-
Content Count
211,301 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Garoowe (Caasimada Online)-Waxaa weli socda gurmadka lagu doonaayo in lagu badbaadiyo Dooni weyn kusoo caarisay Xeebta magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Doonidan oo qaar kamid ah alaabihii saarnaa ku qubtay Badda ayaa waxaa iminka xooga la saarayaa sida lagu badbaadin lahaa alaabaha badqaba ee saran Doonida. Doonida ayaa u raran ganacsato Soomaaliyeed waxaana la xaqiijiyay in rarka saran uu yahay ilaa 10 Milyan oo dollarka Mareykanka ah. Howlgalka lagu badbaadinaayo doontaasi ayaa socdo ku dhawaad todobaad,Doontaan oo cilad ku timid, ayaa markeedii hore loo diiday inay ku xirato Dakadda Magaalada Boosaaso. Ganacsatada iyo dad weynaha ayaa caro tuur iyo Kunteenaro laga buuxiyay carro dhigay inta u dhexeysa Doonida ilaa Xeebta, iyadoo ujeedka uu yahay badbaadinta Hantida saran Doonida. Doonida ayaa waxaa saran Gaadiid kuwaa oo sababta ugu weyn u noqday inay caariso doonida, waxaana suuragal ah in ilaa iyo bari lagu soo afmeero caro tuurka loo sameynaayo Doonida. The post Sawirro: Halkee ayuu marayaa qorshaha badbaadinta Doonida kusoo caarisay Xeebta Bosaso appeared first on Caasimada Online.
-
BURAO–A verdict passed by Togder regional court saw the destruction of 904 of liters of alcoholic drink which security forces impounded in different places in Togdher region for past couple of days. Regional police in Burao, the provincial capital in carrying out the court’s verdict have burnt hashish that resident in the town have grown two residential houses in Burao. The mission behind the Hashish was to sell to local consumers in Buroa according to reports. Togder regional attorney general, Hon. Jama Said Du’ale has said that Kilo and half Hashish has been planted in residential places in Burao. He also announced that two vehicles which were captured transporting has been fined.
-
Shirka kor uqaadida Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq- maasuqa iyo doorka ay qaadankaran dhaliinyaradda kasoo baxday jaamacadaha puntland ayaa maanta lagu qabatay magaalada Garowe. shirkan ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ka socota dowladda Puntland dhalinyada wax kabarta jaamacadaha iyo Marti sharafkale. Agaasimaha hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa dowladda Puntland,Cabdiraxmaan Cali Guureeye oo shirka ka kadlay ayaa sheegay in dhalinyarada aqoon-yahanka ah ay door shariif ah ka qaadan karaan cirib-tirka Musuq-maasuqa iyo hirgelinta Maamul wanaagga,isagoo dhalinyarada ku boorriyay in ay doorkaasi ciyaaraan. Dhinaca kale Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dowladda Puntland,Axmed Cabdalle Tigaana ayaa isaguna dhalinyarada ugu baaqay in kacdoon lagu qaado Musuq-maasuqa,islamarkaana ay laga shaqeeyo hirgelinta Maamul wanaagga. Mudane. Tigaana ayaa sidoo kale sheegay in wasaaraddiisu ay doorka kaga aaddan ka qaadanayso la-dagaallanka Musuq-maasuqa iyo hirgelinta Maamul wanaag ka hana qaada degaannada Puntland. Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa dowladda Puntland ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku hawlaneyd shirar ra’yi wadaag ah oo ku saabsan la-dagaallanka Musuq-maasuqa iyo hirgelinta Maamul wanaag,iyadoo arrintaasi ay shaqo ballaaran ka qabatay. Halkaan ka eeg sawirada PUNTLAND POST The post Shir ku saabsan sare doorka Dhalinyarada ee la-dagaallanka Musuq maasuqa oo Garoowe lagu qabtay. appeared first on Puntland Post.
-
Somaliland is faced with shortage of Khat, a herbal stimulant after Ethiopia has stopped the khat much widely consumed in Somaliland major towns. Today was a hard day for Khat consumers in Hargeisa as they wandered on and off the major markets where Khat is sold in order to get a bit to reduce the sleeplessness. Consumers have faced a tough time to buy an expensive Khat which has skyrocketed due to the shortage. The price of Kilo of Khat has increased from 50, 000 Shillings to 150, 000 Shillings according to Khat sellers in Hargeisa. Crowd of Khat consumers have tried to loot the herbal stimulant that has arrived in the market but police have fioled the attempt and brought the situation under control. It is said that Ethiopia announced three-day stoppage of Khat export to Somaliland due to the marking Nations, Nationalities and People’s Day in Ethiopia. There is another report which has confirmed that there is an ethnic Oromo and Somali clashes that halted the khat trade between Somaliland and Ethiopia.
-
Iyadoo laga duulaayo hadafka ah shaqaaleysiinta dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa Xukuumadda waxa ay sheegtay maamul Goboledyada dalka in laga rabo soo dalbashada dhaqaale ku aadan shaqo abuur loogu sameyo Dhalinyarada ku nool Gobolada dalka iyo Gobolka Banaadir. Qorshuhu waxa uu yahay in Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay soo Codsadaan Lacag lagu horumarinayo Goboladda iyadoo ay Caddahay shaqada lagu qabanayo. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Craxmaan Ducaalle Bayle oo Codka Xukuumadda ku hadlayey ayaa sheegay in qorshahaan la rabo in uu u dhaco qaab daah furan. Wasiir Bayle ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay dhaqaalaha u kordhin doonto Maamulkii si hufan ugu shaqeeya dhaqaalaha Hormarinta iyo Shaqa abuurka loogu talagalay. Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr sheegtay in qaadayso tallaaba kasta oo shaqa abuur dhalinyarada Soomaaliyeed loogu sameyn karo iyagoo jooga deeganadooda
-
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa cambaareysay xarigga Maamulka Somaliland u geystay wiil iyo Gabar ay ku xirtay Magaalada Hargeysa. Maamulka Somaliland ayaa xiray Gabar lagu magacaabo Naciimo Axmed Ibraahim (Qorane) iyo Maxamed Keyse Maxamuud,kuwaas oo Somaliland u heysato in ay aaminsanyihiin aragtida Somaliweyn. Labada Qof ee dhallinyarada ah ayaa ka soo jeeda degaannada Somaliland waxaana Naciimo ka mid tahay dhallinyarada gabya ee jecel midnimada Soomaaliya halka Keyse Somaliland ku heysato buug uu ka qoray Madaxweynaha Soomaaliya oo uu ku bogaadinayay. Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya war ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayey ku cambaareysay xarigga dhallinyaradaas waxaana xukuumadda Somaliland ugu baaqday in ay ilaaliso xorriyadda hadalka.
-
MOGADISHU, Somalia, 13th February, 2018 — Mohammed Ahmed Othman, UAE Ambassador to Somalia, yesterday (Monday) met with Mohamed Abdi Hayir, Minister of Commerce and Industry of Somalia, at the UAE Embassy in Mogadishu. The two officials discussed bilateral relations and ways to further develop them in various fields, especially in the economic sector. They also reviewed ways of enhancing trade cooperation between the two countries. The UAE Ambassador congratulated the Somali Minister on assuming his new position and wished him success in his new duties. The Somali Minister, in turn, expressed his thanks and appreciation to the UAE for its continuous support to Somalia in the development, economic and humanitarian fields, pointing to the deep trade relations between the two countries. He also praised the positive role of the UAE in supporting and strengthening the Somali economy, saying that the UAE is Somalia’s primary trading partner and main outlet to the rest of the world. They also discussed ways to open new horizons in trade and economic cooperation between the two countries in investment and trade, especially in livestock, agriculture, energy, infrastructure and air transport and increase the volume of trade exchange. WAM
-
Ruman Abdi, 10, and Maryam Ahmed, 11, hand autographed copies of “Baro Af-Soomaali” to a buyer during the launch for the Somali alphabet book at the NewHolly Gathering Hall in Southeast Seattle on Friday. (Courtney Pedroza/The Seattle Times) The Seattle families brought in family possessions, rooted in Somali culture, to be photographed to appear alongside the appropriate letter of the alphabet. The plan now is to distribute 1,000 copies of “Baro Af-Soomaali” locally, before marketing the book more broadly. Over meals of traditional food and tea, five Somali mothers and their children gathered in their NewHolly neighborhood this past year to create a children’s book. Necessity was the mother of invention for these families as they decided to do something about the fact that even in Seattle — where the Somali community is among the largest in the nation — there aren’t enough books in Somali. The Seattle Public Library has about 200 books in Somali, according to the library system, and under half are children’s books. There are very few board books. Packed into the NewHolly Gathering Hall in Southeast Seattle, a crowd of hundreds celebrated the launch Friday of the new children’s alphabet board book, “Baro Af-Soomaali,” for the Seattle Public Library system and beyond. The title translates to “learn English.” The overarching goal of the project: to provide a tool for Somali parents who want to share their culture while teaching their children English. During their workshops, each family was assigned letters and began creating artwork for the book. They brought in family possessions, rooted in Somali culture, to be photographed to appear alongside the appropriate letter of the alphabet. Next to “D,” for instance, is the word “Dambiil” and a picture of a basket. Project leaders plan to distribute 1,000 copies of “Baro Af-Soomaali” locally, before marketing it to libraries, schools and retailers across the country and globe, according to the library system and Seattle Housing Authority. The book will also be available as a free PDF download on the system’s website. The book was funded in part by The Seattle Public Library Foundation, the Bill & Melinda Gates Foundation, and Race to the Top Deep Dive 3 with Puget Sound Educational Service District and Community Center for Education Results. Seattle Times
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar ayaa sheegay in booqashadii madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu ku yimid Soomaaliya 19 August 2011-kii, ay badashay mustaqbalka dalka, ayna soo nooleysay rajadii shacabka Soomaaliyeed. Bekar waxa uu tilmaamay in Turkiga uu si weyn uga qeyb qaatay horumarka Soomaaliya intii lagu guda jiray afartii sano ee ugu dambeysay, isaga oo ka fuliyey mashaariica kala duwan, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, Caafimaadka, Beeraha, Kaabayaasha dhaqaalaha iyo gargaarka. Safiirka Turkiga waxa uu intaasi ku daray “Ujeedkeenna waa horumarinta bani’aadanimada iyo in xal loo helo dhibaatooyinka ay ka cabanayaan walaalaheenna Soomaaliya iyo in naloshooda ay ku soo laabato sidii hore ee dabiiciga aheyd, waan sii wadeynaa shaqadeenna iyo talaabooyinkeena ku aadan dhinacaani”. Waxa uu tilmaamay in shaqada Turkiga ee Soomaaliya aysan ku ekeen guud ahaan hay’adaha dowladda, balse ay ka qeyb qaateen iskaashiga ay la sameeyeen ururada bulshada iyo hantida guud iyo midda gaarka loo leeyahay. Waxa uu sheegay in hay’adaha Turkiga, oo ay ka midka yihiin Istanbul Metropolitan Municipality iyo bisha cas ee Turkiga ay ka qeyb qaateen badalidda magaalada Muqdisho in ay u badalaan magaalo barwaaqo, ka dib markii in badan oo ka mid ah magaalada ay ka cabaneysay dhibaatooyin la xiriira, dhanka nadaafadda, dayacaada iyo amni darrada, kaasi oo ka dhigaya in mooralka dadka uu soo wanaagsanaado. Safiirka Turkiga, waxaa uu ka hadlay dhibaatooyinka ay ka sheeganayaan hay’adaha dowladda Soomaaliya tan iyo sanadkii 1991, markaas oo ay socdeen loolanno gudaha ah, waxa uu sheegay in loo baahanyahay in la kordhiyo awoodaha hay’adaha dowladda si ay shacabka ugu adeegaan. Safiir Bekar waxa uu sheegay in hogaanka ciidamada Turkiga ee jooga Soomaaliya ay si weyn uga qeyb-qaataan tobabaridaa ciidamada Soomaaliya ee dhanka amniga. Waxaa uu cadeeyay in saldhigga Turkiga ee ku yaallo Soomaaliya uusan aheyn saldhig millatari, balse uu yahay xarun tobabar oo bahwadaag ay Soomaaliya kula yihiin, warbaahinta ay arrintaasi isku qalado. Waxa uu carabka ku adkeeyay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar in ciidamada lagu siiyo tobabarka xarunta Turkiga ay ahaan doonaan laf dhabarta ciidamada Soomaaliya xilliyada soo socda,ayna tahay tallaabo sax ah oo keeneysa kalsoonida iyo taageerada aragtida guud ee Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya: Saldhig Militari nooguma yaallo Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Agaasimaha guud ee wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa ku gacan seyray wareegto xilka looga qaaday oo kasoo baxday wasiirka wasaaradaasi iyo eedeyn musuq ah oo loo jeediyay. Qoraal jawaab celin ah oo uu soo saaray maanta agaasimaha guud ayuu ku sheegay in wasiirka Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) aanu awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku daray in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo maro. Agaasimaha ayaa sheegay in shaqo joojin uun uu sameyn karay Wasiir Maareeye, wuxuuna qoraalkiisa oo loo kala diray xafiisyo kala duwan oo ay ku jiraan kan madxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha uu si weyn ugu beeniyay oo uu been abuur ku tilmaamay eedaha wasiir Maareeye u jeediyay. HOOS KA AKHRISO QORAALKA AGAASIMAHA Tixraac warqadda summadeedu tahay summad wgw/ xw 14/,2018 Kuna tariikheysan 10.2.2018 kana soobaxday xafiiska wasiirka ganacsiga iyo warashada nuxurkeeduna ahaa shaqa ka joojin iyo xilkaqadis Mudane wasiir waan aqbalay shaqo ka joojinta aad ii soo jeedisay waana awoodaha wasiirka Dhan kakale xilkaqadista agaasimaha guud ee aad ii soo gudbisay ka ma mid aha awoodaha Wasiir Waxaan ahay agaasimaha guud oo heysta ansixinta golaha wasiiirada ee ku tariiqeysan 11.02.2018 Islamarkaana helay digreeto madaxweyne oo ku tariqeysan 08/07/2018 sidaa darteed waxaa xilka sirasmi ah igaga qaadi kara madaxda sare ee dowlada Madaxweynaha ama Ra’iisul wasaaraha Sida kucad dastuurka dalka markuu dhammaado habraaca xilka qaadista si sharci ah waxaana diyaar in xilka aan k uwareejiyo sifa sharci ah inta ka horeysana waxaan ahay agaasimah guud ee wasarada Mudane wasiir anigoo xushmad kuu haya waxaad hareer martay sharciga shaqaalaha rayidka ee qaranka (sharciga no. 11) qodabadiisa 45aad iyo 46aad sidookale waxaad tixgelin weyday dastuur kumeelgaarka ah qodobka 115aad iyo 116aad oo ka hadlaya wajibaadka iyo ilaalinta xaquuqda shaqaalaha rayidka ee dowlada Mudane Wasiir waxaan kula socodsiinaya waxaan lasoo shaqeeyay 10 wasiir wasiiru dowle iyo wasiir kuxigeen oo kaa horeeyay oo ilaa hadda qaar shaqeynaya mana aanan sheegin waxyaabaha aad ku sheegtay warqadada ee eedeymaha, waana markii ugu horeysay muddo 9 sano oo aan ka shaqeynaayay oo khilafkedu bannaanka usoo baxo adigoo nala shaqeynaya bil iyo laba maalin Waxqabadkii ugu muhiimsana waxaa kamid ahaa dhismaha wasdaradda maanta aan ku shaqeyneeno inaga iyo wasaradaha kale iyo sameynta sharciyadda lagu shaqeeyo hada Mudane wasiir waxaad ii soo jeedisay eedeymo dhamaantood aanay waxba kajirin madaama ay jirto sameynta shardciga waxaa lagaaga fadhiyaa caddeymo ku qotomo (hanti dhowr iyo garsoor) Sida marar badan soo laablaabatay oo ah awood sheegashada agaasimayaasha ay ku sameeyen wasiiraddoodu waxaan kacodsanayaa madaxweyna iyo ra iisulwasaraha in ay arintaan soo fara geliyaan si ay xal ugu noqoto khilaafad danbe dowlada madxweyna farmaajo iyo xukumada ra iisul wasaare kheyre ee nabad iyo nolol waxay ku baqeen hirgilint sareynta sharciga Dhammaan hay’adaha ay warqadan ku socoto iyo kuwa ay ogeysiinta ku tahayba waxaan ka codsanayaa in ay arintan sida ugu dhaqsiyaha badan u soo farageliyaan madaama aan ahay masuul dowladeed oo sharaftiisa dastuuriga meel looga dhacay iyadoo loo adegsanaya awood dowladed oo xil ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga oo diiday xil ka qaadis lagu sameeyay, Jawaab kululna udiray Wasiir Maareeye appeared first on Caasimada Online.
-
Switzerland is ready to host talks between the Federal Government of Somalia and the breakaway Somaliland, official said. Somaliland Foreign minister Sa’aad Ali Shire told the media in Hargeisa, the capital of the breakaway state on Saturday, that the talks would be held soon, without giving specific dates. “The talks between the two sides will restart in Switzerland soon,” he said. However, Dr Shire stated that a preliminary meeting between presidents Mohamed Abdullahi Farmajo of Somalia and Somaliland Muse Bihi Abdi of Somalland, would be held in neighbouring Djibouti. “The two sides will set the agenda of the talks in Switzerland during the preliminary discussions in Djibouti,” said Dr Shire. A London conference on Somalia in May 2013 welcomed the dialogue between the Federal Government and Somaliland in Ankara, Turkey in the preceding month, to clarify their future relationship. Conference participants encouraged further talks between the two sides. While Mogadishu insists on the unity of Somalia as paramount, the leaders of the self-declared Republic of Somaliland want to secure secession it declared in May 1991. Somaliland is the authority that governs the territory formerly known as British Somaliland Protectorate, which joined with the former Italian-ruled Somalia, to form the Republic of Somalia on July 1, 1960. Although Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia, the region remains unrecognised by the international community. East African Standard
-
Awdheegle (Caasimadda Online) – Dagaalamayaasha Al-Shabaab ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ku dhawaad 100 qof ay ku qabtayn Howlgal ay ka sameeyeen degmada Awdheegle ee shabeelaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in 76 qof oo isugu jira Carruur iyo dad waayeelo ah ay ku xirayn degmadaasi, dadka la xiray ayaa la sheegay in intooda badan ay ahaayeen dadkii shalay Ciidamada Dowladda hadalka u jeediyeen markii ay qabsadeyn Degmadaasi. Shabaab ayaa dadkaan isugu geeyay barxad ku taala Awdheegle waxayn ku tilmaamayn shacab laba wajiile ah, lama oga nuuca ciqaabta ay marsiin doonaan balse waxaa jira walaac laga qabo sida dadkaasi ka yeeli doonaan Shabaab. Ciidamada Dowladda ayaa shacabka Awdheegle shalay la kulmay waxayna qaar ka mid ah shacabka ku wareejiyeen Ciidamada qalab ay ka mid ahaayeen Moobeelo Sim-cards iyo agabyo kale. Mas’uuliyiinta gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Ciidamada iyo saraakiishooda ku eedeeyay mas’uuliyad darro maadaama halis geliyeen amaanka dadkiii ku noolaa goobihii ay ka soo laabtayn. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Shabaab oo ku dhawaad 100 qof ku xiray Awdheegle iyo sababta ka dambeyso appeared first on Caasimada Online.
-
Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed. Daahfurka mashruucan oo ah mid loogu tala galay habka shaqo Abuurka loogu sameyn karo dhalinyaradda Soomaaliyeed iyo kaalinta horumarinta Dalka islamarkaana laga qeyb qaato sidii Dalka looga fulin lahaa mashaariic waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed. Xubno ka socday Dowladd Gobaleedyadda xubnaha ka ah Dowladda Dhaxe iyo Gobalka Banaadir ayaa si isku mid ah isugu raacay in muhiim ay tahay in laga wadda qeyb qaato horumarka dalka iyo sidii Dhalinyaradda Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa shaqo si looga badbaadiyo tahriibka iyo ku biirista kooxaha arggagixisada. C/risaaq Mohamed Abuukar Ku xigeenka xisaabiyaha guud ee Qaranka oo ka hadlay madasha daahfurka mashruucan shaqo Abuurka ayaa shegaay in xafiiska xisaabiyaha guud uu mar waliba diyaar u yahay ka shaqeynta shaqo abuurka iyo howlaha guud ee lagu horumarinayo dalka. Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaashi ayaa sheegay in muhiim ay tahay in mar waliba laga qeyb qaato shaqo abuurka Dhalinyaradda. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Feraalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo Daahfuray mashruucan ayaa siweyn uga hadlay ujeedka mashruucani. ‘’Waxaa loo baahan yahay kordhinta wax soo saarka Dalka iyo shaqo abuurka loo sameeyo Dhalinyradda Soomaaliyeed,si ay ugu qeyb qataan hormarka iyo mustaqbalka dalka’’. Ayuu Yiri Wasiir Beyle. ___DHAMMAAD_____ The post Wasiirka Maaliyadda XFS oo daah furay mashruuc shaqo loogu abuurayo Dhalinyarada appeared first on Puntland Post.
-
HARGEISA– A delegation from Oman travels to Hargeisa to seek the prospects of investment chances in Somalland. The delegation met with Somaliland Vice President, Abdirahman Sayli’i. The Omani delegation is interested in investing in Somaliland livestock according to reports.
-
A vessel from the PLA’s South Sea Fleet leaves its home port of Zhanjiang in Guangdong province en route to Djibouti. Photo: Chinese Navy The People’s Daily, China’s flagship party mouthpiece, ran a two-page feature on Sunday under the headline “Time is ripe for a maritime great power”, detailing the country’s naval buildup since 2012, the year that Xi Jinping took control of the Communist Party and the military. Liu Jixian, former head of the People’s Liberation Army Academy of Military Science, noted in a commentary that the PLA Navy now sails into waters way beyond its maritime territory as Beijing starts to project its heft and interest on other continents. Some of the countries in Africa and South Asia that are part of the ambitious Belt and Road Initiative are plagued with turmoil and terrorism, which means they require a greater PLA presence to safeguard Chinese personnel, interests, plus vital corridors that are planned or set to be built in more turbulent regions. But state media outlets have been discreet and usually avoid direct reference to overseas bases for the navy. Wu Qian, spokesperson for China’s Ministry of Defense, has sought to rectify foreign journalists’ choice of words in reports about the Chinese naval base in Djibouti. “It’s a non-military, logistic entrepôt for both PLA ships and other civilian vessels and it has no military role, none whatsoever,” Wu said. The PLA base taking shape in Djibouti. Photo: Google Maps The Chinese Navy leased land in the small east African country near the Gulf of Aden and the Red Sea to set up a base that it says will supply and replenish its vessels conducting anti-piracy patrols in the region. But some former PLA generals revealed that the force will build more bases and ports on foreign soil to boost its presence around the globe, just like the US Navy does. “More overseas bases will be built in the future to assist the navy to conduct operations globally,” former PLA admiral Xu Guangyu was quoted as saying in the Global Times. Xu is also a senior adviser to the China Arms Control and Disarmament Association. “There is no need to conceal the ambition. China has every jurisdiction to boost its navy now that it’s already a global power and the Djibouti base won’t be the only one.” Indeed, the next country tipped to host a new PLA base is Pakistan, which has been providing strategic defense facilities to the PLA for some time to protect the China-Pakistan Economic Corridor, which is a multi-billion-dollar development. The Chinese have helped to build a sizable deepwater port at Gwadar in the strategic Arabian Sea, and Chinese submarines have already been spotted in the port of Karachi. These outposts will help the PLA beef up patrols in the Indian Ocean to counter India and the US, as well as protect routes plied by Chinese vessels. Philippine President Rodrigo Duterte stands in front of Philippine (right) and Chinese national flags during a tour by the Chinese guided missile frigate Changchun when it docked at the port at Davao on May 1, 2017. Photo: AFP / PPD/ Simeon Celi Meanwhile, there has been a commotion since rumors started to swirl that the Philippines may allow a Chinese state-funded think tank to conduct “scientific” research at Benham Rise on its eastern shore following the thaw in relations between the two countries over islands in the South China Sea. Although there is little likelihood of Manila agreeing to a PLA base at Benham Rise, astride the strait between Luzon in the north of the Philippines and southern Taiwan, is one of the main passageways for naval ships out of the South China Sea to the Pacific Ocean. It is also situated in the center of the Second Island Chain and allows ships to potentially reach crucial US air and navy bases at Guam. Asia Times
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar ku qaaday Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, isagoo sheegay hadal kasoo yeeray inuusan ahayn mid mas’uulk dowladeed ku hadlo. “Waa wax aad looga xumaado hadalka kasoo yeeray Wasiirka Maaliyada ee ah: in Ganacsatada reer Muqdisho haddii aysan bixinayn lacagta lagu soo rogay ay badeecadooda kala soo dagaan Dekadda Kismaayo. Hadalkaasi ma ahan hadal qof mas’uul dowladeed ah uu ku hadlo, waana in Wasiirku raali gelin ka bixiyaa..” ayuu yiri Xildhibaanka oo ka mida mucaaradka dowladda uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Xildhibaan Mahad Salaad ayaa uga digey Wasaarada Maaliyada inay qaado lacago baad ah oo aan waafaqsanayn nidaamka maaliyadeed ee dalka u yaala, sida uu yiri, isagoo ku dooday inuusan diidaneyn in dowladu canshuur qaado laakin canshuurtu ay leedahay sharciyad lagu qaado. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaan Mahad Salaad oo weerar ku qaaday Wasiirka Maaliyadda “Wasiirku waa inuu raaligelin bixiyaa..” appeared first on Caasimada Online.
-
By: Amiira HARGEISA–Ministry for Agricultural Development on Tuesday launched scheme for the conservation of water and soil and will be benefited by Lafta Boqor village. German Investment and Development Bank (KFW) has funded the project which is about to run for five years. The project is for the protection of soil where erosion has occurred and the mission behind it is to conserve water and soil so that it retains minerals which has been eroded by running water. The short term goal is to see that the place will be benefited for boosting local food production as being of the key priorities of the agriculture ministry as far as the national development plan is concerned. The Director General of the Agriculture ministry, Mr. Mohamed Elmi Adan leading a delegation consisting of Gebiley Mayor and the head of the agency which is implementing the project held face to face meeting with community leaders in Lafta Boqor village. The ministry officials have explained to local community leaders the significance of the project for conserving water and soil so that the farms should retain their fertility. The Director General has urged farming communities in Lafta Boqor to fully benefit from the project which will be carried out in the village. Local farming community said that that the new government restored hope and have seen strides taken in the right direction which aims to boost food production in Somaliland.
-
The International Court of Justice has allowed Somalia to file a response to a case in which it has sued Kenya over a maritime border. The move kick-starts a fresh round of arguments, which could determine the final flow of the border. The court Monday announced that Somalia should respond to Kenya’s claim that the current flow of the border should remain intact by June 18, after which Kenya will have another six months to respond. “The court issued this decision taking into account the views of the parties and the circumstances of the case. The subsequent procedure has been reserved for further decision,” said a statement from the court’s registry. Kenya’s plea On February 2 this year, presiding judge Ronny Abraham accepted Kenya’s plea to file a second round of arguments, which Nairobi said would take longer to prepare. This means the two countries will have another opportunity to argue before the court. Somalia sued Kenya in August 2014, saying the border between the two countries should extend diagonally into the sea, south of Kiunga and not eastwards as it is today. But Kenya has argued that this may also affect its sea border with Tanzania. The current border has existed largely as a result of Presidential Proclamation of 1979. When the case was presented to court last year in February, Kenya’s preliminary objections were dismissed. Kenya had argued that the court lacked jurisdiction and that the two countries had signed a memorandum of understanding to have the matter resolved through the UN Commission on the Limits of the Continental Shelf, something which Nairobi had claimed was not yet exhausted. Area in contest The area in contest is about 100,000 square kilometres, forming a triangle east of the Kenyan coast. In 2009, Kenya and Somalia had reached an MoU and deposited it at the UN. It proclaimed that the sea border should run eastwards. But the case is also influenced by the suspected oil deposits in the contested area. Somalia had argued that Kenya was prospecting in the area, something that could expose Somali resources to exploitation should it win. In December, Kenya filed an argument before the Court saying the matter can best be handled through the United Nations Convention on the Law of the Sea (UNCLOS) and insisted its continued exploration, fishing and other activity in the disputed area is based on a bilateral decree issued by the countries’ leaders in 1979. Daily Nation
-
Baydhabo (Caasimadda Online) – Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha, taasoo lagu wado inay dhisto, isla-markaana ballaariso Dekedaha Magaalooyinka Marka iyo Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose. Sida uu qorshuhu yahay Shirkadda SIIH (Silkroad International Industry Holding) oo bahwadaag la ah Shirkadda Damerjog oo laga leeyahay dalka Jabuuti ayaa marka hore dhisi doonto dekedda ku taala Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ee Magaalada Marka. Silkroad International Industry Holding ayaa dhismaha Dekedda Magaalada Marka bilaabi doonto sanadkan gudahiisa. Heshiiskan oo mid saddex geesood ahaa ayaa waxaa Isniintii shalay Magaalada Djibouti ku wada gaaray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Gudoomiyaha Maamulka Dekedaha Jabuuti, Abuubakar Cumar Hadi iyo mas’uuliyiin ka socday Shirkadda SIIH. Munaasabadda heshiiskan lagu kala saxiixday ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno uu ka mid yahay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Somaliya, Danjire Aadan Xasan Aadan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kala socotaa qorshaha shirkad Shiinaha laga leeyahay loogu wareejiyey dhismaha Dekadaha Marka iyo Baraawe? appeared first on Caasimada Online.
-
Somaliland’s new president, Hon. Musa Bihi Abdi has granted a presidential pardon to Somalia’s foreign minister, Mr. Mohamed Abdilahi Omar who served as the FM during the 2010-2012 government under ex-president Sheikh Sharif. Mr. Mohamed Abdilahi Omar hails from the well known family of Abdilahi Omar who are Somalilanders by birth. As confirmed by sources that the ex-FM has relinquished his federalism belief and that has paved the way to make a return to his homeland, Somaliland. The former Somalia’s FM arrived in Hargeisa yesterday after the incumbent president has accepted the request from Mr. Mohamed and was granted a pardon. Mr. Mohamed is not the first politicians who give up the federalism notion but there were previous politicians who were from Somaliland and were pardoned by former presidents. Mr. Mohamed has lived in the UK and has returned to Somaliland. He holds dual nationality of being British citizen. He is one of the sibling of well known Hon. Rage Omar and Ms. Ruqia Omar.
-
Nairobi (Caasimadda Online) – Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la galeyso jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed, kana socda magaalada Nairobi. Faarax Macalin ayaa sheegay in heshiisay Itoobiya ka raadineyso ONLF xilligan uu yahay mid ay ku dooneyso inay dan gaara ku gaarto si culeyska uga heysta qowmiyadaha kale ay ugu jeesato, wuxuuna ka digay inuu mari doono halkii ay mareen heshiisyadii hore. halkaan hoose ka daawo Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muuqaal: Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, kana halday Xaqiiqada Itoobiya appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland Ahmed Mohamed islaam iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Mudane Abdi Mohamud Omar ayaa saakay ku kulmay magaaalada Nairobi, halkaas oo uu ka socda shir lagu wada hadal siinayo dowladda Etgiopia iyo jabhadda hubaysan ee ONLF. Shirkaan ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo laganasoo saaro heshiis taariikhihi oo dhabada u xaaridoona sidii loosoo afjari lahaa colaada dhextaala dowladda Ethiopia iyo ONLF, taasoo muddo dheer soo jiitamaysay, horeyna loogu guulaysan waayay in heshiis laga gaaro. Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa Nairobi u tagay sidii uu qeyb uga qaadan lahaa wada hadalkaan islamarkaana uu goob joog uga noqon lahaa heshiiska labada dhinac ay gaareen. Puntlandi.com
-
Abdulahi Hasan Sharif faces a string of charges in connection with the Sept. 30 attacks, including five counts of attempted murder. Source: Hiiraan Online