-
Content Count
215,347 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Casimada Online) – Maleeshiyaadka Daacishta Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay ka danbeysay dil ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Daacishta ayaa sheegatay in dilkaasi ay u geysatay labada ruux oo kamid ah shaqaalaha rayidka dowlada, gaar ahaan Wasaarada Maaliyada Xukuumada Somalia. Kooxda Daacish ayaa dilka labadaasi ruux ku muujisay Sawirro ay soo bandhigtay Wakaalada wararka u faafisa Daacish ee Amaq kaa oo muujinaya labo nin oo geysanaya toogashada. Waxa ay Daacish sheegtay in labadaasi ruux ay ku daba joogen muddooyinkaan, balse ay iminka ku heleen fursadii ay ku baadi-goobi jireen. Sidoo kale, Dilkan ayaa ka mid noqonaya dilal taxane ah oo ISIS ka fulisay Muqdisho, kaasoo muuqaalo laga duubay. Dhinaca kale, dilka labadaani ruux ayaa imaanaya iyadoo Kooxda Daacish ay kordhisay weerarada sida dilalka qorsheysan oo ay muddooyinkii u dambeysay ka fulisay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Casimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Ethiopia’s northern Amhara region police downplayed reports of illegal smuggling of armaments and explosives as the regional capital is set to hold mass rally in support of Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Sunday. Ethiopia’s Amhara regional state capital, Bahir Dra, is expected to host a mass rally in support of Ahmed on Sunday – a week after a similar support rally in Ethiopia’s capital Addis Ababa featured unexpected bomb attack, eventually killing two people and injuring 156 others. Various social media posts as well as some mainstream media have been reporting illegal smuggling of armaments and explosives in Bahir Dar and its surroundings ahead of the support rally. Amhara region police, however, stressed that recent reports that have been circulating through various outlets are “baseless.” According to Bahir Dar city police head Walelegn Dagnew, security preparations are already finalized in order to conduct the support rally in a peaceful manner. He, however, indicated that some 10 individuals are currently under investigation by the regional police in connection with the mass rally. Police urged social media users to abstain from disseminating similar fictitious rumors. Ethiopian Minister of Government Communication Affairs Office Ahmed Shide on Wednesday issued a security high alert for citizens across the country after the bomb attack in Addis Ababa. “They saw their attempt, however deadly, foiled by the people before their eyes, and they might be making similar attempts,” Ahmed said. The Ethiopian government on Thursday also revealed the formation of a special committee designated to investigate plots against the ongoing nationwide reform. Revealing the formation of the special committee, the Ethiopian Prime Minister’s Office stressed that actors who are against the ongoing reform were behind Saturday’s bomb attack. Source: – Xinhua
-
Major General Abdweli Jama Hussein the commander of Somalia National Armed forces has paid a courtesy call on his Ugandan counterpart Gen David Muhoozi at UPDF Headquarters, Mbuya. The Chief of Defence Forces, Gen David Muhoozi said that Uganda is fulfilling one of its security mandate to ensure regional peace and stability. On the other hand, Gen Abdweli Jama thanked Uganda for the continued support to African Union Mission in Somalia (AMISOM). He was grateful to the Uganda government for provision of capacity building towards Somali National Armed Forces. The two Generals discussed issues to do with regional security and intelligence sharing. The meeting was attended by the UPDF Joint Chief of Staff Maj Gen Joseph Musanyufu. Source: Kampala Post
-
Bodies of two people who were reported missing in Tarbaj, Wajir County a few days ago have been found in a shallow grave. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Ethiopia ayaa goor sii horeysay ku dhawaaqday in ururka ONLF ay u aqoonsatay urur argagixiso kadib markii ay ku eedeysay inay aad uga soo horjeeda Nabadda iyo Horumarka Ethiopia. Dowlada Somalia ayaa kamid ah dhinacyada ururka ONLF u aqoonsan urur argagixiso sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay xiliga dhiibista Qalbi Dhagax. ONLF ayaa dhankeeda ka aaminsan urur xaq u dirir ah oo ay kala feker duwan yihiin iyaga iyo argagixiso maadaama ay u dagaalamayaan in dhulka Soomaalida laga soo celsho gacanta Ethiopia. Qaar kamid ah Senatorada Aqalka Sare ee baarlamaanka Somalia ayaa aad uga soo horjeeda tuhunka la xiriira in ONLF ay tahay urur argagixiso, waxaana arrintaasi siyaabo kala duwan uga hadlay Senatoro ka tirsan Aqalka. Senator Axmed Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ururka ONLF aan loo aqoonsan karin urur argagaxiso ah. Senator-ka waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Wasiirada xukuumadda federaalka ay argagaxiso u aqoonsadaan ONLF. “Wey na dhibeysaa in Wasiirada xukuumadu ay argagixiso u aqoonsadaan ONLF ka hor inta aan la gaarin adduunka kale, waa arrin khaldan in urur gobonimo doon ah lagu tilmaamo argagixiso’’ “Xaqiiqatan aad ayaan ula yaabnay go’aanka kasoo baxay golaha wasiirada, waxaan ka hadleynay waxay ahayd muwaadin Soomaali ah oo la dhiibay, ku dhashay Soomaaliya, ku barbaaray Soomaaliya, wey ka dartay arrintu sidii, waxay aadday in urur la yiraahdo ONLF inuu argagaxiso yahay’’ “Inta badan caalamka uma aqoonsana…micnaha marka argagaxiso laga hadlayo qeex bay leedahay oo caalamka u yaqaanaa, ninka xaq u dirirka ah iyo argagaxisadu Labo micno ayeey kala leeyihiin, ONLF looma aqoonsan karayo Aragagaxiso, waxaa loo aqoonsan karayaa dad xaq u dirir ah” Isagoo haddalkiisa sii wata waxa uu Senatorka yiri “Baarlamaanka hadaan nahaya, arrinta Soomaaaliya sida wiliasha yar yar ugu ciyaarayaan ma ahan, wey ka weyn tahay, wiil meelahaa ka yimid inuu Soomaaliya xambaarto oo waxeeda oo dhan dusha saarto wey ka weyn tahay, intaas oo Kun oo Soomaali ah baa usoo dhimatay halganka Soomaaliya” Sidoo kale, waxa uu Senatorka sheegay in fakerkan ay la qabaan Xildhibaano badan oo ka kala tirsan labada Gole waxa uuna ka digay in daacad nimada dhalinyarada ONLF lagu raali galiyo Ethiopia. Haddalka Senatorka ayaa kusoo beegmaaya xili madaxda dowlada Somalia ay ku kala aragti duwan yihiin magac u tiirinta ONLF. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabashooyinkii ay dadka shacabka ah ka qabeen cadaalada. Wasiirku waxa uu sheegay in Wasaaradiisa ay la dirirtay musuq badan oo ku saleysnaa cadaalada waxa uuna tilmaamay in iminka uu soo hagaagayo sharciga. Wasiir Xasan Xuseen Xaaji, waxa uu si gaara uga hadlay kiisaska shacabka ee baaristooda la geeyo xarunta Dambi Baarista ee CID-da, waxa uuna taa ku micneeyay talaabo muhiim ah. “Waa talaabo muhiim ah in CID laga soo bilaabo baaritaanka kiiska danbiga ah, waayo xaruntaasi waxaa jooga dad si gaara loo soo xulay oo ku wanaagsan waxyaabaha barista u baahan” Waxa uu Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji sheegay in ay muhiim tahay hubinta kiisaska shacabka ee ka soo bilaabanaya xarunta Dambi Baarista ee CID-da. Waxa uu intaas ku sii daray Wasiir Xasan Xuseen Xaaji in ay tahay in ahmiyad la siiyo cadaalad u sameynta shacabka waxa uu carabka ku dhuftay marka galka dacwada loo gudbiyo xeer ilaalinta ay u eegaan dhankooda in dacwada tahay mid sharci ah. Sidoo kale, waxa uu tilmaamay in ahmiyada ugu weyn ay tahay in xalka koowaad loo helo aaminaada shacabka dhanka cadaalada iyo garsoorka, waxa uuna meesha ka saaray in loo dulqaadan doono wixii sharci daro ah. “Nidaamka hadda socda waxa uu albaabada u furayaa in shacabka ay si joogta ah u aaminaan cadaalada ka jirta dalka, waa sax wey jiraan caqabado weli taagan balse heerkii hore ma taagna” Sidoo kale, Wasiirka Wasaarada Cadaalada ayaa hadalkiisa sal uga dhigay dastuurka dalka kaas oo qeexaya dhowrista xuquuqda Muwaadinka iyo Cadaalad u falida muwaadiniinta Soomaaliyeed. Haddalka Wasiirka ayaa kusoo beegmaaya iyadoo dhowr jeer uu Madaxweyne Farmaajo dhaliil ka muujiyay cadaalada ka jirta dalka ee lagu dhaqo shacabka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Angela Merkel has saved her political skin with an EU deal that enables Germany to send migrants back to Spain and Greece - three years after she forced Europe to open its doors to refugees. Source: Hiiraan Online
-
The two officers involved in the fatal shooting of a black man in Minneapolis both served in the military and have been recognized numerous times for their work as police officers, according to redacted personnel files released Friday by the Minneapolis Police Department. Source: Hiiraan Online
-
Ten people have been killed in ethnic clashes in western Ethiopia, state media said on Thursday, as aid agencies warned of widening inter-communal conflicts in Africa’s second most-populous country. Source: Hiiraan Online
-
Somali officials say the United States has deported 84 Somalis, including four women, back to their home country. Source: Hiiraan Online
-
Major General Abdweli Jama Hussein the commander of Somalia National Armed forces has paid a courtesy call on his Ugandan counterpart Gen David Muhoozi at UPDF Headquarters, Mbuya. Source: Hiiraan Online
-
Qudus (Caasimada Online) – Sacuudiga, Jordan iyo maamulka Falastiiniyiinta ayaa uga digay Israel in saameynta Turkiga ee Bariga Qudus ay sii ballaaraneyso, sida uu shaaciyey waregyska Haaretz ee Israel. Warbixinta ayaa sheegtay in saraakiil sare oo carbeed ay Israel u sheegeen in saameynta Turkiga ay kusii fideyo xaafadaha Qudus, taasi oo ay sheegeen inay qeyb ka tahay qorshe madaxweyne Erdogan uu ku doonayo inuu ku sheegto lahaanshaha Qudus. Ilo-wareedyo Israeli ah ayaa sheegay inay ka warhayaan ballaarashada Turkiga, islamarkaana ay isha ku hayeen in ka badan sanad. Warbixinta ayaa sheegtay in saraakiisha Jordan ay ka carroodeen jawaabta Israel ay arrintan ka bixineyso oo ah mid soo daahday, sababtuna ay tahay in Israel ay ilaalineyso heshiis ay Turkiga la galeen 2016-kii. Maamulka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in gargaarka Turkiga uu ka wado Qudus, oo ay ka dambeeyaan kooxo islaamiyiin ah oo ku xiran xisbiga Erdogan ee AKP, uu yahay qorshe lagu qabsanayo Qudus. “Turkish-ka ayaa hadda isku dayaya inay guryo ka iibsadaan Qudus, si awooddooda halkaas ay u baalaarato” ayuu yiri sarkaal ka tirsan booliska Israel. Jordan ayaa ka walaacsan in saameynta Turkiga ay meesha ka saari karto booska Jordan oo isku haysata inay ilaalo ka tahay dhulka saddexaad ee ugu barakeysan Islaamka. Dhinaca Sacuudigana, waxay ka walaacsan yihiin in damaca Erdogan ee Qudus uu sare u qaadi karo magaca uu ku dhex leeyahay carabta iyo islaamka, taasi oo ka dhigi karta in loo aqoonsado hoggaamiyaha kaliya ee Islaamiga ah ee u babac dhigi kara Mareykanka iyo Yahuudda. Caasimada Online Xafiiska Qaahira caasimada@live.com
-
Garoowe (Caasimada Online) – Warar laga heley ilo kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland cabsi ka muujiyey ciidamo gobolka Karkaar dhowaan kaga soo biirey degaanka Tukaraq oo ay Colaadu ka taagan tahay. Kulan golaha xukuumada Puntland isugu yimadeen khamiistii ayaa warar aan ka helney waxay sheegayaan in Madaxweyne Gaas Wasiirada kasoo jeeda gobolka Kar-Kaar u sheegey in ciidamadii ka yimid magaalada Qardho ahaayeen kuwo dano gaar ah laga leeyahay. Gaas ayaa sida aan xogta ku heleyno si gaar ah cabasho ugu gudbiyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo agaasimaha guud ee Wasaarada arimaha gudaha kuwasoo u sheegey dareenka uu ka qabo imaanshaha ciidaankaan. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdulahi Shiikh Axmad oo ka hadlay kulanka golaha ayaa Madaxweyne Gaas u sheegey in ciidamadaan dowladu ka codsatey beelaha dagan gobolkaas islamarkaana aysan aheyn kuwo dano gaar ah laga leeyahay. Colaada Tukaraq ayaa asbuucyadii ugu dambeeyey waxaa kaalin wayn ka qaadanayay abaabulkeeda beelaha dagan Puntland kuwasoo jiida hore ku soo gurayey ciidamo. Cabdiweli Gaas oo inta uu talada hayey hoos u dhigey tayada ciidamada maamulkaan ayaa dadaalada beelahu kaga qayb qaadanayaan difaaca Puntland waxaa uu ku raadinayaa inuu ku sameysto kororsiimo sharci daro ah sida ilo lagu kalsoon yahay u sheegeen warsidahaan. Cabsida uga weyn ee Madaxweyne Gaas muujinayo ayaa ah xiligaan in jiida Tukaraq ku soo gurmaan ciidamo beeleedyo aan isaga ka amar qaadan kuwasoo suurtagal tahay iney ka hor-yimadaan hadii uu ku dhawaaqo kororsiimada sharci darada ah ee uu qorsheynayo. Dhinaca kale wararka la xaqiijiyey ayaa sheeegaya in Madaxweyne Gaas ka cago jiidayo in dagaalka Tukaraq xal nabadeed iyo mid colaadeed mid uun ku dhamaato tan iyo inta qorshihiisa kororsiimada meel marayo. ” Siyaasiyiinta iyo qaar ka tirsan odayaasha gobolka Sool oo ololaha ugu jira in waqti loogu daro Xilli madaxeedka Cabdiweli Gaas waxaysan ogeyn in talabadaan sharci darada ah ay khalkhal ku keeneyso midnimada shacabka ku midoobey maamulkaan.”sidaas waxaa sheegey siyaasi ku sugan magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. Cabsida Madaxweyne Gaas ka muujiyey ciidamada ka yimid gobolka KarKaar ayaa sidoo kale waxaa sabab u ah, madaama qaar kamid ah musharaxiinta xilka Madaxweynaha u taagan ay kasoo jeedaan degaanadaas. Puntland ayaa sanadihii u dhexeeyey 2000-2003 waxaa ka dhacey dagaalo sokeeye kadib markii Madaxweynihii xilka hayey waqtigaas sameeyey korirsiimo sharci daro ah. Xigasho: Garoowe Online
-
Tan iyo markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu Ra’isul wasaare u magacaabay Mudane Xasan Cali kheyre waxaa xukuumadii uu soo dhisay Ra’isul wasaaraha laga diiwaan geliyay khaladaad shacabka Soomaaliyeed aaney iloobeynin. Bishii February 2017-kii waxa uu Ra’isul wasaare Kheyre shir jaraa’id ku qabtay bartiisa baraha bulshada Facebook-ga waxaana uu sheegay markii uu magacaabay Madaxweynaha kadib hadii Baarlamaanka ay ansixiyaan in uu soo dhisi doono dowlad ka turjumeysa shacabka Soomaaliyeed iyo Hadafyada Madaxweynaha. Mudada ku dhaw labada sano ee uu xafiiska Joogo’ Ra’isul wasaaraha waxaa xukuumadiisu ay ku dhaqaaqday khalaad aaney jecleysan Madaxweynaha Iyo Shacabka waxaana ilaa imika laga sugayaa balanqaadyo farabadan oo shacabka uu u sameeyay, sida ilaalinta Cadaaladda iyo amaanada umadda. Magacaabista wasiiro horay la tijaabay oo aaney dalka waxba ku soo kordhin ayaa kamid ah waxyaabaha hoos u dhigay wax qabadka Xukuumadda iyo shaqo ka ceyrinta wasiirada la ceyriyay iyo kuwa iscasilay. Khilaafka kala dhaxeeya xukuumadda inta badan Madaxda Maamul Goboleedyada oo isku siyaasad iyo isku argti toona aaney aheyn waxeey cuuryaamin karaan aragtida fog ee dalka uu ka leeyahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya taa oo ah wada shaqeyn ,wax wada qeybsi iyo dib u heshiisiin dhab ah, waxaana xukuumadda dhowr jeer qaar kamid ah madaxda maamul Goboleedyada ku eedeeyeen faragelin iyo ku xadgudub siyaasadeed oo maamuladooda lagu hayo. Xukuumaddu waxeey ka gaabsatay in dhiibistii Cabdikarim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax kadib ay ka qaadato go’aan wanaagsan oo shacabka ku raali noqdaan maadama isla xukuumadda ay u gacan gelisay Itoobiya, balse taasi waa ay ku guul dareysatay oo waxaa xukuumaddu sheegtay in Qalbi Dhagax oo Ah Sarkaalka ONLF in uu liddi ku yahay nabad galyada gobalka waxaana uu la shaqeeyaa Argagixisada, sidaas waxaa lagu soo saaray war-murtiyeedka shir deg deg ahaa oo golaha wasiiradda xukuumadda isugu yimaadeen, waana mid kamid ah khaladkii ugu weynaa ee Xukuumadda gasho. Sidoo kale xukuumadda Soomaaliya waxaa la fahasanyahay in ay caburin ku hayso siyaasadaha ka soo horjeeda (Mucaaradka) waxaana arintani ay kaga duwan tahay dhamaan dowladihii dalka soo maray oo xor ka dhigay mucaaradka iyo in ay dalka la hadlaan. Bishii August 2017-kii Qoraal ka soobaxay xafiiska Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka waxaa wasiirada looga mamnuucay in howlaha ay mas’uulka ka yihiin ee wasaaradaha xukuumadda la xiriira i n aysan kaga waramin dhamaan qeybaha kala duwan ee warbaainta kadib markii 25-kii August 2017 -dhacdadii lagu laayay dadka shacabka ah ee ka dhacday deegaanka Bariire oo katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose , dhowr wasiir ay siyaabo kala duwan uga hadleen waxaana meesha kabaxday hanaankii ahaa in wasiiradda bulshada u soo bandhigaan wax qabadkooda si loola socdo islamarkaana ugu kalsoonaadaan xukuumadda. Xukuumadda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’isul wasaare kheyre ilaa imika ma aysan shaacin xuquuqda Muqdisho/ Maqaamka Gobalka Banaadir oo ismaandhaaf siyaasadeed ka taagan yahay tan iyo xiligii uu Gudoomiyaha Gobalka Ahaa Taabid Cabdi. Howlaha xukuumadda ayaa sii luminaya kalsoonidii iyo Taageeradii Shacabka ay ku qabeen dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo, oo laga rabay in ay ka shaqeyso sidii lagu sii kasban lahaa taageerada Shacabka iyadoo loo sahlayo adeegyada bulshada sida Caafimaadka iyo Waxbarashada. Hadaba Su’aasho waxeey tahay muxuu noqon doonaa Kkahaldka xiga ee xukuumadda Xasan Kheyre. W/Q: Safiya Cabdullaahi Garaad Muqdisho, Soomaaliya Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sarkaalka ONLF Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo muddo sannad ku dhow ku jiray gacanta dawladda Ethiopia ayaa iminka laga sii daayay Xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Deysmada Qalbi-dhagax, ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada iyo Siyaasiyiin madax-banaan oo dhamaantooda aad u dhaliilay degdega markii hore lagu xiray Qalbi-dhagax. Qaarkood ayaa dowlada Somalia oo mar sii horeysay iska fogeysay dhiibista Qalbi-dhagax dusha ka saaray in si ula kac ah ay Sarkaalkan ugu gacan galisay Ethiopia. Xildhibaan Mahad Salad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in Qalbi-dhagax uu ka badbaaday halista xabsiga Ethiopia. Waxa uu Xildhibaanku tilmaamay in Qalbi-dhagax markiisa hore lagu dhiibay sifo khaldan, hase yeeshee iminka uu dib u helay xorriyadiisa isaga oo caafimaad qaba. Mahad Salaad oo qoraal ku saabsan deysmada arrinta Qalbi-dhagax kusoo daabacay beejkiisa ayaa yiri “Allahii kaasoo badbaadiyay ciilkii iyo calool xumadii lagu baday ayaa mahad iska leh ee Rabbi ku xamdi Qalbi-dhagax” Waxa uu intaa raaciyay mudanaha “Kuwii damiirkoodu siiyay in ay dhoofiyaan Abdikariin maanta iyaga ayaa ceeb, ciil iyo calool xumo qaba, waxaan leeyahay ilaahey u toobad keena” Waxa uu intaa raaciyay “Waxaan idin leeyahay Umadda Soomaaliyeed iyo miskiinkaas aad dulmiseen cafis weydiista” Xildhibaan Mahad Salad ayaa horay uga mid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaanka ee sida weyn uga soo horjeestay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax. Sidoo kale waxaa uu horay u duray in qaraarkii Baarlamaanka Federaalka ee sharci darro ka dhigay dhiibidiisa aan lagu lifaaqin mas’uuliyadda cida leh. Si kastaba ha ahaatee, Xildhibaan Mahad Salad oo kaalmaha hore uga jira liiska Mucaaradka dowlada ayaa la rumeysan yahay in kiiska Qalbi-Dhagax uu uga faa’iideysanaayo danihiisa Mucaaradnimo ee gaarka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Inta badan baraha bulshada waxaa aad loogu hadal hayaa deysmada C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ah Sarkaal sare oo katirsan Jabhada gobonima doonka ONLF. Hadal heynta deysmada Qalbi-Dhagax waxaa ka qeybqaadanaya Xildhibaano iyo shaqsiyaad kale oo aad uga faaloonaaya sida lama filaanka ah oo dowlada Ethiopia ay kusii deysay Sarkaalka. Qalbi Dhagax oo arintaani laga wareystay ayaa sheegay in amarka lagu sii daayay uu lahaa Ra’isul wasaaraha isbedel doonka Ethiopia Abiy Axmed Ali. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayaa kamid ahaa mas’uuliyiinta ka hadlay deysmada Qalbi-Dhagax. Fiqi waxa uu sheegay inuu aad usoo dhaweynaayo deysmada Qalbi-Dhagax, waxa uuna tilmaamay in tani ay cashar u noqon doonto dowlada Somalia oo uu sheegay inay ka danbeysay deysmadiisa. Fiqi waxa uu carab ***** inuu aad uga xun yahay in Qalbi-Dhagax oo markiisii hore laga dhiibay Somalia, ay maanta u danqatay Ethiopia isla markaana lagu sii daayay si sahlan oo aan loo marin dhibtii lagu dhiibay mar hore. Axmed Fiqi, Isagoo ka hadlaayay xarigii hore iyo deysmada maanta lasiiyaay ayuu yiri “Waa damiir xumo shalay marka uu walaalkiis u jeebaysnaa si Ethiopia loogu dhiibo iyo maanta markii Itoobiyadii loo dhiibay ay asagoo xor ah sii daysay” “Runtii wuu ka sii farxad iyo qurux badnaan doonaa marka uu dhulkiisa iyo dadkiisa dhex yimaado Qalbi Dhagax, waxaase aad u niyad jaban kuwii shalay dhiibay muwaadinka” Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in mas’uuliyiintii shalay Qalbi Dhagax u gacan galiyay Ethiopia xitaa aysan ka qeybqaadan dadaalkii lagu sii daayay, waxa uuna tusaale arrintaa ku saabsan usoo qaatay Suldaan Fowzi oo kamid ah shaqsiyaadka iminka gacanta ku haya Qalbi-Dhagax kaa oo warbaahinta u sheegay in Dowlada Somalia aysan kaalin ka qaadan deysmada Qalbi dhagax. Sidoo kale, Xildhibaan Fiqi ayaa dowlada Somalia ugu baaqay inay qaado talaabo lagu raali galinaayo muwaadinka Qalbi-Dhagax iyo qoyskiisa oo la galiyay xaalad adag mudadii uu ku jiray gacanta Ethiopia. Dhinaca kale, Dowladda Soomaaliya ayaa la xusuustaa in bishii August ee sanadkii hore u gacan gelisay Ethiopia, waxaana tallaabadaas la xusuustaa in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay ku weysay inta taageeradii shacabka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Isbadallo xoogaan ayaa ka dhacay dalalka bariga iyo geeska Africa waxaa Heshiiyay Mucaaradka iyo madaxda dalalka Kenya, Itoobiya iyo Koofurta Suudaan iyo dalalkoo dhaca Africa oo u tanaasulay danaha qarankooda iyo dadkooda si looga fogaado dagaalo dhiig ku daato iyo in Qarankooda uu ragaadiyo horumar la’aan dhan walbo ah. Dagaalo Sokeeye ayaa ka qarxay Soomaaliya waxii kadambeeyay 1990-kii, xiligaas oo ay burburtay dowladii dhexe ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Jaale Maxamed Siyaad Barre. Waxaa Dagaalamay xiligaas kooxo siyaasad ahaan iska soo horjeeda iyo Qabaa’ilo Soomaaliyeed, tan iyo xiligaas wax talaab ah looma qaadin dib u heshiisin dhab ah oo dadka Soomaaliyeed dhexmarta oo la rabay Madaxda dalka iney hormuud ka noqdaan. Hadda Soomaalidu weey kala qeybsantahay iyadoo dalalka Africa iyo dalalka dunidu horumartay u midoobeen mustaqbalka umadooda iyo dalalkooda. In Soomaalidu heshiiso waxaa habeen iyo maalin hortaagan faragelin shihseeye oo ka imaaneysa dalalka deriska la ah Soomaaliya, Beesha Caalamka iyo kuwa carbeed kana soo horjeeda midnimada Soomaaliya iyagoo danahooda fiirsanaya kana shaqeeya sidii loo sii kala fogeyn lahaa Soomaalida oo hadda maamul maamul u qeybsan. Waxaa la ogyahay in Shacabka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan in ay israbaan waana heshiis wax walba wada qeybsada, kala ganacsada waxna isla barta, laakiin Madaxda hogaamisa ay isku khilaafsan-yihiin siyaasadda iyo fikirka taas oo ah halka ay sarta ka quransantayahay iyadoo ay xusid mudantahay in afaaro qabiilka uu sii dhamaanayo maadaama mirihii laga dhaxlay ay noqdeen kuwo qaraar, shanta Soomaaliya si ay u midowdo waa in madaxda dalka, Mucaarad iyo Muxaafadba ay eegaan wixii na soomaray iyo mustaqbalka jiilka dambe iyo dalka. W/Q: Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal) Email: Abdiazizh99@gmail.com
-
Poly-GCL Petroleum Investment Limited today officially kick start crude oil production test in Ogaden Region of Ethiopia. The test production came after the heads of the company have met with Prime Minister Dr Abiy Ahmed yesterday. The two have talked about the prospect of commercial quantities of crude oil in the region. Source: Hiiraan Online
-
Magaalada Muqdisho oo kasoo kabanaysa sanado badan oo dagaalo sokeeye iyo bur ah ayaa waxaa ka soconaya dadaalo dib loogu dayactirayo qeybihii muhiimka ahaa ee magaalada, mana ahan mid shacab iyo dowladba ay u kala hareen. Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay dib u dayactirto goobaha uu caanka ku yahay dalka, inkasta oo ay waqti dheer qaadan doonto in sidii ay horey u ahaayeen dib loogu soo celiyo. Dowladda oo kaliya ma ahan dadka kaliya ee ku hawlan dib usoo celinta bilicdii iyo astaamihii magaalada, waxaa jira urur dhalinyaro oo iskood isu xilqaamay , shaqooyinka ay qabtaan waxaa ka mid ah dhireynta magaalada iyo bilic soo celinteeda. Waddooyinka ugu waaweyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemi karaa isbedel muuqda waxaana xiliyada Maqribka ilaa Subixii socda Gaadiid noocyo kala duwan leh oo ay leeyihiin dad shacab ah, waxaana waddooyinka ku sugan ciidamo khaasa oo xiliyada habbeenkii suga amniga. Maqribka ilaa Subixii waxaa sidoo kale si caadi ah u furan goobaha qaar ee ganacsiga, iyadoo ay xusid mudan tahay in goobaha caafimaadk ay shaqeeyan 24 saac, halka xiligii hore albaabada loo xiri jiray maqribka ka hor. Sidoo kale, dadka shacabka iyo Hay’adaha amaanka ayaa sida uu nidaamku yahay gudanaaya shaqooyinkooda amni, waxaana ka dhexeeya wada shaqeyn joogta ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA LAGA QAADAY BILICDA MUQDISHO
-
Security Sector Reform in Somalia: A Disaster in the Making
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Between 2013 and 2016, Somalia experienced the hype and disappointment of “Vision 2016,” metaphor for “political reform” that prioritized three tasks: 1. the review and completion of the Provisional Constitution; 2. the establishment of Federal Member States (FMS) Source: Hiiraan Online -
HARGEISA– Health Ministry has apprised of private clinics in Somaliland to share patient health records and the people that they offer treatments. This was disclosed by the health minister, Dr. Hasan Ismail Yusuf who has reiterated the importance of sharing the health records treated in private clinics so that the ministry has to know which diseases are rampant in Somaliland. The minister has said that the mission behind this is to provide the right medications for tackling such diseases that are widespread in the country. Somaliland’s minister for health has made the above remarks during a speech that he has delivered at the official opening of a private clinic inaugurated in Hargeisa. The minister has informed all private clinics across the country to bring patient health records to ministries regional offices in the country. Somaliland which is internationally recognized does not provide its citizens to free healthcare although the country is run by a meager budget generated from taxes paid by its nationals.
-
Dubai Port World (DP World) has won a 30 years concession with 10 years [automatic] extension to develop and manage the Berbera Port of the Republic of Somaliland. In September 2016, DP World entered the agreement with the government of Somaliland and at a stake of 65% for the $442 million US dollars they pledged to invest in the port. Initially, Somaliland was to retain 35% of the deal where DP World agreed to upgrade Berbera Port into an international standard. “The investment will include a first phase of a 400 metre quay and 250,000 square metre yard extension, and gantry cranes and reach stackers to handle containers and cargo.” Reported DP World via a press statement published online. Berbera Port is located at a very strategic location at the Swiss Canal. It is a class A port that has been in operation for centuries but was only utilized in the early 1970s. There were many interests from many international port developers who pursued concessional agreement similar to the one entered with DP World. The government of Somaliland picked DP World to partner with in developing and managing Berbera Port. DP World Group Chairman and CEO Sultan Ahmed Bin Suleiman said in a statement published on the company’s website, “Our vision for Berbera is to make it a regional maritime hub in the Horn of Africa and its development will encourage growth for the region’s economy. It’s also a boost for local prosperity – jobs for the people of Somaliland and future generations. We look forward to bringing our global experience here and to help develop the Berbera Corridor, which is key to encouraging regional economic activity.” Berbera Port is a gateway to the millions of other East Africans who inhabit in landlocked Ethiopia, South Sudan and even further beyond. DP World, being an international ports pioneering company, foreseen the opportunity to invest in Berbera Port to reach millions of clienteles far beyond. It is this opportunity that they pursued a partnership with Ethiopia to close in a successful deal. On March 1st this year, Ethiopia attained 19% of the 30 years concession of Berbera Port and agreed to develop the Berbera Corridor; a motorway connecting Berbera to Ethiopia. Bin Suleiman, indorsing Ethiopia’s partnership in this deal, said, “I am so excited about the prospects of working with Ethiopia government; having the government of Ethiopia as a partner will enable DP World to support the government [Somaliland] in achieving its impressive development plans”. The Foreign Minister of the Republic of Somaliland, Dr. Saad Ali Shire, echoed Bin Suleiman’s statement and confirmed that this deal “will address some of the problems facing Somaliland concerning the employment and investment”. The Republic of Somaliland was an independent state for 28 years now. Although it hasn’t gained an international recognition, it nevertheless functions as a de facto state complete with its passport, currency, armies, and democratically elected president within international borders drawn prior to the decolonization era. The news of Ethiopia as a major shareholder in Berbera Port for the 30 years concession angered Federal Government of Somalia (FGS) headed by Mohamed Farmajo, who came to power in 2016. The FGS, who controls very few parts of Somalia due to the country’s mired security issue where different groups such as the notorious Al Shabab and the AU forces supporting the FGS army combat for control, has recently released a press statement read out by its Prime Minister, Mr. Khayre. Mr. Khayre stated that his government opposes the tripartite agreement between Somaliland, DP World and Ethiopia claiming the territory is within the FGS’s jurisdiction and therefore the deal is illegal since DP World deals wasn’t endorsed by the FGS. Later, Somalia’s parliament issued a decree banning DB World from operating in what they claim “only the Federal Government of Somalia can engage in international deals.” And that the Somalia parliament “banned this company [DP World] from operating in Somalia” as they accuse of it “internationally violated the sovereignty of Somalia.” Both Somaliland and the DP World were quick to respond to such hasty statement by the FGS and its parliament, which ironically has no legitimacy or influence over the Republic of Somaliland or anywhere other than parts of Mogadishu. Somaliland’s Foreign Affairs and International Cooperation’s Minister, Dr. Saad Ali Shire, reaffirmed that “the deal was bilateral one and initially between DP world and Somaliland. Both have the right to sell their shares if the other side agrees and Ethiopia was allowed to join under that those basis.” On 8th March, the President of the Republic of Somaliland, Mr. Muse Behi Abdi, while talking at an event celebrating the International Women’s Day, strongly condemned Somalia’s FGS’s invasion to Somaliland’s independence, where he stated that Somalia “declared war and we acknowledged it.” On the other hand, DP World also countered Somalia’s claims and empty threats; Bin Suleiman, while talking to UAE’s Dubai’s TV channel, said “we are not concerned with what the FGS is saying. Somaliland is a government that has been independent for 28 years now. It is a peaceful country that is democratic. Our project has been approved by Somaliland’s parliament. And the FGS cannot change anything about this.” Such strong exchanges over the Berbera Port deal led to create much more animosity between Somalia and Somaliland, where relations were sour before. Somaliland confirmed to have postponed the scheduled ‘Talks’ between Somaliland and Somalia that were meant to take place in Djibouti next month. Tensions rose even higher after Doha, who has shown signs of dissension over the tripartite agreement of DP World, Somaliland and Ethiopia, is claimed to have summoned the FGS President, Mr. Mohamed Farmajo, for an inadvertent meeting in Doha. Details of the meeting its agenda is yet to be disclosed by either partie. President Muse Behi Abdi concluded few weeks long heated exchanges between Somaliland and Somalia regarding the tripartite agreement between Somaliland, DP World and Ethiopia by telling the media in a press release this week in Dubai that Somalia’s decree to ‘ban DP World’ from operating in both Somalia and Somaliland a ‘joke’. President Behi expressed his delight in partnering with DP World and the United Arab Emirates for many areas including ‘security, trade, and cultural’. Emphasizing the two countries’; Somaliland and Emirates ‘long and historical relations’, President Behi confirmed ‘both our countries [Somaliland and Emirates] are ready’ for further collaborations.
-
The Somaliland government needs to encourage private banks, insurance companies and others to lend money to grow the economy, which is over-dependent on taxation. At present the Central Bank collects taxes from Berbera, ports and airports, fines from law infringements, driving licences, passports and the like. Some of that money “leaks” but this gap could be plugged if the government invested in sound financial infrastructure and developed a cadre of people to run it. We need to follow other countries and give individuals a tax number, which would at the same time encourage people to register and have an identity card. At present our taxation system is embryonic and our systems of recording data are weak. Upgrading this infrastructure should be a priority of the Minister of Finance to streamline tax revenue for the many projects the government intends to carry out. It would also strengthen the hand of the Central Bank, which would know in advance from the tax number system how much it will collect. But a singular weakness of our economy, as opposed to others that we would like to compete with, is the shortage of private capital in our financial systems. There are limited loans and savings facilities in the market and there is a shortage of the main instruments of the Islamic banking system, Murabaha and Mudaraba. Dahabshiil is the main supplier of formal financial services, offering remittances, checking and savings, debit cards and overdraft services and Islamic banking principles. But for our economy to prosper, we need more individuals to deposit funds and save so that these funds can be lent to the private sector, state sector and individuals who want to borrow money to start or maintain or expand an enterprise. All of these would underpin economic growth. But to even think about that we need to address the communications gap between the public and the financial sector. Banks need to communicate what they can offer and people need to understand how banking works and what their commitments are. This would create a competitive financial marketplace, something that we do not have at present. This means investing in the training of staff and customer relations employees and our Central Bank needs to be involved because this is a long-term project and the communications gap needs bridging for it to succeed. The public needs educating too on Understanding its own financial status, cash flow, savings and likely expenditure Buying insurance to protect against risk – such as drought Calculating and filing tax returns so that both the individual and the state can plan Savings and investments – making money grow for the individual and others Retirement planning – reaching a golden age with golden possibilities through savings This would mark a major shift in the way the country functions economically, but it is the way of the future and Somaliland lags far behind most of its neighbours. Somaliland Bankers Association
