Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,933
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in goordhow qarax lagula eegtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Shabeellaha hoose xili ay ku sii jeejeen deegaanka Shalaanbood. Qaraxa oo ahaa Miino wadada dhinaceda lagu aasay ayaa haleeshay kolonyo uu la socday guddoomiyaha gobalka Shabeellaha hoose Ibraahim Cali Adaan Najax, waxaana jira khasaare ka dhashay Qaraxa lala eegtay kolonyada. inta la xaqiijirayay sedex askari ayaa geeriyootay tira kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo, kuwaas oo ka tirsanaa ciidamdii galbinayay guddoomiyaha gobalka, wararka ayaa intaasi ku daraya inuu dhaawac soo gaaray guddoomiye ku-xigeenkii degmada Qoryool;eey ee gobalka Shabeellaha hoose. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) vigorously condemns the violent action by Puntland state police against a leading independent media house in Garowe city on Saturday, September 14. Acting under the order of Police boss, Brigadier General Muhiadin Ahmed Muse, the troops armed with assault rifles raided the building hosting Radio Daljir on Saturday at around 1:00 p.m. local time and searched the station’s transmission offices while it was on the air and broadcasting live. The Radio’s managing director, Ahmed Sheikh Mohamed (Tallman) described the move as an intimidation act to silence the station and suppress the truth after reporting gross human rights violations in Puntland. Hassan Heykal and Ayanle Abdullahi Jama, two journalists working for Radio Daljir, told NUSOJ that the forces came in the media house in order to arrest the director after an order was given by Puntland police chief. “We (Radio Daljir) are shocked by the forceful entry into the radio station by heavily armed policemen early Saturday, who frisked the employees at gunpoint and kicked security guards while in pursuit of the managing director,” said Jama. The raid came after Radio Daljir this week aired interviews and reports that allege the security guards of General Muhiadin for killing a prisoner accused of having links with a terrorist group who died after being brutally tortured on Bosaso beach. Daljir Radio broadcasted an investigative report about the inmate’s death that greatly irked the police boss whose security guards were allegedly involved. The authorities gave no reason and did not refer the matter to the courts before acting. NUSOJ decries the use of “excessive force” and “unreasonable assault” against Daljir Radio Station by the Puntland police, saying the raid exposed the police’s total disregard for media freedom and freedom of expression and violated the right of Somalis to receive unfettered information. “We call on Puntland authorities to stop ruthlessly clamping down press freedom and journalists’ rights who are providing information to the public,” said Omar Faruk Osman, NUSOJ secretary-general. “Such attacks are acts of censorship and infringement on the freedom of the press and denial of the public’s right of access to information.” On 2 September 2019, the Puntland information minister, Ali Hassan Ahmed Sabarey requested telecommunication firms that provide internet services to block a news website (Puntlandtimes.com) he deemed critical to the Puntland administration. Finally, NUSOJ calls on Puntland authorities to respect the rights of the journalists and allow them to report about issues of public interest, including investigating wrongdoings of government officials without fear or reprisal. View the full article
  3. CAIRO (AP) - Egypt says negotiations over an upstream Nile dam being built by Ethiopia have not led to any “breakthrough.” Source: Hiiraan Online
  4. (SLT-Muqdisho)-)-Sida ay baahiyeen qaarka mid ah warbaahinta fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho oo ay soo xigatay Somalilandtoday dab ayaa maanta ka kacay gudaha diyaarad dad shacab ah ka qaaday magaalada Muqdisho, islamarkaana gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Diyaaradda oo barqadii maanta ka duushay Muqdisho ayaa waxaa gudaheeda ka dhashay dab xoog leh waxaana saarnaa rakaab u badnaa dad Soomaali ah, iyadoo si dirqi ah ku degtay Garoonka Jummo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Gaadiidka dabdamiska ee garoonka Jumma Kenyatta ayaa ku guulleystay in ay damiyaan dabka qabsaday qeybo ka mid ah diyaaradda ka kacday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dabkaas ayaa diyaaradda ka dhashay daqiiqado kadib markii ay ka duushay garoonka magaalada Wajeer oo lagu sii xanibo diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho kuna sii jeeda magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Qaar ka mid ah dadkii la socday diyaaradda ayaa sheegay in markii dabku ka dhashay diyaaradda ay dareemeen werwer badan, balse Alle uu badbaadiyay. Daqiiqado kadib markii uu dab qabsaday qeybo ka mid ah diyaaradda ayaa nasiib wanaag waxa ay ka caga dhigatay Nairobi, iyaga oo bad qaba dhammaan rakaabkii diyaaradda. Source
  5. The al-Shabab militant group launched a series of attacks since Saturday that led to the death of at least 17 people in Somalia. Source: Hiiraan Online
  6. (SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaddii hore Cabdilaahi Ibraahim Habane, Xoghayaha Guurtidina soo noqday, kana soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa Madaxweyne Biixi ugu baaqay dhismaha dawlad loo dhanyaay saami ahaan. Cabdillaahi-dheere, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa isagoo Madaxweynaha Farriin u diraya wuxuu yidhi “Jamhuuriyad Somaliland oo la wada leeyahay in la dhiso weeye, Jamhuuriyad Somaliland la yidhaahdo oo dadka ka wada dhaxaysa ayaa la doonayaa, Madaxweynuhu wuxuu akhriyey qodobo la saxeexay, qodobadaas uu akhriyeyna waxay ahaayeen todoba qodob, qodob ka mid ahina wuxuu sheegayaa in Dawladnimada reeruhu si siman u qaybsadaan, Cali Khaliifna saddex oday ayaa u saxeexay, anagana laba oday ayaa noo saxeexay, ee Madaxweynaha in la weydiiyo weeye Suldaan Sheekh Muuse oo geeriyooday iyo Suldaan Maxamed Jaamac Samatar oo geeriyooday sababta uu saxeexyadoodu u shaqeeynayo, saxeexii Sheekh Ibraahim iyo Suldaan Saxardiidna ku qaban la yihiin isaga, markaas Madaxweynuhu waa inuu labadaas heshiis ka jawaaba, waxaan se Madaxweynaha leeyahay dawlad loo dhan yahay ayaa loo baahan yahay”. Source
  7. (SLT-Hargeysa)-Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye kulan kula qaatay Madaxweynaha Deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar iyo Ugaaska Guud ee Beelaha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim xuska ay ku kulmeen Wasiirka ayaa ahaa aYshuca. Wasiirka ayaa bartiisa uu ku leeyahay Twitter uga mahadnaqay Madaxweynaha iyo Ugaaska iyo Gandayaashiisa Waxaan mahad gaara udiraya Madax weynaha dowlada deeganka somalida itoobiya Mudane #Mustafe Muxumed Cumar Iyo kuxigeenkiisa Mudane #Aadan Faarax. Waxan u mahadnaqaya sidoo kale Ugaas #Mustafe Maxamed Ibrahim iyo #Gandihiisa oo dhamantod si milga leh igu soo dhaweyay xuski #Ayshaca https://t.co/MtGRcYTgNJ Source
  8. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Warka-Habeen-15092019.mp3 View the full article
  9. Muqdisho-(Caasimada Online)-Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo dab ayaa maanta ka kacay gudaha diyaarad dad shacab ah ka qaaday magaalada Muqdisho, islamarkaana gaartay Nairobi ee dalka Kenya. Diyaaradda oo barqadii maanta ka duushay Muqdisho ayaa waxaa gudaheeda ka dhashay dab xoog leh waxaana saarnaa rakaab u badnaa dad Soomaaliyeed, iyadoo si dirqi ah uga dagtay Garoonka Jummo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Gaadiidka dabdamiska ee garoonka Jumma Kenyatta ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dabka qabsaday qeybo ka mid ah diyaaradda ka kacday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dabkaas ayaa diyaaradda ka dhashay daqiiqado kadib markii ay ka duushay garoonka magaalada Wajeer oo lagu sii xanibo diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho kuna sii jeeda magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Qaar ka mid ah dadkii la socday diyaaradda ayaa Caasimada Online u sheegay in markii dabku ka dhashay diyaaradda ay dareemeen wal-wal badan, balse Alle uu badbaadiyay. Daqiiqado kadib markii uu dab qabsaday qeybo ka mid ah diyaaradda ayaa nasiib wanaag waxa ay ka caga dhigatay Nairobi, iyaga oo bad qaba dhamaan rakaabkii diyaaradda. Caasimada Online Xaafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Hargeysa (Caasimada Online) ―Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa manta markale ka hadlay arrinta madaarka Berbera oo uu sheegay inuu noqon doono mid ay adeegsadaan dadka shicibka, isla markaana uu kamid noqon doono garoomada aduunka ugu horumarsan. Madaxweyne Biixi ayaa si cad u sheegay in xukuumadiisu aysan marnaba ka bixin heshiiskii ay hore ula gaashay dowladda Imaaraadka Carabta, balse laga maarmi waayey in garoonkii Berbera loo isticmaalo shicib ahaan. Biixi ayaa si adag carabka ugu adkeeyay in heshiiskii ay hore u wada galeen dowlada Imaaraadka iyo Somaliland, uu sidiisi yahay, isla markaana aysan waxba iska badalin, heshiiskaasi oo mudadiisu aheyd shan iyo labaatan sanno. Madaxweynaha Somaliland oo arrintaasi ka hadlaya ayaa waxa uu yiri “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay, adduunkoo dhanna ciidamada iyo shicibku way wada isticmaalaan garoomada, markaa laga maarmi maayo in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan”. Wuxuuna intaas kusii daray “Markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah oo uu noqdo garoon caalamiya (International airport), heshiiskii aynu la galnay ee 25-ka sanno ahaana waa sidiisii, wax iskama bedelin ee sidiisii ayuu u yaalaa”. Si kastaba, Madaxweyne Biixi ayaa shalay sheegay in garoonka Berbera aysan isticmaali doonin Millateri balse ay isticmaaali donan dad shicib ah, taasi oo ka dhigtay mid shaki galinaysa in xukuumadiisu ka baxday heshiiskii dowlada Imaaraadka carabta ee saldhigii Berbera. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  11. A Consultative conference between Somali federal government and its member states on the country’s economic reform has concluded in the Ethiopian capital, Addis Ababa on Saturday. The conference was attended by officials from International Monetary Fund (IMF), Somali Finance Minister, Abdirahman Duale Beileh and regional finance Ministers from the member states. The officials discussed measures to strengthen public financial management reform, including expenditure control and minimizing the use of cash advances. They also talked about improving domestic arrears management capacity; maintaining efforts toward achieving Treasury Single Account and continuing to make progress toward fiscal federalism. During the conference, the sides noted that Somali authorities have made considerable progress in implementing steps to country’s economy. Somali government and its member states agreed to put efforts to come up with sustain reform momentum to help long-term recovery and growth objectives. Somali Finance Minister has lauded the conference saying the government’s commitment to continue improving the fiscal framework remains the same as it tries expanding efforts to recover the economy of the country. “Pleased with the productive outcome of the SMP4 review & meeting with the Finance Ministers of the FMS of Somalia & Deputy Mayor of BRA yesterday. We’re all committed to working together for the benefit of the Somali people in economic & fiscal reforms. Stronger together,” he said. Mid this week, the minister and officials from International Monetary Fund have held a meeting in Addis Ababa on staff-level agreement on a fourth Staff-Monitored Program (SMPIV). The sides together with Somali Parliamentary Finance Committee have discussed legislative reforms which are crucial for fiscal reforms. The fourth Staff-Monitored Program (SMPIV) is covering the period of May 2019—July 2020. If SMPIV will be endorsed by the Executive Board as meeting the conditionality standard of an upper credit tranche (UCT) arrangement, putting Somalia more clearly on the path to debt relief under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative. View the full article
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online, ayaa ogaatay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu bixiyay amarkii ilaalada gaarka u aheyd looga ka xeestay xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ay ilaalo u haayeen ciidanka ka tirsan milateriga Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo, oo kulan gaar ah Madaxtooyada Soomaaliya kula qaatay Taliyaha Milateriga Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage, ayaa amray in uu soo shaqo geliyo ciidanka milateriga ee ku jira shaqada leexsan ama ilaalada ka ah goobaha ganacsiga iyo kuwa shaqsiyaadka. Ciidankaan ayaa la sheegay in lageyn doono goobaha ay ciidamada gaarka u tababaran kala wareegaan Al-Shabaab maadaama aysan jirin ciidan booliis ah oo looga tago degmooyinkii la qabto. Saraakiil ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa Caasimada Online u sheegay in Madaxweyne Farmaajo amray in ciidanka difaaca Soomaaliya ee ku jira shaqada leexsan la geeyo goobaha laga saaro Al-Shabaab oo ay hadda ku sugan yihiin ciidan ka tirsan Guutada 60-aad ee Madaxtooyada Soomaaliya. Arintaan ayaa waxay sababtay walaac xoog leh oo dhanka amaanka ah oo ay wajahayaan xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya, oo qaarkood aan maalo ka bixin guryaha iyo hoteellada ay degan yihiin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  13. Burco(SL-T):Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Halkay Ka Taagan Yihiin Jabhada Korneyl Caare Source
  14. EDITORIAL Somalia Partnership Forum will take place in Mogadishu on 1 and 2 October at the time the Federal Government of Somalia has lost political capital it has accumulated since 2017. The Government has blockaded a Federal Member State, Jubaland, in protest of results of an election run by Jubaland Independent Electoral and Boundaries Commission. Earlier this year in Garowe, the adminstrative capital of Puntland State, where he was attending a summit for the Federal Government and Federal Member States, President Mohamed Abdullahi Mohamed rejected the proposal from member states to form a National Leadership Forum similar to the one his predecessor, President Hassan Sheikh Mohamud, created to facilitate dialogue between the Federal Government and Federal Member States to pave the way for Vision 2016 upon which 2017 presidential election was based. Former President Hassan Sh. Mohamud chairing National Leadership Forum The forthcoming Partnership Forum will have to grapple with diverging views of partners on how to resolve political differences between the Federal Government and Federal Member States of which lopsided reconstruction of the Somali National Army and plight of internally displaced peoples are the most pressing issues. It would help Somalia if International Partners focused more on challenging Somali political leaders to spend less on rhetoric and more on substance. If the Partnership Forum turns out to be a venue for presenting progress reports, it will no doubt become a talking shop. Send comments to: pp@puntlandpost.com © PUNTLAND POST The post Somalia Partnership Forum: A Talking Shop? appeared first on Puntland Post.
  15. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegay in aysan Somaliland ka bixin heshiiskii saldhiga militari ee Berbera laga siiyay dowladda Imaaraadka Carabta. “Waa dhowaysto oo dhexdaas ahayd waxaanu is aragnay Qolada Abu-Dubai waa innagii Air-siinay (Air Base) ciimada ah. Si wacan bay u dhiseen wuu dhanyahay heshiiskii aynnu la galnay ee 25-ka ahaana waa sidii sii wax iskama beddelin” ayuu yiri madaxweynaha Somaliland. Sidoo kale madaxweynaha Somaliland wuxuu sheegay in garoonka diyaaradaha magaalada Berbera looga maarmi waayay in loo wada-isticmaalo shicib iyo militariba si markii ciidan loogu baahdana loo adeegsado markii duullimyaadyo rayid ah loo baahdana loogu isticmaalo. “Adduunkoo dhan ciidamada iyo shicibku way wada-isticmaalaan garoomada markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii garoonkii loo isticmaalo Civil ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah uu noqdo International airport islamarkaana markii ciidamadu u baahdaan isticmaalan” ayuu sii raaciyay madaxweyne Biixi. Dhinaca kale madaxweyne Biixi mar uu shalay oo booqasho ku tegay magaala-xeebeedda Berbera ayuu halkaasi ka shaaciyay in garoonka diyaaradaha Berbera uu noqon doono mid shicib islamarkaana laga wareejiyay saldigii militari ee Imaaraatka Carabta. Hoos ka daawo khudbaddiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Madaxweyne Biixi oo sheegay in aysan Somaliland ka bixin heshiiskii Imaaraadka saldhiga militari looga siiyay Berbera appeared first on Puntland Post.
  16. (SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay heshiiskii saldhigga millatari uu Imaaraadka Carabtu ka dhisanayay magaalada Berbera. Madaxweyne Muuse Biixi oo shalay ku sugnaa magaalada Berbera ayaa sheegay in gabi ahaanba saldhiggii millatari loo bedelay madaar shacab balse maanta uu ku sugan yahay magaalada Burco ayaa waxa uu sheegay in madaarka Berbera oo labada shaqaba qaban doono millatari ahaan iyo shacab ahaanba, Halkan hoose ka DAAWO Source
  17. Ciidamada qalabka sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale ka soo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo isgu jira CXD qeybta 21-aad iyo NISA ayaa gaaray degaannada Oodaale iyo Xersi Lugeey, iyagoo kala dhex galay Labad Beelood ee ay halkaasi xurfufta ku dhex martay. Saraakiisha hoggaamineysay Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa kulammo la qaatay Odayaasha iyo wax garadka kasoo kala jeeda degaannadaasi, waxaanay u sheegeen in aan la oggoleyn in ay halkaasi ka dhacdo dirir sokeeye Dhiig dambana uu ku daato macna darro. Odayaasha iyo waxgaradka degaannadaasi ayaa soo dhoweeyay Ciidamada qalabka sida iyo Saraakiisha hoggaamineysaba, waxanay u sheegeen in ay diyaar u yihiin in Dowladdu ay ka howl-gasho halkaasi, si xal loogu helo dilalka macna darrada ah, waxanay a dhinacooda ballan qaadeen in ay xoojinayaan nabad gelyada guud. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. (SLT-Hargeysa)-Qoys Lamaane Isqaba Iyo Waalidkood Oo Mar Ka Wada Qalin Jebiyey Jaamacadda Magaalada Burco, Halkan hoose ka DAAWO Source
  19. (SLT- Tunisia)-Shacabka waddanka Tunisia ayaa maanta oo Axada ah codadkooda ka dhiibanaya doorashadi labaad oo xor ah oo abid dalkaasi ku yaalla Waqooyiga Africa ka dhacda. Doorashadan oo ah mid dimoqraadi ah, ayaa waxaa ku tartamaya ilaa iyo 26 musharrax oo laba kamida ahi yihiin dumar, waxana qofki ku guuleystaa uu baddali doonaa Beji Caid Essebsi oo geeriyooday bishii July ee aanu kasoo gudubnay. Doorashadan ayaa imanaysa sideed sannadood kaddib kacdoonkii Guga Carabta ee kasoo bilowday isla dalkaan Tunsia. Kacdoonkaas ayaa isbaddaladi uu ka sameeyay dalalka Carabta intooda badani noqdeen kuwo guuldarreystay, laakin Tunisia ayaa lagu tilmaamaa in kacdoonku uu u baddalay waddan xasilloon oo tusaale u ah dimoqraadiyadda. Tunisia ayaa waxaa gumeystay Faransiiska, inti u dhaxeysay 1881-ki ilaa ay xorriyadda qaateen bishi March ee sannadki 1956-ki. Madaxweynihi ugu horreyayna wuxuu ahaa hogaamiyihii hore ee dalkaasi Habib Bourguiba. Source
  20. Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Khudbad ka jeediyay shirka Maal-gashiga Puntland ee maanta Garoowe ka furmay ayaa shaaciyay in xukuumaddiisu ay waddo qorshe lagu cirib-tiray kooxaha Al-shabaab iyo Daacish ee weli ku harsan buuraleyda Puntland si aysan caqabad ugu noqon maalgashiga Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkadaha iyo maalgashadayaasha caalamiga ah aysan marmarsiinyo u noqon karin in ay maalgashiga Puntland uga baaqdan kooxaha yar ee Al-shabaab iyo Daacish ee ku dhuunta buuraleyda fog ee Puntland. Balse wuxuu sheegay haddiiba ay taasi noqonayso marmarsiinyo looga baaqdo maalgashiga Puntland in xukuumaddiisu ay hadda wixii ka dambeeya dhammaan degaannada Puntland ka sifayn doonto haraadiga Al-shabaab iyo Daacish. Hoos ka daawo khudbaddiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Deni oo sheegay in Al-shabaab iyo Daacish laga sifayn doono Puntland si aysan caqabad ugu noqon maalgashiga appeared first on Puntland Post.
  21. Berbera (Caasimada Online) ― Warka aanu ka helayno magaalada Berbera ayaa sheegaya in hal qof oo dumar ah ay ku geeriyootay magaaladaasi, kadib markii uu soo dhacay Taawarada laydhka ee shubka ka sameeysani. Taawarkan galaaftay nolosha Haweenaydan ayaa waxa uu ku hor yaalay gurigeeda oo ku yaalla xaafadda Daaroole, ee magaalada Berbera. Haweenaydan geeriyootay ayaa waxay haysatay 7-caruur ah, kuwaasi oo dhamaantood wada jiifay banaanka guriga ay ka daganaayen magaalada Berbera, xiliga uu Taawarku ku soo dul-dhacayey. Magaalada Berbera ayaa waqtiyadan oo kale waxa saa’id looga dareema kulayl, midaasi oo sababtay in hooyada iyo 7-caruurta ahba ay jiiftan guriga ay daganaayen hortiisa, inkastoo oo Taawarka laydhku uu haleelay hooyada ciyaalka, halka Caruurta aanu waxba yeelin. Ilaa iyo hadda ma cada in Taawarka laydhku uu si caadi ah u soo dhacay ama in xadhka laydhka ee saarna uu gaadhi jidhay, taasina ay sababtay inuu Taawarku soo jabo, isla markaana uu ku dul dhaco haweenayada hooyada ah. Mana jirto ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay laamaha amaanka iyo maamulka Gobolka oo ku aadan geerida naxdinta leh ee ku timid hooyada haysatay 7-da caruurta ah. Caasimada Online Xafiiska Berbera Caasimada@live.com