Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - Jubaland Ministry of Justice and Constitutional & Religious Affairs as announced on Friday that it will not be attending the National Constitutional Convention next month. Source: Hiiraan Online
  2. A family in Kambe, Kilifi, has identified one of the Kenyan soldiers killed in an attack by Al Shabaab insurgents in Dobley town of Somalia on Sunday. The family said Henry Matano, 51, was among the 12 soldiers killed in a landmine explosion. Source: Hiiraan Online
  3. President Mnangagwa yesterday received credentials from six new ambassadors at State House in Harare. The new ambassadors from Norway, Cyprus, Somalia, Poland, Rwanda and the Czech Republic pledged to strengthen bilateral relations with Harare. Source: Hiiraan Online
  4. Military transport planes from the United Arab Emirates landed on the sleepy Yemeni island of Socotra last week, unloading tanks and troops as part of the Gulf Arab state’s drive to extend its influence over a strategic waterway flanked by war zones. Source: Hiiraan Online
  5. KAMPALA — Ugandan lawmakers oppose a recommendation from United Nations Secretary-General Antonio Guterres that the U.N. move a major logistics base out of the country. The lawmakers say the move would be an injustice, given the sacrifice that Ugandan troops have made in Somalia over the years. Source: Hiiraan Online
  6. SOLAI, Kenya (Reuters) - A dam on a commercial flower farm in Kenya's Rift Valley burst after weeks of torrential rain, unleashing a "sea of water" that careered down a hillside and smashed into two villages, killing at least 47 people. Source: Hiiraan Online
  7. A new ruling by the European Court of Justice gives refugee children a right to continue the family reunification process even after they turn 18. Source: Hiiraan Online
  8. Landlocked Ethiopia has announced significant new steps to diversify its access to seagoing trade. Since the 1990s, it has depended almost exclusively upon the Port of Djibouti to handle its waterborne commerce, but it is making moves in Sudan, Somaliland, Djibouti and Kenya to create new options for Ethiopian shipping interests. Source: Hiiraan Online
  9. The battle successes registered by UPDF against al-Shabaab militants in Somalia is at a higher cost than officials previously disclosed, Daily Monitor has learnt. Source: Hiiraan Online
  10. Muqdisho (PP) ─ Sarkaal u hadlay ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub fara badan oo u socday kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda iyo ciidamada AMISOM ee gacanta siinaya. Taliyaha ururka 49-aad ee ciidamada xoogga dlaka, Col. Faarax Maxamed Turbac oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen gaadiid waday hub fara badan oo u socday socday kooxda Al-shabaab. Col. Turbac ayaa sheegay in hubkaas iyo gaadiidkii siday-ba ay ku qabteen degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, wuxuuna intaas ku daray inay sidoo kale gacanta ku dhigeen afar qof oo ahaa kuwii waday gaadiidka iyo hubka. Sidoo kale, Hubka ayaa la sheegay inuu u badnaa rasaasta qoryaha AK-47 iyo PKM, iyadoo sheegeen in loo waday Al-shabaab oo fariisin ku leh tuulada Ray’dab oo 40-km u jirta degmada Baardheere. Ururka Al-shabaab ayaan ka hadlin hubka la sheegay inuu iyaga u socday oo gacanta u galay ciidamada dowladda Somalia, waxaase tani ay imaanaysaa iyadoo ciidanka dowladda ay isku diyaarinayaan inay ka hortagaan weeraro ay Al-shabaab ay soo qaado inta lagu jiro bisha Ramadaan. Ugu dambeyn, Gobolka Gedo ayaa wuxuu ka mid yahay deegaannada ay intooda badan gacanta ku hayaan ciidamada Dowladda Somalia, iyadoo ay Al-shabaab kaga sugan tahay gobolkaas deegaanno aan badnayn. PUNTLAND POST The post Ciidamada Dowladda Somalia oo sheegay inay Gacanta ku dhigeen hub u socday Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  11. Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus ayaa saaay aroortii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay la wareegtay degmada Qoryooley. Al-shabaab ayaa warbixin ay baraheeda ku baahisay ku sheegtay inay gacan ku haynta Qoryooley la wareegtay, isla markaana ay khasaare xooggan ku gaarsiisay dagaalka ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM. Goobjoogayaal ku sugna degmada Qoryooley ayaa warbaahinta u sheegay in weerarro kooban ay dhaceen saakay, iyagoo sheegay in xoogag kooxdan ka mid ah ay gudaha u soo galeen degmada. Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaan weli ka hadlin dagaalka ay Al-shabaab sheegaetay inay ku galeen Qoryooley oo ah deegaan ay gacan ku hayeen ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM. Dhanka kale, Ma ahan markii ugu horreysay oo xoogag ka tirsan Kooxda Al-shabaab ay weerarro ku qaadaan degmadaas, waxaana ka hor ay deegaano ka tirsan gobolkaas ku weerarreen ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia. Ugu dambeyn, Ma jiraan warar dheeraad ah oo ku saabsan warkan oo laga helayo degmadaas, iyadoo hay’adaha amniga dowladduna aysan weli hadal kasoo saarin dagaalkan la sheegay. PUNTLAND POST The post Dagaal Maanta ka dhacay Qoryooley iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay Dagaalkaas appeared first on Puntland Post.
  12. Gedo (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in maaamulka Jubbaland uu Xabsi dhigay Gabar da’ yar oo la sheegay in Facebuugeda ay ku taageertay Dowlada Federaalka ah ee Somalia. Gabadhaani ayaa la sheegay inay magaalada Kismaayo ku xireen ciidamada maamulka, waxaana la tilmaamayaa in ciidamadu ay kala baxeen Hooygeeda. Gabadhaani oo lagu magacaabo Sahro Maxamed Yuusuf ayaa mudo saddex maalin ah u xiran Maamulka Jubbaland, waxaana lagu eedeeyay in Erayo qiiro leh ku amaantay Dowlada Federaalka ah ee Somalia. Sahro Maxamed Yuusuf, ayaa Facebuuk ku qortay Erayo muujinaaya in Dowladnimadu tahay mid wanaagsan, isla markaana ay muhiim tahay in si wada jira loo taageero dowlada. Qoraalada ay ku amaantay dowlada ee sababay xarigeeda ayaa waxaa kamid ahaa Erayo lid ku ah maamulka Jubbaland. Sidoo kale, Mamulka Jubbaland ayaa horay dhowr mar u xiray dad bartooda facebook ku qoray erayo ka dhan ah maamulka Jubbaland,iyada oo taasi ay walaac ka muujiyeen Bulshada Magalada Kismaayo. Dhinaca kale, maamulka ayaan weli ka hadal sababta ay u xireen Sahro Maxamed Yuusuf oo iyadu ku dhaqaaqday cabirida Fekerkeeda gaarka ah. Caasimada Online Xafiiska Gedo Caasimada@live.com
  13. Cadaado (Caasimada Online) – Xildhibaan Xasan Maxamed Gelle oo kamid xildhibanada Galmudug horayna usoo noqday gudoomiyaha doorashadii madaxwaynaha Galmudug ayaa sheegay in qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ay wadaan mudo kordhin aan sharciyeysnayn oo uu sheegay in ay u sameeynayaan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Waxa uu sheegay in dastuurka Galmudug uu qabo in madaxweyne Xaaf uu dhameysto mudo xileedkii ka harsan madaxweynihii isaga ka horeeyay ee Cabdikariin Xuseen Gulleed maadama sida uu sheegay madaxweynaha haatan talada haya uu ku yimid iscasilaad uu horey isku casilay Cabdikariin Guleed madaxweynihii hore Galmudug. Dhinaca kale xildhibaan Xasan Maxamed Gelle ayaa eedeyn u jeediyay Senetaro ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada Galmudug kuwaas oo uu sheegay in ay xoogga saarayaan sidii madaxweyne Xaaf uu mudo kordhin u sameyn lahaa si buu yiri ay dib ugu soo laabtaan deegaan doorashadooda sanadka 2020. Hadalka xildhibaanka ayaa kusoo beegmaya xilli ay jiraan warar soo baxaya oo sheegaya in muran uu ka taagan yahay mudo xileedka madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele “Xaaf” oo xildhibaano taageersan madaxweynaha ay doonayaan in ay mudo kordhin u sameeyaan madaxweynaha Galmudug. Hoos ka dhageyso Wareysiga xildhibaanka Oo uu la yeeshay Zubeyr Sh.Cabdi https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/05/galmudug.mp3
  14. Kenya will offer technical support to Djibouti in the exploration of renewable energy mainly geothermal in the coming years. This emerged when visiting Djibouti President Ismael Omar Guelleh toured Olkaria Geothermal fields in Naivasha where he hailed the steps taken by Kenya in advancing exploration of the key resource. Guelleh who was accompanied by Energy CS Charles Keter and senior government officials from the two nations said his country stood to benefit from the immense knowledge Kenya has on geothermal exploration. Though he did not address the press, Kengen CEO Rebecca Miano hailed the tour, saying it will enhance collaboration between Kenya and Djibouti in renewable energy development. Miano noted that developments in Olkaria had been pivotal in elevating Kenya to position nine globally in geothermal power generation. “Kenya and Djibouti are strategic partners and this visit will enhance our economic cooperation specifically on the energy sector”. “Our focus is on renewable energy and our investment in geothermal power has already seen power bills reduce significantly from the highs last seen in mid-2014,” she said. Miano said Djibouti was also pursuing a renewable energy agenda and was endowed with abundant geothermal, solar and wind resources. “The country has the potential to generate more than 300 megawatts (MW) of electric power from renewable energy sources”. She said the country’s geothermal resources have been recognized for years adding that Kenya, through KenGen is willing and able to offer a helping hand in the development of geothermal energy. Miano said the company was on course in the development of clean and renewable energy which are set for completion by 2020. “The projects include the Olkaria V 140MW, Olkaria VI 140MW, Olkaria VII 140MW, Olkaria I Unit 6 70MW, Olkaria I Rehabilitation 5.7MW and Olkaria I AU & IV topping plant 60MW”. She said plans were at an advanced stage for the development of Meru Wind Phase I 80MW, Geothermal Wellheads 50MW and Ngong III project 10MW. Source: – The Star
  15. Garoowe (Caasimada Online) – Laamaha ammaanka maamulka Puntland ayaa joojiyay shir xalay ka dhici lahaa Hotelka New Rays Two oo ku yaalla magalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi. Warqada casuumadda shirkan ayaa waxaa lagu soo qoray mawduuca looga hadli lahaa kulankan, oo ah damaca Imaaraadka iyo kala daadsanaanta Soomaaliya. Ciidanka ammaanka Puntland ayaa tagay goobta, waxayna guddiga qaban qaabada ku amreen inuusan jirin wax kulan ah, waxayna ciidanka qaateen warqadihii ajendaha iyo casuumaadda, iyada oo aysan jirin cid loo soo xiray. Ujeedka shirkan loo joojiyay ayaa waxaa lagu sheegay inuusan maamulka ka warqabin kulankan iyo waxa looga hadli lahaa, hada kahorna uu maamulka sheegay in ay muhiim tahay ka warqabista kulamada ka dhacaya gudaha magaalada. Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisay dhalinyaro reer Puntland ah, waxaana maamulka uu u arkay in looga soo horjeedo taageeradii Madaxweyne C/wali Gaas uu siiyay Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha maamulka Puntland oo maalmo kahor ka soo laabtay magaalada Abu Dubai ayaa waxa uu sheegay ka maamul ahaan in ay taageersan yihiin Imaaraadka oo aysan jirin cid ay ku doorsadaan, waxaana tan iyo xilligaas wixii ka dambeeyay soo ifbaxayay inuusan wanaagsaneyn xiriirka dowladda dhexe iyo Puntland.
  16. Malaysian Prime Minister Mahathir Mohamad held a meeting of top alliance partners on Friday as he got down to the business of forming a government that, for the first time in the country’s history, will not be from the Barisan Nasional coalition. Mahathir, 92, was sworn into office by Malaysia’s constitutional monarch late on Thursday, becoming the world’s oldest elected leader. He called a meeting of senior members from all four parties in his Pakatan Harapan (Alliance of Hope) to gather views on formation of the Cabinet and will later address a news conference, alliance sources said. Mahathir’s alliance defeated Barisan in a stunning election upset on Wednesday, ousting the coalition that has ruled the nation for six decades since independence from Britain. Mahathir used his first news conference after being sworn in to reassure the financial community and said he would prioritise stabilising the economy and return billions of dollars lost in a graft scandal at state fund 1Malaysia Development Berhad (1MDB). The scandal became a major factor in the election and in the ouster of Najib Razak, Mahathir’s predecessor and former protege. Malaysian markets were closed and will reopen on Monday, but overseas investors were nervous about Najib’s ouster after a decade in office. Malaysia’s 5-year credit default swaps MYGV5YUSAC=R, the cost to insure against a Malaysia debt default in the next five years, climbed to an 11-month peak in late U.S. trading on Thursday. But calm returned to offshore trading of the ringgit currency, which lost four percent on Thursday. Mahathir, dubbed the “Father of Modern Malaysia” during his previous 22 years in power until 2003, told reporters at the news conference he would try to make the ringgit as steady as possible but did not announce any policy moves. He was known for his strongarm, sometimes pugnacious style of rule, marked by an intolerance for dissent, from 1981 to 2003, but also for transforming his Southeast Asian country from a sleepy backwater into a modern industrialised nation. Source: – Reuters
  17. Armed attackers struck a mosque outside the South African city of Durban on Thursday, stabbing to death an imam and injuring two others in a country known for its peaceful religious relations. Three men entered the large mosque after midday prayers, carrying guns and attacking the victims with knives and then releasing a petrol bomb that set fire to the building. Police said the attackers remained at large after escaping in a Hyundai car from the Imam Hussain mosque in Verulam town, on the outskirts of the eastern port city. “The motive of the attack is unknown at this stage. Verulam police are investigating three counts of attempted murder and arson,” police spokeswoman Nqobile Gwala said in a statement. The incident appeared to be unprecedented in South Africa, where about 1.5 percent of the country’s 55 million population is Muslim. Paul Herbst, spokesman for the private IPSS medical rescue service, told AFP that the imam had his throat slit and passed away a few hours after the attack. “There were three people in the mosque — a caretaker, a worshipper and the imam and they were held up by three armed men,” Herbst said. “The (imam) was tied up and thrown to his knees and his throat was slit. The other two men were also stabbed — one was stabbed in the abdomen and the other in the groin of his left leg. “Before the assailants left the mosque, a petrol bomb was thrown into the mosque and it was set alight.” The imam was treated by paramedics on the scene and transferred to hospital where he was pronounced dead. – ‘Sudden attack’ – Prem Balram, spokesman for the Reaction Unit South Africa security company, said he had arrived at the mosque to find two victims covered in blood lying in the forecourt of the mosque. He said a third victim had been attacked inside the building and had jumped out of a window when it was set alight. “Eyewitnesses said three attackers with guns had used knives. One knife was left behind,” Balram told AFP. “There have been theft and robbery incidents at mosques before, but not like this, when nothing appears to have been taken.” The Muslim holy month of Ramadan is due to start next week. “It is the first time anything like this has happened in South Africa, let alone in KwaZulu-Natal province,” Faizel Suliman, chairman of the SA Muslim Network, told AFP. “It was a sudden attack and at this point we don’t have enough information. Speculation about the motive is quite dangerous at this point.” The South African parliament’s police committee condemned the attack. “A mosque is a religious institution, and South Africa’s constitution guarantees and protects the right to religious practices,” its chairman Francois Beukman said. “This kind of attack on three innocent people is totally unjustified. We want our communities to live in harmony, practising their religions without fear.” Source: AFP
  18. Muqdisho (Caasimada Online)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa soo saaray amar ciidan oo si gaara ugu socda ciidanka Millitariga ee kudhaqan magaalada Muqdisho iyo daafaheeda. Taliye Gorod, ayaa ciidamada Militeriga ku amray in ay ku sugnaadan xeryahooda, wuxuuna ka dalbaday in aysan arbushaad ku sameyn howlaha xasilinta caasimada, lana shaqeeyan ciidanka ammaanka. Taliyaha Ciidamada xoogga ayaa sheegay in Ciidamada sugaya amniga mooyee in ciidamo kale aan magaalada lagu arki karin waxa uuna ugu baaqay in qof walba oo askari ah uu ku ekaado halka uu ku Shaqeeyo. Waxa uu Taliyaha ciidamada Xoogga tilmaamay in askarigii lagu arkaa Muqdisho, isaga oo hub ku dhexwata ay ula dagaalami doonaan sida qof lid ku ah amniga, maadaama uu jabiyay awaamiirta la faray ciidamada Militeriga. Sidoo kale, Taliyaha ayaa Saraakiisha Militeriga faray inay ku amar galaan awaamirtiisa ku aadan xakameynta ciidamada Xoogga, waxa uuna cod dheer ku sheegay in Saraakiisha wax laga weydiin doono Askarigii ay waxyeelo kusoo gaarto magaalada Muqdisho xili uu jabiyay amarka. Docda kale, Amarka kasoo baxay Taliyaha ayaa kusoo beegmaaya iyadoo ay dowlada Federaalka ah ee Somalia wado qorsho lagu sugaayo amniga guud ee magaalada Muqdisho Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Wasiirka Amniga Xukuumada Somalia Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle), oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa mar kale digniin u kala diray mas’uuliyiinta ka tirsan dowlada ee Hubka kala duwan isticmaala iyo ciidamada amaanka. Wasiir Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle), ayaa waxaa shirkiisa Jaraa’id ku barbar taagnaa Taliyeyaasha ciidanka xoogga, Nabad sugidda iyo Booliska, waxa uuna amar ku bixiyay inaanu magaalada Muqdisho lagu arki Karin gaari ay saaran yihiin afar qori kabadan. Wasiirka amniga ayaa sheegay in habacsanaan ay ku timid go’aano ay horey u soo saareen Golaha Wasiirada oo la xiriiray in mas’uuliyiinta dowladda ay magaalada dhexdeeda ku wadan karin wax ka badan afar qori. Bishii May Sanadkii tegay ee 2017 ayaa ammarkaan waxaa horay looga soo saaray shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Soomaaliya, waxaana Wasiir Islow uu markale sheegay in Magalada Muqdisho aan lagu arki Karin dad wata hub farabadan oo uu ku jiro Gaadiidka qoraha ku rakkiban yihiin ee Cabdi bilaah loo yaqaano. Waxa uu sheegay in qof walba oo masuul ah lag doonayo in uu istaaf ahaan u wato ilaa 4 Askari oo qoryaha fudfudud ah sida AK47,isla markaana aan loo ogolaan doonin in ay ka badsadaan,sidoo kale qoraga loo yaqaano Dabajeexa aysan qaadan akrin. Ducaalle, waxa uu mas’uuliyiinta ka tirsan dowlada uga digay inay magaalada ku dhexqaatan wixii kabadan afar qori, waxa uuna sidoo kale digniin u diray ciidamada Hubeysan ee magaalada dhex socda iyagoo lugeynaaya. Gaadiidka ciidamada ayuu sidoo kale ka digay in si maalayacni ah loogu dhexwado gudaha magaalada Muqdisho, waxa uuna arrintaasi dardar galinteeda ugu baaqay Taliyayaasha ciidamada. Sidoo kale, shacabka magaalada Muqdisho ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyan ciidamada amaanka, maadaama iminka ay nagu soo fool leedahay bisha ramadaan. Haddalka Wasiirka amniga Soomaaliya Ducaalle ayaa imaanaya xili Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu dalbaday in wax laga bedelo amni darada ka jirta Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  20. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa Xalay kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Saraakiisha Ammaanka iyo Masuuliyiin kale. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Kheyrre, ayaa inta uu halkaasi ku sugnaa wuxuu la kulmay Saraakiil iyo Ciidamo Boolis ah oo heegan buuxa ugu jira sida ay uga qayb qaadan lahaayeen adkaynta amniga Caasiamadda Muqdisho iyo guud ahaan dalka oo dhan. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, ayaa xarunta Booliska waxay ku qabteen shir Jaraa’id oo ay uga hadleen howlaha ammaanka Muqdisho, iyagoo Ciidanka ammaanka faray in ay Gacan Bir ah ku qabtaan nabad gelyada guud ee Gobolka Banaadir ayna u naxariistaan Dadka Shacabka ah. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa ciidanka Millitariga ku amray in ay ku sugnaadaan xeryahooda, wuxuuna ka dalbaday in aysan arbushaad ku sameyn howlaha xasilinta, lana shaqeeyaan ciidanka ammaanka. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Kheyrre, ayaa u mahad celiyay dhammaan Ciidamada Qalabka sida ee ka qayb qaadanaya sugidda amniga Caasimadda Dalka, wuxuuna faray inay muujiyaan dhabar adayg iyo feejignaan dheeri ah maaddaama la guda galaya Bisha barakaysan ee Ramadaan.
  21. Between the rape she suffered during a traumatic return to Somalia, the constant hunger, and the uncertainty of her future in Kenya’s Dadaab camp, Fartun has almost forgotten what hope feels like. Source: Hiiraan Online
  22. Malaysian Prime Minister Mahathir Mohamad held a meeting of top alliance partners on Friday as he got down to the business of forming a government that, for the first time in the country’s history, will not be from the Barisan Nasional coalition. Source: Hiiraan Online
  23. Armed attackers struck a mosque outside the South African city of Durban on Thursday, stabbing to death an imam and injuring two others in a country known for its peaceful religious relations. Source: Hiiraan Online
  24. Kenya will offer technical support to Djibouti in the exploration of renewable energy mainly geothermal in the coming years. Source: Hiiraan Online