Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimadda Online) – Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa su’aal ka keenay xog ay qaramada midoobe ka faafisay arrimaha amaanka dalka, gaar ahaan weeraro ay geysteen dagaalyahanada Al-Shabaab. Isbuucii hore ayey aheyd markii qaramada midoobe ay xog kasoo saartay arrimaha amaanka dalka iyo weerarada Al-Shabaab, waxeyna sheegeysaa in dagaalyahanada ay 1,591 falal amni xumo ah ka geysteen gudaha, kuwaas oo isugu jira qaraxyo iyo dilal qorsheysan, balse afhayeen u hadlay booliska oo la hadlayay tv-yada maxaliga ah ayaa beeniyay. Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali ayaa been abuur iyo wax laga badbadiyay ku tilmaamay xogta qaramada midoobe ee dhanka amaanka isagoo kasoo muuqday Tv-ga Universal. “Xogta uu soo gudbinaayo qofka aan arrimaha shaqada ku laheyn, waxey abuureysaa tuhun la xiriira sida loo rumeysan karo, waxaana fiicnaan laheyd in wax laga weydiiyo qofka ku shaqada leh” ayuu yiri gaashaanlaha. Inkastoo gaashaanlaha uusan soo bandhigin cadeymaha xog aruurintii ay iyagu sameeyeen, hadana wuxuu ku adkeystay iney arrimahaas yahiin kuwa xaqiiqda ka fog. Warbixinta qaramada Midoobe waxaa lagu sheegay in saddexdii sano ee ugu dambeeyay ay xaaladda amni ee dalka kala xumeyd, 413 fal ayey ku sheegeen sanadkii 2017, halka wadar ahaan 2018 iyo 2019 la diiwaangaliyay 740 kiis oo amni darro. Sanadkaan dabayaaqada sii galaya waxey warbixinta sheegtay in la geystay 430 falal amni darro, taasoo ka dhigan in falalka amni darro uu sanadkaan sare u kac xoogan sameeyay. Antonio Gutteres oo ah xoghayaha guud ee qaramada midoobe ayaa golaha amaanka la wadaagay warbixin dhameystiran oo la xiriirta xaaladaha amni ee Soomaaliya iyo weeraradii ay qaadeen kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. The post Booliska Somalia oo su’aal galiyay xog dhanka amaanka ah oo ay faafisay Q/M first appeared on Caasimada Online.
  2. The Somalia envoy to Malaysia Abukar Abdi Osman has extended his country's greetings to Malaysia on its National Day celebrations tomorrow. Source: Hiiraan Online
  3. Waxaa bisha 9aad furmaya jaamacadaha iyada oo lagu wado in areydu tagaan fasalada markii ugu horeysay muddo sanad ku dhow oo ay qaab online ah wax ku baranayeen. Dalka UK, in ka badan hal milyan ayaa ku laaban doona jaamacadaha iyada oo la digay isku soo xoomidaasi iney keeno hirka 2aad ee COVID-19. Jo Grady oo xogheyaha guud ee midowga jaamacadaha ayaa xukuumadda Ingiriiska ku eedeysay qorshe la’aan xillin xanuunka uu ku baahayo dhalinyarada dhexdeeda. Soomaaliya oo ka tirsan dalalka uu saameeyey ayaa waxaa weli ka jirto cabsi, guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa todobaadkan waxaa uu ka digay xanuunka isaga oo yiri “Khatarta weli waa jirtaa, waa in la feejignaado, lana raaco fariimaha xukuumadda si loo xakameeyo faafidda xanuunka”. Jaamacadaha Soomaaliya ayaa furmi-doona dhowaan, waxaana la filayaa in ardeydu caadi u tagaan fasallada, taas oo u baahan qorshe dhinacyo badan si aanu mar kale usoo laaban COVID-19. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho ayaa iskaaga soo hormariyey ciidamo sugayo amnigiisa inta uu joogo gudaha caasimada. Warbaahinta Puntland ayaa goor sii horreysay baahisay sawirrada askar ka tirsan ciidanka madaxtooyada oo aad ugu qalabeysan hubka fudud kuna sii jeeda Muqdisho. Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo dhankiisa ku soo jeeda Muqdisho ayaa wada-hadallo la leh madaxda dowladda Soomaaliya, iyaga oo ka wada-arrinsanaya xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka soo socda ee dhacaya dhammaadka 2020/ illaa 2021-ka. Sidoo kale wararka ayaa intaasii ku daraya in wufuud ka kala socota labada dhinac oo hordhac u ah labada Madaxweyne ay soo gaareen magaalada Muqdisho. Shirka wada-tashiga ee u dhexeeyo dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland ayaa ka dhacaya xarunta Xalane oo ah meel amnigeeda si weyn loo ilaaliyo. Dhinaca kale xog aan helnay ayaa sheegeysa in labada madaxweyne ay degi doonaan madaxtooyada iyo agagaarkeeda, Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu dego madaxtooyada, halka Deni uu degi doono guri gaar ah oo u dhow madaxtooyada. Arrimahaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo xiisada u dhexeysa dhinacyadan ay ka dartay, kadib shirkii Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqnaayeen maamullada Jubbaland & Puntland. The post Madaxweyne Siciid Deni oo ciidamo badan isaga soo hormariyey Muqdisho first appeared on Caasimada Online.
  5. “I have not laid an eye on my son Abdi Mohamed Haji for 33 years now” Source: Hiiraan Online
  6. Maraykanka ayaa hakinaya kaalmada dhaqaale ee uu siiyo dalka Itoobiya, arintaasi oo salka ku haysa khilaafka ka taagan biyo-xireenka uu waddankaasi ka dhisayo webiga Nile. Jariirada Foreign Policy ee ka soo baxda Maraykanka ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay saameyn karto 130 milyan oo dollar oo ay xukuumadda Washington ku kabto Ethiopia. Tallaabadan oo uu meel-mariyay xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka Mike Pompeo, ayaa sii xumeyn karta xiriirka u dhexeeya Washington iyo Addis Ababa, xilli Itoobiya ay wado qorshe ay ku buuxineyso biya xireenka uu muranka ka taagan yahay. “Si rasmi ah looma billaabin buuxinta biyo-xireenka Itoobiya” Yaa iska leh Webiga Nile – muxuuse muhiim u yahay? Sida ay sheegtay jariirada Foreign Policy, dhaqaalaha uu doonayo Maraykanka inuu hakiyo ayaa saameyn ku yeelan kara dhinacyada ammaanka, la dagaallanka argagixisada, tababarka ciidamada iyo ka hortagga tahriibka ee Itoobiya. Jariirada oo soo xigatay mas’uuliyiin ka tirsan congress-ka ayaa sheegtay inay dhici karto in lacagtaasi ay ka yaraato 130-ka milyan ee la qiyaasay. Haddii ay dhaqangasho hakintan, waxa ay caqabad ku noqon kartaa qorshaha Itoobiya ay ku buuxineyso biyo xireenka, sida ay qabaan khubarada ka faalooda xiisadda ka taagan webiga Nile. Mas’uuliyiin ka tirsan Itoobiya ayaa horay u sheegay in Maraykanka uu u xaglinayo dhanka Masar oo doonaysa in heshiis laga gaaro buuxinta biyo xireenka. Masar ayaa ku doodaysa in biyaha Nile ay u leeyihiin mudnaan amniga qarankeeda kamid ah, waxaana warbixin uu bishii July daabacay Mac-hadka Qorsheynta Qaran ee dalkaasi lagu sheegay in 12 nooc oo kamid ah kalluunka ay dabargo’i doonaan biyo xireenka awgii. Wadaxaajoodkii ugu dambeeyay ee wasiiradda biyaha ee dalalka Itoobiya, Masar iyo Sudan ay Jimcihii ka yeesheen arinta biyo xireenka ayaa ku soo idlaaday natiijo la’aan Qaran News
  7. India on Sunday reported the biggest single-day jump in coronavirus infections of any nation in the COVID-19 pandemic, as the epicentre shifts to the south Asian giant. Source: Hiiraan Online
  8. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilalkii ka qaaday xubno ka tirsan maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus, sidoo kale magacaabay xubno cusub. 1. Waxaa G/le Cabdiraxmaan Ciise Xuseen loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 2. Waxaa Dhemme Siciid Xirsi Ibraahim loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 3. Waxaa G/dhexe Cabdirisiiq Jaamac Cabdulle loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 4. Waxaa G/le Axmed Jaamac Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 5. Waxaa G/le Siciid Aadan Siciid loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool 6. Waxaa G/sare Cabdullaahi Cabdi Shire loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 7. Waxaa Dhemme Cawil Warsame Maxamed loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 8. Waxaa Dhemme Cabdiweli Maxamuud Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 9. Waxaa G/le Cabdi Faarax Cali loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn 10. Waxaa G/le Ibraahim Bile Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 11. Waxaa Dhemme Maxamed Xuseen Axmed loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu 12. Waxaa Dhemme Cali Ibraahim Cismaan loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 13. Waxaa G/dhexe Maxamed Cabdi Nuur loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 14. Waxaa G/le Sahal Cabdi Cartan loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. PUNTLAND POST The post Deni oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay appeared first on Puntland Post.
  9. PRESS RELEASE Coronavirus – Eritrea: Global Information and Early Warning System (GIEWS) Country Brief – Eritrea The Government of Eritrea introduced since March several precautionary measures in response to the COVID‑19 pandemic ROME, Italy, August 29, 2020/ — FOOD SECURITY SNAPSHOT Erratic rains during first half of 2020 June‑September “kiremti” rainy season Abundant precipitation in late July and early August improved vegetation conditions and lifted crop prospects Moisture deficits affect grazing resources in pastoral coastal areas Sustained control operations mitigating impacts of desert locust outbreak on crops and pasture Download Report: https://bit.ly/2EC9z6F Abundant precipitation in late July and early August lifted crop prospects for main 2020 “kiremti” season crops Planting of the 2020 main season crops (wheat, barley, sorghum, maize, teff, pulses) for harvest from November, was concluded in July in key‑cropping areas in central and western Anseba, Debub, Maekel and Gash Barka regions. The 2020 “kiremti” rainy season, which normally extends from late June to September, has been characterized so far by above‑average cumulative rainfall amounts but with an erratic temporal distribution. An early onset of seasonal rains in mid‑June was followed by below‑average precipitation from late June until late July, with a negative impact on vegetation conditions. Subsequently, heavy rains in the third dekad of July and in the first dekad of August offset moisture deficits and improved vegetation conditions, lifting crop prospects, especially in Gash Barka Region, which normally accounts for more than half of the domestic cereal production (see NDVI anomaly chart). As of mid‑August, according to satellite‑based imagery, the main cropping areas were not affected by drought stress (see ASI image). According to the latest weather forecast by the Greater Horn of Africa Climate Outlook Forum (GHACOF), the remainder of the June‑September rainy season is expected to be characterized by above‑average rainfall amounts, with a positive impact on yields. In coastal pastoral areas, below‑average December‑March “bahri” rains resulted in a faster‑than‑normal depletion of rangeland resources during the following months. As a result, current vegetation conditions are poor (see Vegetation Health Index image). In 2019, some locust swarms from Yemen and Ethiopia arrived on the Red Sea coastal plains where local breeding occurred during this past winter. National teams undertook the necessary control operations with the support of FAO, averting widespread pasture and crop damage, and the situation returned to normal by April 2020. The recent heavy seasonal “kiremti” rains in late July and early August have created favourable ecological conditions in the western lowlands, where one generation of breeding is expected to occur this summer. This could be supplemented by a few swarms appearing from adjacent areas of northern Ethiopia. Consequently, intensive surveillance for early detection and monitoring is required. COVID-19 and measures adopted by the Government The Government of Eritrea introduced since March several precautionary measures in response to the COVID‑19 pandemic, including: The obligation for all citizens to stay at home except for those engaged in essential developmental and security tasks. Citizens are allowed to leave their homes only for buying essential food items during the day and for emergency medical treatment. Citizens in rural areas engaged in farming and animal husbandry are allowed to continue to conduct their activities. The prohibition of internal and foreign travel except for urgent and unavoidable purposes. The prohibition for all individuals confined to their homes to use their private cars. The prohibition to travel by bus, mini-bus and taxis unless in case of emergency. The suspension of all international passenger flights. The prohibition of all public gatherings, including sport and cultural events, funerals and weddings attended by more than ten people. The closure of bars, restaurants, cafés, cinemas and nightclubs. The suspension of all trading activities and transactions and the closure of weekly markets across the country. Major productive and service sectors (manufacturing, food processing, construction, trucking, etc.) are allowed to continue their activities. Food production, supply and processing enterprises as well as grocery stores, pharmacies and banks will continue to provide services but must close at 20:00 hours. The focus of all Government institutions on essential developmental and security tasks, with the interruption of routine services and functions. The majority of public sector employees can thus stay at home. The obligation for all public and private institutions allowed to continue their operations to strictly observe social distancing and all other guidelines issued by the Ministry of Health. The postponement of all court sessions. To mitigate the economic impact of these measures, especially on the vulnerable households, the Government introduced: The postponement of the payment of electricity, water and telephone households’ bills. The obligation for property owners to postpone the payment of rents. Stringent legal measures against individuals and commercial enterprises engaging in hoarding and speculative price hikes. The prohibition for owners of temporary closed activities including bars, restaurants, cafés, cinemas and nightclubs to lay off employees, which will continue to receive their full salary. SOURCE Food and Agriculture Organization (FAO) Qaran News
  10. By Medha Dutta Yadav Somaliland has its own government and its own currency. To enter, one should also have a Somaliland visa. You might say that this is the case with all countries. But there is a catch. No other country recognises the existence of Somaliland. A former British protectorate, it was once part of the Somali Republic before declaring its independence in 1991. Brazilian journalist Guilherme Canever, who travelled to this country in 2009, says, “Travelling was different back then, no smartphones and apps. I had to exchange money into Somaliland Shillings, the local currency. They had their government, flag, police force, newspapers and other institutions working, but no other country recognised them. It felt a bit like a parallel universe.” That experience was enough to make Canever go looking for other places that were officially non-existent. Surprisingly, he found quite a few. Since then, this 43-year-old has been to 16 such places. “These countries have their own history, conflicts and reasons to become independent. A few of them are used to getting tourists, but not all. Military and police, in general, can be overly suspicious, and sometimes you can end up in a tense situation. But the freedom to discover great attractions that are not stamped on a travel magazine or everywhere on the internet is rewarding. The downside, of course, is the effects of recent conflicts and economic problems. But seeing difficult situations can get you great insights. It is good when you come back with more questions than answers,” says Canever. Based on his travels, he has published four books, but insists they are “not guide books, I write about my personal experiences.” One of the books covers a part of his India travels. “I’ve been to India thrice, spending a few months each. It is the most diverse country in the world. What are the similarities between Tamil Nadu and Ladakh, for example? None. In the same country you can try so many different cuisines and cultures. It’s amazing,” he says. His latest book to hit the stands is the Unrecognized Nations: Travels to Countries that do not Exist. From discovering ancient monasteries in the middle of the mountains of Nagorno-Karabakh, to visiting Agdam, a ghost town completely devastated by war, it is a balance of the best and the worst that defines his travels. His experiences in Transnistria and Abkhazia were like time travel, he reveals. “You would have Mercedes-Benz and BMW along with old Lada cars. Abkhazia also has beautiful monasteries. I went to the beach, hitchhiked and tried the local wine. In Northern Cyprus, I stayed with a local family. My host took me all around the island, but while crossing Nicosia—the capital—he was held back. He was born in Northern Cyprus and so was not allowed to go to the southern part of the island. Not far from Varosha, another ghost town devastated by war, I was treated to one of the most delicious meals. Kosovo, a partially recognised state, has beautiful historical towns, full of tourists during summer, with kids playing on the fountains,” Canever says. But it is not always easy finding an entry into these countries. With the Brazilian passport, Canever could get a visa on arrival at Kosovo, Northern Cyprus, Palestine, and occupied (by Morocco) Western Sahara. But the writer remembers how trying to get to the Western Sahara free zone almost got him into trouble. “I ended up in the middle of a mined area,” he says. For Abkhazia and South Ossetia, he says, one needs to have a previous permit. “You show up at the border with this permit issued on the internet and then you go to the Ministry of Foreign Affairs to get the proper visa. For Nagorno-Karabakh, you just cross from Armenia and get a visa in the capital, Stapanakert,” he says. But, he stresses caution, “Be aware of the conflicts. You cannot cross Nagorno-Karabakh from Azerbaijan. If you do it from Armenia, you will cross Azerbaijani land occupied by Armenia. It is considered illegal. You can have problems visiting Azerbaijan later. From Georgia it is okay to visit Abkhazia, but again you should not cross into Russia, which is an illegal border crossing.” It’s like a big jigsaw puzzle where one has to know the right places to fit the pieces. And that is exactly what Canever is doing at the moment as he plans on a road trip from Cameroon to the Central African Republic via the Sangha forest and a boat ride back to the Congo once the pandemic is over. Qaran News
  11. Somali National Army (SNA) backed by Jubaland state forces on Saturday killed six al-Shabab extremists in a fierce clash in the southern region of Lower Juba, an officer confirmed. Aden Mohamed Ibrahim, commander of Jubaland forces, told journalists that members of al-Shabab militants launched an attack on a base run by the regional state’s forces in Bar Sanguni neighborhood, but they were overpowered. “The forces prevented the militants’ attempt to overrun the base and the militants suffered severe casualties during the confrontation between the army and the attackers,” Ibrahim said, adding that a government soldier was killed and two others injured during the gun battle. Government forces have intensified operations against al-Shabab militants in the southern and central regions in recent months, but the militants are still hiding in the rural areas of those regions, conducting ambushes and planting landmines. View the full article
  12. Tucson (Caasimada Online) – Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah “sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab” oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustaf Adan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sano xabsi ku jiray, waxaana lagu riday xukun u dhigma muddadii uu xabsiga ku qaatay, taasi oo macnaheedu yahay inaanu dib ugu laabaneyn xabsiga. Sida ay sheegtay Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka, Maxamed ayaa markii uu codsiga qaxooti dhiibanayey waxa uu Hay’adda Socdaalka iyo Muwaadannimada Mareykanka ee USCIS ka qariyey inuu leeyahay magac labaad, iyo inuu ka tirsanaa Al-Shabaab. Maxamed ayaa qirtay inuu ogaa in haddii uu magaciisa saxda ah sheego loo diidi lahaa inuu galo Mareykanka. Sida ku cad dacwadda lagu soo oogay, wuxuu sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka oo ku sugan magaalada Tucson ee gobolka Arizona u sheegay in lagu dhaawacay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, bishii June ee 2010. Si kastaba, mas’uuliyiinta ayaa ogaaday in dhaawaca uu qabay uu ka dhashay markii ay ku qarxeen walxo qarxa oo gacmaha kula jiray, sanadii 2009. Sababo la xiriira dambiga lagu helay, kiiska qaxootinimo ee Maxamed ayaa la laalay, waxaana lasoo saaray amar dhigaya in loo soo masaafuriyo Soomaaliya. 28-kii August 2020, Maxamed ayaa diyaarad laga soo saaray Arizona, loona soo celiyey Soomaaliya. Waxaa laga mamnuucay inuu mar kale kusoo laabto Mareykanka, isaga oo aan haysan sharciyadda ku haboon. The post Sarkaal 'Al-Shabaab ah oo hab farsamo ah ku galay' Mareykanka oo loo soo masaafuriyey Soomaaliya first appeared on Caasimada Online.
  13. Madaxweynaha Dowlad Goboleedkab Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad, faqraddiisa 19-aad. Markuu arkay: Qodobka 87-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland Markuu arkay: Talo soo jeedinta Goddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa G/le Cabdiraxmaan Ciise Xuseen loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 2. Waxaa Dhemme Siciid Xirsi Ibraahim loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 3. Waxaa G/dhexe Cabdirisiiq Jaamac Cabdulle loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 4. Waxaa G/le Axmed Jaamac Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 5. Waxaa G/le Siciid Aadan Siciid loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool 6. Waxaa G/sare Cabdullaahi Cabdi Shire loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 7. Waxaa Dhemme Cawil Warsame Maxamed loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 8. Waxaa Dhemme Cabdiweli Maxamuud Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 9. Waxaa G/le Cabdi Faarax Cali loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn 10. Waxaa G/le Ibraahim Bile Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 11. Waxaa Dhemme Maxamed Xuseen Axmed loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu 12. Waxaa Dhemme Cali Ibraahim Cismaan loo magacaabay Garooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 13. Waxaa G/dhexe Maxamed Cabdi Nuur loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 14. Waxaa G/le Sahal Cabdi Cartan loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. * Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustafe Aadan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sanno xabsi ku jiray, waxaana lagu riday xukun u dhigma muddadii uu xabsiga ku qaatay, taasi oo macnaheedu yahay inaanu dib ugu laabaneyn xabsiga. Sida ay sheegtay Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka, Maxamed ayaa markii uu codsiga qaxooti dhiibanayey waxa uu Hay’adda Socdaalka iyo Muwaadannimada Mareykanka ee USCIS ka qariyey inuu leeyahay magac labaad, iyo inuu ka tirsanaa Al-Shabaab. Maxamed ayaa qirtay inuu ogaa in haddii uu magaciisa saxda ah sheego loo diidi lahaa inuu galo Mareykanka. Sida ku cad dacwadda lagu soo oogay, wuxuu sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka oo ku sugan magaalada Tucson ee gobolka Arizona u sheegay in lagu dhaawacay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, bishii June ee 2010. Si kastaba, mas’uuliyiinta ayaa ogaaday in dhaawaca uu qabay uu ka dhashay markii ay ku qarxeen walxo qarxa oo gacmaha kula jiray, sannadii 2009. Sababa la xidhiidha dambiga lagu helay, kiiska qaxootinimo ee Maxamed ayaa la laalay, waxaana lasoo saaray amar dhigaya in loo soo mustaafuriyo Soomaaliya. 28-kii August 2020, Maxamed ayaa diyaarad laga soo saaray Arizona, loona soo celiyey Soomaaliya. Waxaa laga mamnuucay inuu mar kale kusoo laabto Mareykanka, isaga oo aan haysan sharciyadda ku haboon. Source
  15. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera. Kulankaasi ayaa looga hadlay xoojinta Xiriirka Amisom iyo dowlad goboleedka Galmudug iyo qodobo kale oo la xiriiray ka qeybgalka sugidda amniga iyo horumarinta bulshada. Ciid ayaa saraakiisha Amisom kala hadlay sidii Ciidamada Amisom ay gacan uga geysan lahaayeen sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka joogaan Galmudug. Muddooyinkii u dambeeyey Galmudug ayaa waday guluf ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana ciidamada maamulkaasi iyo kuwa dowladda ay wadeen howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab. View the full article
  16. Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka soo socdo ay shaacin doonaan natiijada rasmiga ah ee imtixaanka qaranka ee dugsiyada saree ee dalka waxaana uu sidoo kale sheegay inuu imtixaanka ka duwanaa kuwii hore ee usoo qabteen maadaama dalka uu ka jiray saameynta cudurka Covid-19. Qaar ka mid ah ardayda ku sugnaa kulanka ayaa su,aalo weydiyeen kuwaasi oo ku aadan tayeynta waxbarashada dalka. Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarshada mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sidoo kale ka hadlay Manhajka waxbarashada oo dowladda Juhdi farabadan gelisay waxaana uu sheegay in ardayda danyarta la siindoono buugaagta manhajka si ay uhelaan fursadooda In ka badan 34-kun oo ardyad ayaa u fariisaneysa imtixaankii shahaadiga ah ee dowladda, kaasi oo ay qaaday wasaaradda waxbarashada dalka qaaday 18-kii bishii julay ee sanadkaan waxaana lagu qabtay 112 xarumood oo ku kala yaalla Muqdisho iyo magaalooyinka waa-weyn ee gobollada dalka View the full article
  17. Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee AMISOM Francisco Madera. Labada masuul ayaa kawada hadlay Xiriirka AMISOM iyo dowlad gobolleedka Galmudug iyo waliba qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb 3 ee lagu jiheeyay doorashadda Soomaaliya. Cali Daahir Ciid ayaa masuuliyiinta AMISOM kala hadlay sidii loo xoreyn lahaa deegaanadda galmudug ee ay kaga sugan yihiin Al-shabaab loogana garabsiin lahaa Dowlad goboleedka Galmudug in ay gacanta ku dhigaan amaanka guud ee Galmudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. (SLT-Hargeysa)-Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi ayaa shaaciyay in natiijo la’aan ay ku soo dhammaadeen wada-hadallo u socdo xukuumadda Somaliland iyo shirkaddaha diyaaradaha ee Fly Dubai iyo Air Arabia. Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi ayaa qoraal kooban oo ku baahiyay barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu ku yidhi “Kama dambays waxa natiijo la’aan ku dhamaaday hadaladii mudoba lagu raadinaayay in shirkadda Fly Dubai iyo tan Shaariqa ee Air Arabia ay Hargeysa dib uGu duulaan xanibaaddii Corona ka dib. Madaxweyne Muuse oo dano qoys (family interest) ku leh duulimaadada diyaaradda Itoobiya oo ay wakil u yihiin ayaa hadda fursad bilaa tartan ah ku hasan doonta duulimaadada Somaliland iyo caalamka kale, oo duulimaadadii Dubai ay ku jiraan. Wiilkii wakiilka u ahaan jiray Fly Dubai iyo Air Arabia dadaal badan buu sameeyay si tan looga fursado. Sharci la adeegsado marka ay sidan oo kale tahay ma Jiro, hadii uu Jiro na, ma shaqeeyo. Sidaas darted, wiilku waxa uu adeegsaday xeeladihii iyo xadhkihii reernimada oo ah waxa keliya ee inta badan shaqeeya, ma se u shaqaynin Cumar. Dahabshiil, Saleebaan-guurti, Kaahin iyo gebi ahaanba salaadiinta beesha ayaa keli-keli iyo koox-koox ba amuurtan uga hawl galay si ay Muuse u qanciyaan, ma se dhicin. Dhamaantood jawaab aad u kooban oo afar xaraf ka kooban (Maya) buu siiyay, nin kastaana wuu iska tegay.” Ayuu ku yidhi qoraalkiisa Maxamed Haaruun Biixi oo ay xiganayso Shabakadda Somalilandtoday Source
  19. Tan iyo markii xil-ka laga tuuray 25-kii bishii Juy ee sanadkan Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre ayaa waxaa isa soo taraya macluumaadka laga helayo sababtii loo riday, kadib markii ay si lama filaan ah kalsoonida ugala noqdeen Golaha Shacabka. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sababta meesha looga saaray Khayre ay lahaayeen Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo rabay inay is-baheysi xoogan la sameytaan si loo kala dhan-taalo awooda madaxda dowladda Soomaaliya, taas oo keentay in baarlamaanka Soomaaliya uu ceriyo Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka. Eng. Xasan Sahal Xasan oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda ayaa Shabelle u sheegay in sababta ay Axmed Madoobe iyo Deni uga qeyb-geli waayeen shirkii Dhuusamareeb 3 ay tahay inay dhabar-jab aan la fileyn ay ku noqotay riditii R/wasaare Xasan Cali Khayre. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo maanta shir xasaasi ah ay Muqdishio ku leeyihiin Axmed Maoode, Siciid Deni iyo Madaxdaweynaha Soomaaliya, wuxuuna kulankaan qabsoomayaa xilli aan weli la magacaabin R/wasaarihii bedali lahaa Khayre View the full article
  20. Axmed Xirsi, oo ah saygii hore ee Ilhaan Cumar, ayaa sheegay in uu diiday Kulan uu ka dalbaday Madaxweynaha Waddanka Maraykanka, Donald Trump. Qoraal kooban oo Axmed Xirsi uu soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay in Madaxweyne Trump uu ku casumay kulan gaar ah, balse uu ka diiday Kulankaas. Mr Axmed Xirsi, wuxuu Qoraalkiisa ku xusay in aysan kulmi Karin isaga iyo Madaxweyne Donald Trump, inkastoo uusan sababta sheegin. Balse, waxa jirta in muran Siyaasadeed oo ba’an ka dhexeeyo Ilhaan Cumar iyo Madaxweyne Trump, taas oo lagu micnayn karo diidmada Axmed Xirsi ee la kulanka Trump. PUNTLAND POST The post Saygii hore ee Ilhaan Cumar oo diiday la kulmo Madaxweyne Trump appeared first on Puntland Post.
  21. Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Labada hoggaamiye ayaa wada-hadallo gaar ah la yeelan doono madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka ayaa la sheegay inuu ka qabsoomi doono xarunta Xalane oo ah meel amnigeeda si weyn loo ilaaliyo. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in shirkaasi looga hadli doono xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021- Ciidamo gaar ah oo ilaalo u ah Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay laga soo dajiyey magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe iyo Deni oo aan ka qeyb-gelin shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa dhaliilo xoogan u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya, balse wuxuu imaatinkooda ku soo aadaya kadib shir ay labaduba ku yeesheen Garoowe, kaas oo ay uga hadleen xaaladda dalka. View the full article
  22. (SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tartanka iyo loolanka Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxayna sheegtay in tartanku macaamiisha u fiican yahay, balse aanay raali ka ahayn tartan furan, isla-markaana ay xakamayn doonto, oo ay ka soo saari doonto shuruuc lagu xakamayo. Xukuumaddu waxa kale oo ay sheegtay sheegtay inay waddo qorshihii Shirkaduhu ku wada hadli lahaayeen oo Lambarrada ku wada xidhiidhi lahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknooliyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi Jibriil oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay inay Xukuumad ahaan wadaan qorshihii ay Somaliland ku yeelan lahayd koodh u gaar ah, kuna horumarin lahayd Tiknooliyaddeeda, waxaanu ugu horeyn “Tartanka Shirkadaha Isgaadhsiintu macaamisha ayuu u fiican yahay, laakiin haddana tartanku wuxuu u baahan yahay inuu yeesho shuruuc lagu xakameeyo, tartanka furana mar walba wuxuu u baahan yahay in la xakameeyo, imikana shuruucdoodii baanu ka shaqeeynaynaa, si uu tartankaasi u noqon lahaa tartan sax ah oo shuruucdii lagu maamulayey ayaanu hadda gacanta ku haynaa..” Mar uu ka hadlayey qorshe ay wadaan oo ku saabsan Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo qaabkii ay ku wada hadli lahaayeen ayaa yidhi “Hadda Shirkadaha Isgaadhsiintu ma wada hadlaan, sidii loo hirgelin lahaa in la wada hadlaana waa daruuri, wada-hadalkiina wuu noo socdaa, waxaana jira Caqabado, kuwaasi oo aanu intii badnayd xalinay”. Mar uu ka hadlayey qorshaha Wasaaradda ee dhinaca Internetka iyo Tiknooliyadda ayaa wuxuu yidhi “Hawsha koodhku hadda noomay dhamaystirmin, laakiin gacanta ayaanu ku haynaa oo waxaanu rabnaa inaynu yeelano Koodh inoo gaar ah, dal ahaan, inkasta oo Ictiraafka uu wax badan inagaga xidhan yahay oo dhinaca Tiknooliyad ah, haddana intii karaankeena ah waynu dedalaaynaa oo waxaynu rabnaa inaynu horumar ballaadhan ka gaadhno Tiknooliyadda oo aynu Caalamka tusno inaynu nahay dal wax badan qabsaday” Mar uu ka hadlayey Tiknooliyadda Tawin iyo xidhiidhka Somaliland ayuu yidhi “Taiwan waxay ka mid tyahay waddamada ugu horeeya Adduunka ee samaynta Tignoolajiyadda, Moobilada iyo Kombutarada jibka yar ee laga sameeyo Taiwan baa laga iibsada, oo tusaale ahaan Samsung Taiwan ayey jibka ka iibsataa kadibna intay isku rakibto ayey qalab ka samaysaa, markaas inaynu fikradooda ka faa’iidaysano aad baynu ugu baahan nahay, inaguna waxay inooga baahdaan diyaar ayaynu ula nahay,” Dhanka kale wuxuu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay nabadgalyadooda, qaranimadooda iyo qadiyadooda ilaashadaan Source
  23. Abiy Ahmed came to power promising radical reform, but 180 people have died amid ethnic unrest in Oromia state Ethiopia faces a dangerous cycle of intensifying internal political dissent, ethnic unrest and security crackdowns, observers have warned, after a series of protests in recent weeks highlighted growing discontent with the government of Abiy Ahmed, a Nobel peace prize winner. Many western powers welcomed the new approach of Abiy, who took power in 2018 and promised a programme of radical reform after decades of repressive one-party rule, hoping for swift changes in an emerging economic power that plays a key strategic role in a region increasingly contested by Middle Eastern powers and China. He won the peace prize in 2019 for ending a conflict with neighbouring Eritrea. The most vocal unrest was in the state of Oromia, where there have been waves of protests since the killing last month of a popular Oromo artist and activist, Haacaaluu Hundeessaa, in Addis Ababa, the capital. An estimated 180 people have died in the violence, some murdered by mobs, others shot by security forces. Houses, factories, businesses, hotels, cars and government offices were set alight or damaged and several thousand people, including opposition leaders, were arrested. Further protests last week prompted a new wave of repression and left at least 11 dead. “Oromia is still reeling from the grim weight of tragic killings this year. These grave patterns of abuse should never be allowed to continue,” said Aaron Maasho, a spokesperson for the Ethiopian Human Rights Commission. The Oromo community have long felt excluded from power and the benefits of Ethiopia’s booming economy. The Oromo protest movement gained momentum from 2015 and contributed to the appointment of Abiy, an Oromo from the ruling party, who promised democracy and prosperity for all. “We are seeing a continuation of that movement, and also signs that the government’s response will be equally forceful. Once people are shot and arrested then that becomes a rallying cry,” said William Davison, an analyst based in Addis Ababa for the International Crisis Group. The decision to indefinitely delay elections due later this year because of coronavirus – which has caused 600 deaths in the country of 100 million so far – has also worried diplomats and other international observers. Advertisement The protests in Oromia last week began amid claims that Jawar Mohammed, an Oromo opposition politician and one of Abiy’s most outspoken critics, was being denied medical attention in prison. Young protesters described being “hunted down, shot in the streets” in the Oromia town of Aweday. “Soldiers shot at us so I ran as fast as I could. I witnessed people getting shot in the back as they fled,” said Kedir, who took part in a demonstration on Tuesday. Aliyyi Mohammed, a 22-year-old from Hirna, was taken to hospital after being shot in the thigh on Monday. Relatives said he had been “nowhere near” the protests when injured and now feared for his safety. “There are police waiting outside the hospital … We have heard that they want to arrest him as soon as he’s recovered. We can only pray they leave him alone,” said a member of the family who requested anonymity. Relatives of Farhan Ali, 22, claimed he had been killed by security forces after leaving his home in Dire Dawa to visit a neighbour. “Soldiers killed him in cold blood,” said Bahar Omar, a cousin. “He didn’t break the law. They shot him multiple times in the back. He died right there and had no chance.” Officials have denied such claims. “There has been violence, but we are yet to confirm reports of any killings by state forces,” said Getachew Balcha of the Oromia region’s communication affairs office. But claims of mistreatment by security forces are fuelling the cycle of unrest in Oromia. Graphic images of 21-year-old Durassa Lolo were widely shared on social media after relatives claimed he had been tortured in the town of Asasa by soldiers who had asked him for his name. “My brother did nothing wrong. When they heard an Oromo-sounding name, his fate was sealed. They took him to a military camp and inflicted on him unbelievable savagery. [He] is fighting for his life in hospital. This is why there are protests. The government sees us as expendable,” Durassa’s brother, Abdisa Lolo, said. The government says Haacaaluu was murdered by Oromo nationalist militants as part of a wider plot to derail its reform agenda. The ruling party has also suggested that its rival in the northern region of Tigray, the Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF), masterminded the conspiracy. The TPLF dominated the ruling coalition until Abiy took office. It has since joined the opposition, accusing the prime minister of planning to replace the ethnic-based federal system with a more centralised state. Both the TPLF and Oromo nationalist groups such as the Oromo Liberation Front deny involvement in either the murder or the unrest. Government policy has also led to fallouts within the ruling party. The defence minister, Lemma Megersa, an ally turned critic of Abiy, was last week fired and placed under house arrest. State media reported Lemma’s dismissal from the ruling party being due to his “violating party discipline”. Analysts say it was important to recognise that recent unrest has been limited to Oromia and that there was credible evidence suggesting violence over the previous months had not simply been inflicted on protesters by the security forces but also had occurred between ethnic communities. The office of Ethiopia’s attorney general last week defended the government’s response to the unrest, saying in a statement that investigations would reflect a “commitment to human rights”. Abel Abate Demissie, an Addis Ababa-based analyst with London’s Chatham House, said Ethiopia’s political polarisation has deep roots, with structural problems that have been insufficiently addressed under Abiy: conflicting narratives about Ethiopia’s history, an unfinished federal project and tensions over the division of power between the centre and the regions. “Two years down the line [after his appointment], and you find every major political group is disappointed with Abiy,” he said. Source: The Guardian The post Ethiopia falls into violence a year after leader’s Nobel peace prize win appeared first on Puntland Post.