-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa goordhow shir jaraa’id uu qabtay ka hadlay xaaladda dalka iyo cudurka safmarka ee Coronavirus. Kulanka kadib, madasha ayaa soo saartay bayaan. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka View the full article
-
MOGADISHU (HOL) - The number of COVID-19 cases in Somalia Monday shot up drastically with 35 people testing positive for the disease raising fears the country could be headed for a tough battle with the global pandemic. Source: Hiiraan Online
-
Dowlada Jubbaland ayaa shaacisay in laba Qof laga helay Cudurka Corona Virus, Waana markii u horaysay oo Cudurkaan soo gaaro Jubbaland. Magaalada Kismaayo ayay ku [...] Source
-
Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay soo Kordheen Xaalado Cusub oo COVID-19 Ah. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32 kamid ah waxay ku suganyihiin magaalada Muqdisho, labo waxaa laga diiwaan geliyay Hageysa, Booramana waxaa laga helay qofkii ugu horreeyay. • Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa warbxinta maalinlaha ah ee arrimaha COVID-19 ku sheegtay in Xaaladaha maanta soo kordhay ay tirada guud ee dadka laga diiwaan geliyay ka dhigayaan 60 xaaladood. • 52 kamid ah bukaannada xaaladdooda caafimaad aad ayey u wanaagsan tahay waxa ayna ku karantiilan guryahooda, sedax kamid ah waxaa lagu baxnaaninayaa Isbitaal De-Martini, iyada oo qofka kale uu ku jiro xarun caafimaad oo ku taalla Xalane. • Marwo Fowsiya Abiikar Nuur waxay ugu baaqday dadka inay guryahooda joogaan hadii aysan jirin arrimo muhiim u ah nolosha, dadkuna kala fogaadaan ugu yaraan laba mitir, taxadar gaar ahna la siiyo dadka da’da ah iyo dadka qabad cudurada daba dheeraada. View the full article
-
• Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32 kamid ah waxay ku suganyihiin magaalada Muqdisho, labo waxaa laga diiwaan geliyay Hageysa, Booramana waxaa laga helay qofkii ugu horreeyay. • Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa warbxinta maalinlaha ah ee arrimaha COVID-19 ku sheegtay in Xaaladaha maanta soo kordhay ay tirada guud ee dadka laga diiwaan geliyay ka dhigayaan 60 xaaladood. • 52 kamid ah bukaannada xaaladdooda caafimaad aad ayey u wanaagsan tahay waxa ayna ku karantiilan guryahooda, sedax kamid ah waxaa lagu baxnaaninayaa Isbitaal De-Martini, iyada oo qofka kale uu ku jiro xarun caafimaad oo ku taalla Xalane. • Marwo Fowsiya Abiikar Nuur waxay ugu baaqday dadka inay guryahooda joogaan hadii aysan jirin arrimo muhiim u ah nolosha, dadkuna kala fogaadaan ugu yaraan laba mitir, taxadar gaar ahna la siiyo dadka da’da ah iyo dadka qabad cudurada daba dheeraada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dalka Soomaaliya laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah 24-kii saac ee ugu dambeysay. Waa tiradii ugu badneyd ee 24 saac la diiwaan-geliyo. 32 ka mid ah Xaaladaha cusub waxay ku suganyihiin magaalada Muqdisho, labo waxaa laga diiwaan geliyay Hargeysa, Booramana waxaa laga helay qofkii ugu horreeyay. Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa warbxinta maalinlaha ah ee arrimaha COVID-19 ku sheegtay in Xaaladaha maanta soo kordhay ay tirada guud ee dadka laga diiwaan geliyay ka dhigayaan 60 xaaladood. Sida ay sheegtay Fowsiya, 52 kamid ah bukaannada xaaladdooda caafimaad aad ayey u wanaagsan tahay, waxa ayna ku karantiilan guryahooda, sedax kamid ah waxaa lagu baxnaaninayaa Isbitaal De-Martini, iyada oo qofka kale uu ku jiro xarun caafimaad oo ku taalla Xalane. Marwo Fowsiya Abiikar Nuur waxay ugu baaqday dadka inay guryahooda joogaan hadii aysan jirin arrimo muhiim u ah nolosha, dadkuna kala fogaadaan ugu yaraan laba mitir, taxadar gaar ahna la siiyo dadka da’da ah iyo dadka qabad cudurada daba dheeraada. Soomaaliya ayaa waxaa inta la ogyahay cudurka ugu geeriyooday laba qof, hase yeeshee warbixinta cusub ee caawa soo baxday ayaa muujineysa in cudurka uu si xooggan ugu faafayo bulshada, loona baahan yahay inay maqlaan talooyinka loo jeedinayo. Hoos ka daawo wasiir Fowsiya
-
DJabuuti (Caasimada Online) – Dalka Jabuuti maanta waxaa laga diiwaan geliyay kiisaskii ugu badnaa ee cudurka Coronvirus, tan iyo markii uu dalkaas ka dilaacay xanuunkan. Wasaaradda caafimaadka ee dalka Jabuuti ayaa shaacisay in maanta la diiwaan geliyay 83 kiis oo cusub, waxaana la sheegay in dadka uu soo ritay cudurkaas ay badankood kasoo jeedaan gobolka Cali-Sabiix ee dalka Jabuuti. Tirada guud ee dadka uu ku dhacay cudurkaas ee dalkaas Jabuuti ayaa lagu sheegay warqadda kasoo baxday wasaaradda caafimaadka 298 qof, waxaana la sheegay in baaritaan la mariyey in ka badan 4,000 oo ruux. Laba ruux ayaa la xaqiijiyey illaa hadda in dalka Jabuuti ay ugu geeriyootay cudurkan, waxaana dalka la geliyey xaalad bandow ah. Bandowga lagu soo rogay muwaadiniinta dalkaas ayaa ku eg 28-ka bishan, iyadoo ay xusid mudantahay in waqtigii hore uu dhamaaday balse lagu kor dhiyey mudo laba toddobaad ah, kadib markii ay sii badatay khatarta cudurkaas uu ku hayo dalka Jabuuti. Dadka danyarta ah ayaa la sheegay in uu saameyn badan ku yeeshay bandowga saran dalkaas, iyadoo ay kusoo wajahanyahay bishii barakeysneyd ee Ramadaan, waxayna ka cabsi qabaan in mudada bandowga lagu sii kordhiyo, hadii khatarta cudurkan ay sii badato.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Tifaftirahii Telefishinka Qaranka Soomaaliya SNTV, Feysal Muuse ayaa maanta shaaciyay inuu is casilay, kadib 3 sano oo uu howshan hayay. Feysal Muuse ayaa sheegay in ujeedada is-casilaaddiisa asalkeedu ay tahay in aanu habayaraatee wax shaqo ah ku lahayn dooddii maalmahan la hadal hayey ee ku aaddaneyd warqad ogeysiis shaqaale gabdho wariyeyaal ah lagu dalbanayey oo fadeexad dhalisay. “Waxaa mas’uuliyadda warqaddaas Iska leh mar walba agaasimaha Telefishinka Qaranka oo ay xafiiskiisa ka soo baxday sida cad summadda warqaddaas, anigana waxaan sas weyn ka qabay luuqadda warqaddaas lagu qoray. SNTV iyo warbaahinta Qaranka guul ayaan u rajeynayaa bulshadeyduna waan ugu sii adeegi doonaa,” ayuu yiri Faysal. Saacado kadib is-casilaadiisa ayaa warqad kasoo baxday wasaaradda warfaafinta lagu sheegay in xilka laga qaaday Faysal, iyada oo wasaaraddu ay baahisay qoraal shaki abuuray oo lagu sheegay inuu tifaftiruhu ku qirtay inuu ka dambeeyay baahinta xayeesiin shaqo oo caro dhaliyay, taasi oo Faysal uu beeniyey. Feysal oo is casilaaddiisa ku shaaciyay bartiisa Facebook, ayaa beeniyay in uu ku lug lahaa baahinta iyo qoraalka anshaxa baalmarsanaa ee wasaaraddu ku codsatay suxufiyiin habla ah, isaga oo mas’uuliyadda gefkana dusha agaasimaha TV-ga. Marka la eego doodda Faysal, waxaa muuqata inuu saxan yahay sababtoo ah laba arrinba waxay caddeynayaan inuusan shaqo ku lahayn fadeexaddan: 1 – Warqaddii koowaad ee fadeexadda dhalisay ee la isku dayey in dusha loo saaro Faysal, ikuma saxiixneyn magaciisana kuma qorneyn. (eeg) 2 – Warqaddii labaad ee kasoo baxday SNTV ee qaladkii hore lagu saxayey waxaa lagu caddeeyey in warqadda uu faafiyey qof xoghayn ah (eeg halka aan ku calaameynay caaladda casaanka). Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in qoraalka carada abuuray ee loogu gafay gabadhaha Soomaaliyeed uu ka yimid wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, isla markaana uu baahiyay agaasimaha Telefishinka. Si kastaba, cadaadis kaga yimid xafiisyada madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ayaa wasiirka lagu qasbay in uu mas’uuliyadda qaato ama uu tallaabo ka qaado ciddii ka dambeysay. Ugu yaraan laba mas’uul oo ka tirsan wasaaradda oo codsaday in aan magacooda la baahinin ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in warqadda qirashada tifaftiraha ee ay wasaaraddu baahisay la been abuuray oo uusan saxiixin tifaftiraha, ujeedkuna uu ahaa in qaladka dusha loo saaro, balse uu diiday.
-
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Caasimada ah ee Jowhar kulan kula qaatay Guddiga Ka Hortaga Caabuqa Coronovirus ee Covid 19, iyadoo kulanka looga hadlayay sida hey’adaha Dowladda ay isaga kaashan karaan, waxaana shirka goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Guudlaawe Xuseen. Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo shirka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay saameynta Cudurkani iyo sida lagama maarmaanka ay u tahay in bulshadu ay raacaan Tilmaamaha Bahda Caafimaadka iyo Hey’adaha ay quseyso. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo sii hadlay ayaa faray Wasaaradda amniga, iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Sh Dhexe in go’aan ay ka qaataan joojinta qaadka iyo ka hortaga jaadka ka yimaada Dalka Itoobiya, wuxuuna adkeeyay amarka lagu joojiyay Waxbarashada Iskuulada jaamacadaha, Dugsiyada Quraanka, goobaha dadka isugu yimaadaan sida baararka, iyo Garoomada Kubadda cagta lagu ciyaaro. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warka-habeen-13042020.mp3 View the full article
-
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal iyo ku-xigeennadiisa, ka dib markii bishii tagtay guddoomiyihii hore ee gobolka lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay magaalada Goroowe, kaas oo dhaawac ka soo gaaray uu ugu geeriyooday Isbitaalka guud. Wareegto ka soo baxaday Madaxweynaha ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen qoraalka ayaana u qornaa sidaan : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.30 April 13,2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Maamul ee Gobolka Nugaal. Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Cawil Axmed Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal 2. Waxaa Qaasim Maxamed Cabdi loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gobolka Nugaal 3. Waxaa Xuseen Xaaji Cabdulle Maxamed loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gobolka Nugaal Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aanno cusub oo ku wajahan shacabka ku dhaqan deegaannada Somaliland si looga fogaado in caabuqa COVID-19 bulshada dhex faafo. Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in muddo afar asbuuca la xiro masaajidda lagu tukado salaadda iyo gooaba waxbarashada, bulshada ayaa loogu baaqay in ay ku cibaadeystaan guryahooda, sidoo kale waxaa dadka ajaanibta ah ee ku sugan Somalilan loogu baaqay in ay isaga baxaan Somaliland muddo 5 maalmood ah Halkaan ka Akhriso Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Warqad xayeysiis ahayd oo hadal hayn badan dhalisay, ayaa sababtay in xilkii laga qaado Tifaftirihii Telefishinka Qaranka Soomaaliya. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa xilka looga qaaday Tifaftirihii TV-ga Qaranka Faysal Muuse Maxamed, waxaana lagu shaaciyay wareegtada in TV-gu uusan qaadaneyn shaqaale cusub ilaa amar dambe. Tifaftirihii TV-ga Qaranka, Faysal Muuse Faysal Muuse Maxamed ayaa sida wareegtada ku qoran lagu eedeeyey inuu sameeyey qaab aan waafaqsanayn habka maamulka, markii sida la sheegay uu ereyo aan lala ogeyn ku daray oo baahiyey warqad qabyo ahayd, oo markii hore ay wada diyaariyeen isaga iyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka. Sidoo kale wareegtada waxaa lagu sheegay in Tifaftiraha xilka laga qaaday la marsiin doono tallaabada anshax ee ku haboon. Dhanka kale qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay Faysal Muuse Maxamed ka hor inta aan la baahin warqadda xilka qaadista ayuu ku sheegay in uu iscasilaad u gudbiyey madaxda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. Cabdinaasir Daahir Sabriye ayaa si ku meel gaar ah loogu magacaabay Tifaftiriha Telefishinka Qaranka Soomaaliya. Wasaaradda Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 11-kii bishan dhaleeceyn kala kulantay qoraal xayeysiis shaqo ahaa oo labo wariye oo haween ah loogu rabay Telefishinka Qaranka. Laba ka mid ah shuruudaha shaqada ayaa dadku aad uga falceliyey, kuwaas oo ahaa in haweenayda loo baahan yahay dherer ahaan, miisaan ahaan iyo muuqaalba leedahay qaab Talefishin iyo sidoo kale in ay leedahay hub-qad wanaagsan. Kadib markii khuburo saxaafadeed iyo dad kale ay aad uga falceliyeel qoraalkaas oo loo arkay takoor, ayaa saacado kadib Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya dib u saxsay qoraalkeedii. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Aadan Isaaq ayaa qoraal uu maalintaas soo saaray ku sheegay in uu ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan gabdhaha ka raalli-galinayo wixii khalad ahaa ee ku jiray qoraalkaas. Hoos ka eeg wareegtada xilka qaadista Tifaftirihii TV-ga Qaranka. PUNTLAND POST The post Warqad hadal hayn badan dhalisay oo galaafatay Tifaftirihii Telefishinka Qaranka appeared first on Puntland Post.
-
Boorama (Caasimada Online) – Faah-faahino kooban ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo saaka bariga magaalada Boorama ee gobolka Awdal ku dhexmaray labo reerood oo ku muransanaa dhul. Dagaalkan oo ka dhashay muran dhul-beereed ah ayaa waxa uu saaka waabarigii ka bilowday deegaanka Buuraleyda ee Shaylaha iyo Gumarta Boorama, oo magaalada kaga beegan dhinac bariga. Dagaalkan oo ka dhex qarxay Reer Nuur iyo Jibriil Yoonis, ayaa socday muddo saacado ah, kaasi oo labada dhinac ay is-weydaarasanayeen hub culus oo kala duwan, sida ay ilo deegaanka ah u xaqiijiyeen Caasimada Online. Sidoo kale waxa lagu waramayaa in uu dhaawac soo kala gaadhay labada dhinac, inkasta oo ilaa hadda si rasmiya loo xaqiijin karin inay jirto dhimasho ka dhalatay rasaastaasi iyo hubkii kale ee la isku ridayay saacadaha badan. Ciidamada Militeriga Somaliland ee ku sugan Boorama, ayaa iyaguna qeyb ka noqday dagaalkaasi, iyada oo saacado badan ay ku qaadatay soo afjarida xiisadaasi dagaal ee maanta ka qaraxday bariga magaalada Boorama. Xukuumada Somaliland iyo maamulka gobolka Awdal ayaa wax war ah kasoo saarin dagaalkaasi maanta aragagaxa badan ku abuurey bulshada ku dhaqan Boorama ee ka qarxay bariga magaalada.
-
The two Cuban doctors kidnapped in Kenya by the Somali jihadist group Al-Shabaab this Sunday will have been a year in captivity in Somalia, while the Kenyan government reiterates that they are still “alive” and efforts to free them continue despite the coronavirus pandemic. “We are working every day to ensure that they return home alive. We are very aware of what the families are suffering,” said the spokesman for the Kenyan Executive, Cyril Oguna. This Sunday surgeon Landy Rodríguez and general medicine specialist Assel Herrera will have been in captivity for a year, after their kidnapping by suspected members of Al-Shabaab in the Kenyan city of Mandera (northeast), near the border with Somalia and the target of numerous jihadist attacks in the past. On April 12, 2019, the two doctors were traveling, as usual, in a convoy to the Mandera hospital, accompanied by armed escorts, when they were intercepted after a shooting in which one of the guards who watched over their safety was killed. Although Kenya mobilized the Army and Police to pursue the kidnappers, its troops “failed to provide an effective response to the attack and Al-Shabaab had all day to move the two kidnapped doctors across the border to their areas in Somalia,” as the security consultant Andrew Franklin, a former U.S. Marine settled in Nairobi since 1981, reminded EFE. “They are alive” Since then, Herrera and Rodríguez have neither been seen in public nor have photos or videos been published that give an idea of their fate. Asked if the Kenyan government has received any recent proof that they are alive, Oguna replied: “Yes. We are working with our partners in sharing intelligence information. We have evidence that they are alive.” “But it is a delicate operation,” said the spokesman, stressing that a hasty intervention “would not help,” hence the need to “plan meticulously.” That no evidence of the doctors’ being alive has been released “is neither a good nor a bad sign,” Murithi Mutiga, director of the International Crisis Group (ICG) for the Horn of Africa, told EFE. In any case, Mutiga said, “It is very encouraging that Al-Shabaab did not declare that it has killed them. Normally, when Al-Shabaab kills hostages, it makes it public. Therefore, at least that gives families some hope.” Release in times of coronavirus Like many other countries, Kenya currently uses its resources to combat the coronavirus pandemic with strict containment measures that reduce the mobility of citizens. In this context, a question arises: is the health crisis going to have an impact on the plans to free the doctors? “No. We have troops in Somalia that have been there for a long time and their efforts continue,” replied Oguna, referring to the deployment of the Kenyan army in Somalia since 2011, when it invaded that country in reaction to several kidnappings in Kenya attributed to Al- Shabaab. “Part of our presence there is to ensure that we continue monitoring each movement and working with our partners, so that we don’t lose sight of the whereabouts of the two doctors,” added the spokesman. However, a possible military operation to rescue the doctors is “a very unrealistic option,” according to Mutiga, who believes that “negotiations offer the most promising way to free the doctors.” According to Franklin, “Well-informed sources indicate that negotiations are underway for a rescue between the Cuban government and Al-Shabaab. Those negotiations are being facilitated by several clan elders, although they have also attracted a myriad of negotiators and self-proclaimed intermediaries.” “There is no doubt that Al-Shabaab sees the operation as a source of income,” said the former Marine. Millionaire rescue of “war hostages” Last May, traditional Kenyan and Somali elders who traveled to the Somali region of Al-Shabaab-controlled Jubaland to negotiate on behalf of the doctors claimed to have seen the doctors providing medical assistance to the local population. According to the mediators, the kidnappers even demanded a reward of about 1.5 million dollars for their release, the Kenyan press reported at the time. In that negotiation, “the commanders of the (jihadist) group did not consult with each other or decide on the release of the doctors, but to silence the elderly, they asked for millions of dollars as a ransom that the elderly, Kenya or Cuba cannot pay,” Mohamed Moalin, tax collector in Al-Shabaab-controlled areas in central and southern Somalia, said to EFE. Moalin indicated that Al-Shabaab treats Rodríguez and Herrera as “war hostages” because it considers Cuba an enemy of Islam due to its support for Ethiopia in the conflict that it fought with Somalia between 1977 and 1978 in the dispute for Ogaden, an Ethiopian region of Somali population. “That makes it very difficult for the case to be normalized at the civil level,” which has hampered talks with traditional leaders, argued the tax collector of the jihadist group, which joined Al Qaeda in 2012. Meanwhile, he said, Al-Shabaab takes advantage of the doctors to care for its wounded and train its own doctors under the supervision of Xarasa guards, special security brigades that monitor the hostages’ movements. The Kenyan government, however, continues to stand its ground: “We’ve never paid ransoms to terrorists and that position has not changed,” said Oguna. Cuba’s “tireless efforts” Cuba, which maintains regular contacts with the Kenyan authorities, denied last year that the kidnappers had put a price on the release of the doctors. Without going into details, the Cuban ambassador in Kenya, Ernesto Gómez Díaz, simply explained to EFE that currently “many efforts are being made that should lead to the liberation and return of the two doctors to their families.” View the full article
-
The Ministry of Health of the self-declared Republic of Somaliland has announced three more cases of the COVID-19 pandemic. Somaliland’s Minister of Health Omar Abdullahi Bade said the cases were registered in the region’s capital, Hargeisa and Togdheer region. This brings the COVID-19 cases announced by the breakaway region to five. No death has so far been reported. The development comes as Somaliland received medical laboratory equipment to test the COVID-19 virus. Minister Bade revealed that the World Health Organisation delivered the laboratory equipment to Somaliland. He added that the testing machine will have the capacity to test up to 500 people in a day and get results within 12 hours instead of the many days it used to take to get results after sending them to Kenya for testing. The minister announced that the WHO will send a lab expert to Hargeisa to hep train Somaliland medical professionals on testing the deadly disease. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has never received international recognition. Somalia has so far announced 27 COVID-19 cases and two deaths. View the full article
-
Somalia’s government has imposed a night curfew in the country’s capital of Mogadishu in a bid to curb the spread of the coronavirus, according to local news outlets. The curfew will commence from 15th April 2020 and will be imposed from the hours of 8 pm to 5 am. The restrictions come after two deaths and over twenty COVID-19 cases were recorded. View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday go’aamo cusub oo looga hortagayo faafida cudurka halista ah ee Coronavirus ama Covid-19, xili ay saaka shaacisay Kiisas cusub. Somaliland ayaa soo saartay go’aan gebi ahaanba lagu joojinayo in Salaadaha lagu tukado Masaajidda muddo afar todobaad ah, iyada oo dhowaan ay ka hor-yimaadeen qorshe noocan ah Culimada Somaliland, sida ay xog ku heshay Caasimada Online. Xukuumada Muuse Biixi ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in muddo afar todobaad ah ay sii xidhnaan doonaan goobaha waxbarashada, si uusan bulshada ugu sii dhex faafin cudurka Coronavirus. Waxa kale oo ay xukuumada Biixi ku amartay Dadka Ajaanibta ah ee deegaanadeeda ku jooga bilaa sharciga inay iskaga baxaan muddo shan maalmood gudahooda. Somaliland ayaa saaka shaacisay in deegaanadeeda laga helay Saddex kiis oo cusub, gaar ahaan Hargeysa iyo Boorama, kuwaasi oo ka dhigay kiisaska guud ee laga helay 5-kiis, halka Soomaaliya oo dhan ay tahay 28-kiis oo cudurkaasi ah.
-
Erdogan oo diiday is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii diiday inuu aqbalo is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha oo ka dhalatay xanibaad deg deg ah oo dalka lagu soo rogay taasi oo hogaamisay in dadku ku cararaan dukaamada ayagoo argagaxsan. Wasiir Suleyman Soylu ayaa la kulmay cambaareyn xooggan kadib markii bandow 48 saac ah oo looga hortagayo faafitaanka cudurka Coronavirus lagu dhowaaqay Jimcihii, ayada oo shacabka la siiyey kaliya ogeysiis laba saac ah. Go’aankaas ayaa kumanaan qof ku qasbay inay ku cararaan suuqyada, taasi oo jebisay xeerkii kala fogaanshaha bulshada. Waddooyinka magaalooyinka Istanbul iyo Ankara ayaa sidoo kale buuxsamay ayadoo la arkayey safaf dhaadheer oo loo galay dukaamada cuntada, bankiyada iyo goobo kale. Isaga oo ka jawaabaya jahwareerka arrintan ka dhashay, ayaa Soylu waxa uu sheegay in go’aanka lagu joojiyey dhaq-dhaqaaqa dadka uu “amray” madaxweynaha. Hase yeeshee, wasiirkan arrimaha gudaha ee awoodda badan islamarkaana 50 jirka ah ayaa Axaddii aqbalay “mas’uuliyadda buuxda ee fulinta amarkan” taasi oo uu sheegay in si daacad ah loo fuliyey. Si kastaba, Erodgan ayaa diiday inuu aqbalo is-casilaadda Soylu. “Wuxuu sii wadi doonaa howlihiisa,” ayuu yiri. Kadib jahwareerkii hore ee ka dhashay xanibaadda ayaa dhaqan-gashay, waxaana u hogaansamay inta badan shacabka. Dalka Turkiga ayaa waxaa laga xaiqijiyey 57,000 kiis oo COVID-19 ah, ayada oo ay u dhinteen 1,200 oo qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka. AFP + VOA
