-
Content Count
215,327 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu si adag uga hadley muranka ka taagan doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka qaranka. Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aanay jirin cid ku qasbi karta xisbigooda aragti kale. Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu caddeeyey in aaney suurto-gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah, Halkan hoose ka DAAWO Source
-
The mayor of Mogadishu, Eng Abdirahman Omar Osman Yarisow has launched a campaign to curb the ghost employees in his administration’s payroll. He announced the process and stated that his administration would speed the audit of the workers to come up with excellent service delivery to the public. “The procedure is meant to connect the registration systems of the civil servants and Benadir administration to curb ghost workers,” he said. In collaboration with the ministries of labour and finance, Benadir regional admin is closely working together to ensure the success of the process by building the quality of the staff. The process will ensure the audit, registers and update information on all the employees that are on the payroll. Salah Ahmed Jama, Somalia’s minister for labour, assured Mogadishu mayor, Abdulrahman Omar Osman that the ministry will cooperate with the municipality to improve the welfare. The post Mogadishu mayor curbs ghost employees in the system appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday M/ Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kaladuwan. Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta si rasmi ah u Daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee Sanadkan 2019,madaxda wasaaradaha iyo hay’adaha kaladuwan ee dowladda Soomaaliya iyo Hanti dhowraha guud ee Qaranka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya iyo Hanti Dhowraha guud ee Qaranka ayaa sheegay in miisaaniyaddii dalka ee 2018 si wanaagsna loo isticmaalay,iyagoona raja wanaagsan ka muujiyay in midda 2019 si lamid ah iyo si ka sii hagaagsan loo isticmaalo. Dadaalka ay wadda wasaaradda Maaliyaddda Dalka marka laga soot ago horumarinta dhaqaalaha dalka waxaa sidoo kale kamid ah,qorshe Soomaaliya deymaha looga cafinayo,iyo sidii dalka lacago cusub loogu soo daabici lahaa. Dhawaan ayay ahayd markii Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay miisaaniyadda dalka ee sanadka 2019,iyadoo maanta wixii ka dambeeyey si toos ah loo isticmaali doono The post Wasiirka Maaliyadda XFS Oo daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda 2019-ka appeared first on Shabelle. View the full article
-
At least one person was killed and five others were wounded in a bomb attack in Somalia’s capital, Mogadishu on Saturday night, police and witnesses said. A witness said the attack came after assailants hurled a hand grenade at the residence of Deynile district commissioner, Mohamed Abukar Ja’far, who escaped the incident unhurt. The deceased was a woman walking on the street, while the other five were two of the commissioner’s security guards and the other civilians. The wounded have been admitted to a local hospital for treatment, according to the police. No comment has been released yet by security forces for the attack. No group claimed responsibility for the attack, but, al Shabaab often claims responsibility for the bombings in Mogadishu, targeting Somali government officials. The post One dead, five wounded in bomb attack in Mogadishu appeared first on Shabelle. View the full article
-
Madaxweynaha cusub ee Dawlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyey dhamaan casnhuur dhaafyadii iyo canshuur dhimistii ay samayn jirtay Wasaaradda Maaliyadu, wuxuuna amray inaan la samayn karin wax casnhuur dhaafa. Sida ay ogaatay warbaahinta PUNTLAND POST arintan ayaa saamayn weyn ku yeelan doonta ganacsatada qaadka iibisa oo horay loogu samayn jirey casnhuur dhamis dhan 50%, waxaana muuqata wixii maanta ka danbeeya in qaadka la canshuuri doono 100%, waxaana la filayaa inay arintani saamayn weyn ku yeelan doonto ganacsatada qaadka iibisa. Maanta dumarka qaadka ka ganacsada ayaa magaalada Garowe ka sameeyey mudaharaad ay kaga cabanayaan wareegtadan uu madaxweynuhu ku joojiyey canshuur dhimistii loo samayn jirey qaadka, waxaana la filayaa inuu si aada qaadku kor ugu kaco degaanada Puntland. Xukuumadii horre ee madaxweyne Gaas ayaa canshuur dhimis u samaysay ganacsi gaara oo qaadku kamid yahay, sidoo kale waxaa canshuur dhaaf loo samayn jirey wax kasta oo ay la yimaadaan hay’adaha Dawlada, NGO-yada maxaliga iyo kuwa caalamiga, taas oo sababi jirtey dakhli fara badan oo khasnadaha Dawlada ka baaqda. PUNTLAND POST The post Canshuur dhaafka uu joojiyey Madaxweyne Deni oo saamayn ku yeelan doonta ganacsatada Jaadka appeared first on Puntland Post.
-
The Qatar Finance and Business Academy (QFBA) recently hosted a high-level diplomatic delegation from Somalia. Organized in coordination with the Ministry of Foreign Affairs, the 12-member delegation visited Qatar to learn more about the Qatar Financial Centre (QFC) and its subsidiaries. Received by Dr. Mohammed Al Emadi, QBA Head of Sales and Marketing, the delegation was taken on a tour and briefed on the courses and products available at Qatar Finance and Business Academy. Briefing the delegation, Dr. Mohammed Abdulla Al Emadi, Head of Sales & Marketing, Qatar Finance and Business Academy, said: “QFBA offers training for the entire professional segment of the financing sector, including staff from the most junior to the most executive level. We identify the needs within the economy in general and the specific needs of the relevant organizations to design a product that they deem fit for their organizational growth.” He said, “QFBA has a wide range of courses, including short courses and those that prepare students for international professional tests, as well as four-year university programs. These undergraduates come under Northumbria University, though we issue our own certificates for our training programs. We also have various custom-designed courses for on-job training as well as experiential training.” Making a presentation to the visiting delegation, Leila Al Jufairi, Product Development Manager from Qatar Financial Centre said: “Qatar boasts one of the strongest and fastest growing economies in the MENA region, and the Qatar Financial Centre’s (QFC) unique platform continues to facilitate ease in a business set-up for entities wishing to expand to Qatar and beyond. The QFC operates in line with international best practice and standards offering word class regulation, a fair and transparent tax regime, and an English common law framework. The value of our unbeatable framework is recognized by regulated financial services institutions worldwide. The post Qatar hosts diplomatic delegation from Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
-
Waxaa si aada hoos ugu dhacay lacagta dollarka marka loo badelaayo shillinka Soomaaliga, horay suuqyadda Puntland waxaa halka dollaar lagu sarafi jirey 35,000 oo Shillinka Soomaaliga ah, halka uu maanta maraayo 30,000 oo Shillin isaga oo u muuqda inuu hoos uga sii socdo. Arintan ayey si aada u hadal hayaan dadweynaha reer Puntland iyagoo u yeelaayaa sababo kala duwan, waxaase sababta ugu weyn ay tahay lacag dollar ah oo aad u fara badan oo maalmihii u danbeeyey si xoogan usoo gashay suuqyada Puntland taas oo ka timi musharixiintii ku loolamaayey doorashadii madaxtinimada. Waxaa la qiyaasayaa inay suuqyadda Puntland soo galleen in ka badan shan iyo toban milyan oo dollar maalmihii u danbeeyey. Dadka muruq maalka ayaa soo dhaweeyey hoos u dhaca dollarka, waxayna sheegeen inay sicir bararka sarifku uu dhibaatooyin badan ku hayey. Sanadihii u danbeeyey degaanada Puntland waxaa si aada hoos ugu dhacaayey qiimaha lacagta shillinka Soomaaliga, taas oo sababtay sicir barar baahsan oo laga dareemay Puntland. PUNTLAND POST The post Maxaa sabab u ah hoos u dhaca ku yimi sarifka dollarka ee suuqyadda Puntland? appeared first on Puntland Post.
-
Garowe (Caasimada Online) – Madaxweyaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaad kadib soo saaray wareegtadii labaad oo uu kaga hadlayo arrimaha maaliyadda Puntland. Waxaa Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa lagu ogeysiiyay Wasaaradda Maaliyadda, Hay’addaha kuwa Caalamiga ah iyo kuwa gaar loo leeyahay in la joojiyay dhammaan Canshuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waa markii labaad ee uu soo saaro Wareegto inta uu xilka Madaxtinimo Puntland haayo, iyadoo wali xilkaasi uusan kala wareegin madaxweyne Gaas.
-
Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray ku faray wasaaradda maaliyadda in la joojiyo dhammaan casnhuur dhaafkii loo sameynayey hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo sidoo kale kuwa sida gaarka ah loo leeyahay. Wixii maanta ka bilowda ayuu wareegtada ku sheegay in gabi ahaanba arrintaasi la joojiyey, waxaana la faray wasaaradda in arrintaasi ay u hoggaansanto. Hoos ka akhriso: Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha cusub ee Dawlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyey dhamaan casnhuur dhaafyadii iyo canshuur dhimistii ay samayn jirtay Wasaaradda Maaliyadu, wuxuuna amray inaan la samayn karin wax casnhuur dhaafa. Arintan ayaa meesha ka saaraysa dhamaan canshuur dhaafyo iyo casnhuur dhismiyo joogta ah oo ay samayn jireen Wasaaradda maaliyada iyo madaxtooyada Puntland. Akhriso wareegtada Madaxweynaha The post Madaxweynaha Puntland oo joojiyey canshuur dhaafyadii ay samayn jirtay Wasaarada Maaliyadu appeared first on Puntland Post.
-
(SLT-Hargeysa)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay saaka fadhi aan caadi aheyn iskugu yimadeen isla markaana waxaa loo akhriyey warqad muddo kordhinta golaha wakiilada ah oo uu madaxweyne Muuse Biixi u soo gudbiyey Gudoomiyaha golaha Guurtida ayaa markii xildhibaanada loo akhriyey warqada madaxweynaha uga timid waxaa uu muddo kordhinta u saarey inay ka soo talo bixiyaan Guddi ka tirsan golahaasi oo ka kooban 24 xubnood isla markaana golaha war bixin ku soo celiya muddo saddex cisho ah kadib . Waxaa xusid mudan in warqada muddo kordhinta ee golaha wakiilada loo gudbiyey aaney ku jirin golayaasha deeganka oo iyaguna xilkoodu dhamaanayo , waxaana jira warar ay bulshadu isla dhex mareyso oo sheegaya in aan iyaga wax muddo kordhin ah loo sameyn doonin , marka uu muddo xilood-koodu dhamaadana bisha 3 ee sanadkan ay kuraasta baneen doonan madaxweynuhuna magacaabi dooni Maayaro-ku meel gaadh ah , in kasta oo warkan aan si rasmi ah loo xaqiijin Karin Source
-
Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa laga dareemayay Labadii maalin ee la soo dhaafay, kadib doorashadii madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni, hoos udhac ku yimid lacagaha [...] Source
-
(SLT-Hargeysa)-Waxa maanta loo dheg taagayaa go’aanka ay golaha guurtidu ka gaadhi doonaan muddo kordhinta golaha wakiilada. Guddoomiyaha golaha guurtida ayaa sheegay in maanta la isugu imanayo fadhi lagu arrinsanayo oo mudanayaasha golaha dhexdooda ah, iyadoo ay xildhibaano wakiilada ahi ugu baaqeen inaanay guurtidu samayn muddo kordhin aan lagu heshiin. Golaha guurtida Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa dib u dhigay fadhigii degdega ahaa ee golaha guurida laysugu yeedhay kadib markii uu guddoomiyahu sheegay in wax ka dhiman yihiin waxii la horkeeni lahaa. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha guuritda Somaliland u soo gudbiyay warqad muddo kordin loogu samaynaayo golaha wakiilada kadib markii komishanku uu madaxweynaha u soo gudbiyay in aanay doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiiladu wakhtigeedii ku qabsoomayn, waxaana guddoomiye Saleebaan oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Golahu dadaalka uu u muujiyay hawlihiisa aadbaad u timaadeen,waxaan jeclahay in aan shirkeena bari ka dhigano sababta oo ah xoogaabaa qabyo ah, maaha xageena wax ayaa qabyo ah oo waan cadaysanaynaa baritoole(maanta) idinka oo raali ah,” Xisbiyada KULMIYE iyo UCID ayaa guurtida u gudbiyay heshiis ay gaadheen oo ah inay doorashooyoinku qabsoomaan bisha November ee sannadkan, waxaanay golaha guurtida ka dalbadeen inay muddo kordhintooda ku saleeyaan heshiiska xisbiyada KULMIYE iyo UCID. Baaqa xildhibaanada wakiilada Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa ka digay in la sameeyo muddo kordhin khilaaf siyaasadeed oo kale abuurta, xilli khilaaf ka dhex taagan yahay Xisbiyada. Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori Mataan iyo Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige, oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa iyagoo u waramaya Wargeyska Geeska Afrikaugu horeyn Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori Mataan uu hadalkiisi ku bilaabay “Muddo kordhintan faraha badani runtii ma wanaagsana, anigana muddo kordhintani ilama wanaagsana, Guurtidana waxaan leeyahay waa inaad kordhisaan muddo kordhin mucayin ah oo la isla ogol yahay raalina laga wada yahay, laakiin wax quman maaha in muddo kordhin aan lagu wada qanacsanayn aad sameeysaan”. Xildihbaan Mataan Hoori mar uu ka hadlaayey khilaafka Xisbiyada iyo Komishanka ayaa yidhi “Wax kasta oo la isku hayo waa laga heshiin karaa, waana la xalin karaa, ee Bulshada ha loo tudho, oo kolba yaan la isku dulqabsan, Xisbiga Waddani, waa gartiisa inuu cabasho ka muujiyo Komishanka Doorashooyinka”. Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige ayaa isna isagoo ka hadlaya Warqada uu Madaxweynuhu u gudbiyey Guurtida yidhi “Waa kaas oo Madaxweynuhu warqadii u qoray Guuritda, ee uu yidhi ka qabsada hawshiina Dastuuriga ah, waxaana igu maqaala ah in heshiis laga gaadhay arintaas, oo iyaga dhexdooda ah, oo ah in muddo kordhinta lagu saleeyo muddo dheer, oo ah laba sanno, laakiin haddii ay taasi dhab noqoto waa ayaan daro iyo nasiib daro, waxaana ay ahayd madaama uu Madaxweynuhu uu yahay Madaxweynihii dalka, inuu u fikiro sidii Madaxweynaha qaranka, oo aanu u fikirin kana cadaadi, kana waxyeel, kana ku xumee”. Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige mar uu ka hadlaayey Komishanka iyo khilaafka Xisbiyada ayaa yidhi “Xisbiga Waddani, xaq buu u leeyahay inuu soo jeediyey in Komishanka la kala diro, maxaa yeelay Komishanku waa Garsoore, Garsoorahana haddii cabasho laga keeno, oo meeshii ay ka baxdo kalsoonidii lagu qabay, waa qasab in la bedelo, Madaxweynuhuna waa inuu kala diraa Komishankan” Source
-
(SLT-Hargeysa)-Wakiilka somaliland u fadhiya dalka uk ayaa sheegtay mudo ka yar 5 sacadood gudahood hadalado is burubunaya oo la xiidhiidha masuulka cusub ee dalka uk u soo magaacabay somaliland waxayna beenisay la kulankii wasiirka warfaafinta somaliland iyadoo waxab hubsan ayey qoraal soo dhigtay barteeda baraha bulshadda ku kulanto ee facbook ,markiiba dadka la soo socoda xiidhiidhka dibloomasiyadda dalalka caalamka ayaa u arko inanay aqoon u lahayn siyaasadda xidhiidhka caalamiga ah tani hadi ay sii socoto waxay dhabar jab ku tahay hananka dawladnimo waayo qof diboomasiga ah waxa looga baahan yahay inuu ilaaliyo xasaanad uu huwan yahay ee uu xan baaray qarankiisa .. waxay kulan deg deg iskug yeedhay jaalliyadda somaliland ee ku nool magaalada london si ay uga qaybgalaan soo dhaweyn loo samayey wakiilka u qaabilsanahay uk u soo magacowday somaliland sii ay su’aalo iyo soo dhaweyn loogu qaabilo taani waxay dhawac ku tahay hanaanka dawladdnimo marka laga shidaalka qaato hadlak wakiilka wuxuu uu muuqaada mid ay keentay waayo aragnimo la’aan oo aan aqoon badan u lahayn haykalka dawladdnimad markay waxaba kama jiraan ka dhigtay kulankii wasiirka warfaafinta somaliland dadka siyaasada falanqeeya ayaa u arko hadalka wakiilka somaliland ee dalka uk ayaan mahamoud cashuur inuu dhawac ku yahay dibiloomasiyadeeda mar laga arko wax ka yar 5 saac gudahood hadal iska hor imanaya waxan tusaale loo soo qaadan kara qoraalada ay ku baahisay barteeda fac book waxay u muuqata inay ku fashilan tahay siyaasadii loogu igmaday hadii aan degdeg looga qaban xafiiska somaliland uk wuxuu ku dhacayaa godmadow waxay xumaynaysaa xiidhiidhka labadda ee iska kaashada amaanka dhaqaalah arrimaha bulshadda iyo la dagaalkan argaxisadda,budcadbadeeda ka jirta biyaha dalka somaliya. wakiilku markii ay beenisay inaan jirin masuulkani, waxay saacad gudahood kulan la qaatey masuulkii cusbaa ee loo soo diray somaliland taani waxay dhawac ku tahay siyaasada arrimah dibedda ee xukuumadda madaxweyne muuse bixii cabdi ,marka loo eego ayaan mohamoud canshuur aqoon uma leh siyaasadda arrimaha dibloomasiyadda waxa markhaati kugu filan jawaabta deg deg ah ee ay bixisay iyo kulan ay la qaatey masuulka. wakiilkii u horeyey ee dhabarka iska jabisa mar loog eego hanaanka ay ula macaamishay dawladda uk hadii aan dib u habayn lagu samayn safiiradda wasaaaradda arrimaha dibedda somaliland u magacowdo dalalka caalamka waxay magac dil iyo sharaf daro u keenayaan dalka somaliland tusaale waxa kug filan wakiilka somaliland ee dalka uk ayaan mohamoud canshuur. hadii ay sidan ku sii socoto waxa dhawacmaya xiidhiidhka dalalka somaliland uk waxa la filayaa jawaabta madaxweyne muuse bixii cabdi ka qaato go’aanka nuucan ah ee soo jiiday dhawac dibloomasiyadeeda . han soo qaadano hadalka la kulan wasiirka warfaafinta ahna afhayeenka xukuumadda oo la kulmay masuulka cusub ee ay dalka uk u soo magacowday somaliland oo fadhigisu yahay hargeisa. siday u qoreen warbaahinta gudaha somaliland qarkood. Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Masluul Cusub Oo Dawladda UK U Soo Magacowday. Wasiirka warfaafinta Somaliland Md Abdirahman Abdillahi Farah (Guribrawaqo) Oo Booqasho ku jooga dalka Ingriska Ayaa kulamo Si weyn looso agaasimey layeeshey Xubno Kamida Dawalada Uk Sidoo kale Ergeyga Cusub Ee Dalka Uk U qaabilsan S-Land Mr Stuart Brown. Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in waddanka Britain uu Somaliland u soo magacaabay Ergay gaar ah kaas oo fadhigiisu noqon doono magaalada Addis-Ababa. waxa uu sheegay in uu hoos iman doono wasaarada arrimaha Dibadda UK. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo todobaadkan Xoghayaha Gaashaandhigga Ingiriisku socdaal ku yimi magaalada Hargeysa. Qoraalka Kulan Degdeg Ah Iskug Yeedhay Jaalliyadda Somaliland Ee UK Halka Hoose Akhriso. “Saaxiibayaal, Mudane, waxaan rajeynayaa inaad maanta noogu soo biiri karto wakiilka cusub, Stuart Brown, oo ka ka horeysay Rosie Tapper oo ah wakiilka Xafiiska Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Hargeysa / Addis. Waxay muhiim u tahay isagu inuu la kulmo jaalliyadda reer ka hor inta uusan ka tegin Hargeisa “ wakiilka Somaliland UK, ”Waxay noqon doontaa fursad weyn oo aad ku weydiisan su’aalaha. Kulankan ayaa maanta dhici doona, Khamiis, 10ka January 6-da galabnimo – 7:30 Xafiiska Somaliland UK., 234-236 Whitechapel Road. Fadlan nala soo socodsii haddii aad awoodid inaad tagto.” Mahadsanidin, Ayan Maxamuud Wakiilka Somaliland ee UK Goormay sax tahay ama khaldan tahay wakiilka Somaliland ee dalka UK Halka Hoose Ka Akhirso qoraalka mahadnaqa. Hadalka wakiika Somaliland ee Dalka UK Ayaan Mahamoud Canshuur “Waad Ku Mahadsantahay Cid Kasta Oo Ka soo Qayb Gashay shirkii Jaalliyadda Somaliland Ee Si Ay U Soo Dhaweyso masuulka cusub ee UK u soo magacowday Somaliland & Ujeedooyinkooda Oo aad alLa Wadaagto Madaxa Cusub Ee Xafiiska Ingiriiska Ee Somaliland, Stuwart Brown, Oo Bedelaya Rosie Tapper. Waxaan Jeclaan Lahaa In Aan Muujiyo Mahadnaqa Rosie Tapper Shaqo Adag muhiim ah ka soo qabtey mudadii ay joogtay ee labad sano ee la soo dhaafay Hargeisa” Halakan hoose ka eeg sawirka La kulanka jaaliyadda iyo muuqaalka wasiirka warfaafinta Somaliland oo ah afhayeenka xukuumadda madaxweyne muse biixi cabdi. Ahmed Mohamed Warfa /London UK. Falanqeeya Siyaasada Arrimaha Dibedda Somaliland Source
-
(SLT-Ankara)-Khilaafka Turkiga iyo Mareykanka ee ka dhashay isbaheysigii ka dhexeeyay Kurdishka iyo Mareykanka ayaa hareeyay socdaalka Pompeo ee Bariga Dhexe. Balse waxa uu Pompeo u sheegay warfidiyeenada inuu arrintaan kala hadlay dhigiisa Turkiga uuna rumeysan yahay suuragalnimada heshiis laga gaaro. Heshiiskaayaa ayaa waxaa kamid noqon doono mid u ogolaanaya Turkiga inuu dalkiisa ka difaaco halista arrgagixisada iyo sidoo kale difaaca Kuridiyiinta la dagaalamayay kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee IS maadaama ay ka garab dagaalamayeen milatariga Mareykanka iyo qaar kale oo uu ku sheegay inaysan arrgagixiso ahayn. Turkiga ayaa rumeysan inuusan si waadax ah uga laabaneynin qorshayaashiisa uu ku doonayo inuu ku qaado howlgalo milatari oo ka dhan ah Kurdiyiinta. Mr Pompeo ayaa dhab ahaantii doonaya in diirada la saaro dowladda Iran si looga soo horjeesto. Waxa uu ku baaqayaa jabhad Carbeed oo mideysan oo ka hortimaada wax uu ku tilmaamay inay tahay xasilooni darro ay Iran ay ka wado gudaha dalalka Carabta, isaga oo xusay in Sacuudi Carbiyana ay howlgankan u dub dhexaad u tahay. Balse carro ka dhalatay khaarijintii dhawaan Sacuudi Carabiya ay kula kacday weriye Jamaal Khaashuqji ayaa xumeeyay xiriirka Turkiga iyo Sucuudiga. Sarkaal sare oo ka tirsan Mareykanka ayaa sheegay in dadka Mareykanku ka doonayaan Sucuudiga inuu sharaxaad lagu kalsoonaan karo ka bixiyo wixii dhacay uuna ciqaab ku sameeyo raggii geystay dilka Khaashuqji, Mr pompeona waxa uu ku adkeynayay Sucuudiga labadaasi qodob. Source
-
(SLT- Bristol )-Booliiska dalka Britain ayaa bilaabay baadhitaan la xiriira dil magaalada Bristol Jimcihii loogu geystay wiil Soomaali ah Wiilka ayaa lagu magacaabi jiray Bashiir Cabdullaahi, waxaana da’diisa lagu sheegay 25 sano jir taksiile ah sida ay warbaahinta u sheeegeen eheladiisa. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka Bashiir, islamarkaana markii ay soo gabagabeeyaan baaritaanada ay la hadli doonaan warbaahinta. Wararku waxaa ay sheegayaan in dilka marxuumka uu ka danabeeyay nin ay guri wada deganaayeen, waxaana uu dilkii u adeegsaday Toorrey xilli uu Jiifay. ”Markii uu dilay kaddib ayuu ka baxay guriga, waxaana u tagay guri ay degeneyd Habaryartiisa, isaga oo u sheegay in uu soo dilay Ninkii ay guriga wada degenaayeen” ayuu yiri qof ay qof ka tirsan ehellada marxuumka oo wax laga weydiiyay sida lagu ogaaday qofka dilka geystay. Todoobaadkii hore ayeey aheyd markii wiil Soomaali lagu dilay Magaalada London, waxaana sanadyadii ugu dambeeyay kordhay dilalka loo geysanaayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Source
-
(SLT- Tanzania)-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Tanzania, Kangi Lugola waxa uu amar ku bixiyey Hawlgal lagu soo qabanayo Muhaajiriinta shisheeyaha ee sida sharci-darrada ah ku soo gala dalkaasi. Wasiirku waxa uu ku amray Saraakiisha Waaxda Socdaalka inay guri-ka-guri uga baaraan Muhaajiriinta ku dhuumaalaysata Goballadda Kagera iyo Kigoma, ee xuduudka la leh dalalka Uganda, Ruwanda, Burundi iyo Kongadda Dimuqraadiga. Hawlgalkaasi ayaa la rajeynayaa in la soo dhamaystiro bisha July ee sannadkan, xilligaasi oo la qaban doono Doorashadda Deegaanadda ee dalkaasi. Dhinaca kale, Boliska magaalladda Morogoro ee dalka Tanzania waxay isbuucii hore gacanta ku dhigeen 11 Muhaajiriin Soomaali ah, kuwaasi oo la sheegay inay si sharci-darro ah ku joogeen dalkaasi. Dhallinyaradaasi ayaa la sheegay inay xilligii la qabanayey la socdeen Bas ku sii jeeday Deegaanka Iringa. Hawlgalka Boliska Tanzania ku ugaarsanayaan Shisheeyaha sharci-darradda ku jooga dalkooda ayaa ku soo beegmay iyadoo ay bishii Janaayo ee sannadkii hore dalkeenna ka soo masaafuriyeen 71 Muhaajiriin ka soo kala jeeday Somalia, Kenya, Ethiopia, Ruwanda, Nigeria, Ruwanda, Kongo iyo dalal kale. Source
-
(SLT-Gaarisa)-Al-Shabaab ayaa la sheegay inay bur buriyeen Isgaarsiin ku yaalla deegaano ka tirsan Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Sida ay qoreen warbaahinta Kenya anteenooyinka ay burburiyeen Al-Shabaab ayaa u adeegsaday waxyaabaha qarxa. Anteenooyinka ayaa waxaa leh Shirkadda Safaricom oo ah Shirkadda Isgaarsiinta ugu weyn dalka Kenya. Wararka ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaanka Weel Mareer oo ka tirsan Gaarisa. Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen deegaanka Weel Mareer, waxaa markii dambe ay burburiyeen shirkadda Isgaarsiinta Safaricom. Source
-
Hargeysa (Caasimada Online)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya xiligii Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa fariin u diray madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Ismaaciil Hurre Buubaa oo hadda ku sugan Somaliland, ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni looga baahan yahay inuu la yimaado qorshe cusub oo uu kaga duwanaan karo madaxdii soo martay Puntland. Mr Buubaa, ayaa sidoo kale sheegay in madaxweynaha Puntland Mr Deni laga doonayo in qaab wadahadal ah uu u wajaho dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, islamarkaana uusan dagaal u horseedin shacabka. Wuxuu sheegay in waxa ugu horeeyo ee ay ka filayaan madaxweyne Deni inay tahay dhameynta xiisadda Puntland islamarkaana ay sugayaan inuu xooga saaro qurxinta waxyaabaha ay ku dheeleen madaxdii ka horeysay. “Dhinaca Somaliland ha noqoto ama Puntland ha noqoto, waxaan ka fileynaa madaxweynaha cusub inuu kasoo bixi doono doorka laga doonayo oo uu wanaajiyo cilaaqaadka u dhaxeeyo labada Puntland”ayuu yiri Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntlana iyo Somaliland ayaa dhowr jeer oo hore dagaalo xoogan uu ku dhexmaray Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,kuwaasi oo sababay Khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray . Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyay illaa iyo haatan howsha u qabsoontay ee la xariirta arrimaha Dastuurka dalka. Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in ay ku guuleysteen dhameestirka 9 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG dalka. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay weli u harsan yihiin 5 cutub oo kale, ayna ku guda jiraan, sidii ay soo gabagabeyn lahaayeen inta ka harsan bishan Janaayo ee 2019-ka. Halkan hoose la dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-dastuurka-web.mp3 The post Dib u eegista Dastuurka Oo dhawaan la soo gabagabeynayo appeared first on Shabelle. View the full article
-
Xoolo dhaqatada ku sugan degaan hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka Cabanaya ciidamada Puntland oo ay sheegeen in ka burburiyeen Barkado iyo guryo ay lahaayeen. Dadkan oo ku sugan deegaanka deenka Cali Waal ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay si xoog ah ku burburiyeen hantidooda islamarkaana aanay jirin cid wax ka qabata. Waxa ay sheegeen dadkan in arrintan ay waxbadan u dhimeyso heshiisyadii nabadda ee Gaalkacyo, waxaana ay maamulka Puntland ugu baaqeen in magdhow ka bixiyaan arrintaasi. Dhanka kale, waxaa halkaasi gaaray guddiga nabadeynta odoyaasha dhaqanka ee Galmudug ayaa booqday deegaankan, waxaana ay sheegeen in arrintaasi ka xun yihiin. Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo la hadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in ay ka xun yihiin in la baabi’iyo Barkado ay dad shacab ah sameysteen, wuxuuna ku baaqay in aan arrintaasi laga falcelin. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/dad-Xoolo-dhaqato-ah-oo-Cabasho-ka-Muujiyay-ciidamo-ka-Tirsan-kuwa-puntland.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Prof Yaxye Sheikh Caamir oo ah aqoon yahan ku taqasusay cilmiga dhaqaalaha ayaa si cajiib ah kaga hadlay arin maalmahaan aad loo hadal hayo oo ku aadan guddoomiyaha cusub ee loo qorsheynayo Bangiga Dhexe. Prof Yaxye Sheikh Caamir, ayaa sheegay in Nigel Roberts oo ah shaqsiga loo wado Bangiga Dhexe inuu ku dhacayo qodobo dhowr ah oo kamid ah xeerarka Bangiga Dhexe iyo shuruucda dalka, kuwaasi oo hadda baarlamaanka la doonayo inay wax ka badalaan. Wuxuu sheegay in ugu horeyn laga doonayo sharuudo ay kamid yihiin in qofka Bangiga dhexe loo dhiibayo inuusan aheyn ruux ajnabi ah, waxaana dhigaya sharciga 130 qeybtiisa Afaraad sida uu sheegay aqoonyahanka. Prof Yaxye, wuxuu kasoo shaqeeyay Bangiga dhexe, isaga oo sheegay in sharuuda labaad ee ninkaasi u diideysa xilka inay tahay in laga doonayo in muddo 12 sanadood ah uu ka shaqeeyay Hay’ado Maxali ah ama kuwa dowladda. Arinta Seddexaad ee xadideysa inuusan qaban Bangiga dhexe ayuu ku sheegay inay tahay inuu bartay waxyaabo dhaqaalaha la xiriira, wuxuuna sheegay in Nigel uu bartay suugaanta iyo dhaqanka UK, laakiin uu heysto cilmi kororsi aan badneyn oo la xiriira dhaqaalaha beeraha. Prof Yaxye ayaa sidoo kale sheegay in ninkaan ajnabiga ah kaliya uu noqon karo Lataliye Bangiga Dhexe ee Soomaaliya balse uusan qaban karin xilka guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dalka. Wuxuu su’aalo ka keenay ujeedada madaxda dowladda Soomaaliya hadda ka leeyihiin in ruux ajnabi ah xilkaasi lo dhiibo, iyadoo ay joogaan aqoonyahano badan oo Soomaali ah, kuwaasi oo shaqo la’aan dalka ku heyso. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Garissa (Sh. M. Network )-Al Shabaab ayaa ka hadlay weerar xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ay ku qaadeen agagaarka degmada Garissa G/Waqooyi Bari ee Kenya. War ka soo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay si nabdoon kula wareegeen deegaan hoostaga degmadaasi, kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Kenya. Sidoo kale Al Shabaab ayaa warkan ku sheegay in ay dab qabadsiiyeen, islamarkaana ay gubeen xarun ay shirkadda isgaarsiinta Safaricom ku laheyd halkaasi. Al Shabaab ayaa ku eedeeyay shirkaddaasi in ay la shaqeyso Ciidamada milatariga dowladda Kenya. Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in markii dambe Al Shabaab ay ka baxeen deegaankaasi, dibna ay ula wareegeen Ciidamada ammaanka Kenya. Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona dhaq dhaqaaqyo laga dareemayo deegaano dhowr ah oo dhaca xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. The post Al Shabaab Oo gubay xarun ay Safaricom ku laheyd Garissa appeared first on Shabelle. View the full article
-
Beello ku dagaallamay gobolka Sool ayaa heshiis la kala dhexdhigay, kadib dedaallo ay sameeyeen waxgaradka iyo sidoo kale xubno ka socda Somali State. Beelahan oo muddo ku dagaallamay gobolkaasi ayaa dhanka kale waxa ay fuliyeen qodobo ka mid ah heshiiskii lagu gaaray magaalada Jigjiga. Waxa ay beelahan bixiyeen duugta dadkii la kala dilay iyo sidoo kale la isku soo celiyey hubkii ay Labada dhinac kala qabsadeen. Maamulka gobolka Sool ayaa kula dardaarmay beelahan iney iska ilaaliyaan wax walbo oo colaad keeni karta. Labadan beel ayaa dhanka kale ka shaqeyn doona dib u dhiska guryahii dumay iyo sidoo kale kala qaadasha magta dadkii Labada dhinac ka kala dhintay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
