-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Kulanka dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Ereteriya, Isaias Afwerki, oo ka dhacay magaalada Beijing, ayaa diiradda saaray dhowr arrimood oo muhiim ah: Xoojinta Iskaashiga Amniga: Labada hogaamiye ayaa ka wadahadlay sidii ay u xoojin lahaayeen iskaashiga amni ee ka dhexeeya dalalkooda, si loo hortago khataraha amni ee gobolka iyo guud ahaan Afrika. Horumarinta Dhaqaalaha: Kulanka ayaa sidoo kale laga wadahadlay sidii loo horumarin lahaa iskaashiga dhaqaale ee labada dal. Waxaa la isla gartay in la abuuro fursado cusub oo ganacsi iyo maalgashi si loo kordhiyo xiriirka dhaqaale. Arrimaha Gobolka: Madaxweyneyaashu waxay sidoo kale ka hadleen arrimaha gobolka, iyagoo isku raacay inay iska kaashadaan xalinta khilaafaadka iyo dhibaatooyinka siyaasadeed ee ka jira gobolka Geeska Afrika. Dagaalka Argagixisada: Waxaa si gaar ah loo xoojiyay ahmiyadda iskaashiga ku saabsan dagaalka lagula jiro argagixisada. Labada dal ayaa isku raacay in ay wadajir uga shaqeeyaan sidii loo cirib tiri lahaa kooxaha argagixisada ee khatar ku ah amniga iyo xasilloonida gobolka. Danaha Istaraatijiyadeed: Madaxweyneyaashu waxay sidoo kale ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa danaha istaraatijiyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ereteriya, iyagoo qorsheynaya in ay iska kaashadaan sidii ay u gaari lahaayeen hadafka istaraatijiyadeed ee labada dal. Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa galabta shir jaraa’id qabtay, isagoo shaaciyey in lasoo qabtay dad badan oo loo heysto dhac dadweyne, kuwaas oo shabakad lacag badan dhacday ay ku jirto. Kiisaska uu boolisku soo bandhigay waxaa ugu weyn in lasoo qabtay rag dhacay 10 kun oo doollar, waxaana ku socota baaritaan, sida uu sheegay Afhayeenka Booliska. “Waxaa lasoo qabtay dad dhacay lacag gaareysa 10 kun oo doolar, kuwaas oo ahaa shabakad isku xiran oo dadka ku dhacay qaab farsameysan, baaris ayaana ku socota ayuu yiri Afhayeenka Booliska. Afhayeenka ayaa xaqiijiyay in ciidamada ammaanka ay soo qabteen burcaddii ugu badneyd, kadib howlgallo qaatay laba toddobaad oo laga sameeyay gudaha caasimada Muqdisho. Sidoo kale wuxuu tirada dadka lasoo qabtay ku sheegay inay gaarayaan 70 ruux oo qaarkood kasoo muuqday baraha bulshada, iyaga oo gaysanaya dhac toos ah. “Ilaan 70 oo isugu jiro dhac hubeysan iyo dad dhacay lacag gaareyso $10 kun oo shabakad ahaa si farsameysan uga dhacay dadkii lahaa hantidaas ayaa lasoo qabtay,” ayuu yiri Afhayeenka Booliska. Cabdiftaax Aadan Xasan ayaa sidoo kale xusay in dhammaan dadkan la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan. “Dadkan waxay isugu jiraan kuwa toos maxkamadda loo horgeyn doono oo cadeyntoodii wata iyo kuwa baaris ay u dhiman tahay, lana caddeyn doono dambigooda” ayuu hadalkiisa raaciyay Afhayeenka Booliska. The post Rag soo dhacay 10 kun oo doolar oo Muqdisho lagu qabtay appeared first on Caasimada Online.
-
Garaad Abdullahi Garaad Saleebaan explained the rationale for maintaining peace in Ceerigaabo. Mogadishu (PP Editorial) —The peace declaration from the traditional leaders of Sool, Sanaag, Cayn and Khaatumo (SSCK) Interim Administration (SSCK) on the situation in Ceerigaabo district is a timely example about the role traditional leaders can play in preventing politicians from seeking a political capital from tense political situations. SSCK traditional leaders have applied the principles of peaceful coexistence contained in the Laascaanood Declaration of 6/2/2023, the day Somaliland forces, under the order of Muse Bihi Abdi, the President of Somaliland Administration, began to mercilessly shell the city of Laascaanood. Garaad Abdullahi Garad Saleebaan, who briefly commented on the peace declaration on Ceerigaabo, explained the rationale for maintaining peace in Ceerigaabo. “Even when Somaliland forces were shelling Laascaanood, we have never called for a conflict in Ceerigaabo,” said Garaad Abdullahi in Laascaanood several days ago. His comments root the peace declaration in the 1995 Ceerigaabo Peace Agreement that made the administrative capital of Sanaag a model for multi-clan peaceful coexistence in Northern Somalia, similar in peace-making significance to the landmark Gaalkacyo Agreement of 1993. After the fall of Goojacadde foxholes on the outskirts of Laascaanood on 25 August 2023, the traditional leaders of SSCK resolved to order SSCK forces not to advance to areas inhabited by clans and sub-clans believed to be loyal to the Somaliland Administration. The intervention of SSCK traditional leaders prevented more bloodshed in Northern Somalia. The decision by SSCK traditional leaders to consolidate peace in Ceerigaabo is commendable and deserves recognition for peace-making in a region affected by a six-month-long conflict. The interim administration of Sool, Sanaag, Cayn, and Khaatumo in Laascaanood has shown commitment to upholding peace and giving a political space to traditional leaders whose peace-making role is bearing fruit in Sool, Sanaag and Togdheer. A Somali folk tale in the book Folk Tales from Somalia, translated by Ahmed Artan Hanghe, contains a riddle formulated by Kabacalaf, a sage: “What is a man’s bedspread?” (Waa maxay gogol rag?). The answer is: peace (nabad). © Puntland Post, 2024 The post Honouring the 1995 Ceerigaabo Peace Agreement in Northern Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) — The President of the Federation of African Journalists (FAJ), Omar Faruk Osman Nur, has issued an urgent appeal to the African Union's Peace and Security Council (PSC) to enhance the protection of journalists across Africa. Speaking via video conference on Monday, Nur highlighted the growing threats facing journalists, particularly in conflict zones, and called for immediate action to safeguard their safety. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay gudaha magaalada Muqdisho. Afhayeenka ayaa xaqiijiyay in ciidamada ammaanka ay soo qabteen burcaddii ugu badneyd, kadib howlgallo qaatay laba todobaad oo laga sameeyay gudaha caasimada. Sidoo kale wuxuu tirada dadka lasoo qabtay uu ku sheegay illaa 70 ruux oo qaarkood kasoo muuqday baraha bulshada, iyaga oo gaysanaya dhac toos ah. “Ilaan 70 oo isugu jiro dhac hubeysan iyo dad dhacay lacag gaareyso $10 kun oo shabakad ahaa si farsameysan uga dhacay dadkii lahaa hantidaas ayaa lasoo qabtay” ayuu yiri. Cabdiftaax Aadan Xasan ayaa sidoo kale xusay in dhammaan dadkan la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan. “Dadkan waxay isugu jiraan kuwa toos maxkamadda loo horgeyn doono oo cadeyntoodii wata iyo kuwa baaris ay u dhiman tahay, lana caddeyn doono dambigooda” ayuu raaciyay. Waxaa kale oo uu u mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed oo uu sheegay inay ku garab siiyeen booliska soo qabashada eedeysanayaasha hadda xiran “Soo qabashada kooxahan waxaa sahashay wada shaqeynta Booliska iyo Shacabka Soomaaliyeed” ayuu mar kale yiri afhayeenku. Maalmihii dambe ayaa waxaa gudaha caasimada howlgallo ka waday ciidamada Booiska, kuwa Xasilinta Caasimada iyo Nabad-sugidda, si looga hortago falalka amaan darrida ah. The post Ku dhowaad 100 qof oo loo haysto dambiyo culus oo lagu soo bandhigay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladaha soo kordhay, gaar ahaan taageeradii Koonfur Galbeed ee ciidanka Itoobiya. Odayaashan ayaa si weyn uga soo horjeestay tallaabadii uu qaaday maamuka uu hoggaamiyo Cabdicasiis Laftagareen iyo dibad-baxyadii ka dhacay gobolka Bakool. Mid kamid ah odayaasha oo ka hadlay madasha ayaa sheegay in marnaba aysan taageeri doonin Itoobiya, ayna yihiin dad Soomaaliyeed oo leh dal xor ah. “Annaga Itoobiyaan ma nihin,mana noqon doono Soomaali ayaa nahay, Digil iyo Mirifle ayaa nahay” ayuu yiri mid kamid ah odayaasha ka hadlay kulanka. Nabdoon kale oo isna hadalka qaatay ayaa ku eedeeyay maamulka Koonfur Galbeed inuu soo qasbay shacabkii dibad-baxay, wuxuuna sheegay in dadkaas ay waayeen daryeel dowladnimo. “Ummaddaas wacyigelin bey wayday gacan qabad ayay wayday, dul taagnaasho ayay wayday, waana lasoo qabsay” ayuu yiri. Kadib tallaabadii Koonfur Galbeed ee taageerada loogu muujiyay Itoobiya ayaa waxaa dalka uu galay marxalad cusub, kadib markii xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo kasoo jeeda deegaanada maamulkaasi ay iyaguna dhankooda taageero u muujiyeen dowladda Itoobiya. The post Odayaasha Koonfur Galbeed oo ka horyimid tallaabadii maamulka Lafta-gareen appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo maanta ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay arrimo ku aadan dagaalka dhaqaale ee lagu qaaday Al-Shabaab. Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in la cuuryaamiyay dhaqaalihii kooxda, isla markaana la joojiyay inta badan lacagihii baadda ahaa ee ay ka qaadi jireen shacabka. Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guuleystay iay jarto lacagihii Al-Shabaab ka heli jirtay garoonka iyo dekedda Muqdisho, taas oo uu tilmaamay inay xoog uga qaadan jirtay ganacsatada Soomaaliyeed. “Waxaa la jaray tubooyinkii uga furnaa dekadda iyo garoonka mana jiro garoon iyo dekad ay canshuuraan” ayuu yiri wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Cabdiraxmaan Al-Cadaal ayaa sidoo kale farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqa inay garab istaagaan dowladda, si looga hortago dhibaatada Al-Shabaab. “Fursaddan waxaan uga faa’iideysanayaa inaan baaq u diro bulshada Soomaaliyeed oo aan u sheego waddankeena haddii ay mushkilo ka jirto dhibaatada ugu ballaara waxaa iska leh Khawaarijta waana wax ay toos u sababeen iyo wax ay si dad badan u sababeen” ayuu raaciyay. Waxaa kale oo uu yiri “Caqabadda koowaad in adeegga dowladda uu gaaro shacaba cidda hortaagan waa Khawaarijta, haddii ay dowladnimadeenna nutineyso waa iyada”. Dowladda Soomaaliya ayaa horay dagaal dhowr waji leh ugu qaaday Al-Shabaab, waxaana ugu muhiimsanaa dagaalka tooska oo lagu xoreeyay dhul ballaaran iyo midka dhaqaalaha. The post Xagee ayey ku dambeeyeen lacagihii Al-Shabab ka qaadi jireen garoonka iyo dekedda? appeared first on Caasimada Online.
-
Navigating the Red Sea: Addressing threats and harnessing potential. Ambassador Frederic Gateretse-Ngoga, Farea Al-Muslimi, Lisa Boström and Veera Tuomala In recent months, the Red Sea has drawn global attention, particularly due to Houthi attacks on shipping in the Bab el-Mandeb Strait, as well as the deal between Ethiopia and the self-declared Republic of Somaliland on access to the Gulf of Aden, which sparked a dispute with Somalia. The rising tensions and increasing military responses risk worsening conflicts in a highly volatile region. The renewed focus on the Red Sea, however, also provides an opportunity to redouble commitment to multilateralism and enhance the collective action needed to address threats facing the region. This blog post gives an overview of current issues in the region and possible ways to address them, building on the outcomes of a panel discussion at the 2024 Stockholm Forum on Peace and Development. Geopolitical competition in the Red Sea region The Red Sea has become a major flashpoint for global and regional contestation, with local, regional and global conflict dynamics deeply intertwined. Regional and global powers are constructing naval bases and military installations around the Red Sea to enhance their power projection, fuelling existing tensions and exacerbating ongoing conflicts. This has aggravated already dire humanitarian conditions, contributing to fragility across the Horn of Africa, the Middle East and North Africa. In Sudan, competition between Gulf states is widely considered a driving factor behind the civil war. In Somalia and Yemen, external influences have fuelled internal disputes and aggravated tensions, undermining state-building efforts and incurring particularly devastating consequences in Yemen. Climate change and a scramble for scarce natural resources and critical commodities, including water, agricultural land and food supplies, may reinforce this dynamic. Gulf states, in particular, have invested billions in agriculture and manufacturing in the Horn of Africa in recent years to secure food production and tap into the region’s burgeoning labour markets. Regional insecurity escalates Insecurity in the Red Sea region reached a critical point in early 2024 when the Houthiattacks on ships in the Red Sea, the Gulf of Aden and the Bab el-Mandeb Strait in response to the ongoing conflict in Gaza, further threatening regional and international stability, upending trade and disrupting global markets. In response, the United States and the United Kingdom carried out airstrikes against targets in Yemen, while the European Union took a more defensive approach with the launch of Operation ASPIDES to protect vessels. This escalation delayed peace negotiations in Yemen, weakening the fragile trust needed to agree on an extended ceasefire and a roadmap to peace. The Houthi attacks also further compounded humanitarian challenges, disrupting the flow of essential goods and humanitarian aid to the Horn of Africa and the Red Sea region more widely, thus worsening shortages and human suffering. In Sudan around 26 million people, more than half the population, are suffering acute food insecurity. In Yemen, around 22 million people are in need of humanitarian assistance, with about 17 million facing acute food insecurity. Instability on both coasts has also increased migration across the Red Sea. The number of migrants from the Horn of Africa arriving in Yemen has nearly tripled in recent years, with tens of thousands making the dangerous crossing annually in search of better economic opportunities. Additionally, the rise in piracy off the coast of Somalia has exacerbated regional insecurity, with reports of coordination between the Houthis and the Al-Shabaab armed group in the Horn, increasing the risk of human trafficking and forced migration. Opportunities to strengthen multilateralism, cooperation and collective action The barriers to effective cooperation in the Red Sea region are significant but not insurmountable. Historical rivalries and political instability have eroded trust among countries in the region, and the diverse priorities and strategic interests of these countries complicate collaboration. Despite these challenges, the region holds immense potential for growth and development. The strategic location and resources of countries on both shores, if harnessed constructively and collectively, could spur economic prosperity and regional stability. However, the region can realize its potential and accelerate socio-economic development only through inclusive growth, innovation and addressing long-standing developmental challenges. In this regard, prioritizing economic and regional integration is critical to unlocking the region’s vast potential. Indeed, the geographical proximity between the Horn of Africa and Yemen across the Bab el-Mandeb Strait has brought about initiatives such as the Bridge of the Horns, proposed in 2007 between Djibouti and Yemen, which represented a bold vision for a more integrated, peaceful and prosperous region. While the project did not materialize, it is symbolic of the potential for deep and mutually beneficial economic, cultural and political ties across the Red Sea. While there are currently no operational overarching mechanisms or forums for multilateral cooperation around the region, the establishment in 2020 of the Red Sea Council—formally the Council of Arab and African States bordering the Red Sea and the Gulf of Aden—could fill this gap. Once operational, it could help to mitigate tensions and foster cooperation towards a shared vision for the region. Moving forward There are several areas where enhanced cooperation is achievable and could benefit the Red Sea region as a whole. For example, establishing joint coastal patrols and information-sharing mechanisms could significantly enhance maritime security and combat piracy, smuggling and terrorism along the vital maritime corridor. Developing regional trade agreements and infrastructure projects could boost economic growth and interdependence, reducing the likelihood of conflict. Collaborative efforts to address climate change, manage shared water resources and protect marine ecosystems could promote sustainability and reduce resource-related tensions. Coordinating humanitarian responses and development programmes could address the root causes of instability, such as poverty, food insecurity, and poor access to education and healthcare. Finally, establishing platforms for dialogue and mediation could help to resolve disputes peacefully, preventing the escalation of conflicts. By focusing on these areas, the countries of the Red Sea region could move towards a more cooperative, stable and prosperous future. Strengthening cooperation through robust multilateral frameworks is vital to addressing the factors that underpin regional insecurity as well as to promoting sustainable development. Regional solutions should be led by the region, rather than relying on external entities whose priorities and resources are currently focused elsewhere. Countries on both coasts of the Red Sea need to view each other as partners for common goals and stability, prioritizing cooperation to connect their needs and interests effectively. As United Nations Secretary-General António Guterres notes in the New Agenda for Peace, rebuilding consensus around shared norms and developing new ways for states to act cooperatively is crucial to addressing collective challenges and meeting shared objectives. SIPRI is pleased to share a series of guest blog posts from partners of the 2024 Stockholm Forum on Peace and Development. This blog builds on a panel discussion at the Forum on the topic ‘Red Sea Security in a Time of Disorder’, which was organized by CMI–Martti Ahtisaari Peace Foundation. Qaran News
-
MUQDISHO (SMN) – Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo xiray askari isbaaro dhigtay duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo dhowaan muuqaalkiisa lagu baahiyay baraha bulshada ee Internet-ka. Eeedeysanaha oo lagu magacaabo Faysal Ibraahim Samow ayaa loo haystaa inuu gaadiidka lacago baad ah uga qaadayay deegaanka Weydow ee degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir. Booliska ayaa sheegay in laga qaadi doono tallaabo adag oo sharciga waafaqsan, isla markaana la horgeyn doono maxkamad. “Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Dharkenleey ayaa gacanta kusoodhigay eedaysane Faysal Ibraahim Samow oo ku eedaysan inuu isbaaro u dhigtay muwaadiin Soomaliyeed deegaanka weeydow” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka. Sidoo kale booliska ayaa uga digay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya inay ku xad-gudbaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, maadaama uu jiro amar sare oo kasoo baxay madaxda dalka. “Anagoo fulinayna amarka madaxda Qaranka waxaan markale uga digaynaa ciidamada kala duwan ee Dowlada in ay lacago baad ah ka qaadaan shacabka” ayaa lasii raaciyay qoraalka. Soo qabashada askarigan waxay ku timid, kadib markii baraha bulshada lagu baahiyay muuqaalkiisa, isaga oo lacag baad ah ka qaadaya mid kamid darawallada BL-ka ee ka shaqeeya waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, taas oo dhalisay falcelin xoogan. The post DF oo talaabo culus qaaday, kadib isbaaro lasoo dhigtay duleedka Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Whilst the memorandum between Addis Ababa and Hargeisa has brought issues around Somalia’s sovereignty back into the spotlight, addressing the sovereignty-deficit is an old problem. Source: Hiiraan Online
-
Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku diiday maamuus ka xayuubinta xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo shalay xabsiga la dhigay. Fadhiga saaka ee Baarlamaanka Somaliland oo ay soo xaadireen 57 mudane ayay 51 kamid ah diideen xasaanad ka xayuubinta xildhibaan Maxamed Abiib oo ay dacwad ka soo gudbisay xeer Ilaalinta Somaliland. Saddex mudane oo keliya ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo xildhibaankaasi halka ay ka aamuseen laba xubnood islamarkaana aanu codayn guddoomiyaha Baarlamaanka oo shir-guddoominayay fadhiga. Sidoo kale xildhibaannada qaarkood ayaa gacan ka-hadal dhexmaray intii ay socotay doodda ku saabsan xasaanad ka qaadidda xildhibaan Maxamed Abiib oo weli ku xiran xabsiga Mandheere kadib markii shalay laga qabtay Hargeysa. PUNTLAND POST The post Baarlamaanka Somaliland oo diiday xasaanad ka xayuubinta xildhibaan Maxamed Abiib appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya iyo Masar ayaa go’aan ku gaaray inay si wadajir ah u sameeyaan dhoolatus milatari, xilli ay xiisad xooggan ka taagan tahay gobolka. Dhoolatuskan ayaa la filayaa in la qabto bishan dhexdeeda, ayada oo ay ka qeyb qaadan doonaan ciidamada dhulka, cirka iyo badda ee labada dal, sida laga soo xigtay illo dhanka ammaanka oo ku dhow Masar. “Dhoolatusku wuxuu diri doonaa fariin cad oo ku saabsan sida ay nooga go’an tahay iskaashiga iyo ilaalinta Soomaaliya. Waxay macnaheedu noqon doonaan wax ka badan kaliya dhoolatus dagaal,” ayuu yiri mid ka mid ah saraakiisha ammaanka dalka Masar. Soomaaliya iyo Masar ayaa dhawaan gaaray heshiis dhanka difaaca, ayada oo uu bilowday qorshe ay ciidamada Masar uga qeyb noqonayaan howl-galka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya. Xogta dhoolatuskan wadajirka ah ayaa soo baxeysa maalin uun kadib markii Qaahir ay sheegtay inay Golaha Ammaanka ee QM u gudbisay qoraal ay uga hortimid wax ay ugu yeertay “siyaasadda halka dhinac ee Itoobiya ee ku aaddan biyo xireenka Gerd.” Qaahira ayaa diiday inay Itoobiya ku sii socoto dhamaystirka dhismaha biyo xireenka iyo buuxinta kaydkeeda, iyada oo aan laga tashi galin Masar. Si kastaba, dhoolatuskan ayaa u muuqda mid muujin kara in uu sii kordhin karo xiisadda u dhaxeysa labada dal ee Jaamacadda Carabta iyo Itoobiya, sida ay saraakiisha ammaanka u sheegeen The National. The post Masar iyo Soomaaliya oo samaynaya dhoola-tus ciidan appeared first on Caasimada Online.
-
AMSTERDAM, Netherlands (HOL) — The Netherlands is seeing a surge in the rejection of asylum applications, including those of Somali refugees, following the introduction of new guidelines by the Immigration and Naturalization Service (IND). These changes, which took effect on July 1st, have sparked widespread concern among asylum lawyers and human rights organizations who fear the new approach could disproportionately affect vulnerable groups. Source: Hiiraan Online
-
Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan Saldhigga Dharkenleey, ayaa si guul leh gacanta ugu dhigay eedeysanaha Faysal Ibraahim Samow. Faysal ayaa lagu eedeeyay inuu isbaaro u dhigtay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan deegaanka Weydow. Tani waa fal ka dhan ah sharciga iyo xeerarka dalka, iyadoo lagu darayo in falalka noocan oo kale ah ay ka dhigan yihiin hanjabaad weyn oo ku saabsan ammaanka iyo xasiloonida bulshada. Soo qabashada ninkaan Gacanta lagu soo dhigay Faysal Ibraahim Samow ayaa ka tarjumaysa Sida ay sheegeen booliska dadaalka joogtada ah ee ay ciidamada Boliiska ka wadaan sidii ay u xakameyn lahaayeen falalka amni darada iyo musuqmaasuqa. Isbaarooyinkaan, oo ah kuwo aan la aqbali karin, waxay khatar ku yihiin nabadda iyo amniga bulshada, iyagoo keenaya dhibaatoyin joogto ah oo ku saabsan dhaqaale, caafimaad, iyo ammaanka guud ee dadka. Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay Dadka Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay helaan adeegyo iyo amni aan cadaadis lahayn. “Qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Dharkenleey ayaa gacanta kusoodhigay eedaysane Faysal Ibraahim Samow oo ku eedaysan inuu isbaaro u dhigtay muwaadiin Soomaliyeed deegaanka weeydow” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Booliska. Taliska Booliska ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed laga qaado lacago baad ah. Source: goobjoog.com
-
Having faced accusations of creating debt traps, China has changed the way it pours money into Africa. President Xi Jinping will have a smaller checkbook when he welcomes heads of state from the continent in Beijing this week, and future loans will need to be more beneficial for China. His government has wound down the type of lending that characterized its $1 trillion Belt and Road Initiative that sank more than $120 billion of state-backed loans into building roads, rail lines and power plants in Africa over a decade. A farmer herds livestock next to a Chinese-funded oil pipeline in Uganda. Photographer: Luke Dray/Bloomberg The program helped Beijing cement relationships that enabled it to lock in access to energy and minerals, while providing an outlet for its pent-up industrial capacity. The ninth Forum on China-Africa Cooperation, the biggest diplomatic event Xi will host this year, will highlight how the Asian nation’s focus has shifted toward more opaque, public-private partnerships. Such deals — like the financing for the $20 billion Simandou iron-ore mine and railway in Guinea and the $5 billion East African Crude Oil Pipeline on the other side of the continent — have a distinct advantage. The funding doesn’t add to African countries’ officially declared debt burdens, which will spare China from being blamed if they default, as three have in recent years, in part because of their liabilities to Beijing. Nigeria’s Bola Tinubu, Paul Kagame of Rwanda, South Africa’s Cyril Ramaphosa and dozens of other leaders are attending the gathering — the first of its kind to be held in the Chinese capital since 2018. Despite China’s new approach, many of those attending will be hoping for deals and are banking on Beijing’s largess continuing as it looks to consolidate its position as the dominant foreign economic power in Africa. Source: Bloomberg The post Africa: China’s new embrace appeared first on Puntland Post.
