Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,475
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. As a young Somali immigrant growing up in Houston, Mariam Mohamed searched libraries in vain for a book that included someone who looked like her. “I decided that if I can’t beat them, I’ll join them and write my own,” Mohamed said. About 20 years later, Mohamed shared her story and presented her book, “Ayeeyo’s Golden Rule,” to a group of Somali-American children who are experiencing the issues of isolation and discrimination that she once did. Mohamed, a fourth-grade teacher who lives in Minneapolis, was brought to Columbus as the inaugural children’s book author-in-residence of the nonprofit Somali Community Access Network, which promotes education and literacy in the Somali community in Columbus (which numbers about 35,000). Her three-day itinerary included visits to four Columbus elementary schools and a public appearance Thursday afternoon at the Northern Lights branch of the Columbus Metropolitan Library on the Northeast Side. There, about 50 kids and parents listened to Mohamed, 28, discuss the teasing and bullying that she experienced after her family moved to the United States in 1995. She recalled how, as a 9-year-old, she changed out of her hijab and into shorts and a T-shirt on the bus to school. “I was sick and tired of kids making fun of me,” Mohamed said. “But that didn’t stop the bullying, and now I regret it. I wished I’d stayed true to who I am. “And you should be proud of who you are, too.” Anita Waters, director of development for the Somali Community Access Network, often called SomaliCAN, said Mariam Mohamed’s visit was funded by grants from the Kiwanis Club of Columbus ($1,900) and the Schildhouse Founders Fund ($500). The goal is introduce Somali authors to the schools, said Jibril Mohamed, executive director of SomaliCAN, who is unrelated to Mariam. “Kids can read these books and see things from the perspective of a Somali,” he said. “We want to promote understanding and a welcoming environment so our kids can be successful.” Mariam Mohamed earned a bachelor’s degree in urban education in 2015 from Metro State University in St. Paul, Minnesota. She currently is working on a master’s in education at Metro State. In “Ayeeyo’s Golden Rule,” which is partly autobiographical, a young girl heeds the advice of her grandmother (“ayeeyo” in Somali) to always be humble and kind. The girl uses that advice when teased at her American school. “Books teach lessons and morals,” Mohamed said, “and if the children in the book don’t look like you, you may think, ’It’s something that doesn’t apply to me, so what do I care?″ Also on Thursday, the author visited Eakin Elementary, a Hilltop-area school where, Principal Theresa Eraybar said, more than half of the 290 students have Somali heritage. Eraybar said she was thrilled with Mohamed’s presentation, praising her as a good role model. “For me, it was important to have someone come in who was a young Somali refugee and who was able to make the transition to the States and become a successful professional,” Eraybar said. “And her book really speaks to what my children go through.” The library session reinforced the comparable experiences. “It’s similar to what I see in school sometimes,” said Yasir Ali, 11, who attends Focus Learning Academy, a charterschool. “I see people try to hide themselves, and they try to change.” Besides presenting her book (which was self-published last year), Mohamed made a point of encouraging children in the audience to write and perhaps become authors themselves someday. She might have been successful in inspiring at least one youngster. “At first, I wasn’t very much interested in writing, but now I am,” said Ahmed Ahmed, 9, a third-grader at Cesar Chavez College Preparatory School, also a charter school. “I’ll try to write about someone’s life.”
  2. Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada iyo sannadguuradii 75-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ururkii SYL ee kaalinta weyn ka qaatey xornimadii dalka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay meel sare uga jiraan xil walba horumarinta dalkooda, gaar ahaan waqtigii xornimo-doonka iyo hadda oo dalka uu soo kabanayo. Isagoo xusay in maalintan ay xusuusineyso dhalinta Soomaaliyeed sida loogu baahan yahay in midnimada laga shaqeeyo si looga dhabeeyo riyadii geesiyaashii SYL. “15-ka May waa maalintii Halganka iyo Midnimada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee u istaagay sidii ay waddankan iyo shacabkiisa looga xorreyn lahaa gumeysiga, caawana waxaan halkan u joognaa si aan u muujino taariikhdaas qiimaha badan iyo doorkii waddaninimo ee ay muujiyeen dhalinyaradii SYL,“ ayuu yiri Eng. Yarisow. Duqa Caasimadda oo ka hadlayay mustaqbalka dhalinyarada maanta ayaa xusay in weli ay fursaddu hortooda taal, maadaama ay dadka Soomaaliyeed ka yihiin %75 maamulkiisuna uu diyaar ula yahay wax walba oo lagu hagaajinayo mustaqlkooda dalkana lagu horumarinayo. Maamulka Gobolka ayaa hirgeliyey mashaariic shaqo abuur loogu sameeyey dhalinyarada, iyadoo maamulka loo daadejiyey degmooyinka. Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirro, Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa Caawa 12:50am xiliga Muqdisho Ubax dhigay Taallada SYL, iyagoo ku dheeraadeen qiimaha uu maanta ugu fadhiyo bulshada Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post YARIISOW: 15-ka May waa Maalintii Halganka iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed appeared first on Puntland Post.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Warbaahinta dalka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa aad u hadal haya Booqashada uu Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Warbaahinta ayaa booqashada Farmaajo ku micneyneysa qaabab kala duwan, waxa ayna qaarkood tilmaamayaan in booqashadaasi ay tahay mid taageero loogu muujinaayo Qadar. Wargeysyada ayaa qoray in Dowlada Qadar ay arbushaad Siyaasadeed u abuureyso Somalia, iyadoo ka faa’iideysaneysa Khilaafka Imaaraadka kala dhexeeya Somalia. Waxa ay qoreen in Qadar ay dano gaara ka leedahay Somalia, taa oo hoostaal Madaxweynaha Somalia, waxa ayna si gaara u tilmaamayaan in qorshaha Qadar uu yahay inay saaxada ka saarto Imaaraadka oo hakat galisay howlahii ay kawaday Somalia. Qadar ayey sheegen inay u hanqal taageeyso buuxinta dhammaan boosaska ay baneeysay Imaaraadka, sida tababarada, Mashaariicda iyo Howlaha kale oo ay kamid yihiin ka qeybqaadashada Siyaasada iyo Amniga. Waxa ay sidoo kale, qoreen in Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani, uu rabitaankiisa ka helay Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo balse aanu weli dhicin Heshiiska lagu bilaabi lahaa dhammaan howlahaasi. Madaxweynaha Somalia ayey sheegeen inuu ahmiyad gaara siinaayo dowlada Qadar, isla markaana uu ka beyray dhex dhexaadnimadii ay horay u shaacisay Dowlada Somalia, taa oo meesha ka saartay rajada Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Farmaajo ayaa ah Hoggaamiyihii Todobaad oo ka socda dalalka Afrika ee booqda dalka Qatar tan iyo markii ay Xiisadaha Khaliijka bilowdeen bishii June 5-dii ee sannadkii hore. Booqashadda Farmaajo ku joogo dalka Qatar ayaa ku soo beegantay iyadoo uu Khilaaf xooggan soo kala dhex galay DFS iyo Dowladda Imaaraadka oo galangal xooggan ku lahayd Arrimaha Gudaha ee Somalia. Si kastaba ha ahaatee, Dowlada Imaaraadka carabta ayaa Saxaafada u adeegsaneysa dagaal Siyaasadeedka ay kula jirto Dowlada Somalia oo ay u aragto caqabad hortaagan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  4. Marwada koobaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa gashay qalliin uu Aqalka Cad ku tilmaamay mid kali la xiriira. Xafiiskeeda ayaa sheegay in qalliinkaas ay fuliyeen dhakhaatiir ka tirsan xarunta caafimaadka ee Walter Reed National Military Medical Center oo ah mid milatari. Qalliinka ayaa lagu guulaystay mana jiraan wax dhibaato ah oo lagala kulmay, ayay tiri afhayeen u hadashay. Melania oo 48 jir ah ayaa la filayaa in ay isbitaalka ku sii jirto inta toddobaadkan ka dhiman si ay ugu soo kabato isbitaalkaas oo ku yaalla Bethesda, Maryland. Donald Trump ayaa Twitterka ku soo qoray in uu ku sii jeedo xaaskiisa si uu u booqdo. “Marwada koobaad waxay rajaynaysaa in ay caafimaaddo si ay u sii waddo shaqada ay dhammaan carruurta u hayso” ayay tiri Stephanie Grisham oo ah afhayeenka Melania oo war qoraal ah soo saartay. Toddobaadkii hore ayay Melania billawday ol’ole looga gol leeyahay in carruurta lagu baro ahmiyadda bulshada, dareenka iyo caafimaadka jirka. ISHA BBC
  5. Qatar has pledged to continue support for the stability and sovereignty of Somalia amid heightened tensions between the East African country and the United Arab Emirates (UAE), a party to the Saudi-led quartet of Doha’s boycotters. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf), ayaa weli ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, halkaa oo uu ka socdo shirka Hogaamiyayaasha maamulada. Axmed Ducaale Geele (Xaaf), oo ka hadlaayay kulan xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa soo hadalqaaday tashwiishka Dowlada Somalia kala dhexeeya maamulada dalka, waxa uuna sheegay inaanu jirin dhibaatooyin caqabad ku noqonkara dowlada oo ay maleegayaan maamulada, markii laga sootago sixitaanka dowlada. Xaaf, waxa uu sheegay in maamulada dalka aysan diyaar u aheyn inay ka hor imaadan dowlada, hase ahaatee qorshaha uu yahay sida lagu sixi lahaa Dowlada, haddii uu dhaco khaladaad ka imaada dhankeeda. Waxa uu Mr Xaaf tilmaamay in ka maamul ahaan ay doonayaan in Dowlada Federaal ay xaqiiqda u sheegay, waxa uuna cod dheer ku sheegay inaanu suuragal aheyn inay ka aamusaan waxa uu ku sheegay khaladaad ay sameyneyso dowlada. ‘’Waanu ka hadleynaa wixii khaladaad ah oo ka dhaca dowlada, suuragal maaha yaan la hadlin waayo hadalkeena ayaa wax ku saxmaan waan sheegeynaa wixii khalad ah’’ ‘’Maaha in nala dhaho waxaa tihiin mucaaradka ama cadowga Dowlada, micnaha haddii aan runta u sheegno dowlada ma waxaanu nahay cadow, suuragal maaha’’ Xaaf waxa uu sheegay in Dowlada Somalia aysan ixtiraamin maamulada dalka, sidaa aawgeed ay caqabad noqotay wada shaqeyn toosa oo dhexmarta Dowlada iyo maamulada. Sidoo kale, waxa uu Xaafa sheegay in Dowlada Federaalka laga doonaayo inay xoriyad siiso maamulada ka jira dalka, isagoo carab ***** in dowlada qudheeda ay ku dhisan tahay maamulada. Haddalka Xaaf ayaa u muuqanaaya in weerar dadban ku ah Dowlada Somalia oo waayadan uu khilaaf Siyaasadeed kala dhexeeyo Maamulada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  7. PUNTLAND POST The post AKHRISO:-Puntland oo War ka soo saartay Dagaalka Tukaraq appeared first on Puntland Post.
  8. Denmark’s minister for immigration Inger Støjberg says she is not surprised that fewer Muslims have been approved for Danish citizenship since the government introduced stricter rules in 2015. Source: Hiiraan Online
  9. This article is being published to commemorate the 75th anniversary of the foundation of the Somali Youth League party, better known as Lega dei Giovani Somali (LGS). Source: Hiiraan Online
  10. The United States indirectly criticised China on Monday for shielding Myanmar from strong U.N. Security Council action over a military crackdown against mainly Rohingya Muslims that the U.S. and other countries have denounced as ethnic cleansing. Source: Hiiraan Online
  11. Quarry workers who survived the terror attack in Mandera that left four dead and two others injured earlier this month arrived in Nyeri yesterday. Source: Hiiraan Online
  12. As a young Somali immigrant growing up in Houston, Mariam Mohamed searched libraries in vain for a book that included someone who looked like her. Source: Hiiraan Online
  13. Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa saaka ka qarxay deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Daryanka madaafiicda labada dhinac isweydaar sanayaan ayaa laga maqlayaa meelihii ay is-horfadhiyeen ciidmada Puntland iyo Somaliland, waxaana kamid ah deegaanka Tukoraq. Wali lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka oo ah mid cusub oo ilaa 8-Janaayo ee sanadkan abaabulkiisu socday, markaas oo Somaliland weerar ku qabsatay Tukoraq oo Kastam u ahayd Puntland. Somaliland waxay maanta xusi lahayd 18 May oo ah maalin ay xusto, taas oo ay soo hormarisay. Wixii faahfaahin ah goordhow kala soco PUNTLAND POST. The post Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka qarxay Gobolka Sool appeared first on Puntland Post.
  14. Boosaaso (Caasimada Online) – Ururka Al-Shabaab ayaa baahiyay filim cusub oo ay kusoo bandhigeen howlgallada ay garabkooda loo yaqaan Liwaa’a Al-qudus ee Buuraha Goolis ka wadaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland. Mu’asasada Al-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Al-Shabaab ayaa baahisay filim cusub oo la daawan karo 40 daqiiqo waxana kasoo muuqanaya dagaalyahano aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab oo weeraro iyo qaraxyo ka fulinaya aaga buurahaasi. Filimkaan ayay Al-Shabaab kusoo bandhigtay dagaalkii weynaa ee saldhiggii ciidamada Puntland looga laayay ciidamada ee deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso. Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa filimka waxa ay sidoo kale kusoo bandhigeen magacyada dagaalyahanadii looga dilay weerarkii ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Puntland ee Afurur, iyagoo soo bandhigay meydadka iyo magacyada 5 dagaalyahan oo ay sheegeen in weerarkaas ay kaga dhinteen dhankooda. 1 – Basal Ibaraahim Maxamed oo ka dhashay beesha Eelaay 2 – Aweys Axmed Warfaa oo ka dhashay beesha Jareerweyne gaar ahaan kaboolo 3 – Cabdiraxman Cabdirashiid Sheekh Cumar oo ka dhashay beesha Mareexaan gaar ahaan jufada Cali Dheere 4 – Cabdiraxman Maxamed Xuseen oo ka dhashay beesha Ogaden gaar ahaan reer Afgaab 5 – Cabdifitaax Maxamed C/Laahi oo ka dhashay beesha Garre.
  15. Riyadh (Caasimada Online) – Wasiirro ka tirsan Somaliland ayaa lagu casuumay Boqortooyada Sacuudi Carabiya sida lagu sheegay warqad ka soo baxday Somaliland. Warqadda ayaa lagu sheegay in Sacuudiga uu waraaq u soo diray afar ka mid ah wasiirada Somaliland, kuwaasi oo la sheegay in iyaga iyo boqortooyada ay ka wadahadli doonaan arrimo la xiriira Maalgashiga. Sucuudiga ayaa doonaya in uu maalgashado Somaliland, iyadoo afar kamid ah masuuliyiinta Somaliland loo soo diray warqad casuumad ah si ay dalkaasi uga wada hadlaan arrimaha la xidhiidha maalgashiga. Shirkad uu leeyahay mid kamid ah dhaxal-sugayaasha boqortooyada Sucuudiga ayaa martiqaad usoo dirtay masuuliyiinta kala ah:Sacad Cali Shire oo ah wasiirka arrimaha dibadda, Xasan Maxamed Gaafaadhi, wasiirka xannaanada xoolaha iyo kalluumaysiga, Maxamed Cali Ismaaciil, Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka arrimaha Debadda ee Wakiillada iyo Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha xisbiga UCID. Kulankan ayaa lagaga wada hadli doonnaa maalgashiga khayraadka beeraha iyo xoolaha ee Somaliland. Qorshahan ayaa waxaa uu qayb ka yahay Hiigsiga 2030 ee Boqortooyada Sacuudiga, oo waxaa aanu rabnaa in aannu dawladaha walaalaha ah ka caawinno horumarka ayaa lagu yidhi warqaddan.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo weli ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay waxyaabaha laga doonaayo Dowlada Somalia ee aan wali la qaban. Axmed Madoobe oo qeyb ka ah Shirka Hogaamiyayaasha maamulada uga socda magaalada Baydhabo, ayaa sheegay inay muhiim tahay in Dowlada Somalia ay si hufan u qabsato waxyaabaha ay ka sugayaan shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu Axmed Madoobe sheegay in Dowlada Federaalka ay lumisay dhammaan waxyaabaha aasaasiga sida Amniga gudaha iyo Gobolada dalka, Siyaasad wanaaga iyo la dhaqanka Dowladaha Saaxiibada ah. Wuxuu Madoobe tilmaamay inaanu adduunka ka jirin Dowlad aan laheyn xiriir saaxiibtinimo, waxa uuna meesha ka saaray iskaba daaye inay dalka ka Sifeyso cadowga, waxa ay xumeyneysaa ayuu yiri Dowladaha ay ciidamada ka joogan Somalia. ‘’Dowlada waxaa laga doonayaa ka hor inta aysan arkin Maamul Goboleedyada inay aragto shaqooyinkeeda oo aad u hooseeya, waxaanu su’aal ka qabnaa cida ay Dowlada ku haleyneyso amniga Gobolada’’ ‘’Waad la soctaan in al-Shabaabku heysto inta aan ka aheyn caasimadaha maamulada, waxaaba suuragal ah inay ku dhex noolyihiin xitaa goobaha ay ka taliso dowlada ee caasimada dhexdeeda ah’’ ‘’Anagu dowlada waxaan ka dooneynaa inay kasoo baxdo wixii lagu doortay waa inay la imaadaa qabashada waxa laga doonaayo’’ Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowlada Somalia ay ilowday inta badan mas’uuliyadii saarneyd, balse waxa uu sheegay inay siin doonaan fursad waa haddii laga nabadgalaayo. Sidoo kale, Madoobe waxa uu soo jeediyay in Dowlada Federaalka ay xooga saarto qabashada waxa laga sugaayo ka hor inta aanu ku degdegin shaqooyinka maamulada. Si kastaba ha ahaatee, haddalka Axmed Madoobe ayaa u muuqanaaya mid weerar dadban ku ah Dowlada Somalia oo Siyaasad ahaan ay iminka is hayaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Warbaahinta Mareykanka ayaa todobaadkan si aad ah u hadal heysa kulan qarsoodi ah oo xoghayihii hore ee arimaha dibadda John Kerry uu la qaatay wasiirka arimaha dibadda ee Iran Javad Zariif, oo looga hadlay heshiiskii Nuclear-ka Iran oo Trump uu kabaxay. Kulankan ayaa ka dhacay Magaalada Paris ee dalka Frence waxaana sidoo kale John Kerry la kulmay Kamal Kharazi oo horay u ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibadda. Mr Kamal Kharazi ayaa sidoo kale kamid ah xubno loo magaacabay goalha xeriirka caalamiga ee dalka Iran waxaana magaacabay Ali Khamenei . John Carry ayaa Iran u Muujiyay sida uu kaga xun yahay heshiiska uu kabaxay Donald Trump, waxaana uu sheegay in six un looga tashtay go’aankaasi. Todobaadkii hore waxa uu Trump ka baxay heshiis Iran ay la galeen quwadaha caalamka sanadii 2015-kii, kaa oo ku saabsan Barnaamijkeeda Nuclear-ka. Sawiradan qarsoodi ah waxaa qaaday Jason Osborne oo horay u ahaa ninka qudbadaha u qora Trump, waxaana uu sawiray John Kerry oo ka sii tagaya kadib markii uu kulan la qaatay Jaml Kharazi oo la shaqeeya safaaradda Iran ee Frence , Abul Qassem Delfi oo ah agaasimaha istartijiyda arimaha Dibadda Iran iyo Abdul Rheda Fargi Rad oo ah sarkaal ka tirsan waaxda arimaha dibadda Iran. By:Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal) Abdiazizh99@gmail.com​
  18. Macalin Aadan Xabeeb Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aadan Jaamac Oogle oo loo yaqaano Aadan Xabeeb oo ka mid ah bahda waxbarashada Gobolka Sool islamarkaana barre macalin ka ah jaamacad ku taala magaalada Laascaano. Wariyaal ku sugan Laascaano ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta PUNTLAND POST xariga Aadan Xabeeb oo ah sidoo kale saxafi madax banaan oo muddo dheer kasoo shaqeeyay Warbaahinta gudaha dalka, balse xilliyaddii u dambeeyay macalin ka ahaa Jaamacaddaha Laascaano. Ma jidho cid ka tirsan maamulka Somaliland oo ka hadashay xariga Aadan Jaamac, wallow ay ku sifeeyeen qaar ka mid ah qoyska Aadan Xabeeb mab,da ahaan nin rumaysan Soomaalinimada oo taas bedelkeeda aan raali ka ahayn gooni isu taaga ay iskeed ugu dhawaaqday Somaliland. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Laascaano:-Somaliland oo xabsi dhigtey barre jaamacad ahna suxufi madax banaan. appeared first on Puntland Post.
  19. The Chinese government on Monday donated 1.5 million U.S. dollars to assist Somalis affected by the raging floods that have displaced thousands of people across the Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online
  20. The president and prime minister of Somalia have congratulated Tun Dr Mahathir Mohamad for being sworn in as Malaysia's seventh prime minister. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (Caasimada Online)- Dilkaani oo noociisa uu yahay mid ku cusub magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaano Cabdalla Shideeye. Dilka ayaa waxaa fuliyay maleeshiyaad ku hubeysnaa bastoolado oo ka tirsan al-Shabaab, waxaana lagu fuliyay wiil dhalinyaro ah. Dilka ayaa inta uu socday waxa ay maleeshiyaadka duubanayeen Muuqaalka dilka,waxa uuna dilkaasi noqonayaa mid aan noociisa horay uga dhicin magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay ragga hubaysan inta ay dilka geysanayeen inay duubanayeen Muuqaalka dilka iyo maydka marxuumka, taasi oo dadkii arkaayay argagax ku noqotay. Ragga dilka gaystay ayaa tiradooda waxa ay aheyd Saddex ruux, oo mid kamid ah uu duubaayay Muuqaalka dilka, waxaana la xaqiijiyay in Marxuumka la dilay uu naafo ka ahaa gacanta. Sidoo kale, dilalka ka dhici jiray magaalda Muqdisho ayaa ahaa mid aan la heyn Muuqaal ama sawirro, waxa uuna dilkaani cusub muujinayaa inay jirto habacsanaan dhanka amaanka ah. Docda kale, Ciidamo ka tirsan Militeriga Dowlada ayaa maanta ruux Bajaajle ah ku dilay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waxaana dilka kadib goobta si xarago leh uga baxsaday Gaariga uu la socday Askariga dilka Geystay oo ahaa Cabdi Bile. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  22. German authorities have charged a Somali man who allegedly was a member of the foreign extremist group al-Shabab and is accused of attempted murder and assistance to murder. Source: Hiiraan Online
  23. The leadership of the African Union Mission in Somalia has started implementing the transition plan to reduce troop numbers gradually and hand over to the Somali National Army by 2021. Source: Hiiraan Online
  24. Doha (Caasimadda Online) – Wasiirka Caafimaadka Soomaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa Hishiis iskaashi iyo wax wada qabsi la saxiixatay wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowlada Qatar Dr Xanaan Mohamed Al kawaari. Hishiiskaan oo mudo badan laga soo shaqaynaya oo kol hore ay labada wasaaradood isugu af garteen is fahan loo badalay hishiis ayaa maanta lagu hor saxiixay Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliya iyo Amiirka qatar hortooda. Hishiiskaan ayaa wuxuu ku qotomaa iskaashi xagga tayaynta iyo tababarada howlawdeenka caafimaadka , Sare u qaadidda tayada adeegyada isbitaallada iyo baahinta gurmadka dag dagga ah iyo wax ka qabdka cudurrada faafa. Sidoo kale hishiiskan wuxuu soomaliya ka saacidayaa in la helo xarumo caafimaad oo bixiya adeegyo tayo leh iyo sidoo kale wuxuu wasaaradda caafimaadka soomaliya ka caawinayaa in ay yeelato awoodda fulinta gurmadka dagga dagga ah , tayanta isbitaalada guud ee dalka qalabaynta xarumaha lagu daaweeyo bukaanada iyo hirgalinta mashaariic iyo adeegyo caafimaad oo hor leh dalka guud ahaannna laga hirgaliyo. Waxaa la filayaa in gudiyo farsamo oo isku dhaf ah ay ka wada shaqeeyaan hirgalinta hishiiskaan sidoo kalena ay yeeshaan qorshe howleed lagu fuliyo hishiiskaan taariikhiga ah. Hishiiskaan wuxuu qayb ka yahay qorshayaasha guud oo ay wasaarada Caafimaadka soomaliya ka leedahay baahinta iyo fulinta daryeel caafimaad oo leh tayo lagu kalsoonyahay iyo sidoo kale kobcinta iyo sare u qaadidda aqoonta iyo xirfada shaqaalaha caafimaadka soomaliya Caasimada Online Xafiiska Baydhabo Caasimada@live.com
  25. There is no doubt that the United Arab Emirates has been a key ally of Somalia ever since the country descended into chaos. Since 2014, the UAE has trained and equipped thousands of forces in Somalia to help the country take control of its own security and decrease dependency on African Union peacekeepers. But the relationship between the two countries, both members of the Arab League, has deteriorated. The bone of contention is the controversial Berbera Port deal. The bulk of the disagreement however is the Gulf diplomatic crisis in which Somalia is paying the price for declaring its neutral stance in the rift between the rich countries fighting over her. While the UAE has it is own agenda in intervening in Somalia, respect for the country’s territorial integrity is paramount. The UAE should not be seen to be propping a campaign to divide Somalia. Even though Somalia is a federal state and the UAE, like any other country, has the option of engaging the federal member states, it should not do so at the expense of the Federal Government of Somalia. That would be a big diplomatic blunder. The two countries need to revisit their bilateral relations since the dispute is having a devastating effect that will be very hard to reverse. Since the fall of Somalia’s central government, the UAE has provided a sanctuary to Somalis fleeing the civil war. As a result of the escalating dispute, the UAE this month halted it support for Somalia’s security forces and humanitarian support, closing down a hospital that used to treat 300 patients daily. According to security analysts, this will hamper the transfer of Somalia’s security to the country’s armed forces. The Institute of Security Studies think tank argues that the gap left by the training that was provided by the UAE will be very hard for Amisom to fill. Its role was huge, despite accusations that some UAE-trained soldiers disobeyed Somalia’s army command structure. In a recent press briefing in Dubai, with the blessing of his UAE hosts, the President of Somalia’s Federal Member State of Puntland, Abdiweli Mohamed Ali (Gaas), made remarks that could be seen as very damaging to Somalia’s sovereignty. One could take the phrase, ‘Somalia is not Mogadishu, and Mogadishu is not Somalia’ as a clear warning shot to the federal government led by President Mohamed Abdullahi Farmaajo. The remarks portray the level of mistrust between Somalia’s two levels of governments. It is a true reflection of the doubts many had about Somalia’s federal system, which seems to weaken the position of the internationally recognised federal government. Somalia’s Provisional Constitution, adopted in 2012, gives the federal government authority to handle matters foreign policy. However it seems the federal member states are not keen to give Mogadishu a free hand to execute its foreign policy. Once respected as a key ally, the UAE’s decision to engage in a dual track policy seems to have backfired. Angered by what they called a blatant disregard of Somalia’s sovereignty, lawmakers declared the Berbera Port deal between Somaliland, Ethiopia and the UAE-owned DP World null and void. They banned the company from trading in Somalia. In March Somalia, through its ambassador to the UN Abukar Osman, protested to the UN Security Council and asked the UN to take action against the UAE for violating its territorial integrity by entering into a deal to build a military base in Berbera, which is in the breakaway northern region of Somaliland. In his statement, the ambassador said the deal is against international law. For it to reclaim, its place as a trusted partner, the UAE needs to abandon its divide-and-rule approach and engage the Farmaajo administration while aiding the federal member states. This way it will be able to reverse the game and fight for space with its competitors positively without scuttling the fragile peace process in Somalia. The Farmaajo administration will need to re-engage the UAE in a sober manner and think about the repercussions of the UAE’s withdrawal. The tug of war could be detrimental to Somalia’s long-term stability efforts. Source: – The Star