Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,154
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. MOGADISHU (Caasimada Online)—Somali MP Mahad Salad says he has been fired on board by police soldiers, while heading to the country’s parliament headquarters in the capital of Mogadishu. Hon. Salad says he informed police soldiers his identities and where he was heading to, but said police soldiers opened bullets and ordered him to return back. Mahad Salad said he held talks with police boss, saying police boss had promised that he would take firm against the soldiers, who involved his case. Somali police and security forces have been deployed and being visible the main streets in the capital of Mogadishu, as the capital hosted high-level delegation from Ethiopia and Eritrea. The Foreign Affairs Ministers of Eritrea, Osman Saleh, and Workneh Gebeyehu, Ethiopia have on Wednesday arrived in Somali capital Mogadishu. The visit paid by Ethiopia and Eritrea’s delegation to Somali capital is seen as the latest sign of strengthening of relations across the Horn of Africa. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  2. Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey) oo ka jawaabayey eedeyn uu shalay u soo jeediyey madaxweynaha Galmudig Axmed Geelle Xaaf ayaa qoraal ay warbaahinta soo gaarsiiyeen ku sheegay in war-saxaafadeedka Mr. Xaaf aanu waafaqsaneyn xaqiiqda dhabta ah ee jirta iyo shuruucda dalka, laguna marin habaabinayo shacabka Galmudug, iyaga oo intaasi raaciyey in war-saxaafadeedka uu si toos ah ugu xad-gudbey xasaanadda iyo sharafta mas’uuliyadeed ee aan mudneyn sida ku cad qod 78-aad ee dastuurka federaalka ah. Labada Senator oo sii hadlaya waxaa ay yiraahdeen “ waxaynu ka mid aheyn wafdi uu u diray golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya dowlad goboleedla Galmudug isaga oo gudanaya xilka dastuuriga ah ee ku qeexan qod 61aad(1) (3) ee dastuurka federaalka ah si ay kaalin dhex-dhexaadin ah uga qaataan khilaafka Galmudug iyo khilaafka u dhaxeeya dowlad goboleedka iyo xukuumadda federaalka ah”. Qoraal Senatorrada oo sii socda ayaa ku xusnaa “Marna ma aqbaleyno in xilka mas’uuliyadeed ee Senatorada golaha aqalka sare la siyaasadeeyo, waxaynu had iyo jeer u taagan nahay in aan dhamaeystiro kaalintii dhex-dhexaadin ee aynu ka wadnay xal u raadinta khilaafka ka dhex aloosan hey’adaha dastuuriga ah ee Galmudug. Ugu dambeyntii Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhegdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey waxaa ay qoraalkooda ku soo gabagabeeyeen “waxaynu ugu baaqeynaa mas’uuliyiinta Galmudug in ay ku xaliyaan wixii khilaaf ah ee jira wada hadal, isfaham iyo isu tanaasul iyo in mar kasta la ilaaliyo loona hoggaansamo dastuurka Galmudug, dastuurka federaalka ah iyo shuruucda kale ee dalka”. Qoraal-ka Senatorada waxaa uu jawaab u ahaa war-saxaafadeed shalay ka soo baxay xafiiska madaxweyne Axmed Geelle Xaaf, kaas oo lagu sheegay in ay maalmahan ay bilaabatay abaabul hor leh oo looga gacan haatonayo xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ee hore inay tagaan magaalada Cadaado, ayagoo adeegsanaya qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirrada, baarlamaanka iyo senatarada federaalka ah sida: Wasiir Axmed Qoroor, Xildhibaan Xuseen Iidow, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhegdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey) ayagoo waqti iyo hanti gelinaya si ay u bur buriyaan heshiiskii ASJ iyo Galmudug, una abuuraan xiiso hor leh oo wax loogu dhimayo xasiloonida siyaasadeed iyo midda amni ee Galmudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. London (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacadda VOA, isaga oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo xisbi siyaasadeedkii uu dhowaan sameystay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda madaxweyne Farmaajo ku dhaliilay arrimo badan, sida amniga, khilaafka maamul goboleedyada iyo qaabka ay u wajahday xiisadda Turkiga iyo Sacuudiga ee ka dhalatay weriyaha la la’yahay. Madaxweyen Xasan Sheekh ayaa sheegay in marka uu qiimeeyo dowladda Farmaajo ay dowladdiisa kaga liidato dhinaca sugidda amniga iyo qaabka ay u wajahday iyo sida ay ula macaamisho maamul goboleedyada, balse waxa uu sheegay inay kaga wanaagsan tahay kobcinta dakhliga dowladda usoo xarooda. Amniga Muqdisho ayuu sheegay inuu ku xiran yahay amniga gobollada ku xeeran, wuxuuna shaaca ka qaaday in ayada oo aan Al-Shabaab laga sifeyn labada Shabeelle, aysan Muqdisho ammaan noqon doonin. Mar uu ka hadlayey xisbiga uu dhowaan sameystay ee UPD, waxa uu sheegay inuu la mid yahay xisbiyada kale ee dalka laga sameeyey, islamarkaana ku dhawaaqista xisbi aanu macnaheedu ahayn inuu olole doorasho billaabay. “Dalka waxaa ka socda diiwaan-gelinta xisbiyada, qof walbana waxa uu la yimid weelkii uu wax ku shuban lahaa, markii Xasan Sheekh xisbi sameystay maxaa loo yiri olole ayuu billaabay, kuwii kaleba lama dhihinee” ayuu yiri Xasan Sheekh. Hoos ka dhageysoi wareysiga https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/10/564fe025-7712-44ea-ad5e-0f4b0d965613_48k.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka jawaabay eedeyn dhawaan kaga timid maamulka Galmudug ,taasoo aheyd in ay xildhibaano kasoo horjeedda maamulka Galmudug ay ku daadgureynaayaan Magaalada Cadaado. Xildhibaanada waxa ay sheegeen in door dhexdhexaadin ah ay qaadanayaan Khilaafka Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug. Waxa ay beeniyeen in ay taageeraan Xildhibaanada ku sugan Magaalada Cadaado, waxaana ay ugu baaqeen Madaxda Galmudug in ay xaliyaan Khilaafka ka dhex taagan. Waraaqdaan ayaa imaaneyso Xilli Maamulka Galmudug garabka Dhuusamareeb uu shaaciyey magcyada Xildhibaano ay labadaan ku jireyn oo lagu eedeeyey inay qalalaaso siysaasadeed ka wadaan Galmudug. Maamulka Galmudug ayaa kusii socdid meel halis ah waxaana muuqato inaysan marnaba isla shaqeyn karin madaxda Seddexda ah ee ugu sareyso waxaana soo badanayo baaqyada ku aadan in Galmudug laga qabto oo loo magacaabo hoggaan kale oo cusub. Halkaan hoose ka akhriso Jawaabta kasoo baxday:
  5. Bosaso[Puntland Post]-Qoryooley Foundation gaar ahaan kooxda caafimaadka ee wareega (Mobile Team) ayaa waxa ay baaris iyo daaweyn ka wadaan xeryaha baracakacayaasha ee magaalada Bosaso (IDP) Afartii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxa ay kooxda caafimaadka ee wareega (Mibile Team) waxa ay adeeg caafimaad oo isugu jiray baaris iyo daaweyn u sameeyey 104 qof oo isgu jiray rag, dumar, carruur iyo dad da’ah. Dhammmaan dadkaasi ayaa ahaa kuwa qabay baahiyaha gaar ah(Especiall Need) sida dhimirka, curyaamiintya xubnaha iyo sidoo kale dad qaba dhiig kar iyo sonkor. Mashruucaan ayaa waxaa fulinayey Dr.Qoryooley Foundation gaar haan kooxda caafimaadka ee wareega oo ka kooban laba koox(Kooxdii waxa ay ka koban tahay dhakhtar, kalkaaliye, sheybaariste, farmashiste, lojistigo iyo sakuuritiga. Mahruucana ayaa waxaa horey u daah-furay duqa degmada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. xubnaha golaha deegaanka, issimada, cuqaal, gudoomiyeyaasha xaafadaha magaalada iyo gudoomiyeyaasha xeryaha barakacayaasha. Kooxda caafimaadka ee wareega ee Dr.Qoryooley Foundation ayaa aadi doona degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland markii ay dhammeystaan qorsheyaasha mashruuca Bosaso, waxa ayna adeegyo caafimaad oo kale duwan u sameyn doonaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba (Especiall Needs) Dhammaan issimada iyo culimada ayaaa soo dhaweeyey mashruucan, iyagoo ALLE uga beryay in u jeedooyinkiisa lagu guleysto. Cabdiqani Boos Puntland Post The post Qoryooley Foundation Oo Magaalada Bosaso Weli Ka Wada Howlo Caafimaad appeared first on Puntland Post.
  6. MOGADISHU (Caasimada Online)–This month Nicholas “Fink” Haysom ended a two-and-a-half year tour as the UN Secretary-General’s Special Envoy for Sudan and South Sudan and moved to Mogadishu to take up the job of the UN Secretary-General’s Special Representative to Somalia. That might seem like going from the frying pan into the fire. But Haysom, (ever optimistic) is upbeat about the prospects of the country which will be his home (and his responsibility to help pacify) for the next few years. In a recent interview in New York Haysom said “my Somali interlocutors assert that Somalia is on a much more positive trajectory than South Sudan. Some analysts agree. Over the last two or three years they’ve made steady progress in establishing a government, in formulating a governance agenda; in conducting something like elections – or what he calls “a political event with electoral features” rather than an election. “They voted in a change of president. And they are making progress with the international financial institutions in regard to debt write-offs and gaining access to new concessionary loans. “And they are insisting that in their interactions with the world they not be treated as simply a failed state, that their incremental progress be recognised.” Haysom is not blind to the large challenges which Somalia still faces, not least the unfinished battle with the deadly al-Shabaab Islamist terrorist group. On 14 October the country commemorated the loss of 655 civilians exactly one year earlier in the IED blast in central Mogadishu- the largest destructive terror bomb blast in Africa. The fact that he rates its prospects as better than those of South Sudan perhaps says more about the uncertain fate of South Sudan than it does about the chances for Somalia. Even for South Sudan, though, Haysom is rather optimistic, though not without reservations. He recalls that he started his assignment as special envoy to the two Sudans on 1 July 2016 and on 16 July the second phase of the country’s civil war erupted in the capital Juba, in a deadly showdown between the forces of President Salva Kiir and those of his old enemy, Vice President Riek Machar. As he notes, Kiir’s armed forces pursued Machar right to the DRC border. “He set off for the border on foot,” and eventually made it into exile. Machar had only recently returned to Juba to take up his old position of vice president from which Kiir had fired him in 2013, helping to precipitate the first phase of the civil war in December 2013. On 12 September this year, just days before Haysom was to leave his post as special envoy for the Sudans, yet another peace agreement was signed between Kiir, Machar and a broader range of South Sudanese political leaders. This was the “Revitalised” Agreement on the Resolution of the Conflict in South Sudan. The original ARCISS as it is known, was signed by Kiir, Machar and others in August 2015. It envisaged a ceasefire, with Machar once again becoming vice president in a transitional government. It imploded soon after he returned to Juba. After Machar fled what he asserted was a determined attempt to kill him in July 2016, he eventually found his way to South Africa where Pretoria later agreed to requests from leaders in the Horn of Africa (under the Intergovernmental Authority on Development. [IGAD]) to keep him under de facto house arrest. IGAD and South Africa’s thinking was that it would be possible to negotiate an end to the civil war if only Machar were out of the equation. Haysom found this logic very puzzling. “For 18 months my office consistently pointed out that there couldn’t be a coherent peace process unless Machar participated. “This was not because of any partisan sympathy for Machar but because Conflict Resolution 101 requires the major protagonists (to participate in negotiations) – which is what South Africa has always insisted was a necessary approach to conflict resolution. “It was notable that when IGAD leaders finally accepted this, (and Machar was allowed to return from SA to participate in negotiations) they began to make rapid progress in the peace talks. “The second aspect of our approach has been to accept and to support the notion that the region (IGAD) should take the lead in finding a solution.” So Haysom says it is gratifying that as he leaves his post, after 15 months of negotiations conducted by IGAD, with Sudan and Uganda in the lead, the Revitalised ARCISS has been signed by Kiir, Machar and most of the other parties and a new framework for a transition has been launched. This provides for a pre-transition of 8 months and a comprehensive transitional road map of three years, leading to new elections. But he adds that “formidable challenges lie ahead” to make the peace agreement sustainable. Caution is well advised, considering that this is the third time that a government of national unity has been launched in a matter of a few years. Haysom identifies four main conditions for sustainability. The first is inclusivity, both in who participates but also in the way the agreement is implemented. All sectors in South Sudan must be embraced by the peace agreement. “The second issue is the security arrangements in which I think there are gaps, especially regarding how the cantonment exercise will work out,” Haysom says, referring to how soldiers from both sides are to be confined to their bases during the transition. Another security issue is which international forces will fill the security gap during the transition when the South Sudanese soldiers are cantoned, this has not been agreed yet. A third security question is whether all the parties have a shared understanding of how all the armed groups are to be merged into a unified army. “If they don’t have a meeting of the minds on how the assembling, separating and the unifying of armed forces will work out, it can be disastrous,” he says, citing Namibia and Zimbabwe as examples of where there were tragic misunderstandings. Another condition is financial propriety, Haysom says. “There had been widely condemned plunder of public funds previously and so most of the donors are not prepared to put up the money to fund this implementation unless there are steps taken to effect accountability for past misappropriation.” And the final issue is the enforceability of the agreement. The previous comprehensive peace agreement – of August 2015 -broke down in July 2016 because the government, among others could take the steps it wanted without any outside party insisting that they stuck to the agreement. “And the question which some South Sudanese are asking is what’s going to be different this time? “ I have cautioned, that the IGAD leadership, the leadership of the region, has to take a much stronger, even intrusive role, in enforcing the agreement.” Haysom had just told the Security Council that the first step is to demonstrate political intent, political will to make the guns fall silent- immediately and everywhere.” Sadly there have already been sporadic violations of the ceasefire though not enough, it seems, to wreck the deal. What gives Haysom greater hope for this peace agreement than for previous ones is the regional environment. “Across the Horn of Africa region, peace has broken out…”, he says. This has been prompted by new Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s rapprochement with his country’s old enemy and neighbour Eritrea. Haysom said this reconciliation had had knock-on effects beyond these two countries. “People have now begun to re-engage in regard to their interstate conflicts which the international community had been told were intractable; such as Djibouti-Eritrea, Ethiopia-Eritrea; Somalia and Eritrea.” The only caveat to his optimism is that the divisions in the Gulf (with Saudi Arabia and the United Arab Emirates pitted against Qatar) has spilled over into the Horn of Africa. This has been divisive as different Horn states or factions within states have been compelled to choose different sides in the Gulf stand-off. That’s also true in Somalia, which still faces significant challenges despite some progress towards stability over the last few years. These challenges include meeting its governance agenda which requires it to adopt a constitution and hold universal suffrage elections within the next two years. “For them to do that there has to be collaboration between the member states, the constituent parts of Somalia, and the Federal Government. And at the moment the relations between the two are frayed.” He noted that three weeks before the sub-national states had taken a decision not to work with the federal government. “Some of that is allegedly prompted by the rival sponsorship of the Federal government and the different states by rival Gulf countries.” When the Gulf schism happened, both sides expected Somalia to take their side but Somalia benefits from aid and support from both sides and asserted its neutrality. “There are elements in Somalia, in parliament and in the federal member states, which challenge that neutrality.” Haysom said Somalia needs to engage with the Gulf countries but they in turn must respect Somalia’s sovereignty. The federal government and the member states have to achieve their own consensus on how a federal Somalia will work, on the extent of autonomy of the member states and how to distribute government revenue among them. There are also other conflict issues to manage such as the tense relationship between Somalia and the breakaway state of Somaliland, and the longstanding border conflict between Somaliland and Puntland. At the same time, an “overriding issue is that Somalia is facing down Africa’s deadliest terrorist network (al-Shabaab) in an asymmetrical war.” Somalia is strongly supported by an African Union peacekeeping force, Amisom, in its fight against al-Shabaab and Amisom in turn is being supported by the UN logistically and financially by Western donors. Most observers agree that Amisom has generally done a good job, though Haysom suggests there are co-ordination challenges facing the Amisom components, the Somali forces and fragmented international supporters. There is now broad agreement that Amisom should be reconfigured as Somalia’s own security forces build up, Haysom said, noting that tensions had arisen from trying to force the pace of the Amisom drawdown when the country was not yet ready to provide for its own security. “Al-Shabaab has been pushed out of Mogadishu and most of the other cities. However much of the countryside is controlled by al-Shabaab and it is still able to penetrate the urban areas.” Haysom seems to agree with the AU complaint that Amisom needs greater technical military support to enable it to be more offensive. For a peacekeeping force, Amisom absorbs an extraordinarily high level of fatalities. The Somalis have made progress against al-Shabaab, Haysom summarises. They’ve made progress in building governance and more recently in the economy. But Somalia still has a way to go. It will continue to need international support for its progress to become irreversible Sources: Daily Maverick
  7. Xalay waxaa garoonka Atatürk ee magaalada Istanbul ka dhoofay Qunsulkii Guud ee Sacuudiga u fadhiyay Isntabul Maxamed al-Cuteybi. Al-Cuteybi lama arag tan iyo markii ay soo baxday fadeexadda dilka wariye Jamaal Khashoggi 2dii bishan. Sirdoonka Turkida ma aysan qaban, waayo wuxuu heystaa xasaanadda diblomaasiyadeed. Wuxuuna raacay dayuurad gacansi oo ku jeeday Riyadh. Ka hor intuusan duulin ayey booliska baarayaasha Turkida galeen gurigii uu Isntabul ka degganaa al-Cuteybi, waxayna ka soo saareen albaab weyn oo beerta guriga ku dhex taalla laga geli jiray. Baarayaasha aya daneynaya in albaabka ay mariyaan sheybaarka si ay uga raadiyaan haraa caddeyn u noqon kara halka uu ku danbeeyay meydka wariye Jamaal Khashoggi. ERDOGAN OO HADLAY Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa saxaafadda la hadlay si uu xaaladihii ugu dambeeyay kiiska dilka wariyaha uga warbixiyo. Waxyaabaha Erdoğan shaaciyay waxaa ka mid ah;- – Dhismaha Qunsuliyadda waxaa lagu sameeyay dib u rinjiyeyn, gaar ahaan dabaqa labaad ee dhismaha lixda dabaq ka kooban oo ah halka lagu dilay wariyaha, kaddibna hilbihiisa lagu shiiday. – Rinjiga loo adeegsaday gidaarrada/derbiyada Qunsuliyadda waxaa ku jira kiimiko awood badan oo loola jeeday in lagu raadtiro dembiga dilka wariyaha. – Derbiyada qaarkood iyo sagxadda qolalka waa la xoqay, kaddibna la dhaqay. – Shaqaalaha nadaafadda ayaa iyaguna wada dhaqay dhamman dhismaha Qunsuliyadda si loo baabi’iyo gabbood falka meesha ka dhacay. – Sababta Sacuudiyiintu muddada toddobaadka ah u diidanaayeen in Qunsuliyadooda la baaro inay ahayd inay doonayeen in dhammaan caddeymaha la tirtiro. AQOONSIYADA KUWII DILKA FULIYAY Shaqo adag ayey qabteen sirdoonka Turkida, oo wada shaqeyn ka heley sirdoonnada kale sida UK iyo USA. Waxaa markii ugu horreysay la shaaciyey magacyada iyo baasaboorrada qaar ka mid ah 15kii nin ee falka dilka geystay. Waxaana ku jira nin professor ka ah Jaamacadda Naif Arab University ee Sacuudiga, isla markaana ka soo shaqeeyay mashaariic dhanka Xajka. MAGACYADA: 1-Saalax Maxamed al Tubeyqi: waa 47 jir. Waa macallin Jaamacadda Naif Arab University oo uu ka dhigo Culuumta Ammaanka, wuxuuna aad ugu dhow yahay qoyska Boqortooyada Sacuudiga iyo sirdoonka Sacuudiga. Al Tubeyqi wuxuu ku takhasusay baaritaanka iyo abla-ablaynta raadadka fal-demiyeedyada. Wuxuu ka soo shaqeeyay Beytka Alle ee Xaramka ee Maka al-Mukarrama. Waa ninkii sannadkii 2014 sameeyay sheybaar weyn oo ku kacay 2.5 milyan doolar oo loga hortagayo cuddurada faafa si loogu isticmaalo waqtiga Xajka. markii uu dilka wariyaha dhacay ee ay kooxdii kale safreen, Ptofessor al Tubeyqi wuxuu Istanbul sii joogay sagaal (9) saacadood oo kale si uu u dhameystiro shaqadiisa oo ahayd inuu raadtiro isla markaana baabi’iyo dhammaan cadeymaha dilka Khashoggi. Waxaa la aaminsan yahay inuu isagu ahaa qofkii ka dambeeyay dib u rijinyeynta Qunsuliyadda. 2- Maxamed Sacad al-Zahrani. Waa xubin ka mid ah askarta Ilaalada Boqortooyada (Royal Guard). Al Zahrani waxaa dhowr jeer lagu arkay shaashadaha telefishannada isagoo dhinac taagan Dhaxalsugaha Boqorka ahna wiilka Boqorka Maxamed bin Salmaan oo booqanaya dhowr goobood oo gudaha Sacuudiga ah. 3- Maher Cabdicasiis Mutreb. Muddo hadda laga joogo 10 sanno wuxuu ahaa Xoghayaha koowaad ee Safaaradda Sacuudigu ku leeyahay London. Waxaa magaciisa xaqiijiyey Waaxda Arrimaha Dibedda Ingiriiska oo heysa liiska diblomaasiyiinta dalkeeda yimaada. Magaca Mutreb waxaa markii ugu horreysay laga dhex heley liis emailo la soo xaday oo ay faafisay shabakadda Wikileaks 2011-kii. Waxaana emailadaasi ku jirtay in Metreb ay Sirdoonka Sacuudiga u direen koorso sare oo waxbarasho dhanka amniga ah uuna ku soo qaatay Talyaaniga. Metreb wuxuu dhowr jeer safarro u raacay ina boqorka Maxamed bin Salmaan mar uu booqashooyin kala xilli duwan uu ku tegey Madrid, Paris, Houston, Boston iyo xarunta Qaramada Midoobay ee New York. 4- Naif Xasan S. Al Carifi. Waa shaqaale ka shaqeeya xafiiska ina boqor. Waxaa kaloo la sheegay inuu mar ka shaqeeyay safaaradda Sacuudiga ee Washington DC. 5- Seyf Sacad Q. Al Qahdhani. Waa xubin ka shaqeeya xafiiska ina Boqorka Maxamed bin Salmaan. Wuxuu kaloo ka shaqeeyay sirdoonka Sacuudiga, isagoo marna joogay safaaradda Sacuudiga ee Washington DC. Barta uu ku leeyahay Facebook iyo barta kale ee MenoM3ay ayaa lagu arkay sawirro uu soo dhigay isagoo isku sheegaya inuu yahay “Wajiga Boqortooyada iyo difaacaha Boqorka”. 6- Khalid Ca-Ciid Al Cuteybi. Waa sarkaal nabsdsugid oo aad ugu dhow ina Boqorka Maxamed bin Salmaan, waana nin uu aad ugu kalsoon yahay. Sirdoonka USA ayaa caddeeyay in markii Maxamed bin Salmaan uu booqday Mareykanka bishii Maarso 2018 wuxuu Al Cuteybi ka soo horreeyay ina Boqor saddex maalmood. Sirdoonka Turkida waxay sheegeen in Al Cuteybi uu ku jiray kooxdii 15ka ahayd ee arroornimadii Talaadada 2dii October ka soo degay garoonka Istanbul halkaasna laga heley farihiisa iyo baasaboorkiisa. Dowladda Sacuudiga waxay markii hore dadkan oo dhan ku sheegtay dalxiisayaal tamashle u tagay Istanbul. Laakiin hadda warar laga heley sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in Boqortooyada daalimka ee Riyadh isku diyaarineyso qirashada dilka wariye Jamaal Khashoggi. W/Q: Abdalle Ahmed Mumin
  8. MOGADISHU (Caasimada Online) —Jamila Garad Ali, 23, is devastated; 11 women from just one rural Somali village, Tulo Ano, died of pregnancy-related causes during the first week of October alone. As a professional midwife who works in the closest facility in Guri’el, they came to her for help but it was too late. “I have faced a real maternal mortality crisis. All the 11 mothers came seeking care from me but I couldn’t save them. They all died as a result of their complications, having reached professional care too late,” said Jamila, who works voluntarily for her community without pay. Somalia already has one of the highest maternal mortality rates in the world, with one in every 22 mothers dying from pregnancy related causes. This had never been so apparent in Guri’el, in the Galguduud region of Galmudug state until this month, according to Jamila. The young midwife only graduated in December 2017 as one of the first qualified midwives working in the area from Dhusmareb, a school run by the Ministry of Health funded by the People of Japan through UNFPA. She is a focal person of the Somali Midwifery Association in Guri’el and leads a group of other midwives. “Each of the 11 mothers had arrived after prolonged labour as they tried to manage the births themselves at home with unskilled traditional birth attendants. The warning signs and opportunities to manage the labour effectively were missed, and each mother was in a very bad state before the family brought them to seek professional care,” explained Jamila. One mother from Tulo Ano bled excessively at the hands of a traditional birth attendant who mishandled the placenta, according to Jamila. “The mother arrived with her family to seek help from me but she was already struggling to breathe. Having lost excessive amounts of blood, she needed a blood transfusion to save her life. One of her relatives who accompanied her was found to be the correct blood type, and was willing to donate blood to save her life, but it was too late to save her by then,” said the midwife. There was no bag to collect the blood donation available in the facility to be able to give the life saving treatment to the dying mother. “She passed away soon after, leaving seven children without a mother,” the young midwife sadly said. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  9. Mogadishu (HOL) - Southwest Regional Assembly Speaker Abdikadir Sharif Shekhuna Maye dismissed media reports that he formed the state's presidential electoral committee. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) - Southwest Regional Assembly Speaker Abdikadir Sharif Shekhuna Maye dismissed media reports that he formed the state's presidential electoral committee. Source: Hiiraan Online
  11. A court in Mandera has allowed the police to hold a bus driver, his conductor and two passengers for 10 days to complete investigations into possible human trafficking. Source: Hiiraan Online
  12. Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xildhibaanno maanta meel looga dhacay xasaanaddooda, kadib markii qaarkood waddooyinka loo diiday iney maraan, halka xildhibaan Mahad Salaad isna rasaas lagu ridey. Guddoomiyaha ayaa sheegay in marar badan iyadoo ay xildhibaannada howl u fadhiyaan la xiro jidadka, ayna dhacdo dhibaato ay soo gaarto xildhibaannada ama qaarkood ay qatar galaan. Ciidamada amniga ayuu u sheegay in mudanayaasha baarlamaanka wataan aqoonsi, laga doonayo iney ilaaliyaan xasaanaddooda, lana ilaaliyo sharaftooda iyo karaamadooda. Guddoomiye Mursal ayaa guddiyada amniga iyo difaaca ee golaha shacabka u saaray baaritaanka dhibaato maanta loo geystay xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ayna geysteen ciidamada ammaanka. Cidda dambiga gashay ayuu sheegay iney mudan tahay in la keeno laguna abaalmariyo waxa ay sameysay. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Gudoomiyaha-Golaha-ShacabkaCiidamada-Wadooyinka-Jooga-Waxaan-Lee-Yahay-Xilid.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka ay ayaan darro weyn haysato, maalin walbana ay ka dhacaan waxyaabo amniga la xiriira oo dhibaatooyin ah loona geysto shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay mudanaha in sidoo kale ay dadka Soomaaliyeed dhibaato badan ku qabaan waddooyinkaan xiran, sidoo kalena shacabkii iyo xildhibaannadii gacanta loola tagay. Magaalada Muqdisho ayuu sheegay iney u muuqato in loo ekeysiiyey mid furin ah, madaxda joogtana ay shacabka ka shakisan yihiin sidaasi darteedna shacabka loo arko sida kuwo cadow ah waa sida uu hadalka u dhigaye. Xildhibaan Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in wax laga xumaado ay tahay in ciidamada ammaanka loo adeegsado dhibaateynta shacabka iyo mas’uuliyiinta (Xildhibaannada). Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Xildhibaan-Axmed-Macalin-Fiqi-Magaalada-Muqdisho-waxaa-loo-ekeysiiyay-furin.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo ah guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa shaaciyey waqtiga kama dambeysta ah ee lagu dhowaaqayo guddiga doorashada madaxweynaha maamulkaasi. Maye ayaa ugu horreyn beeniyey warqad saakay illaa xalay lagu faafiyey baraha bulshada, taasi oo ku aadaneyn in la magacaabay guddiga doorashada K/galbeed. Wuxuu sheegay in warqaddaasi ay sameeyeen dad uu sheegay ineysan ka fekerin wax ka imaan kara waxa ay qoreen, islamarkaana ay muuqatay iney been abuur tahay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in maalinta Axadda ah 21-10-2018 si rasmi ah ugu dhowaaqi doonaan xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Kgalbeed.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  15. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laga hor istaagay ka qeeybgalka kulankii baarlamaanka ee maanta . Xildhibaanada ayaa askar katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ay ka hor istaageen in fadhigii maanta ay ka qeeybgalaan. Xildhibaanadaan laga hor istaagay kulanka Baarlamaanka ayaa waxa ay kala yihiin Xildh. C/ Fitaax Ismaaciil Daahir, Xildh. C/Qaadir Maxamuud Cismaan, Xildh. Mahad Maxamad Salaad iyo Xildh. Axmed Macalin Fiqi. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayeey ugudbiyeen cabasho ay arintaasi ka muujinayaan islamarkaasina ay ku dalbanayaan in baaritaano lagu sameeyo. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa isna fadhigii Baarlamaanka maanta ka sheegay in la dhoowro xasaanada mudanayaasha Baarlamaanka. Xildhibaanada maanta laga hor istaagay fadhiga Baarlamaanka ayaa waxa ay kamid yihiin xildhibaanada siyaasad ahaan dhaliishan siyaasada dowlada uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdullaahi Farmaajo. Hoos ka Dhageeyso Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/10/Cod-G.Baarlamaanka.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaano laga hor istaagay ka qeeybgalka kulanka Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ah ee ku jira xisbiga dhowaan la dhisay ee Midowga Nabadda iyo Hourmarka (UPD), ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay maanta ku rasaaseeyeen magaalada Muqdisho. Qoraal uu soo dhigay facebook, ayuu Mahad Salaad ku sharxay dhacdo maanta ku qabsatay Muqdisho. Hoos ka aqriso. haraf iyo karaamo ayaan u haynaa ciidamada qalabka sida, lkn waa in ay dhowraan xorriyada isku socodka shacabka ah iyo xasaanada dadka mas’uuliyiinta ah. Saakay 10:00 subaxnimo aniga oo u socda xarunta Golaha Shacabka ayaa ISGOYSKA SOOBE waxaa nagu celiyay ciidamo Boolis ah oo wadadu u xirneed. Kadibna waxay amar nagu siiyeen inaan KALA WAREEGNO (laabano). Waxaan u sheegay inaan Xildhibaan ahay, una socdo xarunteyda shaqo ee Golaha Shacabka. Waxayna nagu dhaheen amar ayaan qabnaa oo kuma sii daynayno. Waxaan ka codsaday in ay noogu yeeraan taliyehooda. Wuxuuna ii sheegay askarigii ila hadlayay in uu isagu meeshaan taliye ka yahay, amarna uu qabo uusana na sii daynayn! Kadibna qori ayuu inta nagu qabtay amar ku bixiyay inaan kala wareegno. Ciidamo ilaalo ah oo ila socday ayaa dagay oo ku yiri qof mas’uul ah ayaan wadnaa ee qoriga naga leexiya. Kadibna waxay bilaabeen ciidankii ila socday in ay qoryaha kula dhagaan. Gaariga ayaan kasoo dagay waxaanan ka codsaday in qoryaha askarta ay ka fuqaan iina ogolaadaan inaan la hadlo taliyehooda. Kadibna xabado ayaa nalugu riday. Mudo kadib ayaa waxaa noo yimid saraakiil boolis ah waxayna balan qaadeen in ay tilaabo ka qaadi doonaan askartii falkaan ka mas’uulka ahaa. Golaha Shacabka ayaa gudi usaaray mudo 48 saacadood ah in ay jawaab uga keenaan arintaan iyo arimo kale oo dhowr jeer soo laablaabtay oo lagula kacay Xildhibaanada. Sharaf iyo karaamo ayaan u haynaa ciidamada qalabka sida, waanan ku bogaadinaynaa mas’uuliyada amni ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay u hayaan. Lkn waa in ay dhowraan xorriyada isku socodka shacabka ah iyo xasaanada dadka mas’uuliyiinta ah. Mahadsanidiin Hon. Mahad Salad
  17. Baydhabo (Caasimadda Online) – Sida ay xogta ku heleyso Shabakadda Caasimadda Online waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulk Koonfur Galbeed ka socdo olole mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas C/qaadir Shariif Sheekhuna. Mooshinkaan ayaa waxaa wado qaar badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka oo Guddoomiyaha Baarlamaanka ku tilmaamay inuu yahay meesha ay ka socon la’dahay Koonfur Galbeed. Mooshinka ayaa waxaa ilaa hadda saxiixay 50 Xildhibaan oo ka tirsan maamulkaas, waxayna wararka sheegayaan inuu Guddoomiyaha Baarlamaanka ka biyo diidan yahay inuu qabto mooshinkaas. Mid kamid ah Xildhibaanada Mooshinka wado oo diiday in magaciisa la isticmaalo ayaa Shabakadda Caasimadda Oline u sheegay inay Mooshinka u dhiibi doonaan Guddoomiye ku xigeenka haddii uu diido inuu qabto Guddoomiye Cabdulqaadir. Xildhibanka la hadlay Caasimadda Online ayaa sababta mooshinka keentay inuu sheegay inuu Madaxweyne Shariif Xasan kala shaqeenayo sidii ay dib ugu dhici laheyd Doorashada la filayo inay dhacdo 17 Bisha soo socoto. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Baydhabo, wuxuuna halkaas ka wadaa olole kale oo lagu doonayo in mooshinkaas lagu kala furfuro. Mooshinkaan ayaa kusoo aadayo xilli dhawaan Musharaxiinta Koonfur Galbeed ay muujiyeen walaac ku aadan Doorashada loo ballansan yahay inay ka dhacdo Koonfur Galbeed, waxayna Xildhibaanada ugu baaqeyn inay ka hor tagaan qorsho la doonayo in waqti kororsi loogu sameeyo Shariif Xasan. Shariif Xasan ayaa cadaadis xooggan kala kulmayo Musharaxiinta u tartamayo Koonfur Galbeed, waxayna wararka hoose sheegayaan inuusan Shariif Xasan taageero fiican ka heysan Xildhibaanada oo ku eedeeyey inuu mar kasta lunsado Mushaaraadkooda sidoo kalana uu ka jiifo wax u qabashada dadka Koonfur Galbeed. Wixii warar ah ee kasoo kordho Mooshinkaan kala soco Caasimadda Online Caasimad Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  18. MOGADISHU (Caasimada Online) – High level delegation led by Foreign Affairs Ministers of Eritrea and Ethiopia have on Wednesday arrived in Somali capital Mogadishu. The Ethiopia and Eritrea’s delegation were warmly welcomed by Somalia’s Foreign Affairs Minister Ahmed Isse Awad. Osman Saleh, Eritrea; and Workneh Gebeyehu, Ethiopia will hold high level talks with Somali leaders The visit paid by Ethiopia and Eritrea’s delegation to Somali capital is seen as the latest sign of strengthening of relations across the Horn of Africa. The last time the three ministers met was in Asmara after their leaders signed a tripartite cooperation agreement. The trio were dispatched to Djibouti to mediate in soured relations between Eritrea and Djibouti. Since the meeting between the ministers, Eritrean president Isaias Afwerki and Djibouti’s Ismail Omar Guelleh have met under the auspices of the Saudi king to begin efforts at resolving their decade-long disagreement. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  19. Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah oo joogay isgoyska Zoobe, ee KM5 ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waddada ka xirtay Mahad Salaad oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyaga oo ka hor istaagay inuu shaqada aado. Xildhibaan Mahad Salaad oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in isaga oo marayey isgoyska KM5 qoryo lagu qabtay, markii uu isku sheegayna loogu jawaabay ‘agaasime ayaa celinay ee xildhibaan muxuu yahay”. Xildhibaanka waxaa uu intaasi raaciyey in muran kadib uu mid ciidamadii ka mid ahaa uu qoray kula dhagay mid ka mid ahaa ilaalada xildhibaanka, kadibna ay xabado halkaasi ka dhaceen, intaas kadibna ay saraakiil ciidamada ah u yimaadeen. “Saraakiishii timid waxaa ay noo sheegeen inay xeri-doonaan 2-bada askari, ninkii diiday in aan meesha marno iyo ninkii midka ilaadada ahaa qoriga kula dhagay, laakin waan ka war sugeynaa” sidaasi waxaa yiri, Xildhibaan Mahad Salaad. Golaha shacabka uu xildhibaan Mahad ku sii-jeeday waxaa uu maanta lahaa kulan caadi ah, ajendaha ayaa ahaa akhrinta hindise sharciyeedka bar-tilmaameedsiga cunaqabateynta hubka iyo qeybinta hindise sharciyeedka waxkabadalka sharciga hanti-dhowraha guud ee qaranka, akhrinta 2aad Dhinaca kale, waxaa saaka la xiray jidadka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, iyada oo gaadiidka loo diiday inay jidadka isticmaalaan, sababta ayaa aheyd imaatinka ay Muqdisho yimaadeen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Itoobiya Dr Workneh Gebeyehu iyo Eritrea Cusman Saleh. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee maanta ka qeybgelayay kulanka 14aad ee Golaha shacabka ayaa waxaa ay sheegeen in ay maanta handadaad iyo rasaas kala kulmeen ciidanka amaanka ee ay maanta u xiranyihiin inta badan Waddooyinka Muqdisho. Xildhibaannada maanta Golaha Baarlamaanka ka hor sheegay in handadaad iyo rasaas ay kala kulmeen Ciidanka waxaa ay kala yihiin; C/ Fitaax Ismaaciil Daahir, C/Qaadir Maxamuud Cismaan, Mahad Maxamad Salaad iyo Axmed Macalin Fiqi. Dhinaca kale Guddoomiyaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo kulanka shir guddoominaya ayaa ciidamada ugu baaqay inay dhowraan xasaanada Xildhibaanada. Waxa uu ka codsaday guddiyada amniga iyo difaaca Golaha Shacabka inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan ishor-istaaga maanta lagu sameeyay Xilhibaanada Golaha Shacabka. Waxaa uu sidoo kale Guddiga amniga iyo difaaca ee Golaha shacabka amray in ay baaritaan ku sameeyaan Xildhibaannada maanta la kulmay handadaadda iyo Rasaasta ee dacwadda u gudbiyay Golaha shacabka. Kulanka maanta ayaa ku saabsanaa aqrinta 1aad ee Hindise sharciyeedka bartilmaameedsiga cuna qabateynta dhaqaalaha iyo, qeybinta hindise sharciyeedka wax ka beddelka sharciga Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ooo isna marayay aqrinta 2aad. Kulanka waxaa manta xaadiray 145 ka mid ah 276da Xildhibaan ee Golaha Shacabka Soomaaliya. Caasimad Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa beeniyay warqad been abuur ah oo laga faafiyay. Guddoomiye Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warqad lagu magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulkaas oo saaka soo baxday. Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in warqaddaasi ay tahay mid been abuur ah, islamarkaana aan ka soo bixin xafiiskiisa, isagoo in taas ku daray in dhawaan ay ku dhawaaqi doonaan Guddiga doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed. Warqadda saaka la faafiyay waxaa ku qornaa 15 Xildhibaan oo la sheegay in loo magacaabay Gudiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Warqada been abuurka ah ee la faafiyay Doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhici doonta 17-ka bisha soo socota ee November, wali laguma dhawaaqin Guddiga doorashada maamuli lahaa. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo sida sharci ah magacaabi lahaa guddigaas ayaa wali ka caga jiidaya, isagoo kamid ah musharaxiinta u tartamaya doorashada. PUNTLAND POST The post Koonfur Galbeed Soomaaliya oo beenisay in ay magacowday Guddiga doorashada Madaxweynaha appeared first on Puntland Post.
  22. Waxaa Goordhoweyd garoonka Muqdisho ka soo dagay wafdi ka socdo dowladaha Ethopia iyo Ereteria kuwaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho. Wafdigaasi ayaa waxaa ay kala yihiin wasiirka arimaha Dibada Dalka Ereteria Cusmaan Saalax iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr Workneh Gebeyehu. Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad ayaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdigaasi ka socdo dowladaha Ereteria iyo Ethopia. Wafdigaasi ayaa lagu wadaa in ay la kulmaan madaxda sare ee dalka Soomaaliya sida madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka. Amaanka Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana la xiray inta badan wadooyinka Muqdisho. Filo faah faahin intaa ka badan insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Wasiirada arimaha dibada Ethopia iyo Ereteria oo soo gaaray Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia wafdi ka socda Dowladaha Eritrea iyo Ethiopia, waxaana si weyn u soo dhaweeyeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Wafdiga ka kala socda dowladaha Eritrea iyo Ethiopia ayaa waxaa hoggaaminaayay Wasiirada Arrimaha Dibada labada dal Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Ertriea Cusmaan Saalax. Ammaanka Magalada Muqdisho ayaa maanta aad loo adkeeyay, waxana xiran inta badan Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho, waxana wafdigaan la kulmi doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya. Wasiiradda Arrimaha Dibada Itoobiya iyo Eritrea ayaa inta ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Madaxda Dalka, iyadoo laga wada hadli doono Xoojiinta Xiriirka iyo sare u qaadida Wada shaqeynta Dowladahaasi iyo Soomaaliya.
  24. Waxaa goordhow garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka jaarka nala ah ee Itoobiya iyo Eritrea. Dr Workneh Gebeyehu oo Itoobiya ka socda iyo Cusman Saleh oo Eritrea ah, waxaa soo dhoweeyey dhiggooda Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad. Wasiiradda Arrimaha Dibada Itoobiya iyo Eritrea ayaa inta ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Madaxda Dalka, iyadoo laga wada hadli doono Xoojiinta Xiriirka iyo sare u qaadida Wada shaqeynta Dowladahaasi iyo Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  25. Duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay u geysteen Al-shabaab ayaa waxaa lagu dilay 60 ka tirsan xarakada, duqeynta waxaa ay ka dhacday Xarardheere, Mudug, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ay xalay soo saareen AFRICOM. Duqeynta ayaa la sheegayaa inay tahay middi ugu cusleyd tan iyo November 2017 kolkaas oo duqeyn ku dileen Mareykanka ilaa 100 Al-shabaab ah. Qoraal-ka taliska Mareykanka ee Afrika(AFRICOM) waxaa lagu sheegay oo kale in duqeynta ay hoos u dhigeyso awoodda Al-shabaab, inay gesytaan weerarro cusubs, in la wiiqo shabakadooda hoogaanka iyo in hoos loo dhigo sida ay xornimada ugu dhaq-dhaqaaqaan gobolka. “Dilka waxaan ku qiyaasnay ilaa 60 argigixo ah, waa tiradii ugu badneyd ilaa November 21, 2017, kolkaas oo duqeyn dhacday Al-shabaab looga dilay 100 argigixiso”, sidaasu waxaa qortay AFRICOM. Bishan keliya, Mareykanka waxaa ay duqeyn u gesyteen Al-shabaab ilaa 4 jeer, taasi oo keeneysa inay kor u dhaafaan tirade sanadkii hore oo gaartay 31 . Dhankooda, Al-shabaab waxaa ay sheegatay qarax ka dhacay Baydhabo, kaas oo ay ku dhinteen 20 qof. Goobjoog News Source: goobjoog.com