Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,347
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) — A U.S. airstrike in Somalia targeted Abdiqadir Mu'min, the leader of ISIS in the country, in late May, according to the United States Africa Command (AFRICOM). The outcome of the airstrike, including whether Mu'min was killed, remains unclear, American officials said​​​​. Source: Hiiraan Online
  2. Ku dhowaad 30 xubnood oo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya. howlgalka xubnahan lagu diley ayaa ka dhacay meel u dhow deegaanka Xuseen Cageey oo u dhaxeeya deegaannada Mesegawaay iyo iyo Baraag Sheekh Caamir oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee dowlad gobolleedka Galmudug. Sidoo kale waxaa war ka soo bacay dowladda lagu sheegay in howlgalka lagu gubay gaadiid iyo saanad ciidan, ka dib markii la weeraray xubno Shabaab ah oo qalanayay Geel ay ka soo dhaceen dadka shacabka ah ee deegaanadaas ku nool. ayadoo warku intaa ku daray in ciidanka xoogga dalka oo la socday dhaqdhaqaaqa Kooxdu ay ogaaday in dagaalamayaal laga soo abaabulay aagga deegaanka Cowsweyne ay si dhuumaaleysi ah ku soo galeen dhulka howdka ah ee lagu bartilmaameedsaday. Howl-gallada ka dhanka ah kooxda Alshabaab oo ay wadaan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay aad u kordhay, ayadoo la filayo inuu dhowaan billowdo guluf ciidan oo dhammaystirani. Source: goobjoog.com
  3. Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka Wasaaradda Dr Khadar Daahir ayaa xalay kormeerayay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed ka deggan yihiin Mina isagoo mid ka mid ah xarumaha Caafimaadka ku booqday xujey lagu dabiibayo. Xarumaha caafimaadka Xujeyda Soomaaliyeed oo dowladdu soo kordhisay sanadkaan ayaa shaqo muhiim ah u qabanayay maalmihii la soo dhaafay xujeyda oo qaarkood ay saameeyeen kuleyka daran ee ka jira goobaha Mashaacirta. Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay xujeyda uu la kulmay oo uu ka warsanayay culeyskii ay dareemeen saacadihii la soo dhaafay, maadaama gudashada waajibaadka xajka iyo kuleylka ka jira Mashaacirta ay culeys weyn ku ahayd dadka da’da ah iyo kuwa xanuunada qaba. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa maalmihii la soo dhaafay aad ugu howlaneed hubinta iyo la socodka xaaladda xujeyda Soomaaliyeed ee gudanaysa acmaasha Xajka. Source: goobjoog.com
  4. Sirdoonka Israa’iil ayaa sheegay inay xireen nin dhallinyaro Israa’iili ah kaasi oo rabay in uu ku biiro kooxda Daacish ee Soomaaliya. Wiilka yar ayaa isku diyaarinayay in uu u safro Soomaaliya si uu ugu biiro Daacishta Soomaaliya, weerarrana uga geysto gudaha Israa’iil iyo caalamka sida laga soo xigtay sirdoonka dalkaasi. Tuhmanaha oo 17 jir ah ayaa la sheegay in uu diyaariyay qorshaha uu ku tagi laha Soomaaliya, kuwaas oo ay ku jiraan qorista dardaaran, aruurin dhaqaale, qaadashada baasaboor ajnabi ah, iyo inuu xiriir la sameeyo Daacish isagoo adeegsanaya internetka. Sidaasi waxa sheegtay Hay’adda ammaanka Israa’iil ee Shin Bet, iyadoo arrintan ay soo shaac baxayso maalmo kaddib markii saraakiil Mareykan ah laga soo xigtay in madaxa Daacishta Soomaaliya uu noqday hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Daacish. PUNTLAND POST The post Sirdoonka Israa’iil oo xiray wiil yar oo rabay in uu ku biiro Daacishta Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  5. Hargeisa (HOL) — Somaliland has called on human rights organizations and embassies in Mogadishu to investigate the arrest and treatment of youths accused of murdering Abdinasir Dahable, an aviation expert whose death has sparked significant controversy. Source: Hiiraan Online
  6. Counties neighboring Somalia have had their share of insecurity with a number of people dead, scores injured and properties destroyed. But over several months normalcy has returned to the region, especially Wajir County, thanks to conflict resolution efforts by community leaders. Source: Hiiraan Online
  7. Nonprofits say the death highlights a broader need for more culturally-responsive services for Somali families that have children with autism. Source: Hiiraan Online
  8. Turkish Foreign Minister Hakan Fidan met in the capital Ankara with Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud, the Turkish Foreign Ministry said on Monday. Source: Hiiraan Online
  9. According to the United Nations Security Council Resolution 2710 (2023), ATMIS is mandated to withdraw 4,000 troops in the third phase of troop withdrawal and be replaced by Somali security forces. Source: Hiiraan Online
  10. Somaliland now has its first all-girls basketball team. The conservative norms in the country have stopped several women from participating in sports. However, the team of almost 30 young girls has defied the odds, as they wish to play and represent their homeland. Source: Hiiraan Online
  11. Al-Shabab has reversed all Somali National Army gains made over the last two years and is now working with the Houthi militant group to expand its capabilities, according to senior U.S. defense officials. Source: Hiiraan Online
  12. Ciidanka booliska Gobolka Mudug oo magalada Galkacyo ka sameeyay howlgal ku saabsanaa la dagaalanka burcadbadeeda ayaa gacanta Kusoo dhigay Taliyihii hogaaminayay ciidankii burcad badeeda ee 5 Milan oo madax furashada ah ka qaatay Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh. Howlgalkan oo ay ciidanka ka fuliyeen xaafada siinaay ee Magalada Galkacyo ayaa lagu soo qabtay Abshir Abdi kheyre jowfe oo 38 jir ina mayran hassan ahna taliyihii markabkii MV Abddala. Taliyaha qaybta Booliska G.Mudug G/Sare Maxamuud Cabdixakin yusuf oo warbixin kabixiyey howgalkaan guulaystay ayaa fariin adag u diray cid kasta oo ku lugleh falalka burcadnimada, in gacanta ay ku dhigayaan sidoo kale Taliyaha ayaa hoosta ka xariiqay iney sharciga hor keeni doonaan cidkasta oo ku lug yeelata falalka burcadnimada ah. Dowlada Puntland ayaa dagaal adag kula jirta kooxa burcad badeedka ah kuwaas oo dhibaato lixaadle kuhaya dadka iyo deegaankaba. Source: goobjoog.com
  13. A blurred photo of the pirates’ ringleader arrested in North Galkayo today by Puntland Police Galkayo (PP News Desk) — The Puntland Police have arrested Abshir Abdi Jowfe, the ringleader behind the hijacking of the vessel Mv Abdullah several months ago. The arrest was announced in a press release issued by the Galkayo regional police about the successful operation that led to Jowfe’s capture. Abshir Abdi Jowfe, 36, is accused of orchestrating the hijacking of the vessel MV Abdullah, an incident that drew international attention and concern about the possible return of piracy off the coast of Somalia. The pirates, under Jowfe’s command, had demanded and received a ransom to release the ship and its crew. The arrest of Jowfe marks the third pirate arrested by the Puntland Police Force within the last four days. “Pirates have no where to hide” said a senior anti-piracy task force officer in Garowe. The operation to track down Jowfe and his associates involved extensive surveillance and intelligence-gathering, culminating in their capture in Mudug and Nugaal. © Puntland Post, 2024 The post Puntland Police Arrest Ringleader of Pirates appeared first on Puntland Post.
  14. Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa markii u horraysay maanta booqanaya Kuuriyada waqooyi mudda ku siman 24 sano. Madaxweyne Putin ayaa la kulmi doona hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo ay wadahadal ku yeelanaya caasimadda Pyongyang. Labada hogaamiye ayaa bishii Sebtembar ku kulmay magaalada Vladivostok ee dalka Ruushka balse waa booqashadii ugu horeysay ee Mr Putin uu ku tago Pyongyang tan iyo sanadkii 2000. Warbaahinta Ruushka ayaa ku warranaysa in Mr Putin iyo Mr Kim laga yaabo inay kala saxiixdaan heshiis iskaashi, oo ay ku jiraan arrimaha ammaanka, waxayna si wadajir ah bayaanno u siin doonaan warbaahinta. Dhinaca kale Maraykanka iyo dalalka Reer Galbeedka ayaa si weyn uga walaacsan xiriirka sii xoogaysanaya ee Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi oo ay u arkaan khatar ka dhan ah danahooda. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Ruushka oo maanta booqanaya Kuuriyada Waqooyi appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya uu qorsheynayo inuu xilka ka qaado Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sidoo kale xogtana waxay sheegeysaa sarkaalka loo badinayo in loo magacaabo doono Taliyaha Xoogga. Sarkaal lagu magacaabo Jeneraal Garabey oo hadda Madaxweynaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga kula sugan Turkiga ayaa la sheegay in la qorsheeyey in xilkaas loo magacaabo – Beesha uu ka soo jeedo waa Abgaal. Jeneraal Garabey waa sarkaal caan ah, wuxuu aad ugu dhowyahay Sheekh Shariif oo xiligii uu madaxweynaha ka ahaa dalka uu lasoo shaqeeyey, ninkaan ayaa la sheegay inuu ku fiican yahay hoggaaminta dagaalka, mar ayuu caloosha ka dhaawacmay, isagoo ku jira dagaalka Al-Shabaab. Khimiista soo socota ayay wararku sheegayaan in shirka golaha wasiirrada looga dhawaaqi doono magacaabidda sarkaalkaas loo wado Taliyaha ciidanka xoogga dalka, waxaana dhici karta in dib u dhac uu ku yimaado qorshahaan. Taliyaha ciidanka xoogga Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa dhowaan ka hor yimid hoggaano cusub oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ku soo kordhiyey taliska, arrintaas ayaa dikreetada madaxweynaha lagu sheegay inay ku timid soo jeedinta wasiirka gaashaandhigga XFS. Caasimada Online waxay ogaatay in Madaxweyne Xasan iyo wasiirkiisa gaashaandhigga ay Taliyaha xoogga u bandhigeen inuu shaaciyey warqadii lagu magacaabay hoggaanada cusub oo ahaa afar sarkaal, balse taliyaha ayaa diiday, waxayna u xayireed habeeno, goor dambena waxaa baahiyey wasiirka gaashaandhigga oo adeegsanaya warbaahinta dowladda. Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga ayaa aad isku khilaafsan, iyagoo dhowr jeer isku qabtay shaqada ciidanka, madaxweynaha ayaa ka gaabiyey in khilaafka labadaan nin ee soo noqnoqday, caqabadana ku noqday dagaalka Al-Shabaab uu xal u helo. Xogta aan heyno waxay intaas ku dareysaa in madaxweyne Xasan Sheekh uu xilka Taliyaha ciidanka xoogga dalka mar kale u soo bandhigay Taliyihii kan ka horeeyey Jeneraal Odawaa, balse xubnaha noo waramay waxay sheegeen in Odawaa uu magacaabistiisa ku xiray shuruudo uu hordhigay Xasan Sheekh. Sidoo kale waxaa jirta xog sheegeysa in Xasan Sheekh uu ka fekerayo in Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga uu hal qof u magacaabo, si looga baaqsado khilaafka joogtada ah ee wasaaradda difaaca qaranka iyo taliska xoogga dalka naafeeyey. The post Xog: Qorshe lagu bedelayo Taliyaha Xoogga oo socda iyo magaca sarkaalka la magacaabayo appeared first on Caasimada Online.
  16. Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay 64 kalena waa la la’yahay ka dib markii labo markab ay ku degeen Mediterranean-ka ee koonfurta dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay hay’ad samafal oo Jarmalka laga leeyahay. ilaalada xeebaha Talyaaniga iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale xaqiijiyay dhacdadan, ayadoo Kooxda Gargaarka Jarmalka ee gacanta ku haysa markabka badbaadada ee Nadiir ee ay sheegtay inay 51 qof ka soo qaadeen doon alwaax ah oo degtay, kuwaas oo ay ku jiraan laba qof oo miyir beelay, 10 mayd ah oo ku xayiran qaybta hoose ee markabkana ay heleen. kooxdan samafalka ayaa war qoraal ah oo ay bartooda X ku daabeceen ku sheegtay in dadkii badbaaday lagu wareejiyay ilaalada xeebaha Talyaaniga oo subaxnimadii isniinta la soo qaaday, xilli markabka Nadiir uu ku sii jeeday jasiiradda Lampedusa, isaga oo jiidaya doonida alwaax ah iyo meydadka dadka dhintay. Badda Mediterranean-ka ee u dhexaysa Yurub iyo Afrika ayaa ah marinka ugu weyn ee tahriibayaasha u tacabiraya dalalka reer galbeedka, balse waxaa halkaas ka dhaca shilal joogto ah oo ay kumanaan kuni ku naf waayaan. Source: goobjoog.com
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Dadka ku nool magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo cusub oo Itoobiyaan ah ay soo buuxdhaafiyeen degamadaas, kuwaas oo qeyb aan ka aheyn howlgalka ATMIS. Sida ay noo sheegeen dad ku sugan degmadaas waxaa socda qorshe culus oo la ogaaday oo Itoobiya ay ku sheeganeyso degmada Doolow, ciidamada lasoo dhoobay degmadaas ayaa hordhac u ah damaca Itoobiya uga jira Doolow. Sidoo kale waxaa Gedo ka soo yeeraya warar sheegaya in guddoomiyaha degmada Doolow Cabdi Maxamed Lafey uu aaminsan yahay in Doolow lagu daro dalka Itoobiya, taas oo halis badan ay ka dareemayaan dadka reer Gedo, sida ay Caasimada Online u sheegeen dad ku sugan Doolow. Ciidanka Itoobiya ayaa saacadihii lasoo dhaafay isku wareejiyey degmadaas, dadka ku nool degmadaas ayaa cabsi badan ka qaba in Itoobiya ay ku dhiirato inay sheegato degmada. In kastoo Itoobiya aysan toos u shaacin qorshahaan hadana guuxa ka jira magaalada Doolow ayaa ah in ciidamada halkaas la soo dhoobay ay hordhac u yihiin damaca Itoobiya. Maalmahaan waxaa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana maanta oo ugu dambeysay ay Itoobiya mar kale ku celisay in Somaliland ay aqoonsa doonto. Sidoo kale warkaan wuxuu ku soo aadayaa xilli maanta wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya uu bartiisa Facebook ku qoran in Itoobiya aysan qaada karin dhul iyo bad Soomaaliyeed. Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa Itoobiya ku macneeyey mid ku jirta “Riyo maalmeed” in kastoo uusan bixin faahfaahin intaas dheer, hadana waxaa la aaminsan yahay inay gaartay xogta cabsida ka taagan Doolow. Sidoo kale arrintaan waxay ku soo aadeysaa iyadoo dowladda Soomaaliya ay shaacisay in bisha December ay dalka ka baxayaan ciidamada Itoobiya, balse Itoobiya ayaa diiday qorshahaan, waxaana arrinta ka taagan Doolow loo arkaa talaabo ay qaaday Itoobiya ka hor inta aan la gaarin qorshaha ay Soomaaliya isaga saareyso ciidamada dalkaas ka socda. The post Itoobiya ma waxay qorsheyneysaa inay Doolow sheegato? – Xog xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
  18. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo madaxda dalkaas. Masuuliyiinta uu Madaxweynuhu la kulmay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi turkiga Hakaan Fidan oo uu magaalada Ankara kula kulmay, islamarkaana ay wada hadleen qodobo muhiim ah oo ku saabsan xariirka labada dal. Madaxweynaha iyo Wasiirka ayaa kulankooda diiradda ku saaray arrimaha quseeya iskaashiga labada dal iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo xasilloonida gobolka Geeska Afrika. Turkiga ayaa kamida dalalka ugu muhiimsan saaxiibada Soomaaliya, wuxuuna ka taageeraa dib u dhiska dowladnimada, arrimaha amniga, hormarinta kaabeyaasha, Caafimaadka, iyo waxbarashada. Source: goobjoog.com
  19. Ankara (Caasimada Online) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan. Madaxweynaha iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimaha quseeya iskaashiga labada dal iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo xasilloonida gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa kulankaas ku wehliyey wasiirka gaashaandhigga XFS iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga. Kulankaas waxaa si weyn loogu gurfeeyey sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto Khawaarijta Al-Shabaab. Sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen Caasimada Online, waxay Soomaaliya ka codsatay Turkiga in dhanka duqeymaha si buuxda looga taageero. Sidoo kale xogtaan waxay sheegeysaa in Turkigu ogolaaday taas oo wax shuruud ah uusan ku xirin, iyadoo kulankaan lagu qorsheeyey sida uu noqon doono howlgalka ciribtirka argagixisada Soomaaliya ee Turkigu uu ka qeyb qaada doono. Diyaaradaha dagaalka Turkiga ayaa si buuxda u soo gelaya dagaalka Khawaarijta, waxaa la isku afgartay inay ka howlgalaan deegaan kasta oo Soomaaliya ay Shabaab iyo Daacish ka joogaan, waxaana hagi doona diyaaradaha saraakiisha ciidamada Soomaaliya. Diyaaradaha dagaalka Turkiga ee Bayraktar TB2 ayaa natiijo weyn ka keeni kara dagaalka Al-Shabaab hadii ay soo galaan, kuwaas oo awooda in si kasta ay wax u dilaan, waxaana lagu heshiiyey inay Soomaaliya toos uga howlgalaan. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan waa nin awood badan oo dhowaan ka yimid madaxa sirdoonka Turkiga, waa gacanta midig ee madaxweynaha Turkiga Erdogan, waxaana kulankaan lagu tilmaamay mid miisaan leh. Habeenkii 3-aad ayuu Xasan Sheekh ku hoyanayaa Turkiga, waxaana lagu wadaa in kulankaan ay natiijo weyn kala soo rogmato Soomaaliya oo Turkiga ka dalbatay inuu ka gacan siiyo dagaalka Al-Shabaab, gaar ahaan dhinaca duqeymaha. The post Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay wasiirka awooda badan ee Turkiga Hakan Fidan appeared first on Caasimada Online.
  20. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagey degmada Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo u dabaal dagayey farxadda maalmaha ciidda, taas oo muujinaysa amniga iyo nabadda ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa bogaadiyey horumarka, bilicda iyo amniga ka jira degmada Daarusalaam, isaga oo ku dhiirigeliyey bulshada iyo ganacsatada in ay sii wadaan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta caasimadda iyo guud ahaan dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyey in dowladdu ay si buuxda u garab taagan tahay ganacsatada, si horumar loo gaaro, isla markaana lagala shaqeyn doono sidii loo abuuri lahaa fursado cusub oo ganacsi iyo maalgashi. “Waxaan ugu baaqayaa dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed in ay dalkooda horumarkiisa u istaagaan oo maalgashadaan, maadaama uu dalku yahay nabad, ayna jiraan fursado maalgasho oo horseedaya horumar dhaqaale iyo shaqo abuur, dalkana ka dhigaysa mid kobcaya”. Source: goobjoog.com
  21. The battle for Khartoum has parallels with Mogadishu’s bloody descent in the 1990s A member of Sudan’s armed forces walks between damaged buildings in Omdurman Damaged buildings in Omdurman. The fighting in Sudan has already killed as many as 150,000 people. © El Tayeb Siddig/Reuters Somalia’s bloody descent in the 1990s started with a feud: two militia leaders together ousted a strongman ruler, then fell out. The battle for Mogadishu never really finished and, for decades, Somalia was left as the archetype of a failed state. For the Horn of Africa — and for Sudan in particular — it is a cautionary tale of violent infighting after regime change that seems bleakly relevant today. About a year ago, peals of gunfire rippled across the capital Khartoum as two generals, who had united to unseat a dictator, decided it was time to fight each other. The shooting has barely stopped. Sudan is in the grip of one of the world’s most brutal wars, and one of its most devastating humanitarian crises after more than a quarter of the 47mn-strong population were forced to flee their homes. The fighting has already killed as many as 150,000 people, one senior US official estimates. A country that has endured numerous coups and civil wars, including one that led to its break-up and the creation of South Sudan in 2011, has been brought low. But the nightmare could continue, just as it did for Somalia — two factions splintering into many, sucking in foreign powers, spreading violence and man-made famine and opening the floodgates for hardline Islamists and jihadi militants linked to al-Qaeda. “In Somalia, it also started with two factions fighting each other. If this is not resolved today, Sudan will fragment itself tomorrow, making peace a very distant feat,” warned Awes Haji Yusuf Ahmed, a political adviser to the Somali president who was a member of one of the political-turned-fighting factions. On one side in the battle for Sudan is General Abdel Fattah al-Burhan, president of Sudan’s military government and head of the army, who has the backing of Egypt and most recently won support from Iran; he is also being courted by Russia. On the other is Burhan’s former vice-president Lieutenant General Mohamed Hamdan Dagalo, known as Hemeti. He oversees the paramilitary Rapid Support Forces, one of the region’s biggest militia groups, and has Emirati backers, although Abu Dhabi denies involvement. Two decades ago, Hemeti ruthlessly fought against a Darfur uprising on behalf of long-standing dictator Omar al-Bashir, who created the RSF to protect himself — something he would later regret when Burhan and Hemeti deposed him in 2019 following a civil revolt. Over the past year, the US and Saudi Arabia, the United Arab Emirates and Egypt, the African Union and a regional body — the Intergovernmental Authority on Development — have all tried to somehow mediate in Sudan. But, in the words of UN secretary-general António Guterres, all these efforts failed for a simple reason: “The two parties have made a bet, and the bet is to win militarily.” The US has talked to Burhan about resuming the fraught and so far fruitless talks sponsored by Washington and Riyadh in Jeddah, as a last best chance to secure a ceasefire. But the obstacles are legion. “There will be no negotiations, no peace and no ceasefire except after defeating this rebellion . . . so this country can live in peace,” al-Burhan said last month. Hemeti said on Sunday that he was open to talks “aimed at achieving comprehensive peace”, but neither warring faction has previously stuck to its commitments. The risks linked with the conflict are only growing. While fighting continues in many parts of the country, the RSF is closing in on El-Fasher, the capital of North Darfur — the last army bastion in an ethnically divided region and Hemeti’s historic power base. This has heightened fears of the country splitting into two competing areas. Tom Perriello, the US special envoy to Sudan, told senators last month that “a peace deal could be on the horizon”. “But, first, let me be crystal clear that there is undeniable momentum now for this crisis to get much worse,” he added. “A two-sided war is in danger of factionalising.” Any serious breakthrough in talks will probably need a concerted international effort. But as wars rage in Gaza and Ukraine, Sudan is not at the top of the global agenda. It is an ominous parallel with the early 1990s when the Gulf war, the collapse of the Soviet Union and the conflict in the Balkans dragged attention away from Somalia. Amjed Farid, a former special adviser to the ex-prime minister, warned the war could last another decade “unless there is a united civilian front that can bring everyone together to work on stopping the war”. If the slide continues, he warned, “there’s no coming back for Sudan”. Source: Financial Times The post Sudan is tumbling into the Somalia trap appeared first on Puntland Post.
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagey degmada Daarusalaam. Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaas waqti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo u dabaal dagayey farxadda maalmaha ciidda, taasi oo muujinaysa amniga iyo nabadda ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho. Mudane Xamza ayaa bogaadiyey horumarka, bilicda iyo amniga ka jira degmada Daarusalaam, oo dhawaan loo aqoonsaday degmooyin buuxa oo ka tirsan gobolka Banaadir. Sidoo kale waxa uu ra’iisul wasaaraha ku dhiiri-geliyey bulshada iyo ganacsatada in ay sii wadaan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta caasimadda iyo guud ahaan dalka. “Waxaan ugu baaqayaa dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed in ay dalkooda horumarkiisa u istaagaan oo maalgashadaan, maadaama uu dalku yahay nabad, ayna jiraan fursado maalgasho oo horseedaya horumar dhaqaale iyo shaqo abuur, dalkana ka dhigaysa mid kobcaya,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Sidoo kale wuxuu caddeeyey in dowladda ay si buuxda u garab taagan tahay ganacsatada, si horumar loo gaaro, isla markaana lagala shaqeyn doono sidii loo abuuri lahaa fursado cusub oo ganacsi iyo maalgashi. The post Sawirro: XAMZA oo boqollaal dadweyne ah kula dabaal-degay DAARUSALAAM appeared first on Caasimada Online.
  23. Historic U.S. Congressional Delegation Lands in Somaliland: A Strategic Move to Establish Military Base Amid Rising Chinese Influence. A U.S. Congressional Delegation, facilitated by the Humpty Dumpty Institute (HDI) and the Global American Institute, has arrived in Somaliland. This visit is seen as a significant step in the United States’ efforts to strengthen its relationship with Somaliland. The delegation’s visit indicates a potential reassessment of American interests in the Horn of Africa and explores the possibility of establishing a U.S. military base in Berbara, Somaliland. The delegation, which includes members of Congress and senior congressional staff, aim to enhance dialogue and advance U.S. strategic interests in the region. The presence of the HDI and the Global American Institute underscores the importance of this mission. The visit comes at a time when the geopolitical landscape of the Horn of Africa is rapidly evolving, with increasing Chinese influence and ongoing conflicts, such as the Houthi attacks on the Red Sea. This initiative aligns with broader United States strategies to counteract Chinese expansion and reinforce its alliances in strategically significant regions. The establishment of a military base in Somaliland could offer the U.S. a crucial foothold in the Bab al-Mandab Strait, enhancing its ability to project power and ensure security in the Red Sea. Source Inside Africa Qaran News
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Xildhibaan Dayax Cumar oo ka tirsan Golaha Shacabka ayey si weyn uga rhex-tafatay, iyaga oo isugu jawaabay baraha bulshada. Labadaan nin oo sida muuqata uu ka dhaxeeyo xilaaftan siyaasadeed muddo huursanaa, ayaa waxay isku qabteen hanaanka hoggaamineed ee wasiirka gaashaandhiga iyo qaddiyada difaaca Itoobiya. “Sidee Ethiopia ugu adkaan karnaa? Markaa adigoo TikToker ah aad wasiir difaac noo tahay, waliba aad dumin sare ku hayso ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed. Cajiib,” ayuu yiri Xildhibaan Dayax oo ka fal-caliyay jawaabta uu wasiirka ka bixiyay qoraal wasiir Itoobiyaan ah uu ku sheegay inay aqoonsanayaan Somaliland. Wasiirka oo kasoo jawaabay qoraalka Xildhibaanka ayaa wuxuu weydiiyay xilliga uu noqday afhayeen Ethiopia, isagoo kusoo hal qabsaday xildhibaankii hore ee kursigaan ku fadhin jiray. “Xildhibaane kursigaa ku fadhido hogaamiye Maxamed Qanyare Afrax oo qadiyadaha Soomaalinimada ahmiyad u leedahay ayaa ku fadhin jirey, adigu goormaa afhayeen Ethiopia noqotey? Cajiib,” ayu Jaamac ku yiri qoraal ugu jawaabay Dayax. Markale ayuu haddana Xildhibaan Dayax usoo jawaabay Wasiir Jaamac, wuxuuna yiri “Horta adigu meeqo Jaamacaa tahay?!. Nin haduu dadkiisa iyo dalkiisa dhagar ka galo, si kasta oo uu daruuraha ama dayaxo u koro. nabsaa deyne ma ogtahay Jaamacow.” Sidoo kale waxa uu xildhibaanka ku eedeeyay Jaamac in kursiga loogu hayo rabitaanka dowladdo shisheeye iyo dano gaar ah, islamarkaana uusan laheyn aqoon iyo waayo aragnimo uu ku noqdo wasiir difaac, sida uu sheegay. “Soomaali way ogtahay in aadan lahayn aqoon iyo waayo aragnimo aad ku noqoto wasiir difaac hase yeeshee waxaysan ogeyn in dowlado iyo dano gaar ah meesha kugu hayaan,” ayuu xildhibaanka sii raaciyay qoraal uu ugu jawaabayo wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya. The post Wasiir Jaamac iyo xildhibaan federaalka oo ay ka dhex tafatay – Maxaa la isku hayaa? appeared first on Caasimada Online.