-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
LONDON: A British team has helped secure the release of three Iranian sailors from Somali pirates, amid heightened tensions between the UK and Iran over the case of the imprisoned charity worker Nazanin Zaghari-Ratcliffe. The deal for the sailors’ release involved a ransom payment of $180,000 — brokered by the UK-based Hostage Support Partnership — which was coordinated by Kenya-based former British diplomat John Steed in partnership with Leslie Edwards, a UK-based hostage-negotiation specialist. It ends the longest-running maritime hostage situation in the region to date, with the three men having spent five-and-a-half years in captivity. More than 2,000 sailors were hijacked off the Somali coast between 2005-2012, when piracy became a lucrative business, with around half a billion dollars paid out in ransoms. As companies began putting armed guards on vessels and international navies started patrolling the sea around the Horn of Africa more frequently, attacks dropped, but did not die out completely. “This marks the end of an era of Somali piracy, and the pain and suffering of Somalia’s forgotten hostages,” said Steed. Eight Iranian sailors were originally captured on board their vessel, the Siraj, while fishing off Somalia in March 2015. Five were released in 2018 — one of them, Mohammed Jaffrey, was so malnourished he appeared to have prematurely aged. The sailors allege they were treated “like goats.” The Hostage Support Partnership has had extensive engagement with Somali pirates over the past few years. Since 2013, it has helped to negotiate the release of the crews of three other hijacked vessels whose owners were uninsured. The owners of the Siraj are also believed to have been uninsured, and so unable to help the crew. The $180,000 was a fraction of the sum originally requested, and had to be raised by supporters in the Iranian shipping industry. Complex negotiations took place over many months, with the team working with Iranian diplomats to obtain proof that the three remaining hostages were still alive. However, there have been allegations that the case failed to gain traction among the higher echelons of the regime in Tehran because the crew members are of Baluchi ethnicity, a group typically treated as second-class citizens in Iran. The release of the Iranian hostages through the work of British and Iranian actors comes in sharp relief to the tension surrounding Tehran’s incarceration of dual national Zaghari-Ratcliffe. This week, a BBC “Panorama” documentary claimed Iran was holding Zaghari-Ratcliffe “hostage” to secure a £400 million ($528.2 million) payment withheld by London after an arms deal was scuppered by the Iranian Revolution in 1978. The post UK team helps free Iranian hostages from Somali pirates first appeared on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa xalay furay Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka maamulkaasi, kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Xafladda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb-galay guddoomiyaha golaha aqalka sare, xildhibaano iyo marti sharaf kale. Sidoo kale waxaa munsaabadda khudbado kala duwan ka jeediyey mas’uuliyiinta ka qeyb-gashay, kuwaas oo diirada saaray xaaladda Galmudug iyo horumarada ay ku tallaabsatay. Qoor-Qoor oo madasha ka hadlay wuxuu soo hadal qaaday shirikii Dhuusamareeb 3, wuxuuna tilmaamay in aan laga laaban doonin heshiiskii lagu gaaray shirkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in la sii amba-qaado wada-hadallada, si doorashooyinka looga gaaro xal mideysan. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo ay markale madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ay shir wada-tashi ah dhowaan ku yeelan doonaan M/Muqdisho. View the full article
-
Turkey on Thursday donated 12 new armored personnel carriers to the Somali military to support its fight against al-Qaeda affiliated group al-Shabaab. Somali Defense Minister Hassan Ali Mohamed and Somali armed forces commander Gen. Odawa Yusuf Rageh received the donation at a ceremony held in the capital Mogadishu on Thursday. Turkish Ambassador to Somalia Mehmet Yilmaz and other Somali government officials also attended the ceremony. Mohamed said that the armored personnel carriers will support Somalia’s military operations against al-Shabaab. The vehicles will be used by Somalia’s special unit, namely Gorgor (Eagle), trained and mentored by the Turkish government. “Today, we are here to receive this latest modern armored personnel carriers from our friendly and brotherly country Turkey and we are thanking them for their support to our military and country,” the Somali armed forces commander said. The Turkish ambassador said his country will continue to support Somalia. On Monday, Turkey delivered 12 off-road vehicles to Somalia as part of bilateral military and financial cooperation agreements, according to the Turkish National Defense Ministry. The post Turkey donates 12 military vehicles to Somalia first appeared on Caasimada Online.
-
Madaxweynayaasha K/ Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle oo yeeshay kulan khadka taleefanka ah ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii Garoowe ee ay yeesheen Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen maamullada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ayaa waxa ay ku sheegeen inay aqbaleen shirka wada-tashiga ee ay ku baaqeen madaxdaasi, kaas oo dhowaan ka dhacaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Halkan hoose ka akhriso:- View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-subax-28082020.mp3 View the full article
-
The BBC has uncovered new evidence that a drone operated by the United Arab Emirates killed 26 unarmed cadets at a military academy in Libya's capital Tripoli in January 2020. Source: Hiiraan Online
-
Not since the days of the Ottoman Empire has the Turkish military had such an extensive global footprint. Under its ambitious president, Recep Tayyip Erdogan, Turkey sent troops to Libya to turn the tide of the war there, and it keeps up a military presence in Syria, Iraq, Qatar, Somalia and Afghanistan as well as maintaining peacekeeping troops in the Balkans. Source: Hiiraan Online
-
WRPS chief, senior members meet with local Somali community
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
KITCHENER -- Waterloo regional police Chief Bryan Larkin and other senior members of the police met with the local Somali community on Thursday night. Source: Hiiraan Online -
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka digay qalalaase siyaasadeed oo ka dhacay Soomaaliya, haddii dowladda federaalka ay doorashada waqtigeeda ku qaban wayso. Axmed Madoobe oo warbaahinta la hadlay kadib shirkii Garoowe ugu soo dhammaaday Puntland iyo Jubaland, ayaa ka digay in muranka iyo is-qab-qabsigu sii socdo, taasi oo sida uu sheegay xasilooni-darro iyo qal-qal amni gelinaysa xaaladda waddanka. “Waa in laga shaqeeyaa sidii doorasho ay ku dhici lahayd, waqtigeedana ugu dhici laheyd, qal-qal siyaasadeedna uusan u iman, sababtoo ah marka aad waqtiga dib u eegto, isbeddelka siyaasadeed ee waqtigiisa ku dhacaa wuxuu Soomaaliya u gaystay tallaabooyin horey loo qaaday, wax kasta oo markaa caqabad ku keena ayada ayuu dhibaato ku yahay,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubaland, ayaa sidoo kale sheegay in marxaladda kala guurka ah ee dalku haatan marayo, ay tahay mid u baahan dulqaad iyo isu-tanaasul dheeri ah, si looga heshiiyo hannaanka doorashada 2020/2021. Axmed Madoobe, ayaa sidoo kale sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ayaga isku dan yihiin, islamarkaana aysan wax dan ah ugu jirin in meel kale wax looga soo guuriyo. Madaxweynaha Jublanad ayaa sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin inay waxyaabo badan ay danta dalka dartiis uga tanaasuleen, ayna doonayaan kaliya xalka Soomaalida. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/08/Axmed-Madoobe-oo-ka-hadlay-Shirkii-Garoowe.mp3The post Axmed Madoobe oo u digay DF Soomaaliya (Dhageyso) first appeared on Caasimada Online.
-
Muslim congresswomen Ilhan Omar and Rashida Tlaib are on course to defend their seats in the November elections alongside their fellow progressive “Squad” members after defeating Democratic primary challengers. Source: Hiiraan Online
-
Guddoomiyaha Gobolka Bananadir, ahna duqa Muqdish Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa daah furay ololaha ka feejignaanta Xanuunka COVID-19. Ololahaan oo taageero ka helayo barnaamijka Dowladaha Hoose ee UN JPLG ayaa loogu magac daray “ ka Feejignoow, khatarta Caabuqa COVID-19 wali wey jirtaa” waxaana laga fulin doonaa dhamaan 17-ka degmo ee Gobolka Bananadir. Waxaa goob joog ahaa munaasabadda uu Guddoomiyaha Gobolka ku daah furayay Barnaamijkaan maamulada degmooyinka, urarada dhallinyarada iyo Haweenka iyo sidoo kale Hawlwadeenada Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar. PUNTLAND POST The post Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Ololaha Xoojinta Ka Hortagga COVID-19 appeared first on Puntland Post.
-
Booliiska Mareykanka oo gacanta ku dhigay nin Muslin ah oo ay raadinayeen 12 sano Yaser Abdel Said, oo 63 jir ah, ayaa waxay booliiska raadinayeen muddo 12 sano ah Nin darawal taksi ahaa oo looga shakisanaa inuu dilay labo gabdhood oo uu dhalay ayaa la xiray ka dib markii muddo 12 sano ah lagu raadjoogay. Warqadda lagu soo xirayo Yaser Cabdel ayaa la soo saaray maalin uun ka dib markii sanaddii 2008-dii la toogtay gabdhihiisa oo lagu kala magacaabi jiray, Sarah Yaser Saciid, oo 17 sano jir ahayd, iyo Amina Yaser Saciid, oo 18 jir ahayd. Ninkani oo u dhashay dalka Masar ayaa waxaa sanaddii 2014 lagu daray liiska 10 qof ee ay aadka u baadigoobayso laanta dambi barista Mareykanka ee FBI. Muddo 7 sano ah oo laga joogo markii warqada xiritaanka la soo saaray ayaa waxay booliiska ku xireen isaga iyo lab ka mdi ah eheladiisa, gobolka Texas. Mr Saciid, oo ay imika da’diisu tahay 63 jir, ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaan loo wareejiyo degmada Dallas. Maxaa lagu eedeeyay Saciid? Baaritaanada dilka ayaa furmay 1 January, 2008 ka dib markii laba gabdhood oo lagu kala magacaabi jiray, Amina iyo Sarah, la helay meydkood ka dib markii la toogtay. Isla maalintaasi, Mr Saciid ayay FBI sheegeen in gabdhahiisa uu ku qaaday gaariga Tagsiga ah isaga oo ugu sheekeeyay in uu cuno soo siinayo. Yaser Cabdel Said waxaa lagu eedeeyay in uu gabdhihiisa toogtay Laanta dambi barista Mareykanak ayaa sheegtay in gabdhahani uu u sheegay inuu u kaxeeynayo goob ku taalla gobolka Texas, halkaasi oo la sheegay in uu ku toogtay. Labada gabdhood ayaa waxay u dhinteen dhaawacyadii ka soo gaaray toogashadaasi. Dhimashadooda ka hor ayaa mid ka mid ah qoyskooda waxaa uu booliiska u sheegay in Saciid uu ugu hanjabay”in uu waxyeelo u gaysanayo ″ Sarah ka dib markii ay shukaansatay nin aan Muslim ahayn, waxaa sidaasi baahiyay telefishinka CBS News. Boolisika ayaa waxaay Yaser Cabdel ku raadi joogeen oo ay abadigoobayeen muddo 12 sano ah. Qaran News
-
Mudisho (Caasimada Online) – Waxaa jirta duni gaar ah oo la yiraah “maal-gelinta socdaalka”, halkaas oo codsiyada baasaboorrada ay ku saleysan yihiin dhalasho ama muwaadinimo, laakiin ujeedku waa in dhaqaale laga sameeyo iyo in adduunka lagu maro. Waxaa jira wax loogu yeero barnaamijyada maalgelinta muwaadinnimada ama loo soo gaabiyo CIP, kaasi oo dhalashada lagu iibiyo, loona yaqaan “dalku galka dahabiga ah.” Waa hanaan loogu talo galay shaqsiyaadka aad qaniga u ah ee doonaya inay helaan dhalashada dalal. Shantii ilaa tobankii sano ee lasoo dhaafay, dadka hantidoodu dhantahay $2million ilaa $50 million oo ka qayb qaatay barnamijyada maalgelinta muwaadinnimada waxaa dhiiri geliyay dhaq-dhaqaaqa xorta ah, canshuur dhaafka iyo qaab nololeedka kale. Qorshaha B “Dadku waxay xaqiiqdii doonayaan siyaasadda caymiska ee muwaadinimo kale, taasi oo siineysa qorsho labaad,” ayuu qaybta socdaalka ee CNN u sheegay Dominic Volek oo ka tirsan shirkadda Henley & Partners. “Dadka qaniga ah ma qorsheeyaan shan sano illaa 10-sano – waxay qorsheeyaan in ka badan 100 sano.” Shirkadda Henley & Partners, in kastoo aysan caddeyn u heyn waxay tuhunsantahay in kororka barnaamijka maal-gelinta muwaadinimadda lala xiriirin karo Coronavirus. Shirkaddu waxay diiwaan gelisay 49% kororkii sanadba-sanad intii u dhexeysay bilihii January iyo June ee sanadkan 2020-ka. Dadka codsiyadda diiwaan geliyay ayaa sidoo kale waxay kor u kaceen 42% markii la bar-bar dhigo rubacii u dambeeyay ee sanadkii 2019-kii, rubaca u horreeyay ee sanadkan 2020-ka. Dalalka baasaboorada iibiya iyo qiimaha Markii ay timaado muwaadinimo gaar ah, Montenegro iyo Cyprus ayaa ugu caansan dalalka iibiya dhalashada, waxayna baasaboorada ay iibiyaan kordheen 142%, iyo 75%, sida ay u kala horreeyaan, markii la bar-bardhigo rubacii u horreeyay 2020, isla xilligaas sanadkii hore. Malta ayaa sidoo kale aad loo daneynayaa. “Dad badan oo ah kuwa ladan ayaa daneynaya Cyprus iyo Malta, sababtoo ah waxay u damaanad qaadayaan qofka muwaadinmida ka codsaday iyo qoyskiisa ay helaan baasaboor Midowga Yurub ah” ayuu yiri Volek. Waxa uu intaas ku sii daray, “Keliya ma ahan xoriyadda weyn ee dhaq-dhaqaaqa, laakiin sidoo kale waxbarashadda iyo caafimaadka ayey uga fiicanyihiin dalalkooda.” Degista Australia iyo New Zealand ayaa sidoo kale aad loo dalbadaa, laakiin sabab kale ayaa meesha ku jirta, oo ah maareynta xasaradaha. $ 6.5 milyan oo maalgashi Keliya qoysaska dadka qaniga ah ayaa qaadan kara barnaamijyadda deegaanka, Australia barnaamijkeedu waxaa uu ka kacayaa qiimo dhan $1 ilaa 3.5 million, halka New Zealand uu dhanyahay $1.9 ilaa $6.5 million. “Barnaamijka New Zealand waa uu fududyahay marka loo eego waxa ay tahay in aad maal gashato, maadaama aadan adigu shakhsi ahaan hantida u isticmaaleynin” ayuu sharaxay Volek. “Dad badan ayaa NZ uga maalgashaday $10 million beero ganacsi. “ Dadka codsanaya barnaamijkaan ayaa sidoo kale is bedeya, muwaadiniinta Maraykanka, Nigeria, Lebanon iyo Hindiya ayaa ugu badan dadka codsanayay sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay. Muwaadiniinta Maraykanka ee barnaaminkaan codsanaya 700% gaaray rabacii hore ee sanadkaan, markii la bar-bar dhigo rubacii u dambeeyay ee 2019-kii. Shaqsiyaadka qaniga ah waxay ku biireen maalgashadeyaasha kasoo jeeda Shiinaha iyo Bariga Dhexe. The post Baasabooro iib ah: Dalalka caalamka ee baasaboorada iibiya iyo qiimaha mid walba first appeared on Caasimada Online.
-
London (Caasimada Online) – Koox British ah ayaa gacan ka gaystay in la sii daayo saddex muwaadin oo Iranian ah oo muddo sanado ah ay haysteen burcad badeedda Soomaaliya. Heshiiska lagu sii daayey bad-maaxiyiintan toddobaadkii tegay ayaa ku kacay madax furasho 180 milyan oo dollar ah oo ay fududeysay kooxda British-ka ah ee Hostage Support Partnership – oo kaashaneysa diblomaasi hore oo British ah oo fadhigiisu yahay Kenya John Steed, iyo Leslie Edwards oo ah gabar ku taqasustay wada-xaajoodka la-hastayaasha oo ku sugan UK. “Tani waxay soo geba-gebeysay waagii burcad-badeednimada Soomaaliyeed iyo xanuunka iyo silica la-hastayaashii la hilmaamay ee Soomaaliya,” ayuu yiri Steed. Sideed bad-maaxayaal Iranian ah oo saarnaa doonta Siraj ayaa xeebaha Soomaaliya laga qabsaday bishii March 2018. Shan ka mid ah ayaa lasii daayey2018 – Mid ka mid ah Mohammed Jefrrey ayaa aad u nafaqo darroobay heer uu ekaaday canug ku dhashay dhicis oo kale. Bad-maaxayaasha ayaa sheegay in loola dhaqmay sida ariga oo kale. Hay’adda Hostage Support Partnership ayaa muddo sanado ah la macaamileysay burcad badeedda Soomaaliya. Tan iyo 2013 waxay gacan ka gaysatay wada-xaajood lagu sii daayey shaqaalaha saddex Markab oo dadkii saarnaa aysan haysan caymis. Milkiilayaasha Markabka Siraj ayaa la rumeysan yahay inaysan shaqaalahooda gelin caymis, sidaas darteed ay awoodi waayeen inay gacan ka gaystaan in lasii daayo. Lacagta 180,000 ee dollar ah ee lagu sii daayey saddexda bad-maax ee Iranian-ka ah ayaa aad uga yar middii ay marka hore coddadeen burcad badeedda Soomaaliya, waxaana bixiyey oo iska soo ururiyey shirkadaha maraakiibta Iran. Wada-xaajoodka ayaa ahaa mid adag oo muddo qaatay sababo la xiriira kooxoa ku jirtay oo raadinayey caddeymo nololeed oo ay dalbadeedn diblomaasiyiinta Iran. Hase yeeshee waxaa la rumeysan yahay in sababta dheereysay wada-xaajoodka ay tahay mas’uuliyiinta sare ee Tehran oo ka cago jiidayey, sababtoo ah saddexda qof ee la haystay ayaa kasoo jeeday qowmiyadda laga yaso Iran ee Baluchi. Dadka kasoo jeeda qowmiyadda Baluchi ayaa Iran looga yaqaan “muwaadiniin heerka labaad ah”, (Second Class Citizens), waana taas in ay qaadatay shan sano iyo bar in lasoo daayo. The post Sidee koox British ah usoo daysay muwaadiniintii ay dowladdoodu yastay ee lagu haystay Soomaaliya? first appeared on Caasimada Online.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa mar kale ka digay xiriirka ay dowladda Taiwan la yeelatay maamulka Somaliland, ayada oo labadan gobol ee ka kala tirsan Shiinaha iyo Soomaaliya ay dalal isku aqoonsadeen. Taiwan ayaa xiriir diblumaasiyadeed oo noociisu cusub yahay la sameysatay Somaliland, xili ay dowladda federaalku ay ku tilmaamtay ‘xad-gudub’ ka dhan ah qaranimada. Shiinaha iyo Soomaaliya ayaa isku raacsan in xiriirkaasi uu yahay mid aan saxneyn, maadama Taiwan iyo Somaliland ay ku doodayaan inay qeyb ka yihiin dhulalkooda. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa markale ku celiyay in Taiwan tahay dhul ka mid ah dhul-weynaha Shiinaha, isla markaana aysan xaq u laheyn inay u dhaqanto sida dal madax-banaan. Amb. Qin Jian ayaa sheegay inaysan marnaba ogolayn inay lumiyaan Taako keliya oo ka mid ah dhulkooda Shiinaha, maadama uu Taiwan u aqoonsan-yahay inay tahay Jasiirad kamida dhulweynihiisa. “Waxaanu la saaxiibnaa dalalka dunida Annaga oo dhaqaalahayaga ku horumarinayna. Ma lumin karno in yar oo ka mid ah dhul-weynaha China,” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka. Wuxuuna intaas sii raaciyey “Taiwan waxay ka tirsanayd China illaa wakhtiyadii hore. 71 sannadood ka hor China wuxuu geeyay 35 Milyan oo ruux, waxaana laga aasaasay China cusub”. Xiriirka Somaliland iyo Taiwan ayaa ugu horeyntiiba waxa meel adag iska taagay Shiinaha iyo Soomaaliya, taasi oo u muuqata in xiisada ka dhalatay xiriirkaasi ay markale cirka isku sii shareerayso, maadama ay Taiwan si rasmi ah xafiiskeedii uga furatay Hargeysa, iyada oo uu diidan yahay Shiinuhu. The post Safiirka Shiinaha u fadhiya Somalia oo digniin soo saaray first appeared on Caasimada Online.
-
Kenosha (Caasimada Online) – Xeer ilaaliyaha gobolka Wisconsin ee dalka Mareykanka ayaa shaaciyay magaca askarigii dhabarka ka toogtay ninkii madowga ahaa Axaddii la soo dhaafay, taasi oo horseedday dibadbaxyo rabshada wata. Josh Kaul ayaa weriyaasha u sheegay in Rusten Sheskey uu dhabarka kaga dhuftay toddobo xabadood isagoo sii furaya albaabka gaarigiiisa. Xeer ilaaliyaha ayaa sidoo kale sheegay in saraakisha booliska ay mindi ka dhex-heleen gaariga Jacob balse aysan jirin hub kale oo laga helay gaariigiisa. Toogashada ayaa sababtay mowjado dibadbaxyo rabshada wata ah maalmihii la soo dhaafay. Talaadadii laba qof ayaa dhintay halka qof kalena uu dhaawac soo gaaray kaddib markii ay mudaaharaadyada sii xoogeysteen. Mr Blake ayaa haatan ku jira isbitaalka, waxaana lagu soo warramayaa inuusan haatan koomo ku jirin balse qareennadiisa ayaa ka cabsi qaba iney “mucjiso” un noqon doonto haddii uu dib cagihiisa ugu socdo. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ciidamo heer federaal u diray magaalada Kenosha ee gobolka Wisconsin, ka dib markii uu bartiisa Twitter-ka ku sheegay in halkaasi ay ka socdaan dhac, rabshado iyo kala dambeyn la’aan. Waaxda cadaaladda ayaa furtay baaritaan heer federaal ah oo la xiriira toogashada. ilaa Laba boqol oo ka tirsan FBI ayaa loo diray magaalada Kenosha ee gobolka Wisconsin. Toogashadan ayaa timid xilli ay Mareykanka ka taagan tahay xiisad xasaasi ah oo ka dhalatay cadhada laga muujiyay tacaddiga loo geysto Mareykanka-madow, kaddib dilkii dhowr bilood ka hor loo geystay George Floyd. The post Yuu ahaa askarigii rasaasta ku furay ninkii madowga ahaa ee xiisadda xoogan dhaliyay? first appeared on Caasimada Online.
-
Protests in Borama after clan elder denied entry into Awdal
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Hargeisa (HOL) - Residents in Borama, the capital and the largest city of the northwestern Awdal region of Somaliland, took to the streets in protest on Thursday after the Gadarbursi clan chief was refused entry into the city. Source: Hiiraan Online -
Turkey on Thursday donated 12 new armored personnel carriers to the Somali military to support its fight against al-Qaeda affiliated group al-Shabaab. Somali Defense Minister Hassan Ali Mohamed and Somali armed forces commander Gen. Odawa Yusuf Rageh received the donation at a ceremony held in the capital Mogadishu on Thursday. Turkish Ambassador to Somalia Mehmet Yilmaz and other Somali government officials also attended the ceremony. Mohamed said that the armored personnel carriers will support Somalia’s military operations against al-Shabaab. The vehicles will be used by Somalia’s special unit, namely Gorgor (Eagle), trained and mentored by the Turkish government. “Today, we are here to receive this latest modern armored personnel carriers from our friendly and brotherly country Turkey and we are thanking them for their support to our military and country,” the Somali armed forces commander said. The Turkish ambassador said his country will continue to support Somalia. On Monday, Turkey delivered 12 off-road vehicles to Somalia as part of bilateral military and financial cooperation agreements, according to the Turkish National Defense Ministry. View the full article
-
Madaxweynayaasha Saddexda Dowlad Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, oo Shir ku yeeshay Khadka Taleefonka, ayaa soo dhoweeyay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Wada-tashiga Puntland iyo Jubaland ee ka qabsoomay Garoowe. War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Saddexda Hoggaamiye ee Dowlad Goboleedyadaas taageersan Villa Somalia, ayay sidoo kale ku soo dhoweeyeen Shir ay sheegeen in Dowladda Federaalka ay la yeelanayso Madaxda Puntland iyo Jubaland, si loo dhammeeyo wixii isfaham-waa jira. Waxay u mahadceliyeen dhammaan Dadka Soomaaliyeed ee taageerada iyo Dhiirri-gelinta la garab taagan Madaxdooda, si xal looga gaaro Arrimaha Siyaasadeed ee Dalka iyo Hannaanka Doorashada 2020/2021. Sidoo kale, waxay u mahadceliyeen Dalalka iyo Ururada ku midaysan Beesha Caalamka, oo sida ay sheegeen Soomaaliya ka caawisa Arrimaha Amniga, Horumarinta iyo Arrimaha Bulshaada. Halkaan ka akhriso War-murtiyeedka PUNTLAND POST The post Dowlad Goboleedyada taageersan Villa Somalia oo soo dhoweeyay Shirkii Puntland iyo Galmudug appeared first on Puntland Post.
-
Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/qubanaha-shabelle-27082020.mp3 View the full article
-
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Hirshabelle, iyo Galmudug, ayaa Taageeray Go’aanka shirka Wadatashiga Garoowe ay ku yeesheen Puntland Iyo Jubbaland, kaddib Shir Qadka enternetka . Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha Ka ah Federaalka, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) Hirshabele Dr Maxamed Cabdi Waare, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, iyagoo bogaadiyay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hir-shabelle, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed ayaa war-saxaafadeed wadajir ah ka soo saaray shirkii magaalada Garowe ugu soo gaba-gaboobay madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland. War-saxaafadeedkan ayey seddaxda madaxweyne ku taageereen shirkii Garowe ka dhacay ee u dhaxeeyey Saciid Deni iyo Axmed Madoobe, waxayna qoraalkooda ku soo koobeen shan qodob oo kala ah. 1 –Madaxweynayaashu waxay soo dhaweynayaan shirkii wadatashiga ee Puntland iyo Jubbaland ee ka dhacay Garowe 25-kii illaa 26-kii bishan, waxayna bogaadinayaan inay labada dowladood ogolaadeen inay taladooda ku soo biiriyaan habsami u socodkii iyo go’aanadii shirkii Dhuusamareeb-3. 2 –Madaxdu waxay soo dhaweynayaan shir ay yeeshaan dowladda federaalka iyo labada dowlad goboleed ee Puntland iyo Jubbaland, si loo dhameeyo wixii is faham darro ah ee jira, si loo ambaqaado u diyaar-garow doorasho ku dhacda waqtigeeda. 3 –Hir-shabelle, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed waxay diyaar u yihiin inay ku biiritaan fekradahooda iyo dadaalkooda juhdi kasta oo lagu gaarayo is faham taam ah iyo xal u helidda caqabadaha taagan. 4 –Madaxdu waxay uga mahad celinayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed taageerada iyo dhiiragelinta ay la garab taaganyihiin madaxdooda, si xal waara loogu helo arrimaha taagan. 5 –Madaxdu waxay uga mahad celinayaan xubnaha beesha caalamka ka taageeridda umadda Soomaaliyeed ee dhinacyada amniga, arrimaha bulshada iyo horumarka. The post Waare, Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo shan qodob kasoo saaray shirkii Deni iyo Axmed Madoobe first appeared on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha wasiirrada ee xukuumadda xil-gaarsiinta Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamiis-laha ahaa ee maanta ku ansixiyey hab-raaca hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Hab-raacan waxaa golaha u soo gudbiyey wasaaradda gaashaandhigga, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay kulanka. “Hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka, ayaa qeyb ka ah hoggaannada muhiimka u ah shaqooyinka CXD, waxaana habraaca maanta la ansixiyay oo qeyb ka ah qorshaha dib-u-habeynta ciidanka uu sare u qaadayaa hufnaanta iyo horumarinta awoodda ciidanka si ay ugu guuleystaan dadaallada xoreynta guud ahaan dalka iyo nabad dhisidda si mawaadiniinta Soomaaliyeed ay u helaan amni buuxa” ayaa lagu yiri qoraalka. Kulanka waxaa maanta shir guddoominayey sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed, waxaana qoraalka lagu xusay kulankaas looga hadlay arrimaha kala ah, amniga dalka, xaaladda Coronavirus iyo dayn cafinta. Hoose ka Daawo wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta. The post Daawo: Golaha wasiirada xil-gaarsiinta oo sharci kale ansixiyey first appeared on Caasimada Online.
