Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,291
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. HARGEISA–Somalia’s President, HE Mohamed Abdilahi Farmajo & Somaliland’s new president, HE Musa Bihi Abdi have agreed to resume the stalled talks where both Heads of States are due to meet in Djibouti for the first face to face meeting. The two leaders have reached a common understanding that they would be in attendance the first meeting which is due to take place in March 2018. The president of Somaliland has initiated the concept that Turkey should not be the only country to have the mediation role as previous meeting held in Turkey did not bear fruit. According to confirmed reports from sources said that Somali president has dragged his feet to accept the notion that other countries should be included in the talks but did so finally and Djibouti’s role will be a mediation role. Somaliland populace and its politicians believe that Turkey has not stood a neutral position concerning Somalia and Somaliland talks and further think that Turkey has hidden agenda of lobbying for the unity of greater Somalia which is dead and buried. The President of Djibouti hosted a meeting between former Somaliland president Silanyo and former Somalia president Hasan Sheikh in talks. Mr. Ismail Omar reiterates that the future of Somalia lies in the hands of its citizens.The Somalia unity government collapsed after the military junta subjected brutal ethnic cleansing to northern citizens ( Somaliland) where thousands of people killed without clear motive. Somaliland broke away from Somalia in 1991 but Somalia federal govt says it is a secession. Many Somaliland politicians prefer the suspension of the talks and call on giving priority on domestic affairs rather wasting time on unfruitful talks.
  2. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka laga heleyo xarunta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xarunta Maxkada ay ka bilaabatay dhageysiga Kiis dil ah oo la xariira dilkii dhawaan Magaalada Muqdisho loogu geystay Taliye Ku xigeenkii hore ee ciidanka badda Soomaaliya Saciid Aadan Yuusuf (Siciid Mariino). Dilkaas ayaa waxaa geystay Gaashaale sare Cabdinaasir Xoosh oo ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya, islamarkaana Saciid Mariino ku dhex dilay Xafiiskisa bishii aan ka soo gudubnay ee sanadkaan. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku sugan xarunta Maxkamadda kuwaa soo dhageysanaya sidda ay u socota Maxkamadeynta eedeysanaha. Dhageysiga dacwada ayaa ka socota Xarunta Maxkada Ciidamada Qalabka sida, waxaana maxkamadeentaan ku soo beegmeysaa xili maanta ay u dabaal dagayaan ciidamada Badda sanad guuradii 53 ee ka soo wareegatay xiligii la aas aasay 1965. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku sugan xarunta Maxkamadda kuwaa soo dhageysanaya sidda ay u socota Maxkamadeynta eedeysanaha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Gaashaanle dil u geystay taliye ku xigeenkii ciidamada Badda Somalia oo Maxkamad la soo taagay appeared first on Caasimada Online.
  3. Guddigii loo xilsaaray khasaarihii ka dhashay Dabkii Garowe ka kacay ayaa soo saaray go’aano ku saabsan baaritaanka kasoo baxay dabka iyo tilaabooyin looga feejignaandoono halista ka imaan karta xarumaha shidaalka ee kuyaala meelaha aan musaasibka ahayn. Hadaba halkaan ka akhriso go’aanada guddiga.
  4. Thiland (Puntlandi) Booliiska dalka Thailand ayaa qabtay doon kalluumaysi oo ay saarnaayeen 22 qof isugu jira Thailandese iyo combodian. Doontaan ayaa ka timid xeebaha Puntland halkaas oo la sheegay inay ka haysatay shati ogolaansho kalluumaysi. Balse baaritaankii booliiska Thailand waxaa lagu ogaaday in culayska kalluumaysi ee doontaan shatiga lagu siiyey uu ahaa inay qaadato kalluun dhan (270,000kg), laakiin doonta laga helay kalluun dhan (500,000 kilograms) taas oo khilaafsan wixii lagula heshiiyey ayna doontu samaysay xatooyo baahsan. Sidoo kale saraakiisha booliiska Thailand xiriir ay lasoo sameeyeen saraakiil Puntand ah ayey sheegeen in loogu soo jawaabay inaysan doontaas aysan u diiwaan gashanayn oo aysan siin wax sharci kalluumaysi ah. Waxaa kaloo la xaqiijiyey in doontu aysan lahayn qalabka lagu aqoonsado doomaha sharciga ee loo yaqaan (vessel-monitoring system) . Thailand waxay doontaan kuqaadaysaa dacwad ah inay kalluun sharcidarro ah dalka soo gelisay. Puntlandi.com
  5. Baydhabo (Caasimadda Online) – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshe dagaal oo la sheegay in Mukhtaar Rooboow uu ka wado qeybo ka mid ah deegaannada Koonfur Galbeed. Wasiir ku xigeenka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulku ka war hayo qorshaha Rooboow, isaga oo intaa ku darray in uu isku diyaarinayo dagaal ka dhan ah Al-shabaab. Wuxuu sheegay Roobow in ay mas’uuliyad ka saaran tahay sidii uu Al-shabaab ula dagaalami lahaa, maadaama uu ka soo jeedo deegaanada Koonfur Galbeed, islamarkaana aqoon u leeyhaay sida uu hadalka u dhigay xeesha dagaal ee Ururka. “Abaabulka uu Sheekh Mukhtaar Roobow ka wado Koofur Galbeed waa ka war he ynaa, wuxuu ku jiraa diyaar garow uu dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ku qaadayo, runtii Roobow waa nin aqoon u leh istiraatiijiyada dagaalka”ayuu yiri C/risaaq Cabdi Aadan. Waxaa uu sheegay in Maamulka Koofur Galbeed uu soo dhoweynayo abaabulkaas, balse ay go’aanka uga dambeeya ee dagaalka lagu qaadayo Al-Shabaab ka sugayaan Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayuu sheegay in ay ka sugayaan go’aanka ugu dambeeya ee dagaalka loogu qaadayo Shabaab. Sheekh Muqtaar Roobow ayaa tiro Saddex jeer ah waxaa uu tagay magaalada Baydhao ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed, halkaasi oo uu kula kulmay saraakiil Ciidan, Maleeshiyaad daacad u ah Mukhtaar Roobow ayaa ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Bakool, waxaana todobaadyo ka hor jiray dagaal dhex maray iyaga iyo Al-Shabaab, kaasoo la sheegay inuu ku dhintay wiil uu dhalay Mukhtaar Roobow. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maamulka Koonfur Galbeed oo war cad kasoo saaray abaabulada dagaal ee uu wado Mukhtaar Roobow appeared first on Caasimada Online.
  6. Algiers (Caasimadda Online) – Dowladda Algeria ayaa shaacisay in ay ku daba jirto xog la xiriirta in hoggaamiyaha Ururka Daacish Abuu Bakar Al-Baqdaadi uu ku suganyahay Dalkaas. Taliyaha Guud ee Ciidanka Algeria sidoo kalena ah wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dalkaas Ahmed Gaid Salah,ayaa booqasho ku maraya saldhigyada kala duwan ee Milatariga Dalkaas. Ahmed Gaid Salah,ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay in uu sohdimahiisa ka difaacdo waxa uu ugu yeero argagixisada iyo tuhunka la xiriira xoggaamiyaha Daacish ee dalkaas ku sugan. Ciidamada Algeria ayaa dhowr jeer sameeyay howlgallo ka dhan ah Daacish iyaga oo baaritaanno gaar ah ka sameeyay magaalooyinka la tuhmayo in Daacish ay ka degeyso Dalka Algeria. Abuu Bakar al Baqdaadi ayaa la xaqiijiyay in isaga oo qaxooti iska dhigaya uu maray Sohdimaha Dalalka Chad, Niger iyo Libya ilaa ii Dalka Algeria ka galo. Waddanka Algeria waxaa uu ka baxay colaaddii sokeeye ee 1990kii,waxaana dagaalkaas ku dhintay 200,00 Qof ,iyada oo dhamaadkiisii kaddib Algeria ka mid noqotay waddamada ugu awoodda badan Qaaradda Afrika. Isha:Middle East Monitor Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Hoggaamiya Daacish oo lagu arkay wadan ka mid ah Africa appeared first on Caasimada Online.
  7. Job Title: Branch Marketing Officer Location: Kismaayo, Laascaano and garowe Reporting to: Branch Manager Position Summary: Branch Marketing Officer is responsible for the development and implementation of the Bank’s Marketing Plan at the branch level. This position is responsible for initiating, developing, driving and overseeing the implementation of marketing and promotional plans including advertising, sales, research, website, events and brand strategy of the bank at the branch level. Major Duties: Work closely with Branch Business Development Manager to plan and oversee the organization’s advertising and promotion activities including print, electronic and direct mail outlets with approval from the Marketing & Strategy department. Coordinate the development and implementation of the Marketing Plan at branch level Coordinate marketing projects, sales initiatives and brand messaging as it relates to branch signage, website and social media. Work with corporate and local branches’ marketing and sales teams to develop and execute marketing campaign and deliver marketing materials Design and launch email and social media marketing campaigns at the branch level Research media coverage and industry trends at the local level Coordinate scheduling and logistics of marketing department Coordinate conferences, trade shows, and press interviews/releases Process requests/invoices and maintain archives of flyers, posters, signage and graphics & photo files Coordinate photography for/of events, activities, etc. for use in publications, media, etc. Provide ongoing local market evaluation through market survey, direct customer contact, follow ups, and monitoring of competition and industry trends Work with Branch Manager and Business Development Manager to determine event budget and manage expenses to that budget Assure consistent application of brand messaging throughout the bank Look for opportunities in the banks markets to promote the bank consistency with our strategic objectives, and solidify Amal Bank’s brand messaging Assist with creation of marketing and promotional materials such as print, digital and other forms of communication materials Volunteers and attends fundraisers and bank sponsored events as needed and other related duties Establish and maintain positive relationships with local media including print, radio, and television Assumes additional responsibilities as assigned such as covering for a cashier, investment officer, or customer relationship officer. Qualifications Bachelor’s degree or equivalent work experience 3 – 5 plus years of experience and/or training; preferred emphasis in Marketing, with specific experience in bank or financial services marketing preferred IT degree or certificate is plus Knowledge and awareness of Islamic bank products and services is plus Knowledge and awareness of local market and community preferred Strong communication and interpersonal skills with strong customer service skills Solid written and oral communications skills (Somali and English) Knowledge of social media and its use in reaching customers Knowledge of sales and relationship building skills knowledge of a wide range of marketing techniques and concepts Strong internet and digital/social media skills and experience Able to think creatively and respond well to pressure Team player with ability to multi-task Must be able to travel independently between multiple work sites Effective time management/organization skills Ability to handle multiple projects and meet deadlines Amal Bank is an equal opportunity employer and offers a competitive compensation package commensurate with qualifications and experience. Please submit a detailed cover letter and résumé no later than December 17, 02, 2018 to: applicant@amalbankso.so
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Xagjirka ah ee Shabaab ay xiriir dhow la sameeyen dowlada Iran oo ay wada galeen Heshiis aan nuxurkiisa sidaa loo sii baahin. Xiriirka dowlada Iran iyo Maleeshiyada Shabaab ayaa la sheegay inuu bilowday wixii ka danbeeyay markii uu maamulka Somaliland ogolaaday in dowlada Imaaraadka Saldhig Millitery ka furato magaalada Berbera. Dowlada Iran ayaa Heshiiskaasi ula gol leh in Maleeshiyada ay ku jabiso maamulka Somaliland iyo dowlada Imaaraadka, waxa uuna qorshuhu yahay in Maleeshiyadu ay is hortaagto howlgalinta Saldhiga. Dowlada Iran ayaa Maleeshiyada Shabaab u adeegsaneysa ka hortaga duulaanka uu Imaaraadka ku yahay Xuutiyiinta Yemen, waxa ayna ilo dhanka Amaanka ka tirsan Somaliland sheegayaan in Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ay ku adag tahay inay carqaladeeyan Amniga deegaanada Somaliland, gaar ahaan magaalada laga dhisaayo Saldhiga Imaaraadka. Sargaal ka tirsan Booliska maamulka Somaliland oo lagu magacaabo Suleyman Muuse ayaa shaki galiyay in Saldhiga Imaaraadka uu sii shaqeyn doono, waxa uuna bidhaamiyay in Somaliland ay yeelan doonto laba cadow oo kala ah Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen oo isaga kala gooshi doona Xeebaha. Sargaalkaani ayaa sheegay in dowlada Iran ay xooga saareyso wado waliba oo ay ku fashilin karto dhismaha Saldhiga Imaaraadka Carabta ee magaalada Berbera. Dowlada Iran ayaa la rumeysan yahay inay ka faa’iideysan doonto dhaqaale yarida iminka soo foodsaartay Maleeshiyaadka Shabaab oo aan helin dhaqaalihii kaga imaan jiray Al-qacida. Iran ayaa dhaqaale xoogan ku bixin doonta Shabaab si loo carqaladeeyo howlaha ay dowladaha Imaaraadka dooneyso inay ka hirgaliso magaalada Berbera. Sidoo kale, dowlada Iran waxa ay qorsheyneysaa in magaalada Dahran ay kulan qarsoodi ah ugu qabato Xubno kala matalaaya Maleeshiyaadka Al-shabaab iyo Xuutiyiinta kuwaa oo isla daadihin doona Hanaanka lagu wada shaqeynaayo mudada uu shaqeyn doono Saldhiga Imaaraadka ee magaalada Berbera. Dhawaan ayay aheyd markii dowlada Iran ay digniin kasoo saartay Saldhiga Millitery uu Imaaraadka ka furan doono magaalada Berbera, waxa ayna dowladu Hanjabaad iyo digniinba hawada u marisay maamulka Somaliland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Iran & Al-shabaab oo u midoobay dowlada Imaaraadka iyo maamulka Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  9. Maxamed Mire Maxamed oo Dowladda Mareykanka shalay oo jimco aheyd ay ku dartay Liiska shaqsiyaad taageero siiya Ururka Daacish ayaa arintaas beeniyay. Mr Mire oo ah milkiilaha sharikadda Al-Mutawafaq oo ka shaqeeysa deegaanada Puntland ayaa sheegay in eedeeyntaasi ay tahay mid aan waxba ka jirin isaga oo la hadlayay VOA ayuu sheegay in eedeeymahaasi isaga iyo shirkadiisa loo jeediyay ay tahay been abuur aan raadlaheyn isaga oo beeniyay in xitaa uu yaqaano Cabdiqaadir Cali Muumin oo ah Madaxa Daacishta Soomaaliya. Waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay in sharciga hortaga islamarkaasina uu iska bari yeelo eedeeyntaasi loo jeediyay. Maxamed Mire Maxamed oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo ganacsade ah ayaa waxa uu daganyahay Magaalada Abuu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Hoos ka Dhageyso Wareeysiga http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/02/Cod-Mire-By-Cowke.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Maxamed Mire Maxamed oo Beeniyay in uu xiriir la leeyahay Daacish appeared first on Puntland Post.
  10. Wafti balaadhan oo isku jira Isimo, Cuqaal iyo Odayaal uuna hogaaminayo Garaadka Jaamac Garaad Cali oo ka ambabaxnay tuulada Karin dabayweyn ayaa gaaray Magaaladda Maygaagle, halkaasna waxaa kusoo dhaweeyey beesha Cumar maxamuud oo gogasha dhigtay. Degaanka Maygaagle oo hoos taga degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn, ayaa waxaa furmaya shirka nabadaynta beelaha Cumar Maxamud iyo Baharsame oo mudo dheer ka dhex jirtay colaad soo noqnoqanasay, waxaana dowladda Puntland ay diyaarisay agabkii shirkaasi fududayn lahaa. Ciidanka dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sugaya nabad galyada shirka nabadaynta, maadaama ay maamulaan madagaaladu gogoshu taal. Puntlandi.com
  11. Garowe (Puntlandi) Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa Garowe kusoo dhoweysay wasiirka caafimaadka maamulka Jubbaland, Cali Xaaji Nuur, kaasoo qibrad iyo aqoon kororsi ugu yimid dowladda Puntland oo horey gacan uga geysatay dhismihii nidaamka dowliga ah ee Jubbaland. Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland, Dr, Cabdirisaaq Xirsi Xasan, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay wasiirka caafimaadka Jubbaland siiyeen wixii macluumaad ah oo ku saabsan horumarinta caafimaadka iyo sida ay u shaqeeyaan waaxyaha kala duwan ee wasaaradda caafimaadka. Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa wasiirka caafimaadka Jubbaland u sheegay in wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ay hoos yimaadaan in ka badan 350 xarumo caafimaad ah oo ku kala yaala dhammaan sagaalka gobol ee Puntland iyo 3500 shaqaale caafimaad ah. Wasiirka caafimaadka Jubbaland Cali Xaaji Nuur, ayaa qiray inuu wax badan oo qibrad ah iyo aqoon ah uu ka faa’iday nidaamka dowliga ah ee ka jira Puntland isagoo masuuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda caafimaadka Puntland uga mahad celiyay waqtiga iyo juhdiga ay ku bixiyeen inay ku caawiyaan waayo aragnimadooda shaqo. Wasiirka caafimaadka Jubbaland ayaa sidoo kale, saaka booqanaya isbitaalka guud ee Garowe iyo xarumaha kale ee caafimaadka.
  12. President Mohamed Abdullahi Farmaajo has spoken out for the first time about the rendition of former ONLF commander, Colonel Abdikarim Musa Qalbi-Dhagah. Qalbi Dhagah was handed over to Ethiopia on August 28, 2017, following a raid by Somali force on his hotel in Galkayo, central Somalia. In an interview with BBC to commemorate his first anniversary in office, President Farmajo said that he decision reached by the Somali parliament is final. “As you know, the parliament which is the top legislative body had a debate on the issue (the extradition of Qalbi-Dhagah) and eventually reached a decision after voting, therefore I think is the final one,” said President Farmajo. A 15 member parliamentary committee formed in September found the extradition to be illegal and accused Somalia’s intelligence apparatus of acting unilaterally and providing misinformation to facilitate the illegal transfer. “Somali National Intelligence and Security Agency had provided the government leaders with wrong information and subsequently hid the case of Qalbi Dhagah from the justice department,” reads the report submitted to the House. However, last week, the former intelligence chief Abdullahi Mohamed Ali ‘Sanbaloolshe’distanced himself from the controversial extradition. According to Sanbaloolshe’s version of events, the decision to extradite Qalbi-Dhagax was made by the federal government exclusively. “I don’t want to mention names, but the decision to extradite Qalbi-dhagah was made and reached by the government and the Cabinet endorsed the decision,” he said during the interview with VOA Somali. Prime Minister Khayre’s cabinet had previously supported the extradition saying that the Qalbi-Dhagax was a terrorist and his continued presence in Somalia was a threat to national security. Despite mounting public pressure of President Farmajo to comment on the Qalbi-Dhagax case, it his first time he is making remarks publicly. Source: Hol The post President Farmaajo speaks out on Qalbi-dhagah extradition for the first time appeared first on Caasimada Online.
  13. Waxaa aan wada ognahay in Dhalinyada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa saameyta ugu badan ay ku reebtey deganaansho la’aanta siyaasadda, dagaalada, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale oo horseedey dhaqaale burbur muddo dheer ah taas oo saameyn daran ku yeelatey suuqa shaqada. Bulshada Soomaaliya 73% waa faqiir halka 43% oo ka mid ah ay ku adag tahay nolosha. Waxaa intaas sii dheer in ka badan 70% da’ ahaan ka yer yihiin 30 jir oo macnaheedu tahay in dhalinyarada ay ka badan tahay dadka waaweyn. Warbixinta xagga Horumarka ee Aadanaha ee Soomaalia (Somalia Human Development Report) ee 2012 waxay leedahay in ka badan 54% dadka shaqeyn kara Soomaliya (Active Population) waa shaqo la’aan! Waxay kaloo cadeynaysaa warbixinta in da’ yarta u dhaxaysa 14-29 ay 67% ay yihiin shaqo la’aan. Sidoo kale in ka badan 40% dhalinta shaqo la’aanta ah waa shaqo doon! Shan sano ka dib war-bixinta oo ay xasilooni daro siyaasadeed iyo amni xumo sii jirto islamarkaana dhowr kun oo arday ay jaamacadaha sanad walba ka qalin jebiyaan maxaa la filan karaa? Jawaabtu waxaa ay tahay in tobanaan kun oo dhalinyaro ah ay shaqo la’aan yihiin. Bilowgii sanadka 2017 oo ku asteysanaa ololihii doorashada madaxweynaha oo uu ku guuleystey Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaan aniga iyo xildhibaanada kaleba dhageysaney khubadaha murashixiin ka badan 20 waxayna ku beegnayd 4-5 Febraayo. Musharax kasta waxaa uu khubadiisa iyo qorshayaasiisa ku darey waxa uu ka damacsan yahay shaqo abuurka dhalinyarada. Musharaxiintaas waxaa ku jirey Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay xildhibaanda 229 intooda badan u garteen inuu oofin karo balan qaadyadaas oo aniga ahaan shaqo abuurka u arkayey inay muhiim gaar ah leedahay maadaama aan si gaar ah uga warqabey dhibaatada dhalinyarada ay ku hayso shaqo la’aanta. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu Barnaamijkiisa u dhiibey xukuumad uu madax uga dhigay Mudane Xasan Cali Kheyre asagoo soo diyaariyey qorshe oo ugu magac-darey “Nabad iyo Nolol” lehna 10 Yool oo aan ka xusi karo Kobcinta Dhaqaalaha oo ay ka mid tahay shaqo abuurka. Waxaa ka soo wareegatey sanad doorashadii madaxweynaha balse ma aragno wax weyn in laga qabtey arrimaha dhalinyarada gaar ahaan shaqo abuurka. Hase-yeeshee anagoo aan weli ku deg-degin dhaliil arinkaas ku saabsan maadaama ay hal sano un jirto Xukuumadda ayaa waxaa aad u tiro batey sheegashada Xukuumadda Kheyre ee ku aadan inay wax weyn ka qabteen arrimaha Shaqo abuurka. Waxaa uu Raysul-wasaaraha dhowr jeer sheegey in Xukuumadiisu ay abuurtey in ka badan 5,000 oo shaqo. Qaar kale oo taageerayaashiisa ahna waxayba ka dhigeen ilaa 15,000 oo shaqo in la abuurey! Aniga ka shaqsi ahaan waxaan waayey wax la taaban karo oo horumar ah inay Xukuumadda ka sameysey arinkan. Waxaan baarey in Xukuumadda ay qoratey wax shaqaale ah, balse waxaan ogaadey in hal qof oo shaqaale cusub ah oo galey liiska shaqaalaha dawladda Soomaaliya aaney jirin. Waxaana daliil fudud u ah miisaaniyadda la meel mariyey sanadkan 2018 in aaney ku jirin wax shaqaale cusub ah. Basle waxaa jira Barnaamijka loo yaqaan “Capacity Injection” oo uu maalgeliyo Bankiga Adduunka oo ay Xukuumaddii Xasan Sheekh heshiis la gashey inuu shaqaaleysiiyey ilaa 100 qof oo nidaam tartan ah loo marey. Sidoo kale ma haayo war-bixin la isku halayn karo oo ka hadlaysa tirada shaqooyinka ay abuureen shirdaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha gargaarka. Marka aan dib u milicsano sanadihii hore, sanad kasta shaqaalaha dawlada koror ayay sameynayeen marka laga reebo sanadkii 2017. Wadarta guud oo ay dawladu mushaarka siiso waa 5,406 oo la shaqaaleysiiyey Xukuumaddii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kuwii ka horeeyey. Tusaale, sanadkii 2016 waxaa la shaqaaleysiiyey 834 oo 658 ay rag yihiin halka 176 ay gabdho yihiin sida lagu sheegey warbixinta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda. Gabo-gabadii waxaa aan qormadan u qorey in aan muujiyo in Xukuumadda ay ka gaabisey dhanka shaqo abuurka iyo arrimaha dhalinyarada waxaanse rajeynayaa in sanadkan bilowdey ay wax badan bedelo doonto inkastoo aaneyba ku xisaabtamin maadaama aaney Miisaaniyadda 2018 ku jirin wax shaqo abuur ah. Waxaa qorey: Senator Hussein Sheikh Mohamud The post Xog & Gorfeyn: Maxaa ka run ah horumarka ay Xukuumada ka sheeganeyso dhanka Shaqo Abuurka? appeared first on Caasimada Online.
  14. Garoowe (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa warqado casuumaada u kala diray Hogaamiyayaasha maamul Goboleedyada kale ee ka jira dalka. Gaas, ayaa casuumaada ku bixiyay magaca Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada, waxa uuna casuumaadiisa ku saleeyay kasoo qeybgalka shir ka dhici doona magaalada Garowe 20-ka bisha Maarso ee soo socoto. Hogaamiyuhu waxa uu sheegay in shirkaasi looga arrinsan doono arrimo ku saabsan horumarka maamul goboleedyadda ka jira dalka, waxa uuna ku baaqay in laga jawaab celiyo casuumaadiisa. HOOS KA AKHRISO WARQADA CASUUMAADA The post Akhriso: C/wali Gaas oo shir degdega isugu yeeray Hogaamiyayaasha maamul Goboleedyada (Ujeedka) appeared first on Caasimada Online.
  15. Muqdisho (Caasimada Online)-Warbixin kooban oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Sudan Cumar al-Bashir ayaa waxaa lagu sheegay in dowlada Sudan ay garabsan doonto dowlada Ruushka oo ku firfircoon dhanka Militeriga. Qoraalka oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha dalkaasi Cumar al-Bashir ayaa waxaa lagu sheegay in dowlada Sudan aysan ka maarmi doonin in la xoojiyo awooda ciidanka Militeriga. Waxaa lagu sheegay in sidaa aawgeed ay bilaabi doonaan barnaamij uu la yeelanayo Ruushka oo looga golleeyahay sidii loo xoojin lahaa awoodda milatari ee Sudan. Madaxtooyadu waxa ay qorshahaasi ku sheegtay in lagu horumarinaayo ciidamada Sudan si ay uga hortagaan wax kasta oo khatar ku ah jiritaanka iyo amniga dalka. Nuqul kamid ah qoraalka kasoo baxay Xafiiska al-Bashir ayaa ahaa “Waxaan diyaar u nahay inaan wajahno khatar kasta oo ka dhanka ah dalkayaga,” Iskaashiga milatari ee ka dhaxeeya Khartoum iyo Moscow, ayaa la sheegay inuu sii xoogeysan doono wixii ka danbeeya 2018 oo uu al-Bashir ku sheegay inay tahay mid lagu kobcinaayo awooda ciidamada. Hadalka ayaa yimid ka dib markii Madaxweynaha Sudan uu booqasho ku tagay Moscow bishii November, kaas oo uu ka codsaday dhigiisa Ruushka Vladimir Putin in uu ka “ilaaliyo”dalkiisa Maraykanka sida lagu sheegay warbaahinta dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sudan oo awoodeeda Militery hoos geyneysa Dowlada Ruushka & al-Bashir oo ku dhawaaqay sababta (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
  16. Court proceedings have been continued again for a Somali man charged with second-degree murder in connection with a fatal motorcycle accident in October 2017. Source: Hiiraan Online
  17. An Israeli fighter jet has crashed amid Syrian anti-aircraft fire after an offensive against Iranian targets in Syria, the Israeli military says. Source: Hiiraan Online
  18. Dire Dawa in eastern Ethiopia is a nostalgic city. Though the old train station is shuttered, each day at noon, its siren still rings out; residents complained a few years ago when the familiar sound briefly Source: Hiiraan Online
  19. Waraaq lagu faafiyey baraha bulashada kana soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha, oo ku saxiixanyahay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Mudane: Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa si garab marsan sharciga iyo dawlidnimada Soomaaliya markale ay Shirkadaha caadaystay musuqmaasuqa loogu abaabulay shakhsiyaad u badan dad shaqaale u ah shirkadaha in Ra,iisul wasaare kuxigeenku ugu saxiixo heshiiska xajka sanadkan kadib markay shirkadahaasu caqabado kala kulmeen Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo iyadu baahisay in loo furayo shirkadaha Soomaalida in ay ka qaybqaataan xajka. Shirkadaha duulimaadka Jubba iyo Daalo ayaa dhowr iyo tobonkii sano ee udanbeysay si xoog iyo laaluush ah ku maamulanayay xajka iyo cumrada Soomaaliya, hase ahaatee kolkii la islahaa waddanka waxaa ka dhacay isbadal, madaxda qaranka manta waxey dhaami doonaan wixii lasoomaray, arrinku waxuu noqday kadaroo dibi dhal. Waxaa jira in sanad waliba labada bilood u horreysa wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta lasoo saxiixato heshiiska xajka Wasaaradda Xajka iyo Cumarada ee Sacuudiga, mar waliba shirkadda jubba iyo daalo waxey wax walba ku bixiyaan sidii kaligood loogu qori lahaa fulinta xajka, hase ahaatee sanadkan 2018 wasaaradda ayadoo latashaneysa xukuumadda iyo madaxda qaranka waxey go’aansatay in galka xajka kusoo celiso gacanta dowladda si loogu naxariisto xaajiga aan helin adeegyada uu xaqa ulahaa, qiimaha lagu xajiyana loogu saleeyo awoodda muwaadinka soomaaliyeed. Hadaba Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta waxey soo saartay 06/01/2018 Warmurtiyeed caddeynahaya in Maamulka Xajka Wasaaraddu masuul uga tahay xukuumadda iyo shacabkaba, dhammaan shirkadaha ka shaqeeya xajka iyo cumrada waxaa loo furay in ay usoo tartamaan ka shaqeynta xajka, si ay isu diiwaan galiyaan laga billaabo taariikhda 07/01/2018, waxaa wasaaradda si sharci ah isaga soo diiwaan galshay dhowr iyo tobon shirkadood oo ka shaqeyn doona xajka sanadkan 1439 / 2018. Nuxurka Warmurtiyeedka Wasaaradda waxuu ku dhisnaa xog uruurin iyo Talo soojeedinno ka kala yimi Guddiyada Diinta Barlamaanka Aqalka Sare, Golaha Shacabka iyo dhamaan wasaaradaha ay khusayso arrimaha Xajka, hay`adahaas dhamaantood waxey ku taliyeen in maamulka xajka iyo cumrada ay dowladu lasoo wareegto si Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee adeegga bixiya loo helo jiho madaxbanaan oo korjoogtaysa kulana xisaabtanta adeega ay bixinayaan, xaajiga Soomaliga ahna u xajiyo si lamid ah shucuubta muslimka ah ee hadda uu aadka uga liito , Wasaaraddana Awqaaftuna ufurto dhammaan shirkadaha xajka in ay usoo tartamaan fulinta xajka waana midda ay wasaaradda ku dhaqaaqday. Hase yeeshee warqad uu ka soo abaabulay sacuudiga ninka layiraah ABUUKAR XASSAN IBRAHIM (Abuukar Kowsar ama Abuukar Jubba looyaqiin) oo ah Wakiilka Jubba ayaa waxaa ku cadaadiyey Raisul Wasaare Cali Xassan Kheyrre iyo Raisul Wasaare xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ninka layiraah Saciid Nuur Giriirsh oo ah Xildhibaan katirsan Barlamaanka ahna Milkiilaha shirkadda jubba si uu u helo sad bursi una sii ilaashadaan lacagaha malaayiinta doolar ah ee uga soo xaroota, Xildhibaan Siciid waxuu barlamanka usoogalay in uu difaacdo sidii uu ula gaar ahaan lahaa howsha xajka. Waxaa layaab leh in Jubba iyo Daalo ku guuleysteen adeegsiga madaxda qaranka iyo madaxda qunsuliyadda soomaalida jidda, ninka layiraa Axmed Maxamuud Diiriye looyaqaan (Macruuf) waa ku xigeenka Qunsulka jidda u fadhiya dalka in uu kamidyahay mas’uuliyiinta sida gaarka ah ugu shaqeeya Shirkadda jubba, mar walbana u sahla waraaqaha musuqmaasuqa loogu qoro wasaaradda xajka iyo cumrada sacuudiga si loogu tagrifalo awoodda looguna naas nuujiya shirkado si gaar ah looleeyahay, qofka isticmaala marwaliba qusuliyadda iyo safaaraddaba waa Abuukar Jubba oo caqabad ku ah in xajka ay maamusho xukuumadda soomaalida iyo wasaaradda diinta ee ay quseyso. Waxaa xusid mudan in Qunsulka qunsuliyadda jidda Mudane: Siyaad Shire laga fogeeyay xubnahan sida sharci darrada ah loosameeyay, sababtuna tahay asaga oo kamid ah mas’uuliyiinta doonayo in xajka loosoo celsho wadadiisii saxda ahayd, wasaaradda awqaafta iyo diinta maamusho, umaddana cadaalad loogu qeybsho, taas oo keentay in lagala dhuunto xitaa wafdiga. Ilo xog ogaal ah waxaan ka helnay in laba jeer liiska wafdiga ladhoodhoobay labadalay, Shirkadda Daalo marki hore qofna uguma jirin qeyla dheer iyo markii madaxooda Dubai Mr. Colaad yimid Xamar afkana furtay si xubnaha wafdiga loogu daro xubno uu ku kalsoonyahay, waxaana la sheegay in Khadar Beyle oo kamid ah wafdiga sharcidarada ah, ahna wakiilka Shirkadda Jubba ee Hargeysa uu qaraabo dhaw la yahay Ra`usal Wasaare Kuxigeenka Mahdi oo ah isagu ninka u bareeray in qalinkiisa iyo mansabkiisa loo isticmaalo wax isdaba marinta iyo musuqmaasuqa Xajka sanadkan. Waxaa sidoo kale ku jira wafdigan ladhoodhoobay 4 nin oo dhamaan kasoo wada jeeda qoyska Raisul wasaare ku xigeenka ah, Raisul Wasaare ku xigeenka, Khadar Maxamuud jaamac (Beyle) oo lagu qoray madaxa Maaiyadda xajka ahna kuxigeenka madaxa xajka sanadka2018, Xamdi cabdiraxmaan Ismaaciil, iyo Mustafe Dagaal oo ah u qaybsanaha arrimaha Carabta ee Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Soomaaliya, waxaa mudan in la isweydiiyo aaway gobolladii kale. Wararku waxy intaa ku darayaan in aanwax wada tashi ama lasocodsiin ah lalama yeelan Dowlad Gobaleedyada iyo Wasaarada ay khusayso arrinta, si dhuumasha ahna loogu gudbiyey dhinaca Sacuudiga. Warar ayaa sheegaya in dhinaca Sacuudiga laga soo diiday wafdiga la dhoodhoobay ee Ra`isal wasaare ku xigeenka maadaama ay sii haysteen Wasaarada Xajka ee Sacuudiga liiska wasaaradda diintu soo gudbisay bishii Diiseembar ee sanadkii hore. Waxaa ku jira wafdigan sida qarsoodida lagu sameeyay Maxamed xaaji ibraahin Shariif iyo Xamdi Cabdiraxmaan Ismaaciil oo ka tirsan Wasaaradda awqaafta & diinta ahna shakhsiyaad xiriir dhaw oo wada shaqayn lalleh Shirkadaha gunooyina ka qaata si joogta ah. Ninka lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Aadan oo ah sarkaal ka tirsan shirkadda Jubba si gaadh ah ula shaqeeya Wakiilka Jubba ee sacuudiga Abukar Xassan Ibraahin, waxaa lagu qoray ku xigeenka madaxa Masaaraka elektarooniga si sadbursi ugu sameeyo Jubba iyo Daalo, una ilaaliyo xuquuqda Jubba si gaar ah, dadkan waa dad aan ka tirsaneyn Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta, nasiib darrase lagu wada taxay jagooyinka wasaaraddu xaqa uleedahay in ay u magacawdo shaqaalaheeda si sihufan loogu fuliyo xajka. Waxaa ku jira Liiska uu saxiixay Ra`iisul Wasaare ku xigeenku shakhsiyaad Xukuumada ka tirsan oo la dhihi karo waa lagu qurxiyey ama lagu xalaalaysanayaa magacooda boobkan ay shirkadahu wadaan, shaksiyaadkaasu waxay kala yihiin Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cabdixakiin Ashkir oo isla asagu hogaaminaya Wafdiga laga garab magacaabay wafdigan xaaraanta ah, iyo Safiirka Soomaliya ee Riyaad Daahir Geele oo aan la ogayn in la war galiyey balse looga jeedo Masuulka ugu sareeya Safaaradda ayaa wafdiga ka mid ah, sidoo kale waxaan ilaa hadda aan hubin sida uga warqabo Agaasime Mustafe Dagaal oo laga yaabo ujeedada loogu daray iyana in ay tahay maadaama uu si dhaw ula socdo xiriirka wadamada Carabta ugu yaraan in uu indhaha ka qabsado heshiiskan. Masuuliyantan ayaa looga fadhiyaa in ay magacooda ka fogeeyaan ka qaybnoqshada wafdigan sharci darrada ah. Sida aan ka helnay ilo wareedydo lagu kalsoonaan karo waxaa jirtay in casuumaaddii saxiixa maxdarka (Heshiiska) xajka sanadkan oo lasoo saxiixi doona bartamaha bisha feberaayo uu soogaaray wasaaradda bishii December, 2018, wasaaradduna dirtay xubnaha wafdiga umatali doona saxiixa heshiiska wasaaradda xajka iyo cumrada sacuudiga, wafdigan ladiray waxaa hogaaminaya Kusimaha Wasiirka Wasaaradda ahna Wasiiru Dowlaha Mudane Cabdixakiin Xassan Ashkir, waana lasoo aqbalay, dalkugalka (Vissaha) wafdigan sharciga ah wey kasoo qaateen safaaradda sacuudiga ee somaaliya dagan kenya sida kumeel gaarka ah, sidaan ogaanay wasaaradda waxey ku wargalisay arrinkan dhammaan madaxda qaranka, hase yeeshee si bareer ah ayuu Raisul wasaare ku xigeenka u saxiixay warqadda kale qarsoodida ah si wax gaar ah loogu sameeyo jubba iyo daalo, loona garab maro wasaaraddii shaqadan laheyd, muwaadiniinta soomaaliyeedna loo duudsiiyo xuquuqdoodii, xujeyda soomaaliyeedna ugu sii jiraan dhibka iyo adeeg xumida xajka ay ku hayaan jubba iyo daalo. Labadan shirkadood had iyo jeeraale waxey ku faanaan in ay awood uleeyihiin ridida wasiirada awqaafta iyo arrimaha diinta midka ay isku fahmi waayaan arrimaha xajka, sida wasiirkii u danbeeyay ee xilka laga qaaday Xildhibaan Dr. iimaan Cabdullaahi Cali oo xog lagu kalsoonaan karo ay sheegeysa in ay lug kulahaayeen xil kaqaadistiisa, kadib markuu yiri maamulka xajka waa in uu kusoo noqdo gacanta wasaaradda iyo dowladda, shirkadaha soomaaliyeedna usinnaadaan fulintiisa, markii danbe waxaa la bareeshar gareeyay madaxda qaranka si xilka uga qaadaan. Waxaa sidoo kale waxaa socda qorshe ay kula dagaalamayaan masuuliyiinta wasaaradda oo uu ugu horeeyo Wasiiru Dowlaha iyo Wasiir ku xigeenka oo iyaguna qaaday wadadii galaafatay masuuliyiintii ka horeysay ee ahayd Xajka Wasaaradu ha maamusho. Akhriso warqadaan. Puntlandi.com
  20. KISMAYO (HOL) - The Committee to Protect Journalists (CPJ) on Friday called on Jubbaland authorities to immediately release Sabir Abdulkadir who was arrested on Thursday. Source: Hiiraan Online
  21. Nairobi, February 09, 2018--Somali authorities should immediately release Sabir Abdulkadir Warsame, a broadcast journalist with the privately owned Somali Cable TV, the Committee to Protect Source: Hiiraan Online
  22. WASHINGTON—When a Border Patrol agent died under mysterious circumstances in November, U.S. President Donald Trump did not wait for any evidence of homicide before he suggested the agent was murdered by illegal immigrants. Source: Hiiraan Online
  23. JOHANNESBURG - Twenty-five Ethiopian migrants are missing off war-torn Yemen after being forced into the sea, the United Nations migration agency said Friday, highlighting the dangers of a well-traveled route Source: Hiiraan Online
  24. MOGADISHU, Somalia—When a former deputy head of al-Shabaab turned up last August in a Mogadishu hotel to denounce the extremist armed group, government officials were exuberant. Source: Hiiraan Online