Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,072
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. PRESS RELEASE South Sudan and Egypt sign Landmark Cooperation Agreement at South Sudan Oil & Power 2019 The country will launch its first ever licensing agreement in the first quarter of 2020 regarding 13 blocks onshore open for tender JUBA, South Sudan, October 29, 2019/ — South Sudan and Egypt sign a Memorandum of Understanding regarding cooperation in the field of downstream oil and gas, during the 2019 South Sudan Oil & Power Conference; the country will launch its first ever licensing agreement in the first quarter of 2020 regarding 13 blocks onshore open for tender; with opening keynotes from H.E. First Vice-President Taban Deng Gai and H.E. Awow Daniel Chuang, Minister of Petroleum, at the annual conference focused on finance and investment. As a testimony to South Sudan’s growing attractiveness as an investment destination, South Sudan Oil & Power (SSOP) 2019 was host to delegations and officials from Kenya, Ethiopia, Egypt, Somalia, Norway, United States and South Africa. During his opening keynote, H.E. Minister of Petroleum of South Sudan, Daniel Awow Chuang, expressed the country’s vision in the oil and gas sector, amid increased production numbers: “The oil production in South Sudan has reached 178 000 barrels per day. We hope to reach 250 000 barrels per day in the near future. We are successfully reaching target thanks to extensive support from our partners and neighboring countries”. Minister Chuang emphasized on the importance of its cooperation with Sudan, with whom a historic peace agreement was signed last September. Several initiatives were highlighted by H.E. Chuang as well as H.E. First Vice President of South Sudan, Taban Deng Gai, showing the country’s efforts to significantly increase oil production. Last week, Sudd Petroleum Operating Company announced it would resume oil production at the end of the year. With a capacity of 80,000 barrels per day, the oilfields have been shut down since 2016. South Africa’s Strategic Fuel Fund, which signed an exploration and production sharing agreement in May 2019, announced it would launch an aerial surveying campaign of its block B2 in December. SSOP 2019 saw the signing of a Memorandum of Understanding between the South Sudanese government and Egypt’s state oil company Egyptian National Petroleum Corporation (EGPC) regarding regional cooperation in the field of downstream oil and gas. This comes a few weeks after Egyptian President Al-Sisi called upon Egyptian exploration and production companies to increase participation in African countries and urged service companies to invest in South Sudan. Egypt boasted a strong participation at the event, with several companies and delegations present including the EGPC, Petrojet, Petrogas, Al Khorayef, Drexel Oilfied Equipment, among others. South Sudan announced it would launch its first ever licensing round in the first quarter of 2020, putting up 13 onshore blocks for tender. Numerous international exploration and production companies have already demonstrated their interest in South Sudan’s oil and gas potential. Distributed by APO Group on behalf of Africa Oil & Power Conference. SOURCE Africa Oil & Power Conference Qaran News
  2. United Nations (UN), African Union (AU) and the United Kingdom (UK) have agreed to work on means to end the use of Improvised Explosive Devices (IED) in Somalia. Following a two-day meeting this week which attended by Stakeholders in Somalia’s security sector, the sides highlighted the need to build the capacity of Somali security forces to combat the use of IEDs. The meeting was supported by the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the UN Mine Action Service (UNMAS) and the British Army. Participants during the seminar discussed issues relating to pre-deployment and in-mission training of AMISOM troops and their counterpart Somali security forces, dismantling the IED network within Somalia, and disposal of explosives, among others. They also highlighted the importance of improving the capacity of the Somali security forces to take over from AMISOM in mitigating the IED threat, which will, in turn, facilitate the handover of security responsibilities by AMISOM in line with Somalia Transition Plan. Lt. Col. Bob Slay, the acting Commander of the British Forces in Somalia stated that the IED environment in Somalia is complex and evolving. He suggested response mechanisms must therefore evolve and adapt faster to address the threat posed by IEDs in Somalia. The Deputy Force Commander for AMISOM in-charge of Support and Logistics, Maj. Gen. George Owinow noted that mitigating the threat posed by IEDs required continuous training of Somali security forces and AMISOM personnel. “The best weapon against IEDs is a well-trained soldier who practices correct drills, and maintains a conscious awareness of the environment,” noted Maj Gen Owinow. View the full article
  3. Turkey on Tuesday offered condolences to Somalia after heavy flood capsized a boat in Shabelle River city of Beledweyne, killing 15 people on Monday. “We are deeply saddened by the tragic loss of life and extensive damage caused by the heavy flooding in the city of Beledweyne in Somalia,” Turkish Foreign Ministry said in a statement. “We share the grief of the friendly and brotherly Somali people, wish Allah’s mercy upon those who lost their lives and extend our condolences to their families,” the statement added. Some 72,000 families became homeless due to the flood caused by heavy rains in the Hiran region for 5 days. During the rainy season in Somalia, occasional boat disasters occur in the rivers. Source: Anadolu Agency
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isaga baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee ay dhowaan sameysteen xisbiyada mucaaradka ee kasoo horjeeda xukuumadda federaalka, sida uu xubin ka tirsan u xaqiijiyey Caasimada Online. Go’aanka Xisbiga Wadajir ayaa yimid saacado kadib markii caawa ay soo shaac baxday in xisbiyada ay isku raaceen in hoggaanka Madasha loo doorto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo ah hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran. Si kastaba, Xisbiga Wadajir ayaa la sheegay inuu kasoo horjeeday islamarkaana diidanaa in hoggaan loo sameeyo xisbiyada, kadibna markii la qaadan waayey talada ay soo jeediyeen ay go’aansadeen inay banaanka ka istaagaan. Xubin sare oo ka tirsan Xisbiga Wadajir oo Caasimada Online la hadlay ayaa sheegay inay soo jeediyeen in la doorto isku-xire (Coordinator), islamarkaana aysan habbooneyn in guddoomiye ay yeeshaan maadaama aysan jirin mabda’ guud iyo siyaasad ay xisbiyada ku mideysan yihiin. Qaar ka mid ah xildhibaanada xisbiga UPD oo la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay in dhowr maalmood ay isku dayayeen inay Cabdiraxmaan ku qanciyaan inuusan ka bixin isbahaysiga, balse uu ka diiday. Kulankii ugu dambeeyey ee la isku fahmi waayey ayaa dhacay shalay. Waxay sheegeen in Cabdiraxmaan uu doonayey in isaga guddoomiye loo doorto, haddii aysan taasi dhaceynna aanba la yeelan guddoomiye, labadaas markii ay dhici weysana uu qaatay go’aanka uu kaga baxay Madasha. Si kastaba, xubnaha Wadajir waxay sheegeen in taasi aysan jirin, balse waxa la isku qabtay tahay farsamo iyo qaabka loo wajahayo midnimada Xisbiyada, taasi oo sheegeen in meel qaldan lagu wado. Xildhibaanada la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in maqnaanshaha Xisbiga Wadajir kaliya aysan wax badan soo kordhin doonin, maadaama dhammaan xisbiyada waa weyn ee dalka ay ku jiraan Madasha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  5. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Bar-Qumanaha-29102019.mp3 View the full article
  6. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi oo maanta booqasho ku yimi Magaaladda Qardho ayaa Xariga ka jaray Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble oo lagu sameeyay dib u dhis iyo dayactir dhameystiran. Madaxweynaha ayaa markii uu saagaray Xarunta Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble wuxuu Salaan Sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada halkaasi ku sugan, kadibna wuxuu ka qeybgalay Xafladda Xarig Jarka Dugsigan Ciidamada lagu tababarayo oo uu isagu maanta si rasmi ah u furay. Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble wuxuu sheegay in Dowladda Puntland ay muhiimada koowaad siinayso dib u dhiska iyo tayeynta Ciidamada si loo helo Ciidan tirsan oo tayeysan. Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble ayaa ka mid ah xarumo lagu tababarayo Ciidamada Dowladda Puntland oo loo qorsheeyay in laga hirgeliyo Sanaag, Ceyn iyo Mudug. Sidoo kale qorshahaasi waxaa dhinac socda diwaangelinta casriga ah ee Ciidamada oo dhowaan la bilaabay. Xafladda Xarig Jarka Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble waxaa ku weheliyey Madaxweynaha, Wasiiro ka tirsan Dowladda, La taliyeyaal dhinaca Amniga ah oo uu ku jiro Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, Saraakiil Ciidan oo uu hogaaminayo Taliyaha Daraawiishta Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere, Maamulka Gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho, Aqoonyahano, Hogaan dhaqan, Culimo, Haween iyo boqolaal ka mid ah Ciidamadii ugu horeeyay ee Tababarka ku qaadanaya xaruntan. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo tababar u furay in ka badan 500 oo askari appeared first on Puntland Post.
  7. Turkey on Tuesday offered condolences to Somalia after heavy flood capsized a boat in Shabelle River city of Beledweyne, killing 15 people on Monday. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Loolan muddo toddobaadyo ah u dhaxeeyay xisbiyada u midoobay xukuumadda talada haysa, kuna saabtaan hoggaanka Madashii ay dhisteen, ayaa ugu dambeyn soo geba-geboobay, sida ay ogaatay Caasimada online. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ay isku raaceen cidda hoggaamineysa kadib tanaasul ay sameeyeen qaarkood. Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed oo haatan ah hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran ayaa la sheegay in loo tanaasulay, islamarkaana maalinta axadda ah loo dooran doono guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran. Qorshahaan ay xisbiyadu ku dooranayaan hoggaanka ay ku mideysanyihiin ayaa muddo soo jiitamayay, kadib markii la isku fahmi waayay cidda loo dooranayo iyo qaabka loo samaynayo madasha, iyadoo hoggaanka xisbiyada qaarna ay soo jeediyeen in aan la dooran guddoomiye ee la sameeyo oo kaliya xariiriye. Hoggaamiyaasha seddaxda xisbi ee kala ah UDP, Wadajir iyo Himilo Qaran ayaa ku loolamayay qabashada guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran. Ilo xog ogaal u ah arintaan ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in haatan ay madaxda xisbiyadaas u tanaasuleen madaxweyne Sheikh Shariif, isla markaana ay doonayaan in laga dhigo guddoomiyaha Madasha ku mudeysanyihiin dhamaan xisbiyada mucaaradka ah ee dalka. Maalmaha nasoo aadan ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu qabanayaa munaasabad looga dhawaaqi doono madashaas isbaheysiga ah, isla markaana uu guddoomiyaha ka noqa doono Shariif Sheikh Axmed hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran. Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dhismaheeda la isku raacay kadib xiisaddii ka dhalatay duulimaadkii Sheekh Shariif ee dowladda hor-istaagtay inuu ku tago Kismaayo, taasi oo aad uga carreysiisay xisbiyada dalka. Caasimada Online Xaafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Dubai (Caasimadda Online) – Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa waxa laga cabsi qabaa inay wajahdo masiibo dhaqaale, iyadoona loogu baaqay inay qaado talaabo deg deg ah oo ka dhan ah arrinkaasi. Xuseen Sajwani oo ah ganacsade weyn oo Imaaraati ah, isla markaana ah aasaasaha iyo gudoomiyaha shirkada Damac Properties, ayaa si adag u sheegay in loo baahan yahay in laga hortago musiibadaasi dhaqaale. Ganacsadahan ayaa sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in lagama maarmaan tahay in la qaado talaabo deg deg ah oo ka dhan ah sababaha musiibadaasi dhaqaale horseedi karta oo ah mid la xiriirta dib u dhiska xad dhaafka ah. Sajwani oo wareysi gaar siiyay wakaalada Bloomberg, ayaa waxa uu soo jeediyay arrin ah in la hakiyo dhamaan mashaariicda dhismaha Dubia muddo dhan hal ama labo sanno, si looga bad-baado musiibada dhaqaale ee arrinkaas. “Hadda waxa aanu taaganahay kala badhka dariiqa, ama waa in aan wax ka qabanaa mushkiladaa, ama waa in aan fiirsanaa musiibada” ayuu yiri Xuseen Sajwani. Sajwani aya sidoo kale waxa uu sheegay in iska dhego tirida arrintaasi ay horseedi karto dhaawac dhaqaale oo ku yimaada bangiyada maxaliga ah ee ka howl-gala waddankaasi gudihiisa. Isagoona si cad u bidhaamiyay in burburkaasi dhaqaale uu ka dhalanayo ‘haddii dhismayaashu ay sii faro bataan oo xadka ka baxaan, weliba kuwa guryaha iyo hoteladu, inay sababi doonaan hoos u dhac qiimaha kirada iyo dakhliga soo gala dalka Imaaraadka, taasi oo ku keeni karta dalkaasi burbur dhaqaale oo xoogan. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa caasimada@live.com
  10. Muqdisho (SMN) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya in dowrkoodi ay ka qaataan sidii loo caawin lahaa dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu ku saameeyeen Hiiraan Gedo iyo daadadka ka dhashey roobabka ka da’ay gobalka Baay. Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in xubnaha Dowladda ay mushaharaadkooda qeyb ahaan ay u jaraan,si ay uga qeyb qaataan gurmadka loo fidinayo dadkaasi Soomaaliyeed oo dhibaataysan. Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in si isku mid ah loogu gurmado dadkaasi,sida ganacsatada wax haysata,culimaa’udiinka iyo qurba joogta Soomaaliyeed intuba. Fatahaadaha webiyada Shabeelle iyo Jubba ayaa saameyn xooggan ku yeeshey dad badan,waxaa jira khasaare naf iyo maal oo ay ugu darantahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaa soo wehliya fatahaadda webiga Jubba ee Gedo iyo daadadkii ka dhashey roobabkii ka da’ay gobalka Baay. Waxaa soconaya dadaalo xooggan oo dowladda Soomaaliya iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed ay ugu gurmanayaan sidii dadkaasi Soomaaliyeed loo garab istaagi lahaa. Guddigii ay dowladda Soomaaliya u magacowday howlahaasi gurmadka ayaa wada dadaalo ku aadan sidii samafal deg deg ah loo gaar siin lahaa dadkaasi,iyadoo magaalada Baladweyne dhawaan dowladdu ay gar gaar gaarsiisay. View the full article
  11. MOGADISHU (HOL) - The Food and Agriculture Organisation (FAO) has warned of impending cyclone this week expected to hit parts of Puntland Somaliland. Source: Hiiraan Online
  12. Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa maamulka Ahlu-Sunna ku biiray tabaneeyo dhalinyaro ah kuwaas oo ka tirsanaa xer ama culumo kutubta diinta lagu baro degaano ka tirsan magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirasn baarlamaanka Galmudug. Masuuliyiintaan ayaa Caasimada Online u sheegay in dhalinyaradaan aysan ka imaan oo kaliya Dhuusamareeb iyo Guriceel balse ay qaarkood ka yimaadeen degmooyin kale oo ka tirsan Galgaduud, Hiiraan iyo Mudug, waxaana lagu sheegay dariiqada suufiyada gaar ahaan qaadiriyada oo ah kuwa ugu badan ee maamulkaasi ka tirsan. Dhalinyarada ayaa qaarkood lagu sheegay in ay ahaayeen maleeshiyaad hub heesta sidoo kalane kutubta raacda maadaama degaanka uu ka jiraan dagaalo sokeeye ama bulshada Soomaaliyeed kuwooda reer guuraaga la sheego in ay yihiin dad hubeysan. “Dhalinyaro ku dhow 80-100 qof ayaa maalmihii la soo dhaafay soo galay degaanka waxaana dhalinyaradaan ay doonayaan in ay ku biiraan ciidamada taabacsan Ahlu-Sunna waxayna u badan yihiin xer” ayuu yiri masuulkaan aan la hadalnay oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug. “Odayaasha iyaga ayaa u wacday xertooda markii Muqdisho laga keenay diyaarado ciidamo ah hubna dadka waa heestaan Gobalada Dhexe waa qof iyo qori” ayuu hadalkiisa sii raaciyay xildhibaanka aan la hadalnay oo codsaday inaan magaciisa la shaacin. Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in dhalinyaradaan ay yihiin mutadawaciin waxayna aaminsan yihiin ayuu yiri in jihaad ay galayaan ayada qaarkood la sheegay in ay ka qayb galeen dagaalo badan oo ay hore Ahlu-Sunna ula gashay Al-Shabaab. Arrintaan ayaa ku soo aadeyso iyada uu sii xumaanayo khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-Sunna. Dowladda Soomaaliya ayaa boqolaal ciidan ka qaaday Muqdisho kuwaas oo la geeyay degaanka waxayna arintaasi abuurtay xiisad dagaal oo dhinacyada u dhaxeyso. Caasimada Online Xafiiska Dhuusomareeb caasimada@live.com
  13. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Habeen-29102019.mp3 View the full article
  14. (SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa markii ugu ka hadlay muuqaal qabsaday baraha bulshada gaar ahaan Facebook oo ahaa dhacdo dhex-martay isaga iyo ciidammada nabad-galyadda wadooyinka. Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa qoraal uu arrinta kaga hadlayo waxa uu ku yidhi “Dhacdada muuqaalkan facebooka dhex wareegaysaa maanta maaha, shalayna maaha balse waa maalintii Sabtidii. Askariga waxaanu isu maan-dhaafnaynay arrin aan u arkayey inay gef igu tahay, waayo gaadhigayga oo barxad”parking” yaalla ayuu igu yidhi ka qaad Madaxweynihii baa soo marayee. Anna waxan ku idhi “madaxweynuhu jidadka ayuu maraa balse halkan parking ah lama maro oo sabab aan uga qaadaa ma jirto.” Dabadeena furaha ayuu iga qaatay inu i xidhayana waa iigu hanjabay. Hadalkii baa naga taagtaagmay balse dadweynihii meesha joogay ayaa na soo dhex galay arrintiina halkaas bay ku dhammaatay. Dadweynahaas na dhex galayna cissi iyo karaamaan u hayaa, waanan u mahad celinayaa. Allaha ilaaliyo iyaga iyo ummadeena oo dhanba. Warka kale ee aan arkayo ee leh “Weedhsame waa waa la xidhayna” waa war aan sugnayn oo sal iyo raad toona lahayn. Waqti xaadirkana ma xidhni, waase la i xidhi karaa haddii aan xad-gudub iyo gef sameeyo oo qofna sharciga kama sarreeyo, in dadku u sinnaado sharciguna waa waxa aanu hadh iyo habeen rabno ee aanu xukuumad kasta ku dhaliilayno. Ciidamada dirayska sidaa xurmo iyo qaddarin bay ka mudan yihiin Aniga iyo qof kasta oo shacabka Somaaliland ka mid ahba. Ciidanku Waxay habeen oo dhan dhaxanta u taagan yihiin, dharaar oo idilna milicda heeggan ugu yihiin, waa sugida ammaanka iyo ilaalinta nolosha shacabkooda, iyaga oo aan adduun iyo xoolo badan aanay ku helin. Sidoo kale, shacabkuna xaq waxay u leeyihiin in aan la bah-dilin, la handadin, loo cago-jugleyn, xuquuqdooda muwaadinnimana aan meel lagaga dhicin, sharafkoodana la dhawro.” Source
  15. (SLT-Qaahira)-Xufulafada Mareykanka ee dunida, gaar ahaan wadamada carbeed ee Bariga Dhexe ayaa ugu yeedhay dilkii maalintii Axaddii ee Hoggaamiyihii ururka Daacish Abubakar Al-baqdaadi, dharbaaxo weyn oo ku dhacday argagixisada, laakiin ay Daacish weli tahay halis argagixiso oo taagan. Hadaba, sida carabta iyo dalalka Bariga Dhexe ay uga jawaabeen, Halkan hoose ka DAAWO Source
  16. (SLT-Lubnaan)-Raysal Wasaaraha Dalka Lubnaan, Sacad Xariiri ayaa ku dhawaaqay inuu Madaxweynaha dalkaasi Michel Aoun uu u gudbiyey Is-casilaadiisa, kadib dibadbaxyo balaadhan oo dalkaasi ka socday todobaadyadii u dambeeyey. Dhawaaqan maanta oo Salaasa ah ka soo yeedhay Raysal Wasaaraha dalka Lubnaan ayaa imanaya 13 maalmood oo dibadbaxyo balaadhan oo lagaga soo horjeedo xukuumadiisu ay ka dhacayaan dalka Lubnaan. Waxaana dadweynaha dalkaasi ay si weyn uga dibadbaxayaan Musuqmaasuqa masuuliyiinta dawladda oo xadhkaha goostay, Adeegyada dadweynaha oo hooseeya iyo dhaqaalaha dalkaasi oo maamul xumo balaadhani ay ragaadisay. Source
  17. Idlib (Caasimadda Online) – Ciraaq Turkman Abdullah Qardash loona yaqaano ‘Haji Abdullah al-Afri’ ayaa ah Ninka lagu wado in uu noqdo hogaamiyaha cusub ee Daacish, wuxuuna dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanada Mosoul ee waqooyiga dalka Ciraaq. Ciraaq Qardash ayaa hore wuxuu u ahaa sarkaal ka tirsan ciidamada Ciraaq, isagoona ka hoos shaqeyn jirey Saddam Xuseen, inkastoo ay yar yihiin macluumaadka laga hayo shaqsigan. Qardash ayaa sidoo kale waxa uu hore u soo qabtay booska sharciga ee Al-Qaacida, isagoona marna ku xirnaa Xabsiga Bucca, sida laga soo xiganayo Khabiirka amniga Ciraaq, Fadil Abu Ragheef. Qardashi ayaa waxa uu aad ugu dhawaa kuxigeenkii hogaamiye Al-Baqdaadi, kaasi oo isagana la dilay sanadkii 2016, laguna magacaabi jirey Abu Alaa al-Afri. Waxaana uu Qardash ahaa dadkii ugu horeeyay ee la dhacay fikirka Hogaamiyihii la dilay ee Abuubakar Al-Baqdaadi, isagoona lagu tilmaamay mid naxariis daran, marka la sifeynayo shaqsiyadiisa adag iyo milatarinimadiisa. Qardash ayaa sidoo kale waxa uu muddooyinkii dambe u qaabilsanaa Ururka ‘Daryeelka xaaladaha Muslimiinta’, kaasi oo uu Abuubakar Baqdaadi u magacaabay, sida ay bishii August baahisay wakaalada wararka ee ururkaasi. Ciraaq Qardash ayaa lagu wadaa in uu la wareego hogaaminta Ururka isku magacaabay khilaafada Islaamka ee Daacish, kadib geerida hogaamiyihii ururkaasi ee Abuubakar Al-Baqdaadi. Ururka Daacish ayaa la rumeysan yahay in uu weli leeyahay awood, inkastoo ay wajahayaan guul-darooyin iyo dilka hogaamiyahooda, balse midaasi kama dhigeyso dhamaadka Ururkaas, sababo la xidhiidha awooda dhismeed ee gudaha ururkaasi. “Sidii geerida bin-Laden ay u horseedin dhamaadka al-Qaacida, ayaa waxa la filayaa in takhalusida Al-Baqdaadi aysan noqonin dhamaadka Daacish” ayey tiri sarkaal hore uga tirsanaa Wasaarada gaashandhiga Mareykanka (Pentagon) oo ka hadashay dilka Baqdaadi. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa caasimada@live.com
  18. SOMALILAND WAA DAL KU DHEX YAALA GOBOL HOY U NOQDAY ARGAGIXISO , MAAMUL XUMO , KALITALIS , ABAARO , AQOON LA’AAN IYO FAQRI , OO HADII AAN ADUUNKU WAX LA QABAN AY INTAASIBA HALIS WEYN KU HAYAAN !!! ========================================================= Dalka Jamhuuriyada #Somaliland waa dal nabdoon oo dimuqaradi ah isla markaana kaalin weyn oo muuqata kaga jira nabadgalyada Geeska Africa oo ah gobol ay daashayay maamul xumo , kalitalis , faqri iyo Argagixiso gabood ka soo dhigatay burburka iyo dawlad la’aanta #Somalia. Somaliland oo aan cidi ka caawin ayaa waxa ay samaysatay dawlad oo waxa ay seeska ka soo dhistay nidaam maamul iyo kala dambayn iyo dastuur leh , iyada oo ku guulaystay in ay hub ka dhigis ku samayso jabhadihii iyo dadkii shicibka ahaa ee hubku gacanta u galay markii la riday rajiimkii Maxamed Siad . Somaliland waxa ay samaysay wax badan oo wanaagsan oo aan wadamada Africa intooda badani gaadhin oo ay ka mid tahay nabadgalyada iyo nidaamka dimuqaradiyadeed ee lagu soo doorto madaxda qaranka sida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa , xildhibaanada goleyaasha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka oo dhamaantood codka dadka reer somaliland ku yimaada 17 kii sanadood ee ugu dambeeyay. Haddaba Somaliland maadaama oo ay samaysay wax badan oo wanaagsan oo aan Africa iyo dalal kale oo badan oo aduunka ahi gaadhin ayaa waxa culeys kaga yimaadaa qaybo badan oo dalalka jaarka ah oo aan jeclayn horumarka iyo hore u socodka iyo wadada uu jeexayo qarankan curdinka ah , mararka qaar waxaaba warbaahinta aduunku ula baxday mucjisadii Geeska Africa. Sidaasi oo ay tahay Somaliland waxa la jaar ah dalka Somalia oo aanay ka jirin dawlad adag oo amniga dalkeeda gacanta ku qabataa , waxaa caawiya oo oo la jooga ciidamo midowga Africa ah ( Amisom ) waxa kale oo jooga ciidamo badan oo dalal badan oo aduunka ah , waxa lagu caawiyaa dhaqaale badan oo la rabay in dawladnimo loogu dhiso oo ay dawlada federaalka ahi ku hanato nabadgalyada dalkeeda , laakiin ayaan daro dhaqaalahaasi waxa loo isticmaalaa siyaasad waxaana lagula dagaalamaa dalka Jamhuuriyada Somaliland iyo Maamul goboleedyada Somalia. Arimaha noocan ah aduunku wuu ka gaabsaday iyaga oo u cadaalad sameyn waayey Somaliland iyo Somalia oo hore isugu ahaan jiray dalkii la odhan jiray Jamhuuriyadii Somalia , taasina waxa ay gef ku tahay shacabka iyo dawlada Somaliland iyo waxii ay dadkani iskood u qabsadeen ee ay 28 sanadood soo wadeen , hadii sidan ay sii ahaatana oo Somaliland loola badheedho dagaalada kala duwan ee la rabo in lagu dumiyo , waxaa suuragal ah in Nabadgalyada iyo Xasiloonida Gobolka Geeska Africa oo dhan ay saameyn ku yeelato oo mandaqadani noqoto hoy argagixiso iyo dawlad la’aani ka jirto. Waa ay jirtaa in Somaliland gudaheega wax badan oo siyaasiyan qaloocaa in ay jiraan oo u baahan in wadooyinka sharciga ah lagu saxo oo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo nidaamkii dimuqaradiga ahaa oo aan sidii la rabay wali u wada shaqayn , horumar la’aan iyo dhamaan hay’adaha iyo nidaamka dawladnimo oo u baahan dib u habeyn iyo in dhaqaale badan la galiyo , hadana waxa aan la dafiri karin in Somaliland meel wanaagsan taagan tahay oo u baahan in la taageero la sii gacan qabto oo Somaliland iyo Somalia sidii ay u hagaagi lahaayeen aduunyadu ka hawlgasho. Waxa kale oo aduun weynaha iyo wadamada dhaqaalaha Siiya Somalia la gudboon in ay kala saaraan Somaliland iyo Somalia oo aan waxii ay lahayd Jamhuuriyadii Somalia ee la wada lahaa aan cid gaar ahi ku shaqeysan ee laga hawl galo sidii si siman wax loogu qaybin lahaa , isla markaana cilaaqaadka iyo xidhiidhka aduunku la soo sameynayaa uu noqdo mid Dal walba gaarkiisa loola xudhiidhayo. Somaliland oo la aqoonsadaa waa fursad muhiim ah oo Africa iyo Geeska Africa helay , waxaa qayb muhiim ah ka qaadan doontaa nabadaynta iyo in dawlad caga adag loo dhiso Somalia , waxaa ay qayb muhiim ah ka qaadan doontaa horumarka nabadgalyada Geeska , ta marin biyoodka Bada Cas iyo Gacanka Cadmeed oo ay imikaba iskeed iyada oo aan taageero ka helin aduunka kale u ilaaliso oo uga hawl gasho . Maadaama ay tahay Somaliland dal ku dhex yaalla Gobolka Geeska Africa oo dhibaatooyinka aan soo sheegnay oo dhami haystaan , maadaama ay tahay dal curdin ah oo wax badani u qabsoomeen wax badana hiigsanaysa mushkiladaahisana ku hareeraysan yihiin , Somaliland waxa ay xaq ugu leedahay aduunka in uu taageero qadiyadeeda oo la garab qabto , maadaama ay 28 sanadood iskeed isku soo waday oo maanta taagan tahay meel wanaagsan. Arimaha aan ka hadlayo dhamaantood waa qaar laga wada dharagsan yahay jiritaankooga iyo xaaladahooga , waxaana wanaagsan in waxwalba halkiisa lagaga hortago oo aan lagu war helin uun marka wax dhacaan ee lagu baraarugsanaado wadciga markaa taagan iyo waxa iman kara labadaba. Aragtidii iyo Afkaartii Mohamed Abdi Jama Muhamed Dhimbiil : Facebook hormood@hotmail.com Qaran News
  19. Mudo laba Todobaad ah ayay ku dhowdahay tan iyo Markii Wabigu uusoo fatahmay oo waxyeelo nololeed iyo Mid Maal uu geystay, kumayaal Qoysna uu sameeyey [...] Source
  20. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Shiikh Maxamed Shaakir oo ah madaxa xukuumadda Galmudug ahna mid kamid ah hoggaamiyaasha Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe ayaa waraaq cabasho ah u qoray Beesha Caalamka. Shiikh Maxamed Shaakir ayaa Beesha Caalamka u sheegay in Xiisadda ka taagan Dhuusamareeb ay sabab u tahay Dowladda Soomaaliya. Waraaqda uu Beesha Caalamka u diray ayaa lagu sheegay in Ciidamada Dowladda ay rasaas ku fureen Xaruntiisa taasoo uu ku sheegay inay aheyd isku day lagu dili rabay sida uu hadalka u dhigay. Qoraalka Shiikh Shaakir ayaa sidoo kale lagu xusay in Ciidamada Ahlu Sunna ay muujiyeen daganaan isla markaasna aysan ka jawaabin rasaastii lagu soo furay taasina ay aheyd mid ay uga fogaanayeen in colaad ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb. Dowladda Soomaaliya ayuu ku eedeeyey inay qaaday tallaabooyin sharci ah oo ay kamid tahay magaacista guddiga Doorashooyinka Galmudug oo aan laga tashan madaxa xukuumadda Shiikh Shaakir sida ku qorneyd heshiiska Dowladda iyo Ahlu Sunna. Sidoo kale wuxuu ku eedeeyey inay Dowladda ciidamo badan kusoo daabuleyso Magaalada Dhuusamareeb taasoo qalqal gelin ku ah Amniga Magaalada. Warqada loo diray Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa ku jirtay warqad uu ku saxiixnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo ahaa heshiiskii Ahlusuna iyo dowladda Federaalka galeen bishii June ee sanadkan, kaasoo ahaa heshiiskii uu qoonsaday Madaxweyne Xaaf ee uu magaalada Dhuusamareeb uga baxay. Halkaan hoose ka akhriso qoraal uu Sh. Shaakir u diray Beesha Caalamka Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  21. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u diray dhiggiisa dalkaas Mudane Rajab Dayib Ordogaan. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga ee aan walaalaha nahay horumarka ay ku tallaabsadeen tan iyo sannadkii 1923-dii markaas oo dhidibbada loo taagay Jamhuuriyadda Turkiya. “Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Shacabka iyo Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Waxaa farxad ii ah inaan idiinku hambalyeeyo adiga, shacabka iyo Dowladda Turkiga munaasabadda Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga ee 29 ka Oktoober.” Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay muhiimadda uu leeyahay xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal, isagoona uga mahad celiyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga garab istaagga joogtada ah ee ay u muujiyeen shacabka Soomaaliyeed. “Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga wuxuu gaaray heer aad u sarreeya oo ku dhisan is-aaminid, is-ixtiraamid iyo dhaqan qoto dheer oo saxiibtinimo oo ay leeyihiin labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyey Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan, shacabkiisa iyo Madaxda dalkaas caafimaad, farxad joogta ah iyo horumar waara. DHAMMAAD View the full article
  22. (SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Dablaydii Weerartay Saldhiga Boorama, Farriina U Diray Jabhadda Suldaan Wabar, Halkan hoose ka DAAWO Source