Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,254
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. HORDHAC Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisi Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. ROBERT MUGABE VS ZANU-PF Intaa kabacdi, dadka arimaha siyaasada lasocda, waxeey wada ogyihiin dhacdadii ka dhacday dalka Zimbabwe, oo aheyd in kadib markii lagu wada kacay madaxweeynihii horee dalka Zimbabwe: mudane Robert Gabriel Mugabe, maadaama uu madaxweeyne-kuxigeenkiisii (Emmerson Mnangagwa) naftiisa ulacararay dalka Koonfur Africa, kadib markuu isaga baqay xaaska madaxweeyne Mugabe (Grace Ntombizodwa Mugabe), oo in eey xilka Madaxweeynenimo kadhaxasho rabtay seeygeeda, ayaa ugu dabeyn ciidamada dalka talada lawareegeen, una bandhigeen in uu si sharaf leh xukunka uga tago, maadaama uu yahay hogaamiyihii xoriyada dalka, eeyna dhibeeyso in eey bahdilaan odeygaa taariikhdaa weyn dalka kuleh. Waxeey uballanqaadeen in eey waxbadanoo wanaajin ah meel usaarayaan, sida: mushaarkiisa, caafimaadkiisa, amniga isaga iyo qoyskiisa…. Iwm, balse dhanka kale, haduu iska diido in uu xukunka kadago, waxeey usheegeen ineey codka kalsoonida kala noqonayaan baarlamaanka dhexdiisa. Maadaama isla ururkiisii ZANU-PF ee xukunka ku hayey, go’aansadeen in eey codka kalsooni-kalanoqoshada uqaadayaan, mudana odeyga is adkeeynayey, ayuu ugu dambeyn markuu ogaaday in aanu kabadbaadeeynin, marba hadii xitaa ururkiisii kacodeeynayo, ayuu isgaroowsaday, isna casilayoo xukunkii kadagay, intii baarlamaanka dhexdiisa lagu bahdili lahaa, illeen nin weeyni geeridiisa wuu yaqaanaaye. ZUMA VS ANC Waxaa jirtay dhacdo taa iyana la mid aheyd, oo kadhacday dalka Koonfur Afrika, kadib markii madaxweyne Jacob Gedleyihlekisa Zuma, lagusoo eedeeyey musuqmaasuq waalli ah, oo aheyd in qoyskiisa, qaraabadiisa, iyo asxaabtiisa eey aad uga macaasheen qandaraasyada dalka, dhaqaale xooganna kasameeyeen. Ururada mucaaradka wax weey kaqaadiwaayeen intuu heystey taageerada ama dulqaadka xisbigiisa ANC ee talada dalka haya. Ugu dambeyn isla ururkiisii ANC, ee kursiga madaxweeynenimada saaray, kuna hayey ayaa go’aansaday in eey kacodeeyndoonaan marka codka kalsooni-kalanoqoshada laqaadayo. Madaxweyne Zumo muduu is adkeeynayey, balse markeey ucadaatay in hade Baarlamaankoo dhan, oo ANC-dii kujirto codka kalsooni-kalanoqoshada uwada qaadayaan, ayuu isna go’aansaday in uu xilka katagoo iscasilo, intii baarlamaanka dhexdiisa lagu bahdili lahaa. JAWAARI VS KHEYRE IYO 193-XILDHIBAAN Go’aanka ah in uu Madaxweyne Farmaajo soodhexgalo, saacadihii ugu dambeyey “Aakhiru-Saac” ee laqaban lahaa kulankii Baarlamaanka, ee codka kalsooni kalanoqoshada ah, ee 193-Xildhibaan ugu qaadi lahaayeen Jawaari, iyadoo dagaal siyaasadeedoo faraha looga gubteyna raga ishayyaahi isla soomareen, wax sahlan ma aheyn. Saaxiibkii RW kheeyre iyo xitaa mustaqbalka siyaasadeed ee MD Farmaajo ayuuna halis weyn galinkaraa. Gaar ahaan Raysalwasaare Kheeyre. Bal xaaladan aqristoow qiimee: Dagaal adag ayaad gashay (Kheeyre), ninkii aad dagaallameeyseen (Jawaari), feer iyo faralaab ayaad iskala daasheen, markii goomanka idin wada barareen kadib, ayaa dhexda leysqabsaday. Wixii la isla raftaba, alleeylahe waad lagaday, markuu kuuliicay, oo aad dhulka usiiwado, ayaa saaxiibkaa (Farmaajo) idinkala qabtay, ama markaad dhulkaba dhigatay ayuu kuugadiyey! Bal kawaran marka, illeen waxa dhacay waa sidaa siyaasad ahaane. Madaxweeyne farmaajo waxaan rajeeynaya in uu kadharagsan yahay, fahmi karana in dagaalka kadhexeeya Jawaari iyo Kheeyre meel xun gaaray. Hadii soo dhexgalida MD Farmaajo darteed uu Jawaari kubadbaadana, waloow xaalku “Hakin” oo kaliya yahay, hadana cajalada mooshinnada dhanka kale ayey mudo kooban dibadeed urogmaneeysaa, taasoo ah in laga takhaluso RW Kheeyre iyo xukuumadiisa marka hore, marka taa lagu guuleeystana, waxaa xigidoona sidii Farmaajana looga takhalusi lahaa.Waa hubaal kalahari maayaan, illeen qorshuhu waasidaase. Waxaa warbaahinta qaar sheegtey, in inta aanu Madaxweeynaha Aakhiru-saaca hakinin kulanka baarlamaanka, ee codka kalsooni-kalanoqoshada loogu qaadi lahaa, uu Jawaari laxiriiray Madaxweynaha, kana codsaday in uu kulanka Baarlamaanka hakiyo, oo wadahadal iyo heshiis lamid ah kii Mugabe iyo Zuma uu dhacay, oo ahaa in si buuq iyo dhib la’aan ah uu isucasilayo, sidaana lagu heshiiyey, oo kulanka baarlamaanka laguhakiyey, balse markii kulankii lahakiyey, ayuu ugabaxay ballantii Madaxweynaha, illeen markii horaba in kulankaa uu kabadbaado ayaa hadafku ahaa’e. Qoraal uu Jawaari kubeeninayo in uu iscasilayo ayuuna degdeg usoosaaay. Madaxweeynuhu wuxuu qaatay go’aan siyaasad ahaan is haligid ah (Suicidal decision), waxaana go’aanka wada eebsankara saaxiibkii RW Kheeyre, kadibna isaga Madaxweeynaha ah. Maadaama kulankii halista ahaa uu Jawaari kaarto khayaano iyo qob-moos uga badbaadayna, wuxuu fursada uu hadda heysto galinayaa, siduu dhaqaale iyo ballanqaadyo Xildhibaanada ugu kala furfuri lahaa, isagoo kaashanaya saaxiibadiis CCC Sharmaarke, CC Shakuur, Fiqi, Mahad-Salaad, Odawadaa iyo inta kalee xildhibaannada Damjadiid. Waxaase dhanka kale iyagana hadda iyo koow haabhaabanaya gudoomiye kuxigeenka 1-aad: Muudeey, RW Kheeyre iyo Xildhibaanadii taageersanaa, oo fursadi ugu jirto in eey kulan qabanqaabiyaan inta aan xildhibaannadii taageersanaa lakala furfurin. Markastuu waqtigii laqaban lahaa kulanka siidheeraadana, waxeey fursad weyn utahay Jawaari iyo kooxdiisa. Gudoomiye Jawaarise wuxuu MD Farmaajo udhigay, duruus lama illaawaan ah. Khayaanadan mid la mid ah, hore ayuu Shariif Xasan ulasoo dheelay, xilligii xulista xubnaha baarlamaanka. Qoraa: C/Qaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor). Maamule-Kuxigeenkii hore ee Kulliyada Maamulka Iyo Dhaqaalaha, isla Kulliyadaana Macallin/Bare ka ahaa. Al-Madinah International University abdulkadirphd@hotmail.com. Minnesota-USA. Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  2. Homeless mother-of-three, Nimo, fled to Indonesia from Somalia after Islamists killed her family, but with prostitution as the only way to survive, she tearily says her life in Jakarta is "much harder" than her war-torn homeland. Indonesia has traditionally been a transit nation for asylum seekers but in recent months the UNHCR has been meeting with refugees to tell them they'll probably never be resettled somewhere else. That means people such as Nimo face the prospect of spending much longer in the country than they first anticipated. And, for many women, it means working as they'd never imagined - in the sex trade. Melbourne-based Human Rights Law Centre spokesman Daniel Webb says the suffering of refugees on our Australia's doorstep exposes the cruelty of the government's obsession with so-called deterrence. "The people our government secretly turns back or frightens away don't just vanish off the face of the earth - they're being forced to suffer elsewhere," he tells AAP. Nimo, a 32-year-old Somalian refugee, was forced into hiding after the local refugee community discovered she was working as a prostitute. Some in the conservative Muslim neighbourhood threatened her harm for betraying Islam's teachings. The homeless mother says she's ashamed of the work and is often beaten by men. "I would like to stop but I have no options," Nimo tells AAP. "If I don't there will be no food for my family." Nimo has fallen through the aid safety net. Some two-thirds of the 13,800 asylum seekers and refugees in Indonesia are dependent on aid or live in government-run immigration detention centres, according to the UN Refugee Agency. They're not allowed to work or access social security. Many sleep in the streets near Jakarta's already-full immigration detention centre or queue - day after day - at the UNHCR office seeking help. Others drift from one boarding house to the next begging for food. Some sleep on the steps of a local mosque. "I could never have imagined this life before," Nimo says. "There is no hope. I have children and I am a prostitute. This is a really bad life. It's much harder than Somalia." Nimo fled Somalia with her children after Islamists stoned her younger sister to death and then turned their guns on the rest of her family. She was shot during one attack. Her 10-day journey through Dubai and Kuala Lumpur, and across the Malacca Strait, ended after a two-day bus ride to the Indonesian capital in 2015. Her appeals for help from NGOs and the UNHCR have been refused. During a recent interview - to discuss her sex work - no assistance was offered. Instead, she was lectured about breaking local laws, and the health risks of prostitution. UNHCR Indonesia representative Thomas Vargas says recent humanitarian emergencies - such the Rohingya crisis in Bangladesh - mean money earmarked for Indonesia is being redirected. "When there are those types of flashpoints, that's where the limited funding the UNHCR has globally goes," he tells AAP. For refugees in Indonesia, aid is now even harder to come by. "You have limited funding and you have to help the neediest. That's the harsh reality. It's a very tough situation," Vargas says. At night refugee women living on the street risk sexual violence. Refugee Suad, 27, lives in a tight network of laneways near Jakarta's central shopping district. The Somalian says men regularly try to force refugee women to go with them for sex. "When we sleep on the street, West African businessman come to this area. They threaten us and touch us and we are powerless to stop them," she tells AAP. "If you don't say yes they say they can beat you. But I say no, I'm a Muslim, I can't do it. I am hungry and I want money, but I can't do that." Fear of being labelled a prostitute or shunned causes many women to hide their abuse. Suad's family was killed by a bomb in Mogadishu. She says she was abducted, raped and held captive by militants. After she escaped a local mosque raised the money needed to pay people smugglers. Suad says in Somalia rape victims are often accused of being prostitutes and are sent away so as not to shame their family or community. But now, out of desperation, she's now considering going with men. "When you don't have food, when you don't have shelter, life becomes very hard and that is the only option," she says. Mr Vargas says "survival sex" is common among refugees who don't receive aid or have family to protect them. "When you are not able to make a living you resort, unfortunately, to these types of survival techniques and that's a risk refugees have here," he admits. Asylum seekers and refugees across the archipelago are protesting their treatment. But the fact is the UNHCR deals with 65.6 million refugees and forcibly displaced people globally.
  3. ADDIS ABABA, Ethiopia — Young and outspoken Abiy Ahmed has been sworn in Monday as Ethiopia’s prime minister, amid hopes he will be able to quell the sustained anti-government protests that have rocked Africa’s second most populous nation. Abiy was elected by Ethiopia’s parliament, succeeding Hailemariam Desalegn who resigned in mid-February as a result of widespread protests that have taken the lives of several hundred people, mainly in the restive Oromia and Amhara regions. “This is a historic moment,” said Abiy in his inaugural address to Ethiopian lawmakers. “This is high time for us to learn from our past mistakes and make up for all the wrongs done in the past . we understand there are a lots of problems that need to be solved with great urgency.” Abiy apologized for the deaths of civilians in the violent protests. He said his administration will strive to solve grievances by discussion rather than by force, provide more space for opposition parties, fight corruption and focus on respect for rule of law. The new leader said he aims to open up a fresh dialogue with arch-foe Eritrea and called upon Ethiopia’s diaspora to more actively take part in the country’s affairs. Abiy is the first Oromo politician to become Ethiopia’s prime minister since the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front came to power in 1991. It is hoped he will be able to bring an end to the protests that have been raging since late 2015 to press for wider political freedoms and the release of opposition figures. The Oromo people, the largest ethnic group of Ethiopia’s 100 million people, have long felt marginalized both politically and economically. A former Lieutenant Colonel in the army and head of Ethiopia’s Science and Technology ministry, Abiy, 42, has a reputation as an effective orator and reformer. Many welcomed the new leader. “I think this is a very important step toward the overall democratization and stability of the country,” said Kiya Tsegaye, a lawyer and political analyst. “But he needs the support of the people around him, especially top party officials to implement his reform measures.” Prominent opposition leader Merara Gudina expressed cautious optimism over Abiy’s election, saying the future of Ethiopia’s peace and stability depends on the policies of the incoming leader and his party. “What he aims to achieve depends on what his party allows him to do,” Merara said, adding that Abiy was elected by Ethiopia’s ruling party and not directly by the population through a general election. “But still it goes without saying that a change in personalities within the leadership may bring changes in terms of bringing better ideas that may ultimately lead to national reconciliation.” Ethiopia’s Olympic gold medalist runner, Haile Gebrselassie, said the peaceful transfer of power is a win-win situation for all Ethiopians. “The new leader’s election has answered many Ethiopians’ questions,” Haile told The Associated Press, saying that Abiy should implement his pledges without delay. “His inaugural address today has the ability to bring together not only Ethiopians, but countries in the region as well.” Abiy will be Ethiopia’s third prime minister since the former military junta, the Derg, was overthrown in 1991. Ethiopia in February declared its second state of emergency in two years amid the ongoing protests that effectively crippled transportation networks and forced the closure of businesses. On Saturday, Ethiopian officials said that more than 1,000 people have been detained since the latest emergency rule was put in place. The U.S. Embassy in the capital, Addis Ababa, commended the peaceful transfer of power, saying it is the first time a living leader has handed over power in Ethiopia’s recent history. “We stand ready to support the government’s rapid implementation of democratic and economic reforms and look forward to the lifting of the state of emergency,” the U.S. embassy said in an email sent to The Associated Press. ___ This story has been corrected to show that the new prime minister’s name is spelled Ahmed, not Amhed. Copyright 2018 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed. Source: – AP
  4. (CNN) Winnie Madikizela-Mandela, the South African anti-apartheid campaigner and former wife of the late President Nelson Mandela, has died at the age of 81. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (AMISOM) – The Special Envoys on Funding Consultations for the African Union Mission in Somalia (AMISOM), made a day’s visit to Mogadishu today, to discuss sustainable funding to peace operations in the Horn of Africa country. Ramtane Lamamra and Jean-Marie Guehenno, the Special Envoys from the African Union and the United Nations respectively, emphasized a gradual shift of security responsibilities from AMISOM to the Somali security forces, without retrogressing the progress already made in securing the country. “It is very important that gradual shift from AMISOM to the Somali authorities happens in a way that doesn’t jeopardize all the efforts that have been made so far,” said UN Envoy Guehenno. Mr. Guéhenno acknowledged the presence of a multiplicity of actors who are supporting security and peacebuilding programmes in Somalia and highlighted their importance towards the achievement of sustainable peace. “In the coming phase, the coordination between all these actors is more important than ever and it is of course a very sensitive issue,” he remarked. The two Special Envoys met with the President of the Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Farmaajo, the Prime Minister H.E Hassan Ali Khaire, the AU and UN Special Representatives for Somalia, Francisco Caetano Madeira and Michael Keating respectively, ambassadors from the Troop Contributing Countries to AMISOM, who are accredited to Somalia, and European Union officials. Discussions with these teams focused on achieving a smooth transition of the security responsibility from AMISOM to the Somali security forces. The Envoys’ assessment visit to Somalia is part of ongoing consultations on peace support operations for AMISOM, spearheaded by the African Union and the UN. The AU Special Representative for Somalia Ambassador Francisco Caetano Madeira expressed concern that unpredictable funding to AMISOM, may have far reaching implications on Somalia. “It is no longer an issue of charity. Supporting SNA or AMISOM is not charity at all. Success of security in Somalia, in all its aspects, is success for everything, including international business,” Madeira said. Upon completion of their assessment, the Envoys will submit a report, which will inform decisions of the African Union Commission and the UN, on the level of funding and provision of logistical support to AMISOM. Source: AMISOM
  6. African Union Mission In Somalia (AMISOM) on Monday said its troop killed 30 Al-Shabaab militants in Lower Shabelle region following simultaneous attacks on three of the Mission’s Forward Operating Bases. In a statement, AMISOM said its forces repulsed the attacks on its bases in Quoryole, Bulomareer, and Golwein town. “The troops fought off and successfully repulsed the terrorists who had launched simultaneous attacks on Forward Operating Bases in Quoryole, Bulomareer, and Golwein. The militants were dealt a heavy blow, with at least 30 of them put out of action, following the intense fighting. Eight vehicles which ferried the terrorists, including two Vehicle Borne Improvised Explosive Devices, were destroyed and an assortment of weapons recovered,” said AMISOM in the statement. The Mission noted that it lost four of its soldiers as six others were injured during the battle. “AMISOM pays tribute to these troops whose courage and sacrifice has frustrated Al-Shabaab’s intent. We honour our brave soldiers, who are resolute in continuing to neutralize the insurgents in order to restore peace and stability in Somalia,” the statement praised. Four rifles, two Rocket Propelled Guns, two Recoilless Guns, a Walkie Talkie and 18 Sub Machine Gun Rifles were recovered, according to the government of Uganda which its forces were involving the battle with militants. Ugandan army spokesman Brigadier Richard Karemire wrote on Twitter that 30 Shabaab militants had been killed. Uganda government was the first East African country to send its troops to Somalia in 2007 to support Somalia’s weak internationally recognized government.
  7. Beesha Dhexe (Madaxweyne Biixi's subclan) 1.Wasiirka Ariimaha dibada 2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta 3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka 4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka 5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga 6.Hanti dhawraha guud ee qaranka 7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada 8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka 9.Gudoomiyaha gobalka gabiley 10. Gudoomiyaha Gobalka salaal 11.Gudoomiyaha Gobalka saraar 12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex 13. Safiir ku xigeenka Ethiopia 14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada 15.Aggasimaha guud Ee caafimadka 16.Aggasimaha guud ee Maaliyada 17.Aggasimaha Guud Maalgashiga 18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada 19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka 20.Gud ku xigeenka Haayada tayada Beesha Dhexe (East Burco Clan) 1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka 2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha 3.Wasiirka Macdanta 4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada 5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga 6.Wasiir ku xigeenka caafimadka 7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga 8.Gudoomiyaha gobalka Awdal 9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex 10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada 11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka 12.Safiir ku xigeenka Dalka Kenya 13.Safiirka Midowga Africa 14.Aggasimaha guud Ariimaha dibada 15.Aggasimaha guud ee Cadaalada 16.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka 17.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta 18.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska Beesha Dhexe (West Burco, South Hargeisa) 1.Wasiirka Maaliyada 2.Wasiirka Caafimadka 3.Wasiirka Ciyaaraha 4.Wasiirka Deganka 5.Wasiir ku xigeenka waxbarashada 6.Wasiir ku xigeenka warfaafinta 7.Gudoomiyaha Gobalka Togdheer 8.Gudoomiyaha Gobalka Hawd 9.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil 10.Afhayeenka Madaxtooyada 11.Safiirka Ethiopia 12.Aggasimaha Boosaha 13.Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha 14.Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose 15.Aggasimaha gadiidka More Beesha Dhexe 1.Wasiirka Diinta iyo waqaafta 2.Wasiirka maalgashiga 3.Wasiir ku xigeenka ariimaha gudaha 4.Gudoomiyaha Gobalka sanaag 5.Safiirka Qaraamada midoobay 6.Aggasimaha Ciyaaraha 7.Aggasimaha Beeraha Beesha Ayuub 1.Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga 2.Aggasimaha macdanta 3.Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka Beesha Toljeclo 1.Wasiir ku xigeenka Maaliyada Beelaha SSC 1.Wasiirka wasaarada biyaha 2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta 3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska 4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka 5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka 6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle 7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta 8.Aggasima Amniiga 9.Aggasimaha Warfaafinta 10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska 11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka Beesha Awdal Clan 1.Wasiirka wasaarada beeraha 2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka 3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska 4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil 5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga 6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha 7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare 8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Beesha Djibouti 1.Wasiirka wasaarada Cadaalada 2.Aggasimaha wasaarada waxbaraashada Beesha Gabooye 1.Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka Beesha HAG 1.Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada 87 Digreeto 64 Beesha Dhexe total 38 Jeeganta only 26 Other Beesha Dhexe subclans 23 All other clans from Somaliland
  8. Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa si rasmi ah u fashilmay waanwaantii laga dhex waday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Xildhibaanadii doonayey inay xilka ka qaadaan Maalintii Sabti aheyd ee lasoo dhaafay. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u amray in la joojiyo kulankaas wuxuuna bilaabay waanwaan lagu doonayso in xiisadda lagu dhameeyo wadahadal iyo miiska korkiisa. Haddaba Sida ay Caasimadda Online xogta ku heleyso Waanwaantaas ayaa gebi ahaanba fashilmatay, waxaana lasoo sheegayaa inuu Guddoomiye Jawaari ku gacan seyray inuu aqbalo shan qodob oo uu madaxweyne Farmaajo hordhigay inkastoo aysan noo suurtagelin inaan helno qodobadaas iyo waxa ay ahaayeen. Fashilka ku imaaday waanwaantaan ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay sabab u aheyd kadib markii Xisbiyada Qabyo iyo Daljir ay jawaari ku qancinyeen inuusan aqbalin waanwaan iyadoo doonayo in ka faa’ideystaan foodada ka dhex taagan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Labadaan qeyb ee fashiliyey waanwaantaas ayaa waxay muddo ka fakarayeen sidii ay jaanis ugu heli lahaayeen inay meesha ka saaraan Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumadiisa maadaama ay magacaabistaas u arkeen inay tahay mid aan macquul aheyn marka loo fiiriyo awoodda Beelaha. Xildhibaano qiyaastii lagu sheegay inay ahaayeen ilaa 25 xildhibaan oo taageersan Guddoomiyaha mooshinka laga keenay ayaa galabta sii iclaamiyay qas iyo fowdo xilli wadahadal u socday Maaxweynaha, Xildhibaanada labada dhinac iyo Guddoomiye Jawaaro. Guddoomiye Jawaari ayaana ugu dambeyn caawa ku gacan seyray qodobadaan. Inuu iscasilo booska banneeyo In uu la heshiiyo dadka mooshinka ka keenay (sponsors) oo ayaga oo wadajira ay kusoo laabtaan Madaxweynaha muddo 3 maalmood ah Iyo in uu aqbalo sharciyadda mooshibka iyo in cod loo qaado. jawaari ayaa seddexdaas qodob diiday isaga oo leh mooshinka waa jabay, mana la igu qaadi karo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qadka Taleefonka ugu hambalyeeyay Ra’isilwasaaraha cusub ee Itoobiya Abi Ahmed. Ra’isilwasaare Abi Ayaa maanta oo isniin ah loo dhaariyay in uu noqdo Ra’isilwasaaraha dalka Itoobiya. “Waxaan u xaqiijiyay inaan ka dhabeyno xiriirkeena labada dal si kor loogu qaado Ganacsiga,maalgashiga iyo in la xoojiyo Amniga Gobolka,waxaana shaki ku jirin in Ra’iisal wasaare Aby Ahmed xoojin doono wada shaqeynteena,”ayuu yiri Farmaajo Baarlamaanka Dalka Itoobiya ayaa u doortay Dhowaan Abi Ahmed in uu Noqdo Ra’isilwasaaraha Itoobiya. Aabi uu ah 41 Sano Jir Muslim ah kana soo jeedo Qoomiyada ugu tirada badan ee Itoobiya ee la yiraahdo Oromada ayaa soo dhoweeyn kala kulmaya Madaxda Caalamka. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Farmaajo oo Hambalyo u diray Ra’isilwasaaraha cusub ee Itoobiya appeared first on Puntland Post.
  10. Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa qoraal uu soo saaray waxba kama jiraan Ku tilmaamay Shaqo joojintii uu Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Ku sameeyey Xoghayaha Golaha shacabka.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Ugu yaraan 53 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab, ayaa lagu dilay weerar shalay ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Buula Mareer. Sida ay noo sheegeen saraakiil ka tirsan ciidanka iyo maamulka gobolka, waxaa la sheegayaa inay saraakiishu soo ururiyeen maydka maleeshiyada la laayey. Al-Shabaab ayaa iyagu horay u qirtay inay ka dhinteen 14 maleeshiyo ah, dhinaca kalena ay ka dileen 59 askari. Milatariga Uganda ayaa iyagu sheegay inay weerarkaasi uga dhinteen 4 askari. Al-Shabaab ayaa shalay weeraray saldhigyada ciidamada Uganda iyo kuwa Soomaalida ee ku yaalla Buula Mareeer, Golweyn, Qoryooley iyo Mashallaay. Xigasho: VOA
  12. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ayaa ka soo horjeeystay Shaqo joojin maanta uu Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka uu ku sheegay in uu shaqada ku Joojiyay Xog-hayaha Baarlamaanka Cabdi Kariin Buux. Gudoomiye Jawaari ayaa soo saaray qoraal uu arintaasi kaga soo horjeeystay isaga oo sheegay in uu isaga xaq u leeyahay xil ka qaadista ama shaqo joojinta iyo magacaabistaba. Hoos ka Aqriso Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Jawaari oo ka soo Horjeeystay Shaqo Joojintii Xoghayaha Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay shir gaara oo u dhexeeyay qaar kamid ah Xildhibaanada garabka taabacsan Guddoomiye Jawaari ee aadka uga soo horjeeda Mooshinka. Xildhibaanadan ayaa shirkooda uga hadlaayay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay inaanu weli joogsan Mooshinka laga waday Jawaari. Xildhibaanada oo aad u badnaa ayaa sheegay in weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay Mooshinkii laga gudbiyey Jawaari,waxa ayna cod dheer ku sheegen in qorshayaal kale laga damacsan yahay Mooshinka. Waxa ay Xildhibaanadu sheegen in Madaxtooyada Somalia ay sheeda ka daawaneyso xiisada weli ka taagan Mooshinka laga gudbiyay Jawaari, waxa ayna si gaara farta ugu fiiqeen in Madaxweyne Farmaajo keliya uu hakiyay kulankii qabsoomi lahaa Sabtidii ina dhaaftay, hase ahaatee uusan qaadin talaabo kale oo lagu joojinaayo Mooshinka, sida ay hadalka u dhigeen. Waxa ay Xidhibaanadu sheegen in rajada la qabay ay aheyd in si toosa loo faragaliyo xiisada ka dhalatay Mooshinka Jawaari, balse aanu muuqan dadaal lagu doonaayo in looga gudbo xiisada. Xildhibaan Axmed Macalin fiqi oo kamid ahaa Xildhibaanada shirka ka hadlay ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed mudo 5 cisho ah wakhtiga laga dhumiyey laakin aan waxba ku soo kordhin. Fiqi, waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo laga doonaayo in si toosa uu u faragaliyo xiisada, waxa uuna cadeeyay inaanu jirin dadaal cad oo lagu faragalinaayo Mooshinka. Axmed Fiqi waxa uu intaa raaciyay in la doonaayo in lasii wado Mooshinka isla markaana ay dalbanayaan in warka la cadeeyo oo meesha laga saaro waxyaabaha la qarinayo. Si kastaba ha ahaatee, Xildhibaanadan ayaa ku baaqay in Madaxtooyada Somalia ay si dhaba u faragaliso xiisada ka dhex aloosan Guddoonka baarlamaanka, Xildhibaanada iyo Xukuumada Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay dhismaha dumay ayaa ku dhow isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho. Shaqaalahan ayaa waxaa xiliga ay shaqada socotay kusoo dumay gurigaas taas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray shaqaalaha ku howlanaa dhismaha. Dhismahan soo dumar ayaa aad ugu dhow Shaleemadii hore ee Ecuadore oo ku taalla Isgoysks KM4 ee Magaalada Muqdisho. Shilkaan ayaa inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay ilaa Saddex ruux kuwaas oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii dhismaha ka Shaqeynayey. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 2 qof sidda ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo tagay goobta uu shilku ka dhacay. Khasaaraha ugu badan ayaa sabab u ahaa dhismaha dumay oo ahaa Dhisme Shub ah sidda uu warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha degmada Hodon Maxamed Axmed Cantoobo, waxaana uu sheegay in Hay’adda Gurmadka deg deg ah ay dadkaasi gurmad u fidiyeen.
  15. Wasaarada Deegaanka iyo isbadalka Cimilada ee Puntland ayaa Waxa ay ka dhagax dhigtay Deeeganka libaaxo Mashruuc lagu xirayo Boholaha ka dilaacay Deegaankaasi oo 85 kmtr dhanka bari ka xiga Magaalada Garoowe . Wasaarada ayaa sheegtay in Mashuucan lagula dagaalamayo Boholaha ay tahay mid looga hortagayo waxyeelada ay boholaha ay ugaysanayaan deegaanka. Wasaarada ayaa sheegatay in bishii 8-aad ee sanadkii hore ee 2017kii ay qiimeen ku soo sameeyeen deegaankan . Maamulka iyo shacabka ku dhaqan Deegaanka libaaxo oo hoosyimaada Degmada Dan-goronyo ayaa soo dhaweeyay Mashruucan ay Wasaaradu ka bilowday halkaasi. Halkan ka dhagayso Agaasimaha Wasaarada Deegaanka iyo isbadalka Cilimada ee Puntland iyo maamulka degmada Dan-Goronyo . Agaasimaha iyo maamulka Degmada Dangorinyo
  16. Tel Aviv (PP) ─ Israa’iil ayaa baajisay oo meesha ka saartay qorshihii ay ku doonaysay in ay ku dhoofiso muhaajiriinta Afrikanka ah ee dalkaasi ku nool. Tillaabadni ayaa ka dambaysay ka dib heshiis ay gaareen xukuumadda Israa’iil iyo hay’ada qaxootiga ee Qaramada Midoobay. In ka badan 16,000 oo magangalyo doon ah ayaa dib u dajin laga siin doonaa wadamada reer Galbeedka oo aan la carab baabin , sida uu sheegay xafiiska ra’isul wasaare Benjamin Netanyahu. Tirada hartay oo dhan 18,000 oo qof ayaa deganaanshiyo joogta ah laga siin doonaa Israa’iil sida ay warbaahinta Israa’iil ku warantay. Maxkamadda ugu sareysa Israa’iil ayaa joojisay musaafurinta dadkani oo dhici lahayd Axaddii aanu soo dhaafnay. Qorshaha lagu doonayay in dadkani muhaajiriinta ah dib loogu celiyo Afrika gaar ahaan Uganda iyo Ruwanda ayaa waxaa cambaareeyay kooxaha xuquuqda aadanaha Israa’iil waxaana ka dhashay dibadbaxyo. Qorshahan imika cusub waxaa lagu wadaa in lagu dhaqan galiyo muddo ka badan shan sano. Xafiiska Mr Netanyahu ayaa ku tilmaamay heshiiskan “mid aan caadi ahayn”. “is afgaradkani waxa uu waddada u xaarayaa in Israa’iil laga qaado tira badan oo soo galooti ah taasi oo Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka ay maalgalinayaan,” ayaa lagu yiri bayaanka. Qaxootiga Israa’iil ku sugan ayaa waxa ay intooda badan ka soo jeedaan Eritrea – oo ah dal uu hal xisbi ka taliyo islamarkana hogaamiyayaashiisa lagu eedeeyya tacadiyo ka dhan ah aadanaha. Waxay dadkan sheegeen in ay ka soo qaxeen halis ka jirta dalkooda islamarkana in dib loogu laabto ay adagtahay. Balse Israa’iil ayaa u aragta aqlabiyada Afrikanka magangalyo doonka ah in ay yihiin dad dhaqaala doon ah. Ugu dabmeyn, Qaar badan oo dadkan ka mid ah ayaa waxay Israa’iil ka soo galeen dhanka Masar dhowr sano ka hor inta aan darbiga laga dhisin xuduuda lama degaanka ah. Arrintani ayaa imika soo afjartay safar dheer oo dhanka sharciga ah. Xigasho BBC PUNTLAND POST The post Israa’iil oo baajisay Qorshe ay doonaysay in Dalkeeda ay uga ku Musaafuriso Afrikaanka appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ka hor imaaday shaqo joojintii lagu sameeyey xoghayaha joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux. Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay inaysan shaqo joojintaas sharci aheyn isla markaasna uu isaga kaliya xilkaas magacaabi karo kana qaadi karo isagoo la tashanayo labadiisa ku xigeen kadibna laaii marsiinayo guddiga Joogtada ah. Guddoomiye Jawaari ayaa tilmaamay in tallaabada uu qaaday ku xigeenkiisa koowaad ay tahay mid ka hor imaaneyso xeer hoosaadka Golaha Shacabka. Jawaari ayaa waraaqdaan u kala diray dhammaan xafiisyadii uu Muudey u diray waraaqdii shaqo joojinta wuxuuna codsaday in sharciga la ilaaliyo. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Muudey ayaa saaka soo saaray waraaq uu ku sheegay inuu shaqadii kaga joojiyey xoghayaha joogtada isagoo ku eedeeyey inuu faraha la galay khilaafka ka dhex jiro Baarlamaanka Soomaaliya. Haddaba halkaan hoose ka akhriso waraaqda kasoo baxday Jawaari.
  18. Wararka naga soo gaaraya Gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan Deegaanka Buule-burde ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhinteen 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin kadib markii ay Miino kula Qaraxday halkaasi xili ay ku soo jeedeen deegaankaasi . Dadka uu Qaraxu haleelay ayaa waxaa kujiray hooyo iyo 4 caruur oo ay dhashay, Aabahood iyo macalim Dugsi Quraan , kuwaas oo dhamaantood goobta ku geeriyooday. Guddoomiyaha Buuloburte Cabdi Daahir Guure, ayaa Warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay Miinadaasi goobta ugu Aaseen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ,balse nasiibdaro ay la kacday dadkaasi shacabka ahaa. Waxa uu sheegay in arintan ay qayb ka tahay dhibaatada ay Al-Shabaab shacabka Soomaaliyeed ay ku hayaan.
  19. ADDIS ABABA, Ethiopia — Young and outspoken Abiy Ahmed has been sworn in Monday as Ethiopia’s prime minister, amid hopes he will be able to quell the sustained anti-government protests that have rocked Africa’s second most populous nation. Source: Hiiraan Online
  20. inta laxaqiijiyay 3 qof ayaa ku dhintay labo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dhismo shub ah oo uu ku soo dumay shaqaale muruq maal ahaa oo dhismahasi ka shaqaynayay. Howlwadeenada Caafimaadka ayaa sheegay in ay gobta ay ka qaadeen 2 qof oo dhaawac oo mid kamid ah ay xaaladiisu ay aad uliidato. ilaa iyo hada lama oga waxa sababay in dhismahan uu soo dumo . Gudoomiyaha Degmada Hodan oo goobta soo gaaray ayaa Warbaahinta u sheegay in shilakn iyo waxa sababay ay ku howlan yihiin dibna ay ka soo sheegi doonaan. Halkan ka dhagayso . 120315_002 - My Recording
  21. Mogadishu (HOL) - The U.S. military has confirmed that it has conducted an airstrike on Al-Shabaab targets in central Somalia on Monday, killing five militants. Source: Hiiraan Online
  22. South African anti-apartheid campaigner Winnie Mandela has died aged 81, her personal assistant says. Winnie Madikizela Mandela was the former wife of South Africa’s first black president, Nelson Mandela. The couple – famously pictured hand-in-hand as Mr Mandela walked free from prison after 27 years – were a symbol of the anti-apartheid struggle for nearly three decades. However, in later years her reputation became tainted legally and politically. Family spokesman Victor Dlamini said in a statement: “She died after a long illness, for which she had been in and out of hospital since the start of the year. She succumbed peacefully in the early hours of Monday afternoon surrounded by her family and loved ones.” Mrs Mandela was born in 1936 in the Eastern Cape – then known as Transkei. She was a trained social worker when she met her future husband in the 1950s. They were married for a total of 38 years, although for almost three decades of that time they were separated due to Mr Mandela’s imprisonment. It was Mrs Mandela who took his baton after he was jailed for life, becoming an international symbol of resistance to apartheid and a rallying point for poor, black township residents who demanded their freedom. Five years later, she too was jailed by the white minority government she was fighting against. But Mrs Mandela – an icon of the struggle – also found herself mired in controversy. She was heard backing the practice of “necklacing” – putting burning tyres around suspected informants’ necks – and was accused of conducting a virtual reign of terror in parts of Soweto by other members of the African National Congress (ANC) in the late 1980s. She was also found guilty of kidnapping and sentenced to six years’ imprisonment for her involvement in the death of 14-year-old township militant Stompie Seipei. She always denied the allegation, and the sentence was reduced to a fine. Mr Mandela, who stood by her throughout the accusations, was finally released from prison in February 1990. But two years later, their marriage crumbled. The couple divorced in 1996, but she kept his surname and maintained ties with him.
  23. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay barnaamij cusub oo nuuc casri ah loogu adeegsan doono aruurinta qidmadaha lacageed ee laga qaado gaadiidka dadweynaha. Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur oo warbixin horudhac ka baxshay habkan cusub aya sheegay in uu yahay nidaam casri ah oo si adag ula soconaya bixinta iyo dabagalka qidmada laga qaado gaadiidka dadweyanah waxa uuna qayb weyn ka qaadan doonaa fududeynta adeegyada la xariira gaadiidka dadweyanaha. Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxman Cumar Cusman, ayaa munaasbadda daahfurka barnaamijkaan cusub ka sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay hagaajinta nidaamka maaliyadda iyo habraacyada kale ee la xiriira dakhli uruurinta, si loo xaqiijiyo in dadweynuhu helaan adeeg tayo leh loona simanyahay taasoo ugu danbenyn xaqiijin doonto in la gaaro himillada iyo hadafka fog ee Maamulka Dawladda hoose. Eng.Yarisow ayaa carabka ku adkeeyay in ka maamul ahaan hirgalinayaa siyaasadda ah (MAYA MUSUQ-MAASUQ) iyo in si khaldan loo isticmaalo hantida dadweynaha tallaaba adagna laga qaadi doono cidii lagu helo falkaaasi. Dawladda hoose ee Muqdisho ayaa xoogga saaraysa hagaajinta habka shaqada hey’adaha D/Hoose si loo xaqiijiyo gudbinta adeegyada bulshada iyo in maamulku awood u yeesho maalgalinta mashaariic horumarineed ee laga hirgaliyo magaalada Muqdisho.
  24. Mogadishu (HOL) - African Union Mission In Somalia (AMISOM) on Monday said its troop killed 30 Al-Shabaab militants in Lower Shabelle region following simultaneous attacks on three of the Mission’s Forward Operating Bases. Source: Hiiraan Online