Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,346
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The Somali telecommunications companies have been accused of violating the National Communications Law. Mogadishu (PP News Desk) — The telecommunications companies in Somalia have been keeping pace with progress in the country and technological innovations abroad. The major transformation in the telecommunications sector has had an impact on the ownership structure of the companies: before 1991, the telecommunications sector was owned by the state. The first phase of private telecommunications companies saw the establishment of many firms that, after tough competition, folded, merged with other companies or were acquired. This transformation has set in motion private ownership of companies that were established after the collapse of the state in 1991. The signing of interoperability agreements invigorated the telecommunications industry in Somalia. The telecommunications companies in Somalia run telephony and mobile banking services, which are commended for introducing inclusive banking in the country. More than 90% of business transactions in the Federal Republic of Somalia are conducted through mobile banking. The telecommunications companies have been accused of exploiting the semi-regulated market and their network effects. Mobile telephone operators in Somalia advertise the services of other companies to their customers without providing the option to opt out of receiving such advertisements. What is more, telecommunications companies advertise educational services and programmes of their subsidiary companies through customers’ mobile phones, highlighting the extent to which the telecoms seek to compete even in sectors where they lack a competitive advantage. Mobile phone customers complain about advertisements that fill up their phone storage. In the National Communications Law, the role of the Ministry of Communications and Technology is described in statist terms from when postal and telephone services were government-owned: Article 28 “To formulate, review and take general decisions on national telecommunication aiming to enhance revenues, consumption of the telecommunication service and promotion and development of the social service.” Article 6 of the National Communications Law grants the National Communications Agency the authority to protect consumer rights. The Agency [shall] protect customer rights with special consideration to: (a) Protect customer confidentiality and service information; (b) Tariff charges (c) Facilitate accessibility of the service; (d) Quality and level of service.” Puntland Post attempted to interview executives from Hormuud, Telesom, and Golis, but none of the companies showed willingness to answer questions regarding consumer rights and service quality. © Puntland Post, 2024 The post Somali Telecoms Send Unauthorised Advertisements to Mobile Phone Customers appeared first on Puntland Post.
  2. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/06/448595072_331811203297712_2233974199759578139_n.mp4 Qaran News
  3. Sida ay sheegayaan warka imaanayaan gobolka Galgaduud dab xoog leh oo ka dhashey gaari booyad ah oo Shidaal sida ayaa ka kacay xaafad ka tirsan magaalada Caabudwaaq oo lagu magacaabo Koowda Luuliyo. Bulshada Xaafada ayaa isku soo baxay si ay dabkan u damiyaan, waxaana weli socda dadaalka lagu xakamaynayo, ayadoo aanay goobta soo gaarin gaadiidka dab-damiska ee degmadu leedahay, sida ay tibaaxeen wariyaasha deegaanku. Khasaaraha dabka ka dhashay ayaan weli si buuxda loo ogeyn, balse sawirro laga soo qaaday goobta ayaa muujinayo holac iyo uuro xoog leh oo cirka isku shareeray. Dabka ka dhasha shidaalka iyo korantada ayaa inta badan ka kaca magaalooyinka Soomaaliya, balse ma jiro qorshe buuxa uu uga degsan maamullada deegaanada, markii laga soo tago dab damiska oo markii wax dhacaan soo gurmada. Source: goobjoog.com
  4. Ibraahim Sheekh Aadan oo magaca afgarashada kooxda Alshabaab dhexdeedu ahaa (Yowkoyow) ayaa isku soo dhiibay laamaha nabad-galyada degmada Waajid ee gobolka Bakool, sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu. Ibraahim oo muddo 16 sano ah ka tirsanaa Alshabaab ayaa waqtigiisa inta u badan kusoo qaatey qaybta Jamhada ugu yeeran kooxda, wuxuuna ka waramay sababta keentay in uu Alshabaab iskaga soo tago, isagoo tilmaamay inuu muddo dheer qorsheynayay sidii uu isku soo dhiibi lahaa. Dhallinyarada kale ee weli kamid ah dagaalamayaasha Alshabaab ayuu ugu baaqay in ay iskaga soo baxaan, iskuna soo dhiibaan dowladda, sida ay qortay wakaaladda wararka ee SONNA. xubna ka tirsan Alshabaab ee ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanku isku soo dhiibaya ayaa kordhay bilihii la soo dhaafay, ayadoo ciidamada ay howl-gallo xooggan ka wadaan deegaanno badan oo ka mida gobollada dalka. Source: goobjoog.com
  5. Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay maanta bannaanka baarlamanka si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay, iyadoo booliiska ay adeegsadeen sunta dadka ka ilmeysiisa, islamarkaana ay xireen saddex qof. Dalkan Bariga Afrika ugu dhaqaalaha badan ayaa la daalaa dhacayey xasarado dhanka nolosha ah, ayada oo kuwa dowladda dhaliila ay sheegayaan in ay kasii dari doonto haddii la hir-geliyo canshuur kordhinta la soo jeediyey. Dowladda oo lacag la’aan ay hayso ayaa difaacday tallaabada — oo la filayo in ay soo xareyso 346.7 bilyan oo shilling una dhiganta ($2.7 bilyan) — kuna sheegtay mid lagama maarmaan ah, si loo yareeyo ku tiirsanaanta daymaha dibedda. Dibadbaxa oo loogu magac daray “Qabsashada Baarlamanka” ayaa kuwa abaabulaya waxa ay baraha bulshada ku faafiyeen taleefonada xildhibaanada, ayaga oo dadka ku boorinaya in ay ku qarqaan wicitaan iyo farriin qoraaleedyo, si looga laabta sharciga canshuur kordhinta. Qodobada ugu muranka badan sharciga waxaa ka mid ah canshuurta baabuurta, oo noqon doonta 2.5 boqolkiiba qiimaha gaariga, iyo soo celinta canshuurta rootiga. PUNTLAND POST The post Muddaharaad xooggan oo maanta gilgilay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya appeared first on Puntland Post.
  6. Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay degaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Al-shabaab. Madaxweynaha oo meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha degaanka ayaa sheegay in dhammaan hay’adaha Dowladda ay bilaabi doonaan Adeegyada bulshada gaar ahaan Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo adeega internetka oo dhawaan loo fasaxay degaanka iyadoo Madaxweynahu uu intaas ku daray in maamulka degaanka sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo dhisi doono. Waxaa Madaxweynahu uu balanqaaday in Ciidamada xoreeyay Buuloxaaji ayna dib uga noqon doonin isagoo sheegay in sidoo kale degaanka laga hirgalin doono maxkamad isla markana aan la aqbali doonin in dacwad loo aado kooxaha argagixisada ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in mudo dheer maleeshiyaadka Al-shabaab ay isku diraysay beelaha degaanka taas oo sababtay isku dhacyo dhinaca beelaha ah. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaan dhawaan laga saaray Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  7. Jabuuti oo dhisaneysa waddo halbowle u noqon doonta ganacsiga dalkeeda Gudaha dalka Jabuuti ayaa waxaa la daahfuray mashruuc lagu dhisayo waddo wayn oo isku xiri doonta gobolada Koonfurta ee dalkaas. Ujeedka mashruucaan ayay dawladdu ku sheegtay horumarinta isku xidhka gobolka iyo horumarinta dhaqan-dhaqaale ee deegaanada ay mari doonto. Qaar ka mid ah bangiyada maxalliga ah ee dalkaas ayaa ah maalgaliyeyaasha mashruucaan wadada isku xirta Doudoubalala iyo Dikhil. Djibouti SA iyo Salaam Bank ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa bixin doona guud ahaan lacagta ku bixi doonta mashruucaan oo ku kacaya $15 milyan oo doolarka Maraykanka ah. Waxaana waxaa la sheegay in mashruuca ay gacanta ku hayso shirkad iyana maxalli ah oo lagu magacaabo Al Nasri, taas oo laga rajeynayo in ay ku dhameyso mashruuca muddo 8 bilood ah. Qaran News
  8. Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay in ka badan 60 kalena waa la la’yahay ka dib markii laba markab ay ku degeen xeebaha koonfurta Talyaaniga, sida ay sheegeen samatabbixiyeyaal. Hay’adda samafalka ee RESQSHIP ee Jarmalka ayaa sheegtay inay 51 qof ka soo saartay doon degtay, oo alwaax ah, waxayna heshay 10 mayd ah oo ku xyiran burburka doontaas meel u dhow jasiiradda Lampedusa Isniintii. Dhacdo kale, isla maalintaas, in ka badan 60 qof ayaa la sheegay in la la’yahay, iyadoo 26 ka mid ah la soo weriyey inay carruur yihiin, sida ay sheegtay Médecins Sans Frontières (MSF). Doonyahaan ayaa waxaa la socday Tahriibayaal ka soo ambabaxay dalalka Liibiya iyo Turkiga, sida ay sheegeen Hay’adaha Qaramada Midoobay. Markabka kale ee ayaa isna ku burburay meel125 mile u jirta xeebta magaalada Calabria ee koonfurta Talyaaniga, sida ay wakaaladaha wararka ee aaggaas sheegeen. bbcsomali Qaran News
  9. Ethiopia-US: Senate Foreign Relations Committee Chairman calls on Biden’s administration to “sanction senior Ethiopian officials and fighting forces for past and present atrocities.” Senator James Risch, U.S. Senate Foreign Relations Committee Chairman, has called on the Biden administration to “sanction senior Ethiopian officials and fighting forces for past and present atrocities.” The Republican Senator said this in reacting to Addis Standard’s recent news about the latest report by the UN High Commissioner for Human Rights (#OHCHR) on Ethiopia’s escalating human rights crisis. The report exposed that state forces were responsible for 70% of rights violations in Ethiopia in 2023 alone. “The ongoing human rights abuses and civilian deaths in Ethiopia are horrific. The Biden Administration should sanction senior Ethiopian officials and fighting forces for past and present atrocities – there is no excuse for continued inaction from the U.S.”, Senator Risch said. Addis Standard Qaran News
  10. The UK’s main stock market retook its crown as Europe’s most valuable for the first time in nearly two years, data shows. The total value of companies listed on the London Stock Exchange (LSE) hit $3.18 trillion on Monday, overtaking the $3.13tn total value of companies listed in Paris, according to Bloomberg data. Both valuations have shifted since and remain close, but analysts describe it as a milestone. They say the French market has slumped because of the uncertainty around its election, while the UK market is recovering after several years of underperformance. The LSE had been Europe’s largest stock market for many years before November 2022 when it was overtaken. Analysts at the time blamed the LSE’s performance on the fallout from former Prime Minister Liz Truss’s mini-Budget, a weak pound, recession fears and Brexit. The LSE was worth about $1.4tn more than its Parisian rival in 2016. Analysts say that market investors generally dislike uncertainty – and there are many questions about what France’s upcoming election will mean. President Emmanuel Macron called the snap election earlier this month, following a victory for his rival Marine Le Pen’s right-wing National Rally in European elections. Hargreaves Lansdown’s money and markets head Susannah Streeter suggested that National Rally’s manifesto contains “unfunded spending”. “They are not so focused about winning over the market,” said Ms Streeter. Financial markets often react badly when they do not know where the money for a government’s pledges will come from. This is because it affects the value of bonds, which is money investors loan the government at a rate agreed by the market. If investors believe that a government or potential government’s policies don’t add up, the interest rate on bonds, known as the yield, tends to rise. This then hurts the value of listed companies, because if the bond yield is very high then investors can often make more money lending to the government than investing in a company’s shares. Looking at the UK, Ms Streeter said that the Labour Party, which is currently leading in the polls in the run-up to the general election, has been trying to reassure investors and the City that it is a “safe pair of hands”. The Conservative Party has also been trying to convince investors of its approach. Chancellor Jeremy Hunt told the Wall Street Journal chief executives’ council summit last month: “I think London’s stock market demise is massively overstated. “We do have challenges, and we’re addressing those challenges.” One of the biggest challenges facing the LSE over the last decade has been pitching to investors and companies tempted by American exchanges. A number of big firms, including ones based in the UK, have chosen to list in the US rather than the UK. This has driven up the value of American stocks, which then encourages even more companies to list there. The S&P All-Share index, which tracks the value of every listed company in the US, has soared over 85% over the last five years. The equivalent FTSE All-Share index has increased by less than a tenth over the same time period. However, since the start of this year, the UK index has picked up, which AJ Bell’s investment director Russ Mould said was partly due to clarity on interest rates. They are expected to go down at some point this year, meaning British companies can borrow money for less. Despite this, British stocks are much cheaper than American stocks relative to their earnings, and Mr Mould suggested investors may be overvaluing US companies and undervaluing UK ones. He noted that the main US exchanges are heavily dependent on a handful of highly valued tech stocks, including Google, Apple, and Amazon, but did not believe this would be sustainable in the long term. “If everyone is sitting on one side of the boat, it’s going to tip over eventually,” he said Source bbc Qaran News
  11. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceelloow ee Degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sannadeed uu halkaasi lagu qabtay. Kulankaan oo uu qabtay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) ayaa waxaa ka qeybgaleen Xildhibaano heer federaal, Xubno Isugu jiray Labada Gole ee Dowladda Hirshabeelle, Siyaasiyiin, Duubabka Dhaqanka, Qeybaha bulshada iyo Masuuliyiin kale. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhoweeyay Deegaanka Ceeloow ayaa mid mid u gacan qaaday Masuuliyiinta iyo dhaqanka kasoo qeybgalay kulan sanadeedkaan oo sanad walba bishaan oo kale ka qabsooma deegaankaan iyadoo ay ku duceystaan bulshada deegaanka iyo siyaasiyiintooda. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan sannadkan joogo kulan-sannadeedka deegaanka Ceelloow oo Soomaali oo dhan ay joogto, ducada halkan lagu duceysto waxaan rajeynayaa inuu Alle ku badbaadiyo kuna xifdiyo dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.” Ugu dambeyn Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle inay dhowraan midnimada iyo wadajirka bulshada sidoo kalana ay ka shaqeeyaan horumarka deegaanada. Source: goobjoog.com
  12. Garowe (HOL) - Puntland military court sentenced five judges and prosecutors to various prison terms on Tuesday for releasing prisoners accused of piracy and being members of al-Shabab militants. Source: Hiiraan Online
  13. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/06/10000000_1544200476138980_7283142383511902707_n.mp4 Qaran News
  14. Delegates from the East African Community (EAC) on Monday began a week-long meeting in Nairobi, the capital of Kenya, to develop a comprehensive roadmap for Somalia's integration into the East African bloc. Source: Hiiraan Online
  15. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo saaray ogaysiin bulshada ku nool Muqdisho iyo hareeraheeda loogu sheegay in maanta ka dib aan la oggolaa doonin gaadiid aan Taarigo laheyn oo maraya waddooyiinka Caasimadda. War qoraal ah oo ka soo baxay booliska, islamarkaana ay baahisay warbaahinta dowladdu ayaa lagu yiri “Fadlan muwaadin kala shaqey hay’adaha amniga sidii loo sugi lahaa amniga Caasimada oo gaariga ku xiro taariko, si loo garto sumadiisa”. Gaadiidka Taarigo la’aanta ah ayaa la rumaysan yahay inuu kaalin weyn ka geysto falalka nabad-galyada lid ku ah ee mararka qaar ka dhaca caasimadda, islamarkaana ay dadweynaha dhibaato ka soo gaarto. Source: goobjoog.com
  16. Xildhibaan Cabdiraxmaan SH. Maxamed Xasan Gablax oo katirsan Barlamaanka Puntland degaan doorashadiisuna tahay gobolka Mudug ayaa ka digey heshiis ay guddiga gacanta ku haya dekedda Garacad la galaan shirkad laga lee yahay waddanka Imaaraadka Carabta. Gablax ayaa uga digey guddiga Wadaagsin ee dekedda maamula in ay galaan heshiis aan la shaacin, wuxuuna xusay in heshiis aan lagala tashan waxgaradka iyo bulshada gobolkaasi uu wiiqi doono xiriirka ka dhexeeya Imaaraadka iyo bulshada Soomaaliyeed. “Anigoo ku hadlaya xilka xildhibaanimo ee laga soo doortay degmada Jarriiban, waxaan halkaan uga digayaa Guddida Shirkadda Wadagsan inay ku degdegaan heshiis aan la shaacin oo khuseeya Dekedda Garacad oo ay la galaan shirkad ay dawladda Imaaraadka Carabtu leedahay. “Shirkada Wadagsan keligeed iskama leh dekedda Garacad. Odoyaasha iyo dadka aan kasoo jeedo ee Mudug lagalama tashan hantidooda ay maalgashadeen, waxayna ka walaacsan yihiin hubanti la’aanta uu heshiiskani ka dhex abuuri karo xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta” ayuu yiri Xildhibaan Gablax. PUNTLAND POST The post Digniin laga soo saaray in Imaaraadku la wareego dekedda magaalada Garacad appeared first on Puntland Post.
  17. Ciiddu guud ahaan dadyowga islaamka ee daafaha dunida ku kala nool iyo bulshooyinka deriska la ahba waxay u tahay ammin ama xilli farxad iyo rayn rayn leh oo dabbaaldeg iyo niyaayar astaan u ah, islamarkaana dareen wanaagsan iyo baraare mariiman. Inta lagu jiro dharaaraha labada ciidood Soomaalidu waxay caan ku yihiin is booqashooyinka qaraabada, tagista goobaha dalxiiska, iyo is guddoonsiin hadiyada gacaltooyada iyo farxad wadaagga xambaarsan. Wanaag wax kaama dhimo ee lur u toog hay waa oraahda Soomaalidii horee damaashaadka iyo socdaalka qoysaska ee maalmahan waxaa ka dhasha waxyaabo halis ah oo aanay dadku ku baraarugsanayn. Halistaas waxaa qeyb ka ah lumidda carruurta ee goobaha dalxiiska iyo raacidda gaadiidka ayadoo aan qof weyni la socan, taas oo sababi karta in ubad badani ay guryohooda ka ambadaan, islamarkaana baadigoobkoodu dharaaro idil lagula dhibtoodo. Jidadka iyo meelaha mashquulka badan ayaa mararka qaar lagu arkayaa carruur yar yar oo aan cidana la socan, kuwaas oo dadka weydiinaya goob magaalada kamid ah oo aanay dhinaca ay ka jirto garanayn, balse uu socdaalkoodu ku jeedo. Sidoo kale waxaa kamid ah qalabka ay carruurtu ku cayaaraan, gaar ahaan kuwa hubka u eg oo nabad-galyada lid ku noqan kara, islamarkaana kooxo ma naxayaal ihi ay dadka ku qalqal-gelin karaan, ama ciidanku intay qoryo iyo bastoolada run ah moodaan ay ilmaha wata waxyeello aan ku talo-gal ahayn u geystaan. Goobaha dalxiiska qaarkood ayaa ayagana dhib lagala kulmi karaa, gaar ahaan ku damaashaadka doomaha oo dadka aan dabaasha aqoon naftooda halis gelin karta, islamarkaana loo baahanyahay in laga foojignaado. Si kastaba ha ahaatee dadweynaha waxaa la gudboon inay ka foojignaadaan saameynta taban ee ka dhalin karta dharaarahan farxad leh, balse dammanaanta iyo dareen la’aanta aan ku feecnayn oo taxadarku uu lama huraanka yahay Source: goobjoog.com
  18. Raysal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa kala diray Golihii Wasiirada ee dagaalka ee saameynta badnaa, kaasi oo u xil saarnaa inuu hago dagaalka Gaza, sida ay sheegeen saraakiisha Israa’iil. Tallaabadan ayaa imaanaysa maalmo kadib markii xubin muhiim ah oo ka tirsanaa golaha uu ka baxay dowladda, sababo la xidhiidha niyad jabka ka dhashay qaabka uu hogaamiyaha Israa’iil u maareeyay dagaalka. Tallaabada uu maanta qaaday Netanyahu ayaa si weyn loo filayey ka dib ka bixitaankii Benny Gantz ee dowladda ee horaantii bishaan, taasi oo uu sheegay inay timid ka dib markii ay sii kordheen niyad jabka ka dhashay sida Netanyahu uu u maareeyay dagaalka. Maqnaanshaha Gantz ayaa ka dhigtay Netanyahu inuu ku tiirsanaado xulafadiisa xagjirka ah, si u xukunka usii wado, waxaana kala dirida Golaha Wasiirada ee dagaalka ay hoosta ka xariiqaysaa in isbedel uu socdo iyadoo Israa’iil ay sii wado dagaalka sideedda bilood ka badan socda ee Gaza. Saraakiishan, oo ka gaabsaday in magacooda la shaaciyo sababo la xidhiidha in aan loo ogolayn in ay warbaahinta kala hadlaan isbadalka dhacay, ayaa sheegay in hadda kadib Netanyahu uu madal kooban oo ka mid ah xubnaha dowladdiisa kala hadli doono arrimaha xasaasiga ah ee ku hareereysan dagaalka Gaza. Waxaa kuwaas ka mid ah golaha amniga, halkaasi oo xulufadiisa midigta fog ee ka soo horjeeda heshiis xabad-joojoin, islamarkaana taageersan in dib loo qabsado Gaza, ay xubno ka yihiin. Golaha Wasiirada ee dagaalka ayaa la dhisay maalmo kadib bilowgii dagaalka Gaza, markii Gantz oo ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee siyaasadda dhexe uu ku biiray xulufada, si loo muujiyo midnimo kadib weerarkii ay Xamas ku qaaday Israa’iil 7-dii October. Gantz ayaa dalbaday gole kooban oo yar in ay hagaan dagaalka, isaga oo isku dayaya inuu dhinac u riixo xubnaha midigta-fog ee dowladda Netanyahu. Waxa ay ka koobnaayeen saddex xubnood oo kala ah Gantz, Netanyahu iyo wasiirka difaaa Yoav Gallant, waxayna si wadajir ah u qaadan jireen go’aanada intii uu socdal dagaalka. Is-casilaadda Gantz, ayaa in kasta oo aysan halis ah toos ah ku hayn xukunka Netanyahu, waxay haddana ruxday siyaasadda Israa’iil xilli xasaasi ah. Madaxii hore ee militariga Israa’iil ayaa loo arkay mas’uul xoojiyey muuqaalka Israa’iil ee saaxiibada caalamka, xilli Israa’iil ay ku jirto xilligeedii loogu go’doominta badnaa. Dowladda Netanyahu ayaa ah tii ugu diin ay garab midigsaneyd abid. Hanaanka baarlamanka Israa’iil ee kala qeybsanaanta badan, ayaa Netanyahu ku qasbay in uu caawimaad ka raadiyo xisbiyada yar yar ee midigta. Islamarkaana ayada oo aysan jirin taageerada xisbiga Gantz, Netanyahu ayaa waxaa qasab ku noqon kara in uu usii durqo dhanka xulufadiisa midigta, kuwaas oo marar badan ballan-qaaday inay ridi doonaan dowladda haddii aan la fulin dalabyadooda. Dadka dhaliila ayaa sheegaya in go’aanada Netanyahu ee dagaalka ay si weyn u saameeyeen xagjiriinta ku jira dowladdiisa. Netayahu ayaa beeniyey eedeymahaas, wuxuuna sheegay inuu maanka ku hayo waxa ugu wanaagsan dalka. Source
  19. Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa uga digay xujayda inay qaadaan tallaabooyin ay iskaga ilaalinayaan kuleylka daran, kaddib markii dowlada Urdun ay sheegtay in 14 ka mid ah muwaadiniinteeda ay u dhinteen kuley intii lagu jiray cibaadada gudashada waajibaadka xajka. Fahad bin Abdurrahman Al-Jalaajel, oo ah wasiirka caafimaadka Sacuudiga, ayaa ugu baaqay xujeyda in ayay iska ilaaliyaan fuuq baxaan ayna isticmaalaan dallad si ay kaga hortagaan qorraxda kana fogaadaan meelaha kulul. Wasiirka ayaa wuxuu intaas ku daray in dhakhaatiirtu ay daweeyeen 2,764 xujey ah kulayl dartii Axadii, taasoo ku asteysan maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ee Muslimiinta. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Jordan ayaa sheegtay Axadii in 14 xujey ah ay u dhinteen qorraxdu halka 17 kalena la la’yahay. Waxay sheegtay in dadka dhintay aysan ka mid ahayn wafdiga rasmiga ah ee Xajka ee Jordan iyadoo aan la sheegin meesha iyo goorta ay dhinteen. Dhinaca kale, Hay’adda Bisha Cas ee Iiraan ayaa sheegtay in shan Xujey oo u dhashay dalkaasi ay dhinteen iyadoo aan faahfaahin laga bixinin sababta ay u geeriyoodeen. Heerkulka ayaa gaaray 52C (125F) Masjidka weyn ee Makka isniintii, sida ay sheegtay Xarunta Qaranka ee Saadaasha Hawada Sacuudiga. Laakiin roob da’ay ayaa wuxuu keenay inay xujaydu ka nastaan kuleylka. Xajka sanadkan ayaa la soo gabagabeyn doonaa Arbacada. Source
  20. Booliiska dalka Israaiil ayaa xidhay wiil yar oo aan qaan-gaadhin oo kasoo jeeda dalkaas, kaasoo lagu eedeeyay inuu qorsheynayay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya, si uu weeraro uga geysto Israa’iil iyo dibadda. Warbixin uu booliisku soo saaray ayaa lagu sheegay, in wiilkan yar uu damacsanaa inuu weeraro argagaxiso ka geysto gudaha dalka Israa’iil iyo dalalka kale ee dibadda, isagoo ku biiraya safka ururka Daacish ee Soomaaliya. Baadhitaan ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adaha amniga ee dalkaas, ayaa lagu ogaaday in eedeysanaha uu qorsheynayay inuu u ambabaxo Soomaaliya, kuna biiro kooxda Daacish. Kahor inta aan la xidhin. Booliisku waxay sheegeen inuu wiilkaan yar uu qaaday dhowr tillaabo si uu u fuliyo qorshayaashiisa, kuwaas oo ay ku jiraan qorista dardaaran, aruurin dhaqaale, qaadashada baasaboor ajnabi ah, iyo inuu xidhiidh la sameeyo Daacish isagoo adeegsanaya internetka. Source
  21. Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sababay dhimashada tobonaan muhaajiriin ah oo ku sugnaa badda Mediterranean-ka muddo saddex sano ah sida ay goob joogayaal sheegeen. Muhaajiriintan baddda lagu tuuray ayaa la sheegay inay ku jiraan sagaal qof oo si ula kac ah loogu tuuray biyaha. Sagaalkan qof ayaa ka mid ah in ka badan 40 qof oo lagu eedeeyay in ay dhinteen iyadoo lagu qasbay in laga saaro biyaha Giriiga, ama dib loogu celiyay badda ka dib markii ay gaadheen jasiiradaha Giriiga, sida lagu ogaaday baaritaanka BBC-da. Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa baaritaankeena ku sheegay in eedeymaha falalka sharci darrada ah ay yihiin kuwo sal iyo raad toona lahayn. Waxaan tusnay muuqaalka 12 qof oo la soo saaray doon ay leeyihiin ilaalada xeebaha Giriiga, ka dibna loogaga tagay doonida, taas oo loo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaan jiray ilaalada xeebaha Giriigga. Markii uu ka kacay kursigiisii, ee uu weli makarafoonkiisu shidnaa, waxa uu sheegay in ay “sida iska cad sharci-darro tahay” iyo “dambi caalami ah”. Dowladda Giriiga ayaa muddo dheer lagu eedeyay inay dib ugu celinayso dadka si qasab ah – iyadoo dadka dib ugu celinaysa Turkiga, halkaasoo ay ka soo gudbeen, taasoo sharci darro ah marka loo eego sharciga caalamiga ah. Laakiin tani waa markii ugu horreysay oo BBC ay tiriso dhacdooyinka oo sheegaya in dhimasho ay ka dhalatay falka ilaalada xeebaha Giriigga. 15-kii dhacdo ee aan falanqeynay – ee ku taariikhaysan May 2020-23 – ayaa sababay dhimashada 43. Ilaha waxay ahaayeen warbaahinta maxaliga ah, NGO-yada iyo ilaalada xeebaha Turkiga. Xaqiijinta tiarada noocaan ah aad ayay u adag tahay – marqaatiyadu inta badan waa la waayaa, ama aad ayay uga baqayaan inay hadlaan. Laakiin afar ka mid ah kiisaskan waxaan awoodnay inaan xaqiijinno tiarada annagoo la hadalnay markhaatiyaal goob-joogeyaal ah. Baaristeenna, oo lagu baahiyay dukumiinti cusub oo la yirahdo Dead Calm: Killing in the Med?, ayaa soo jeedisay qaab cad. “Cunuggii ugu horreeyay ee dhintay wuxuu ahaa wiil uu dhalay adeerkay…ka dib mid mid ayay u dhinteen. Ilmo kale, ilmo kale, ka dibna ina-adeerkay laftiisa ayaa la waayay. Subaxdii markii la gaaray waxaa dhintay toddoba ama siddeed carruur ah. “Carruurteyda ma dhiman ilaa subaxdii… ka hor intaysan iman ilaalada xeebaha Turkiga.” Sharciga Giriigga ayaa u oggolaanaya dhammaan soogalootiga magangelyo doonka ah inay iska diiwaan geliyaan dhowr jasiiradood oo ku yaal xarumaha diiwaangelinta gaarka ah. Laakiin dadka aan waraysanay – oo aanu la xidhiidhnay iyaga oo gacan ka helaya ururka taakulaynta muhaajiriinta ee Consolidated Rescue Group – ayaa sheegay in la qabtay ka hor inta aanay tagin xarumahan. Waxay yiraahdeen nimankan sida muuqata waxay ku shaqeyaan si qarsoodi ah – waa kuwa aan ku labis nayn dharka askart, intooda badan wejiyada ayaa u duuban. Hay’adaha u dooda xuquuqul insaanka ayaa ku andacoonaya in kumanaan qof oo magangalyo doon ah Yurub si sharci darro ah looga soo celiyay Giriiga, loona diiday inay magangelyo weydiistaan, taasoo waafaqsan sharciga caalamiga ah iyo Midowga Yurub. Fayad Mulla oo ah dhaq-dhaqaaqe reer Australia ah ayaa noo sheegay in uu naftiisa ogaaday sida ay u qarsoon yihiin hawlgalladan oo kale bishii February ee sannadkii hore, gaar ahaan jasiiradda Lesbos ee Giriigga. Isaga oo u sii socda goob la sheegay in lagu soo celiyey si qasab ah xog-waraysi ka dib, ayaa waxa istaajiyey nin aan dareys ku labisnayn – kaas oo markii dambe la ogaaday inuu u shaqaynayo booliska. Waxa uu sheegay in booliisku ay dabadeed damceen in ay tirtiraan muuqaallada isaga oo laga joojinayo kaamamkiisa oo ay ku eedeeyeen in uu iska caabiyay askari boolis ah. Ugu dambayntii, ma jirin tallaabo kale oo la qaaday Laba bilood ka dib, meel taas la mid ah, Mr Mulla waxa u suurtagashay in uu muuqaal ka dabuubo dhacdo qof si qasab loo celinaya, oo uu daabacay wargeyska The New York Times. Koox ay ku jiraan haween iyo caruur ayaa laga soo dajiyay qeybta dambe ee gaari yar oo aan la garaneyn, waxaana ay ku socdeen dooni yar oo la saaray. Ka dib waxaa lagu soo wareejiyay markab ay leeyihiin ilaalada xeebaha Giriiga oo ka fogaa xeebta, waxaana loo qaaday badda, ka dibna la saaray buufin ay ku socdaalaan oo looga tagay. Waxaan tusnay muuqaalkan – oo ay BBC-du xaqiijisay – Dimitris Baltakos, madaxii hore ee hawlgallada gaarka ah ee ilaalada xeebaha Giriigga. Intii lagu guda jiray wareysiga, wuxuu diiday inuu ka jawaabo waxa muuqaaladu muujinayaan – wuuna dafiray, horraantii wareysiga, in ilaalada xeebaha Giriigga looga baahan doono inay sameeyaan wax sharci darro ah. Laakiin intii lagu jiray nasashada, waxa la duubay isaga oo u sheegaya qof Giriigga: “Wax badan uma sheegin, sax? Aad bay u caddahay, miyaanay ahayn. Waa dambi caalami ah.” Wasaaradda arrimaha badaha ee Giriigga iyo siyaasadda ciribtirka dhibaatooyinka ayaa BBC-da u sheegtay in muuqaallada ay hadda baareyso hay’adda daah-furnaanta qaranka ee madaxa-bannaan ee dalkaas. Suxufiyad baare ah oo aan la hadalnay iyada oo ku sugan jasiiradda Samos ayaa sheegtay in ay bilowday in ay la sheekeysato xubin ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Giriigga iyada oo adeegsanaysa app-ka hasaawaha ee Tinder. Markii uu soo wacay waxa uu tilmaamay “markab dagaal”, Romy van Baarsen ayaa wax badan ka waydiisay shaqadiisa iyo waxa dhacay markii ay ciidamadiisu arkeen doon qaxooti ay saaranyihiin. Waxa uu ku jawaabay in ay “dib u celiyeen”, wuxuuna sheegay in awaamiirta noocaan ah ay ka soo baxeen “Wasiirka”, isaga oo intaa ku daray in la ciqaabi doono haddii ay ku guul darreystaan celinta doonta. Giriiggu had iyo jeer wuu dafiri jiray in ay sameeyaan waxa loogu yeero “dib-u-celin” inay dhacdo. Giriigu waa marin ay Yurub ka galaan muhaajiriin badan. Sanadkii la soo dhaafay, waxaa Yurub soo galay 263,048 muhaajiriin ah, iyadoo Giriiggu uu ogaaday 41,561 (16%). Turkiga ayaa sanadkii 2016-kii la saxiixday heshiis lagu joojinayo muhaajiriinta iyo qaxootiga u gudbaya dalka Giriiga, balse wuxuu sheegay in sanadka 2020-ka uusan dhaqan gelin karin. Natiijooyinka baaritaankeena waxaan u gudbinay ilaalada xeebaha Giriiga. Waxay ku jawaabtay in shaqaalaheedu ay “si hagar la’aan ah u shaqeynayeen iyo si xirfadaysan, dareen mas’uuliyadeed iyo ixtiraamka nolosha aadanaha iyo sidoo kale xuquuqda aasaasiga ah”, iyada oo raacisay “inay si buuxda ugu hoggaansameen waajibaadka caalamiga ah ee dalka”. Waxay intaas ku dartay: “Waa in la iftiimiyo laga bilaabo 2015-kii ilaa 2024-ka, Ilaalada Xeebaha Hellenic waxay badbaadiyeen 250,834 qaxooti / tahriibayaal ah 6,161 shil oo badda ka dhacay. Fulinta aan macquul ahayn ee howlgalkan waxaa si wanaagsan u aqoonsaday beesha caalamka.” Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa hore loogu dhaleeceeyay doorkii ay ku lahaayeen doontii ugu waynayd ee muhaajiriinta ee ku burburtay badda Mediterranean-ka muddo toban sano ah. In ka badan 600 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kadib markii Adriana ay ku degtay aagga badbaadada ee Giriigga ee la go’aamiyay bishii Juun ee la soo dhaafay. Saraakiisha Giriiga ayaa ku adkeystay in doonida aysan wax dhibaato ah qabin, isla markaana ay si nabad ah ugusii jeedday dalka Talyaaniga, sidaas darteedna aysan ciidamada ilaalada xeebaha isku dayin in ay badbaadiyaan. bbcsomali Qaran News
  22. Mogadishu (HOL) - Somali army forces, backed by international partners, killed 28 al-Shabab militants in an airstrike in a rural area on the border between the Galgadud and Middle Shabelle regions on Tuesday night. Source: Hiiraan Online
  23. Everyone in any part of world can lie, but Everyone feel shy to speak… Buuni and lies are two in one. Buuni and dirty language are two in one. Buuni and rotten language are two in one. Speaking dirty language is common culture. Speaking lies is his common habit. The guy never shy and shame while Speaking lie all the time. Buuni has broken the record of Speaking dirty language. Being habitual liar, he has broken the record of lying. Somaliand people are wondering what influenced kulmiye party to nominate party spokesman this big liar. Everyone in any part of world can lie, but Everyone feel shy to speak lie. Buuni has short of morality, this is why he speaks all the time lies and unclean language. Buuni don’t deserve even office clerk let alone any higher political positions. Kulmiye party has hired Buuni to speak what Everyone else in the party feel shy to speak, because others feel and shame to speak like him. We have never experienced in any part of the world someone morality is short in his thoughts. We never experienced in any part of the world Someone which speaking shame pleases him. This big liar didn’t have minimum reputation. His reputation in Somaliand is below zero. Guinness is world book of records. You can find in Guinness book of records people who has broken world past records. Buuni is registered world book of records being the worst liar in history. Being a liar, lying please buuni being a habitual liar. He believes lying improves his rotten image. He believes lying is good reputation. He believes lying upgrade his shameful image. Ali Behi.” al.adam29@googlemail.com Qaran News
  24. Mogadishu (HOL) — A U.S. airstrike in Somalia targeted Abdiqadir Mu'min, the leader of ISIS in the country, in late May, according to the United States Africa Command (AFRICOM). The outcome of the airstrike, including whether Mu'min was killed, remains unclear, American officials said​​​​. Source: Hiiraan Online