Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Premier League leaders Liverpool face unbeaten Chelsea for the second time this week in an early-season clash between two title contenders at Stamford Bridge. Source: Hiiraan Online
  2. ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia’s attorney general on Friday filed terrorism charges against five suspects held for involvement in a grenade attack at a rally attended by Prime Minister Abiy Ahmed in June. Source: Hiiraan Online
  3. COPENHAGEN (Reuters) - Danish police briefly shut bridges and ferry links to Sweden and Germany on Friday as they widened their hunt for three people and a black Volvo in connection with a serious crime - a kidnapping according to Sweden’s Aftonbladet newspaper - to include the whole country. Source: Hiiraan Online
  4. Germany's foreign minister, Heiko Maas, has called on the United Nations to "stop beating around the bush" and start talks on reforming the Security Council. A push for change has been ongoing since the early 1990s. Source: Hiiraan Online
  5. A proposed regional security alliance bringing together the United States, Gulf allies, Egypt and Jordan, is at risk of credibility if a Gulf dispute is not resolved, Qatar’s foreign minister said on Friday. Source: Hiiraan Online
  6. Ethiopian officials have revoked land leases in Addis Ababa that were held by dozens of investors, including Ethiopian-born Saudi billionaire Mohammed Hussein al-Amoudi. Source: Hiiraan Online
  7. Turkish President Recep Tayyip Erdogan is set to open one of Europe's largest mosques in Cologne on Saturday as he wraps up a controversial visit to Germany, with police deploying in force amid planned protests. Source: Hiiraan Online
  8. Five men have been charged for terrorism after attempting to kill Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Source: Hiiraan Online
  9. HANOI—Last month, Aung San Suu Kyi, Myanmar’s de facto civilian leader, appeared at a panel hosted by Singapore’s ISEAS-Yusof Ishak Institute. At the event, one attendee asked her what had surprised her most since taking power in 2016, citing a long list of struggles the country faces, from the sluggish economy to ethnic conflict. Source: Hiiraan Online
  10. National assembly majority leader Aden Duale has hit out at Amani National Congress party leader Musalia Mudavadi accusing him of overseeing the finance ministry during the Golden-berg. Source: Hiiraan Online
  11. The Supreme Court has allowed Wajir Governor Mohamud Abdi to file new evidence as he fights to retain his seat. Source: Hiiraan Online
  12. Kathryn Mayorga, 34, claims the Portuguese football player raped her in a Las Vegas hotel room, according to German media outlet Der Spiegel. The magazine says Ronaldo paid her $375,000 for her silence. Source: Hiiraan Online
  13. A reproduction of a 19th-century purple dress with white lace collar is positioned on a stand, as if waiting for its owner to slide it on. Source: Hiiraan Online
  14. President of the University of Jigjiga, Abdulaziz Ibrahim who sparked a storm of controversy by firing more than thirty staff a year ago has himself been let go. Source: Hiiraan Online
  15. Brett Kavanaugh may yet be confirmed. Senate majority leader Mitch McConnell may somehow find a way to unravel it, and President Trump could still balk. Source: Hiiraan Online
  16. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday awarded 30 police officers deployed in Somalia to boost stabilization efforts for their distinguished service. Source: Hiiraan Online
  17. A former head of Ethiopia’s Jail Ogaden and regional prison commissioner has been arrested by authorities, an activist in the country Somali Regional State, SRS, has reported. Source: Hiiraan Online
  18. The IFJ and its affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), have formally called on the UN Human Rights Council to take action to stop attacks against the country’s journalists. Source: Hiiraan Online
  19. Young married mother Duniyo Adan Mohamed, 19, breastfeeds her seven month-old son before she sets off for school in the southwestern Somali town of Baidoa in the morning. She leaves some bottled milk for the baby with her mother, who babysits until Duniyo gets back from class at noon. Source: Hiiraan Online
  20. Director of Public Prosecutions (DPP) Noordin Haji has publicly admitted to receiving ‘countless’ death threats since taking up office in April. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Habeen kasta marka ay saacadda tahay 3:00 AM, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka kaca diyaarado ay leeyihiin ciidamada Mareykanka, waxaa sidaas shaaca ka qaaday siyaasiga Faarax Macallin oo aad ugu dhow dowladda Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay twitter-kiisa ayuu Faarax Macallin ku sheegay in diyaaradahan oo ay leeyihiin milatariga Mareykanka islamarkaana ah kuwa xamuulka ay isaga gudbaan garoonka Aadan Cadde iyo kan Balidoogle, kadibna ay usii duulaan goob aan la aqoon. Waxaa sidoo kale jira, ayuu yiri, konteenaro la eg 40ft oo wax aan la aqoon looga qaado Buur-Hakaba iyo Baraawe. “Habeenk kasta, abaare 3:00 oo gow ah, diyaaradaha xamuulka milatariga Mareykanka ayaa isaga goosha garoonak Muqdisho iyo Balidoogle, xilli mugdi ah, sir bandanna la qariyo, ayaga oo aada meel aan la aqoon. Sidoo kale konteenaro 40ft ah ayaa laga qaadaa Buur-Hakaba iyo Baraawe. Ma waxay xadaan macdanta?” ayuu Faarax ku yiri qoraalkiisa. Isla qoraal kaas xigay oo uu raaciyey ayuu Faarax Macallin uga codsaday madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay soo celinayaan madaxbanaaninda iyo qarannimada Soomaaliya, oo ay la socdaan waxa ka dhacaya gudaha dalkooda. Waxa uu ka codsaday inay Mareykanka ka dalbadaan inay shaaca ka qaadaan dhammaan waxyaabaha ay ka samaynayaan gudaha Soomaaliya. “Dalkiina dib usoo ceshta” ayuu Faarax Macallin ku yiri Farmaajo iyo Kheyre. Every night at around 3 o’clock in the morning heavy American military transport planes shuttle between Mogadishu Int. Airport & Balidogle airport under cover of darkness &secrecy to unknown destinations. 40ft containers are also moved from Buur Hakaba& Barawa. Stealing minerals! — Farah Maalim (@FarahMaalimM) September 27, 2018 Farmaajo/Kheyre took oaths to restore the sovereignty of Somalia, and restore they must do. The President /Prime Minister must know what is happening in their own country. Read Americans the riots act by demanding full disclosure of what they have been doing. Reclaim yr nation. — Farah Maalim (@FarahMaalimM) September 27, 2018
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa facebook soo dhigay hadal jawaab u ah khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey magaalada Muqdisho khamiistii, ee uu siyaasiyiinta mucaaradka ugu magac daray “Siyaasiga xanaaqsan” Hoos ka aqriso qoraalka Fiqi. Maadada “Siyaasiga Faraxsan & kan Xanaaqsan “ oo caruurta iskuulada Xamar dhigata lagu soo kordhiyey manhajkooda! Buug uu qoray Mudane Maxamed C/hi Farmaajo. “Goob walba kalimadeeda ayey leedahay لكل مقام له مقال! Goob tacsi taallo loogama waramo damaashaad, goob dib u heshiisiin lagu hayana laguma xuso dagaal hadaladiis, akhyaar waaweyn sheekada caruurta looma sheego, ilmo yaryarna sheeko odoyeed ma xamili karaan.. iwm. ilmo yaryar oo iskuullay ah, guryahoodii salaaddii subax ka dib laga soo kaxeeyey, ayagoo dharkii iskuulka ku labisan oo aan quraac soo cunin hool lagu soo xareeyey, wax ka badan 5 saacadood iska fadhiyey halkaas, duruusta Iskuulka loogu dhigi jirayna ay ka mid aheyd is-ixtiraamka iyo tarbiyadda wanaagsan, in madaxweynihii dhibkaas oo dhan loo soo marsiiyey in ay wax un ka kororsadaan ay noqotay ayagoo goobtaas kala gaddoomay “darsi nacayb & karaahiyo muujinaya” iyo gocasho hadallo ku taagnaa madaxweynaha, inkastoo Soomaalidu ay ku maahmaahdo “Matag meel Aad rabto kuguma simo”, madaxweynuhu uma muuqan cidda u uu khudbaynayo, ee waxaa u muuqday cid kale oo tabasho uu ka qabay markaas. Ardayda yaryar ee horfadhiday madaxweynaha, waxey xaq u lahaayeen in waxbarashada ay lacagta ku dhigtaan madaxweunuhu u ballanqaado in iskooladii dawladda dib loo furayo Lacag la’aanna looga dhigi doono, jaamacadihii dalka dib loo hawlgalinayo” marka ay jaamacadaha ka soo baxaana shaqooyin la siin doono, sidoo kale waalidka ku dhibban Waxbarashada iyo caafimaadka caruurtaas waxey filayeen in culeyska ka heysta Waxbarashada iyo caafimaadka ilmahooda oo ay xaq ugu leeyihiin in dawladdu daboosho, ballanqaad ay ka maqlaan madaxweynaha, laakin uma aysan fadhin in hadallo cuqdad iyo caro ka muuqato ilamahooda lagula dul dhaco. Si kastaba, Mudane Madaxweyne, Armuu xaalka dalku ka durugsan yahay farxad & Xanaaq caruur yaryar hortooda laooga sheekeeyo! Mas’uuliyadda kaa saaran dal qeyb ka mid ah alshabaab heysto, maamuladii goboladu ay hogaankaada iyo siyaasadaaba calaamad su’aal saareen, magaalada Muqdishana xaalkeeda laga warqabo, intaas mas’uul ay heysato ma farxi karee, see wax yihiin? ogowna dalku inuusan doorasho ku jirin, oo aan la indha-sarcaadin karin dadka, dhabta in loo soo jeesto, oo arrimaha dawlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta hogaanakaada dhallilshan ay sheegayaan jawaab aan ahayn “Farxad iyo Xanaaq” ka bixi.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii madaxweyne Farmaajo uu shalay ku dhaleeceeyey siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Madaxweynaha ayaa shalay magaca cusub u bixiyey Siyaasiyiinta kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya, ee mucaaradka dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada, isagoo ku tilmaamay inay yihiin (Siyaasiyiin Xanaaqsan). “Siyaasiga xanaaqsan waa kan dhaha ha nala dhexgalo, waa kan hanjebiya shacabka, waxay ka hadlaan dalkaan waa burburay masoo noqonayo, waxay ka hadlaan waa nalaga adkaaday ciidamadeena tabar malah, hadalkaasi dhaqankii Soomaali lagu yaqaanay mahan” ayuu yiri Madaxweynaha. Si kastaba, qoraal uu soo dhigay facebook ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay in hadalladaas aysan ahayn kuwa ku haboon madaxweyne doonaya inuu dadkiisa isku soo dhooweeyo. Hoos ka aqriso qoraalkiisa. “Khudbada iyo hadal jeedinta hogaamiye dal colaad ka soo baxaya oo baahi wayn u qaba in dadkiisa la isku dumo dawladiisana dib loo dhiso, waa kartida uu u leeyahay in uu shacabkiisa la wadaago sida uga haboon ee caqabadaha ku horgudban looga gudbi karo, halista ku xeeran looga baxsan karo, fursadaha horyaalana looga faa’iidaysan karo. Waxaa kaloo laga doonayo in uu leeyahay awood iyo fasaaxad hadal jeedin oo uu dadkiisa ku qancin karo, ku soo jiidan karo, kuna dhiiragelin karo” Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  24. Hargeysa (Caasimada Online) – Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland ayaa la sheegay in bilihii lasoo dhaafay dadaal weyn ugu jiray inuu xarun ama Saldhig Militari kasiiyo Dowlada Ruushka degmada xeebta saaran ee Saylac. Xogtan ayaa soo baxeysa xili ay kulamo u socdaan Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlada Ruushka oo kulamo gooni ah ku yeeshay magaalada New York ee uu ka socdo shirweynaha 73aad ee Qaramada Midoobay. Qorshahan oo uu si weyn u daneenayey Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi ayaa la sheegay inuu kusoo dhamaaday fashil kadib markii ay dowlada Ruushka ka gaabsatay inay qaabisho wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo damcay inay booqdaan magaalada Moscow ee caasimada Ruushka. Degmada Saylac oo ah deegaan xeebeed taariikhi ah ayaa aad ugu dhaw dalka Jabuuti oo ay hada saldhigyo ku leeyihiin militariga dalal kala duwan oo ay ku jiraan Maraykanka, Faransiiska iyo China. Maamulka sida weyn u doonaya aqoonsiga ayaa rajeenayey in dowlada Ruushka ay ka caawiso dhinaca aqoonsiga inay yihiin dal madax banaan, taasina ugu bedasho Ruushka dhul balaaran oo ay kasiin lahayd degmada Saylac. Siyaasiyiinta Somaliland ayaa istusay in Ruushka taageeradii uu siiyey hogaamiyaha Siiriya Bashar Al Assad mid lamid ah siin doono Somaliland hadii uu aqoonsado, walow dadaalkaasi ka socday Hargeysa la sheegayo inaan lagu guuleysan. Somaliland ayaa horey heshiis saldhig militari u saxiixday Dowlada Imaaraadka Carabta oo ay ku wareejisay dhul balaaran oo ku yaal degmada Berbera, walow heshiiskaasi la saxiixay hase yeeshee dhismaha saldhigaasi ayaa la sheegay inay dib u dhacyo ku yimaadeen. Kulankii Federaalka iyo Ruushka Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ruushka Sergey Lavrov iyo Wasiirka Soomaaliya Axmed Cawad oo hada ku sugan shirweynaha Qaramada Midoobay ayaa kulan gaar ah oo ay yeesheen uga wadahadlay xiriirka labada dal. Dowlada Ruushka ayaa sheegtay in ay dooneyso inay xoojiso xiriirka iskaashi iyo ganacsiga ay la leeyihiin Wadanka Soomaaliya. Ruushka ayaa kamid ahaa wadamadii qeybta weyn ka qaatay dhismaha militariga Soomaaliya laga soo bilaabo xiligii dowladihii Rayidka iyo militariga ee Soomaaliya, isla markaana dhisay madaarka weyn ee magaalada Berbera oo ay hada maamulka Somaliland ku wareejisay Imaaraadka Carabta. Moscow ayaan soo hadal qaadin baaqyada iyo codsiyada uga imaanayey Maamulka Somaliland balse sheegtay inay xoojin doonaan xiriirka ay la leeyihiin dowlada Federaalka ee Soomaaliya. Maxamed Cismaan, HM
  25. Premier League leaders Liverpool face unbeaten Chelsea for the second time this week in an early-season clash between two title contenders at Stamford Bridge. Source: Hiiraan Online