oo waliba wiilka magaciisa ayuu ii sheegay. Magaca uu ii sheegay iyo ninka aan waraaqda ka sido magaciisu waa iskeeneen. Naar Wyne ayaan tilmaantii la i siiyay ku tegey. Waa goob lagu walimeysanayo. Rag aad u fara badan ayaa jooga. Xoolana waa la qashay. Cabdulle waa la i tusay. Waxaan u sheegay in aan arrin ka leeyahay oo aan u baahan ahay in aan gooni u baxno. Wuu iga yeelay inkasta oo nin saaxiibkiis ahi soo raacay. Geed ayaan ag istaagnay markaasaan u billaabay sheeko kooban. Waan isu sheegay qofka aan ahay iyo hey’adda aan ka socdo. Waxaan u sheegay in aan maqlay in waiilkiisu uu ku geeriyooday dagaalkii 1977. Waxaan u raaciyay in ay jiraan dad loo haysto in ay dagaalka ku dhinteen, laakiin ka badbaaday oo Dowladda Ethiopia ay xabsi ku hayso. Ma maqashay ayaan iri warkaas. Wuxuu ii sheegay in uu war noocaas ah dad ka maqlay laakiin run iyo been waxa ay tahay aanuu isagu ogeyn. Waxaan u sheegay in ay run tahay. Waxaa kale oo aan u sheegay in wiilkiisu uu maxaabbiistaas ka mid yahay. Waraaqna aan uga sido. In yar ka dib, waraaqda uu u soo direy ayaan u akhriyay. Markii uu cabbaar aammusnaa ayaan haddana u sheegay in uu wiilkiisu jawaab ka sugayo. Waxaan u fasiray in ay tahay in uu jawaabta noogu keeno xafiiskeenna Muqdisho oo aan u tilmaamay si aan u gaarsiinno wiilkiisa. Waxaan ugu daray in aan anigu ka qori karo jawaabta isla hadda haddii uu diyaar yahay. Tan dambe ayuu aqbalay. Caqli mase Cilmi Wuxuu billaabay in uu ii yeeriyo farriinta uu wiilkiisa u dirayo. Aniguna inta aan kadalloobsaday oo bowdadeyda sida miis aan xaashida saaray ayaan billaabay in aan qoro farriinta. Isaga oo sida macallin dugsi quraan i kor taagan oo ii yeerinaya farriinta, laakiin codkiisu deggan yahay, anna aan qorayo ayaa waxaa hadalkiisii kala gooyay oo ka dhex galay saaxiibkiis. “Cabdullow waa kula yaabbanahay.” Ayuu hadalka ku billaabay. “Ma ninkii toban sano mootanaay oon duugtiisii dhignay aad hadda la warramee?” Cabdulle oo aniga i soo xiganaya ayaa ku jawaabay, “Sidaad u hadlee xeey tahay! Ma waadan maqleyn warka ow igaarku hadda noo sheegaayay? Waa nool yahay maqli meyn haddoo? Mowqifkiisii wuu ka soo dabcay laakiin jawaabta Cabdulle bixiyay ma wada qancin saaxiibkiis. “Xataa haddow nool yahay, ooy run tahay, ma nin gacan Amxaaro ku jira aad warqad u diree? Cabdulle intuu saas u fiiriyay, ayuu ugu jawaabay, “Inta labada oday ka wadahadlaayaan eey ka shiran tahay”. Kelmaddaas Cabdulle ku jawaabay waan ka helay laakiin markaas macna aad u weyn iima sameyn. Hase yeeshee dhacdooyin sannad ka dib aan arkay ayaa hadalkiisii iiga dhigay mid aan soo xusuusto, welibana xusuusteyda ka go’i waayay fahamka siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah ee aan kala kulmay ninkaas tuulo joogga ah. Cabdulle iilama ekeyn nin iskuul dhigtay. Hase yeeshee, wuxuu ku hadlay hadal diblomaasiyadda wada xaajoodka ka tarjumaya. Ku saleysan khibrad. Haddana aan Ilaaheey ka quusan ee samafilasho ah. Wuxuu gartay in labadii dirirtaa ay heshiin karaan. Wuxuu gartay in Maxamed Siyaad Barre iyo Mengistu Hailemariam laga yaabo in ay wadahadlaan, taasina ay horseedi karto in maxaabbiista la is weydaarsado. Caqliga iyo garashadu mararka qaar waxay ku tusayaan wax aan dadka kula asaagga ahi arki karin. W/Q. Yuusuf Garaad Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Caliyaale iyo Naar Weyne – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Afraad appeared first on Caasimada Online.
-
The Red Sea is becoming host to three distinct but loosely linked theatres of competition. International interest in and around the Red Sea is intensifying, bringing increased geopolitical competition. To the north, the Suez Canal links the Mediterranean to the Indian Ocean and represents a crucial maritime trade route, transporting about 2.5% of global oil shipments, Global Security.org said. At the other end, the Bab el Mandeb Strait — one of the world’s most important chokepoints, only 29km wide at its narrowest point — commands the southern entrance. It has taken on added geostrategic importance since the Saudi-led intervention in Yemen began in 2015. Further south is the Horn of Africa, a hotbed of maritime piracy that prompted navies from around the world to form task forces to fight it. The Red Sea’s enhanced geostrategic importance is driving unprecedented development and competition. Last year, China boosted its power projection capabilities by inaugurating a nearly $600 million naval base in Djibouti. The newest entrant is Turkey, which recently signed an agreement with Sudan to develop a port at Suakin. China and Turkey will join the United States, which has operated its only full-fledged expeditionary military base on Africa, Camp Lemonnier, also in Djibouti, since 2002, as well as the French, Italian and Japanese forces. Saudi Arabia has been running operations with coalition allies out of a base in Assab, Eritrea. The United Arab Emirates has a military presence in Yemeni Red Sea ports of Aden, Mokha and Mukalla as well as the island of Perim in Assab, and in Berbera in autonomous Somaliland. Last year, Turkey opened a military base in Somalia to train Somali forces. The Saudi-led military intervention in Yemen has necessitated Arab Gulf countries locking off maritime supply routes to Houthi rebels and developing a supporting logistics network for operations. The Saudi-led coalition has been wary of providing Houthi rebels space to blockade or disrupt maritime traffic by mining and anti-ship weapons from the Yemeni coast, especially around the Bab el Mandeb. Such burgeoning international interest in and around the Red Sea in the absence of a formal regional framework is straining the environment as a growing number of stakeholders seek to safeguard their interests by counterbalancing competitors. As such the Red Sea is becoming host to three distinct but loosely linked theatres of competition. At the global level, the rise of China has been driving international competition. The Chinese want to safeguard freedom of navigation for key maritime trade routes and massive investments into Africa as part of its One Belt, One Road Initiative. The United States wants the regional security landscape preserved favourably, especially with Israel being in close proximity but also against terrorist threats and to counter a rising China and resurgent Russia. The Saudi-led coalition is seeking to ease the socio-political instability that has been taking hold around Saudi Arabia’s periphery in good part by counterbalancing the regional footprint of Iran, which supports the Houthi rebels in Yemen. Finally, there is the north-east African geopolitical competition. Egypt has strained relations with Sudan, which Cairo charges with supporting the Muslim Brotherhood. Egypt opposes Sudan-backed Ethiopian plans for the Renaissance Dam under construction since 2011. When finished it will be Africa’s largest hydro-electric power station and generate much-needed electricity for Ethiopia and Sudan but reduce water flows to Egypt’s Nile. Sudan, like Ethiopia, has been the subject of investments and support from Qatar. Egypt views a potential emerging pro-Muslim Brotherhood alliance between Turkey, Qatar and Sudan as an incubating threat. Sudan recalled its ambassador to Egypt following reports Egypt had dispatched troops to Eritrea, which borders Sudan, in response to the announcement of Turkey’s Suakin agreement. Yemen, Saudi Arabia, Jordan, Israel, Egypt, Sudan, Djibouti, Eritrea and Somalia all border the Red Sea or its entry points but a growing number of extra-regional powers are moving in swiftly to safeguard their interests. Some analysts say the Red Sea basin was previously overlooked for its strategic value. Being part Middle East and part Africa, it was approached in a segmented way. The absence of a multilateral regional framework to manage affairs or disputes in the Red Sea is probably a key reason why outside powers have been able to formalise their own presence and, ironically, may be making its emergence even less likely. The Arab Weekly
-
Almost 10,000 drought-affected families in southern parts of Sahil region of Somaliland are being provided with clean water by a Dubai company. Sahil region’s administration told Radio Ergo that DP World, the Dubai state-owned port operator managing Berbera port, was financing weekly water deliveries to four districts where water supplies have dried up. Fourteen reservoirs in Goda-Weyn and Goda-Yar, Ugas Madow and Gacan-Libaah are being filled every Saturday. These areas are suffering a severe water crisis and host around 1,075 people IDPs. The company has said it will step up the deliveries from weekly to daily if the need arises, with water trucked from Berbera, 35 km away. Asho Abdi Adan, a mother of 10, was displaced from God-Waraabe, 90 km from Burao, six weeks ago. She used to beg for five litres of water from the men fetching water by donkey cart up to three hours’ walk away. The families in this area, including the recently displaced, depend on remittances sent by their relatives living abroad. Sheikh Yusuf Mohamed Hussein, an elder, told Radio Ergo the water shortage is having harsh effects on vulnerable people. A mother with a two-day old baby came to his house with two other small children begging for water. Around 1.7 million people have been affected by the drought in Somaliland over three consecutive years, according to research by the drought response committee in Somaliland.
-
BUHODLE– A delegation led by the Public Works Ministers of Somaliland reaches Buhodle on Saturday amid political dispute over territory between Somaliland and Puntland. His Excellency, Abdirashid Du’ale Qanbi received a warm welcome where intellectual, elders and residents have greeted him in Qorilugud upon reaching the town. Hon. Qanbi delivered a speech to the residents in Xabado stadium and has reiterated that the new Somaliland administration under the shrewd leadership of His Excellency Musa Bihi Abdi is committed to the development of Buhodle region. The Public works minister has urged residents to remain unted and work towards the promotion of peace and stability. “I will not accompany with anyone that is masterminding plots against Buhodle” Said the minister in a nutshell. Some of the elders and intellectuals have accused Puntland of inciting instability and recruiting militias employed to destabilize the region. Somali govt in conjunction with Puntland are recruiting militia soldiers in Buhodle who are supposed to undermine Somaliland’s 24 years of peace and stability. Somaliland and Puntland which are neighbors locked horns over Sool, Sanaag and Ain regions which have been transpiring since the inception of Puntland. This is the first delegation from Somaliland that visited Buhodle since the new president has assumed the presidency.
-
Xoghayaha Arrimaha debadda Maraykanka,Rex Tillerson ayaa Axadda berri ah booqanaya dalal ku yaalla Bariga Dhexe oo ay ku jiraan Jordan,Turkey,Lebanon,Egypt iyo Kuwait,sida lagu daabacay bogga Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka ee State Department. Booqashada oo qaadan doonta muddo lix maalmood ah ayaa ka bilaabanaysa magaalada Amman ee caasimadda waddanka Jordan,halkaaso uu Tillerson kula kulmayo boqorka dalkaasi,Abdullah II ibn Al-Hussein iyo Wasiirkiisa Arrimaha debadda,Ayman Al-Safadi,waxaana la filaya in ay kala saxiixdan heshiis is-kaashi laba geesood ah. Tillerson ayaa Jordan uga sii gudbaya waddanka Turkey,isagoo la kulmi doona saraakiil sare oo Turkish ah,islamarkaana kala hadli doona arrimaha gobolka,sida ku xusan qoraalka ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha debadda Maraykanka. Sidoo kale wuxuu booqan doona magaalada Beirut ee caasimadda waddanka Lebanon,halkaaso uu kula kulmi doono madaxweyne,Michel Aoun iyo ra’iisul wasaare,Saad Hariri,isagoo u xaqiijin doona taageerada Maraykanka ee shacabka iyo xukuumadda Lebanon. Xoghaye Tillerson waxaa kale oo uu socdaal ku tegi doona magaalada Cairo ee caasimadda waddanka Masar(Egypt),isagoo mas’uuliyiinta sare ee dalkaas kala hadli doona xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya Maraykanka iyo Masar. Xoghayaha Arrimaha debadda Maraykanka,Rex Tillerson ayaa booqashadiisa ku soo gebo-gabaynaya magaalada Kuwait ee xarunta dalka Kuwait,wuxuuna halkaas kaga qeyb geli doona shirka Wasiirada Is-bahaysiga la dagaallama Daacish iyo sidoo kale shir weynaha dib u-dhiska dalka Ciraaq,sida ku cad qoraalka ay Sabtida maanta ah daabacday Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka. PUNTLAND POST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Rex Tillerson oo Axadda berri ah booqasho uga bilaabanayso dalal ku yaalla Bariga Dhexe. appeared first on Puntland Post.
-
HARGEISA– Fuel Importing firms in Somaliland have hiked prices where consumers which are struggling with high standard of living also face the prospect of soaring fuel price. According to local reports from Hargeisa showed that a barrel of petrol which used to cost of 135 dollars saw the unexpected rise to 150 US dollars. The petrol has risen sharply where 15 dollars has been added. At the same time diesel prices have increased from 130 US dollars to 146 dollars which saw the addition of 16 dollars in terms of previous price. Red Sea, Som Oil and Hass Petroleum have reached the decision which would have negative impact on local consumers in Somaliland. The new government led by Musa Bihi is facing a tough domestic challenges that need to be addressed as far as inflation and high cost of living are concerned. The country imports fuel from Gulf countries including the UAE which has close bilateral ties with Somaliland.
-
Second Turkey-Africa Ministerial Review Conference opens on Sunday in Istanbul to discuss strengthening cooperation Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir maareeye ayaa shaqadii ka joojyey agaasimihii guud ee wasaaraddaasi agaasimaha Waaxda Ganacsiga. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Wasiir Maareeye oo dhowaan xilka loo magacaabay ayaa Wareegto uu soo saaray shaqadii uga joojiyey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Cabdillahi Xiyir Ducaale isagoo sabab uga dhigay maamul xumo iyo wax is-daba marin ka socotay Wasaaraddiisa. Qoraal kasoobaxay xafiiska wasiir maareeye ayaa lagu amray in agaasimaha guud uu 48 saacadood gudahood xilka ku wareejiyo Agaasimamha cusub oo lagu magacaabo C/kariin Maxamuud Axmed oo hore u hayey xilka agaasimaha mashaariicda Wasaarada Ganacsiga kaas oo dhawaan uu magacaabay maareeye. maareeye ayaa soo saaray labo wareegto tan iyo markii uu xilka qabtay waxa uuna horey shaqada uga joojiyay wakiiladii Ganacsiga safaaradihii Soomaaliya ay ku lahayd in ka badan 10 dal. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiirka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Oo Xaalufis Kuhaya Shaqaalaha Wasaaradiisa appeared first on Caasimada Online.
-
A 35-year-old man who pleaded guilty to being a member of Al-Shabaab terror group six years ago, will now serve 15 years in jail after the Court of Appeal quashed a life sentence imposed on him. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - Two people were reported killed and another one injured following a grenade attack on former Howl-wadag district commissioner's house in Mogadishu on Friday night. Source: Hiiraan Online
-
Many would shrug and say the Arab is criticizing the blessed land again. They will defend their foolishness by arguing that Somaliland is a poor and young country that has a long way to go before it reaches maturity. They will make excuses for the police, the government and the wadaad mafia. They’ll boast of the recent democratic elections. But what’s the point of democracy if it’s not applied. What’s democratic about being humiliated in the street by your own police? Where are all those women (and they’re mostly women) who arranged the casho sharafs, organised parties and collected hundreds of thousands for the ruling party only to see their sons, brothers or cousins forcibly having their hair cut in the street? The minister of religious affairs supports and encourages such things. This is a man who is supposedly knowledgeable about the history of his faith. Does he then not know that most descriptions of the companions of the prophet portray them as men with long flowing hair? In fact, I challenge him to go back over the history and mention five with short hair (natural baldness not withstanding). He mentions a hadeeth about following a lizard into its hole, as an analogy of Muslims copying non Muslims when he’s already comfortably ensconced in the hole. Why give TV interviews, sit in an office and face cameras when you could have easily kept your “dhaqan” by doing all of this under a tree? Why accept that the Georgian calendar was forced on you for practical reasons but not extend the benefit of the doubt to the young kids and accept that, in same cases, the long hair is forced on them due to poverty. The man is FAT and well fed. He’s well paid and I doubt he actually does any work. This leaves him with the only thing left to his type of mafia Salafis, grandstanding and pointless virtue. It’s not as if the country is not suffering from poverty and droughts. It’s not as if the young are not jobless and hopeless. It’s not as if thousands of them (men, and that most precious of creatures to the heart of a Mullah, women) have not taken their lives in their hands and thrown it in the sea. It’s not as if their parents and relatives in the diaspora have not been complaining about it. It’s not as if the vast majority of the population are made of young people. What exactly does this crazy wadaad and his ilk want? What do they think the consequences of their actions will be? Fadhomooy, you sold your gold in support of Kulmiye. To what end? Caashaay, you set up a WhatsApp group to help Wadani. To what purpose? Suubanaay what does your UCID FB group discuss? What did your efforts give you? Mujaahid Maqas is what you got. Picking on kids and humiliating them in the streets. Talking about a great future for Somaliland when it’s that future that’s getting assaulted and having its rights abused. It’s all good and well to arrest people but you then have to put them in front of a judge who must rule on their guilt. This attack by Mujaahid Maqas and his Mullah Mafia must by condemned in the strongest terms. Written by: Ahmed H. M – London, UK
-
The title above is a familiar cry one hears when people lament some shortcoming or problem that befalls Somaliland. It’s one we heard when the droughts hit or when political disagreements threatened to unravel the whole place. Yet, it is actually a pertinent question. It implies that there are people out there busy working on behalf of Somaliland (for its peace, security, progress and recognition). But who are they and maxay ku maqanyhiin? At this point, in most articles containing the word Somaliland, there usually comes the breathless speech about five days of independence, 18th May, elections and the strive for recognition. I will not bother with that, as this is really aimed at Somalilanders who already know all the details off by heart. Let Mr Mikael Torstensson sing it to Swedes. I will not deny the massive strides Somaliland made in the last twenty-seven years. It indeed made great progress and it’s my strong belief, that one day, it will achieve that elusive international recognition (not from Sheffield, Cardiff or Tower Hamlets, mind). But before I ululate or applaud the progress, I think my point would be better made if we go back right to the point of having a country named Somaliland. The idea of a nation (at least to my simple mind) is one that has a collection of people aiming for the same purpose and working towards a goal of collective prosperity and progress. The two manifest themselves in the presence of peace, education/employment and health. Today, Somaliland is relatively peaceful and more prosperous than it was twenty-years ago. It has a countless number of universities and the government has dedicated a sizeable chunk of its budget to education. Businesses are springing up every day, lavish structures are being built and the country even has a national broadcasting arm. For all intents and purposes, the place looks like an organised country, smells like one and, more importantly, acts like one. Yet, Somaliland yaa u maqan? Hundreds of thousands of diasporas send remittances every month. In addition, many of them have taken up the cause of Somaliland in their adoptive countries and are actively trying to sell the idea of recognition to whomever would listen. The goal is clear, the plan is set and all it seemly requires is to never give up, never let up and never stop. The diaspora is also involved in a side business of supporting the various Somaliland political parties. Kulmiye, Ucid and Wadani have representatives in most countries. They meet, they collect money for the party and organise big events every time a big fish visits from Somaliland. The activism is vibrant, it’s alive and it keeps on whirring on behalf of Muse, Faysal or Abdirahman. The dedication is genuine and the belief is blind. These same people also run their own familial projects. When a tribal member is ill, a murder takes place or a mosque in their native village requires funds, they band together and run around amongst the clan to collect the tributes. As you can see, at least superficially, Somaliland clearly ‘dad baa u maqan’. Alas, is that really what they’re there for? Distance has its advantages and disadvantages and I feel that the disadvantages seem to play a bigger part in the case of Somaliland. For in the rush to achieve the recognition or help build the country, many have taken their eyes off the ball and forgot the simple steps of creating a nation. Side issues became more important than the most essential objectives. For example, Somaliland suffers from chronic poverty and serious institutional problems yet people are busy collecting money to build a mosque in areas where great big mosques already exist. Some school and government buildings are in dire state of repair yet Somaliland TV has a branch in the UK. Many roads are a danger to drive on yet the country has embassies and ambassadors in a number of major countries. I choose not to talk about the transient problem of inflation here. That’s due to government policy and the diaspora is not likely to affect it one way or the other. The question then is, again, Somaliland yaa u maqan? Do the diaspora operate only as cheerleaders and endless pots of money that keeps propping up Somaliland? Does their expertise and “waayo argnimo” limit itself to finding ways to achieve recognition or advising a political party on how to win an election? Is their patriotism confined to singing the praises of Somaliland without pointing out the obvious wastage and mismanagement? A case in point here is the Burco hospital. Burco is considered the second most populous city in Somaliland. Therefore, one would expect that such a large city would boast a half decent hospital. However, should anyone decide to visit the place, they would be shocked by the lack of equipment, the filthy conditions and mismanagement. Some diaspora is in the process of collecting donations for this hospital. But would that really solve the problem? I mean a hospital can be underfunded yet still remain a sterilised and clean place (or at least show that some attempt was made to keep it clean). This does not happen in Burco hospital. For I have seen pictures of the place taken in the 1990s and I have seen further pictures taken in late 2017. The place didn’t look clean in the 90s and, if anything, it seems to have deteriorated in 2017. Remember, this is a major hospital in one of the biggest cities of a country that has embassies in London, Dubai and Sweden. A country that has radio stations and a national TV. It seems that every place that would show the world that Somaliland is a healthy, independent and upcoming country has been renovated, supported and sustained. The airport (where diaspora and foreigners come) looks great. Embassies where diaspora can boast about the progress of their nation and the outside world can begin to take Somaliland seriously have been allocated a budget. The national TV Station (and probably one or two government news websites) have been adequately financed. All in order to magnify and amplify the idea that Somaliland is a country on the up. People cheered when Zack Goldsmith talked about the results of the Somaliland elections in the British House of Commons. Others donned the humanitarian garb and went on fighting FGM; “it kills women” they shouted. And, of course, it does. But one assumes that these same one-eyed FGM warriors have visited the Burco hospital in their quest to fight the FGM menace. Have they not seen the conditions of the place? Did it not occur to them to raise a fuss about it? Surely a by-product of doing so would have aided their mission. Again, one assumes a woman or a girl that suffers complications from a botched FGM procedure would need to visit some hospital. What hospital? THAT hospital? Somaliland dad baa u maqan. Politically it is somewhat a healthy country. But dadka u maqan really need to work on raising awareness on its administrative shortcomings alongside the sterling work they’re already doing on advertising the country. The discussion of the place needs to be turned on its head. Leave the trips of the president to the locals, pay no attention to the wails of the Suldans and don’t worry yourself too much about the arguments with Somalia. Share your waayo aragnimo and tell someone to clean that damn toilet (picture on top). Ahmed H London, UK
-
The President of Somaliland, Muse Behi Abdi, signed a Police Act on 26th December 2017 after the House of Representatives passed in a two-thirds majority. The Police Act was first passed by the Parliament in 2014. The presidency vetoed the Bill and returned to the House of Representatives which required 2/3 majority to override the veto of the president. The House of Representatives secured the required majority on 3rd December 2017. The Police Act creates an accountability framework including an independent complaint body and procedure to lodge complaints against the police members. It also gives the civilian courts a jurisdiction to hear cases against the police. The Act expressly prohibits the use of live ammunition against unarmed civilians. To increase the awareness of the public on the law, HRC held on 9th February 2018 an event at Hargeisa. Lawyers explained the law to the participants who were able to ask questions. At the event, the people discussed how to implement the law. Summarised copies of the law were also distributed by HRC. “The approval of the Law is a milestone for accountability and protection of Human Rights,” says Guleid Ahmed Jama, the Director of Human Rights Centre. “The main challenge now is how to implement the Law. There are examples of many good laws that are not enforced. The fact that powerful people want this law not to work further complicates the situation. That is why we call on the civil society to play an active role in advocating for the implementation of the law,” he added. The event is part of series of activities HRC will do to increase the awareness of the public and authorities on the law.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Iyadoo maanta Magaalada Muqdisho looga dabaaldegay munaasabadda sanadguuradii 53-aad ee aasaaska ciidamada Badda ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ciidamada Badda waayeen goob ay ku xusaan maalintan. Ciidamada Badda Soomaaliya oo la aas aasay sanadkii 1965 ayuu shaaciyey taliyaha ciidamada Badda Soomaaliyeed Madey Nuurow Sheekh Ufurow in xarumihii ciidamada Badda ay dowladda Soomaaliya siiyay dowlado shisheeye, taasoo ku qasabtay inay dekadda Muqdisho xuskooda ku dhigtaan. Dowladii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Xarun u dhow Dekadii hore ee Muqdisho iyo dhul balaaran oo halkaas ku yaalla siisay Imaaraadka carabta, iyadoo ay hore isugu dhaceen safiirka Imaaraadka iyo Taliye Ufurow. HOOS KA DAAWO Muuqaalka Taliyaha Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muuqaal: Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya oo shaaciyey in Xarumihii ciidamadaasi la siiyey Dowlado Sisheeye appeared first on Caasimada Online.
-
Press Release On the 8th of February, 2018, marks an immense joy for the Republic of Somaliland and its people in the accomplishment of Somaliland Investment Company’s official membership of Dubai International Financial Center. This membership yields with the United Arab Emirate’s Financial Act. This company will attract countless international investors to the Republic of Somaliland and, thus, eliminates all the barriers limiting the flow of such investments. It is a legal entity that facilitates international investment contracting; it will assist with obtaining foreign international banks’ banking services, private companies investments and stakeholders. Similarly, such membership will allow both Berbera Port and the Berbera Free Zone to access foreign international banks. The Republic of Somaliland is, finally, able to enter Foreign and international agreements with international investors and foreign governments whereby our lack of constitutional recognition by the UN would not allow before. Somaliland is proud to, finally, overcoming such challenges and, now, looks forward focus on its national development plan. Praise be Allah Bashe Awil Omar Somaliland Ambassador to UAE
-
LUGHAYA– Dahabshiil Group has implemented relief project in Lughaya and distributed dry rations, benefiting hundreds of drought affected families in Riiga Kalowle district in Awdal region. The packs of dry rations consists flour, rice, sugar and cooking oil items are being distributed under the directive of Hon. Ismail Rirash, Dahabshiil Group chairman in charge of western regions in Somaliland. Mr. Ismail has said that the drought has hit hard to the district and has conducted the humanitarian relief project. He said that the firm is committed to deliver charity to the poor families that have been impacted by the severe drought perishing their livestock. Mr. Ismail urged all Somaliland people to extend a helping hand to those affected by the drought. Dahabshiil Group company has become the first to implement relief project.