Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,291
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Washington DC (Caasimada Online) – Sida ay baahisey wakaaladda wararka ee Reuters, dawladda Maraykanka ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay inay cunaqabatayn ku soo rogtey saddex qof iyo saddex shirkadood oo ka soo kala jeeda waddamada Philippines, Turkey, iyo Somalia, kuwaas oo lagu eedeeyey inay taageeraan kooxda argagaxisada ah ee Dawladda Islaamiga ah (IS). Wasaaradda Maaliyadda Maraykanka ayaa bayaan ay baahisay ku xustay inay cunaqabataysay mudane Abdulpatta Escalon Abubakar, waxana lagu eedeeyey in uu maaliyad ahaan u taageeray Dawladda Islaamiga ah iyo shabakaddeeda waddanka Philippines. Waxa kale oo ay cunaqabatayn ku soo rogtey mudane Yunus Emre Sakarya iyo shirkaddiisa Turkiga ee Profesyoneller Elektronik iyada oo lagu eedeeyey inay qalab diyaarad ciidan ah ka gadday Dawladda Islaamiga ah. Ugu danbayntii, waxa bayaanka lagu xusay in sidoo kale la cunaqabateeyey mudane Maxamed Mire Cali Yuusuf iyo labadiisa shirkadood ee Liibaan Trading & Al Mutafaq commercial Company, oo lagu eedeeyey inay taageerto hawlaha Dawladda Islaamiga ah ee Soomaaliya. The post Mareykanka oo cunaqabateyn saaray nin Soomaali ah iyo laba shirkad oo uu leeyahay appeared first on Caasimada Online.
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Agaasimihii hore ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Somalia, Cabdullaahi Maxamed Cali ‘’Sanbaloolshe’’, ayaa mar kale bixiyay wareysi lagu turxan bixinaayay su’aalo ka dhashay Wareysi hore oo uu bixiyay. Sanbaloolshe, oo u waramaayay HCTV ayaa si qoto dheer uga hadlay ujeedka uu ka lahaa erayo dadban oo si hoose uu ugu dhaga hadlay Madaxda Villa Somalia kuwaa oo ku saabsanaa xil ka qaadis lagu sameeyay iyo warar sheegaya in dowlada Federaalka ah ee Somalia ay dhaqaale ku bixisay guul daradii kasoo gaartay doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar. Sanbaloolshe, ayaa mar kale ku adkeystay in guul darada kasoo gaartay doorashada ka dhacday magaalada Jowhar ay sabab u tahay dowlada Somalia, gaar ahaan shaqsiyaad ku dhow dhow Madaxweynaha Qaranka, sida uu hadalka u dhigay. Sanbaloolshe, ayaa wareysigiisa cusub uga hadlay arrimo kale oo dhowr ah oo ay ka mid tahay sababta uu ku waayay xilkiisa NISA, waxa uuna sheegay in xilkaasi uu ku waayay Qaraxii ka dhacay Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in xilka laga qaaday isagoo dultaagan aaska Sarkaal ka tirsanaa ciidamada NISA oo lagu dilay weerarkii ka dhacay Hoteel Naasahablood ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO WAREYSIGA CUSUB EE UU MAR KALE BIXIYAY SANBALOOLSHE The post Daawo: Sanbaloolshe oo mar kale bixiyay wareysi “Qaraxii Zoobe ayuu marmarsiyo u ahaa xilka leyga qaaday” appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay katashtaan aayahooda Qaranimo. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dal waliba uu dhisto dadkiisa, waxa uuna ku taliyay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay dib u jileecaan dhowr iyo labaatankii sano oo aysan heysan dowladnimada. Waxa uu sheegay in baaqiisa uu yahay mid si gaara ugu socda dhalinyarada Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan, gaar ahaan kuwa ku jira al-Shabaab ee loo adeegsanaayo burburka dalkooda. Madaxweyne Farmaajo waxa uu sheegay in dhalinyarada Al-shabaab ay wali u heystaan fursad ah inay isa soo dhiibaan, isla markaana ay dhankooda ka ballanqaadi doonaan inay magangalyo siin doonaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa markale ku celiyay in dhalinyarada ka bar-bar dhagaalanta Shabaab ay ka mid noqon karaan dowladda, ayna cafis u fidinayaan. Waxa uu xusay in ay diyaar u tahay Dowladdu soo dhaweynta al-shabaab xubnaha ka tirsan haddii ay isa soo dhiibayaan, isagoona sheegay inay sii wadi doonaan wada hadalka al-Shabaab. Dhinaca kale, Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa u ballan qaaday dhalinyarada ka tirsan al-Shabaab inay heli doonaan hoy iyo nabad haddii ay isa soo dhiibaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kaaga baxay fariinta cusub ee uu Farmaajo u diray al-Shabaab? appeared first on Caasimada Online.
  4. Dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay inay cunaqabatayn ku soo rogtey saddex qof iyo saddex shirkadood oo ka soo kala jeeda wadamada Philippines, Turkey, iyo Somalia, kuwaas oo lagu eedeeyey inay taageeraan kooxda argagaxisada ah ee (IS). Wasaaradda Maaliyadda Maraykanka ayaa bayaan ay baahisay ku xustay inay cunaqabatayn saartay Maxamed Mire Cali Yuusuf iyo labadiisa shirkadood ee Liibaan Trading & Al Mutafaq commercial Company, oo lagu eedeeyey inay taageerto hawlaha kooxda Daacish ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa cunoqabatayntan lagu soo rogay Abdulpatta Escalon Abubakar, waxana lagu eedeeyey in uu maaliyad ahaan u taageeray Dawladda Islaamiga ah iyo shabakaddeeda waddanka Philippines. Waxa kale oo ay cunaqabatayn ku soo rogtey mudane Yunus Emre Sakarya iyo shirkaddiisa Turkiga ee Profesyoneller Elektronik iyada oo lagu eedeeyey inay qalab diyaarad ciidan ah ka gadday Dawladda Islaamiga ah. Dowladda Maraykanka ayaa hore cunoqabatayno la mid ah tan waxa ay ugu soo rogeen muwaadiniin iyo shirkado. Puntlandi.com
  5. Madaxweynaha dowladda Puntland ahna guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka,Dr. Cabdiweli Maxammed Cali (Gaas) ayaa shir ku casumay dhammaan madaxda afarta dowlad gobobeed ee Galmudug,Koofur Galbeed,Hirshabeelle,iyo Jubbaland. Mudane. Gaas ayaa ku wargeliyay madaxda dowlad gobobeedyada in ay ka soo qeybgalaan shirka labaad ee Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka,kaasoo 20 bisha Maarso lagu qabadanayo magaalada Garoowe,sida ku cad warqad ka soo baxday Xafiiska madaxweyne Gaas oo ay heshay warbaahinta PUNTLAND POST. Shirka ayaa lagu sheegay mid looga tashanayo arrimo khuseeya danaha dowlad goboleedyada iyo guud ahaan dalka Soomaaliya,balse lama sii faahfaahin arrimahaasi. Halkaan ka akhriso The post Madaxweyne Gaas oo shir isugu yeeray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada appeared first on Puntland Post.
  6. Dowladda Maraykanka ayaa jimcihi maanta sheegtay in ay cuna-qabateyn ku soo rogtay saddex qof iyo saddex shirkadood oo ka hawlgala,Philippines,Turkey iyo Soomaaliya,kuwaasoo lagu eedeeyay in ay tageeraan mintidiinta Daacish. Waaxda Maaliyadda Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay cuna-qabateyn ku soo rogtay Abdulpatta Escalon Abubakar oo lagu eedeeyay in uu taageero dhaqaale iyo agab ugu deeqay Daacish iyo shabakadeeda dalka Philippines. Sidoo kale Yunus Emre Sakarya iyo shirkaddiisa Profesyoneller Elektronik oo fadhigeedu yahay dalka Turkey ayaa cuna-qabateyn lagu soo rogay,waxaana lagu eedeeyay in uu Daacish u sahlay helitaanka qeybo kamid ah diyaaradaha is-wada. Mohamed Mire Ali Yusuf oo ah nin Soomaaliya iyo shirkadihiisa, Liibaan Trading iyo Al Mutafaq Commercial Company ayaa sidoo kale cuna-qabateyn la saaray ,waxaana lagu eedeeyay dhaqdhaqaaqyo lagu taageerayo Daacishta Soomaaliya Xigasho:-Reuters News Agency PUNTLAND POST The post Maraykanka oo cuna-qabateyn saaray laba kamid ah shirkadaha waaweyn ee Puntland laga leeyahay iyo kuwa ajnabi ah. appeared first on Puntland Post.
  7. (Reuters) - The United States said on Friday it had imposed sanctions on three people and three companies in the Philippines, Turkey and Somalia that supported the Islamic State militant group, including a business that procured parts for unmanned aircraft. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu – IOM, the UN Migration Agency, in partnership with the Immigration and Naturalization Directorate of Somalia (IND), hosted a three-month long capacity building exercise, training 71 migration officials to enhance client service delivery and operations at the Mogadishu International Airport (MIA). The training included customer care and basic English language skills, and finished this last week (04/02). “Immigration officers’ role at the POE is valuable work; they are stationed at the check points and responsible to implement the country’s policy as well as regulations,” explained said Col. Mohammed Adam Jimcale (Kofi), Director General of the IND. “Foreign and domestic clients are in direct contact with our officers and it is to this end that IOM has supported the officers to improve their communication skills. I thank our government counterparts, the donor and IOM.” The trained immigration officers, all based at the MIA, benefited from one-month intensive classroom-based and on-the-job training. Apart from the adult learning approaches employed to optimize learning, the trainees also had access to an online platform where additional course material and videos were posted for their use. Training was tailored to mirror the typical scenarios and conversations that commonly occur between travellers and immigration officers at MIA, rendering the lessons relevant and practical for adoption at work. Speaking at the closing ceremony, IOM Somalia Immigration and Border Management Programme Officer Stephen Matete said: “IOM continues to work with the Federal Government, to improve essential migration management capacities through training of hundreds of immigration and security officers, provision of equipment and IT systems for passenger inspections, development of the department through diaspora placements and rehabilitation of major regional ports-of-entry.” Immigration officers are at the front line in identifying and dealing with crimes related to illegal immigration. Enhanced communication among officers enables them to effectively enforce immigration law and best protect the interests of the country as they carry out IND’s mission at their posts of duty. The close to 4,000 mixed migrants who arrive at, depart from and transit through Mogadishu International Airport each week are to benefit from enhanced service delivery at the Point of Entry. IOM
  9. It’s a classic immigrant story: a young enterprising person leaves home in search of opportunity. She moves to a different country, finds a job, works hard and moves up the career ladder (or “jungle gym”, as it is sometimes referred to in Silicon Valley). Despite the unfamiliar cultural and linguistic terrain, this newly minted professional finds success. Maybe she builds her own company or goes on to join or invest in others. Once rooted in her new home, she feels a sense of gratitude and deep loyalty towards her adoptive country. She also feels a sense of responsibility toward those left behind; she wants to give back but isn’t going to move back. Source: Hiiraan Online
  10. President Uhuru Kenyatta on Thursday praised Kenya Defence Force’s strategies in fighting Al-Shabaab, saying they had borne fruit because the terror gang had failed to carry out any major attack in the country in the last two years. Source: Hiiraan Online
  11. COLUMBUS, Ohio -A family in Columbus is celebrating possibly the happiest moment of their lives. Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu – IOM, the UN Migration Agency, in partnership with the Immigration and Naturalization Directorate of Somalia (IND), hosted a three-month long capacity building exercise, training 71 migration officials to enhance client service delivery and operations at the Mogadishu International Airport (MIA). Source: Hiiraan Online
  13. NAIROBI, Feb. 8 (Xinhua) -- Reduced attacks by the Somali militant group Al-Shabaab on the Kenyan soil helped the country grow tourism numbers by 9.8 percent in 2017, a senior government official said here on Thursday. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) - President Mohamed Abdullahi Farmaajo has spoken out for the first time about the rendition of former ONLF commander, Colonel Abdikarim Musa Qalbi-Dhagah. Source: Hiiraan Online
  15. Earlier, a proposal was already passed to make rape punishable. Street scene in Somaliland. Somaliland, the country in the Horn of Africa that separated from Somalia in 1991, is taking steps forward in the protection of girls and women. Last month the parliament adopted a proposal to make rape punishable. And this week, the Ministry of Religious Affairs announced a fatwa against female genital mutilation, according to the Voice of America channel. Somaliland, about four million inhabitants, is predominantly sunni. So far, rape is not punishable and victims were often forced to marry their attacker to prevent public humiliation. The parliament was elected directly in 2005 for the first time. If the bill is ratified by the more conservative House of the Elderly, with traditional clan leaders, rapists can get up to 30 years in prison. The scope of the fatwa against circumcision is unclear. The text refers to a prohibition of “all forms of circumcision that are in conflict with religion” – including heavy forms of genital mutilation such as the cutting away of parts of the sexual organ and the (partially) stitching of the vagina. That is not unusual in the region. When a girl undergoes such circumcision, she is entitled to compensation, according to the text. Who has to pay is unclear. NRC
  16. Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed(Farmaajo) ayaa markii u horraysay ka hadlay dhiibistii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ahaa sarkaal a tirsan Jabhadda ONLF,kaasoo bishii Agoosto ee sannadkii tegay ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay dalka Ethiopia. Sarkaalka Ethiopia loo dhiibay ee Cabdikariin Qalbi-dhagax ayaa ka tirsanaa guddiga fulinta ONLF,isagoo horay uga mid ahaan jiray militariga Soomaaliya,islamarkaana ku dhaawacmay dagaal Ethiopia looga difaacayey degmada Galdogob ee gobolka Mudug,sida ay xaqiijisay jabhadda ONLF. Dhiibista sarkaalkan ayaa waxaa ka dhashay caro ballaaran iyo cadaadis xukuumadda Farmaajo uga yimid shacabka Soomaaliyeed,waxaana madaxda dalka xilligaasi lagu eedeeyay khiyaano qaran,balse golaha xukuumadda Soomaaliya,ayaa muddo kadib go’aan ka soo saaray dhiibista Qalbi-dhagax,waxayna sheegeen in khatar ku ahaa amniga dalka. Dhinaca kale Baarlamanka Soomaaliya ayaa go’aan ka duwan xilligaasi ka soo saaray arrinta Qalbi-dhagax,isagoo sharci-darro ku tilmaamay dhiibista sarkaalkan,maadaama aysan Dastuurk dalka meelna kaga qorneyn in qof Soomaali ah loo dhiibo dal kale. Haddaba Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed(Farmaajo) ayaa markii u horraysay muddo lix bilood ku dhow ka hadlay dhiibista Qalbi-dhagax,wuxuuna sheegay in go’aanka Baarlamanka Soomaaliya ka soo saaray arrintaas uu kama dambaysay yahay. “Su’aashaasi runtii waa su’aal muhiim ah, waxaan ognahay in baarlamaanka ay ku sameeyeen dood, ayna kasoo saareen warbixin, ayna u codeeyeen, maxaa yeelay iyagu waxaa weeye, waa hay’adda ugu saraysa ee sharci dajinta, markay codeeyeene waxay gaareen go’aan, waxaan aaminsanahay in go’aankaasi uu yahay kama dambeys”,ayuu yiri Farmajo oo ka jawaabayey su’aal ay dhegaystayaashu weydiiiyeen xilli uu wareysi gaar ah siinayey BBC Somali. Hadalka madaxweyne Farmaajo ayaa loo fasiran karaa in uu dhiibista Qalbi-dhagax ka aaminsanyahay sharci-darro,maadaama go’aanka Baarlamanka Soomaaliya sidaasi ahaa,isaguna uu haatan taageeray. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo taageeray go’aankii Baarlamanka Somalia ka qaatay dhiibistii Qalbi-dhagax. appeared first on Puntland Post.
  17. Human eggs have been grown in the laboratory for the first time, say researchers at the University of Edinburgh. Source: Hiiraan Online
  18. Over 740 prisoners have been pardoned by Ethiopian authorities as part of a political reform move to foster national unity. Source: Hiiraan Online
  19. Instagram is testing a feature that finally lets users share others people's public posts to their stories. Source: Hiiraan Online
  20. 2017 was a year of investigations for U.S. Africa Command (AFRICOM). There was the investigation of the two-star commander of U.S. Army Africa who allegedly sent racy texts to an enlisted man’s wife. Source: Hiiraan Online
  21. The US government slid into its second shutdown in three weeks early Friday after a senator in President Donald Trump's own Republican Party blocked a vote on a bipartisan budget deal before a midnight deadline. Source: Hiiraan Online
  22. Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo oo Xusayay Sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegtay MarkiibMadaxweynaha la doortay ayaa waxay ka dhici lahayd Magaalada Nairobi, Xafladaasoo isu badashay goob dagaaal. Kooxo ayidsan Cabdikariin Shiikh Muuse (Qalbi-dhagax oo Xukuumada Soomaaliya ay Sanadkii hore u gudbiyeen Dalka Otoobiya oo dambiyo Dagaal looga heystay ayaa Xaflada weerar Faadumo ah kusoo qaaday waxayna bilaabeen inay kala daadiyaan kuraastii, Miisaskii iyo waxyaabihii lagu sharaxay Hoolka Hotelka Bin Cali ee Magaalada Nairobi oo Xafladu ka dhacaysay. Ma jirin cid iska difaacday Weerarka oo shacabkii lagu casumay Goobta waxay la Bacaadweyn naftoosa, Kalayaac iyo sawaxan ayaana goobtii ka bilowday. Midka mid ah Kooxda Weerarka soo qaaday ayaa wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo Xukuumadiisu ay Itoobiya u gacanngaliyeen Nin Soomaali ah oo bilaa dambi ah. Cabdikariin Muuse Qalbidhagax waxaa in Mudo ah baadi goob ugu jiray Dowlada Itoobiya , Waxaana Sanadkii tagay lagasoo qabtay Gobolada dhexe ee Soomaaliya, waxaana soo qabashadiisa iska kaashadey Sirdoonka Itoobiya iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.
  23. Al-Shabaab militants have been training clan elders in southern Somalia on how to use guns to shoot accurately, in the latest attempt by the jihadists to win the hearts of residents, media outlets affiliated by the group have reported. Source: Hiiraan Online