-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday Abiy Ahmed Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Itoobiya, Seyoum Mesfin ayaa weerar afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, xili dib loo soo nooleeyay xiriirka diblumaasiyadeed ee Itoobiya iyo Eritrea. Seyoum Mesfin oo wareysi siiyey warbaahinta ku hadasha afka Tigray-ga ee magaceeda loo yaqaano TMMA ayaa Abiy ku dhaleeceyay inuu xiriirka Eritrea uu dib uga jafay boorka muddo badan oo colaad kala dhaxeysay. Wuxuu sheegay inuu rumeysan yahay in Abiy uu u ogolaadey madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki inuu ‘kufsado’ Itoobiya, maadama uu dhawaan booqasho ku yimid dalka. Afwerki ayaa dalka Itoobiya ku qaadanaya booqasho qaadaneysa muddo saddex maalmood ah, xili uu todobaadkan ku yimid dowladda deriska la ah ee mudada badan uu dagaalku kala dhaxeeyay. Seyoum Mesfin wuxuu sidoo kale Abiy Axmed ugu yeeray ra’iisul wasaare hore, maadama uu ku doodayo inuu muddo xileedkiisa uu ka dhamaaday, isagoona ku baaqay in deg-deg loo soo dhiso dowlad ku meel-gaar ah. “Ka hor sanadkii 2018-kii waxaa jirtay dowlad la doortey oo waqti leh. Hadda ma jirto xukuumad lasoo doortey,” ayuu yiri, isagoo u muuqda farta ku fiiqaya kororsiga baarlamaanka u sameeyay maamulka wasiirka koowaad. Dhawaaqa Seyoum ayaa u muuqda mid sii xoojinaya soo jeedin dhawaan ka timid xisbiga uu ka tirsan yahay ee gobolka Tigray-ga ka taliya. Doorashooyinka Itoobiya oo ku mudeeysneyd bishii August ayaa dib u dhac ugu yimid sababo la xiriira cudurka Coronavirus, midaasi oo khilaaf xoogan ka dhex abuurtay hogaamiyeyaasha siyaasada Itoobiya, taasi oo laga cabsi qabo inay burbur hor leh u horseedo dalka Itoobiya. Qaran News
-
Laba Diyaaradood oo siday Ciidan Dhaawaca oo isku-dhacay Diyaarad ay ciidamada Afghanistaan leeyihiin oo ka kicitimeyso saldhigga ciidamada Helmand Labada diyaaradood ee isku dhacay oo ay lahaayeen ciidamada Afghanistan waxay sideen ciidamo ku dhaawacmay dagaalka ka socda Koonfurta gobolka Helmand waxaana ku dhintay ugu yaraan 9 qof. Dadka shilkaasi diyaaradeed ku dhintay waxaa ka mid ah askar ka tirsan ciidamada cirka Afghanistaan ee aadka u tababaran. Shilkaasi oo Arabacadi gelinka hore ka dhacay degmada Nawa ayaa la sheegay iney sababatay cillad farasamo. Deegaanka ay diyaaraduhu isku duqeeyeen maalmihi u dambeeyey waxaa ka socday dagaal culus oo u dhaxeeya ururka Taalibaan iyo ciidmada dowladda Afghanistaan oo gacan ka helaya diyaaradaha dagaalka Mareykanka. Taalibaaniyiinta ayaa ka dagaallamaya deegaanno ku dhow magaalada Lashkar Gah oo horay uga soo qabsadeen hal degmo. Dad rayad ah iyo qoysas carruur sita oo guriyahooda ka barakacay, ayaa magaalooyinka soo gaaray, iyada oo ay hay’adaha samafalka ay sheegeen iney qaar badan oo dadkaasi soo barakacay ka mid ah ay waddooyinka jiifaan oo ay hoy haysan. Qaramada midoobay xafiiskeeda Afghanistaan wuxuu sheegay gobolka Helmand ee ay dagaalladu ka socdaan iney dad ka badan 35,000 ay ku barakaceen. Wasiirka gashaandhigga Afghanistaan ayaa gobolka Helmand u safray si uu u soo indha indheeyo xaaladda amni ee gobolkaasi. Dagaalkan maalmihi u dambeeyey ka socda gobolka Helmand ayaa ah kii ugu adkaa ee dhaca, maalma xirir ahna socda tani iyo marki ay wadahadallada nabadeed ee ay bishii hore ka billowdeen Qatar ayuu yiri wariyaha BBC Secunder Kermani. Wadahadallada ayaa marayey heerarki ugu dambeeyey oo lagu doonayey in lagu dhammeystiro xeerar iyo hab raacyo lagu maamulo wadahadallada, balse dhinacyada wadahadallaasi labada dhinac ku matala ayaan is afgarasho weli ka gaarin arrima ay ka mid yihiin xabbad joojinta iyo awood qaybsiga suuragal noqon kara. Tens of thousands of Afghan soldiers have been killed and injured in the past four years. This is their story. Horraanti toddobaadkan madaxa ciidamada Nato ee ku sugan Afghanistaan, General Scott, wuxuu ururka Taalibaan ku eedeeyey iney wiiqayaan wadahadalladi nabadeed ayna jabinayaan heshiiski bishi Fabraayo ay la saxeexdeen Mareykanka. Qayba badan oo ka mid ah Gobolka Helmand iyo Kandahaar oo deris la ah waxaa la soo dersay koronto la’aan kaddib marki uu ururka Talibaan uu Isniinti weerar ku qaaday xaruun ay gobolladaasi korontada ka helayeen. Khadka isgaarsiinta ayaa sida oo kale gobolladaasi ka maqan. Shacab ka qaxay dagaallada u dhaxeeya ururka Taalibaan iyo Dowladda Afghansitan Qoys ka mid ah dadka dagaalkaasi ku soo barakacay oo BBC u warramay ayaa sheegay gurigooda iney uga soo baxeen dharka ay xiran yihiin oo keli ah ayna garaneyn halka ay ka helayaan meel ammaan ah oo dhinaca dhigaan. Qaar kalana waxay sheegeen cabsida ugu weyn ee ay qabaan iney tahay gaajo iney u dhintaan, halka shaqaalaha isbitaal maxalli ah ka shaqeeyana ay sheegeen tira dad ah oo dagaallada ku dhaawacmay iney isbitaallada soo gaareen. Wadahadalladi nabadeed ee taariikhiga ahaa waxay billowdeen 12-ka bisha December, xilligaasi oo ku beegneed maalin kaddib sanad guuradi 19-aad ee ka soo wareegtay weerarki 9/11 ee uruka Alqaacida uu Mareykanka ka fuliyey oo sababay iney ciidamada Mareykanaka gudaha Afghanistaan howl gallo ka billaabaan. Waxayna ahayd marki ugu horreysay oo madaxada dalka Afghanistaan ay la fadhiistaan hoggaanka ururka Taalibaan. Wariyaha BBC uga soo warrama Afghanistaan wuxuu sheegay dagaalka uu ururka Taalibaan hadda oo qaaday iney ka dhalaneyso su’aal ah ka go’naashahooda miiska wadaxaajoodka iney yimaaddaan. Taalibaan wuxuu sheegey iney dib u qabsanayaan oo keli goobihi ay mar ka talin jireen. Qaran News
-
Buug lagu iibiyey 10 malyan oo doolar+Cida Qortay & Halku.. Buuggan tani iyo 1623-kii waxaa gacanta uu ugu jiray kulliyad ku taallo dalka Mareykanka Nuqul ka mid ah buuggi ugu horreeyey uu qoray qoraagi weynaa ee reer Britain Shakespeare oo lagu soo bandhigay magaalada New York ayaa lagu iibiyey 9.98 malyan oo doolar. Buuggan ayaa la daabacay 1623-kii toddoba sano kaddib dhimashada Bard, waxaana lagu soo uruuriyey ruwaayadahiisa. 235 nuqul oo ka mid ah buuggaasi ayaa la sheegay in mela kala duwan laga helo balse nuqulka dhammeystiran uu gacanta ugu jiraa cid gaar ah. Buuggan oo Arbacadi la iibiyey ayaa noqonaya nuqul dhammeystiran oo qiima intaa le’eg lagu iibiyo tani iyo 2001-dii, iyada buuggi kan ka horreeyey lagu iibiyey 6.1 malyan oo doolar. Waxaana buugga iibisay kulliyadda Mills ee ku taallo Oakland, California oo ah kulliyad gaar loo leeyahay oo buuggaasi tani iyo 1960-kii gacanta ku haysay. Balse cidda buugaasi iibsatay markiba lama ogaan. Buugga waxaa lagu iibiyey suuqa xaraajka ee Christies’s oo ku yaalla New York Suuqa xaraajka ee Christie qiimaha buuggaasi lagu iibin karo marki hore wuxuu ku qayaasay 4 malyan ilaa iyo 6 malyan oo doolar. Buuggan ugu horreeyey uu qoray Shakespeare ee 10-ka malyan oo doolar lagu iibiyey waxaa lagu soo uruuriyey 36 ka mid ah ruwaayadahiisi ugu caansanaa. 235-ka nuqul ee buuggaasi ee la sheego iney meel kala duwan yaalliin dhammaantood waa qabya oo ma dhammeystirna. Mid ka mid ah nuqulladaasi oo ay lahayd Jaamacadda Oxford waxaa 2003-dii lagu iibiyey 3.5 malyan oo doolar. Shan ilaa iyo Lix nuqul oo kale oo dhammeystiranna waxaa la rumeysan yahay iney weli gacmo shaqsiyaad ku jiraan. Qaran News
-
London (Caasimadda Online) – Maxamed Faarah oo loo yaqaano (Mo Farah) ayey dowladda Jabuuti u magacowday Safiirkooda Maamulka Dekeddaha iyo aagga xorta ah (DPFZA). Dowladda Jabuuti ayaa dib u qaabeyn ballaaran ku sameyneysa hanaankeeda ayaa marso taariikhi ah u rogtay degmo ganacsi, xafladii arintaas lagu maamuusayay ayey uga dhawaaqeen magacaabista Mo Farah. Waxaan ku faraxsanahay inuu nagala soo qeyb galo Mo Farah xaflada lagu daah furayo dib u cusbooneysiinta Dekeda Jabuuti. DPFZA waxay ku faraxsan tahay in Sir Mo uu noqdo safiirkeenna, waxaana rajeyneynaa inaan iska kaashanno mashaariicda mustaqbalka” ayaa lagu soo qoray twitter-ka. “Cilaaqaadka Jabuuti iyo Mudane Mo Faarax waa mid qoto dheer, waxaan ku faaneynaa in aan si wadajir ah uga shaqeyno si aan u soo bandhigno awoodaha aan la shaacin ee qaaradda Afrika” ayaa la raaciyay. Ciyaariyahankaan dunida rikoorada ka dhigay ayaa ku dhashay Gabiley oo ka tirsan dhulka Somaliland, waxaana la ogyahay iney Jabuuti kula tartanto dhanka dekeddaha, taasna waa sheeko xiiso leh. Ismaaciil Cumar Geelle oo qudbad laga siiyay furitaanka munaasabadda ayaa sheegay iney dowladiisa bilowday hiigsigooda 2035, wuxuuna doonayaa in dalkiisa noqdo xarun udub dhexaad u ah ganacsiga dunida. The post Orodyahan Mo Farah oo xil looga dhiibay dalka Jabuuti first appeared on Caasimada Online.
-
As the threat of a COVID-19 pandemic emerged earlier this year, many felt a sense of apprehension about what would happen when it reached Africa. Concerns over the combination of overstretched and underfunded health systems and the existing load of infectious and non-infectious diseases often led to it being talked about in apocalyptic terms. However, it has not turned out quite that way. On September 29th, the world passed the one million reported deaths mark (the true figure will of course be higher). On the same day, the count for Africa was a cumulative total of 35,954. Africa accounts for 17% of the global population but only 3.5% of the reported global COVID-19 deaths. All deaths are important, we should not discount apparently low numbers, and of course data collected over such a wide range of countries will be of variable quality, but the gap between predictions and what has actually happened is staggering. There has been much discussion on what accounts for this. As leads of the COVID-19 team in the African Academy of Sciences, we have followed the unfolding events and various explanations put forward. The emerging picture is that in many African countries, transmission has been higher but severity and mortality much lower than originally predicted based on experience in China and Europe. We argue that Africa’s much younger population explains a very large part of the apparent difference. Some of the remaining gap is probably due to under reporting of events but there are a number of other plausible explanations. These range from climatic differences, pre-existing immunity, genetic factors and behavioural differences. Given the enormous variability in conditions across a continent – with 55 member states – the exact contribution of any one factor in a particular environment is likely to vary. But the bottom line is that what appeared at first to be a mystery looks less puzzling as more and more research evidence emerges. The importance of age The most obvious factor for the low death rates is the population age structure. Across multiple countries the risk of dying of COVID-19 for those aged 80 years or more is around a hundred times that of people in their twenties. This can best be appreciated with a specific example. As of September 30th, the UK had reported 41,980 COVID-19 specific deaths while Kenya, by contrast, had reported 691. The population of the UK is around 66 million with a median age of 40 compared with Kenya’s population of 51 million with a median age of 20 years. Corrected for population size the death toll in Kenya would have been expected to be around 32,000. However if one also corrects for population structure (assumes that the age specific death rates in the UK apply to the population structure of Kenya), we would expect around 5,000 deaths. There is still a big difference between 700 and 5,000; what might account for the remaining gap? Other possible contributors One possibility is the failure to identify and record deaths. Kenya, as with most countries, initially had little testing capacity and specific death registration is challenging. However, Kenya quickly built up its testing capacity and the extra attention to finding deaths makes it unlikely that a gap of this size can be fully accounted for by missing information. There has been no shortage of ideas for other factors that may be contributing. A recent large multi-country study in Europe reported significant declines in mortality related to higher temperature and humidity. The authors hypothesised that this may be because the mechanisms by which our respiratory tracts clear virus work better in warmer more humid conditions. This means that people may be getting less virus particles into their system. It should be noted however that a systematic review of global data – while confirming that warm and wet climates seemed to reduce the spread of COVID-19 – indicated that these variables alone could not explain most of the variability in disease transmission. It’s important to remember that there’s considerable weather variability throughout Africa. Not all climates are warm or wet and, if they are, they may not stay that way throughout the year. Other suggestions include the possibility of pre-existing protective immune responses due either to previous exposure to other pathogens or to BCG vaccination, a vaccine against tuberculosis provided at birth in most African countries. A large analysis – which involved 55 countries, representing 63% of the world’s population – showed significant correlations between increasing BCG coverage at a young age and better outcomes of COVID-19. Genetic factors may also be important. A recently described haplotype (group of genes) associated with increased risk of severity and present in 30% of south Asian genomes and 8% of Europeans is almost absent in Africa. The role of these and other factors – such as potential differences in social structures or mobility – are subject to ongoing investigation. More effective response An important possibility is that public health response of African countries, prepared by previous experiences (such as outbreaks or epidemics) was simply more effective in limiting transmission than in other parts of the world. However, in Kenya it’s estimated that the epidemic actually peaked in July with around 40% of the population in urban areas having been infected. A similar picture is emerging in other countries. This implies that measures put in place had little effect on viral transmission per se, though it does raise the possibility that herd immunity is now playing a role in limiting further transmission. At the same time there is another important possibility: the idea that viral load (the number of virus particles transmitted to a person) is a key determinant of severity. It has been suggested that masks reduce viral load and that their widespread wearing may limit the chances of developing severe disease. While WHO recommends mask wearing, uptake has been variable and has been lower in many European countries, compared with many parts of Africa. So is Africa in the clear? Well, obviously not. There is still plenty of virus around and we do not know what may happen as the interaction between the virus and humans evolves. However, one thing that does seem clear is that the secondary effects of the pandemic will be Africa’s real COVID-19 challenge. These stem from the severe interruptions of social and economic activities as well as the potentially devastating effects of reduced delivery of services which protect millions of people, including routine vaccination as well as malaria, TB and HIV control programmes. Research agendas Major implications of the emerging picture include the need to re-evaluate African COVID-19 research agendas. While many of the priorities originally identified may still hold, their relative importance is likely to have changed. The key point is to deal with the problems as they are now rather than as they were imagined to be six months ago. The same thing applies for public health policy. Of course, basic measures such as hand washing remain essential (regardless of COVID-19) and wearing masks should be continued while there is any level of COVID-19 transmission. However, other measures with broader effects on society, especially restrictions on educational and economic activity, should be under continuous review. A key point now is to increase surveillance and ensure that flexible responses are driven by high quality Theafricanrepporter Qaran News
-
Al Shabaab has turned into a shadow state and the Somali government, the United Nations and the international community need to reorient their focus. Somalia has been the paragon of retrograde politics, terrorism, and misery for three decades. The international community, its foot soldiers, and Somali political clients have fed rudderless strategies that reproduce the calamity. Such behaviour is in contrast with the Somali people’s steadfast tenacity to weather the storm. Somalis have refused to be broken and have established enterprises that are the envy of others. The late economic Nobel Laureate, Theodore Schultz, noted in his famous book “Transforming traditional agriculture,” that peasants will turn sand into gold if given an inch. Not unlike the proverbial peasant, Somali entrepreneurs have produced admirable enterprises despite towering odds: they boast the most successful native-owned telecommunication enterprises in Africa. A phalanx of three forces appear dead set to blocking the remarkable contributions entrepreneurs can make to Somalia’s reemergence from decades of misery: the international community and the African Union, the parasitic local political class, and Al Shabaab. The entanglements of these forces block every conceivable opportunity for local enterprises to gain a secure and legitimate working environment that is in sync with a legitimate international order. Between the devil and the deep blue sea The African Union and its backers, like the UN, have failed to secure Mogadishu and other major population centres from the menace of Al Shabaab. Their formulaic military strategy has failed to defeat the terrorist’s nimble strategy of combing guerrilla tactics and the silent but efficient administration of communal affairs even in areas controlled by the government. Where the African Union has put troops on the ground in partnership with poorly trained Somali forces, Al Shabaab simply retreats from the area but its network of operators remain inside the ‘liberated” areas to intimidate the population. Thus, two worlds exist in the same territory: a formal but ineffective presence of AU forces; and the invisible, elusive, but very real terrorists who control a lot of the population. The Somali government mimics the strategy of the AU and has been unsuccessful in providing security for the population of the capital, Mogadishu. The regime’s inability to secure Mogadishu for the past two decades has enabled Al Shabaab to make any demands on the population. Al Shabaab is not only a terrorist organisation, but it is also an effective administrative system that ‘gets the job done’. Here are three examples that demonstrate the terrorist’s deep and effective reach. First, a friend of mine bought a house for his ageing mother in the heart of Mogadishu. Al Shabaab agents informed the mother of the price she paid for the house, and the tax she would need to pay them. Alarmed, the mother relayed the message to her son. The son complained to his friends in government, but they told him that the safest bet is to pay. Fearful that the house might be destroyed or his mother might be hurt, the son paid the “tax.” Second, Al Shabaab’s effective administrative strategy has deeply penetrated government institutions. It is able to know the exact details and values of commercial imports coming to the port of Mogadishu as it has access to the bill of lading of each container once a shipment of goods arrives at the port. Al Shabaab’s agents contact the owners of the consignment and instruct them to pay import duties. Owners of the shipment pay the “tax,” lest their commodities be destroyed or their lives put in danger. The regime in Mogadishu knows about this extortion but has failed to deal with it. Third, Al Shabaab has put a credible system of ‘justices’ in place to adjudicate conflicts and disputes. Government courts are so corrupt the public avoids them as they are known to serve the highest bidder. Individuals who are aggrieved then appeal to Al Shabaab for justice. Agents of the terrorists call the accused to come to “Tora Tora” (the fictitious location of their court) to face justice. The accused has two choices: comply with the order or flee the country. The vast majority obey the order and receive a quick and effective ‘court’ decision and action. In contrast, justices in government courts take an extremely long time and always rule in favour of the powerful. Tora Tora has a reputation for not accepting bribes. Terrorising the victims The world is oblivious to much of what is happening. On October 12, the New York Times reported that local banks and financial institutions enabled Al Shabaab to move its money through their system. Senior officials quoted in the Somali government and the Central Bank ignored the perilous environments that local companies operate within. The NYT failed to report how the government and the international community missed opportunities to establish the necessary infrastructure to secure the financial system. There were two ways this could have been accomplished. First, the government could have issued a national identity card whose veracity is beyond reproach. A secure national identity card would have significantly reduced fraud and criminality in the financial sector. Second, Mogadishu is so insecure that Al Shabaab can kill anyone at will who disobeys its direct orders. Securing Mogadishu would have eliminated a major source of income for the terrorists and emboldened the population. On October 15, the UN Security Council is scheduled to discuss its most recent report on the matter. Tragically, the report blames the victims of Al Shabaab’s terror, the Somali entrepreneurs, for collaborating with the terrorists. By contrast, the report exonerates the international community and the Somali government who have failed to build strategic public goods; secure the capital city where enterprises would feel safe from criminal extortion and danger; and establish a national ID to weed out the criminals. These two steps would have gone a long way to contain Al Shabaab’s activities. In a nutshell, the Somali government harasses and imprisons citizens who pay Al Shabaab’s extortion money. Similarly, the UN and the international community impose sanctions and penalties on those suspected of collaborating with Al Shabaab. However, neither of these authorities have created a secure environment for citizens to feel free from Al Shabaab’s tyranny. Finally, Al Shabaab kills and ruthlessly punishes citizens who fail to heed its agenda. Such an environment makes most Somalis feel trapped which compels them to please three heartless tyrannies. Abdi Ismail Samatar is Professor of Geography at the University of Minnesota & Research Fellow at the University of Pretoria. His latest book is “Africa’s First Democrats’. Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You The post Al Shabaab has created a perfect storm in Somalia first appeared on Caasimada Online.
-
Beled-Xaawo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo dheeraad diyaarado ku geysay degmooyin ka tirsan gobalka Gedo, kadib markii ay dib usoo cusboonaatay xiisadda maamulka Jubaland iyo ciidanka dowladda Soomaaliya. Ciidankaan oo dhowr boqol ah ayaa diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho waxaana la sheegay in ay ku biirayaan ciidankii hore ugu sugnaa Gedo islamarkaana ka amar qaadanayey dowladda dhexe ee Soomaaliya. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in arintaan ay ka dambeysay kadib markii ay dib usoo cusboonaatay xiisadda gobalka Gedo ee u dhaxeyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland. Jubaland ayaa la sheegay in degmooyin ka tirsan Gedo ka billawday abaabul dagaal iyo aruursi ciidan waxayna qorsheyneysaa in ka hor xiliga doorashada ay qabsato degmada Garbohaarey ee xarunta gobalka Gedo oo la filayo in lagu qabto doorashada qaar ka mid ah xildhibaanada Jubaland ka soo gala baarlamaanka Soomaaliya. Dhinaca kale, warar laga helayo degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobalada Shabeeloyinka ayaa soo sheegaya in ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka soo baxeen tuulooyin hoos yimaada degaanka Basra oo ka kala qeybiya Balcad iyo Afgooye. Degaankaan oo ay dhowaan galeen ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ka baxeen waxayna dib ugu laabteen Shabeelada Hoose halka ay dib usoo galeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Todobaadkii la soo dhaafay Al-Shabaab iyo dowladda Soomaaliya ayaa Basra ku dagaalamay, waxaana la sheegaya in dagaaladaas ay sababeen dhimasho iyo dhaawac badan. The post Loolanka Garbahaarey - DF oo ciidamo dirtay iyo Axmed Madoobe oo abaabul wada first appeared on Caasimada Online.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/Bar___Qubanaha-14102020.mp3 View the full article
-
Al Shabaab has turned into a shadow state and the Somali government, the United Nations and the international community need to reorient their focus. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Inta la xaqiijiyay 12 askar iyo saraakiil isugu jira oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maqribnimadii caawa lagu dilay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Ciidankaas ayaa ka baxay degmada Afgooye waxayna u gurmanayeen ciidan kale oo ka soo baxay deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellada Hoose oo jidka loo galay. Hasa yeeshee markii ay ka baxeen Afgooye oo ay marayaan deegaan lagu magaacaabo Doolka ayaa iyagana jidka loo galay, waxaana laga gubay inta badan gaadiidkii ay wateen. Gaashaanle Cabdulle Cali Mire oo ahaa Taliyihii ururka 54-aad, guutada 7-aad, qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo hoggaaminayey ciidanka la weeraray iyo sarkaal kale ayaa ka mid ahaa dadkii lagu dilay halkaas. Khasaaraha ugu badan ciidankaas waxa uu ka soo gaaray qoriga loo yaqaano Sebanka, kaas oo gaadiidkii ay wateen lala beegsaday iyaga oo aan iska jirin, isla markaana gaadiidkooda saaran, wixii intaas ka dambeeyana waxaa halkaas ka qarxay dagaal culus. Saraakiil hoggaamineysay ciidanka kale oo gurmad ugu tegay ciidanka la weeraray, isla markaana khasaaraha badan uu soo gaaray, ayaa noo sheegay in dagaalamayaashii weerarkaas fuliyey ee Al-Shabaab intoodii badneyd goobtaas lagu dilay. Meydadka iyo dhaawacyadii weerarkaas loogu geystay ciidamadaas ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa caawa la soo gaarsiiyey isbitaallada magaalada Muqdisho. Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas ayaa qoraal ka soo baxay waxay ku sheegeen inay ku dileen 25 askar iyo saraakiil isugu jiray, balse ma jirto cid ka madax banaan oo xaqiiji karta sheegashadooda. Wararkii u dambeeyay ee aan ka heleyno caawa deegaanadii uu weerarkaasi ka dhacay ayaa sheegaya in weli laga maqlayo rasaas teelteel ah oo ay is weydaarsanayaan Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya. The post Askar iyo saraakiil badan oo lagu laayey weerar ka dhacay duleedka Afgooye first appeared on Caasimada Online.
-
Qardho (PP News Desk) — A 120 -year old Canjeel tree (botanically Mimusops Anjel) had succumbed to the tree cutting machine of a charcoal trader in Puntland State of Somalia. Known as Daalbi’iye (fatigue slayer), the tree was in the countryside of Addin-girmaale, six km northeast of Iskushuban district in Bari region. Its shade benefited people sheltering from the baking sun or holding meetings under the tree. Fallen: The tree succumbed to a tree cutting machine of charcoal trader whom authorities have taken into custody. Canjeel is one of trees that grow in the coastal and non-coastal areas of Bari. During autum sprouts on the tree help bees with pollination. Demonstrations erupted in Iskushuban when the news about the cutting of the tree reached the district. Authorities managed to arrest the suspect accused of cutting the tree to turn it into charcoal. The trunk of the Canjeel tree shows how the charcoal trader went about cutting the tree to turn it into charcoal. In a statement the Puntland Ministry for Environment said “the suspect will be brought to justice”. A torrent of anger about cutting trees dominated the social media. Puntland State Government has been lenient towards charcoal traders responsible for deforestation. © Puntland Post, 2020 The post A Charcoal Trader Cuts 120-Year Old Tree in Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo ka tirsan kumandooska Gorgor. Ciidamada oo diyaarad gaar ah waday ayaa la sheegay inay ku wajan yihiin degaannada Baladxaawo ilaa Ceelwaaq oo dhawaan ay ka dhaceen rabshado u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marar badan ciidamo kala duwan geysay gobalka Gedo, sidoo kale gobolkaas u magacowday maamul ka madax bannaan dowlad goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan sheegay in doorashada xildhibaanada federaalka ee Garbahaarey aysan dhici doonin, inta ciidamada Dowladda Federaalka ku sugan yihiin gobolka Gedo. Madaxweynaha Jubbaland ayaa codsaday in kahor doorashada xildhibaanada federaalka, xal laga gaaro arrimaha u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo ay ugu weyn tahay arrinta Gedo. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhowr jeer ka wadahadlay sidii loo xalin lahaa khilaafka mudada soo jiitamayey ee DFS iyo Jubbaland, basle wadahadaladaas laguma guuleysan. Xiisad siyaaseed iyo mid amni oo u dhexaysa Dowladda Federaalka iyo Jubbaland ayaa muddo ka taagan gobolka Gedo. PUNTLAND POST The post DFS oo ciidamo horleh geysay Gedo appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii guutada 16-aad ee kumandooska DANAB, Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin ayaa maanta si rasmi ah xilka looga qaaday, xili uu xiran yahay muddo ku siman labo bilood. Taliyaha xilka laga qaaday ayaa hore loogu sameeyay shaqo joojin, iyada oo sida la fahamsan yahay xiligaasi loo xiray arrimo siyaasadeed, wuxuuna ku jiraa xabsi ku dhex yaalla wasaaradda difaaca. Xariga Taliyaha ayaa waxa si weyn uga carooday Mareykanka oo wada-shaqeyn dhow kala dhaxeysay, iyadoo oo dhawaana ay soo baxayeen digniino ka dhan ah xariga taliyaha. Waxaa taliyaha cusub ee ciidanka Kumaandooska DANAB loo magacaabay Gaashaanle Axmed Cabdilaahi Nuur (Beer-yare), oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Ciidanka Millateriga Soomaaliya. Sanadkii 2013 ayuu taliyaha cusube Gaashaanle Beeryare ka mid noqday ciidankii dib lagu asaasay ciidan ka kumandooska Danab ee xoogga dalka waxana uuna ka soo qabtay xilal kala duwan sida Taliye Koox, Taliye Hurin, Taliye Saadka, waxa uu tababar ciidan ku soo qaatay dalalka Uganda, Itoobiya, Turkiga iyo Maraykanka. Inkasta oo si dhab ah u cadeyn sababta shaqada looga joojiyey taliye Ismaaciil, isla markaan xilka looga qaaday, ayaa haddana waxay kusoo aadeysa xili muddooyinkii dambe socday is-badallo xoog leh. Isbedeladaasi ayaa u muuqda kuwo meesha looga saarayey dhalinyarada joogo hoggaanada Ciidamada xoogga dalka ‘ee aan la isku hubin’, xilli lagu jiro marxalad kala guur ah, taasi oo uu waday taliska xoogga dalka. Gaashaanle Ismaaciil ayaa sidoo kale lagu tirinayaa inuu si aad ah ugu dhowaa ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre oo ay isku beel yihiin, inkasta oo la sheegay in taliyaha uusan wax qabyaalad iyo xulufeysi shaqo ku lahayn oo uu shaqadiisa un ku eg-yahay. The post Taliyihii ciidanka DANAB oo xilka laga qaaday, xili uu xabsi ku jiro iyo mid cusub oo la magacaabay first appeared on Caasimada Online.
-
Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed, center, arrives for the opening session of the 33rd African Union Summit in Addis Ababa on Feb. 9 AP This week Ethiopia’s government entered the controversial sixth year of its five-year mandate. But the administration of Abiy Ahmed isn’t going anywhere… not even after a particularly violent summer. Covid-19 has produced plenty of political drama these last few months, but Ethiopia has experienced more than most—here’s why. Why It Matters: Ethiopian politics operates in a system of “ethnic federalism”—while there is a central government to this federation, its constituent parts are carved out along ethnic lines and jockeyed over by parties promising the best deal for the ethnicities within them (of which there are dozens throughout a country of 112 million). Yet for all its diversity, political power in Ethiopia has long been concentrated in the hands of the few—first a string of emperors and eventually a Marxist military junta that attempted to centralize power and homogenize the country. When the junta was overthrown in the early 1990s, the ethnic federation prevented the breakup of Africa’s oldest nation state. Enter current prime minister Abiy Ahmed, who ascended to power in 2018 on a wave of activism spearheaded by his own Oromo—Ethiopia’s largest ethnic group, accounting for roughly a third of the population—seeking to finally have one of their own hold the premiership after years of feeling marginalized. But while ethnic federalism might have helped propel Abiy to the premiership, it was also holding the country back… at least from Abiy’s perspective. Abiy is a reformer, but to enact those political, economic and social reforms he had in mind for one of Africa’s most repressive nations, he needed the central government to have more power. To that end, Abiy began pushing a national political vision, dissolving several ethnic parties into his pan-Ethiopian Prosperity Party last year. What may seem intuitive—the less ethnic politics in federal government, the better—divides Ethiopians, many hailing from ethnic groups wanting greater recognition and a bigger seat at the table. Abiy’s pan-Ethiopian orientation was particularly frustrating to the Oromo, who had high expectations for the Abiy government and the windfall it would bring them. There were more frustrations to come. With the eruption of Covid-19, the election board postponed elections indefinitely, beyond the expiry of Abiy government’s mandate in October 2020. To regularize the decision, the government proceeded to use parliament’s ruling party-dominated upper house to extend Abiy’s mandate. In what the opposition considered a power grab, it was now up to the administration to decide when elections would be and for how long it would govern. The backlash was felt strongest from those parties representing the Oromo and the Tigrayans (the political leaders of whom had long played an outsized role in the country), which had hoped Abiy would enter into a power-sharing agreement to help bridge the gap between the expiry of the mandate and next elections. The government had other plans. Unrest was the predictable result. But the fallout reached fever-pitch with June’s assassination of well-known Oromo singer and political activist Hachalu Hundessa. For its part the government has bungled messaging around Hachalu’s death and went on to accuse a variety of figures and groups as being behind the plot. As the protests swelled, Abiy’s government began arresting opposition figures it accused of fomenting the unrest and ensuing communal violence. His Oromo rivals were joined behind bars by other party leaders, leading people to accuse Abiy of using the upheaval as pretext to solidify his hold on power. Elections have been tentatively postponed until next year, but certain ethnic groups like the northern Tigrayans refused to recognize Abiy’s extended rule; Tigray defiantly went ahead and held regional elections last month, producing a regional government Addis Ababa doesn’t recognize and which doesn’t recognize Abiy’s government in turn. Which is pretty much where the situation stands today. What Happens Next: For now, the government will try to keep a lid on future flare-ups until the country can hold national elections, most likely in the second half of 2021. Opposition groups are already calling for the Abiy government to enter into a “national dialogue” to find a common way forward through compromise, overtures that have already been rebuffed by Addis Ababa. In the interim, the federal government will withhold budget transfers earmarked for the Tigray to squeeze what it sees as a “rogue state,” but will for now avoid seeking outright confrontation. The pandemic—and the election postponement it led to—has turned out to be a mixed blessing for the Abiy administration. It’s managed to use the unusual circumstances to sideline opposition leaders while also cracking down on critics, producing an election environment it can be comfortable with. But the longer the current political climate persists—and the longer opposition leaders remain locked up—the more likely it becomes that the election is dismissed as illegitimate by the Ethiopian people. Make no mistake; Abiy’s reforms require serious political capital for his government (and by extension, himself), but lasting reforms will also need buy-in from the Ethiopian public. A sweeping election victory is half the story; finding acceptance for it is the other. Hence the mixed blessing. The One Major Misconception About It: You might be surprised to see these developments in a country whose leader just won a Nobel peace prize in 2019 (for pushing forward a peace deal with neighboring Eritrea) and is regarded as a genuine reformer. But while Abiy is a true reformer, a lot is missed about what he’s trying to reform. He’s done a much better job laying out what his goals are with economic reforms and has made progress towards that end, but his political reforms were always much more hazy. The reversal of some of his early victories in reforming one of Africa’s most repressive countries, like re-arresting journalists and undermining opposition groups he only recently welcomed back from exile, was a disappointment for many looking for “reforms” as commonly conceived of in the West. Abiy’s ultimate goal is to move Ethiopia away from ethnic politics, closer to the kind of secular federalism that exists elsewhere. The problem? It’s not clear that’s what Ethiopians want, and it’s not clear he can drive that in a democracy. Source: Time The post What Happens Next in Ethiopia’s Political Turmoil appeared first on Puntland Post.
-
On a visit to Somalia’s South West State today, representatives of some of the country’s key international partners highlighted the importance of the Federal Government and Federal Member States working together for the good of all Somalis. “We are encouraged by the revitalization of the dialogue between the Federal Government and all of the Federal Member States. This has included the series of meetings in Dhusamareb in recent months and consultative meetings in Mogadishu in September during which the agreement on the elections model was reached,” said the United Nations Secretary-General’s Special Representative for Somalia, James Swan. “We appreciate President Abdiaziz’s leadership at many stages of this process,” he added, at a brief press conference in the interim capital of Baidoa following a group meeting with the President of South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed ‘Laftagareen.’ The UN envoy traveled to Baidoa with the Special Representative of the Chairperson of the African Union (AU) Commission, Ambassador Francisco Madeira; the European Union’s (EU) Ambassador to Somalia, Nicolas Berlanga Martinez; and, from the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), the Head of Mission, Jamal Ahmed Ibrahim. In his remarks, Mr. Swan said the results of the Dhusamareb and Mogadishu meetings demonstrated what can be achieved when Somalia’s leaders come together in a spirit of consensus and collaboration. “We urge the leaders to continue with the preparations for the national elections so that they are underpinned by transparency, fairness and inclusivity,” the UN Special Representative said. “This applies to all aspects of the electoral process, such as the formation of federal- and state-level independent electoral committees, the Dispute Resolution Committee and Elections Security Committee.” Mr. Swan also noted the importance of close collaboration to ensure security around the elections, and recognized the efforts of the South West State administration in this regard, despite persistent threats from Al Shabaab. The partners also encouraged Somalia’s leaders to extend their cooperation further in areas such as the constitutional review and other processes that can help advance national priorities, democratic reforms and essential freedoms, such as freedom of speech and freedom of the press. “These are all key components of a lively democratic system that will allow Somali voices to be heard,” Mr. Swan, adding that the AU, EU, IGAD and UN will continue to stand with the people of South West State as they build a better future. On the economic front, the international partners recognized the damaging impact of the COVID-19 pandemic and its disruption of economic growth in South West State, and also underscored the importance revenue collection and good governance for the future development of the state. The post On Baidoa visit, International Representatives discuss elections, security and economic issues first appeared on Caasimada Online.
-
Baydhaba (Caasimada Online) – Xubno ka socda beesha caalamka oo uu hoggaaminayo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, waxayna halkaas ka sheegeen inay aad muhiim u tahay wada shaqeyn si buuxda u dhex marta dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, si bey yirihadeen wadajir looga shaqeeyo danta guud ee Soomaalida. “Waxaa dhiirri-gelinayaa dib u soo nooleynta wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo dhammaan Dowlad-goboleedyada Xubnaha ka ah Federaalka. Tani waxaa ka mid ahaa shirarkii isdaba joogga ahaa ee ka dhacay magaalada Dhuusomareeb bilihii la soo dhaafay iyo shirkii wadatashiga ee ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Sebtember oo intii lagu guda jiray lagu gaaray heshiiskii nooca doorashooyinka” waxaa sidaas yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan. “Waxaan Madaxweyne Cabdicasiis uga mahadcelineynaa hoggaamintiisa ku aadaneyd marxalado badan ee geedi socodkan,” ayuu raaciyay, isagoo ka hadlay shir jaraa’id oo kooban oo uu ku qabtay caasimadda ku meel gaarka ah ee Baydhaba, kadib kulan kooxeed uu la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘Laftagareen.’ Ergayga Qaramada Midoobay ayaa socdaal ku tagay magaalada Baydhabo, isaga oo ay weheliyaan Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika (AU), Danjire Francisco Madeira; Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya, Danjire Nicolas Berlanga; iyo Madaxa Ergada ee Urur-goboleedka IGAD, Jamal Ahmed Ibrahim. Swan wuxuu hadalkiisa ku sheegay in natiijooyinka shirarkii Dhuusomareeb iyo Muqdisho ay muujiyeen waxa la gaari karo marka madaxda Soomaaliya ay isugu yimaadaan si is afgarad iyo wada shaqeyn leh. “Waxaan ku boorineynaa madaxda inay sii wadaan diyaar garowga loogu jiro doorashooyinka qaranka si ay u noqdaan kuwo ku saleysan daahfurnaan, cadaalad iyo u wada dhammaansho,” ayaa yiri Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay” ayuu yiri. Isagoo sii hadlaayey ayuu yiri “Tani waxay khuseysaa dhammaan dhinacyada geeddi-socodka doorashooyinka, sida sameynta guddiyada doorashooyinka madax-bannaan ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed, Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddiga Amniga Doorashooyinka.” James Swan ayaa sidoo kale xusay ahmiyadda ay leedahay in la yeesho wada shaqayn dhow si loo xaqiijiyo amniga doorashooyinka, wuxuuna garwaaqsaday dadaalada maamulka Dowladda Koonfur Galbeed ee ku aadan arrintan, inkastoo ay jirto khatarta joogtada ah ee Al Shabaab. Xubnaha beesha Caalamka ayaa sidoo kale ku dhiirrigeliyey madaxda Soomaaliya inay iskaashigooda sii ballaadhiyaan dhinacyada kale, sida dib-u-eegista dastuurka iyo geeddi-socodka kale ee gacan ka geysan kara horumarinta arrimaha hortabinta u leh qaranka, dib-u-habeynta dimuqraadiyadda iyo xorriyadaha asaasiga ah, sida xorriyadda hadalka iyo xorriyadda saxaafadda. “Kuwani dhammaantood waa qaybo muhiim ah oo ka mid ah nidaam dimoqraadiga ah ee nool oo u oggolaanaya in la maqlo codadka Soomaalida,” ayuu yiri James Swan, isaga oo intaa ku daray “in Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD iyo QM ay sii wadi doonaan garab istaagga shacabka Koonfur Galbeed iyagoo dhisanaya mustaqbal wanaagsan”. Dhanka dhaqaalaha, saaxiibada beesha caalamka ayaa qiray “saameynta ba’an ee cudurka safmarka ah ee COVID-19 iyo sida uu u curyaamiyay kobaca dhaqaalaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed” waxay sidoo kale hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay ururinta dakhliga iyo maamul wanaagga u leeyihiin mustaqbalka horumarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. The post James Swan oo war cusub kasoo saaray doorashada first appeared on Caasimada Online.
-
Kadib Safarkii Dubai iyo Nairobi oo uu hada ku sugan yahay Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni euxuu maalmaha soo socda soo gaari doonaa Magaalada [...] The post Madaxweyne Deni oo Muqdisho ku laaban doona appeared first on . Source
-
(SLT-Addis Ababa)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Itoobiya, Seyoum Mesfin ayaa weerar afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, xili dib loo soo nooleeyay xidhiidhka diblumaasiyadeed ee Itoobiya iyo Eritrea. Seyoum Mesfin oo wareysi siiyey warbaahinta ku hadasha afka Tigray-ga ee magaceeda loo yaqaano TMMA ayaa Abiy ku dhaleeceyay inuu xidhiidhka Eritrea uu dib uga jafay boodhka muddo badan oo colaad ka dhaxeysay. Wuxuu sheegay inuu rumeysan yahay in Abiy uu u ogolaadey madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki inuu ‘kufsado’ Itoobiya, maadama uu dhawaan booqasho ku yimid dalka. Afwerki ayaa dalka Itoobiya ku qaadanaya booqasho qaadaneysa muddo saddex maalmood ah, xili uu toddobaadkan ku yimid dowladda deriska la ah ee mudada badan uu dagaalku kala dhaxeeyay. Seyoum Mesfin wuxuu sidoo kale Abiy Axmed ugu yeedhay ra’iisul wasaare hore, maadama uu ku doodayo inuu muddo xileedkiisa uu ka dhammaaday, isagoona ku baaqay in deg-deg loo soo dhiso dowlad ku meel-gaadh ah. “Ka hor sannadkii 2018-kii waxaa jirtay dowlad la doortey oo waqti leh. Hadda ma jirto xukuumad lasoo doortey,” ayuu yidhi, isagoo u muuqda farta ku fiiqaya muddo kordhinta baarlamaanka u sameeyay maamulka wasiirka koowaad. Dhawaaqa Seyoum ayaa u muuqda mid sii xoojinaya soo jeedin dhawaan ka timid xisbiga uu ka tirsan yahay ee gobolka Tigray-ga ka taliya. Doorashooyinka Itoobiya oo ku mudeeysneyd bishii August ayaa dib u dhac ugu yimid sababo la xidhiidha cudurka Coronavirus, midaasi oo khilaaf xooggan ka dhex abuurtay hogaamiyeyaasha siyaasada Itoobiya, taasi oo laga cabsi qabo inay burbur hor leh u horseedo dalka Itoobiya. Source
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Habeen daacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/Warka-Habeen-14102020.mp3 View the full article
-
Madaxweynaha Dalka Taiwan Tsai Ing-wen ayaa Sheegtay in dalkeena Taiwan iyo dalka Somaliland ay iska kaashan karaan Dano badan oo labada dal khuseeya. Tsai Ing-wen ayaa Sheegtay in dalkeena Taiwan iyo dalka Somaliland ay iska kaashan karaan Dano oo Toddobaadkan qaabishay Wakiilka Somaliland ee dalkaa Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa waxay xidhiidhka cusub ee Somaliland iyo Taiwan ku tilmaantay mid Taariikh ah. Madaxweyne Tsai Ing-wen waxay sheegtay inay ku kalsoon tahay in iskaashi dhow oo dhex mara Somaliladn iyo Taiwan uu wanaajin karo Maalgashiga iyo Horumarka labada dhinac. “Somaliland waa Goob istaraatiiji ah oo ku taalla Geeska Afrika, halka ay Taiwana buuxiso Goob Juquraafi ahaan Istaraatiiji ah..” ayay tidhi Madaxweynaha Taiwan, waxayna intaa ku dartay “Somaliland waa Dimuqraadiyadda Afrika, Taiwana sidaas oo kale waxay dedaal ugu jirtaa inay sii xoojiso Dimuqraadiyaddeeda..” Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen waxa kale oo ay sheegtay “Haddii wada-jir loogu dedaalo in la is kaashado, waxaynu noqon karnaa saaxiibbo isku dhow, oo midba midka kale uu si adag uga taageero Fagaareyaasha Caalamiga ah..” Wakiilka Somaliland ee Taiwan Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa isna kulankaa ka sheegay in Somaliland iyo Taiwan ay wadaagaan Arrimo badan oo ay ka mid tahay Dimuqraadiyaddu iyo siday ugu adkaysteen dagaallada ka dhanka ah Qadiyadahooda. Source
-
(SLT-Armenia)-Azerbaijan ayaa maanta sheegtay inay burburisay xarumo ku yaalla dalka Armenia oo laga soo rido gantaallo lagu weeraro goobaha dadweynaha ee dalka Azerbaijan. Wasaaradda Gaashaandhigga Armenia ayaa qiratay in xarumo ku yaalla gudaha dalkaas la beegsaday, balse waxay beenisay in ciidamadeeda ay weerarayeen Azerbaijan, ayada oo iminka sheegtay inay qiil u haysato inay beegsato aagagga millatari ee gudaha dalka Azerbaijan. Waxay u muuqataa in tani ay tahay markii ugu horreysay ee Azerbaijan ay duqeyso gudaha Armenia tan iyo markii dagaalka culus uu 27-kii September ka dhex-qarxay ciidamada Azerbaijan iyo gooni u goosatay gobolka Nogorno-Karabakh ee Armenia ay taageerto. Wasaaradda Gaashaandhigga Azerbaijan ayaa sheegtay inay burburisay gantaallo ballistic ah iyo hab gantaallo oo kale oo ku yaalla Armenia kadib weeraro kala duwan oo ay xalay ku qaaday. Afhayeenka wasaaradda difaaca Armenia Shushanb Stepanyan ayaa xaqiijisay weerarka. Source
