Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Al-Shabaab—the Somali al-Qaeda affiliate in East Africa—has reportedly experienced a change in its top leadership in order to better organize its terrorist activities amid an increasing onslaught by African Union troops and the continued loss of key leaders to U.S airstrikes. Source: Hiiraan Online
  2. (SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cadho xooggan u muujiyey Ethiopia, Jimcihii, sababo la xidhiidha biyo-xidheenka ay ka sameyneyso Webiga Nile, wuxuuna soo jeediyey in Masar ay burburin doonto. Trump ayaa hadalkan sheegay isaga oo ku dhowaaqayey heshiis ay xidhiidh ku yeelanayaan Israa’iil iyo Sudan, oo sidoo kale cabsi xooggan ka qabta in biyo-xidheenkaas uu yareyn doono biyaha ay ka hesho webiga. “Waa xaalad aad halis u ah, sababta oo ah Masar uma dulqaadan doonto,” ayuu Trump weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad, ayada oo taleefonkana ay ku jiraan hogaamiyayaasha Israa’iil iyo Sudan. “Way burburin doonaan, waana sheegay, si cadna waan u sheegayaa – Masar way burburin doontaa biyo-xidheenkaas. Waana inay wax ka qabtaan,” ayuu yidhi Trump. “Waxay ahayd inay ka hortagaan ka hor inta aan la billaabin [dhismaha biyo-xireenka],” ayuu yidhi Trump oo shalay ka muujiyey in Masar uu qalaalse ka jiray markii la billaabay dhismaha biyo-xidheenka sannadkii 2011, xilligaas oo la riday dowladdii Masar ee Mubarak. Trump – oo xulufo dhow la ah madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi – ayaa ogolaaday codsiga Qaahira si uu dhex-dhexaadiyo dhinacyada, ayada oo wada-hadallada uu hogaaminayey xoghayaha maaliyadda Mareykanka Steven Mnuchin. Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa bishii September sheegtay inay jareyso kaalmada ay siiso Ethiopia, sababo la xidhiidha in Addis Ababa ay billowday buuxinta biyo-xidheenka. “Heshiis ayaan dhex dhigay, kadibna nasiib-darro Ethiopia ayaa jebisay heshiiska, taasi oo ay ahayd in ayna marnaba sameyn. Taasi qalad weyn ayey aheyd,” ayuu yidhi Trump. “Marnaba ma arki doonaan lacagtaas [kaalmada Mareykanka] illaa ay u hoggaansamaan heshiiska,” ayuu yidhi. Ethiopia weli kama ayna jawaabin hadalka kasoo yeedhay Trump. Source
  3. A book co-written by a Lancaster author is a finalist for a National Book Award in the Young People's Literature category. Source: Hiiraan Online
  4. US president made the remarks as he announced normalisation deal between Israel and Sudan Source: Hiiraan Online
  5. Prosopis julifora is a tree dreaded across the Horn of Africa. Prosopis has the ability to outcompete other trees and vegetation, deplete water sources and take over large areas, which would otherwise have been home to trees and vegetation preferred by local people. Source: Hiiraan Online
  6. (SLT-Khartoum)-Sudan ayaa shalay ogolaatay inay noqoto dalkii ugu dambeeyey ee Carab ah ee xidhiidh diblomaasiyadeed oo rasmi ah la yeesha Israa’iil, sida uu ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Imaaraadka Carabta iyo Bahrain ayaa bishii hore waxay munaasabad ka dhacday Aqalka Cad heshiis rasmi ah kula saxeexdeen Israa’iil, hase yeeshee xidhiidhka Sudan ayaa la rumeysan yahay inuu kasii muhiimsan yahay. Trump ayaa ku dhowaaqay heshiiska ay ogolaatay dowladda rayidka ah ee hal sano jirka ah ee Sudan daqiiqado kadib markii uu si rasmi ah dalkaas ugu saaray liiska dalalka taageera argagixisada. Trump ayaa qadka taleefonka kula hadlay hoggaanka Sudan iyo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu. “Waxaan si deg deg ah u ballaadhineynaa garaangarta nabadda adiga oo na hogaaminaya,” ayuu yidhi Netanyahu, oo tixraacaya Trump. “Dalal kale oo badan ayaa xigi doona,” ayuu yidhi madaxweyne Trump Ayada oo qeyb ka tahay heshiiska looga saaray liiska argagixisada, ayaa Aqalka Cad waxa uu sheegay in dowladda Sudan ay bixisay lacag 335 milyan oo dollar ah oo magdhow ahaan loo siinayo qoysaska dhibanayaashii weerar argagixiso oo lagu qaaday dad Mareykan ah intii uu xukunka hayey madaxweyne Al-Bashiir, xilligaas oo Osama Bin Laden uu joogay Sudan. Ra’iisul Wasaaraha Sudan Abdulla Hamdok ayaa twitter-ka uga mahad-celiyey madaxweyne Trump, isaga oo aan xusin Israa’iil. Israa’iil iyo Sudan ayaa qorsheynaya inay billaabaan furista xidhiidho dhaqaale iyo ganacsi, iyo inay soo celiyaan safaaradihii dal walba uu ku lahaa dalk kale. Source
  7. SEATTLE, Washington — The United Nations Development Programme (UNDP) and the Somali Government invested $10 million in an app that helps Somalis prepare for extreme weather changes occurring in their area. In recent years, Somalia has experienced rapid floods followed by droughts that have affected rural communities, especially Somali pastoralists. UNDP’s new app is the first of its kind in Sub-Saharan Africa and is aiding Somali pastoralists and citizens alike. Source: Hiiraan Online
  8. The President said that countries that have fully achieved their economic growth built their base on the principle factors of production. Source: Hiiraan Online
  9. The Head of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ambassador Francisco Madeira, has pledged the mission’s support to ensure that Somalia’s 2020/2021 Parliamentary and Presidential elections are secure and successful. Source: Hiiraan Online
  10. Local "bibi" among those featured in the new cookbook. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu – As Somalia prepares to hold elections, the United Nations today highlighted the need to ensure the country’s political space remains open, allowing for a diversity of voices and views to be expressed as part of the democratic process. Source: Hiiraan Online
  12. The US Mission in Turkey issued a warning to American citizens Friday of a potential terror attack threat in Istanbul and elsewhere in the country. Source: Hiiraan Online
  13. Cali Guray oo Shaaciyey Sababta Ra’iisal-wasaare-xigeenkii hore ee Somalia Maxamed Cumar Carte loogu ogaaldey inuu yimaado Hargeysa Siyaasi Cali guray ayaa ka hadlay sababta Dalka Somaliland inuu yimaado loogu ogolaan karo Ra’iisal-wasaare-xigeenkii hore ee Somalia Maxamed Cumar Carte Ahna xildhibaan katirsan baarlamaanka somaliya oo la sheegay in uu Cafis soo waydiistay xukuumada Somaliland. Siyaasi Cali Guray ayaa sheegay in sababta loogu ogolaaday ay tahay Aabihii Cumar Carte oo aad ugu xanuunsanaya hargaysa islamarkaana ay tahay ogolaashihiisu mid Bini-aadamnimo. Siyaasi cali guray ayaa qoraal uu arintan kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan; “Sababta loogu Ogolaaday Maxamed Cumar Carte Hargeysa waxan filayaa in ay tahay odaygii aabihii ahaa oo loogu qaylo diray oo loo sheegay in aanay kana bixin kuna jirin. Taasi ma siyaasad bay noqonaysaa mise sabab bini aadminimo? Kee baase mudan siyaasadda iyo bini aadminimada. Kolay aniga xagayga waxa mudan bini aadminimada balse way jiri karaan dad ay siyaasaddu kala mudan tahay dadninada iyo xataa malaha diinta islaamka. Iyagana waa garashadooda. Xataa dhinaca diinta in loo diido in aabihii oo sakaraad ah dul yimaado iyo in loo ogolaado waxa sax ah in loo ogolaado; dadnimo ahaan, diin ahaan iyo dhaqan ahaanba. Balse qofka intaaba aan midna xeerinayn badda ha ku dhacdo haduu doonayo. Waxa uu sheegi karo ayaaba iska yare. Hadda kuma jiraan kuwa aan sheegayo caruurta dhalatay 90s-kii ee aan iyagu wax badan ogayn ee siyaasaddu ay sida xagarka ku go’an tahay. Kuwaa iyagu dembi ma laha wax lagula yaabi karaana maba jirto aniga xagayga Qaran News
  14. Hindiya oo shaaicsey in 33 qof muwaadiniinteeda ah lagu heysto Muqdisho Safaarada India ee Nairobi ayaa sheegtay inay ka shaqeenayso sidii xoriyadooda loo siin lahaa 33 muwaadin oo dalkaasi u dhashay oo lagu heysto magaalada Muqdisho. Dadkan u dhashay dalka India ayaa ah shaqaale 10 bilood kahor u shaqo tagay shirkad ku taal magaalada Muqdisho oo aan weli magaceeda la shaacin, waxaana la sheegay in dadkan ay labadii bilood ee ugu horeysay si wanaagsan loola dhaqmay balse wixii intaasi ka danbeeyey aan wax mushahar ah lasiin. MEA & our High Commission in Nairobi are working on the relief & return of 33 Indians stuck in Mogadishu,Somalia. The HC @IndiainKenya has taken up their predicament with the Somalian authorities.We are also in touch with the Somali Embassy in India. Hope for an early resolution. — Dr. S. Jaishankar (@DrSJaishankar) October 23, 2020 Saraakiisha India ayaa sheegay inay kala xariireen arrintan dowlada Soomaaliya si dadkaasi dib loogu soo celin lahaa wadankooda. Qaran News
  15. Trump oo Masar ugu baaqay inay burburiso biyo-xidheenka Ethiopia,Itoobiyana ugu hanjabay…. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cadho xooggan u muujiyey Ethiopia, Jimcihii, sababo la xidhiidha biyo-xidheenka ay ka sameyneyso Webiga Nile, wuxuuna soo jeediyey in Masar ay burburin doonto. Trump ayaa hadalkan sheegay isaga oo ku dhowaaqayey heshiis ay xidhiidh ku yeelanayaan Israel iyo Sudan, oo sidoo kale cabsi xooggan ka qabta in biyo-xidheenkaas uu yareyn doono biyaha ay ka hesho webiga. “Waa xaalad aad halis u ah, sababtoo ah Masar uma dulqaadan doonto,” ayuu Trump weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad, ayada oo taleefonkana ay ku jiraan hogaamiyayaasha Israel iyo Sudan. “Way burburin doonaan, waana sheegay, si cadna waan u sheegayaa – Masar way burburin doontaa biyo-xireenkaas. Waana inay wax ka qabtaan,” ayuu yidhi Trump. “Waxay ahayd inay ka hortagaan ka hor inta aan la billaabin [dhismaha biyo-xidheenka],” ayuu yidhi Trump oo shalayto ka muujiyey in Masar uu qalaalse ka jiray markii la billaabay dhismaha biyo-xidheenka sanadkii 2011, xilligaas oo la riday dowladdii Masar ee Mubarak. Trump – oo xulufo dhow la ah madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi – ayaa ogolaaday codsiga Qaahira si uu dhex-dhexaadiyo dhinacyada, ayada oo wada-hadallada uu hogaaminayey xoghayaha maaliyadda Mareykanka Steven Mnuchin. Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa bishii September sheegtay inay jareyso kaalmada ay siiso Ethiopia, sababo la xidhiidha in Addis Ababa ay billowday buuxinta biyo-xidheenka. “Heshiis ayaan dhex dhigay, kadibna nasiib-darro Ethiopia ayaa jebisay heshiiska, taasi oo ay ahayd inaysan marnaba sameyn. Taasi qalad weyn ayey aheyd,” ayuu yidhi Trump. “Marnaba ma arki doonaan lacagtaas [kaalmada Mareykanka] illaa ay u hoggaansamaan heshiiska,” ayuu yidhi. Ethiopia weli kama aysan jawaabin hadalka kasoo yeeray Trump. Qaran News
  16. Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaa ka dhaqangelay amar lagu joojiyay isu socodka Xuduudaha muddo 15-cisho ah, si loo xakameeyo Xannuunka Coronavirus oo kiisas horleh laga diiwaangeliyay waddankaas. Dowladda ayaa sheegtay in ujeedka ay ka leedahay uu yahay ogaanshaha, halka uu kasoo laba-kacleeyay xannuunka Covid-19 oo kiisas cusub laga diiwaangeliyay qaybaha kamid ah Jabuuti. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa shacabka ugu baaqay in ay adkeystaan muddada 15-cisho ah ee laga joojiyay isu socodka xuduudaha. Muumin ayaa sheegay in muddadaas kooban lagu qiimeynayo xawaaraha cudurka, maadaama ay kala garan la’yihiin in sababta kordhineysa ay tahay isu gudubka dadka iyo in xannuunka uu weli gudaha ku dambeeyo. PUNTLAND POST The post Jabuuti oo mudda kooban xayirtay isu-socodka Xuduudaha COVID-19 dartiis appeared first on Puntland Post.
  17. Boqolaal qof ayaa ka qeyb qaatay aaska muftigii caasimadda Suuriya ee Dimishiq, kaasoo Khamiistii lagu dilay qarax lala beegsaday gaarigiisa. Sheekh Maxamed Cadnaan al-Afiyuni oo ahaa Sunni ayaa ku dhintay goobta qaraxa lagu beegsaday oo aan sidaa uga fogeyn Dimishiq. Sheekha oo aad ugu dhawaa Madaxweyne Bashar al-Asad ayaa lagu yaqaanay wadaxaajoodyadii uu la geli jiray xoogga mucaaradka ee ka dagaallama aagga caasimadda. Dowladda Suuriya ayaa hadda gacanta ku haysa inta badan dalkaasi, kadib dagaal sokeeye oo socday muddo sagaal sano ah. In ka badan 380,000 oo qof ayaa ku dhintay colaaddaasi, halka 13.2 milyan oo qof ay u barakaceen gudaha iyo dibedda dalka. Tirada dadka barakacay ayaa lagu qiyaasaa inay ka dhigan tahay kala bar shacabka Suuriya. PUNTLAND POST The post Baroor-diiq loo samaynayo Muftigii Dimishiq oo la qarxiyay appeared first on Puntland Post.
  18. Trump oo shaaciyay in Suudaan iyo Israa’iil ay xiriirkooda soo celiyeen Suudaan ayaa noqonayaa dalkii shanaad oo ka tirsan dalalka carabta oo aqoonsado Israa’iil Suudaan ayaa dib usoo celineysaa xiriirkii ay laheyd Israa’iil, sida uu shaaciyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Trump wuxuu Suudaan ka saaray liiska dalalka maalgeliyo argagixisada si cunaqabateynta dhaqaale looga qaado. Madaxweyne Trump wuxuu sidoo kale sheegay ‘ in ugu yaraan shan dal oo kale oo carbeed’ ay doonayaan in heshiis nabadeed ay la galaan Israa’iil. Waxay arrintani imaaneysaa kaddib markii Imaaraatka Carabta iyo Baxreyn ay heshiis nabadeed la galeen Israa’iil. Labadaas dal ayaa noqonayaa dalalkii ugu horreeyay Bariga Dhexe ee aqoonsado Israa’iil muddo 26 sano gudahood. Urddun waxay heshiis nabadeed la gashay Israa’iil sanadkii 1994-tii halka Masar ay heshiis la saxiixatay Israa’iil sanadkii 1979-kii. Heshiisyada ay gaarayaan qaar kamid ah dalalka carabta iyo Israa’iil waxaa dhaleeceeyay Falastiiniyiinta oo u arko in la khiyaanay. Waddamada carabta ayaa horraan heshiiska Israa’iil ku xiray shuruudda ah inay isaga baxdo dhulka ay xoogga ku qabsatay kaddib dagaalkii 1967-dii. Qaran News
  19. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa carro xooggan u muujiyey Ethiopia, Jimcihii, sababo la xiriira biyo-xireenka ay ka sameyneyso Webiga Nile, wuxuuna soo jeediyey in Masar ay burburin doonto. Trump ayaa hadalkan sheegay isaga oo ku dhowaaqayey heshiis ay xiriir ku yeelanayaan Israel iyo Sudan, oo sidoo kale cabsi xooggan ka qabta in biyo-xireenkaas uu yareyn doono biyaha ay ka hesho webiga. “Waa xaalad aad halis u ah, sababtoo ah Masar uma dulqaadan doonto,” ayuu Trump weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad, ayada oo taleefonkana ay ku jiraan hogaamiyayaasha Israel iyo Sudan. “Way burburin doonaan, waana sheegay, si cadna waan u sheegayaa – Masar way burburin doontaa biyo-xireenkaas. Waana inay wax ka qabtaan,” ayuu yiri Trump. “Waxay ahayd inay ka hortagaan ka hor inta aan la billaabin [dhismaha biyo-xireenka],” ayuu yiri Trump oo shalayto ka muujiyey in Masar uu qalaalse ka jiray markii la billaabay dhismaha biyo-xireenka sanadkii 2011, xilligaas oo la riday dowladdii Masar ee Mubarak. Trump – oo xulufo dhow la ah madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi – ayaa ogolaaday codsiga Qaahira si uu dhex-dhexaadiyo dhinacyada, ayada oo wada-hadallada uu hogaaminayey xoghayaha maaliyadda Mareykanka Steven Mnuchin. Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa bishii September sheegtay inay jareyso kaalmada ay siiso Ethiopia, sababo la xiriira in Addis Ababa ay billowday buuxinta biyo-xireenka. “Heshiis ayaan dhex dhigay, kadibna nasiib-darro Ethiopia ayaa jebisay heshiiska, taasi oo ay ahayd inaysan marnaba sameyn. Taasi qalad weyn ayey aheyd,” ayuu yiri Trump. “Marnaba ma arki doonaan lacagtaas [kaalmada Mareykanka] illaa ay u hoggaansamaan heshiiska,” ayuu yiri. Ethiopia weli kama aysan jawaabin hadalka kasoo yeeray Trump. The post Trump oo Masar ugu baaqay inay burburiso biyo-xireenka Ethiopia first appeared on Caasimada Online.
  20. U.S. President Donald Trump announced Friday that Sudan will start to normalize ties with Israel, making it the third Arab state to do so as part of U.S.-brokered deals in the run-up to the Nov. 3 election. Source: Hiiraan Online
  21. US President Donald Trump on Friday voiced anger at Ethiopia over its construction of a huge dam on the Nile River and appeared to suggest that Egypt may destroy it. Trump made the remarks as he announced a breakthrough normalization deal between US ally Israel and Sudan, which like Egypt fears that Ethiopia will use up scarce water resources. “It’s a very dangerous situation because Egypt is not going to be able to live that way,” Trump told reporters in the Oval Office with leaders of Sudan and Israel on speakerphone. “They’ll end up blowing up the dam. And I said it and I say it loud and clear — they’ll blow up that dam. And they have to do something,” Trump said. “They should have stopped it long before it started,” Trump said, regretting that Egypt was in domestic tumult when the Grand Ethiopian Renaissance Dam project began in 2011. Trump — a close ally of Egypt’s general turned president, Abdel Fattah al-Sisi — had agreed to Cairo’s pleas to mediate over the dam, with Treasury Secretary Steven Mnuchin leading talks. The State Department in September said it was cutting off aid to Ethiopia due to its decision to begin filling the dam despite not reaching an agreement with the downstream nations. “I had a deal done for them and then unfortunately Ethiopia broke the deal, which they should not have done. That was a big mistake,” Trump said. “They will never see that money unless they adhere to that agreement,” he said. Ethiopia says that the $4 billion project is indispensible for its electrification and development needs and has voiced hope of beginning operations in early 2021. Egypt depends on the Nile for about 97 percent of its irrigation and drinking water. Sudan’s Prime Minister Abdulla Hamdok, asked by Trump on speakerphone about the dam, voiced appreciation for US diplomacy and said his government wanted an “amicable solution soon” among the three countries. © 2020 AFP The post Trump suggests Egypt may 'blow up' Ethiopia dam first appeared on Caasimada Online.
  22. The first container ship of the Djibouti Shipping Company, which will exclusively operate between Turkey, Djibouti and Somalia, was launched during a ceremony on Friday. The new sea route will reduce shipping time from 35 to 50 days to just nine to 10 days, Djibouti’s Ambassador to Turkey Aden Houssein Abdillahi stated. “This new logistics initiative, which enables to deliver goods in nine to 10 days instead of 35 to 50 days is a game-changer that will increase the trade volume between Turkey and the Horn of Africa,” Abdillahi said. Saying that it will substantially increase financial cooperation, the ambassador stated: “The new shipping line established by the Djibouti shipping company will operate exclusively between Turkey and the Horn of Africa with two container ships with the capacity of 11,000 tons and 20,000 tons, respectively.” The ambassador pointed out that this represents a huge opportunity in reducing transportation time and saves on cost. Reiterating that around 90% of the world’s imports and exports are transported by sea, the ambassador stated that the high cost of sea transportation is a real challenge for Africa. “It creates logistical costs damaging African producers and disrupting supply chains and plays a role in the purchasing power of the African consumer,” he elaborated. The ambassador stated that the trade volume between Turkey and Africa was constantly increasing. “Though we came a long way until today, it is not enough,” he stated. While the trade volume between Turkey and the Horn of Africa, namely Djibouti, Ethiopia and Somalia, totaled $518.24 million (TL 4.127 billion) in 2015, it reached $846.46 million in 2019. “As transportation is an essential parameter to improve commercial and economic relations, we are convinced that with the new route and the commitment of our both governments and private sectors, we will reach $1.5 billion by 2021,” he said. Speaking to Daily Sabah, Abdillahi pointed out that the first container ship began to operate 2 1/2 months ago, while a second one was added. “What we expect from Turkey is making things easier for businesspeople from Djibouti and Somalia,” he underlined. The ambassador explained that most are complaining about financial services and residency permits rather than transportation services. “When a businessman is coming here, opening offices, employing people and selling goods to the Horn of Africa, every year they have to line up for paperwork,” he said, adding that facilitating these processes was of high importance. Can Incesu, coordinator of the Turkey-Africa partnership in the Turkish Foreign Ministry, stated that Turkey has strong ties with the countries of the Horn of Africa and embassies in all three countries. “Turkey attaches the utmost importance to the establishment of peace, security and stability of the region. The economic growth of this region is also of critical importance,” he said, adding that this shipping route will inevitably increase the trade volume. Fuat Kasımcan of the Turkish Trade Ministry during the event pointed out that a 10% cost reduction in maritime trade increases trade by 6%-8%, while logistic efficiency is also reflected in the gross domestic product (GDP). Turkey’s opening up to Africa, which dates back to the Action Plan adopted in 1988, took shape in 2005. Since then, the country has focused on comprehensive, long-term policies based on diversifying its relations with the continent. In that sense, the fields of agriculture, water resource management, rural development, health, micro-macro enterprises and security have played pivotal roles in Turkey’s economic transactions with Africa. Relations between Africa and Turkey gained momentum when the first Turkey-Africa Cooperation Summit was held in the commercial capital Istanbul with the participation of representatives from 50 African countries in 2008 and the second summit being held in Malabo, Equatorial Guinea in 2014. Turkey has 42 Turkish embassies in African countries. The post New Djibouti sea route to reduce shipping time between Turkey, Horn of Africa from 50 days to 10 first appeared on Caasimada Online.
  23. Federal prosecutors charged a far-right extremist in connection with a shooting at a Minneapolis police station during protests sparked by George Floyd's killing, authorities said Friday. Source: Hiiraan Online