Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,385
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hargeysa (Caasimada Online) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga horyimid Safarka la sheegayo in uu Farmaajo ku imanayo Somaliland. Guddoomiye Faysal ayaa sheegay in uusan Farmaajo iman karin magaalada Hargeysa, isagoona xusay in uusan tagin karin qaar kamid ah Maamul goboleedyada Galmudug, Jubbaland iyo Puntland. Faysal ayaa wax aan la aqbali karin ku sheegay in Soo dhoweyntii Muuse Biixi ee Addis-Ababa loogu badalo in Somaliland ay ku soo dhaweeyaan Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo “Roog cas in loo fidiyo Madaxweyne Muuse kadibna afka loo soo geliyo Farmaajo ayaa imanaya Hargeysa ma ahan mid na qabata” ayuu yiri Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Uicd. Wuxuuna intaas sii raaciyay “Madaxweyne aan tegi Karin gobalada uu maamulo sida Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ma aha in uu yiraahdo Hargeysa ayaan tagayaa ma aha mid aan aqbalayno”. Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa ku kala qeybsamey safar la sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku imanayo magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, balse waxa kaliya ee ka siman yihiin inaysan kusoo dhoweyn doonin meeqaam Madaxweyne-nimo.
  2. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa qorsheynaysa inay xadhig la tiigsato Odayaal dhaqameed cusub oo ka soo kala jeeda goboladeeda. Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Liis ay ku qoran yihiin Odayaal dhaqameed damiintay Dad aan dhalasho ahaan ka soo jeedin Somaliland, xiligii ay bixineysay Kaadhka Muwaadiniinteeda. Wasiirka ayaa sheegay inay Xukuumadu ay talaabo adag ka qaadi doonta Odayaashaasi, isla markaana ay Liiska magacyadooda u qeybin doonaan gobolada, si loo soo qab-qabto Oday dhaqameekdaasi. Waxa uu sidoo kale ka dhawaajiyey Wasiirku inay Odayaashaasi ku kaceen khalad weyn, maadama ay Damiinteen oo ay khaadhka dhalashada Somaliland u qaadeen Dad aan u dhalan deegaanadeeda. “Waxa gobolo badan oo Dalka ah ka dhacday oo la hayaa in Cuqaali damiinatay Dad aan reer Somaliland ahayn, Liis baa halkan yaalla” ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland. Wuxuuna intaasi sii raaciyey Wasiirku “Waanu baahinaynaa Liiskaa oo gobolada oo dhan ayaanu u gudbinaynaa, Cuqaashaa Tallaabo ayaa laga qaadi doonaa khaladkii ay sameeyeen awgood”. Somaliland ayaa iyadu muddo sanado ah waday Bixinta kaadhka Muwaadinka, kaasi oo qofka Muwaadinka ah lagu xidhayey in uu keeno Caaqilkiisa, si loo hubiyo in uu dhalasho ahaan kasoo jeedo deegaanadeeda, midaasi oo sababtay in Dad aan deegaan ahaan kasoo jeedin oo ku nool Somaliland ay qaataan Kaadhkaasi.
  3. Riyadh (Caasimada Online) – Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sanadihii u dambeysay sarre u qaadeysay xoriyada Haweenka, midaasi oo horseeday dhaqano aan la mahdin oo ay ku kaceen qaar kamid Haweenka ku nool dalkaasi. Wargeyska New Straits Times oo warbixin ka qorey isbedelka uu Sacuudiga ka sameeyay xoriyadaha uu siinayo Haweenka, ayaa sheegay inay sababtay in Haweenka qaarkood ay Suuqyada iskaga cabaan Sigaarka. Wargeyska ayaa xusay in Haweenka Sacuudiga ay waqti xaadirkan marayaan halkii Haweenka Balwadaha u ban-baxay ee reer Galbeedku ay marayeen qarnigii 20-aad, midaasi oo u sababeeyay isbedelka xoriyadeed ee ay siisay dowladdu. Waxa kale oo uu Wargeysku soo bandhigay Warbixin ka hadleysa Haweeney Sigaar ku cabeysa meherad ku taala Suuqa magaalada Riyaad, taasi oo lagu cabo Bunka. “Rima waxay si deggan ugu fadhidaa Kursi yaalla Maqaaxi Bunka laga cabbo oo ku taalla Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sucuudiga, hareeraha ayay si Taxadar leh u eegtay, laakiin ma arkin Qof ay garatay, waxay Nuugtay Sigaarkeeda Electaroonigga ah, waxayna siidaysay Qiiq faro badan” ayaa lagu yiri Warbixinta Wargeyska. Wargeyska ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Xoriyadaha dheeriga ah ee la siiyay Haweenka Sacuudigu, ay horseeday inay bilaabaan Cabista sigaarka, Shiishada iyo balwadaha kaleba. Wuxuuna Wargeysku soo qaatay gabadh 27-jir ah oo lagu magacaabo Rima, oo ka shaqeysa Shirkad ku taala magaalada Riyaadh ee Sacuudiga, isla markaana ah haweenka xoriyadooda dheeriga uga faa’iideystay inay Sigaarka ku cabaan meelaha la iskugu yimaado. “Markaan Sigaarka ku cabayo meel Caam ah, waxaan dareemaa inaan Adeegsanayo Xorriyadda aanu ku guulaysanay” ayey tiri Rima oo ah haweenayda lagu soo qaatay Warbixinta. Waxay sidoo kale ay sheegtay Rima inay bilowday Sigaar cabista muddo hadda laga joogo Labo sanno. Dowladda Sacuudiga ayaa sanadihii u dambeysay soo saareysay Go’aano sarre loogu qaadayo xoriyadaha kala duwan ee Haweenka, midaasi oo Haweenka Sucuudiga u fasaxday inay gaadiidka ka-xaystaan, isla markaana ka qayb-galaan Daawashada Ciyaaraha.
  4. A court in the Somali capital Mogadishu has sentenced an official with the city’s municipality to three years in prison for past members of the al-Shabab militant group. The court found that Nur Ali Ahmed (Mahad Alle) was a member of the terrorist organization and failed to follow the proper process to register himself as a defector when he left the group. He claimed he left al-Shabab in 2010. During the hearing, Ahmed insisted that he reported his defection to the authorities but the court could not find a record of that. The court also established that prior to his appointment as Acting Director of Works for Mogadishu municipality; he also worked at Mogadishu’s port and at one of the city’s hospitals. Ahmed was arrested following last July’s explosion at the Mogadishu mayor’s office, which killed the Mayor Abdirahman Omar Osman and seven other regional officials. A blind female suicide bomber who was a senior aide to the late mayor as carried out the attack. The bomber went by the name Basira Abdi Mohamed although her real name was Maryam. The court released Maryam’s brother who was ordered to regularly report his movement to authorities. The court did not find evidence-linking Ahmed to the explosion that killed Mayor Osman, but his past connection with the group was established after an investigation by the security agencies. The conviction indicates a pattern of al-Shabab’s infiltration in administrations and social institutions, experts argue. Just last month, the same court found a college teacher who is the son of a senior police officer guilty of being al-Shabab’s operational leader of assassinations in Mogadishu for several years. Mohamed Haji Ahmed was sentenced to death after being convicted of assassinating three generals, a police corporal and a deputy attorney general. In the worst case, a top official in Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), Abdisalam Mohamed Hassan, was found guilty in 2014 of providing photos of intelligence agents and other identifying data to al-Shabab. Hassan is now serving a life sentence. Meanwhile, a roadside explosion killed three soldiers and injured two others in the southwest of Mogadishu, Sunday. Al-Shabab claimed responsibility for the attack. View the full article
  5. At least three Somali soldiers were killed after a blast struck a military vehicle on the outskirts of the capital Mogadishu on Sunday. A local police officer in Dharkenley district told Radio Shabelle that the source of the explosion was a roadside bomb. Police and other security personnel reached the site of the incident and began investigations, he added. The al-Qaeda-affiliated group al-Shabaab has claimed responsibility for the attack in Mogadishu through a statement, saying three soldiers lost their lives in the IED blast. View the full article
  6. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Habeen-16022020-1.mp3 View the full article
  7. Beled-Xaawo (Caasimada Online) – Maamulka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shir maanta ay iskugu yimaadeen xubno ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Jubbaland, kaasi oo sida la sheegay ka dhacay degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo. Kulankaas waxaa shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan, waxaana la sheegay in diiradda lagu saaray xaaladda cakiran ee ka jirta gobolka Gedo, gaar ahaan magaalooyinka Beled-Xaawo, Dolow iyo Luuq oo lagu xusay war-saxaafadeedka. Xubnihii iskugu yimid kulankaas waxay sheegeen in dowladda federaalku ay gobolka Gedo ka abuurtay xaalado ba’an, taasi oo sida ay sheegeen sababtay dhiig daatay, barakac, burbur hantiyeed, duminta hey’adihii dowliga ahaa ee Jubbaland, kuwaas oo ka dhisnaa gobolka Gedo. “Waxaan aad uga xunnahay in Xukuumqdda Federaalka Soomaaliya ay degmooyinkan ka abaabushay jabhad la dagaalanta nidaamka iyo kala dambeynta dawladnimada dalka taas oo ay u isticmalayaan hantida ummadda Soomaaliyeed iyo heybadda qaranimo,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Xukuumadda Federaalka Soomaaliya horantii bishii Febraayo 2020 waxay dagmooyinka Doolow, Luuq iyo Baladxaawo ku soo daabuleysay ciidamo laga soo qaaday magaalooyinka Muqdisho, Baardhere iyo Garbaharey kuwaas oo u abaabulan hab jabhadeed toosna u hoos taga shakhsi xubin ka ah hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka kaas oo ku adeeganaya awoodda madaxweyne Maxamad Cabdulaahi Farmaajo.” Qoraalka ayaa sidoo kale lagu difaacay dowladda Kenya, oo Jubaland ay beenisay inay faro-gelin ku hayso Gedo. “Waxaan caddayneynaa in degmooyinkan wax farogelin ah aysan ku haynin dawladda aan dariska nahay ee Kenya oo aan ka ahayn daris wanaag iyo macaamil ka dhaxeeya dadka walaalaha ah ee dagan labada dhina,” ayaa lagu yiri. Sidoo kale Jubbaland waxay labada gole ee baarlamaanka dalka, hey’adaha garsoorka, beesha caalamka iyo madasha xisbiyada qaranba ka dalbatay in lasoo fara geliyo xaaladda ka taagan gobolka Gedo, oo sida ay sheegeen isku bedeli karta mid uu ka dhasho cawaaqib xun. “Dowlad goboleedka Jubbaland waxay labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, dowlad goboleedyada xubnaha ka ah xukuumadda federaalka, madasha xisbiyada qaran, beesha caalamka, hey’adaha garsoorka dalka, intaba waxaan ugu baaqeysaa in ay soo fara geliyaan, xaaladaan murugsan oo hadii aan xal degdeg ah loo helin keeni karta dhibaato bini’aadanimo oo sal balaaran iyo dagaal sokeeye cidda kaliya ee ka faa’iideysana ay tahay argagixisada Al-Shabaab” ayaa lagu yiri qoraalka caawa kasoo baxay Jubbaland. Ugu dambeyntii war-saxaafadeedka Jubbaland ayaa lagu yiri, “Waxaan u mahad celinaynaa Madasha Xisbiyada Qaran, beesha Caalamka iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee dareenkooda ka muujiyey falalka guracan ee xukuumadda federaalku ay ka wado Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo”. Hoos ka aqriso sagaalka qodob ee ku xusan war-saxaafadeedka Jubbaland
  8. Muqdisho-(Caasimada Online) – Iyadoo maalmahaan la hadal hayey in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu madaxda Somaliland ka codsaday in isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ay tagayaan magaalada Hargeysa ayaa waxaa arintaas siyaaba kala duwan uga hadlay siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Senetar Ilyaas Cali Xasan oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa isaga oo u waramayey VOA, waxa uu arirntaas ku macneeyay mid aan kasoo maaxan Madaxweynaha ee lagu riixayo. Senator Ilyaas ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in madaxweynuhu tago Somaliland, balse haatan siyaasad uu Farmaajo la tagi karo Hargeysa aysan u diyaarsaneyn. Sababta uu sidaas u yiri ayaa Senetorku waxa uu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu yahay ninka Somaliland gaarsiiyey meel ka xun meeshii hore ee ay joogtay, sidoo kale waxa uu sheegay in raali gelintii maalmo ka hor uu u diray reer Somaliland ay aheyd mid aan buuxin oo hadallo kale uu ka daba tuurayey, kuwaas oo uu sheegay in Somaliland ay ku qanci weysay, kana fal celisay. “Madaxweyne Farmaajo haddii uu tegi lahaa Hargeysa waxa uu ahaan lahaa nin horay talaabo fiican u qaaday, ajende cadna uu la tago, laakiin ciladda jirta waxay tahay Farmaajo mashruucaan kama imaan sida ay reer Somaliland sheegeen, waxay dheheen Abiy ayaa nagu yiri waxaan imaanayaa Hargeysa Farmaajana waa ila socdaa, marka halkaas waxaad ka garan kartaa ninka saxda ah ee u socda safarka Hargeysa in uusan aheynba Madaxweyne Farmaajo ee uu yahay Abiy” ayuu yiri Senator Ilyaas. Isagoo sii hadlayey ayuu sheegay in Abiy uu u egyahay nin isaga is iibinaaya, isagoo tusaale u soo qaatay meelo badan oo uu geeyay madaxweyne Farmaajo oo Soomaaliya khilaafaad kala dhexeeyay, sida Kenya iyo Eritrea. “Waxaa la dhihi karaa siyaasadda arimaha dibadda ee Soomaaliya sida ay hadda ku socoto ama mashruuca loo bixiyey is-dhex galka ee Geeska Afrika waxa uu u muuqdaa mid Soomaaliya kaliya lagu iibisanaayo, Madaxweynuhu ma faahfaahin waxii ka soo baxay kulankii uu uga qeyb galay Addis Ababa, marka in uu raaco safar Abiy ku tagaayo Hargeysa waxba sooma kordhinaayo, sababtoo ah siyaasad u degsan oo uu ku socdo malahan” ayuu yiri Senator Ilyaas Cali Xasan. Hoos ka dhageyso wareysiga Senator Ilyaas https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/02/0955382c-0131-48b6-868b-b5f76d2bfcc6_48k.mp3
  9. Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns in the strongest terms possible in the killing of a young freelance TV and radio journalist, Abdiwali Ali Hassan aka Abdiwali Onine) who was shot dead in Afgoye town, 30KM south of Mogadishu, on Sunday evening 16 February, 2020. Source: Hiiraan Online
  10. Is Somalia’s Current President Misusing Turkish Assistance to Somalia The President of Turkey Recep Tayyip Erdoğan visited Somalia in 2011 as part of humanitarian assistance to famine hit people, along with the First lady Emine Erdogan. The UN estimated that some 12 million people have been affected by the starvation. The visit to war-torn capital city, Mogadishu, was the first by a leader from outside Africa in almost 30 years. The visit aimed to support the needy people and to bring the international attention to the Somalia again, which was neglected for decades due to endless civil war which turned the country apart. Ever since, Turkey has made a concentrated effort to provide the Somali people the basic needs including security, education, health, capacity building of the government, building roads, ports, airports fisheries and energy. Turkey constructed its biggest embassy in Mogadishu and trained Somalia forces including police and military. Turkey donates millions of dollars to support of Somalia budget. Turkish Airlines, state owned carrier, is flying directly to Mogadishu twice a week despite the massive security concerns. Turkish technocrats support Somalia in critical sectors including health and education. Turkish professionals are running hospitals and schools across the capital city. The Somalia passport holders can obtain Turkish visa easily. They visit to receive medical attention, business, buy real-estate and some families relocated to Turkey to live. Somali military receive training in Turkey and return to restore peace. There are thousands of Somali soldiers who speak Turkish fluently today. Similarly, there are numerous training programs for the security forces by the Turkish Army stationed in Mogadishu. Turkey organized reconciliation sessions between leaders of Somalia and Republic of Somaliland to settle their political difference. Although, such reconciliation failed, but Ankara tried its best to solve the longstanding political dispute. Somaliland declared its independence from Somalia unilaterally and demanding separate state. Turkey government supports Somalia across the platforms of diplomacy globally. The Turkish support is continuous and vital even though political leadership in Somalia changed with three presidents since 2011 but Ankara support remains fateful. In last 30 years, the state institutions of Somalia collapsed due to civil war with no schools, police, hospitals, roads and even it lacks even clean drinking water. The corruption, smuggling of drugs and weapons, illegal & tribe-based killing and piracy is lucrative business in Somalia, however, the arrival of Turkey to some extent corrected the situation. Today, Somalia is broken country and deeply bleeding due to the injuries caused by the abovementioned violence and chaos. Very little misunderstanding could trigger another uncontrollable new round of violence. It is very important for Somalia government and its partners like Turkey to avoid any political or tribal error. God forbidden, if that happens it will take time to “Restore Hope”. Somalia is suffering of post-traumatic stress disorder (PTSD) that includes distrust between Somalia politicians, which could lead misuse government resources against each other. As signs of PTSD, the Somalians support the government when kinsman on power and vice versa. Everyone who follows Somali politics could realize the abovementioned fact. As the country lived in lawless situation in more than quarter century, the institutions have become source of income and tribe enclaves. tribes count how many ministers do they have in the cabinet and reject any accountability against their tribesmen in the government as another sign of PTSD of the countries who suffered civil wars. Unfortunately, the Somalia constitution promotes tribalism as 4.5 system is adopted governing procedure in the country. The MPs are promoted based on 4.5 system and selected by the tribe chiefs. The MP is forced to carry out the tribe demands despite national interest, otherwise he/she will be omitted in the next round of selection. This is very hurting fact, but it is important to face the ugly reality to overcome. As part of illegal use of army, the current president of Somalia Mohamed Farmajo used Turkish-trained soldiers to crash his opponents in Baidio city that resulted death of civilians. Pres. Farmajo installed a regime (henchmen) that obey his policies and instructions in the region. He overlooked the federal system and constitution of Somalia, which gives regional parliament to freely nominate the president of the region. Farmajo used Turkish donations to promote his henchman. Another example, late President Abdullahi Yusuf failed to enter Mogadishu city due to tribal disagreements and he used the Ethiopian forces to occupy the city. The residents of the Mogadishu fought the Ethiopian forces and many lives were lost. These conflicts are mainly tribe based. The elected government of Turkey led by President Recep Erdogan will surely not accept that financial and military aid to Somalia to be used for political gain, because Ankara is not supporting one-man but the Somalia as nation. SOM-Turkish brotherly relations remain regardless of the changing leaders in Somalia. Ankara must ensure that all forms of aid are used for the intended purpose. Conclusion: The current government led by President Farmajo is using the Somalia National Army to interfere regional authorities, which is against the federal system of Somalia. He uses aid funds to destabilize the stable regional authorities like Puntland and Baidio City. Today there are fighting in Bosaso City, Puntland due to Farmajo support to former Puntland Speaker who was outvoted by the parliament. Farmajo used Turkish-trained soldiers to overthrow Ahlu Sunna Wa Jamaca (ASWJ) administration at Dhuusamareeb City and planning to install henchman just like Baidio City. Farmajo is using international community donations against his countrymen and if he continues such illegal activities then it could lead to another internal rift that could give the terrorist a chance. Somaliland President Muse Bihi accused Farmajo for sponsoring armed groups in Somaliland during inauguration of Health Development Fair in Hargeisa. With my humble experience in Somali affairs, it is very important that Turkish government ask Farmajo to focus on fighting terrorism instead of creating chaos in stable regional authorities. Instead of creating unnecessary anarchy, He can use international law and diplomacy to block the regional authorities from contacting the other countries including signing agreements with foreign partners without knowledge of federal government. Astonishingly, Ankara is supporting Somalia while leaving behind the former member state of Othman Emperor, Somaliland. The Republic of Somaliland was located the south border of the emperor. Both Berbera and Zeila cities carries historical sites of Othman emperor. By\ Abdulaziz Al-Mutaitri Email: az.almutairi@yahoo.com Qaran News
  11. Somalis Are Suffering from Farmajo’ s Reckless Revenge and Al-Shabab Siyad Barre’s Autocratic regime that exalted Somali Republic for 21 years (1969 – 1991) with centralized autocratic government with severe economic and social regimentation, in addition forcible suppression of opposition has ruined the country’s resources with nepotism. Barre’s family own major shares in companies in the Arabian Gulf, Europe and east Africa, with fact that the family had no history of involving in the business or trading other than controlling the national treasury. The Barre family and their close collaborators looted the assets of former Somali Republic including appointing tribesmen to the top positions of the government and sending their children to the best universities in the world using the public money, particularly, in last years of his regime, Barre transferred his associates to the Somalia’s embassies Norther America and Europe. This was part of massive relocation plan to escape of possible legal prosecution, which started early 1980s. The below Associated Press article about military officers who committed atrocities in former Somali Republic (Northern Region) and facing prosecution abroad. The article shows the effectiveness of the relocation plan. https://apnews.com/6e263bb386414ffda02e24f0bb45f4c8 The current President of Somalia Mohamed Abdullahi Mohamed aka FARMAJO from formaggio, the Italian word for cheese, who is from Barre’s tribe of Marehan – Reer Diini, was transferred to Somali Embassy in Washington as First Secretary with no previous experience in diplomacy and international relations, as part of the relocation plan. After collapse of Barre’s regime in 1991, the young FARMAJO applied for asylum as refuge and USA authorities granted his asylum, as Somali Republic was too dangerous to live. This young man had bitterness towards the Somali tribes who led armed rebellion against Barre’s regime, which he considered as family. This angry young man remarkable worked hard to earn his first university degree as refuge until he proudly received highest academic degree (PhD). Now, Dr. Mohamed Adullahi Mohamed known FARMAJO used his doctorate thesis to express his anger by twisting the history, the following are the comments from his doctoral degree paper: “European colonies naturally favored the tribes that proved their loyalty. These were offered a place in government civil service and law enforcement. These occupations come with a level of privilege and authority that some tribes enjoyed exclusively for years. Additionally, this new opportunity lured many nomads to move into urban areas to seek administrative employment. Most importantly, when European imperialist decided to give up their colonies in Somalia, they rewarded top leadership positions to the tribes and individuals closest to them. For instance, in the Northern colony of British Somaliland, the Isaaq tribe was awarded virtually all of the best jobs for its collaboration with the imperialists. In the South, the Italian colony found similar willingness in two loyal tribes: the Majeerteen of the Darood clan and the Mudulod, sub-clan of the Mogadishu Clan. These two southern tribes helped the Italians without reservation. In return, Italian and British colonies enabled these clans to claim some superiority over the other clans in terms of wealth, scholarship for their children in London and Rome, and future government influence in the post-decolonial era. Naturally, when the Somali government was formed, most parliamentary seats went to those tribes that had been loyal to the colonial rulers, as they were seen as best suited to stability. Somalia’s first president, Adan Abdulle Osman, is a prime example. He was a former civil servant under the Italians as a member of the Mudulod, Mogadishu Clan sub-clan. On the other hand, his prime minister, Italian-educated Abdirashid Ali Sharmarke, came from the other favorite tribe, the Majeerteen of the Darood clan. This arrangement did not change until the election of 1968, when the Somali parliament elected Abdirashid Ali Sharmarke as the second president of the country. He selected as his prime minister English-educated Mohamad Ibrahim Egal from the Isaaq clan of the former British Somaliland.” In last 10 years, FARMAJO realized that international community is committed to restore effective government in Somalia (Ex-Italian Somalia), under leadership of the tribes who led the armed rebellion against Barre’s regime. This triggered his resentment and decided to join the Somalia politics, and to lead political rebellion in the country to fail these tribes from creating strong and stable Somalia. Particularly, the Somali tribes in Ex-Italian Somalia achieve peace to some extent. The citizens were able to travel between cities by road, and Shabab lost many areas in the country. On 14 October 2010, Dr. Mohamed FARMAJO was appointed the new Prime Minister of Somalia. Somalia’s lawmakers overwhelmingly approved Mohamed’s appointment on 31 October 2010. 297 of the 392 Members of Parliament endorsed the selection via hand-raising; 92 MPs voted against and 3 abstained. Former United Nations Secretary General Ban Ki-moon congratulated Mohamed on his new appointment. (Source: Wikipedia). Such appointment was an opportunity for Dr. Farmajo to execute his plans which is either Somalia to succeed under his leadership or it remains failed. The appointment as PM has given him opportunity to run for the president, and with support of foreign actors, he is now the president of Somalia. However, and after he realized that his term is coming to end and Somalia will stand on its feet but under leadership of the tribes who opposed Barre, he started creating political chaos by interfering stable regional authorities and minimizing the military operations against Al-Shabab. Today the terror group, Al-Shabab, recaptured all the areas that they lost to Somalia Army before Farmajo term. Farmajo instructed the Somalia Army to invade the election in Baidio City and even the army killed unarmed civilians, which resulted international outcry over the human rights violations by Farmajo in the city. He installed henchman to be the leader of Baidio City, which is against the Somalia federal constitution that grants autonomy to the regional states. Somalia President Farmajo campaigned against the elected President Of JubbaLand Ahmed Madobe by asking the Ethiopian forces to capture part of regional territory like Gedo Town. He is planning to install henchman in Gedo which will lead the JubbaLand Regional Authority to have two presidents for the first time in the history. Somalia President used the Somalia Army to overrun the Dhuusamareed administration (Alhu Sunna Wal Jamaca – ASWJ), and he is organizing another dummy selection to install his favorite regime in the region. This is another violation to the federal constitution of Somalia. Farmajo provided financial support and supplied weapons to tribes in Puntland regional authority to oppose the current regime in Garowe, which resulted armed conflict in Puntland which costed lives for the first time in last 27 years. Puntland is considered the mother of the federal system in Somalia. Today, Al-Shabab group captured parts of Barri Region in Puntland, which was under the control of the government due to the political conflict created by Farmajo supporters in Puntland. The international community is providing support to Somalia including the African Forces (AMISOM) who are fighting Shabab, and World Bank to support Somalia restructure its financial sector. The world has done remarkable job in supporting Somalia, unfortunately the hate-based policies of Farmajo could trigger clannism which could send the country back to civil war. There are international actors like tiny Arab country of Qatar and Turkey who have interest in Somalia’s oil. These two countries support Farmajo despite his unrealistic and disturbing policies. Turkey and Qatar must know that Farmajo will go but Somalia remains, and the Somalians are watching very closely who is using their country for gaining control over the oil reserves in the country. The decision of the UN Security Council to continue weapons embargo on Somalia was very wise and will save many lives, particularly that Somalia Army are not yet disciplined, and weapons could end up at the hand of Shabab. The world needs to reassess the situation in Somalia by considering the facts on the ground. Abdirahman Abdishakur, a prominent politician and opposition leader, was attacked by Farmajo gang groups at his house on 18th Dec 2017, where the group entered his house without court warrant and against his will. The plan was to assassinate Mr. Abdishakur but he survived, but unfortunately others including his personal security were killed and buried in unknown graveyard. This violent step of Farmajo henchmen created fear and panic between the opposition politicians in Mogadishu. On 30th Dec 2017, around 42 armed Farmajo militia attached the house of Senator/MP Abdi Qaydiid, who was luckily not in the house, however, his family and relatives where treated badly, and property destroyed by the attacking Farmajo militia. Also, Senator/MP Muse Suudi Yalahow defended similar attack by Farmajo gang, and his security chased away the militia. The government in Mogadishu did not investigate the two abovementioned incidents and no one was held accountable. Farmajo is currently campaigning to control the Somalia’s Federal State to execute his evil plans against the people he considers “enemies” who participated in the removal of his mentor Mohamed Siyad Barre aka Afweyne. Farmajo attacked West-Southern Region during the regional election, where he arrested leading candidate Sheikh Mukhtar Robow to pave the way for his henchmen to win without challenge. Farmajo financed his vote rigging campaign in West-Southern Region where $1 million was distributed to the 82 Regional Parliamentarians. The Farmajo militia killed 15 unarmed civilians who protested the arrest of Robow in Baidio City. This incident angered the UN, where the former UN General Security Special Envoy to Somalia Nicholas Haysom submitted report to UN against the misuse of power by Farmajo during West-Southern Regional election. Next day, Farmajo government instructed Haysom to leave the country as ‘Persona non grata’ in Somalia. In similar attempt, the Farmajo regime interfered the elections in JubbaLand and Puntland, where millions of aid money were spent into such unconventional campaigns. This is the first time that federal government of Somalia is directly interfering the regional elections which is against the federal constitution. The government in Mogadishu rejected the flights going to Kismayo as part of pressure on JubbaLand elected president Ahmed Madobe. In other hand, Farmajo team financed armed groups who invaded Bosaso Port and killed foreigners. Farmajo used the former speaker of Puntland to execute his agenda, but the people of Puntland and parliament replace the speaker, who is hiding in the Al-Shabab controlled areas of Bari Region. Farmajo regime bribed the Ahlu Sunna Wal Jama (ASWJ) with millions of dollars and used foreign forces to occupy the Dhuusamareed town, and the ASWJ was removed forcibly two months ago. Even the Republic of Somaliland, who declared unilateral independence from Somalia, faced pressure from Farmajo regime. He financed armed militia in far east and west of Somaliland, however, such armed groups varnished. Somaliland who is considered as the only surviving one-man-one-vote democracy in the region, complained to the international community over the illegal attempts of Farmajo policies. Somaliland is also part of the people who overthrew Afweyne and is on the revenge list of Farmajo. He frequently meets criminals who participated in the genocide in Somaliland during 1988-1991. During inauguration of Somalia Embassy in Washington, Farmajo received Col. Tuke who is convicted felon by a court in USA for his crimes in Somaliland including mass killing of civilians. Farmajo, in his university thesis, expressed his displeasure over the role of the people of Somaliland in ending the regime of Mohamed Siyad Barre. Today, Farmajo is using the international aid mainly from Qatar and Turkey to create political instability in the aforesaid regions of Somaliland and the neighboring Republic of Somaliland. He used the aid money to kill civilians in Baidio City. He is campaigning to get new loans from the World Bank and IMF to finance his chaotic and murderous plans, as his mentor Mohamed Siyad Barre aka Afweyne did. The international financial institutions including the World Bank and IMF must ensure that loans to Somalia to be used in proper manner or to stop any loans to Somalia until elected government by the public comes to power. This is to avoid human causalities which could be result of the revenge plans that Farmajo is carrying out across the region. By\ Abdulaziz Al-Mutairi Email: az.almutairi@yahoo.com Qaran News
  12. Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay kulan wada-tashi ku saabsan hannaanka Ilaalinta nabad galyada iyo wada shaqeynta heer Gobol ee dowladaha kulaala Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Kulankan wada tashiga ah oo ay guddoomiyeen U qeybsanaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee Arrimaha Isbahaysiga Badda Cas iyo Gacanka Cadan Mudane Balal Maxamed Cismaan, Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Amb. Cali Siciid Fiqi iyo Ergeyga Gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD Mudane Mohamed Ali Guyo ayaa daba-socda qodobbadii ka soo baxay shirkii 46-aad ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka IGAD ay ku yeesheen magaalada Jabuuti 27-kii bishii Febaraayo ee sanadkii 2019-kii. U qeybsanaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee Arrimaha Isbahaysiga Badda Cas iyo Gacanka Cadan Mudane Balal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in Soomaaliya ay noqoneyso dalkii 4aad ee dalalka IGAD ee lagu qabanayo wadatashigan, iyadoo khubarada Soomaaliyeed ay so bandhigayaan qiimeyntooda ku saabsan mustaqbalka dhow iyo kan fog ee arrimaha Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, fursadaha ku jira iyo caqabadaha ku xeeran. Mudane Balal ayaa tilmaamay in dadaallada iyo wada tashiyada heer IGAD ay xoojinayaan Isbahaysiga Riyad ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed oo ay ku mideysan yihiin dalalka Soomaaliya, Sucuudiga, Urdun, Masar, Jabuuti, Ereteria, Yamen iyo Suudaan, maadaama afar ka mid ah dalalka Isbahaysigan ay ka tirsan yihiin Ururka IGAD. Dhankiisa, Maxamed Cali Guyo oo ah Ergeyga gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Badda Cas iyo Gacanka Cadan ayaa sheegay in Soomaaliya ay kaalin weyn ku leedahay qorshe kasta oo heer Gobol ah oo ku saabsan amniga iyo xasilloonida marin badeedyada, maadaama ay leedahay mid ka mid ah xeebaha ugu dheer Gobolka. Soomaaliya ayaa kaalin muhiim ah ka qaadaneysa Isbadellada siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee heer gobol iyo heer Qaaradeed, taasoo muujineysa dib u soo kabashada dowladnimada dalkeenna. View the full article
  13. Hargeysa (Caasimada Online) – Wasaarada arrimaha dibada ee Somaliland, ayaa markii u horeysay war ka soo saartay Safarka la sheegay in uu Madaxweynaha Farmaajo ku imanayo magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Somaliland, Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheegay inaysan suurtagal aheyn in uu Madaxweyne Farmaajo uu socdaal ku yimaado caasimada Somaliland ee Hargeysa. Wasiirka ayaa safarkaasi Farmaajo ee la sheegay inuu ku imanayo Hargeysa ku tilmaamay mid ah ‘Riyo maalmeed’ aan marnaba suurto gal noqon karin. Wasiirka ayaa arrintaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka oo ku qornaa luuqada Ingiriiska, isagoona xusay in Xukuumada Somaliland u taagan tahay ilaalinta jiritaankeeda, sida uu hadalka u dhigay. Hadalka wasiir ku-xigeenka ayaa imanaya ayada oo wararmsoo baxay ay sheegayaan in xukuumadda Somaliland ay waraaq rasmi ah u qortay Dowladda Itoobiya, taasoo lagu sheegay inaysan Somaliland ogoleyn inuu madaxweyne Farmaajo yimaado Magaalada Hargeysa. Sida ay laga soo xigtay ilo-wareedyo rasmi ah, waraaqda, oo loo diray wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya, ayaa loogu sheegay Itoobiya inaysan Somaliland marnaba diyaar u aheyn inay madaxweyne Farmaajo kusoo dhaweyso magaalada Hargeysa. Dhinaca kale, waxaa la filayaa in Madaxweyne Muuse Biixi uu asbuucaan Baarlamaanka Somaliland u sharaxo kulamadii uu madaxda Itoobiya kula soo qaatay Magaalada Adis Ababa, waxyaabihii looga hadlay iyo xaqiiqda safarka madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Hargeysa.
  14. Koox hubeysan ayaa goorsdhow dil ugu geystay degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha hoose Wariye Cabdi wali Cali Online oo ahaa wakiil wareedkii radiyo Kulmiye iyo Tefeshinka Universal ee gobalka Shabeellaha hoose. War qoraal ah oo lagu daabacay bogga Univrersal Tv ayaa lagu yiri” “Kooxo Hubeysan ayaa Goordhaw ku Dilay Dagmada Afgooye Wariye Cabdi Wali Cali Online oo ahaa Wariyahii Tvga Universal ee Gobolka Shabeelaha Hoose” . Wariyaha ayaa dhawac culus waxaa uu ka soo garay rasaastii ku dhacday taas oo sababtay inuu ugu dambeyn uu u geeriyoodo, lamana oga sababta ka danbeysay dilka loo geystay wariyaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  15. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Habeen-16022020.mp3 View the full article
  16. (SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysa Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Socdaalka Farmaajo Uu Doonayo In Somaliland Ku Yimad “Farmaajo Imaatinkiisa in lana la hor yimaadaaba nama qabato , Farmaajo wuxuu Somaliland kasooo doonikaraana majirto , madaxweynuhuna inuu nadhex keeno raygaa may ahayne waxay ahayd inuu markaba daafaco ayay ahayd “. ” Nin aan Galmudug tagi kareyn oo yidhaa Hargeysaan tagaya adeer taa ogolaan meyno ” Gudoomiye Faysal Cali waraabe oo sii watey waraysigan uu siiyay idaacada Voa ayaa sidoo kale kahadlay mawqifka ka xisbi ahaan uga meel yaala waxaanu yidhi ” Arintana mid Muuse lala xisaabtamo ayay noqonaysaa oo shacabka Somaliland la xisaab tamaan hadii uu dalkii halkaa marinayo , oo layidhaa farmaajaa imanaya Hargeysa , khamiistaan imanayaa dalkii shir qaran oo deg degaan ka galeynaa arintaasi .” ” Farmaajiyo kooxdiisa dhalinyartaa ee uu meesha kusoo ururiyay ee Muqdisho qariibka ku ah la furi mayno wada hadal danbe , doorashada danbe ayaanu sugaynaa in dad wanaagsan oo caqli leh imaadaan ” Source
  17. Afgooye (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee weriye Wariye Cabdi Weli Cali Online ayaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose, sida ay xaqiijiyeen xarumaha warbaahineed ee uu la shaqeynayey. “Kooxo hubeysan ayaa goordhaw ku dilay dagmada Afgooye wariye Cabdi Weli Cali online oo ahaa wariyahii TV-ga Universal ee gobolka Shabeellaha Hoose” ayaa lagu yiri war lagu daabacay bogga TV-ga uu ka howl-galayay ee Universal ee facebook. Weriye Cabdiweli Cali Online ayaa sidoo kale aahaa wakiil wareedkii Radio Kulmiye ee Afgooye. Kooxda weerarkaas geysatay oo tiradooda lagu sheegay laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa waxa ay weriyaha ka toogteen qeybaha sare ee jirkiisa, gaar ahaan madaxda. Ehelladiisa oo aan la xiriirnay waxa ay noo sheegeen in dhaawac daran kuu ka soo gaaray weerarkaas, isla markaana dhaawaciisa loola cararay cisbitaallada Muqdisho, balse uu geeriyooday intii lasoo waday. Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku yiri, “Naxariista Janno allaha ka waraabiyo Wariye Abdulwali Cali Onleyn oo galabta kooxo hubeysan ku dileen Afgooye”. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale amar ku bixiyey in laamaha amaanka degmada Afgooye looga fadhiyo dilka in baaritaan rasimi ah ay ku sameeyaan cidda ka ambeysay dilka weriyaha. “Hey’adaha amaanka ee Degamada Afgooye waxaan farayaa inay baaritaan rasmi ah ay ku sameeyaan kooxa dilka geystay gacantana lagu soo dhigo Saaxibkeen waxa uu si dhaw ula shaqeynayay Maamulka Gobolka” ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose. Lama yaqaan cidda geysatay dilka Weriyaha, mana jirto cid weli sheegatay mas’uuliyadiisa dilka loo geystay Weriye Cabdiweli Cali Online. Dilkan ayaa imanaya maalmod kadib markii Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ay warbixin ay soo saartay 13-kii bishan ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya “la haysto,” wajahayaan qaraxyo, garaac, weeraro iyo xarig. Amnesty ayaa sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya ay halis ka wajahayaan dhinac kasta, sida weerarada kooxda Al-Shabaab iyo dowladda caalamku uu taageero ee Soomaaliya. Sida warbixinta ay tiri, ugu yaraan sided suxufi ayaa lagu dilay Soomaaliya tan iyo sanaddii 2017, ayada oo ugu yaraan sideeda kale ay dalka uga carareen cabsi ay u qabaan noloshooda, waxaana kusoo biiraya hadda allaha u naxariistee weriye Cabdi Weli.
  18. Afgooye (SMN) – Wariye Cabdiwali Cali Online ayaa la sheegay in lagu dilay gudaha magaaladda Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ma cadda cidda dishay saxafiga. Wararka ayaa intaas ku daraya in dabley ay ka dambeysay falka, kuwaasoo la tilmaamay in ay ka baxsadeen goobta ay wax ka dhaceen. Laamaha ammaanka oo meesha ay wax ka dhacay tegay ayaa daboolka ka qaadey in ay baaritaan kuwadaan cidda ka dambeysay. Hay’adda Caalamka ee u dooda arrimaha saxaafadda ayaa ku sifeeyay Soomaaliya “waddanka ugu khatarta badan ee wariye ku shaqeeyo”. View the full article
  19. (SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland waxay beenisay wararka sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu imanayo magaalada Hargeysa. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Liibaan Yuusuf ayaa bartiisa Twitter kusoo qoray hadalkan. “Inuu Farmaajo imanaayo Hargeysa runtii waa riyo maalmeed Iyo hawlgal aan suurta gal aheyn, xukuumada Somaliland waxay u taagan tahay Inay Difaacdo Madaxbanaanideeda Iyo jiritaanka xuduudaheeda wax kasta oo ay ku kaceyso, waxaan u mahad celinayaa shacabka reer Somaliland ee wadaniyada iyo feejignaanta badan” Source
  20. (SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdilaahi Ibraahim Habane, oo xilka Wasiirka Waxbarashada ka soo qabtay Xukuumaddii Axmed Siillaanyo, horena u ahaa Xoghayaha Golaha Guurtida, ayaa sheegay in marnaba laga tanaasulin karin qaranimada Somaliland, isla markaana aanay ka mid noqon doonin Soomaaliya. Siyaasi Cabdilaahi Ibraahim Habane,oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Farmaajo inuu Somaliland ku sheego Gobolo Waqooyi waa ku khalad, garadkiisa ayaana siiyey, laakiin Farmaajo doorashadii ayaa ku soo dhaw, waxaanu doonaya inuu ololaha ku galo Somaliland ayaan la hadlay,dalnimada Somaliland sinaba loogama tanaasuli karo, Faradaal Somaliyeedna ma noqon karno, Maamul Goboleedna ma nihin, ee waxaynu nahay Qaran jira, oo Madaxweyne leh, oo Golayaal leh, oo xuduudo leh, Somaliyana waxaynu nahay dal jaar ah, oo jaarnimada iyo diinta ayuun baa inaga dhexeeysa, laakiin dawladnimo inaga dhexeyn kartaa ma jirto”. Mar uu ka hadlayey kulankii dhexmaray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya ayaa yidhi “Labada Madaxweyne dabcan wey kulmeen kulankoodana albaabada ayaa u xidhnaa, waxay ka wada hadleena lama oga, laakiin siday aniga ila tahay waxay ka wada hadleen sidii loo sii amba qaadi lahaa wada hadaladii, waxaa hubaal ah in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu mawqifkiisa Somalilandnimadu cad yahay, si yar oo fududna wax loo hoos dihgi karin” Source
  21. MOGADISHU (HOL) - A journalist working with local media in Mogadishu was shot dead Sunday in Afgooye. Source: Hiiraan Online
  22. (SLT-Nairobi)-Dawladda Kenya ayaa cabasho ka muujisay olole xoogan oo ay dawladda Djibouti waddo, kaas oo ku saabsan kursiga qaaradda Afrika ee golaha ammaanka Qaramada Midoobay. Midowga Afrika ayaa wuxuu sanadkii hore ee 2019 kursigaas u caleemo saaray dalka Kenya oo gudaha Midowga Afrika kaga cod badatay Djibouti, iyadoo uu Midowga Afrika go’aankaas u gudbiyay New York si loo xaqijiyo in kursigaas uu Midowga Afrika u gartay Kenya. Laakiin Djibouti ayaan joojin ololihii kursigaas ay ku doonaysay, waxaanay Kenya dhaqdhaqaaqa Djibouti ku tilmaantay mid ixtiraam darro ka muuqato oo ka soo horjeeda qawaaniinta Midowga Afrika. Doorashada rasmiga ah ee kursigan ayaa bisha June ee sannadkan ka dhici doonta New York. Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa Djibouti ku eedaysay inay garab martay go’aankii Midowga Afrika oo ay waddo olole ka dhan ah soo jeedinta Midowga Afrika iyo natiijadii ka soo baxday Midowga Afrika ee tartankii dhex maray kal hore. Dawladda Djibouti ayaa iyaduna qoraal ay soo saartay waxay ku sheegtay inay si sharci ah u hor istaagtay murashaxnimada Kenya ee golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo ay sheegtay inaanay ansixin guddiga fulinta ee Midowga Afrika. Gole lagu magacaabo PRC oo ah wakiilada joogta ah ee Midowga Affrika oo ah safiirada Midowga Afrika u qaabilsan dalalkooda ayaa waxay qoraal u qoreen safiirada Afrika ee New York jooga, waxaanay ka codsadeen inay tixgelin gaar ah siiyaan murashaxnimada Kenya ee kursigaas, waxaanay ku wargeliyeen in ay tartan ku galeen Addis Ababa dalalka Djibouti iyo Kenya oo ay Kenya ku guulaysatay inay kursigaas Afrika u metesho. Golahan the Permanent Representatives Committee (PRC), ayaa awood u leh inay gaadhaan go’aamada cidda Afrika u metelaysa golaha ammaanka Qaramada Midoobay, waxaana awooda siiyay madaxweynayaasha Afrika. Hase yeeshee Djibouti ayaa u muuqata inaanay u hoggaansamin soo jeedinta golahan iyo Midowga Afrika, waxaanay Djibouti sheegtay inay haysato taageerada dalal badan oo ay saaxiib yihiin, iyadoo Kenya ku eedaysay inaanay qaadi karin masuuliyada ammaanka Afrika. Codayntaas uu Midowga Afrika qaaday bishii August ee sannadkii hore, ayaa waxay Kenya heshay 37 cod, halka ay Djibouti heshay 13 cod oo ka mid ah dalalka Midowga Afrika. Source
  23. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka hadashay jiritaanka warar sheegayey in Golaha Wasiirada Somaliland ay shir ka yeesheen Safarka la sheegay in uu Farmaajo ku imanayo Hargeysa. Somaliland ayaa si cad u sheegtay in Golaha uusan wax shir ah ka yeelen Safarkaasi la sheegay ee Farmaajo, isla markaana ay tahay warar been abuur ah oo lagu baahiyey baraha bulshada. Xoghayaha Golaha Wasiirada Somaliland, Jamaal Maxamed ayaa arrintaasi ku xaqiijiyey qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, oo u dhigna sidan: “Golaha Wasiirada Jamhuuriyada Somaliland wax shir ah oo ku saabsan Imaatinka Farmaajo ee Hargeysa ma aysan yeelan.” “Warka baraha bulshada lagu qoray ee sheegaya in Goluhu shiray waa war aan sal iyo baartoonna lahayn oo aan waxba ka jirin. Muwaadiniinta Somaliland sidaas ha ula socdaan”. Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland, Suleymana Maxamuud Aadan ayaa goor sii horeysay oo maanta ah u sheegay xubnaha aqalka odayaasha in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu doonayo inuu booqasho ku yimaado magaalada Hargaysa isaga oo ay wada socdaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo.
  24. A high-ranking official in Somaliland has confirmed a possible visit to Hargeisa by Ethiopian Prime Minister and the Somali president in the coming week. Hargeisa is capital of Somaliland, an autonomous region of Somalia. Source: Hiiraan Online