Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The draft has gone through several rounds of negotiations, led by the UK, the penholder on Somalia. There have been two main points of divergence. The first was how to refer to Somalia’s upcoming elections in the draft resolution. In recent resolutions, the Council has included language explicitly supporting one-person-one-vote elections. In resolution 2461 (2019), the last resolution before a series of technical rollovers this year, the Council acknowledged the Somalia government’s commitment to conducting one-person-one-vote elections in 2020 or early 2021 and expressed appreciation for UNSOM’s support to the government in preparing for such an election. Universal, direct suffrage is intended to move Somalia away from the clan-based system of indirect voting used in the past. Yesterday (28 August), the Security Council president (Indonesia) is expected to announce the results of the written voting procedure on a draft resolution to renew the mandate of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM). The Security Council in session. (A file photo Members’ positions were influenced by recent developments on the elections issue. On 20 August, Council members were briefed by James Swan, the Special Representative and head of UNSOM, on Somalia’s constitutional crisis that has been triggered by the likelihood that one-person-one-vote elections will not be held within the expected timeframe. Somalia’s constitution includes provisions that stipulate that elections need to have both universal suffrage and take place every four years. He indicated that at this point it would not be possible to do both. On 21 August, following a meeting of Somali leaders in Dhusamareb, President Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo” announced that a compromise had been reached on elections between his government and three of the five leaders of Somalia’s federal member states. In the proposed model, election constituency caucuses each consisting of 301 delegates will vote for a seat in parliament. It was also announced that the National Independent Election Commission (NIEC) will preside over the election. Although further steps need to be taken before this model becomes a reality, including getting buy-in from the other two federal member states, it marks a significant step towards holding elections in line with the timeframe mandated by the constitution. The compromise coming out of the meeting in Dhusamareb helped Council members reach agreement on this issue. Initially, a few Council members were reluctant to eliminate the language of past resolutions that explicitly supported and underlined the need for one-person-one-vote elections. However, following the Dhusamareb meeting these members were more amenable to amended language on this issue. The draft in blue includes language noting that the parties had agreed to improve cooperation and modified language on the nature of the election, which appears to be an acknowledgement of the role the Somali leaders in creating the conditions for the elections to take place within the timeframe required by the constitution and given the challenges faced in making universal suffrage a reality. The second difficult issue during the negotiations was the length of the mandate. The UK proposed a nine-month mandate extension, on the basis that a shortened mandate would provide an opportunity to adapt UNSOM’s mandate after elections are held. This idea was apparently supported by a majority of Council members. A shorter mandate would allow for UNSOM’s tasks to be revised shortly after the election, taking into account the changed circumstances. However, at least four member states opposed the shorter mandate and instead preferred 12 months, breaking silence on this issue. These member states felt that a nine-month mandate could put too much pressure on the Somalis and preferred keeping to the traditional 12 months. Following further negotiations, the UK agreed to a 12-month mandate. Language on human rights, climate change, and rule of law also needed some negotiation. As has been the case in past UNSOM negotiations, some members attempted to streamline such language while others opposed any changes at all. On climate change, it seems the US wanted to add new language around the concept of “energy poverty”, an apparently new concept that several other Council members did not believe belonged in the UNSOM resolution. The draft in blue does not include this new language. The UK also proposed adding additional human rights reporting language. This was a problem for China and Russia, which broke silence over this new language, indicating that that they were opposed to any additional responsibilities for UNSOM on human rights. Resolution 2461 requested UNSOM “to support United Nations entities to ensure system-wide implementation of the HRDDP [UN’s Human Rights Due Diligence Policy] across all United Nations support to AMISOM and the Somali security sector” but did not include a reporting requirement. As it was not possible to get agreement on having UNSOM provide reporting on the human rights situation, the draft in blue decides that UNSOM is to “monitor and include information on the human rights situation in the Secretary-General’s reporting”. Source: What’s in Blue The post UN mandate on Somalia appeared first on Puntland Post.
  2. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-29082020.mp3 View the full article
  3. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo jiitamayay oo muddo u dhaxeeyay labadan masuul. Sida ay Warar xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Geeska Afrika Wasiirka Cadaaladda ayaa Arbacadii Toddobaadkii hore wuxuu saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi, isagoo Warqad uu Agaasimaha u qoray ugu sheegay inuu saxeexii ka hakiyey laga bilaabo Taariikhda 26-ka bisha 8-aad, 2020. Wasiirku wuxuu warqaddiisa oo uu eedaymo ugu jeediyey Agaasimaha guud uu sidoo kalena Ogaysiin ku siiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Laakiin, Agaasime Cabdiraxmaan-musaabaqo ayaa isaguna Warqad jawaab celin ah wuxuu kaga jawaabay eedaymaha uu Wasiirku u jeediyey, sidoo kalena Warqaddiisa nuqul ka mid ah Ogaysiin ku siiyey Madaxweyne Biixi. Saxeexa uu Wasiirku ka hakiyey Agaasimaha guud ayaan la ogayn inuu ku kooban yahay Arrimaha Maamulka iyo in kale, hase-ahaatee Madaxweyne Biixi ayaa la sugayaa inuu u gar-naqo labadan Masuul ee is khilaafay isla-markaana Digteerada ku wada Magacaaban. Source
  4. Nin Soomaali oo ka cadhooday fal lagu gubay Kitaabka Qur’aanka oo qirtay inuu ka dambeeyey Kaniisado lagu gubay dalka Norway. Nin Soomaali ah ayaa la sheegay inuu falkaasi u geystay kadib, markii Koox Islaam-nacayb oo ka dhisan dalkaasi ay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ku gubeen magaalladda Kristiansand ee dalkaasi dabayaaqadii sanadkii hore. Lars Rune Ringvik oo ka mid ah Dacwad-oogayaasha dalka Norway waxa uu sheegay inuu Ninka Soomaaliga qirtay inuu dab qabadsiiyey Laba Kaniisad oo ku kala yaalla Magaallooyinka Dombås iyo Sel. Warbaahinta NRK ee dalka Norway waxay shaacisay inuu Ninka Soomaaliga mas’uul ka ahaa dabka la qabadsiiyey Kaniisadahaasi kadib, markii la sameeyey baadhitaano Dheecaanka Hiddo-sidaha ee DNA-da iyo astaamaha Farihiisa laga helay Kaniisadaha Warbaahinta dalkaasi waxay kaloo sheegeen in Kaniisadda Dombås ee la gubay uu soo gaadhay Khasaare lagu qiimeeyey 20 million ee Lacagta Koronka Norway oo u dhiganta 2.2 million o Dollar. Nin Soomaaliga ee lagu helay falkaasi oo sanadkii 2015-kii iska dhiibay dalka Sweden waxa uu tilmaamay inuu falkaasi geystay, kadib, markii uu Telefishinada Norway ka arkay dad gubayey Kitaabka Qur’aanka Kariimka, taasina ay ku dhalisay inuu aargoosi ahaan u gubo labada Kaniisad. Waxa uu intaasi ku daray inuu yahay Muslim, raallina ka ahayn in lagu xad-gudbo Diintiisa, wuxuuna dhanka kale xusay inuu xushmeeyo Diimaha ay dadka kale rumeysan yihiin. Source
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa haatan magaalada Muqdisho ku dayacan caruurta iyo qoyska Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Cabdi Cumar oo ahaa askarigii isku dhigay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee 3-dii bishan Augusto ka dhacay maqaayadda Luul Yamni oo ku taalla agagaarka dekedda Muqdisho ee degmada Xamar-Jabab. Marxuumka ayaa ifka uga tegay todobo caruur ah oo uu sagaal jir ugu weyn yahay iyo waalidiintiisa oo waayeel ah, kuwaas oo haatan daryeel xumo ay soo wajhday. Shaqada Aabe Cabdi Cumar oo la hadlay Telefishinkaa Five TV ayaa marka ka sheekeeyey, sida uu wiilkiisa oo Waardiye ahaa uga shaqo bilaabay maqaayadda Luul Yamani. ”Maalintii uu shaqo bilaabayey Maqaayaddaas aan shaqo ka helay ayuu yiri Aabe nolol maalmeedka ayuu ilmaha uga dhacsan jiray’’ ayuu yiri Aabe Cabdi Cumar. Ka hor qaraxa. Ugu horreyn Aabe Cabdi wuxuu ka sheekeeyey wixii dhex-maray ka hor inta uusan dhiman wiilkiisa iyo ninkii is-qarxiyey oo doonayey inuu gudaha u galo maqaayadda wuxuuna yiri, ”Ninka qaraxa sida isagu waa yimid wuxuu yiri nin gudaha ku jiro ayaan rabaa wuxuu ku yiri taleefoon u dirso wuxuu yiri taleefoonkiisa ma aqaano hadane wuxuu ku yiri dad ayaan kugu sheegaa ee magaciisa sheeg ma’aqaano ayuu yiri wiilkeyga waa booday ninka ayuu ka shakiyey waa ku dhagyey, marka uu isku duubay nin maqaayada ka soo baxay oo cunto soo cunay ayaa irida ka baxay wuuu ku yiri kaalay ila qabo ninka qarax ayuu sidaa hee waana cararay ninkii, nin kale oo waardiye ah ayaa u yimid ninka ayaa la’isla qabtay dhulka ayaa la dhigtay markaasuu is-daaray.” Aabe Cabdi Cumar oo 70 jira ayaa sidoo kale ka sheekeeyey sida ay wax u dhaceen 3-dii bishan Augusto ee sanadka 2020-ka, kadib markii nin soo xirtay jaakadda qaraxyada uu isku qarxiyey maqaayadda Luul Yamani, xilli Qado ah oo ay dad badana ku sugnaayeen . Qaraxa kadib! Wuxuu tilmaamay Aabe Cabdi in isla markii uu qaraxa dhacay Taleefoon loo soo diray, loona sheegay in maqaayadda uu ka shaqeynayey wiilkiisa uu ka dhacay, kadibna uu si deg-deg ah ku tegay goobta, nasiib xumase uu la kulmay wiilkiisa oo meyd ah. ‘’Waxaan maqlay meeshii qarax ayaa ka dhacay talefoon ayaa la’ ii soo diray waan aaday markii aan meesha tegay waxaan helay lugtiisii iyo calooshiisii, aniga meelaan jiro waan aqoon waayey.’’ ayuu yiri isaga oo ilmeynayo Aabe Cabdi. Dhimasho Aabe Cabdi Cumar ayaa hoosta ka xariiqay in wiilkiisa uu doortay dhimashada, si uu bad-baadiyo dhammaan dadkii ku sugnaa halkaasi iyo hantida taallay maqaayadda. ”Wiilkeygu ninka uma socon wuxuu u socday hantidaas iyo naftaas boqolaalka ah inuu baabi’iyo wiilkeyga marka waxa uu biday in dadkaas intuu haligi lahaa inuu isagu dhinto.” ayuu markale yiri. Dayac Ugu dambeyn wuxuu sheegay inay dayacan yihiin caruurta maruuxmka iyo isaguba, maadaama uu ahaa qofka kaliya ee u soo dhicin jiray nolol maameedka, wuxuuna baaq u diray madaxda dowladda, gaar ahaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. ”Madaxda qaranka oo madaxweynuhu ugu horreeyo waxaan ka codsanaya ilmihii waa kaas manta ma koron karo sheyb Ayaan ahaa ahay hoy maleh wax ay cunaan maleh in la’ila korsho oo gacanta la’i qabto.” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey Aabe Cabdi Cumar. Hoos ka daawo muuqaalka warbiixnta The post Caruurta halyeygii isu dhigay qaraxii maqaayadda Luul Yamani 'oo la dayacay' first appeared on Caasimada Online.
  6. Madaxa siyaasadda arimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa uga digay Turkiga in uu waajihi doono cunaqabateyn haddii uu sii wado “ficillada gardarada ah ee bariga badda Mediterranean-ka ay ka wadaan sida uu hadalka u dhigay. Hadalada Borrell ayaa yimid kadib kulan ay yeesheen wasiirada arimaha dibada ee dalalka midowga Yurub. Sarkaalkaan reer Yurub ayaa ka hadlay dareen kacsanaan leh oo ka soo kordhay ficilada Turkiga. Turkiga ayaa gaas ka baadhaya biyo ay Gariiga iyo Jaziiradda Cyprus aaminsanyihiin in iyagu leeyihiin . Tallaabooyinka soo socda ee Midowga Yurub ayay u badantahya in looga wada xaajoon shir ay yeelanayaan wadamadaan oo dhacay 24- bisha September ee soo aadan . Waxaana looga golleeyahay tallaabooyinkan in lagu xakameeyo awoodda Turkiga uu ku baadi goobeyo gaaska dabiiciga ah ee biyaha la isku haysto. Source
  7. The Government of Canada has provided CAD$ 11 million to support the Government of Somalia, through UNFPA, on a new initiative on Strengthening Sexual and Reproductive Health and Rights through strengthening midwifery education and practice. This includes CAD$ 1 million dedicated to an enhanced response to the current COVID-19 pandemic to protect the health care providers and the patients being treated at health facilities. The initiative is aimed at reducing maternal mortality and promoting sexual and reproductive health and rights. It will increase the number of trained midwives, strengthen teaching capacity in 15 midwifery schools, and ensure that health facilities can provide high-quality clinical practicum training experience. In addition, the initiative will help update the midwifery curriculum by including respectful maternity care and rights-based sexual and reproductive health content. “Canada hopes that this initiative will help ensure that Somalis are able to live to their full potential and become drivers of peace and positive change for themselves, their families, and Somalia,” said Her Excellency Lisa Stadelbauer, Ambassador of Canada to Somalia. The Ambassador said Canada is looking forward to the implementation of the initiative to ensure that it contributes to the plans and priorities of the Government of Somalia and that it is coordinated with other investments in the health sector. UNFPA Somalia Representative Mr. Anders Thomsen expressed gratitude to the Government of Canada saying the UN agency is dedicated to working with the Government of Somalia towards building a competent, well-trained, and well-supported midwifery workforce and developing strong regulatory mechanisms to ensure quality services for women. “Midwives save lives. They are the steadfast champions for the sexual and reproductive health and rights of women and girls. They are also the backbone of maternal health systems; delivering babies and much more,” said Mr. Thomsen. Canada’s support is coming at the right time when Somalia is stepping up efforts to strengthen skills and competencies for midwives as one way of bringing down the maternal mortality rate which is one of the highest globally. Currently, one in 20 women in Somalia has a lifetime risk of dying while giving life. View the full article
  8. The Security Council on Friday adopted a resolution to renew the mandate of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) for another year, till Aug. 31, 2021. Resolution 2540, which was adopted unanimously by the 15-member council, requests the UNSOM to maintain and strengthen its presence in all of the federal member states of Somalia, subject to UN security requirements and as the security situation allows. It expresses the Security Council’s deep appreciation for the UNSOM’s support for the Federal Government of Somalia, in particular with regard to the development of inclusive politics and preparations for the elections in 2021; the constitutional review process, mediation, prevention and resolution of conflicts; the development of a federated police and justice system; strengthening the rule of law and security sector reform; and coordinating capacity-building support on anti-corruption issues. It urges the Somali authorities to create a conducive political and security climate for inclusive elections across Somalia and at all levels to foster political pluralism, ensure political space for the role, rights and responsibilities of legally constituted political parties, uphold basic rights, and condemn hate speech and incitement to violence. It calls on the federal government and the federal member states to enhance broad-based consultations and consensus building through consultative mechanisms at all levels and with the two Houses of Parliament on key national priorities. The UNSOM was created in June 2013 by the Security Council in support of the newly-established Federal Government of Somalia. It works with the African Union Mission in Somalia, a peacekeeping mission approved by the Security Council. View the full article
  9. Newly reelected African Development Bank (www.AfDB.org) President Akinwumi Adesina voiced great optimism about Africa’s future as the institution closed its 55th Annual meetings. The Bank’s Board of Governors today unanimously voted for a second five-year term for Adesina, giving him a mandate to renew a focus on the institution’s priorities, including closer continental integration, boosting renewable energy sources and developing infrastructure. The election of the president was the centerpiece of the two-day meetings, held virtually for the first time in the Bank’s history amid the ongoing COVID-19 pandemic. The pandemic formed a backdrop that underscored the Bank’s critical leadership role in assisting African countries to marshal responses to its health and economic impacts. A wider commitment to grow Africa’s resilience by building back its economies post-pandemic with an eye to mitigating climate change and assuring more equitable growth, is also an important agenda for the Bank. In a 16-point communique, Governors lauded the Bank’s swift response to the pandemic, endorsed its strategic priorities, and urged greater emphasis on building out primary healthcare infrastructure and supporting member countries meet their Paris Agreement commitments. “We urge the Bank Group to deepen its collaboration with the African Union and the Regional Economic Communities (RECs) to fast-track Africa’s integration and economic and social transformation particularly in view of the implementation of the African Continental Free Trade Area, which has the potential to increase growth, enhance competitiveness, improve the business climate, as well as ensure greater investment and development of regional and continental global value chains,” the communique stated. In closing remarks, Chairperson of the Board of Governors, Niale Kaba, the Ivorian Minister of National Planning, noted the Governors achieved consensus. “I note with satisfaction that we were able together to face up to all of these challenges. Let me seize this opportunity to tell you this was the outcome of collective work and I was able to benefit from the wise advice of many regional and non-regional governors for us to be able to reach a common ground.” Kaba also observed that the meeting’s virtual format had deprived Cote d’Ivoire of the opportunity to showcase its beauty to visitors. The Minister, whose term as Chairperson has come to an end, commended Bank Secretary General Vincent Nhemielle for his partnership and dynamism in organizing the meetings virtually. She also congratulated Adesina on his re-election. He is the Bank’s eighth elected president and the first Nigerian to hold the post. “I am deeply grateful for the collective trust, strong confidence and support of our shareholders for electing me for a second term as President,” Adesina said. “It is yet another call for selfless service to Africa and the African Development Bank, to which I will passionately devote myself. “I look forward to working closely with each and every one of you for the urgent and difficult task of supporting Africa to build back better, smarter and boldly from the COVID-19 pandemic.” Adesina’s first term focused on the High 5 priorities: Light up and Power Africa; Feed Africa; Industrialize Africa; Integrate Africa; and Improve the Quality of Life for the People of Africa. Bank Governors are typically the finance and economy ministers or Central Bank Governors of the 54 African regional member countries and 27 non-regional member countries. Ghana’s Finance Minister Kenneth Ofori-Atta assumed the Chairmanship of the Board of Governors from Niale. “It is with great honor and humility that I accept on behalf of the Republic of Ghana to chair the Board of Governors and host the Annual Meetings for 2021,” Ofori-Atta said. The 2021 Annual meetings will be held next May in Accra, Ghana. Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB). Editor’s note: A previous version of this press release published 28 August 2020, erroneously referred to Ghanaian Finance Minister Kenneth Ofori-Atta as Foreign Minister. Qaran News
  10. PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: COVID-19 reported cases in Ethiopia (28th August 2020) ADDIS ABABA, Ethiopia, August 29, 2020/ — Daily Laboratory test: 18,766 Severe cases: 357 New recovered: 586 New deaths: 13 New cases: 1,733 Total Laboratory test: 850,236 Active cases: 29,965 Total recovered: 17,415 Total deaths: 758 Total cases: 48,140 Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Ethiopia. View multimedia content SOURCE Ministry of Health, Ethiopia Qaran News
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee hay’adda nabad-sugida Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaboolshe oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Villa Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweynaha. Sanbaloolshe ayaa sheegay in Farmaajo uu meel uga dhacayo Mogadishu Clan, islamarkaana ay haatan beeshu ka maqan tahay miiska siyaasadda iyo talada dalka, maadaama uusan muddo bil ka badan magacaabin Ra’iisul wasaarihii bedali lahaa Mudane Xasan Cali Khayre. “Kursiga Raii’sul Wasaaruhu waa banaan yahay micnaheedu Mogadishu Clan ayaa miiska siyaasadda iyo talada ka maqan.” ayuu yiri taliyihii hore ee hay’adda nabad-sugida Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in sababta uu Madaxweynuhu magacaabis u samey la’yahay ay tahay inuu raadinayo Ra’iisul wasaare gadaal leh Indho ku leh, sida uu hadalka u dhigay. “Waxa uu madaxweyne Farmaajo raadinayaa Raisul Wasaare gadaal indho ku leh.” ayaau sikaftan leh markale u yiri Sanbaloolshe. Hadalkiisa ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan bil ka badan Madaxweynaha Soomaaliya ay ku qaadatay magacaabida Ra’iisul wasaaraha, waxaana dalka ka taagan caqabado badan oo isku xiran sida amniga iyo u diyaar garoowga arrimaha doorashooyinka ee 2020/21. The post Sanbaloolshe: MW Farmaajo wuxuu raadinayaa Ra'iisul wasaare gadaal Indho ku leh first appeared on Caasimada Online.
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in Villa Soomaaliya ay wado baaris iyo daba-gal lagu hayo mas’uuliyiin xilil ka haya dowladda federaalka oo musuq-maasuq lagu tumayo. Cabdinuur ayaa tilmaamay in mas’uuliyiinta qaar oo uusan carab baabin in lagu tuhmayo inay lunsadeen hantida shacabka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dabaqyada ka taagan Muqdisho qaarkood ay dhisteen shaqsiyaad shaqo hoose ka hayo dowladda, balse dabagal lagu hayo, sida uu hadalka u dhigay. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in arrintaas an daba-gal lagu sameyn karin, haddii aan la helin xeerka saxaafadda ee dooda laga keenay. “Dabaqyada Magaalada ka taagan qaarkood, waxaa maqcuul ah inuu dhistay qof shaqo hoose ka haaya dowladda ama ay wax ku leeyihiin Mas’uuliyiin hore, halka kuwo kalena lagu tuhmayo inay hantida shacbka ka dhisteen dhismooyinka dabaqyada, haddiin aan xeerka saxaafadda la helin dabagal laguma sameeyn karo” ayuu yiri agaasime Cabdinuur. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo todobaadkii la soo dhaafay laba goor oo kala duwan ay maxkamadda gobolka Banaadir xukunno adag ay ka ridday shaqsiyaad iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo lagu helay inay sameeyeen musuq-maasuq. The post Villa Soomaaliya oo shaacisay in dabagal & baaris lagu hayo mas'uuliyiin dabaqyo dhistay first appeared on Caasimada Online.
  13. Kooxda Geeska Afrika ayaa ku guulaystay horyaalka heerka ee kubbadda cagta Sooamaliya 2019-2020 waxaana guusha u qaaday tababarahooda Daadir Amiin Cali oo sidoo kale ah macallin ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club. Daadir ayaa sanadkan sameeyay guulo waaweyn waxaan u suurta gashay in uu qaaday horyaalka heerka 1-aad iyo heerka 2aad ee kubbadda cagta,taas oo muujinaysaa bandhig iyo hibada uu sameeyay macallin Daadir. “Waan ku faraxsanahay guushan tariikhiga waxay ay inoo tahay maalmo xasuuso badan,waxaan u mahad-celiynaa maamulka,ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kooxda kaalinta wanaagsan ay ka qaateen hanashada horyaalka heerka labaad ee dalka ” ayuu Goobjoog Sporrts u sheegay tababaraha naadiga Geeska Afrika Daadir Amiin. W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  14. Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tartanka iyo loolanka Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxayna sheegtay in tartanku macaamiisha u fiican yahay, balse aanay raali ka ahayn tartan furan, isla-markaana ay xakamayn doonto, oo ay ka soo saari doonto shuruuc lagu xakamayo. Xukuumaddu waxa kale oo ay sheegtay sheegtay inay waddo qorshihii Shirkaduhu ku wada hadli lahaayeen oo Lambarrada ku wada xidhiidhi lahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknooliyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi Jibriil oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay inay Xukuumad ahaan wadaan qorshihii ay Somaliland ku yeelan lahayd koodh u gaar ah, kuna horumarin lahayd Tiknooliyaddeeda, waxaanu ugu horeyn “Tartanka Shirkadaha Isgaadhsiintu macaamisha ayuu u fiican yahay, laakiin haddana tartanku wuxuu u baahan yahay inuu yeesho shuruuc lagu xakameeyo, tartanka furana mar walba wuxuu u baahan yahay in la xakameeyo, imikana shuruucdoodii baanu ka shaqeeynaynaa, si uu tartankaasi u noqon lahaa tartan sax ah oo shuruucdii lagu maamulayey ayaanu hadda gacanta ku haynaa..” Mar uu ka hadlayey qorshe ay wadaan oo ku saabsan Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo qaabkii ay ku wada hadli lahaayeen ayaa yidhi “Hadda Shirkadaha Isgaadhsiintu ma wada hadlaan, sidii loo hirgelin lahaa in la wada hadlaana waa daruuri, wada-hadalkiina wuu noo socdaa, waxaana jira Caqabado, kuwaasi oo aanu intii badnayd xalinay”. Mar uu ka hadlayey qorshaha Wasaaradda ee dhinaca Internetka iyo Tiknooliyadda ayaa wuxuu yidhi “Hawsha koodhku hadda noomay dhamaystirmin, laakiin gacanta ayaanu ku haynaa oo waxaanu rabnaa inaynu yeelano Koodh inoo gaar ah, dal ahaan, inkasta oo Ictiraafka uu wax badan inagaga xidhan yahay oo dhinaca Tiknooliyad ah, haddana intii karaankeena ah waynu dedalaaynaa oo waxaynu rabnaa inaynu horumar ballaadhan ka gaadhno Tiknooliyadda oo aynu Caalamka tusno inaynu nahay dal wax badan qabsaday” Mar uu ka hadlayey Tiknooliyadda Tawin iyo xidhiidhka Somaliland ayuu yidhi “Taiwan waxay ka mid tyahay waddamada ugu horeeya Adduunka ee samaynta Tignoolajiyadda, Moobilada iyo Kombutarada jibka yar ee laga sameeyo Taiwan baa laga iibsada, oo tusaale ahaan Samsung Taiwan ayey jibka ka iibsataa kadibna intay isku rakibto ayey qalab ka samaysaa, markaas inaynu fikradooda ka faa’iidaysano aad baynu ugu baahan nahay, inaguna waxay inooga baahdaan diyaar ayaynu ula nahay,” Dhanka kale wuxuu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay nabadgalyadooda, qaranimadooda iyo qadiyadooda ilaashadaan. Qaran News
  15. Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa Jimcihii sheegay in ay xireen ku-simaha hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiin, Maxamud Ezzat, mar ay weerareen guri ku yaal Qaahira. Xarigga ayaa ah dhabar jabkii ugu dambeeyay ee dhaqdhaqaaqa Islaamiyiinta ugu qadiimsan uguna abaabulan, kaasi oo lagu burburiyey olole xooggan oo ka dhan ah tan iyo markii xukunka laga tuuray toddobo sano kahor. Ezzat ayaa ahaa nin saameyn ku leh hogamiyahii hore Ikhwaanul Muslimiin Mohamed Badie, waxaana gudaha dhaqdhaqaaqa looga arka nin ad-adag. Waxa uu noqday ku-simaha hogaamiyaha ka dib markii Badie la xiray bishii Ogosto ee 2013-kii. Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa lagu sheegay in Ezzat laga qabtay guri loo isticmaali jiray in uu ku dhuunto oo ku yaal degmada shanaad ee caasimadda Qaahira, waxaana lagu eedeeyay in uu ku biiray islamarkaana hoggaamiyay koox argagixiso ah uuna helay lacago sharci darro ah. Mas’uuliyiinta Masar waxay ku eedeeyeen ururka Ikhwaanul-muslimiin in ay kordhisay howlgallada muqaawamada, eedeymahan oo uu ururku si weyn u beeniyay. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen qalab isgaarsiineed qarsoodi ah intii uu socday qabashadiisa, iyadoo sheegtay in Ezzat lagu tuhunsan yahay in uu kormeerayay dhowr dilal ama isku dayo dilal iyo sidoo kale qaraxyo tan iyo 2013-kii. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa muddo kordhin u sameeyey xafiiska howlgalka Soomaaliya ee UNSON, oo waqtigiisu ku egaa sanadkaan. Golaha oo kulan yeeshay maalintii Jimcaha ayaa qaraarka tirsigiisu yahay 2540, kaas oo waqtiga loogu kordhiyey safiiska Soomaaliya ee UNSOM. Qaraarka ayaa lagu go’aamiyey in xafiiska loo kordhiyo muddo halsano ah, maadaama waqtiga xafiiska uu ku ekaa 31 bisha August 2020-ka iyadoo la gaarsiiyey ilaa 31- bisha August 2021-ka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Siyaasi Cabdiraxmaa Cabdishakuur wuxuu kamid yahay Siyaasiyiinta u tartamaya Nadaxweynanimada Soomaaliya 2021, Wuxuu ka mid yahay Siyaasiyiinta ugu cadcad Doorashada, Waa Siyaasi ruug cadaa ah [...] The post Xasuuso, Beri iyo Garowe, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo khudbayn doona Mac’hadka PDRC appeared first on . Source
  18. Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu iska casilayo jagadiisa sababo caafimaad xumo awgeed, isaga oo soo afjaray muddo xileedkiisa oo ah ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa ee dalkaasi kuna dadaalay soo nooleeynta dhaqaalaha dalkaasi uuna riixay xoojinta awoodda ciidan ee Japan. Iscasilaaddiisa lama filaanka ah ayaa horseedaysa dagaalka xubnaha xisbigiisa Liberal Democratic Party (LDP) ay toddobaadyada soo socda u gali doonaan buuxinta jagada ra’isulwasaarenimo. Qofka ku guuleysta jagadaasi ayay u badan tahay in uu sii ambaqaadi doono siyaasadaha Abe ee loo yaqaan “Abenomics” ee keentay natiijooyin isku dhafan ee dib u soo nooleynta dhaqaalaha saddexaad ee ugu weyn dunida. Abe ayaa muddo sanado ah la dagaalamayay cudurka xiidmaha (ulcerative colitis), iyadoo laba booqasho oo uu toddobaad gudihiis ku tagay isbitaalka ay sababtay in su’aal laga keeno in uu xafiiska sii joogi karo ilaa iyo inta uu ka dhamaanayo muddo xileedkiisa oo ku eg bisha Sebtember ee sanadka danbe. In kasta oo walaac qoto dheer laga qabo caafimaadkiisa, haddana warka iscasilaada Abe ayaa qalqal aad u weyn galiyay suuqyada maaliyadeed ee Tokyo. “Ma sii wadi karo in aan sii ahaado ra’iisulwasaare haddii aanan haysan kalsooni aan ku qaban karo howsha ay muwaadiniintu ii igmaday,” ayuu Abe oo 65 jir ah ka sheegay shirka jaraa’id ee uu kaga dhawaaqayay iscasilaaddiisa. Wuxuu sheegay in uu doonayo in uu ka fogaado faaruq siyaasadeed, xilli ay Japan la tacaalayso cudurka safmarka ah ee coronavirus. Tani ayaa ah markii labaad ee Abe uu iska casilo jagada ra’isalwasaarenimo sababo caafimaad darteed, iyadoo markii hore ay ahayd muddo toban sano ka hor ah. Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Shigeru Ishiba iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Fumio Kishida ayaa si dhakhso ah u muujiyay in ay daneynayaan qabashada jagadan sare, sida ay warbaahintu warisay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Waxaa saacadii la soo dhaafay soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug qoysas u dhashay wadanka Suuriya oo muddo dagaallo ay ka holcayaan. Qoysaskaan oo ka kooban rag habeen iyo caruur ayaa Soomaliya kasoo galay dhanka xeebaha gobolka Bari ee Puntland, waxaana ay ka yimaadeen wadanka Yeman oo isagu xasilooni aysan ka jirin. Dadkaan Qaxootiga ah ayaa markii ay soo gaareen magaalada waxaa soo dhoweeyey maamulka degmada iyo Culimaaudiinka, waxaana la dejiyey guryo ay ku nagaadaan. Qoysaska oo la wareystay ayaa sheegay in ay doonayaan dhul nabdoon, maamulka degmada Dhuusamareebna waxaa uu xusay dhankiisa haddii ay goostaan in ay joogaan in ay siin doonaan dhul ay deegaamaystaan. Wadanka Suuriya ayaa waxaa muddo ku dhow sanadood ah ka holcaayo dagaallo, wajiyo badan leh shacabka wadankaasi ayaana ukala qaxay jihooyinka Bariga dhexe Yurub iyo Afrika iyaga oo raadinaayo dhul nabdoon. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa Jimcihii Shalay dib u cusboonaysiiyay Wakhtiga Hawlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM oo Sannad kasta mar la cusboonaysiiyo. Qaraar shalay ka soo baxay Golaha, oo Tirsigiisu yahay 2540, ayaa dib loogu cusboonaysiiyay Wakhtiga joogitaanka UNSOM oo ku ekaa 31-da Agoosto 2020, waxaana la cusboonaysiiyay mudda sannad ah oo ku eg 31-da Agoosto 2021. Hawlgalka UNSOM, wuxuu Soomaaliya ka taageera dhinacyada dhismaha Nabadda iyo Dowladnimada, dhawrista Xuquuqda Insaanka, ka hortaga Tacaddiyada ku salaysan Jinsiga, Xoojinta Hay’adaha Garsoorka iyo Ilaalinta Xuquuqda Haweenka iyo Carruurta. UNSOM, waxaa lagu as’aasay Qaraarka Tirsigiisu yahay 2102, kaas oo Golaha Ammaanka ka soo baxay 3-dii June 2013, si loo xooqjiyo Taageerada Qaramada Midoobay u fidiso dhismaha Dowladnimada Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Wakhtiga joogitaanka UNSOM ee Soomaaliya oo dib u cusboonayn lagu sameeyay appeared first on Puntland Post.
  21. Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa khasaar ay soo saareen waxay laga hadleen Xaalada Soomaaliya mid Ambi iyo Midsoyaasadeedba. Goalaha Amaanka waxay Soo dhaweeyeen Shirkii Dhowaan [...] The post Golaha Amaanka oo soo dhaweeyey Shirkii Garowe iyo Shirka Muqdisho ka dhici doona appeared first on . Source
  22. Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo khudbad ka jeedinayey munaasabaddii furitaanka kalafadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah kuwaas oo Galmudug u qabsoomay intii ay jirtay. Madaxweynaha ayaa sheegay in lagu guuleystay in la nabadeeyo deegaannada Galmudug lana xakameeyo maleeshiyo beeleedkii ku dagaalami jiray Gobolada Mudug iyo Galgaduud, waxaana uu itaas ku daray in ay weli la sugayo goglo nabadeed oo ay isugu imaanayaan beelo dhowaan dagaalamay, waxaana uu yiri mar uu ka hadlaayey. “Dib u heshiisiin siyaasadeed oo horseeday Galmudug mid ah, taas oo dhinacyo badan ay ka qeyb galeen hoggaanno, mas’uuliyiin, siyaasiyiin samaamiley siyaasadeed oo dhinac weliba ay ka qeyb galeen keentay Galmudug oo mid ah iyo dad badan oo maqan oo reer Galmudug ah ay gacan ka geysteen oo ay ka qeyb galeen heshiisyadaas masiiriga ah ee bulshada dhexdeeda ka dhacay oo guulo waa weyn oo dib u heshiisiin laga gaaray, iyadoo gogluhu furan yihiin” “Waxaan ku guuleysanay inaan xareyno ciidamo beeleedyadii kala duwanaa ee ku sugnaa deegaannada qaar iayadoo inta dhimanna la xareyn doono oo gacanta lagu hayo in ay soo xaroodaan oo qeybo waa weyn oo muuhiim ah ay noo dhiman yiohiin. Waxaa mardhow qalin jabin doona ururada tabarka galay Horseed Shabeel iyo ciidamada Daraawiishta Galmudug oo tababarka ku kala qaadanaya dugsiyada indho-qaris iyo Dhaankaroone” ayuu yiri. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Shacabka Galmudug ugu baaqay in ay diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo uu sheegay in ay dhibaato ku hayaan degaano ka mid ah Galmudug. ” Dadka reer Galmudug waxaan ugu baaqayaa in ay u diyaar garoobaan garab istaagga ciidamada amniga si Argigisada uga xoreyno deegannada iyo dadka ay dhibka ku hayaan ee ay kor fadhiyaan muddada dheer, waxaana halkaan ka bogaadinayaa ciidamada ammaanka oo har iyo habeen u taagan sugidda amniga ilaalinta xasiloonida dadka iyo deegaanka Galmudug” ayuu yiri Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  23. Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay 2 bishii Maarso ee sanadkan 2020 magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kaddib markii uu halkaas ka dhacay dagaal u dhexeeyay iyaga iyo Xoogag daacad u ah maamulka Jubbaland. Dagaalka ayaa la soo afjaray kaddib markii “looga adkaaday” ciidamada Jubbaland, kuwaas oo uu hoggaaminayay wasiirka amniga ee maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Janan. Tan iyo xilligaas magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo waxa gacanta ku hayey ciidamo ka amar qaata dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Gedo, ahna madaxda siyaasada ee gobolka Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) ayaa sheegay in ciidaamada wasiir Janan ay dib ugu soo laaban karaan magaalada, iyaga oon aan wax dagaal ah wadin, lana soo dhaweyn doono. Ciidamada wasiir Janaan ayaa tan iyo waqtigaasi ku dhuumaleysnayay xadka Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii dagaal looga saaray degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo. View the full article
  24. Beled-Xaawo (Caasimada Online) – Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo, ahna madax siyaasada ee gobolkaasi Mudane Cismaan Nuur Xaaji Macalimu oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay ciidamada u hoggaaminayo wasiir amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Janan inay isku soo dhibaan kuwa dowladda ee ku sugan Beledxaawo. Macalimu ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay dib ugu soo noqon karaan deegaanka, haddii aysan wax dhibaato ah wadin, islamarkaana ay dhigayaan hubka. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay soo dhoweyn doonaan haddii ay ku soo biiraan ciidamada Xoogga ee dagaalka uga saaray magaaladaasi. ”Askari Qaran haddii aad tahay Xoogga dalka ahaaw, Boolis ahaa.” ayuu yiri Cismaan Nuur Xaaji Macalimu Waxa kale oo uu intaasi ku daray in aysan wax dan ugu jirin xaaladda ay ku sugan yihiin, ciidamada wasiir Janaan, wuxuuna ugu baaqay inay dhistaan mustaqbalkooda dambe. ”Fadlan yaanan la’idin maran habaabin mustaqbal ayaad leedihiin niman dhaliyaro ah oo Soomaali ah ayaad tihiin walaalaheena tihiin deegaankan aad idinku filan.’’ ayuu sii raaciyey. Ciidamada Xoogga dalka ayaa Beledxaawo la wareegay 2 bishii March ee sanadkan, kaidb dagaal ay la galeen ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaloya, tan iyo markaasi labada ciidan ayaa dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda ka waday duleedka degmadaasi The post Ciidamada wasiir Janan oo loogu baaqay inay isku dhiibaan DF Soomaaliya first appeared on Caasimada Online.